Тёмный

Sayid Cali waa in deg deg loo toogta hadii kale dowladnimo ma jireyso"prof Xuseen 

Daauus Media
Подписаться 210 тыс.
Просмотров 41 тыс.
50% 1

kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 87   
@samatarhassanabdillah2400
@samatarhassanabdillah2400 2 месяца назад
Masha'Allah tabarakalAllah
@hawohusenahmed8058
@hawohusenahmed8058 3 месяца назад
Mashallah professore Allah AYA KUGUJECEL BEENTANA DADKA AYA KUGUJECEL GUUUUUUUUUUUL IYO GOBANIMO INSHALLAH SOMALIA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️
@zakifarah2870
@zakifarah2870 2 месяца назад
Mashallah caqliga iyo kartida ilaah kuu siyaadsho barwaaqo waxaa luku gaaraa cadaalad thanks professor
@user-ln1gb2lt9i
@user-ln1gb2lt9i 3 месяца назад
He is Right ❤❤❤❤
@user-vr6ys6yh1d
@user-vr6ys6yh1d 3 месяца назад
Mansha allah
@Ahmed_ali2024
@Ahmed_ali2024 3 месяца назад
Masha alaah
@khalifmukhtarmohamed7920
@khalifmukhtarmohamed7920 3 месяца назад
Laandhere HUBEER Cali Yaabur Samaale Ah umbaa sidaa runta uqeexi kara 4ta wada dhalatay meelaad joogtaanba waan idin salaamayaa🦁🦁🦁🦁🇵🇾🇵🇾🇵🇾🇵🇾🔥🔥🔥🔥🩸🩸🩸🩸💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻
@user-ln1gb2lt9i
@user-ln1gb2lt9i 3 месяца назад
Sax❤❤❤
@nadifofatimah4744
@nadifofatimah4744 3 месяца назад
Masha Allah 😊
@mamaduaa477
@mamaduaa477 3 месяца назад
Ascwb qeer Alaha siiyo Aabe sharaf leh Alaha janada ha nawada geeyo waa Runtiis I alaha kaa yastaxii minal xaqa Runta ayuu ka Hadley Xaqa Alaha na Garad siiyo Aamiin yaa Al XAKAmu YAA A LAAH
@maryanl804
@maryanl804 3 месяца назад
Masha allah alle hakugu sugo xaqa diinteenu dhaqan bay rabtaaaa
@PoppieRooi
@PoppieRooi 3 месяца назад
Good
@abdimahamed-eq7lq
@abdimahamed-eq7lq 3 месяца назад
👍
@alikaahiye4168
@alikaahiye4168 3 месяца назад
I appreciate that idea mashaa allah,
@nimcoxasan-xj3hv
@nimcoxasan-xj3hv 3 месяца назад
Masha alah wlh si wanagsan aw o haslay
@najibmaow4755
@najibmaow4755 3 месяца назад
Alla maasha Allah Adeer Runta Allah baa kugu jecel Iyo umada xalaasha ah ILLaahey cimri dheer iyo caafimaad taam ah haku siiyo❤❤❤
@PoppieRooi
@PoppieRooi 3 месяца назад
Allah AK bar
@luulaliabdullahi1492
@luulaliabdullahi1492 3 месяца назад
🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻👍👍👍
@AichaAbdillahiMoussa
@AichaAbdillahiMoussa 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤
@SabriyeadanSabriye2024
@SabriyeadanSabriye2024 3 месяца назад
Insha. Allah. Runta. Ayaa. Lawada. Shegayaan. Oo. Allah. Iyo. Rasuulkiisa. Waxay. Jecelyihiin. Runta. Adunka. Dhamaantiis. Ayaa. Shaqeynaysa. Xilikasta. Runta. ❤❤❤. Allah. Subxanahu. Watacalaa. Xaqiisa. Waxuu. Tirtiraya. Ama. Baabinayaa. Dhamaan. Baadil. Dhamaantiis. Aduunka. Dhamantiis. Ka. Jirtay. Wayna. Bilaabatay. Inuu. Allah. Xaqiisa. Guuleysatay. Allahna. Xilikasta. Guuleysatay.
