Тёмный
Amal Abdilaahi Bade
Amal Abdilaahi Bade
Amal Abdilaahi Bade
Подписаться
Halkan waxan kusoo gudbinaa barnaamijyo manfac leh ugu horeeyo Albaaqiyat Podcast, waxaynu kaga hadli doonaa tabaha aynu ku noqon karno dad isku miisaama nolosha dambe iyo ta hada taagan, inagoo raacayna Quraanka iyo sunaha nabigeena suubanaa ( Calayhi salaatu wasalaam).
Amal Abdilahi Bade

#albaaqiyat #albaaqiyatpodcast
Комментарии
@CimroIbraahim
@CimroIbraahim Час назад
M.a xbbti❤
@maxamedabdifitah5650
@maxamedabdifitah5650 2 часа назад
Mahadsanid 🎉😢❤
@ZamzamJelle
@ZamzamJelle День назад
Dhiragalisdeyda amaley❤😊
@munocabdimayow23-km1cz
@munocabdimayow23-km1cz День назад
Mahanida wllshey
@KeifNour
@KeifNour 3 дня назад
Amaaley wlleee Guuleyso labada darood wa xili qiyamu layl ah 3:21am🤲
@MohamedYusuf-cb6dk
@MohamedYusuf-cb6dk 3 дня назад
شكران حبيتي❤❤❤❤❤❤
@MohamedYusuf-cb6dk
@MohamedYusuf-cb6dk 3 дня назад
❤❤❤❤😊😊
@SalmoAbdullah-b7b
@SalmoAbdullah-b7b 3 дня назад
Masha Allah
@AnfacAbuukarxuseen
@AnfacAbuukarxuseen 4 дня назад
Jazakallah kheyr hppti Allaah ha kaa abaal mariyo✅️💯🥰
@khuluttahir1788
@khuluttahir1788 4 дня назад
Mzhaa allah zhukran xppti qalp ❤
@faadumoaadan5340
@faadumoaadan5340 4 дня назад
Abayooy Malmahaan Waad naga gabisey RU-vid iyo podcastkaba Ee Tabintadii Hore So Celi Ilahay Raali Haka Noqdeee ❤️🙏
@najmaquen9389
@najmaquen9389 4 дня назад
❤❤🙏
@AkshuuuCade
@AkshuuuCade 4 дня назад
Illahayow ino dambi dhaf dhamantena🤲😭Illahayow ino naxriiso dhamantena 🤲❤🥺❤أللهم أغفلي ألمسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الأحياء منهم والأموات 🥺
@AkshuuuCade
@AkshuuuCade 4 дня назад
Illahayow ino dambi dhaf❤🤲
@filsancadey1397
@filsancadey1397 4 дня назад
Than you Amaal❤
@MariyaAxmed-d5p
@MariyaAxmed-d5p 4 дня назад
Maashallh xbbti❤ jazakallhu khyr
@NASRIAHMED-vv6ci
@NASRIAHMED-vv6ci 4 дня назад
M.a walaashay
@user-oi4pq7xq2x
@user-oi4pq7xq2x 4 дня назад
Masha allh abyo allh ha ku xafido
@nadiramohamed8542
@nadiramohamed8542 4 дня назад
Jazkalh kheyr wll qalbi❤
@arwamustapha8969
@arwamustapha8969 4 дня назад
Wllo qrxe aaaaad baaaad u mahadansatahaya ❤😊😊😊😊
@ShukriMaxamuud-fi6gk
@ShukriMaxamuud-fi6gk 4 дня назад
❤❤❤
@CatiikaYar
@CatiikaYar 4 дня назад
❤❤❤masha Allah tabaarakallah mahadsanid wllo. Iscanaantu waa dhibka I haysta
@saidahashi9921
@saidahashi9921 4 дня назад
Ano naftayda la dagalamayey last 2 weeks bn muqalkan arkay waxan rajayanaya in an wx iskaga bedelo😢😢
@Apdale-ue4gb5iq9v
@Apdale-ue4gb5iq9v 4 дня назад
