Тёмный

Season 3; Ep: 01; NAF LA HADAL - Albaaqiyat Podcast 

Amal Abdilaahi Bade
Подписаться 40 тыс.
Просмотров 7 тыс.
50% 1

Waxa jira waxyaabo badan oo Allah bini adamka kudhex abuuray oo ubahan hadana inuu isagu kashaqeeyo fahmo wakhti galiyo oo uu kala dhig dhigo , naftu waa nimcooyinka ugu waa wayn ee Allah bini adamka ku arsaaqay waxana tunka looga saray qof walba inuu isagu is furfuro oo uu isfahmo kadibna marka uu isku dhaadhaco ay isku caawiyan sidii ay hadafka way uwada xaqiijin lahaayen una gaadhi laahayeen maqsadka balaandhan ee aynu kuligeen uwada socono kagaa bogo xalqadan arimahaas faahfasan .

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 17   
@mushtaaqomar9657
@mushtaaqomar9657 Год назад
Masha Allah wallo ilahay raali hakaa noqdo wax badan noloshaydi ka badashay hadalkaagu aad ayuu iisaameeya ❤🌺
@user-ml9ut1tc7f
@user-ml9ut1tc7f 6 месяцев назад
Mahadsnid abayo ilaahy hakaa abaal mariyo❤
@mabrukadaaud1434
@mabrukadaaud1434 Год назад
Mashaallah Alle hakaa abaal mariyo wakhtiga aad galisay diyaarinta podcast noo soo badi ❤️
@katiac8085
@katiac8085 Год назад
Masha allah jazaka laaah walal si cilmiyaysan aya uga hadashay
@nasrasaid4665
@nasrasaid4665 6 месяцев назад
M.a thank you xabbti 😢
@quenqaali6641
@quenqaali6641 Год назад
Masha Allah jazakallaahu qeyr wll🥰❤❤💯
@alcadaalamedia448
@alcadaalamedia448 Год назад
Maasha Allah mahadsanid ustaad
@Hubimacluumaadka
@Hubimacluumaadka Год назад
Keep up zizter ❤️
@camiryare9054
@camiryare9054 Год назад
Mashaa allah walaal. Barakoow
@user-bf7rw2rm9g
@user-bf7rw2rm9g 9 месяцев назад
Jazakallaahu kheyran abaayo ❤
@prettydiamond4019
@prettydiamond4019 Год назад
Masha allah sis alleh hkaa abaal Mariyo
@aishoyusuf7860
@aishoyusuf7860 Год назад
Masha allaah♥️
@Inaamawil-se7uz
@Inaamawil-se7uz Год назад
M.asha allh zizter misanka xasanaad allha ku saaro nafatayda dib u firiyey ayad sabab u noqotay
@user-ed4nr3mt4y
@user-ed4nr3mt4y 11 месяцев назад
Mahadsanid abyo❤
@queensister2406
@queensister2406 Год назад
Jazakllh qeyr abayo ❣
@faraxabdi8418
@faraxabdi8418 Год назад
mash allh😍
@baadisooc5976
@baadisooc5976 Год назад
Walaal haddi marka aad podscatiga samenayso waxan jeclan laha inad noo raaciso goobaha aad kaso xigato tusaale bugaag,Maqaaalo,websites.aadna waad u mahad san tahay walaal Allena Raali haka noqdo adi iyo qoyskaaguba.
Далее
The Most Elite Chefs Ever!
00:35
Просмотров 3,9 млн
NAF LA HADALKA
8:02
Просмотров 2,6 тыс.
021 | Atomic Habits | Sidee caadooyin loo samaystaa?!
1:00:33
Episode 12: Naf-la Hadal |Self-Talk|Kabasho|
32:54
Просмотров 128 тыс.