@sadiahassan798
@sadiahassan798 3 месяца назад
Mashallah qofkasta Muslim ah waa walaalkaa si wanaagsan ayaad u hadashay Allaha ku xafido
@user-tb3wm5hr4j
@user-tb3wm5hr4j 3 месяца назад
Proffesorka runtuu kahadlay
@maslah345
@maslah345 3 месяца назад
Runtuu kahadlay cabaas siraji ALLAHA UNAXARIISTO JANATUL FIRDOWSA ALLAHA KAWARABIYO WAA LA ISKUDAYEY QATILKII DILAY IN QATILNIMADIISII QABIIL AHAAN LAGU DIFAACO
@habiibawarsame5183
@habiibawarsame5183 3 месяца назад
Asc. Mashaa alaah alaaya cisag xaalku waa SaaS. Xaalku
@sahroali7203
@sahroali7203 3 месяца назад
Masha allah waa arin sax ah xaqa alla hana tuso DDD hala ilaaliyo munkarkaan batey iyo darogadaan iyo caladaan lagu waashtey hala mareyo oo gacan bir ah halagu qabto ninka dadka dilaya badidoodaba maskaxdoda ma jogto marka dadkaan iyo dakena diintena werar baa lagu soqadaye waxa garadka iyo culmadena iyo dowlada ha iskalmeystaano ee dadkaan hala daba qabto mahadsanidiin
@farahkeinan3289
@farahkeinan3289 3 месяца назад
waa runtaa maa shaa allaah runtaa sheegtay mahadsanid caafimaad baan kuurajaynayaa aamiin aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@gacamadheerem.x.d.2984
@gacamadheerem.x.d.2984 3 месяца назад
Laandheere waa Raxaweyn
@ismailqanuni3551
@ismailqanuni3551 3 месяца назад
Jazakallah professor
@elburadde5092
@elburadde5092 3 месяца назад
Huseen iimaan waad ku qaldan tahay inaad dhex dasho arimaha Sayid Cali kuna hal qabsathd Siraaji iyo askarigi dilay taas macnaheedu waa inaad wali HG aarsi iyo xumaan ladaba joogtid
@ismailfarah3463
@ismailfarah3463 3 месяца назад
MashaAllah,Justice should prevail inshaAllah 🎉
@umsaad9390
@umsaad9390 3 месяца назад
Hadaad xaq sheegayso kalasaar raga iyo dumarka is dhexfadhiyo liana saas diintu ma ogala sidaas
@user-pw3hm8wh8c
@user-pw3hm8wh8c 3 месяца назад
alla ya cisak adeero
@faisalsheikh5682
@faisalsheikh5682 3 месяца назад
Walahay xamar waasoo hagaagaysaaba Mar hadiiba xaqa iyo runta maanta dadku sheegikaraanba kudhiiranayaan
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 месяца назад
Absolutely 💯
@Aybiibi
@Aybiibi 3 месяца назад
Hada dadkan ma waxdhagaysi bay uyimaadeen mise inay telfoonadooda kumashquulaan u yimaadeen 😳😳😳😳😳😳😳
@user-gn8gb6zw4j
@user-gn8gb6zw4j 3 месяца назад
Raganimo cadaalada in lafuliyo shay muqadas ah. Nin 3 Mar dil lagu xukumay hadana layskadaba wareegayo wa cadaalad daro
@nurahmed8878
@nurahmed8878 3 месяца назад
T
@PoppieRooi
@PoppieRooi 3 месяца назад
Thanks 👍 my brother ❤
@user-lc7wh1yj8f
@user-lc7wh1yj8f 3 месяца назад
Adeer dad badan ba ra.yigaas kulaqaba lakin ilaala gaar ah malahan
@haweyacaymad3264
@haweyacaymad3264 3 месяца назад
Waa sax
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 3 месяца назад
Gabar la jarjaray oo xitaa meydkeda la waayay kama hadlin balse tiina marki ay ku dhacdana waad hadleysaan sow maaaha in Alle kacabsiga uu daciif yahay prf hooyadii ooyi jirtay maxaad uga hadli weyday ood runta u sheegi weyday maaanta miyaad na leedahay runta hala sheego
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 3 месяца назад
Inshallah ninkas diilaga ah waa inlaa diilo xaaqa lulu allha haso dadajiyo inshallah dilgas togasho inshallah tiirka tiirka tiirka tiirka tiirka tiirka tiirka tiirka tiirka
@bashirjama1835
@bashirjama1835 3 месяца назад
Haddii uusan ninkaasu dambiile ahayn yaa dambiile ah?
@mohamudgesey7995
@mohamudgesey7995 3 месяца назад
Sheikh hadaba dowladanimo ma jirto maxa iska galayeadeer
@abdifitahabdullahi4675
@abdifitahabdullahi4675 3 месяца назад
Oday cuqdadeysan oo laciilay ayaa tahy. Edeb yeelo hadii kle sidii shamuureey ayaa magaalka kacarareysaa.
