Тёмный

Xikmadii Nelson Mandeela Carabtii Somaalida La Yaabanayd u Sheegay ee Runta| Sh Cabdiraxmaan Bashiir 

Suldaan Media
Подписаться 356 тыс.
Просмотров 83 тыс.
50% 1

Xikmadii Nelson Mandeela Carabtii Somaalida La Yaabanayd u Sheegay ee Runta| Sh Cabdiraxmaan Bashiir
Muxaadiro aad u qiimo badan Iyo Qisooyin Xiiso Badan Iyo Sh Cabdiraxmaan Basshiir
✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔ شكرا
--------------
Speaker: Sh Cabdiraxman Bashiir
--------------------------------
Attribution: Images Used In Thumbnails ©vecteezy
Fair Use Disclaimer
Copyright disclaimer under section 107 of the Copyright Act 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, commenting, news reporting, teaching, scholarship, and research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing. Non-profit, educational, or personal use tips the balance in favor of fair use.
1. This video has no negative impact on the original works.
2. The video is intended for educational and awareness purposes
3. The video is transformative.
4. Video content is always in demand from our community
All Images and footage used in our videos are royalty free and licensed to the channel.
-----------------------------------------
Tools I use to edit my channel:
Video Editing: Premiere Pro and After Effects-
Graphic Design: PhotoShop and Illustrator
Footage & Images Sources: Dreamstime/Envato Elments/Pexels.com/Pixabay.com/Unsplash.com

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 174   
@dondiamond7156
@dondiamond7156 4 месяца назад
Culimada kle ee Somaliyeed sheekhan oo kle hadii ay dadka wax u fahamsiin karaan wey fiicnaan leheed 🙌🏽🙌🏽👏🏽
@ahmedugas8495
@ahmedugas8495 4 месяца назад
Runta maxaad u taqaan?
@haawomohamed4241
@haawomohamed4241 3 месяца назад
Masha Allah sh Abdurahman madaxaa cilmiga ka buuxa weynu u baahanahay cimri dheer cibaado suuban leh Allaha ku siiyo
@kushartofficial9612
@kushartofficial9612 5 месяцев назад
Wadaadkan waa wadaadka ugu sareyso maskaxdiis eebe haku dhowro
@apdulrahmanmahamed8578
@apdulrahmanmahamed8578 2 месяца назад
Masha allah sheekh A/Raxmaan Bachir Baarakalaah
@MaxamedFaraxtalan-j1c
@MaxamedFaraxtalan-j1c 5 месяцев назад
Sh cabdiraxmaan sulayman bashir alaaha ku xaafido mufakir
@abdirizakshafat916
@abdirizakshafat916 4 месяца назад
Shelkh mabda'aas waankuguracsanahay!Somalinimo awalaan waaqhir The greater somalia is the ultimate power of Africa and the Muslim world inshallah! From NFD
@Basshe-r7y
@Basshe-r7y 5 месяцев назад
Shekh cabdiraxman waa xaqiiq arimahaa uu ka hadlayaa.. waa run carabi iyagaa ah dad liita iyagaa naf is galin lahaa.. Alle ha ku xafido
@adanadow4967
@adanadow4967 5 месяцев назад
Ilaahay ka cabso carab ha caayin waayo diinta way diiday ogow nabigeena Muxammad صلى الله عليه وسلم carab buu ahaa asxaabtiisii carab bay ahaayeen.
