Тёмный
No video :(

Sawirada Ragii Kufsiga Geestay - KIISKII MAMA SAAFI | MAXKAMADA DAHIR ALASOW 

Maxkamada Dahir Calasow
Подписаться 28 тыс.
Просмотров 26 тыс.
50% 1

Sawirada Ragii Kufsiga Geestay - KIISKII MAMA SAAFI | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 257   
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 Месяц назад
MAAMA SAAFI CEEB WAXAA KUU AHAAN LAHAA INTAAD QARISO INEEY FARXAD IYO SHARAF KU NOOLAADAAN ADNA MURUGO AAD KU NOOLAATO LAAKIIN MAANTA WAXAAN KU FARAXSANAHAY INEYSAN UMADA SOO DHEX GALI DOONIN ADNA FARXAD KU NOOLAAN DOONTO IINSHA ALLAH
@user-lf7wy9nb3x
@user-lf7wy9nb3x Месяц назад
Abaayo ceeb malihid waad tahay gabar soomaaliyeed oo dhibane ah ladilmiyey ilaahay hakusiiyo xaga a amiin aamiin aamiin aamiin
@ubaxmuataf6886
@ubaxmuataf6886 Месяц назад
Mamo ceeb ma lihid ciyalkagan sidokale waxan u degilanahay waa dulmiga waxatahay hooyo geesi ah hana cabsan yaa Allah 😭😭😭
@memomm9539
@memomm9539 Месяц назад
@koosilmi9262
@koosilmi9262 Месяц назад
Asc wr wb xabiibtii ha cabsan hore u soco maskaxdaada iyo calooshada faruqso
@kinmohamed5710
@kinmohamed5710 Месяц назад
Daahir , I never supported you before, bit now I really love what you doing please be advocate for those who can't. We really love you taking this case please finish it to the end till those guys pay back the price.
@zuhraahmed2870
@zuhraahmed2870 Месяц назад
Maama saafi aniga waxa tahay habaryartey wayo hoyadey mcn qabilkeda waa iiwada habo iyo abti murusade na wan ahay wlh hadow aabahey yahay adan kula jiraa habo dadku mawada xumo lkn dad qabileste ah aa jiro xaqada allaha so ifiyo habo insha allaah aduunka ceeb aakhirana jahanabo
@SuhurAbdi-xd5dl
@SuhurAbdi-xd5dl Месяц назад
Mama safi sahra ceeb leedahay xariir ayada thy anaga odhan ayan kula jiraaan waanada guuulaysanasaaa ilahay idinkii i love you mama safia❤
@najmomaxamed9156
@najmomaxamed9156 Месяц назад
Maamo ceeb maaha waa lagu aftuubtay 16 adigoo ah ceeb ma lehid caruurtaadana ceebkuma laha ee xaqaaga ku adkoow ilaahay ceebtooda ma asturo aamiin aamiin
@user-ey2gc1ps8n
@user-ey2gc1ps8n Месяц назад
Haa Wlhi hdn rag nahy Waliba dhalin Yara ah waa in tan oo kale iska ilalino inshA Allah.Ilahow Rabiyow ceeb Naga ilali ya rabi
@user-wx2sm5vs9m
@user-wx2sm5vs9m Месяц назад
Bismilah guuleysta inta kashaqeyneysa arintan❤😢🎉😊😊
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 Месяц назад
Mamo Ceeb malihid waxaa ceeb leh shayaadiintii ficilkan sameeyey, iyo kuwa dulmiga ugu hiilinaya, Caruurtaaduna waa nadiif. aad ayaan ugu faraxsanahay geesinimadaada
@user-ue7mz3yr1j
@user-ue7mz3yr1j Месяц назад
Caab dhan ma lehid Geesiyad baa thy masha allh adiga iyo ilmahagaba wa la gu dulmiyay. ❤❤❤❤ wana ku jecelhy illhy ha ku barakeeyo. Xaanunkaga wa na dhibayaa . Hana ka harin kiiskan
@Beingme541
@Beingme541 Месяц назад
Qof ashahadanayo kufsi jirdil jariimo ugesten Muslim ma tihin
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 Месяц назад
Walaal gacaliso Saafi ceeb malihid laakiin ceeb waxaa leh Aduun iyo Aakhiro kuwa danbi intaas la’eg kaagalay waayna eedi doonaan Isha Allah.
