Тёмный

Sanbaloolshe “Cafis baan ka dalbanayaa Qalbi Dhagax madaxweynaha iyo Ra’isal wasaaraha 

Dalsan TV
Подписаться 166 тыс.
Просмотров 70 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 208   
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 4 года назад
Sanbaloosha colaad aya u hayay lkn maanta laga bilaaba sanbalooshe waxba uma hayo wa ninki u horeyay ee somali ah oo ururka onlf dhibaato u geestay qirta cafisna waydistay oo yiri qeeba ka aha mida kale waxa meesha ka maqneen madaama kiiska qalbi dhagax dib uso cusboonaday sanbalooshe waxa uu raba in uu farmaajo godka la ekaysiiyo
@abdifataah4458
@abdifataah4458 4 года назад
Tuuug ciyaaaraha lagu cafi maaaayo kow kow
@sucaadabdi6535
@sucaadabdi6535 4 года назад
Mansha alaah waa sharaf haduu qaladkiisa qirtay in lacafiyaana wanaagsan
@علنعلم
@علنعلم 4 года назад
WALLAAHI WAA HAL YEEEEY XANEEEY HAR WAA GEEESI XAARMAAJO IYO KHEYR LAAWE AYEEY KU HARTEY MA OGI MA ARAG MA URIN WALEEE WEY FASHIL MEEEN
@saidali6305
@saidali6305 4 года назад
Ma jeclayn sanbalooshe balse really he is my hero somalidu wax maqirato khalad but honestly runtuu shegay runtii waa nin fiican
@ymmmu7734
@ymmmu7734 4 года назад
Sanbaloolshe danbigiisa waa qirtay lkn farmajo iyo qeyre ayaa la sugaya hadii kale magac xumo ayee la tagayaan
@mohamedabdullahi6597
@mohamedabdullahi6597 4 года назад
sanbaloosha isma lahayn garadkiisa intaan ayuu gaarsiisan yhy lkn maanta waxaa i cadatay laandherre banankiiisa ku dhacay inuu yhy ayaaa ii cadaatay .. sambaloosha somalia haday run rabaan sambalosha somali ka run badn ma so marin ... big respp boss🙏🙏🙏🙏
@ridwaancooking9499
@ridwaancooking9499 4 года назад
JANADA ALLAHA KUGEEYO HADA SUBSCRIBE IGU CAAWISO. AMIIN
@gardhaalechannel3503
@gardhaalechannel3503 4 года назад
Waan kuu saaray adna iisaar wll
@farahdek4267
@farahdek4267 4 года назад
Anigu ma ihii Tagera N&N lkni Sanbaloolshe waaa qaa in Danbiile Qaran ah
@ridwaanrc9030
@ridwaanrc9030 4 года назад
ninkaawaanin fiican
@GUURRE
@GUURRE 5 месяцев назад
Sanbaloshe fura Jana la iima dhiibin ani Waxaa nasiib daro ah in madaxda Somalia ey Ethiopia u shaqeeso sidii qof jaajus ah
@MohamedAli-nm8oe
@MohamedAli-nm8oe 5 месяцев назад
Siyaasadii waa isbadashay markuu yimid hasan shiikh waxaan nahay 20 million oo somali ah. oo degan itoobiya waxaan u baahanahay bad iyo dekado aan baryo ahayn. Ciidamadii badana waan diyaariney ninka somaliga ah ee hada loo magacaabay jagada itoobiya ugu sareysa waa inuu keenaa bad iyo dekad. Vila Somalia qabiil baa ka socda iyo dhul boob contracts NGOs qabiil qabiil.
@HudaNuura-1
@HudaNuura-1 14 дней назад
@@MohamedAli-nm8oexagad ka keenaysaa bad aanu dhulkaaga ilaahay siinin..?
