Тёмный
No video :(

Sh. Aadan Siiro oo ka Digay Lunsiga Hantida Ummadda 

Horn Cable Tv
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 20 тыс.
50% 1

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 75   
@afrahap4406
@afrahap4406 5 лет назад
Maasha allah illaahay waxan kaga baryayaa inuu caafimad kusiiyo waa run sheeg illaahay haku barkeeyo Ameen
@yunisjama3378
@yunisjama3378 5 лет назад
Sheekh Aadan X. Maxamuud Xiiray Rabbi Caqliga iyo Caafimaadka ha u siyaadiyo;
@afrahap4406
@afrahap4406 5 лет назад
Ameeen yaa rabbi
@tiriigtiriig5806
@tiriigtiriig5806 5 лет назад
Maasha allaah jazaakalaa kheer
@lightofmylife2008
@lightofmylife2008 5 лет назад
Ilhay darti ayan u jecelahay sheike adan siro. Ilhay ha siyo cimri dheer iyo cafimaad mashallah sheike kaliya dulmiga jira ka hadla. Sidaan kuma socoto
@apirahmanzamm8665
@apirahmanzamm8665 5 лет назад
Maashaa allaah ale hanoo daayo sheekha iyo dhamaan culimadayafa runta Ku adima dadku waa dadkiiniiyeh dalkuna was dalkeeniyeh mabruuk Sheekh aafen runlow
@jimcaalemussewarsame1515
@jimcaalemussewarsame1515 5 лет назад
alle ha xafido sheekh aadan siiro ilaahay dartii baan u jecelahay
@amuunabdi5554
@amuunabdi5554 5 лет назад
Sheikh waxaa ka baqayaa in la xiro may allah protect you
@user-ot9pi4tq7m
@user-ot9pi4tq7m 5 лет назад
إن الحكم إلا الله
@hargeisa24h
@hargeisa24h 5 лет назад
Waa Xaalad aan hore loo maqal tan oo kale, Subxaana laah.
@gudoomiyelabasuul8297
@gudoomiyelabasuul8297 5 лет назад
Sheekh aadan siiro ale caafimad haku siiyo
@mrjkjk5574
@mrjkjk5574 5 лет назад
Sheekh Allah ha ku dhawro xilka inoo qabta culimadaay
@PacificBruva
@PacificBruva 5 лет назад
Sheikh adan siyaasi
@guledali446
@guledali446 5 лет назад
Ax subxaaan sheeekhu wuu dhuuubtay.
@mrjkjk5574
@mrjkjk5574 5 лет назад
Wali la ma Arag Lama maqal noocaan oo kale wali waa yaab carab oo waxa ay yihiin la oghayay in ay dhulkeena bilaash ku siiyaan Ax Ax Aaway ehlu garaadkii Dalkan lahaaa wlhi INA riyaale ayaa dhaamay qoladan kulmiye ee sharafkeenii iibsaday Aaway Aqoonyahankii iska celinlahaa carabtan maraykanku xukumo dalku maanta waxa uu ubaaahan yahay culimada garashada dheer ee Aqoonta leh sida sh mustafe sh Aadan siro Sheekh dirir iyo culimo ka loo badan Ax lagu khasaar qoladan siyaasiyiinta ah
@adaruzmohamed4748
@adaruzmohamed4748 5 лет назад
CASHUURTA👊 DANYARTU DHIBTO NINKA😭 DHUUNTA MARIYOOW QAAXO AAD KAQAADO IYO XINJIR DHIIG LE MOOYE MAD CUNIN WAX DHEEFLE XAQIIQATAN
@Jawaahir617
@Jawaahir617 5 лет назад
Sxb nin xikmad.baden ayaa tahay meel walba ama video walba hadal koban oo xikmad leh ayaad la taavantahay kkkkkkkk
@adaruzmohamed4748
@adaruzmohamed4748 5 лет назад
@@Jawaahir617 JUMA .MUBARAK BRO
@Jawaahir617
@Jawaahir617 5 лет назад
@@adaruzmohamed4748 jumca.mubaarak bro daljirka dahsoon
@Abdi-Mohamed
@Abdi-Mohamed 5 лет назад
haa ninka caan caan dhalay noqoday every video especially video that posted on tv channel hctv
@abduuwahaap8488
@abduuwahaap8488 5 лет назад
Wa lipx walhy aidarus wn xiseya hadalkisa keep going broder
@faha9585
@faha9585 5 лет назад
WAAKAA CULUMADII YAABTAY ILLAAHAY CIMRIGA HAKUUDHEEREEYO MADAXWEYNE MUUSOW ILLAAHAY UNOQO OO BADBAADI DALKA
@guledali446
@guledali446 5 лет назад
Mahamed haaashi horta ha la soo qabto.