@Beingme541
@Beingme541 Месяц назад
Saafi ceeb malihid ayaga ceeb iyo dulmiba gestay adiga naxaris iyo amaan baad mudantahay Allah xaqaga aakhirana hakusiyo
@fartunhaji2577
@fartunhaji2577 Месяц назад
Saafi ❤Xabiibti wax ceeb ah aad leedahay ma jirto,Qof la dulmay ayaa tahay, dhibaato ayaa laguu geystay,Wax ceeb ma la lihid,CEEB HADAY SOMALI TAQAAN WAXA CEEB LEH KUFSADAYAASHA
@sahraj3885
@sahraj3885 Месяц назад
Ceeb iyo Cayba iyagaa leh kuwa Inan yar oo walaashooda kufsadsadey Subxaanallah Illahey ha soo qabto oo walaashey Saafiyay Allah ha kaa cawilo oo xaqaaga ha kuu soo dedejiyo Yaa rabb Waana ku salaamayaa Walaashey in badan baan ooyay markii ugu horaysay ee aan ku daawadey ee uu Ayaanle ku waraysanaayay
@maryanalimahamud41
@maryanalimahamud41 Месяц назад
Ceeb malid maxbiibti Allaha ayaa kuu hiilinaayo ❤
@princessaisha3507
@princessaisha3507 Месяц назад
Mom Saafe Is strong, ان الله مع صابرين
@fowsiamohamedhussen1649
@fowsiamohamedhussen1649 Месяц назад
Ceeb ma lahid laakiin qabiil murusade ceeb ma leh xaqa alle ha ifiyo
@fardosmohamoud1029
@fardosmohamoud1029 Месяц назад
Allaw aakhiro iyo adduunkaba ku cadaab adigana waxaan sharaf ahayn laguuma hayo waadna guulaysatay markaad kacarartay oo aad ilaahay isku xidhay Allaah waxaan kaaga beryey cimridheer iyo caafimaad iyo farxad kuwaar
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Месяц назад
Maanta nimaka dadku hayska ilaaliyaan hala barto meeshay tagaaanba Allaah haku cadaabo Amiin
@SamiaFarah-io4yf
@SamiaFarah-io4yf Месяц назад
Mama ceeb malihiid ayaga manta ceebeysan iyo awlade dhaley allahu akbar futurki awladoda ayey ku ciyareen adiguna cadalad ayu illahy ku siyey Allah ku hafido adiga iyo awladada incha Allah
@saidajiindhe8841
@saidajiindhe8841 Месяц назад
CEEB MALIHID ADIGA IYO CARUUR TAADU ADIGAA DULMANAA ALLAH HAKUUHIILIYO.
@anisaOsman-h6c
@anisaOsman-h6c Месяц назад
Mama sharaf ceeb malihid wa laku dhibateye waxana ceebesan aduunyo iyo aqiiro
@chef_ali_dh8744
@chef_ali_dh8744 Месяц назад
The best program ugu danbeen mama Saafi xaqeeda weehelee inshallah. Shaqo fiican qabatay Dahir Alasow👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻
@nimcomaxamed9114
@nimcomaxamed9114 Месяц назад
Illahayow shuute hanaga adeejin maqli jiray hada daahir calasoow cabsi cabsi waaaye😂😂😂😂 hight respect
@aminaabdi8105
@aminaabdi8105 Месяц назад
Asc abayo macanto safi cadey marka hore rali noqo qabil dhan ma wada xumo aqbilka ad shegeyso ee murusade aniga ka dhashay ralina kama ihi in hal haben qof islam ah la dulmiyo gabdhana wa no jogan wan ku damqanaya ee ilahey ha ku bogo dhayo waxan wada nahay dad ehelo ah wan ku duceynaya walashey macan ❤❤
@CaashoSalaad-q8n
@CaashoSalaad-q8n Месяц назад
Waadku mahadsantahay Sidhi and u caawisay maama saafi
@Beingme541
@Beingme541 Месяц назад
Allah idinka dhex takooro bulshada saafi oohinted Ilah ma dayacayo
@fadumoashkir9800
@fadumoashkir9800 Месяц назад
Reer canada wuuw hala soo qabto ragaan dambiilayaashaa. Saafi waagabar xaqeedii raadinaysa abaayo garabkaagaan taaganahay daahir ha ku soo raaco hana yimaado Canada waa reer Toronto ragaan imaada garabkaagaan taaganahay walaasheey insha allaah waad guulaysan. Nin naag kufsaday waa xarig halasoo qabto.