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 2 месяца назад
Waa tuug ilaahay Kuma cafiyo eyey ey dhalay qalbi dhagax haduu Ku cafiyo soomaalida Ethiopia oo dhan baa Kula dagaalsan waligoodna Kuma cafinaayaan qalbdhi dhax shaqad uu Hayay oo looxiray shaqo uu asagu leeyahay maahayn anagaan Ku cafiyeyn
@ifkanolashawaahooyo6287
@ifkanolashawaahooyo6287 4 года назад
wax qaldamay majirto qalbi dhagax waalabadbaadiyay waana guur u soo hoyatay soomalida ithobia ee haku mashquulina soomaaliweeyneey qabi dhagax ee iska celiya qarahyada
@mohamudfarah8784
@mohamudfarah8784 4 года назад
Geesi haddii aad dhagta ka maqli jirtay waa ninkaan
@MubYus
@MubYus 4 года назад
Sanbaloooshe.. waxaa amar siiyay Xaar maajo & khayr laawe.... Qalbi dhagax, u dhiiba Amxaarada, & tigreega.
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 5 месяцев назад
Reer badiyaha ah. 91kii soo galay magalada Muqdisho. Waa warey waa qabyaladii o lugeheda ku socota, badawnimana indha la'aan wado
@mohamudsiraad1209
@mohamudsiraad1209 4 года назад
Walaahay inaysan Sidaa ku dhammaanaynin. Ninka ad qarisay ma, amaanbaa? Maxaad uqarin qof qalad saameeyey? Maad qabtid intaan lagu gacandhaafin? Haddaan noo wada sheegi Karin iska Cudurdaarkaagana madhamaytirna. Mahadsanid
@abdullahisalah4702
@abdullahisalah4702 День назад
Waxaa nasiib daro aah manta inta xiil iheesid 😭
@mohamedahmed-tk1ji
@mohamedahmed-tk1ji 4 года назад
Dowladuhu way khaldamaan khaladkana hal qof ama dhowr qof baana usoo jiida baruur cune wuu soo baxay afkiisuuna ku qirtay A to Z inuu masuul ka ahaa wuuna khalkhalay haa iyo maya illaahow meel ha nooga woda yeersiin baa la yiraa
@sumeyaali1711
@sumeyaali1711 4 года назад
Sanbaloolshe WA ninka Ad adag u qalmo madaxeeyne aniga cod iyo qof sanbaloolshe doranaa. Waxa aniga LA yabanahay dadka kheyre iyo farmaajo xalaal ka dhigaayo sanbaloolshe qaacin wadan ka dhigaayo viva xasan shiikh iyo Shariif adey kugu wada Tasha aan.
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 4 года назад
Mooryaan uma qalmo madaxweyne iyo isbaaro kukore Xasan tuug iyo shariif sheydaan afgaduude wax rabo majiro wixii rabana waa wax ay mooryaan isla ahaan jireen ama qabiil caabudayaal ah illaaheyna aan aamin saneyn nin xaaraan ubartey xalaal madeeqdo hadaa ahaan laheyd mid rabigeeda kabaqda qabiil iyo qurunkiisa maadan raacdeen mooryaano dalkooda cadow ku ah dalal shisheeyena dabadhilif u ah oo loogu shaqeysto sidii dameerka iyo doofaarka garab maadan siiseen waxa kuhurinaayo waa qabiil qabiil haduu kheyr leeyahey qaxooti maadan ahaateen mana tuugsateen ceyr nasabnimo hadey kheyr leedahey nabiga scw adeerkiis abuu lahab naarta magaleen bilaalna jannada fardowsul aclaa magaleen
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 2 месяца назад
Tuugo isu tagtay Wana xisaan idiin daala Nin kasta oo hawshaas galay waan la xisaabtamaynaa
@khd8830
@khd8830 4 года назад
Sanbaloolshe iyo nabad iyo nolol oodhan tastuurka iyo wadaniga soomaaliyeed toona macafin doonaan! Inuu qirto waa lagu qasbay ee isagu inuu qirto uma badgeedhin 2 years ee lasoo dhaafay buu qiran lahaa haduu daacad yahay Markay caruurta qalbidhagax ilintu ka da'aysay buu u nixi lahaa Kuwa umada soomaaliyeed gadanaya allah ha naga qabto!
@zakiyare-ig4vc
@zakiyare-ig4vc День назад
wax sedan ah aya lagu dhehi dal iyo dad ban xukumeyna
@selmanabd2782
@selmanabd2782 5 месяцев назад
Daaalimiiin diin laawayaal baa tihiiiin Waa la idinla xisaabtamidoon insha aallaah
@abdiraxmanmacalimxasan5990
@abdiraxmanmacalimxasan5990 4 года назад
qof walbaa wuu khaldamaa, inuu cafis dalbado waa arin fiican, sambalooshe waa nin geesi ah cafiskiisana waai n la aqbalaa, madaxda dalkana saas baa la rabaa in onlf iyo qalbi dhagax la raali galiyaa
@abdiwaligeescade8399
@abdiwaligeescade8399 4 года назад
Sanbalolshe wa dambile lakin wlhi wa nin rag runta ayu kahadle.