@Sam_Saylici
@Sam_Saylici 4 месяца назад
​@@adanadow4967carab way liidata hadi la yidhi ma cayba? Caydu sideda ma wanaagsana balse diintu cidna ma banayn inla caayo carab kaliya maha ereyga carab ha caayina diintu ma banayn waa erey si gaar ah carabtu dunida islaamku inay ku maamusho qy u samaysay si ay maskaxada qaciida ahaanba uga qabsato bulshooyinka kale mase ogtahay Yuhuuda maalin walbe la caayo ina nabiyo lagaso saaray
@AbdikhanimohamedcaliMohamedcal
@AbdikhanimohamedcaliMohamedcal Месяц назад
Alaha ku xafido sh c raxman bashiir
@ahmedjibril5218
@ahmedjibril5218 4 месяца назад
Sheekhani Waa Macallin Diin & Maaddi oo in badan Wax Og, Ilaahey ha Barakeeyo
@farhan418
@farhan418 4 месяца назад
Masha allah sheikh markasta oo aan dawado video gaaga wax badan Ayan ka fa iida ee illahay aijir iyo xasanaad haka siiyo cilmiga Madigan ah iyo midka dinigaba aha allaha kaga dhigo mid ku geeyo janatul ulya al firdoos ameen با رك الله
@nabaadlove6019
@nabaadlove6019 5 месяцев назад
Manshallah, sh Abdirahman waa nin rageed caaqil ah , ilaahay na xikmad iyo cilmi ku galaday. Guuleyso Sheekh ilaahay ha ku barakeeyo . ❤❤
@abdikadirhusseinmursal9714
@abdikadirhusseinmursal9714 2 месяца назад
Masha Allah, jazaakalaahu kheir
@ABDOULKADERHOUSSEIN-q8l
@ABDOULKADERHOUSSEIN-q8l 4 месяца назад
Sheikh wa lagu wayay walahi gaalinkan. Walahi wan ku darsaday sheikh
@anabali5298
@anabali5298 4 месяца назад
❤viva sheq waa ku jeclahay ilah dar disa wac digaga wan jeclahay alaha ku xafido amin amin adiga iyo walid kaaba iyo olaadada amin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@munaabdi9351
@munaabdi9351 5 месяцев назад
Asc sheikh Abdirahman Allah hanoo daayo maashaa Allah
@filquranilkarim
@filquranilkarim 4 месяца назад
fadlan sheikh cabdiraxman waxaan kacodsanayaa inuu tartarka tariiqdoda uu kashekeeyo Jazzakalah Kheir ❤
@FatimaMaxamed-xp3py
@FatimaMaxamed-xp3py 2 месяца назад
Mustafa sogaoo dhamays tiran ka helyasaa oo faah faajsan indhaha
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 5 месяцев назад
Sheeqaan aad yaan u jeclahay runtii ❤❤❤
@AbdiqaniMoalim-nk8mw
@AbdiqaniMoalim-nk8mw 5 месяцев назад
Waa aminsanaha arintaas anagaa hokaminayna africa iyo aduunka
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 5 месяцев назад
Waa run aniga majecli in somali sheegato carab waayo taariikh maheystan waxna kama leheleysaan in aad carabnoqoto somalidey lamid yihiin kaama nasab fiicna anagaaba kafiican ayaan aminsanahay qaarkood
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 4 месяца назад
Labadii duub ee soomaalidu saxbay ahaayeen.
@marwanahmed8062
@marwanahmed8062 5 месяцев назад
This guy is full of knowledge Allahuma baarik, I would love to have a Somali leader like him🙏🏾: not these joke man oo carabta dabadda uleeefa, oo qabiilkane buufiya, jeebkooda ushaqeeste yaal ah.
@hassanmohamoud-t7p
@hassanmohamoud-t7p 4 месяца назад
Sheekh bashiir koonfurta soomaaliya ma ahayn
@ebiannur1872
@ebiannur1872 4 месяца назад
Masha ALLAH Shekh Mabrouk shukran
@LovelyAnt-gy1om
@LovelyAnt-gy1om 5 месяцев назад
Wllhi adduunka wan xukumayna inshallah
@Basshe-r7y
@Basshe-r7y 5 месяцев назад
Waa run sheekh waa I qofku uu hanwaynaada
@warsameyaasiin2981
@warsameyaasiin2981 3 месяца назад
Maasha allaah sh. C/rixman
@gamilasaeed3847