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 Месяц назад
Alle idinma asturo MAMA Saafi alle wuu u hiiliyay
@OmarAli-qv9dh
@OmarAli-qv9dh Месяц назад
Geesi aan gaban baadtahaye garabkaaga ilaahey hagalee uhiili gabdhaha soomaliyeed eedulman guuleyso daahir Dulmane ugiiliyoow nooloow
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Месяц назад
Ceeb kuma saara Subxaanallaah horay u soco haka hadhin nimankaa akhiro iyoaduunkaba Allaah hala kulmiyo
@sahraj3885
@sahraj3885 Месяц назад
Asalamu Caleykum Allah ha kashifiyo oo ha soo qabto Kuwa Inanta Saafi oo yar Kufsaday Daalimiin bay ahaayen Allah ha ka cawilo Saafi dhibtaa soo gaadhay markay yarayd 😭😭😭 Allah qalbiga howga masaxo ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
@subraarm4381
@subraarm4381 Месяц назад
Walaal macaan Ilaahay weyn baan ku dhaartaye waan kula damqaday kula xanuunsanahay waa dhaawac hay ku gaadhsiiyeen Kuwo Hooyo naaskeed siisay Gabdho la dhasheen ama dhalay waxaa Alle Casawajale ka baryayaa inuu Aduunka ku Inqaabo Aakhirana Qayladaadii Dhigahooga u geliyo. Waxaan Qirayaa inaanad Macsi galin Alle Agtiisana sharaf ku leedahay maxaad uga baahan tahay Soomaalida Adiga oo Alle Casawajale Maraga xaqa ah kuu furayo. Dadka ku Caayay Waxay la mid yihiin kuwa Gabadhii Soomaaliyeed ee Ilaahay Masuulka ugu dhigay inay ilaaliyaan Iyagu walaashood kufsaday waxaa laga yaabaa inay Ragaasi Iyaga oo Tabar daran Naagtiisa ama Gabdhiis hortiisa lagu koro Iyaga oo arkaya.
@Hopeful2023
@Hopeful2023 Месяц назад
qofkaan eey garatey 40 sano ka bacdi sideey ku garan weesey inuu ku jirey haweenkii nimankii baabuurka la saarnaa oo waxii kale dhan ee tilmaantey? wexee sheegtey ineey ninkaan aad u taqaaney oo eey aaminsan tahey inuu yahey makhraatiga aamusan. wexee ku celcelisey nimankii kufsiga sameeyey inee ka taqaaney bes Cabdulaahi Goof. U fiirso hadalkaas. Marka mamada si eey xaqeeda u hesho uuna daahir marin habaabinin kiiska. mamadan waa qofweeyn oo markii dambiga laga galey miyirkeed joogey.
@marianmohamed7534
@marianmohamed7534 Месяц назад
FIGTAM AYAA TAHAY WALAALO WAANA LAGU DULMIYAY GAWAR KASTA EE LA KUFSADAY WAA FIKTAM KUWII KUFSADAY AYAA DAMBIILAYAAL AH
@ubahahmed1740
@ubahahmed1740 Месяц назад
Maamo qaali abaayo Hooyo habaryar Eedo qaali aniga abaayo mcnto xaqiiqa ilaaheye cazwajale ay ku sharafrye karaamo dushada ayey taala waxn ku cadeunay osad 40sano ku dhawad kiisa la saaro wayeye ina aad caaw ogtahaye oo wajiyadoda aad dadka Ka dhex taqanida intas ay ku tusayesa inad dulamane aheyd wan heleysaa xaqaga iinshalaah abayo Mcn wax Yar ba ku dhimn adkeyso cida kaa qadeysa ma jirato❤❤❤❤❤❤❤❤
@erumroble5081
@erumroble5081 Месяц назад
Maxkamada daahir calasow waa maxkamada dumarland😢😢😢 😢 dhibanashaa iyo kufsanayaash😢
@xaawoismail6283
@xaawoismail6283 Месяц назад
Walaal ceeb ma lihid waxaana laga yaabaa in ilahay kugu badbaadiyo gabadho badan rag badana arintaan darteed tarteed uga gabadaan gabdho ay dhibaateyn lahaayeen jir oo joog sharafna ku noolow.