@naasirfaarax903
@naasirfaarax903 4 года назад
Adeerkay waxba muu xadin
@cabdicalicali1062
@cabdicalicali1062 5 лет назад
Sh wuxuu rawaa madax nimo
@lightofmylife2008
@lightofmylife2008 5 лет назад
Shacabku waay inay meesha kacan tuugta wadaanki waay iibsadeen. Black water wa yuhuud shirkad calshood u shaqaystayal ah ba saliga barbara loo dhibay. Ilhay sharkoda hanaga hayo reer Berbera iyo somliland nabad gelyadoda waan u baqaya maar hadi uae o shirkad yahud ah so ageegsanyo dhekdi lo dhibay
@Banuhashim237
@Banuhashim237 5 лет назад
AFKII XUUTIGA AYUU KU HADLAYAA BLACK WATER WAXAA LA GEEYAA MEELAHA AAN DADKA JOOGAA DAGAALKA AQOON.SOMALILAND WAXAA JOOGA DAD DAGAALKA HIDA U LEH.MEESHA CIIDANKA QARANKA BARAKAYSAN AYAA LAGU TABABARAYAA KUWAA AYAA XARAMKA DIFAACAYA.
@abdirahmansaed8736
@abdirahmansaed8736 5 лет назад
Wxan dawlad kushega ah dalka halaga qabto wlhi o culumadu talada halawaregto jahilin iyo tuug an wxba idunka kala socon aya ina qabsaday
@sheekhmooldhe8104
@sheekhmooldhe8104 5 лет назад
Ka hadaldheh seltecko lacagtuu cuno had iyo jeer
@naasirfaarax903
@naasirfaarax903 4 года назад
Solteco hal dollar oo xaaraana ma cuno ha caayin abtigey baskuu raacaa xittaa gaadhi maleh
@caaqilrooble6069
@caaqilrooble6069 5 лет назад
Walee black water in ay sacad muuse iyo jeegan kala aqoon war jooga
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 5 лет назад
Carab iyo yuhuud ayaa inoo tashaday. Waxaan idinkula talinlahaa ruush u yeedha waad aragtaan siduu suuriya u caawiyay. Ee uu yuhuudii rabtay inay wadanka ka burburiyaan oo uga celiyay. Sidii wadamadii kaleba dhulka loogu simay.
@dalmarshow7877
@dalmarshow7877 5 лет назад
Bal maxaan laba gaal oo aftirsiimo gudboon Midkood aan ugumeyn midna guusha usiino Aniga iiga gidhiisha.
@abdirahmanibrahimdiriye4097
@abdirahmanibrahimdiriye4097 5 лет назад
sheekhu imbadan ayuu soo sabraye maxaa wasiirka diinta iyo awqaafta looga dhigi waayay
@boossbooss1485
@boossbooss1485 5 лет назад
Angu dhawr jeer ayan ka hadlay arimaha somalilnd gar ahan commentiyada ango runta shegayaa oo leh sidaaas wadanka halagadaayo dadkan xun ee madaxda in ah yana lagu taaagerin xumanta yana la odhan iska suga way ina dhafayaaan beriye halagu tala galo siday utegi lahaaayen huradada halaga tooso rer somaliland
@caaqilrooble6069
@caaqilrooble6069 5 лет назад
Walee imaarat hadu kheer lee yhy yaman ayaa cuni laheed war dadkan ma madxa ayay ka rabaan dab ilma adeerayaalow muuso ma waadan caruurtada u naxeen ileen meel aad black water keenty xal lagama rabee war waxani mxuu ahaa
@ahmedyusuf6050
@ahmedyusuf6050 5 лет назад
Somaliland cisho aan fogayn faraha ayaa layskula tagi doonaa , sidani maaha wax loo dulqaadan karo.