@gamilasaeed3847 4 месяца назад
Sheekhow khayr alla ha ku siiyo ee wax aadan Arakin haka hadlin Saudia anaga joogna meesha aad ku tilmaantay welli maanan Arak . ee is dadoo qari laabtaada
@TopSecret-k6m
@TopSecret-k6m 4 месяца назад
Thanks sax lkn sheequ meesha Jooogto kama hadlin iney fiicantahy lakayaba saas ufahan
@mohamedmursal4507
@mohamedmursal4507 4 месяца назад
Adigu ma saudi o dhan aya jogta mise cilmi iyo tariq aya sheikha ka badisa
@shuabahmed5650
@shuabahmed5650 4 месяца назад
Night clup halaal in Saudi Arabia laga furay waa war run ah oo diblaga xiray interneedka ayaa ka arki kartaa
@gamilasaeed3847
@gamilasaeed3847 3 месяца назад
Maye ee aniga sheekhu kama badiyo saudigana wakiil kama ahi laakiin marka aad maqasho , wax isku dhoodhoob aan meesha online in soo xaqiiqsado in ay wacan tahay ayey iila tahay sheekh aad baanu u qadarinaa oon u dhageysanaa
@gamilasaeed3847
@gamilasaeed3847 4 месяца назад
Sheekhow soomaali shidaalkeedda la xadayo xageed ku aragtay , Waa yaabee , Anagaa isdhacayna oo ku Caan baxnay dhac iyo tuug ma ummadoo dhan tuugbaa yaaa allaah
@abdiyahyamogow5765
@abdiyahyamogow5765 3 месяца назад
Masha Allah sheikh abdiraxm
@hafsaAhmed-pu2yt
@hafsaAhmed-pu2yt 5 месяцев назад
Mashallah abdirahmaano ❤❤❤🎉
@faizahussein2366
@faizahussein2366 5 месяцев назад
Insh Allah guul YaaRabi
@FatimaMaxamed-xp3py
@FatimaMaxamed-xp3py 2 месяца назад
Sheikh tafsiiska noo dhamee quraankoo dhan adoo mahadsan plz plz😊
@AM-hi7ve
@AM-hi7ve 5 месяцев назад
Jazakalaa qeyr
@sirkaal
@sirkaal 5 месяцев назад
Alle swa haa ku xifdiyo sheikh. Anagana baraarujin taada Alle swa haa nugu anfaco.
@ragemu-c6q
@ragemu-c6q 5 месяцев назад
Sh jazaaka laah arbaciinka;
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 5 месяцев назад
maashaaallaah. WAA RUNTII. SH. CABDIRAXMAN. SOMALIDU WAA. DAD Daciifiin ah. CADOWGEENA WEYNU U JILICSANAHAY.
@Daljirka-Dahsoon
@Daljirka-Dahsoon 5 месяцев назад
Adaa daciif ah. Shiikha been hakasheegin "Soomalidu waa daciif" ma dhihin. Haduu yiri xitaa inaad u riyaqdid oo maashaAllah dhahdid gar miyaa?😢 Cadawgeena waa ogyihiin in aanan isdhiibin, cadawgeena waa ogyihiin fool kafool in ey nagu dhicin. Daciif aan damiir laheyn adaa ah. Taariikhda khaliijka laguu qorey ee teena orod soo akhri.
@khadijomohamed9596
@khadijomohamed9596 5 месяцев назад
السلام عليكم ورحمته شيخ عبديالرحمن
@ahmedismaciel5465
@ahmedismaciel5465 5 месяцев назад
SHEEKH AAD. IYO AAD BAAD UMAHADSAN TAHAY. ALLE HAKU BARAKEEYO
@AbdulkadirMire
@AbdulkadirMire 5 месяцев назад
Allah kuxafido Aamiin
@mohamedjibril-gk4vr
@mohamedjibril-gk4vr 5 месяцев назад
Mnsha allah sheikh carab caabudki baa comentiga ka oyn
@MonetaMax
@MonetaMax 4 месяца назад
❤❤❤ sheikh afka ala kama gooyo
@MaxamudFarah-wh8ww
@MaxamudFarah-wh8ww 4 месяца назад
SHEEKH. MAASHA. ALLAAHA
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 4 месяца назад
Allahu na asturo
@LavolavoMasafdiif
@LavolavoMasafdiif 4 месяца назад
Shiiq cabdiraxman 😮
@OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh
@OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh 4 месяца назад
❤ ALLAHU AKBAR ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
@mohammedshukri1289
@mohammedshukri1289 4 месяца назад
SHEEKHA WAA RUNTII ALLAH HA XIFIDE
@faadumoali117
@faadumoali117 5 месяцев назад
