Тёмный

"Sannadkan waxaan rajeynayaa inay ii soo go'aan 70 Kiintaal oo Qamadi iyo Deef iskugu jira". 

SRTV Somali
Подписаться 49 тыс.
Просмотров 3,7 тыс.
50% 1

"Sannadkan waxaan rajeynayaa inay ii soo go'aan 70 Kiintaal oo Qamadi iyo Deef iskugu jira", Mahad Cabdilaahi, Beeraleyda Degmada Qarsaduula.

Опубликовано:

 

30 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 9   
@falatoking1761
@falatoking1761 3 месяца назад
Miraha kasoo baxa beerta soo suntu kuma jirto ee inta aad lee dahay sun waxaa ka fiican in aad tiraahdo Dawada beerta.
@ahmednaasir
@ahmednaasir 3 месяца назад
Sunta inu gacmaha iyo indhahaba ka daboosho aya fican, suntu badana waxay werarta beerka iyo wadnaha bini'aadamka, markaa sikasta oo ay awodedu u yartahy wa in hadana laga taxadaro.
@SMije-c4t
@SMije-c4t 3 месяца назад
Dhulka hadii ceel Laga Qodo Waala wa Rabin karaa walaal ka Dawlada ceel ha qodo oo halgu siiyo amaah si Inaya inyar isagabixiyo ceel biyo ifka waxuu Ku beer an Kara potato 🥔 tomato 🍅 basbaas
@hassanmahdi8901
@hassanmahdi8901 3 месяца назад
masha allah waxbeero waxgooso waa nimco rabi dhalinta hala baraarujiyo tahriib fadhi kudirir xalkeeni waa
@audijooyjoy7976
@audijooyjoy7976 3 месяца назад
Waxaas caga cagaf baa logu talagay in lagu buufiyo.
@Xoogso
@Xoogso 3 месяца назад
Sunta iska ilaali dheh wiilka
@SMije-c4t
@SMije-c4t 3 месяца назад
Manshlaah
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 3 месяца назад
Mashallah allow kuuu barakeee ❤❤❤❤❤
Далее