@suubanyareyosman4133
@suubanyareyosman4133 Месяц назад
Mida kale dadka ha u noolaan. xaqaada Ilaahey ha kuu soo bidh bidhiyo Aamiin
@maxamedmuuse1065
@maxamedmuuse1065 Месяц назад
Ceeb ma lihid ee ceeb ka salin yaa thy xaqaga allha kuu soo ufiyo
@mohammedhassanbiibaaye4311
@mohammedhassanbiibaaye4311 Месяц назад
Mamadaa waa dulman tahay intaa nin ayaa aad uxumeyay maxaa mamadaa dusha kasaray ceeb aan intaa oo rag ah aysan laheyn
@halimamohamed8897
@halimamohamed8897 Месяц назад
Abaayo saafi ceebmalihid sharaf iyo wanaag baad huwantahay waxaadna Tahay geesiyad ilaahey dumarka somaliyeed loosoodiray maantana Ragbadan baa xasuusandoona waxay horay usameeyeen inay gadaal kasoobixidoonaan saafi Aduunkana waad aarsandoontaa aakharana ilaahey baa kuu aaridoona inshaAllah
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be Месяц назад
👸 QueenSaai. - #Justice4Saafi
@FardowsaHasan-c8l
@FardowsaHasan-c8l Месяц назад
Abaayo saafi ceeb malahid ee ilaah xaqaada ha soo bixiyo ❤❤❤⁰ ee hori usoco waxna ha ujoojinin waana kuu soo duceenaa i love you
@HajjiWarsamah24
@HajjiWarsamah24 Месяц назад
Wallaahay Saafi Caamir waa geesiyad ilaahay ha garab galo. Fadlan oo fadlan kiis wad haka hadhin ilaa daalimiinta xabsiga la dhigo.
@faisakasim2138
@faisakasim2138 Месяц назад
Bi idniLaah Ilaah hakulaqabta. Ilaah hasoo ifiya xaqa gabadhan.
@YurubAli-nr1dl
@YurubAli-nr1dl Месяц назад
Abaayo Ceeb ma lihid ilaahay ha ku garabgalo ❤❤❤❤❤👍👍👍👍🌹🌹🌹🌹
@leed.duulaa3794
@leed.duulaa3794 Месяц назад
Isdaji oo Ilaahey aamin,waxba ceeb malihid waa lagu qasbay oo laguu xoog sheegtay
@erumroble5081
@erumroble5081 Месяц назад
Xbbti ceeb malihid waxaad mawawir utahay gabdhaha ku wii kufsaday kaffeeyada shaaha ku da cabayaan😢😢😢😢
@ibaadoafroow9002
@ibaadoafroow9002 Месяц назад
Aslaama calykum walaasheey Ceeb malihid ceebi kaa sheer Shar ayaad ku dhimo kun noodhahy allhu haku dhoro 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@nuurdahirali8437
@nuurdahirali8437 Месяц назад
ASC WAA KA XUNAHAY DHIBKA GAARAY WLSHEN SAFIYA IYO DHAMAN GABDHAHA WAX LOO GEYSTAY DAHIR IYO TIIMKIISANA THANK YOU LKN WLSHEN SAFIYO HADAN WARKEEDA YEY EEDEYN SOMALI OO DHAN DOWLADI MARKAAS XATAA LAMA GAARSIIN DHIBKA GAARAY ASBAABAHA KALIFAYAY WAA DAREEMAYAA
@Raage11
@Raage11 Месяц назад
walale saafi horta allah ayaa mahad leh allah kasokoow dahir ayaan ugu mahad noqa ee dabcan intaan lama heli laheen mideeda kale malihid ceyb maxa yelay waxii dhici doono ayad kadashay wana sax bari qofkale ku dhici karta Taasad badbado u tahay jiilka cusup guleeyso walle ‘?