@ccasiistoxob4826
@ccasiistoxob4826 4 года назад
wareesigaan waaqabyo ee fadlan dhameestir ninka sidoo rabo inoo u hadlo uga hadashii waa u bisil yahay inoo wax badan sheego
@noorabdull7855
@noorabdull7855 Месяц назад
History ayaa ku qoray lama hilmaayo
@flowerfm472
@flowerfm472 4 года назад
SUBXAANALLAAH SIDII KII CAASHO YAREY KUFSADAY ALLAAH UGA HADLIYEY BUU KANINA ISKA KHALKHALAY OO HADLAYAA.SUBXAANALLAAH
@jeexdiinmaxamed728
@jeexdiinmaxamed728 4 года назад
Kaan haddan xiilka laga qadii laheeyn dowlaado baadan buu shacaabka somaliiyeed ogaa iib saan lahaa
@abdikafimahamed2321
@abdikafimahamed2321 5 месяцев назад
hada armuu qalbi dhagax kale dhiibaa.......kolley Ethiopia dambe wax loo dhiiba waa dhamaatay
@user-mt6jw7ql4g
@user-mt6jw7ql4g 2 месяца назад
Hada kwrm 4 sano kadib broh alx
@ayaanahmed2390
@ayaanahmed2390 4 года назад
Sanbaloolshe waaa qof dacaad ah
@hheehhee5579
@hheehhee5579 5 месяцев назад
Sanbaloolshe waa danbiile nin somaaliyeed cadow gacanta u geliyey
@HALBEEGTRADE
@HALBEEGTRADE 4 года назад
Runta Rati ka weyn Hore waxaa loo dhihi Jiray Farmaajo ito qeyre ayaa dhiibay indhiina ku arka dhagiihiinana ku maqla 👌🏾🇸🇴💙💎🙏🏾 kheyre iyo Farmaajo si nabad ah ugu so laabta please afarta sano ee kle waan idiin taageersanahay
@Abdiwaahidxammarry.Xammarry
@Abdiwaahidxammarry.Xammarry 21 день назад
Dembi baad gashay ma garan weyday soomaalinimo ama islaam nimada qalbi dhagax muslin buu ahaa.
@gaazyare3278
@gaazyare3278 4 года назад
Wariye culus wllhi Masha allaah
@shaaficiabdiqadir6597
@shaaficiabdiqadir6597 2 года назад
Xildhibanka xirtay magaciis
@uhadalchannel7418
@uhadalchannel7418 4 года назад
Qalbidhagax eeynaguwaaleen war orod dhaha
@MaxamedFaarax-bm9fw
@MaxamedFaarax-bm9fw 5 месяцев назад
Wlh sanbalooshe wuu badbaadiyey qalbi dhagax
@babac7738
@babac7738 4 года назад
😂😂😂😂 ninkaan dambigiisa afsomali inuu kuqariyo rawa lkn kan wareesanayo wariye maahan maxa yeele fiiri sual mahayo ee sheeko buu dhageesanayaaa.