Waa runtiis sheekhena
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 4 месяца назад
Amine Amine Amine ❤❤❤ inaga xukumi
@iclaammedia6688
@iclaammedia6688 5 месяцев назад
Sh abdirahman maskaxdiisa way kakortay caadifad❤❤❤❤
@bogaayeofficialtube4233
@bogaayeofficialtube4233 3 месяца назад
Waanku raacsanahay sheekha mawduucaa diintu dhar maaha
@maxamedxasan5710
@maxamedxasan5710 5 месяцев назад
jasaaka llaah
@rnoor9763
@rnoor9763 5 месяцев назад
Cadawga somali alla hanagaqabto inshaa'allaah
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 3 месяца назад
Sheekhii urur samaale 😂😂 legend
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 4 месяца назад
Waa run taasu hanuun waa qalbiga iyo camalka wanaagsan ❤laakiin munaafaq ayaa calamu islaam baabi iyey ❤waana hakis munaafaqu ka daran gaalada
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 4 месяца назад
Waa runtii ninkhamiskan carabta faraslaguma boodikaro
@sacdiyanur7583
@sacdiyanur7583 5 месяцев назад
Insha’Allaah
@abdishakuurjimcaale3155
@abdishakuurjimcaale3155 4 месяца назад
Sheikh C.raxmaan Bashiir Adna iney Somaliland Dalkeeda u tashasho sow ma.Aaminsanid iney Januuti Shiiqi Doonto Afkaaga iyo Uurkaaga isma laha
@Maxamed-Salad-Gurey
@Maxamed-Salad-Gurey 4 месяца назад
Marka Aad Aqriso Figradaha Dadka Yacni Comments ka Dhalin Yarada Waxaad Arkeeysaa In Somalida Iyo Carabtu aanu Jacayl Ka Dhaxaynin❤ Waan Ku Faraxsanahy In Shacabkeenu Sidaas U Baraarugeen Nin Ku Yidhi Sinaan Meeyno Adna Diid Sareeyntiisa Sidka Waad Wadaagtaane Ma Sagaashan Baa Tiisu Abwaan hadraawi 20:51
@rashidahmed8794
@rashidahmed8794 4 месяца назад
Carabtu diintii iyo dhaqankiiba way inaga saareen...aad bay inoo burburiyeen runtii.
@ShucaybxasanIbnujidaal
@ShucaybxasanIbnujidaal 5 месяцев назад
Sheekhu xaqiiqo ayuu sheegay
@samatar1142
@samatar1142 5 месяцев назад
Yaab sheekh hadalkaaga waa xan iyo in ad culumada aad dureeyso waxana waa xaaraam, itaqillah
@abdinasirmuse7912
@abdinasirmuse7912 5 месяцев назад
See ku yahay, si xor oo xalaal ah buu u hadlee? Adiga warkaagu ha cadaado
@hikamabdi7365
@hikamabdi7365 4 месяца назад
Warkaaga cadee Dhar la xidho diin maaha waad u haliilaysaa carabnimada nio bilaah edeb baa thy wlhi
@ghst4487
@ghst4487 4 месяца назад
Adiga is cadee nio carabta miyaa caabudaa
@gaanimaxamed4889
@gaanimaxamed4889 5 месяцев назад
Mashaaa Allhaa Allhaa hu akbar Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤
@khadijomohamed9596
@khadijomohamed9596 5 месяцев назад
سبحان الله😅😅😅😅😅😅😢😢😢😢😢😢
@XusenMaxamad-je6uq
@XusenMaxamad-je6uq 4 месяца назад
❤❤❤❤❤❤
@cqaniaden7315
@cqaniaden7315 3 месяца назад
Sheekh bashiir. Koonfurta Somalia ma ahayn, wuxuu reer Somaliland.
@Safethepeople
@Safethepeople 4 месяца назад
Asc Bismilaah, waan xukumi jirnay waana xukumi doonaa Inshaa Allah
@zakariyecaaje1
@zakariyecaaje1 5 месяцев назад
Sheikh qalbiga nalaga gumaystay ilaa diinta iyo Carabnimada an kala garan la’nahay Waxaan ka tanasulnay gabi ahanba jiritankeeni
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 4 месяца назад
Walahi wa ruuntii carabi waxba maha
@GeediCali-ut7fp
@GeediCali-ut7fp 3 месяца назад
Waad wax fahansan
@abdlkadirilmi9417
@abdlkadirilmi9417 Месяц назад
Waa waxan kadhka u daysto lkn khamis ma xidho alx , waan okahay waa dhaqaan carab , .