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc Месяц назад
Waa runtaa laakiin hada ayaabay kasii dareen oo gabdhaha way duubaan Kuna rikaarteyaan oo lacag ka gurtaan ama akufsi maalin kasta taagan
@fadumojama5716
@fadumojama5716 Месяц назад
🍓💙🌹 ilaahay hortii adiga iyo reerkiina iyo caruurtaada midna ceeb leh balse. Dadka ku dulminiya dadka Xaqdarada kuu getstey bay qarinayaan. Ilaahay baana kaaga xaq geyn. Gabadhaa waa geesiyad . Darwiishad.
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 Месяц назад
Waan ka xumahay ,Walaasheey .Laakiin waxaa meeaha taal .Aawey dadkii masakiinta cad cadka iyo hooyooyinkii waawaynaa oo inta tiir lagu xirey la xoogay .Waxeey muqdisho la dagi la'dahay waa dulmiga .Laga galay mayeeraanka .Wallahi inaan cidna u hadalyn .
@Username11249
@Username11249 Месяц назад
Gabadh kastaa waa inay hadashaa sidaa Saafi kuwii woqooyi lagu xoogay askartii siyaad bare xoogeen kuwii hawiyuhu xoogeen
@lulnur1150
@lulnur1150 Месяц назад
Xashaa lillah Ceeb ma lihid sharaf baad leedahay dhibtana allaha kaa dulqaado 🎉🎉🎉
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 Месяц назад
Soomaalaay walaalayaaloow Qofkasta Hooyo Saafi waxaay uga baahan tahay Hiil ween sida Daahir Calasoow ugu soo istaagay haloogu wada-istaago si gobonimo leh qabyaaladana ka’ilaaliya.
@YurubAli-nr1dl
@YurubAli-nr1dl Месяц назад
Walaahi waan ooyey noolow ilahay cimri dheer ha ku siyo Adiga iyo caruurtaada
@FahdiaAliMoalim
@FahdiaAliMoalim Месяц назад
Ceeb malihid waxatahay ceebkasaliin laxumeeyay laxoogay xaqaga dhacso illaahey haku garabgalo
@feynusdahir6720
@feynusdahir6720 Месяц назад
Walashey macan faxad ku nolow insha alaah xaqa isma qariyo qabiilkas oo ahad xaqa rabi ayaa u hiilinay ayakana ceebesan ee adiga dulmana tahay 😭😭😭😭
@user-ng7ct8hn7o
@user-ng7ct8hn7o Месяц назад
Masha allah guul Ceeb malaha Mama saafi aad ayuu u mahadsanyahay daahir
@bisharaadan3225
@bisharaadan3225 Месяц назад
Ceeb malihid e kuwi xaaranta galay xaqaagana galay aya ceeb leh adi dulmana ayad tahay InshaaAllah Allaha cadaalad ayad heli doonta
@SamiiraSaleban-fd7hi
@SamiiraSaleban-fd7hi Месяц назад
Maxkmda dahir calsow qatar waaye Hore u soco dahir
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Месяц назад
Saafi Ilaahayba Xaqqeeda Ifiyey 😢
@maryanhadafow2044
@maryanhadafow2044 Месяц назад
Walaalay ceeb aad leedahay ma jirto abaayo dad ka ceebta leh waa ragaa baahalada ah adiga waxaa aheed gabar yar oo inasan aheed laakiin waxa aduunka ku ceeboobay waa iyaga
@hawa8224
@hawa8224 Месяц назад
Ceebmalihidbayo 😭😭😭
@aminaabdillahi-hc3ub
@aminaabdillahi-hc3ub Месяц назад
Asc ceeb malihid adigu ee wiixii dulmi gaystay aayaaleh sharaf baad leedahay saafiyeey ❤❤❤
@AyanAbdirahman-ez8qc
@AyanAbdirahman-ez8qc Месяц назад
Guul guuuuuuuuul inyar baa ka hadhee hinjiyaaay guul mama saafi
@AyuuniAbdiHersi
@AyuuniAbdiHersi Месяц назад
Ceeb malihid waxaatahay hooyo sharaf lah gesiyad ha kartileh. ❤❤❤❤ afton Hiiraan
@faisakasim2138
@faisakasim2138 Месяц назад
True walaahi taas ayaa jawaab u baahan. Ninka danbiga galay in aan wax danbi ah loo yeelin. Gabdhaha danbiga laga galayne Tuke Canbaar leh laga dhiga.
