Тёмный

SAXARDIID IYO IKRAAN ARAALE NEW SONG (GEEDI) 

SALAXLEY TV
Подписаться 100 тыс.
Просмотров 181 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

20 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 78   
@guraymustafe3822
@guraymustafe3822 2 года назад
hargeisa hal legend ayay lahayd waana sms saxaradiid wlhi isaga waxan ahayn aroos loma yedhi jirin libaax soo jabay
@rookiifaatu1933
@rookiifaatu1933 Год назад
We don't search for old songs. We search for old memories 🥺
@ShumaybMawliid
@ShumaybMawliid 5 дней назад
Roda
@yaxyeaxmed6537
@yaxyeaxmed6537 Год назад
Legend sms ciyaal panaroma Uun baa garanka hargeysadii Hore saxardiid aroosayada cidaan isaga hayn kama hesi jirin
@SadiiqAadan-hz1oz
@SadiiqAadan-hz1oz 3 месяца назад
Qofkah 2024 dhgznyah love zar
@abdirahmanmohammedwehlie4383
@abdirahmanmohammedwehlie4383 2 года назад
Ikraan carale hada waxay ku sugantahay Muqdisho casimadeyda ikraan qurux waligeyba funskada ban ahay Heestan markale ayan galabta dhageysanayaa anigoo Jawi degan isaga jiro Ilahey waxan ka baryaa qof walbo hamigiisa inu u rumeeyo 1/6/2022 galabta arbaco ah Muqdisho banadir somalia
@sundusmaxud2863
@sundusmaxud2863 2 года назад
Ilahy hakaa dul qaado wllo manta wa 8/6/2022 galab arbaca ah 5:07
@abdirahmanmohammedwehlie4383
@abdirahmanmohammedwehlie4383 2 года назад
@@sundusmaxud2863 ❤
@tuuhegurey5108
@tuuhegurey5108 2 года назад
Ado bufis tabcan la ah 😄 🤣 😂 😆
@abdirahmanmohamed4971
@abdirahmanmohamed4971 3 месяца назад
​@@tuuhegurey5108 malinka buufis ihaaye cawana riyadaas Waka dhabeeye alx nafta qamaar yar dhigay win ayana iso baxde Germany Bremen reply dan kaso bixinooya kwrn hee
@abdirahmanmohamed4971
@abdirahmanmohamed4971 3 месяца назад
Galabta arbaco 5 may 2024 buufiski maalintas waka dhabeeye galabtana Germany Bremen ayan kaso hadlayaaa malinta commentigan bixjnayana waxay iga aheyd inan ka dhigto history malmaha goan ka gaare ka mid aheyd ​@@sundusmaxud2863
@idirisjicir9882
@idirisjicir9882 8 месяцев назад
Saxardiid iyo ikraan heestan waan taageeraa ❤
@ragadhexe.5743
@ragadhexe.5743 2 года назад
Hargeisa hal Lagend ayay leedagay Waa saxardiid SMS, qamar sugaani ayaa labadiisa garab saran maanata.
@منالالعالم-ط1ط
@منالالعالم-ط1ط 4 месяца назад
Gantaalihi jaceylkaa ka gudbaayo laabtoo💘
@mahamedali2630
@mahamedali2630 Год назад
Magacaygu waa Mohamed ali salaad Waxaan daganahy wadanka Netherland gaar ahaan magaalada Rotterdam Heestan waa xasuus waxaan dhagysanaya Jan 24 2023 yaa ila mida oo sanadkan dhagysanaya
@MostahaMoalin-jw9zt
@MostahaMoalin-jw9zt 10 месяцев назад
Aniga 2023 11 25
@daganahmed3519
@daganahmed3519 8 месяцев назад
me
@SalaadMuumin-td4gr
@SalaadMuumin-td4gr 5 месяцев назад
Mahamed ali Dan ka leeyahy Ila soo hadal
@dhalinyaroofficial
@dhalinyaroofficial 4 месяца назад
2024 😊Old Is gold
@ZakariYe_Mohameth
@ZakariYe_Mohameth 5 месяцев назад
Waa Heesta Qudhee Aan WaliGaY IYadoo La DuubaaYo Aan DaawadaY Laba Waxa LaGu DuubaY Beera Shiekh GaranKa Madow Waxa Uu KalabaxaY ZhpKa Ina GufaYs Maantana Wakhti Ba Ka Soo WareeGtaY
@hamzemohamedosman2077
@hamzemohamedosman2077 4 месяца назад
Hhhh ina Da'aan Gufeys
@yaasircatafad7469
@yaasircatafad7469 Год назад
Gantaalihii jaceylka ka gudbaayo laabtoo 😢😢😢🎉🎉🎉❤❤❤
@azlmcl198
@azlmcl198 3 года назад
yaa ciyaala sheekh ina foodhi iyo dumaashiyo ikraan caraale jaceylkiinu ha waaro ha ifo oo ha naaxo.