@abdiaziizomar1285
@abdiaziizomar1285 3 месяца назад
Sax gawadha qarabo matahiin wa runta mid aniga dhaxeeyso hawargidir naceyb
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 3 месяца назад
kkkkkkkk caqli xumada meesha kala tag runtuu sheegay ninkaa waa in adilo habargidir lama nebca ee nin xaas kiisagubay hadii ladhaho hala dilo ma habargidir baa lanecebyahay subxaan allaah diintii alle qabiil kaadkadooratay illaahay ka baq aakhiro illaahay wuu ku waaydiinayaa habar gidirna kuma difaacaayso aakhiradaada utudho waa iga talo wl nimo
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 3 месяца назад
Ninkaan qofkuu dilay kas buu u dilay xukunkiisana waa dil.
@degan4
@degan4 3 месяца назад
Subxaana Allah. Islaanimadkii baan ka leexanay Adeerkay Ereygaas ha dhihin waa eray culus 😢😢😢😢
@user-tb3wm5hr4j
@user-tb3wm5hr4j 3 месяца назад
Runta miyaad islaamnimada waan kaleexanay
@AichaAbdillahiMoussa
@AichaAbdillahiMoussa 3 месяца назад
🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@habibamursal3942
@habibamursal3942 3 месяца назад
Waa runtiis walahi in anan shaqo iyo sharaf gooni a u hayn qabilkayga
@mukhtarmohamed4364
@mukhtarmohamed4364 3 месяца назад
Runtu waa SaaS xaquna wakaas
@abdirashidmohamed1358
@abdirashidmohamed1358 3 месяца назад
Odeyqan runtiis waaye
@mohamedbilal950
@mohamedbilal950 3 месяца назад
Pf he is exactly right 💯...
@user-vx7qp3mi9x
@user-vx7qp3mi9x 3 месяца назад
Masiibo haku dhacdo. Sayid cali ilaahow. Qabo isaga iyo inta difaacaysaba
@osmanahmad8509
@osmanahmad8509 3 месяца назад
Markaa habaaramaysid in xaq lagaa sido ayaa ka horaysa ama habaaran ama uducee hadii awowgood diyo uqaaday caruurta agoontaa sayid cali qisaas laguma lahan sharciyan habaar iyo qaylo hadii lagu dilaa mar hore ayaa ladili lahaa ssyid cali. Shareecada islaam barasho iyo kudhaqan ayey rabtaa dad aadan xaq ku lahayn inaa iska habaartidna waa kugu qalad
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 3 месяца назад
​@@osmanahmad8509 Waa gar inaa saas u hadashid qabyaaladda iyo cunsuriyadda kaa muuqata ilaahay baa kaala xisaabtamaya, maalin kale baad ka jawaabi adoo god mugdiya ku jira oon habar gidir waxba kuu qaban karin iyo hawiye toona.
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 3 месяца назад
Dad weligood moryaan ahaan jirey oo Diin iyo Dhaqan laheyn oo yaqaan kali ah dil, boob iyo dhac oo wax kale aqoon baa weli difaacaayaa dhagar qaban qabiixa ah. Haddi maanta la soo daayo ninkan adduunka ma joogaayo. Waayo qof kasta Muslim ah ayaa ma ogolaan daro kala sareyn iyo cadaalad darro. Waxaa kali ah oo u ku badbaadi karaa haddi ciirka la geeyo ama toban kun oo ciidan ah lagu ilaaliyo inta noloshiisa ka hadhey? 3 igu wllhi inaan Sheekhaal abtirsiin kulahey oo meelna ka soo galin lkn cadaalad darada intaa le'eg wax qof damiir leh aqbali karo maaha. Cid diyo qaadan karta ama cafiin karta oo Luul aabaheed aheyn ma jirto lkn haddi Diinta HG sidaas qabto waa gaar.
@haweyacaymad3264
@haweyacaymad3264 3 месяца назад
​@@osmanahmad8509Haye bal iiwad sheekada ma saasaa gartay😮😮
@najiib4836
@najiib4836 3 месяца назад
DULMILOW ayaad tahay , Farmaajo muxuu wuxuu kaaga diiday inaadan dhalin wiilka aabihiisna diyo ayuu rabay , Farmaajo Diinta ayuu wax ka yaqaanay balse waxaa amray Xasan oo aan Diin waxba ka aqoon .
