Тёмный

Session 1 : EP10 DIYAARGAROW- Albaaqiyat Podcast 

Amal Abdilaahi Bade
Подписаться 34 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

Cabsida iyo wararka inaga haya dhimashada iyo nolosha aakhiro waxa qayb wayn ka ah aqoon darada iyo jahliga inaga haysta masiirkeena iyo waxa inagu sugaya aakhiro , xalqadan waxa aynu kaga hadlaynaa qaybaha nolsoha qofku marka uu dhinto kadib waxyabaha dhici doona maalinka qimahaa , iyo sida aynu ugu diyaar garobayno lakulanka ilaahay .
dhagaysi wanaagsan .
NAGALA SOCO AXAD KASTA APPLE PODCAST, GOOGLE PODCAST IYO SPOTIFY 7:00pm FIIDNIMO.
Apple Podcast
podcasts.apple.com/ae/podcast...
GOOGLE PODCAST
podcasts.google.com/feed/aHR0...
SPOTIFY
open.spotify.com/episode/0nia...
#albaaqiyat #albaaqiyatpodcast

Опубликовано:

 

15 янв 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 26   
@Sabaaxcali219
@Sabaaxcali219 7 месяцев назад
Ilaahow gafkeena iyo geerideena hakulminin aamiin yarabbi yaraxman🤲
@saadiahaji
@saadiahaji 2 месяца назад
Mardow ayan kusobiray Baqiyat wonderful content ilaheey ajaar hakasiyo abayo❤
@monamandeeq3059
@monamandeeq3059 Месяц назад
Macal asaf waan awoodi wayay inaan dhageysto xalqadan 😢 ma garnyo sababta wan cabsaday alle janada ha ina wada geeyo dhamantem walal
@aishahassan4772
@aishahassan4772 6 месяцев назад
اللهم أحسن عاقبتنا في الأمور كلها اجرنا من خزي الدنيا وعذاب الآخرة
@Asmaaa_12
@Asmaaa_12 10 месяцев назад
جزاك الله خير الجزاء وأحسن الله إليك ياأختيييي❤❤❤
@shaqalecabdikariim9233
@shaqalecabdikariim9233 Год назад
اسأل الله رب العرش العظيم أن يكثر لنا امثالك اللهم امين
@taarikh24
@taarikh24 Год назад
SUUR Mucnaha ugu soo dhow ee la isticmaalo waa BUUN
@ibnhassaan5674
@ibnhassaan5674 Год назад
Qarni waxaa weeye Geeska sida geeska Goodirka oo kale oo xitaa dadka baadiya way afuufaan oo yeeriyaan ,waxaan sidaa ka maqlay in Qarniga Gees yahay Sh Cumar Faaruuq raxmatullaahi caleyhi.
@user-vj7yn9hg2y
@user-vj7yn9hg2y 6 месяцев назад
masha allah
@aishahassan4772
@aishahassan4772 6 месяцев назад
Suur waa buun wll rabbi ha ku barakeeyo
@hipomahamud2825
@hipomahamud2825 Год назад
Waaa mahsanthy abyo aaamiin ❤
@azmamahat6586
@azmamahat6586 Год назад
mnzhalh wloh mcn hmblyo hore.usco aaadbaan uga faiday barnamijyadada
@khadiijoqalanjomaxamed3285
@khadiijoqalanjomaxamed3285 11 месяцев назад
Scw scw. You
@arwaaallaleh1330
@arwaaallaleh1330 Год назад
@hamdasaed1432
@hamdasaed1432 Год назад
Hore usoco wlal qaali masha allah❤❤
@hindaabdirisaq2010
@hindaabdirisaq2010 7 месяцев назад
❤qiimo badan ❤
@Sanaaaxmad79
@Sanaaaxmad79 Год назад
M.a abyo wan kugu faraxay horay usocdo sidan wab jeclhy dhagesiga m.a
@mushtaaqomar9657
@mushtaaqomar9657 Год назад
Wallo xgaa laga heli karaa Micnaha kalasoo xudhiidhi karaa
@daahircaafi9547
@daahircaafi9547 11 месяцев назад
Buul ayay culimadu kumacneyan culimaduu
@gamessjr3228
@gamessjr3228 Год назад
Suur macnaheedu waa caroog afsomali ahaan
@Amal1124
@Amal1124 Год назад
Mahadnaid wlala
@nasrudinabdalla
@nasrudinabdalla Год назад
Walashay (SUURKA) afka soomaliga wuxuu noqo nayaa (Buun) Tusaale: Markii buunka layeeriyo.
@xildhibaanismadhibe3731
@xildhibaanismadhibe3731 Год назад
Suur magaranayo lakiin waxaynu ku tusalayn karna codka digniintaa ee la daaro marka magaalo laga baqayo in laso weeraro oo kale saasan ku micnayn lahaa 😎
@aminaismaciil3354
@aminaismaciil3354 Год назад
walaalo iyagoo isku xigxiga xagee laga helaa imika 3 ,4,5, mahayo
@Amal1124
@Amal1124 Год назад
Walalo wali Account hawshiisa lama dhamaystirin xalqadaha waan soo wada galinayaa intaa ka horaysana applicationka Podcast laidhaa la dhagyso Ama linkaga raac podcasts.google.com/feed/aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9jNGExOWMyMC9wb2RjYXN0L3Jzcw/episode/ZTlmNmY4OTAtYzdhYi00YTQ1LWJkNzctNjNmODkyMDc0Y2Yx?ep=14
@maxamedibraahim1386
@maxamedibraahim1386 Месяц назад
صور waxaa ladhahaa buun ونفخ في الصور markii buunka la afuufo قرن waa gees Waatii xiis ahaa faaris waxaa iskudecesan hal ama lawo mar اما الروم فداة قرانين waa geeso badan tahay
Далее
021 | Atomic Habits | Sidee caadooyin loo samaystaa?!
1:00:33
Hikmat Wehbi Podcast #155 Layla Saleh ليلى صالح
1:14:26
Maskax Dhaqid | Fandhaal Podcast 63 | Buug Muhiim ah .
27:35
Season 1~EP:05: TALASAARASHO - Albaaqiyat Podcast
24:11