@munaibrahim7347
@munaibrahim7347 2 года назад
Sms & ikraan araale 🎤 still listening 🎧🥰
@sakariyehassan3170
@sakariyehassan3170 2 года назад
Waa hees qaali ah wll
@itsayaan-5
@itsayaan-5 2 года назад
Fav song🥺❤️
@zakiabdirahman3996
@zakiabdirahman3996 2 года назад
Ma ila xiligan dhagyzta😄
@guledhamud1567
@guledhamud1567 Год назад
unforgettable days 2013 😢
@saacidsiciid9043
@saacidsiciid9043 Год назад
2014😢😢😢😢
@DekaMuse-g2y
@DekaMuse-g2y 10 месяцев назад
2013 weyn hestu 10 years ago
@idirisjicir9882
@idirisjicir9882 8 месяцев назад
Saxardiid iyo ikraan heestan waan taageeraa
@NadaAhmed-kr2jv
@NadaAhmed-kr2jv 5 месяцев назад
Xasuus 2011 🥺 mantana 14/4/2024😊
@mohanhamud6110
@mohanhamud6110 2 года назад
SMS was amazing singer😎
@clqaniaxmed723
@clqaniaxmed723 Год назад
Saxarka maxamed saxarka legend
@fadxidjmaxamed1919
@fadxidjmaxamed1919 4 года назад
Mansha.Allh sxbky.saxardiid.fadxi.
@Samsam-b4y
@Samsam-b4y 4 месяца назад
ala meeshu waa zheikh wlhie❤😂
@jabiibocali7336
@jabiibocali7336 7 месяцев назад
Saxardiid maxamed saxardiid iyo ikraan maxamed caraale heestan jacaylkaygii 2013 ila 18 aya iqaadi jirtey lkin calaf uman yelan nasiib xuma dhacdey
@sakariyehassan3170
@sakariyehassan3170 2 года назад
Love from me for my lovely one 💕 ❤ daybo
@ciiltireofficial1010
@ciiltireofficial1010 3 года назад
Waa hees si daran ii taabata runtiii
@sahaltyga9933
@sahaltyga9933 2 года назад
Wllhi ampA kuLa qabaa😳💔💔😆
@dahabtume
@dahabtume 2 года назад
25/5/2022 wali dawdaah anther level
@ezmarkhan9197
@ezmarkhan9197 3 года назад
Laamano qurux badan isku waara
@raanoabdi1878
@raanoabdi1878 11 месяцев назад
06/10/2023 Qof aad 4 sano wada socoteen oo qiyaano jacaylkale aad ku aragto Walhi waa qiso cajiiba
@user-jh4hc5su1w
@user-jh4hc5su1w 7 месяцев назад
Waxan dhageysanaya 2024 cajiib
@deeqsanqueen2844
@deeqsanqueen2844 Год назад
Ayy ikran🥰
@HassanAbdilaahi
@HassanAbdilaahi 11 месяцев назад
Axya axya hees iga dheh
@cescoxaad9364
@cescoxaad9364 4 года назад
libaaxi xeebta ex hargeisa
@faizahodan2757
@faizahodan2757 Год назад
Nololeeey bal kawarn laba kasto isu qalma isma siiso ikran araale iyo abdi Holland mxy isu soo baxayen
@ahmedosmanismaaciil6493
@ahmedosmanismaaciil6493 Год назад
Woooow hees dheh
@ilyaasslb3065
@ilyaasslb3065 2 года назад
Still 🔥🔥🔥🥰
@Sulthanhassanali
@Sulthanhassanali 4 месяца назад
Legend sulub❤
@daadeheeye4175
@daadeheeye4175 2 года назад
Gudo waajibaadko Geyigii usoo Noqo Adoo ila Gudboono Garwaaqsaday Jacaylka!.🤙
@HoodoMaxamuud-ue7up
@HoodoMaxamuud-ue7up 2 месяца назад
❤❤❤❤❤
@farxaanyoonis
@farxaanyoonis Год назад
Maansha Allh inadeer
@MohamedHassan-le5xl
@MohamedHassan-le5xl 2 года назад
Beautiful couple Sms and Ikraan arale
@DekaMuse-g2y
@DekaMuse-g2y 10 месяцев назад
malintu wa sabti 3:32 galbnimo 2023/11/25 tariikhada 😢
@suhaib9811
@suhaib9811 Год назад
Heestan muusigeeda classic ah...