Please kaso hadal overthing😢
@maahiraden1095
@maahiraden1095 4 дня назад
MaashaAllah ❤
@CabdiqaaliqQaaliqcabdi1987
@CabdiqaaliqQaaliqcabdi1987 4 дня назад
Shurran abayo wax badn aya kafaidey❤
@user-dg8fn7wm8z
@user-dg8fn7wm8z 5 дней назад
MashaAllah Amalie kuchacliya Habo Allah hakuchaclado sweetie
@Sahruush
@Sahruush 5 дней назад
Oofka kliya i dejiyo waa hooyadey😢Allow ku naxariiso mxan ku tabay hooyo😭😭😭
@Sahruush
@Sahruush 5 дней назад
My queen Amal shukrn hppti ❤❤❤
@Amalmaxamad-mu4rx
@Amalmaxamad-mu4rx 5 дней назад
Xppti amal jazakallah❤
@nasrasaid4665
@nasrasaid4665 5 дней назад
Thanks xabbti ❤
@user-zi5gl6xk9e
@user-zi5gl6xk9e 5 дней назад
amal walal macan jazaka llah sida usugaye halqadi 3aad
@user-yq4xk1mt7j
@user-yq4xk1mt7j 5 дней назад
Waan ka qoomameeyaa hadaan qalad galo Lkn laba ayaan marwlpa kaga gudbaa tan koobaad waxaan hagaajiyaa oon badiyaa xidhiidhka allaah jalla jallaaluh Tan labaad waxaan bilaabaa inaan naftayda la sheekaysto oon dhiiri galiyo kuna dhaho yaa dambiyada dhaaf allaah s.w.t isaga utag cafisna waydiiso waxaan kloon ku dadaalaa inaan saxo jadwalka naftyda sida cuntadeeda hurdadeeda capitaankeeda qurxinteeda waxaan hor istaagaa muraayada waxaana dhahaa adigu is ahaw unoolaw naftaada iyo cibadada rabigii ku uuntay wlhi waan dagaa waxaana hellaa taganaan nafeed Alxamdulilaah
@Soonioyaa
@Soonioyaa 5 дней назад
Abaayo mcn alle haku xifdiyo ❤ Waan mu taageeraaa
@ruuabdi4585
@ruuabdi4585 5 дней назад
Anig qalad allh kagaly baa barwaliba kashalaya waa laba qalad wawayn waxa isdhaha mx waygas aqligaga uyaray mx qaldkaas usamysa marwalib danbi dhaaf wydista allah 😭🤲
@MeymaAhmed123
@MeymaAhmed123 4 дня назад
Abyo dhamneen qaladaa kalnaa lkn mar walbo allah danbi dhaaf waydiso oo haka quusan raxmada alle danbigasna mar labad hasameyn❤🎉
@ruuabdi4585
@ruuabdi4585 3 дня назад
@@MeymaAhmed123 hy abyoy mawa kaquusto allh
@user-rf3qc9gh3h
@user-rf3qc9gh3h 5 дней назад
Qalpi wanagsan🎉❤
@asmamohamed4404
@asmamohamed4404 5 дней назад
Abaayo amal qiimo bdn
@HidaoBashir
@HidaoBashir 5 дней назад
First of person 😮🎉
@munaqasim
@munaqasim 5 дней назад
❤😢💗💖
@MaxamedcawilNuur
@MaxamedcawilNuur 5 дней назад
Mashallh
@faatimaahmedmohamuud
@faatimaahmedmohamuud 5 дней назад
masha allaha
@Soniyaa123
@Soniyaa123 5 дней назад
Amaaley san u jclhy podcastiyadada❤ allaha ku jclado
@maxamedabdifitah5650
@maxamedabdifitah5650 5 дней назад
Shukran❤
@HabibaQurux-bm5pq
@HabibaQurux-bm5pq 6 дней назад
Masha allah xppti hore uu si wad kharykaa♥️💯🥹