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 5 месяцев назад
Waa askari
@GUURRE
@GUURRE 5 месяцев назад
Wali mashruuc ey kugu tagat Lkn wariyee sanbalosha meqa nin oo kala dhiibtay oo ah Somalia
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 5 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉
@HALBEEGTRADE
@HALBEEGTRADE 4 года назад
Onlf ewaa argigixiso anaaba hda ku leh maalinta magaca qabiilka laga badalo oo ey qaataan magac qaran ayeey noqonayaan Halgamayaaal mida kle dhibkii aan dartooda u galbay ayaan la dagi la nahay 77 maalin madoow oo aan ka fiirsasho leheen ayeey no eheed😡🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🕵🏾‍♂️🕵🏾‍♂️🙏🏾💎🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@aliabdi8347
@aliabdi8347 4 года назад
Waxaas waa wuxuu farmaajo ku fashilmay ee cuqdadda iska saar
@samiradan2
@samiradan2 9 месяцев назад
Saqajaan nin somali ah baa xabashi u dhiibtay Maalin laguugu maxkamadeeyo waa imanaysaa
@osmangiire1349
@osmangiire1349 5 месяцев назад
Mooryaan Mooryaan dhaley oo Shaaati Argagixiso xiran😮 Baalaha halagarifo😊
@yanyuur
@yanyuur 2 года назад
Taarikhda iyadaa is xuseyso
@jamamahamutt9697
@jamamahamutt9697 5 месяцев назад
Sanbalooshe waa madhan yahay
@cabdulahiibrahim8835
@cabdulahiibrahim8835 4 года назад
Qaladka waxaa leh Somalida sababtoo ah dalka waxa qaribay inaga anagaa sharafteena ilaashan wayne midnimadeena anagaa burburi Marka muxuu inoo qaban karaa 1.qof oo aan garab haysanin Markan anaga is aamino ayuu Cadawga inaga baqaa Farmaajo kaligiina waxba dalkan uma qaban karo
@mohamudsiraad1209
@mohamudsiraad1209 4 года назад
Asc wrxm wbr aboowe maanaa fahmin. Warka cadee! Yaa iska leh mas, uuliyadaas? Waxba haqarinin Fadlan! Arintu waxay ahayd dambi wayn waxan rajaynayaa in maalin uun la, isu Maxkamaddayndoono Insha Allah. Mahadsanidiin
@اسماعيلعلي-ذ4ش
@اسماعيلعلي-ذ4ش 5 месяцев назад
Hadad rabta inad xamze itopia udhibto
@Ahmed-ki3tb
@Ahmed-ki3tb 5 месяцев назад
San balooshe isagoo fulinaya Damjadiid fashilka ay la rabeen nabad iyo nolol ayuu qalbi dhagax qabtay. Ikraan tahliil iyo qalbi dhagaxba ninkaan ayaa. Barakiciyey waa dhaawacii ugu weynaa ee uu nabad iyo nolol u geystay maantana waa taliyaha NISA
@lujisomalistar1522
@lujisomalistar1522 2 года назад
Mudane sanbalshe shacabka somali iyo iyo mudane qalbi dhagax waa cafiyeen.
@abdiqanimahat3557
@abdiqanimahat3557 9 дней назад
Once a traitor, always a traitor 😡.
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 5 месяцев назад
Kan Waa munaafaq weyn
@SadiaM1960
@SadiaM1960 4 года назад
Somalida waxey tirahda intaadan I baran ha I nicin sanbaloshe waa ku necbaa lkn manta Waxaa kuu haya qadarin.
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 4 года назад
Hada nahay onlf farmaajo iyo khayre iyo sanbalooshe iyo golagha wasiirada waxan maryan qaasim ka ahayn iyo tira yar oo fara ku tiris ah oo barlamanka somalia ka mida danbi ayeet naga galeen sanbalooshe in kasto wax badan u qariyay hadana wa somaligi u horeyay ee ururka onlf danbi ba ka galay yirahda madaxda qaranka somalia hadi ay danbiga ay galeen qiran la hayen inta ay kolba gidaar ay isku qadayan oo inta danbi galeen hadana digasho iyo duudsi ururka onlf iyo wax ay u qalmin korka laga saaray onlf halka ma gadheen arinta qalbi dhagax hadi umada somaliyed cafis waydisan lahayen ururka onlf iyo qalbo dhagax sanbalooshe hal ban ku raacsanahay dad badan oo qalbi dhagax ku eedaynayo dowlada kama aha qalbi dhagax difaac balse farmaajo aya lagu xumaynaya
@mhdinero9658
@mhdinero9658 4 года назад
Qalbidhagax wuxuu booqday Hargaysa oo 1770 qof oo shacab iyo ciidamo ONLF ah laga dhiibay. xataa waxaa Hargaysa laga dhiibay dumar iyo caruur marka hadii ONLF tahay dad qadiyad leh Qaain Qalbidhagax ayaa dambigii ugu xumaa ka galay ee ilmada yaxaaska dadka ladhaafa.
@SadiaM1960
@SadiaM1960 4 года назад
Wow.