@JamaMohamud
@JamaMohamud Месяц назад
Maxkamad hala soo taago daalimiinta iyaga iyo cid kasta oo xumaan samaysay.
@user-vs6zf2es2n
@user-vs6zf2es2n Месяц назад
Shuuci waa dhintay allaha unaxariisto
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Месяц назад
Ceeb Iyo Caloolxumo ba Kuwaas Isqariyaleh Ee Saafi Ceebmalahid
@QarankaSomaliya
@QarankaSomaliya 7 дней назад
Xaqiiqda dhabta ah Maama Saafi Ma jirto ciji foodeed oo ceeb ah oo aad leedahay Waxaad Tahay Maria Tarrsa Soomaaliya Waxa aad Albaab shub ah oo aad u adag aad ka bur burisay Bulshada Soomaaliyeed weliba dumarka Somaalida oo Qarniyaal ah Qoorta usurneeyd Silsilad Qufuĺ looga dhigay Ceeb!! Waxaa gabar walba lagu Qufulay hadii lagu kufsado ha hadlina qofna ha u sheegin si sharafteena iyo Karaamadeena aadan u dhaawacina! Alxamdu lilaah Qarniyaal kadib Karti adiga Rabi kuu hibeeyay ayaad ku burburisay Xeeÿndaabka dhagarta huwanaa ee Afkka Looga xiray dumarka Soomalida ugu danbeeyn Mama Qaali Waklaahi Waxaad quful lka jebisay Dumarka huwan Magaca Soomaali, waxa aad ka xoreeysay isticmaar qarniyaal heeystay makaxda Dumarka Spoomaalida ah. Kufsi adiga uguma horeeyn sidoo kalena uguma danbeeyndoontid adiga marka maxaa Ceeb ah insha alaah Xaqa Ayaa Guuleeysanayo FG bulshada Soomaaliyeed waxaan si gaar ah ugu codsanaya in aay Xaqa iyo Cadaalada garab istaagaan Nin ama rag Kufsi kula kacay gabar Soomaaliyeed Kufsade Garab malaham 😅😅😅
@faadumamohamed3944
@faadumamohamed3944 Месяц назад
Xaqqqga Allaha kuu soo ifiyo bi’dni llaahi kariim
@user-vy1sw9yd1k
@user-vy1sw9yd1k Месяц назад
Guul. Dahir. Calasow. Guulayso
@nimcoqaasaim1434
@nimcoqaasaim1434 Месяц назад
Maamo ceeb malihid gafna malihid iyagaa if iyo aakhiroba cebaysan
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 Месяц назад
Adiga iyo caruurtaba wax ceeb ah ma lihid walaley Somali oo dhan hadii ay Sida daahir calasow a
@luuladan9882
@luuladan9882 Месяц назад
Finally justice has arrived
@abdiadan4837
@abdiadan4837 Месяц назад
fantastic job these is great documentaries must be done, and all the conferences in dahir alasoow must be filled and movie must be done, thank you all for fighting 4 mama saafia in geting justice, and criminals to face the law
@fatimayusuf471
@fatimayusuf471 Месяц назад
Mamo safi ceebi kaa dheer dulmanaad tahay adiyo caruurtaaduba ceeb ma lihid daalimiinta ah ku dulmiyay ayaa ceeb leh 😢😢😢😢
@XaawaShariifEva
@XaawaShariifEva Месяц назад
Walaal ceeb malihid ilahay xaqaaga banaanka ha keeno
@user-lw7up9oz6q
@user-lw7up9oz6q Месяц назад
Viva dahir calasow wan kula jira
@user-pq2ts6ic4l
@user-pq2ts6ic4l Месяц назад
ceebmalihid mama saafi isha alaah waad heli xaqaaga isha laah
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 Месяц назад
Horta mama Saafi Waa hooyo qaali ah geesiyad ah xaqeeda aan marnaba iloobin walalo
@OmarHuud
@OmarHuud Месяц назад
Ceeb ma lihid laakiin waxaa tahay Dulmane alaha kuu fududeeyo
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Месяц назад
Well done Saafi
@ayanabdirahman9654
@ayanabdirahman9654 Месяц назад