@nadiifohussein3815
@nadiifohussein3815 5 месяцев назад
Waa runtaa sheekhow Wallaah inaysuna ahayn qamiis iyo cimaamo laysku duubo mana duuli karo mana bowdi karo waa wax nalu kü qalday
@FatimaMaxamed-xp3py
@FatimaMaxamed-xp3py 2 месяца назад
Hada ma ogaatay na
@JJAbdi
@JJAbdi 3 месяца назад
Carabta waana qaldeen dhibkeey somalia keeneeyn ayaa ilaa hadda aan xal u la’anahay wax aan islamka ahayn ma wadaagno
@FatimaMaxamed-xp3py
@FatimaMaxamed-xp3py 2 месяца назад
Islaamka shacab oo kliyuu maga dhexeeya xukumadaha carabta wax aanu wadaagno ma jirto
@kushartofficial9612
@kushartofficial9612 5 месяцев назад
Waa waxgarad
@hirsirashid3741
@hirsirashid3741 5 месяцев назад
waa runtaa sheakh
@daahirmursal638
@daahirmursal638 4 месяца назад
Legend waa dadka aynu u bahanay
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 4 месяца назад
Haye
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 4 месяца назад
Isbedel
@Ibrahimxasanibrahimxassan
@Ibrahimxasanibrahimxassan 5 месяцев назад
Shiikh.wadankaan.usukhmaasukha.kajiro.shidaal.ayaalakhodayaa.kawaran
@Ahmed.buuhoodle
@Ahmed.buuhoodle 4 месяца назад
Somalidu waa Dad dhinac kastoo Nolosha ah ka baahan,Ilbaxnimadana Cid kaloo lagu daydo u yaqana.
@ayaanAbdirahman-x1c
@ayaanAbdirahman-x1c 4 месяца назад
Cadowga islamka waa sucudiga😢😢😢😢
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 4 месяца назад
Waxaan ka hooslaya waa maxay
@ahmedugas8495
@ahmedugas8495 5 месяцев назад
Waa sheekhii aanu jecleyn ee SAQIIREY ka dib markuu dhex booday siyaasada neceybka ku dhisan ee Somalida Minnesota degan- Dadka Somaliland degan wadaadnimo danbe kaa dhegaysan maayaan
@hodoali5714
@hodoali5714 4 месяца назад
Maxaa looga dhageysan waayey ma in uu runta ku sheegay. Bal midh iyo labo ka sheega anag reer hargeisa ah oo dhageysibaad sheegte madaxa saarayne
@ahmedugas8495
@ahmedugas8495 4 месяца назад
Waxa laga hadlayaba ma fahantey?
@hodoali5714
@hodoali5714 4 месяца назад
@@ahmedugas8495 haaaa si weyn ee midh iyo labo ka sheeg sabaabta aan loo dhageysanyn?
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 4 месяца назад
Sheikh dheedhel
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 4 месяца назад
Carabta waa dulli cadaw ku ah muslimiinta maseyr badan
@axmedciise1907
@axmedciise1907 4 месяца назад
Waxaan qabaa dharka dhaqankeena ah inaan xoojinno soo noolayno aroosyada iyo maalmaha dhaqanka.
@MohamedGas-r1s
@MohamedGas-r1s 5 месяцев назад
WAA RUN DIIN TU DHAR LAXIRTO MA AHA 1985 ANBAASHA TOOKII QADAR MUQDISHA UJOOGEY AYAAN BAABUUR USAMEEYNA YEY KHAMIIS KA IYO CIGAAL NINKII XIRAN SHIIKH AYAAN MOODI JIREY MARKAAN ARKEY AYAGOO KHAMRO CABAYA WAAN YAABEY
@alikofi2469
@alikofi2469 5 месяцев назад
Dharka kanada hadad ogolatay kan carsbta maxad udiday
@Daljirka-Dahsoon
@Daljirka-Dahsoon 5 месяцев назад
Dharka carabta maanta joogta suno ma aha kamana duwana surwaal iyo shaati - hana moodin cimaamada abiteyda u eg in ingiriis keeney 😂😂.