@HassanMohamed-cx7ho
@HassanMohamed-cx7ho 5 месяцев назад
Adaa sooqabatay Marmasimo maheysatid
@MaxamedFaarax-bm9fw
@MaxamedFaarax-bm9fw 5 месяцев назад
San balooshe wuu saxanyahay markasta
@buzzwithebay537
@buzzwithebay537 4 года назад
22:00 It is sure that this guy is muslim, when talking in such manner. It looks also that he is in political campaign how he is referring to his president Farmajo every other sentence of his void answers.
@canababdikadir7932
@canababdikadir7932 2 года назад
Lkn ogaadeen baan ahay adigana waan ku taageeraa sanbaloolshe tanse waa ma harto adba ma jeclid nin magan kuu ah baad dhibtay xitaa SI haddii loo fiiri to meel aad heeyb ahaan ka Soo jeedo wax Kaa hadhaayo ma aha
@mohammedmuuse4270
@mohammedmuuse4270 5 месяцев назад
Godobtaa waan kuu haynaa soomaali oo dhan ayaa kuu haynaa
@mohamedsaidmohamud5920
@mohamedsaidmohamud5920 2 года назад
Good speech expected mistakes Mr, sanbaloshe
@CwaliCiise
@CwaliCiise 3 месяца назад
Nin weyn oo wadooyinka katanga HaWIYAAN SAaNA mawaxasa xishhoda
@ahmedsaid1528
@ahmedsaid1528 4 года назад
Furihi naartan hayay kulaha
@alleqabe1045
@alleqabe1045 4 года назад
Ruuntiisa weyaa meqaa qof aya xamar kudhimatay malin walbo Qalbi dhax ayad nagu washeen qalad dhacay oo lasixi karo ayadd buunbuunineysaan hadabo wala sodayee Ogadeen umada somaliyed hogankeyda. Xushmey koley wu dhafee mesha
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 5 месяцев назад
Waa la am ray
@martine7191
@martine7191 5 месяцев назад
kudaafad weeyaan waxa soomaalida xukumaa, dadkii ugu liitay ayaa talada naloogu dhiibay
@husseingabile
@husseingabile 2 года назад
Go’aan hadaa maqasho waa geesinimo, is cafis hadaad maqashana waa runta oo la isu sheego la isgana garaabo wixi dhacay sanbaloolshe wuu mahadsan yahay🙏
@yasir7210
@yasir7210 2 года назад
Wa dabadhilif shaqo shisheya xita ma ahan oo la dhihi lahay ilah aya kula xisaabtami doono maalinta aakhiro o somalinima ah lkn qof xildhibaan ah iyo asaga o hal meel laga xakumo sababta aso xilki ku waayay wareysigaan ugu sheegi wayay o danbigaas ana saarsaday u dhahay maxey tahay war kan waa mid hunguri u nool ah damiirki la rabay kuma juro. Hadana reer dhan ayu xildhibaan kooda yahay ayaga ka sugeyna afar ama shan sana kadib dad badan ama qof dhahaayo wuu fiican yahay ama sidanaa jirto.
@zakiboy1825
@zakiboy1825 4 года назад
Cana ma daadsheey u qabaan blse waa canaan ma qaate!!! Ani taas iiku dareed😂😂😂😂
@SamiroAhmed-vo7zm
@SamiroAhmed-vo7zm 5 месяцев назад
Geesi
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve 10 месяцев назад
Sanbalooshe adeege buu ahaa
@user-ve7fp4oz5r
@user-ve7fp4oz5r 5 месяцев назад
farmaajo iyo kheyre waa lagu cadeeyay lkn weyba inkiraayaan oo waxe leeyihiin qalbi dhagax in ladhiibo asagaaba rabay waa 2bo sheeydaan kheyre iyo farmaajo😊
@waliabdi5268
@waliabdi5268 4 года назад
Ninkani muxuu u qarinayaa muu yidhaahdo wadanka waa la haystaa
@xamdiahmed7434
@xamdiahmed7434 Год назад
War Ogaadeen waa basaas meesha uu joogaba ee maxaad ka baryaysaa xadhig dil iyo cabudhis ayay wax ku leeyihiin
@mohamedjaanta8371
@mohamedjaanta8371 4 года назад
Sanbalooshe jawaabihiisu waa ila meerayso waxba haqarin hadaad wax hayso
@israacpress8527
@israacpress8527 4 года назад
Soomaaliyay plz Sbscribe isaara allaha idin cafiye mhdsandin
@istanbulcity.112.