oo yaadhahy mama saafi baa cebay san wale ceeb kaadheer
@MohamedHassan-sk7qj
@MohamedHassan-sk7qj Месяц назад
Ceebtu waa inaad niman ajnabi ah oo bahalaa iska raacday oo aad xaflada. Music ka wayb gashay dhowr habeen mireheediinaa waad guratay ayagana jasahoodii bay marayaan tii aakhirana waa sugaysaaa
@wellimohamed3440
@wellimohamed3440 Месяц назад
Duniyo waa ogtahay waney ka qeyb qadey afduubka kufsiga sababtuna Aydey horey u kufsadeen
@duceysanali9024
@duceysanali9024 Месяц назад
Yaah warkas run miya. Walalow
@fardusa411
@fardusa411 Месяц назад
Ceeb malihid Safiyeey walal macaan waxaatahay qof dhibana ah oo muidan in ay xaqeedahesho. Intaa waxa dheer waxay ahay qof caqlibadan waxa adna sabab unoqondoontaa in la helo ragbadan oo danbiilayaal ah oo umada ku dhexdhuumanaya iyo dumar dulman oo la dilay ama canın la nool
@xamsomaxamed5490
@xamsomaxamed5490 Месяц назад
Ceeb malihid waxa tahay geesiyad karti leh xaqaga allaha ku soo dhiciyo qalbigana allaha ku qaboojiyo abaayo
@xadiyageesey3164
@xadiyageesey3164 Месяц назад
Murusade wax kuma yeelin nin daalim ah ayaa kudhibaateeyey garabkaaga aan taagana waan kuu duceyneynay murusade wax kumayeelin
@tazniimhupii8266
@tazniimhupii8266 Месяц назад
Dee hday isku raacsanen dulmiga may so shegan warkoda cadeystaan
@duceysanali9024
@duceysanali9024 Месяц назад
Garab istaaga hadad wiilkina denbigiisa beeri ka tihiin. Murusadow.
@tazniimhupii8266
@tazniimhupii8266 Месяц назад
Ceeb malihhid maamo isdajii ilaahy ba xaqsoore ah
@mohamedgutaale9139
@mohamedgutaale9139 Месяц назад
Aqyaareey duniyo yey tahay
@IdilXassan-lw4fe
@IdilXassan-lw4fe Месяц назад
Subxaanalaah abaayo ceeb ma lihid
@ridwanomar1674
@ridwanomar1674 Месяц назад
Soomaali waa dad xun waa dad tuuga hor kaca. Abaayo wax ceeb ood leedahay majirto. Sharaf iyo shacni baad leedahay. Xaqaaga allaha kuu dhiciyo Caafimaad allaha ku siiyo boogtaada allaha dhayo. Waxaan rajaynaayaa dumar badan oo rag ay sharafkooda ku tuntayn Inay soo baxaan oo kugu daysadaan. Dumar badan oo sidaada ah baa jira. Waa inaad ku daysataan gabadhaan libaaxada ah. 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@fardosmohamoud1029
@fardosmohamoud1029 Месяц назад
Daahirow kuligood sawiradooda shantaba Hal kaas soo dhiga illaa intuu dhamaanaayo kiiska saafi walaasheen
@halimahassan1981
@halimahassan1981 Месяц назад
Ceeb ma lihid Ina adeer kuwa ku xumeeyey alaha cadaabo aduun iyo aaqiraba kuwaasi abaayo
@user-cm1ms8nf9n
@user-cm1ms8nf9n Месяц назад
Abaayo.wax.ceeb..malihid.ilmahaadane.ceeb.malah.ilmahaadane.waa.ilmo.wax.bartay..waxbo.laga.qaadi.maa..abaayo.aniga.waxan.saaxiib.la.ahay.madiino.m.caamir.iyo.xaawo.caamir.allah.ha.u.naxariisto.jano.fardowso.ha.ugu.bishaareeyo.abaayo.xaqaada.banaanka.allah.keeno..aamiin.
@hawaomar8374
@hawaomar8374 Месяц назад
Dahir geesi weyi runti
@xasiibaomar1871
@xasiibaomar1871 Месяц назад
Maamo waxaad notahay homuud geesiyad ceeb malihid fariid ayaga ceebaysan😂
Далее
MA TAHAY DOOKHAGA YES OR NO
8:45
Просмотров 6 тыс.
La Tierra Robó El Anillo De Saturno #planetballs
00:14
Как дела перцы?
00:25
Просмотров 63 тыс.