@MohamedLuqman-lq8kd
@MohamedLuqman-lq8kd 5 месяцев назад
عمر مختار :نحن لانستسلم ننتصر او نموت. سيد محمد : لن أستسلم أبدا مهما كانت الظروف ولن أكون للمشركين عبدا.
@kushartofficial9612
@kushartofficial9612 5 месяцев назад
Sayid Maxmed cabdule xassan ayaa yiri intuu fiiriyey carab baa wuxuu kiyiri carabi waa naag waq qqmiiska diraca aad moodo iyo cimaamada garbasaarka ah waa runtiis
@Cabdimxmed-mi7cz
@Cabdimxmed-mi7cz 4 месяца назад
❤scw scw scw ❤
@abdiahmed9708
@abdiahmed9708 4 месяца назад
Waruntii khamis diinmaha
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 5 месяцев назад
Sheekhu waaka Xabsi baan mar ku jiree maxaa lagu xidhay
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 5 месяцев назад
Sow adiga maad aamin saneeyn saudi 🇸🇦 arbi iyo shabaab mahadaa baraarugtay
@sharmakeali1132
@sharmakeali1132 5 месяцев назад
Goormuu aaminsanaa alshabaab daalin yohow haku xad gudbin shiikhan waa la yaqaan taariikhdiisa haka been sheegin
@ibnuibraahimkilaaas2893
@ibnuibraahimkilaaas2893 5 месяцев назад
Midigta in biyaha lagucabaa ma dhaqan carbeedbaa sheekhaw waxanoo carab nacayba mooji waxaad uga jeedo,,,,,dharka canadianka xidha kacarabta iska dhiga waraan fahanay ma aha
@janomusic4783
@janomusic4783 5 месяцев назад
kkkkkkkkkkkkk Dadka sheekhu ka hadlaayo ayaad ka mid tahay carab naca sheekhu muu odhan wuxu sheegay inan khamiiskoodu diin ahayn adigu ma waxa tahay kuwii khamiiska diinta loogu sheegay ee soo boodi jiray marka carab lasoo hadal qaado
@YuusufAbdiqani
@YuusufAbdiqani 5 месяцев назад
Carabku wuxu qofka soomaaliga u yaqaan addoon, arrintaasna ka warrayso qof la soo dhaqmay!
@NafisoAbdiwali-bt4vd
@NafisoAbdiwali-bt4vd 5 месяцев назад
Adoonkey sheegeen ayaa tahay hada carab diin u hatsato kuma qasbanid qamiis mana ahan cibaado
@YuusufAbdiqani
@YuusufAbdiqani 5 месяцев назад
@@NafisoAbdiwali-bt4vd Diin ba ka ma aan hadal balse waxan tiraabay uun xaqiiqo inta badan ay soomaalidu indhaha ka laliso!
@IbrahimHabibullah-h9o
@IbrahimHabibullah-h9o 5 месяцев назад
Sheekh ha la gudaaye hadaalkaas ku qor qoraal بالعربي والصمالي و بالانجليزي
@IsmailIsmail-on3pb
@IsmailIsmail-on3pb 4 месяца назад
Nacaybka Soomaaliland baa u daaran ninkan beryahan kkkkk eeg daqiiqada 20.50 adeer Sheekh Bashiir Soomaaliland buu ahaa. Gobolka Togdheer baanu ka soo jeeday.
@ifiyoaqiro2555
@ifiyoaqiro2555 4 месяца назад
Waakan wadaadka aan jeclahay oon rabo
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 4 месяца назад
Dadka wxa iskaga khaldan Diinta iyo dhaqanka
@ShiineCuri
@ShiineCuri 5 месяцев назад
Beenta jooji sheikh Bashiir waa reer Burco
@MawlidRashid-rn5xc
@MawlidRashid-rn5xc 5 месяцев назад
Carab ayaan nahay sheekh
Далее
skibidi toilet multiverse 042 Trailer
01:57
Просмотров 2,6 млн