@istanbulcity.112. 4 года назад
Waa ku saray
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve 10 месяцев назад
Si raqiis ah in loo gato haddii Gaalkacyo laga dhiibi lahaa Nin kii hala qabtee si raqiis ah In uunan ku bixin kulahaaa afkiisa Sanbalooshe xaqiiqda hadalkiisa daad kas dad la iibsado bay ahaayeeen eithoipa wixii argagiso u taaqano Somaalia argagiso bay u taqaanaa Waa xumida Soomalida iyo sida dadka jileeca Soomaaliyeed Onlf jowxo xoriyad doonka Ogaden Somaalidii maqneed lagu uus xabaalay
@Michealfot
@Michealfot 5 месяцев назад
Farmajo isagana cafis ha dhiibo
@rocky4066
@rocky4066 5 месяцев назад
Weriyayaasha soomaalida qaarkood weli Uma bisla ama magaarsiisna darajadii laga rabay tusaale ahaan sida lagu sheegaayo sanbalooshe "ambassador" jagadaas miyuu hadda Haayaa qofka jagada uu haayo halagu magacaabo ee ma ahan Jago hore in loogu magacaabo.
@zechariaabdirahmangahayr-zz8ew
@zechariaabdirahmangahayr-zz8ew 5 месяцев назад
Kkkkkkkkk.adigaa qaldan waxaad ubaahantahay inaad iskool tagto Magaca Ambassoder qofku haduu mar qaato waligii wuu wadanayaa hadii qof halmat sooqabto jagadaas safiirnimada waligiis waa loogu yeedhayaa magacaas
@jbjama9353
@jbjama9353 5 месяцев назад
Doqonkii ugu waynaa ee abid la magacaabay
@hodoadam7781
@hodoadam7781 5 месяцев назад
Bada waa lagu wada jiraaye qofkii qirtay ma doqonbaa mise waa qof khaladkiisa yaqaan
@user-ve7fp4oz5r
@user-ve7fp4oz5r 5 месяцев назад
wuxuunoo cadeeyay in madaxdii kaweyned ey dhiibty waayu wuxuu yiri ani taliye ayaan ahaa amarna waa qaadasho qabasho ayaanlahaa lkn dowlad xariir lamalihi o madaxda iga sareeysa aa shaqadaas leh waa sx
@HIDDAHAOFFICIAL4220
@HIDDAHAOFFICIAL4220 4 года назад
Waa runtii prorityga ma naqaano Intaaso kun oo qofba dhinta ee ka loo ooyo oo laga xisaabtamo Inta qalbi dhagax la celcelinayo shekadisa Waa crocodile tears.
@kaarshe141
@kaarshe141 5 месяцев назад
Maanta kawarama mr Sanka Kuwa kale ayuu soo qabqabanaa 😂😂😂😂 hadhowna sidanuu u hadlaa waa ka qoomamoona kkkk
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 2 месяца назад
Ninkaan wxn ka dareemayaa inu wali wax weyn qaraniyo Lkn wxy tahayba wuu dhaamaa kuwa Wali aanan raaligalinta bixinin
@user-ye5wm7cq8z
@user-ye5wm7cq8z Год назад
Daciif baa tahay itobiya ushaqeya
@rachidgulled647
@rachidgulled647 4 года назад
Khaa'inwadan. Yaa warkadhagaysanaya. Shirqool uusaneeyey ayuu madaxda dalka kulagalgalo isleeyahay
@HudaNuura-1
@HudaNuura-1 14 дней назад
Madaxdu iyagaaa sameeyay
@dannanemedia6445
@dannanemedia6445 4 года назад
Tvgu odyga miyuu waraysanayaa mise shirjaraad buu ka duubay mudo 15 mint ku dhaw ayuu hadlayay kaligii
@mhdinero9658
@mhdinero9658 4 года назад
Maqal hadalka nuxur kiisa 11:40 iyo 12:20. Hadalka Sanbalooshe anagoo ah Nabad iyo Nolol waaku mahadsan tahay inaa kuwa beenta Qalbidhagax ku awr kacsanaya 3 sano "Mucaaradka" inaa runta usheegtay.