@regalsnow9707
@regalsnow9707 5 лет назад
Siilanyo mucarid bu ku aha muse bixi mucurid ku yahay duqan isagu ma mucariid uun baa wa iga yabayiiyay wa sheekh aad wax bartay 2 cilmiba wata lkn waxan ku nacay siiyasada adeer adigu diintada wado siyasada kabax xasan galaydh balayo sheegee balayuun bu sheega kasina wan sanifay
@nicmojama3103
@nicmojama3103 5 лет назад
Maruntaad ku diidantahay kk Se yaa kuyidhi culimadu siyaasad kama hadli karto
@mohamoudgaboose112
@mohamoudgaboose112 5 лет назад
Xoolaha Umadda yaan la cunin, dalkana iyo dadkana ha loo tudho, intaas uun buu yidhiye intaasi ma siyaasadbaa mise waa mucaaradnimo.....
@abdirahmannblue4891
@abdirahmannblue4891 5 лет назад
Oo maanad dhagaysanba horta wuxuu ka hadlay mucaarad hala soo cararine illaahay unoqo qofuohow indho iyo dhagoba xidhani
@asmaturcaws4905
@asmaturcaws4905 5 лет назад
Waar nacasoow siyaasadu diinta ayeey ka mid tahay
@user-ot9pi4tq7m
@user-ot9pi4tq7m 5 лет назад
xiligii nabiga masjidkiisa ayaa ahaa aqalka xukunka إن الحكم إلا لله
@leilaosman1429
@leilaosman1429 5 лет назад
Waaruti sheekhu
@apdirashiidali8453
@apdirashiidali8453 5 лет назад
somali xaran iskma ilalin karte wx kle kena
@omermohamed7880
@omermohamed7880 5 лет назад
Alle ayaanu ka magan galnay adigu hadaad caado waxaa u leedahay
@ahmedjaama8973
@ahmedjaama8973 5 лет назад
Inta siyaad barre oo kale la helayo cidi musuq maasuq dayn mayso
@Banuhashim237
@Banuhashim237 5 лет назад
NINKANI WAA AKHWAANI QADAR IYO TURKEY IYO FARMAAJO AYUU WATAA SHEEKH SUG INTA SALDHIGA LADHAMAYNAYO
@nadifoabdi8621
@nadifoabdi8621 5 лет назад
0
@Banuhashim237
@Banuhashim237 5 лет назад
@@nadifoabdi8621 -0
@abdijama6081
@abdijama6081 5 лет назад
aadan siiro wa tuug al shabaab ah aadan foolxumo wa xisbiga wadani war dadka u wacdi dameer yahoow siyadasada maxa ka galay tuug ba tahay aadan dameer
@abdirisakmustafe8578
@abdirisakmustafe8578 5 лет назад
abdi jama xayawaan
@asmaturcaws4905
@asmaturcaws4905 5 лет назад
Alleylahe adigaa nacas ah wax yahaw xunka ah qudhun qudhun
@reermiye1geeljire41
@reermiye1geeljire41 5 лет назад
Nsgadaaya taasoh inaga eega farmaanjo iyo cadoowga Somaliland dhib malaha hadii kuwa qaaday waa duriyadee ah wsssla inagee ah farmaanjo faqash xuuuuuux wadaadow
@dhulqasdabshid4850
@dhulqasdabshid4850 5 лет назад
kani sheekh maahee tuug diinta kabeen sheegay weeye misajidkiina goob siyaasad ayuu kadhigay ader siyasadu meelo lagaga hadlo ayay leedahay
@khadarmohamed9212
@khadarmohamed9212 5 лет назад
Ka xishood sheekha nacas yaw nacasku dhalay mala adaa tuugta la shaqaystee waa laga hadlayaa dulmiga dadka lago hayo xayanbadtahye
@dhulqasdabshid4850
@dhulqasdabshid4850 5 лет назад
aar kani sheekh maa hee khaniis weeye
@Basso1099
@Basso1099 5 лет назад
@@dhulqasdabshid4850 Xisho Ada Khaniiskad SheGaysid Ahee Bro
@siyaaasimaftuuxcambebirdhi8167
Abdirizak darwiish waar. Xishood inta isleedahay qabiil wax ku difaac haku cadaab galin
@dhulqasdabshid4850
@dhulqasdabshid4850 5 лет назад
wall anigu iska daa in aan idoor ahaye xataa dir ma ihi lkn waxan arkaan ku sheegay khaniis iyo hoyadii waseba wuu yahay
Далее
Sh.Aadan Siiro Oo Ka Hadlaya Dhibaatada Qasa
1:00:48
Просмотров 36 тыс.