@abdikanijibril3860
@abdikanijibril3860 3 месяца назад
dadka waa bilaa respect waxaan saas u leeyhay fiiri kuligood taleefan ayey ku fooraraan waxba ma dhegeysanayaan
@maryanl804
@maryanl804 3 месяца назад
Waaa maqan yihiiiiin dadku
@khalidaxmed7279
@khalidaxmed7279 3 месяца назад
Odeyga runuu sheegey lkin yavooh iyo alcadaala wey ka xumaadeen wajigooda fiiriya😊
@maslah345
@maslah345 3 месяца назад
Runtuu ka hadlay cadaalad ayaa umada kufilan
@Keenadiid100
@Keenadiid100 3 месяца назад
Sayid Cali. Naftiisa micno yeey sameenaysaa in la badbaadiyo. Sayid Cali life matters. Eebahano wuxuu jecel yahay kuwa wax cafiya,dulqaata.
@zakifarah2870
@zakifarah2870 2 месяца назад
Hadii la dilin beri qofkalle uu dilaa xaaraaye
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 3 месяца назад
Dadka loo khudbaynayo, dhammaan waxay ku mashquulsan yihiin teleefanadooda waana jaahilnimo iyo inaysan ku soconin xakha uu professor-ka ka hadlaayo.
@mohamedabdi2850
@mohamedabdi2850 3 месяца назад
Odaygaan social media ayuu ku biiray waa jaahil yaa usoo dacwooday ma maxkamadaa mafilinbaa ma saaxibu damkii miyaa waxkale maahan kuwa is dilay ayaa iska xigee habargidir nacayb ama waa doqon aan garanayn maqaamkiisa.
@somalihanolato741
@somalihanolato741 3 месяца назад
War xalala ah DM ayaa looga suga Mar walba
@mohamedabdulahi596
@mohamedabdulahi596 3 месяца назад
Waar shabaab maxkamadeeda aada
@abdicaziz99
@abdicaziz99 3 месяца назад
😂😂 khawarijka tahay was
@xaawajamac1921
@xaawajamac1921 3 месяца назад
Maxallaaa run ayuu sheegay soomaali waxa baabiiyey waa qabyaalad ninkaa runbuusheegay alle hu gargaaro
@nuurmohamed5195
@nuurmohamed5195 3 месяца назад
HG ayaa la dhahaa dadkaan waxay ka yimaadeen gobolada dhexe waa iska reer baadiyo . Xataa diin hadey bartaan wey siyaasadeynaayaan yaab.
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 3 месяца назад
Waa sax haala togto qaasb tiirka diilaga togasho
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 3 месяца назад
Walal Macalinki Jareerweyne asago schoolka jooga lagu dhex dilay e wiilashi abgaal iyo hooyadi la yiri wa dileen aaway dhiigiisi iyo xaqisi aaway?
@boosteeyorooble5287
@boosteeyorooble5287 3 месяца назад
​@@shamsoibrahim4431 Qofkii wax dila waa in loo qisaasaa ama ay reerka wax laga dilay ay cafiyaan diyana' qaataan waa siday reerku raalli ku yihiin. Balse, gabadha la gubay aabaheed baa diidan inuu qaato diyo, markaa taasi laguma xeri karo dhibaato reero kale dhex martay illeen reer waliba ayagaa ikhtiyaar leh !!!
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 3 месяца назад
@@boosteeyorooble5287 wlal wa taasi saxx, ? aaway macalinki jarerweyne ee schoolka dhexdisa lagu dilay aaway ninki jarerweyne ee la gubay ? Dadkas wa Abgaal wax hadal hayo maleh aaway cadaaladii dadkaas maxkamad iyo meel lagu wadwado adiga ma aragtay? Aniga ma arkin cadalada cidna wa qabata cidna ma qabato Miya? ee gabadha inay xaqeeda hesho cidna ma diidana
@Caliya7
@Caliya7 3 месяца назад
Wallee wadaadkaan runtuu sheegay ee somaliyey aaqiro iyo aduun qabiil waxba idinma tarayee runta iyo cadaalada ku dadaala iyadaa wax idiin taraysee oo aaqiradiina isugu naxarista.
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 3 месяца назад
Laakiin si dadka loo wacyi taliyo waxaa loo baahan yahay wasaarada in la keeno umada caafimaad qabta oo ka caafimaad qaba wax dadka looga digaayo si dhalinyarada maskaxdoodu ay ugu fakaraan ooy hami sarre u yeeshaan quraanka iyo qabyaaladana uga Koraan
@jamamohamed9721
@jamamohamed9721 3 месяца назад
Adigaba waxba mataqanid mana ogod
@PoppieRooi
@PoppieRooi 3 месяца назад
Good
Далее
Abwaan Maxamuud Maxamed Yaasiin Dheeg
6:36
Просмотров 31 тыс.