@rooblecali6988
@rooblecali6988 11 месяцев назад
Legend
@laabtakasoco3723
@laabtakasoco3723 2 года назад
Hees wakhtigeeda taagnayd
@ilyaasslb3065
@ilyaasslb3065 2 года назад
Ikraan Caraale waligeed isma badalaysi shalay dhalintii Jarmalkay lasoo heestay iyadoo 25ka Yar 😺😺 aad moodo
@DekaMuse-g2y
@DekaMuse-g2y 10 месяцев назад
waxy cunty halyso shego 😂
@mupaarikaxmed9437
@mupaarikaxmed9437 4 месяца назад
2024
@yahyehgadeh859
@yahyehgadeh859 3 года назад
Nadka ka hadalYzaa hEeztaniH
@abdisamadali8593
@abdisamadali8593 3 года назад
🥺❤
@khalidabdirahman762
@khalidabdirahman762 2 года назад
Clsamad ahmed xaaji ali shire
@inaburaaleofficial3737
@inaburaaleofficial3737 2 года назад
Laxan darenkisa wata
@AhmedAdam-t1j
@AhmedAdam-t1j 6 месяцев назад
Maalinta heesta la dubayey waan dawaneyay anigo ciyaal isku haystaa Wakhtigu muxu cararaya😢
@Baanonature
@Baanonature 9 месяцев назад
11/12/2023🥺🥺🥺
@YaxyeAbtidoon-fg3nx
@YaxyeAbtidoon-fg3nx 5 месяцев назад
xasuus 2014
@abdiqadirmuse324
@abdiqadirmuse324 4 месяца назад
Ikraan markaa xanaftii ama xabuubtiibay lahayd 😂😂😂
@faisakiin2012
@faisakiin2012 6 лет назад
sheeekh
@hassanbaashe
@hassanbaashe 6 месяцев назад
Iga qor kuwani wali waa intoodi maba korin 😂😂
@knaamguleyste8605
@knaamguleyste8605 9 лет назад
Lool
@ibnuxaajicompiney2255
@ibnuxaajicompiney2255 5 лет назад
T
@ThackerayAudrey-j5g
@ThackerayAudrey-j5g 15 дней назад
Robinson Scott Robinson Susan Thomas Gary
@Mataan41
@Mataan41 Год назад
🤍2022🤍
Далее
KHADRA SILIMO IYO CABDI BEELE
5:21
Просмотров 632 тыс.
연준 (YEONJUN) ‘GGUM’ Official MV
02:44
Просмотров 7 млн
SAHARDIID AND IKRAN ARRALE NEW SONG GEEDI 2013
5:57
Просмотров 1,8 тыс.
Jogdher clip by Nomadnet
7:49
Просмотров 96 тыс.
IKRAAN CARAALE | GAARSIIYA | SHOWGII MUQDISHO 2022
6:23
Abdi holland iyo Ikraan araale (Love Love Love)
5:02
Просмотров 388 тыс.
Saxardiid - Lugooyo
10:01
Просмотров 595 тыс.
Ikraan Caraale DHAYAL Official Music Video
5:08
Просмотров 2,6 млн
saxardiid dareen jacayl
3:26
Просмотров 174 тыс.
Hees cusub by yurub iyo beele
6:05
Просмотров 266 тыс.
연준 (YEONJUN) ‘GGUM’ Official MV
02:44
Просмотров 7 млн