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve 4 месяца назад
Somalia marka ma eithoipa bay ku xidhan tahay waa maxay haddaysan eithoipa u aqoonin argagixiso annagu waa in buugga ka tirnaa waa yaab adduun eithoipa baa argagixiso ah dhul aysan lahayd xoog ku haysata
@husseinadan929
@husseinadan929 4 года назад
Sanbalolshe meeshii lagu arko waa dil
@mohamedamin2994
@mohamedamin2994 4 года назад
Hada wax dilikarto xamar kudhax laa fiyonoya laan gaab liita tahay
@uhadalchannel7418
@uhadalchannel7418 4 года назад
Dil waakaase nin Somali ah ooka wanaagsan majiro
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 4 года назад
sanbalooshe danbi ayu naga galay lkn madama somaligi u horeyay ee onlf danbiga uu ka galay iyo dhibatada lo geestay yiri aniga ku lug laha u yahay wax colaada uma hayno
@aweysxasan6724
@aweysxasan6724 4 года назад
Sanbolulshe nabar iyow naxdin waxabo kuma dhoran ee waxaba harebin ee hadii ad rabto sharif tada wad sow ceshinkartaa
@alleqabe1045
@alleqabe1045 4 года назад
N & N war ayaa u yaalo
@abdimohamedabdulahi2994
@abdimohamedabdulahi2994 5 месяцев назад
Abdulahi sanbaloolshe waa nin qaali ah wuu khaldamay khaladkiisana wuu qirtay waana inla cafiyo waa waajib ninkaasi waa cafis waa cafis Abdulahi wuu mahad san yahay Abdulahi wuu mahad san yahay !!???
@Siidka101
@Siidka101 2 года назад
Wlh maanta ayeee dhacday
@m.h.a8476
@m.h.a8476 4 года назад
Adiga iyo qalbi dhagaxba waala soo ogaaday inaad labo jaajuus eheydeen Naarta gala FCU
@mohamudsiraad1209
@mohamudsiraad1209 4 года назад
Xusuuso adaa R/wasaare khayre afka qabtay markii la, su aalay ogaw
@Abdiwaahidxammarry.Xammarry
@Abdiwaahidxammarry.Xammarry 21 день назад
In loo baahday onlf ayaa cadaatay u banjar waaye arrintaada.
@yusufforquran8983
@yusufforquran8983 2 года назад
Ninkaan waa laandheere
@saadeid8889
@saadeid8889 4 года назад
Cajiip waar ninku geesisanaa... Oo hadala cadcadaa.. ma ogtihiin qofku haduu qalad galo Oo uu qirto inaan kaaz qalad lagu sheegi Karin...!!
@buzzwithebay537
@buzzwithebay537 4 года назад
Wax uu sheegay ma jirto.
@saadeid8889
@saadeid8889 4 года назад
Wax walba wuu sheegay Lkn sidii aad rabtay wax umusan sheegin...!!
@user-mt6jw7ql4g
@user-mt6jw7ql4g 2 месяца назад
​@@saadeid8889 maaanta kwrm 4yrs kadib😂
@saadeid8889
@saadeid8889 2 месяца назад
@@user-mt6jw7ql4g aduunyo. Isna waa noolyahay. Inaguna waynu noolnahay
@TayoSpoorts
@TayoSpoorts 4 года назад
Qof Somali ah aya naftisa halis galisay ...oo wadankiisa ka qaday oo diyaarad saartay shesheeye u gacan galisay
@osmanabdi2081
@osmanabdi2081 5 месяцев назад
SHANBALOOSHE libaax ayaad tahay mar haddaad Qaadatay in aad Raali Galin ka Bixiso kiiski Qalbi dhagax,Qalbi Dhagaxna waa in uu Qaato Raali gelinta.Ma khaldame waa Rabi.
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve 10 месяцев назад
Farmaajo sanbalooje iyo hassan khayre Tuug dambiile yaal ah
@mohamedosman3087
@mohamedosman3087 2 года назад
Habka loola dhaqmay waa mid qaldan laakiin munaafaqiin ayuu gacanta u galay. Laakiin soomaaliya dadka madaxda u noqonaayo waa aan aqoon fiican uma lahan. Dhibka midda keeneysa waa taas.
Далее
WAREYSI QALBI-DHAGAX: XAALADDA GUUD EE DALKA
44:48
Просмотров 122 тыс.