Тёмный

Sh Maxamed Garyare - Wareysi 2/6 - Soomaalidu waxay qiimo ku lahayd diinta iyo culimada 

HANOOLAATO
Подписаться 496 тыс.
Просмотров 16 тыс.
50% 1

Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 36   
@Zakiika
@Zakiika 2 месяца назад
awowgey sheekh abdulahi qoriyow alaha u naxaristo asaga iyo dhaman musliminta
@hodanabdifarah1916
@hodanabdifarah1916 18 дней назад
Aabo Allah hanoo kaa xifdiyo ❤
@ahmeddahir6224
@ahmeddahir6224 2 месяца назад
Masha Allah wareysi qiimo badan
@mahadallahaahmed8676
@mahadallahaahmed8676 2 месяца назад
Mash allah sheikhna taarikha ba ku jiirta. Allah ku xafido adero ❤❤❤
@ciisemadoobe3549
@ciisemadoobe3549 2 месяца назад
Cimriga iyo caqligaba allaha kuu barakeeyo adeer
@muxiyodiinyuusufbarremacha4078
@muxiyodiinyuusufbarremacha4078 2 месяца назад
Sh.maxamed gadhyare waa sheekh fariida 😊. Allah ha ku xifdiyo adun iyo akhraba.
@ahmed-norshyusuf8397
@ahmed-norshyusuf8397 2 месяца назад
MashaAllah sheikha cilmikiisa iuo cimrikaba Allah barakeeyo
@AbdiwahabAhmedNur
@AbdiwahabAhmedNur 2 месяца назад
Sc, Sheekha Alaha barakeeyo
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 2 месяца назад
Masha Allah waa shaqsi qiima badan shikh Mohamed ❤❤❤❤
@KhadijaAbdi-ct9jn
@KhadijaAbdi-ct9jn 2 месяца назад
Maansha allaha allaha barakeyo
@CabdallaxaajicusmaanXaaji
@CabdallaxaajicusmaanXaaji 2 месяца назад
Sheekh Gadgyare, Ilaahay caafimaadka ha kuu siyaadiyo dambigaagana ha dhaafo.
@fnw8688
@fnw8688 2 месяца назад
Hanoolaato ❤
@serahmed5346
@serahmed5346 2 месяца назад
Sayid Mohamed Abdulle nin rageed soomaali dhab ah buu ahaa
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan 2 месяца назад
Mashaa Allaah❤
@cabdalle8xasany912
@cabdalle8xasany912 2 месяца назад
Sh.Cabdulle Qoriyoow waayo, ee sh. Cabdulle qori maaha ee wa Qoriyoow waa awoowgay 2baad, magacayga waayo Cabdalle Sh. Xasan nuur sh. Cabdulqadir Sh. Cabdulle Qoriyoow, I hope that's clear now
@mahadallahaahmed8676
@mahadallahaahmed8676 2 месяца назад
Waa run tasii qofk dinta ku wangsan iyo qofka xeerka umada waxa ka garanaye somalidee horta ma sharfanna
@Mrwaryaa0
@Mrwaryaa0 2 месяца назад
Waayo aragnimo ❤
@mohamedibrahim7653
@mohamedibrahim7653 2 месяца назад
Sh garyare waxuusan xisaabta ku darsan nin hooyadi xabashi tahay yaa iibiyay wadankii oo dhan bad iyo beriba somalida aad ka hadlayso maanta xabashida uraysay yay u kala cararaan
@garaadsoacademy8314
@garaadsoacademy8314 2 месяца назад
Waa sida kula tahay daciif ba tahay nuucaga kale bulshada ma dhax imaan jirin ee internetkaan fursad ku siiyay inaa iska hadasho adigo qaaawan qoraal iska so qorto 😡
@DaciTarey
@DaciTarey 2 месяца назад
Xabashinimada Wan kufaanaya anigu waayo xabashi waxa ladhaha wixi Masar kaso rogan ila bada cas ee somalia inta kadhaxayso dadku waa xabashi carab ma ahin anaku baantuna ma nahin xabashinimadana amxaaro urayso uma nacayno ilahy ba inoodoray Ina ardul xabash kunolano rasulku s.c.w wuxu yiri ilahy habarakeyo dhulka ardul xabash❤😊
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 2 месяца назад
Sayid Cabdulaahi Xasan halyeey ayuu ahaa; dad waxkale sheegaan waa jiraan laakin ayagga ayey utaala he was a worrier full stop 🛑
@warsameahmed4633
@warsameahmed4633 2 месяца назад
Sheekh garyare eraygiisa ah soomaali waxaa dhalay islaamka waa arrin u muuqta mid saxa dhinac walba oo aad fiirisid .
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 2 месяца назад
Kan taariikh waxba kama oga xiqdi baa madax maray hadalkiisu waa isburinayaa Allah toosiyo
@borowbaydhabo6201
@borowbaydhabo6201 2 месяца назад
Dey amxaarkan
@cabdifataaximaam5641
@cabdifataaximaam5641 2 месяца назад
Sayidka xogtiisa ayaa halkaan ku badan
@143-k1d
@143-k1d 2 месяца назад
sheekha waa runtiis wahaabi wax sax ah maba sheegaan waa jaahiliin qabiil ka duula
@abdimaliksayidali6548
@abdimaliksayidali6548 2 месяца назад
Wax ma adan fahmin wali kulaabo emotion yeysan ku qadan... hadii xadiithka saxyahay kaas ayaa mad habkey ah... suufiyada oo meel an ku torneen manahin... maxamed bin cabdul wahaab waa hanbali buu ahaa qofkii hanbali qaato maa khaldan.. haa hadaa dhahdey...hadii xadiithka saxyahay kaas ayaa mad habkey ah.... lks adiga yaaa ku yaqaano. Caqiidadaa ma toosno
@tacliintech4448
@tacliintech4448 2 месяца назад
Waa la yiri cilmi ma noqdo. Saxaabaddii ugu horaysay ee soo hijrootay, waxay timid Ethiopia. Kadib ayay diintu soo gaartay Somalia. Faan waxba ma keeno, aynu runta isku sheegno Soomaalaay!
@arwaaxhabbyboy2252
@arwaaxhabbyboy2252 2 месяца назад
​@@abdimaliksayidali6548 yaa kuu sheegay adiga tankale meel ku tiirsaneyn bal adiga sanadkada noo sheeg
@abdirahmandahir5750
@abdirahmandahir5750 2 месяца назад
Ayaanle sayidka ayuu eed u raadinayaa nacayb Reer ku jira ayuu meel u raadinayaa 😂😂 sheekha wuu ku kari la yahay inuu sayidka eed ku sheego
@143-k1d
@143-k1d 2 месяца назад
odayga qalad iyo sax aa iskagama darsamay waxoo dhahay inuu gaal dagaalo iyo khaadiriya waa sax hadana waxoo dhahahay inuu dadka jimciyo ee aheyd ee ma fiicneyn dagaalka
@bashiiryusufadam4232
@bashiiryusufadam4232 2 месяца назад
Sheekha khalad iyo sax ma sheegin ee wuxuu dhahay ina cabdullahi xassan waxa uu isku dayay in uu jamciyo soomaali oo idil dee jamcintaana ma fududayn oo culays qabali iyo mid dariiqooyin isaga diidan ayaa jiray oo wayna dagaaleen midkoodna ma adkaan oo labadii dariiqaba maanta way jiraan.
@warsameahmed4633
@warsameahmed4633 2 месяца назад
Sh uways alqaadiri iyo ardagiisu ina cabdille xassan dagaal kuma qaadin ee in cabdille xassan ayaa dagaal ku camimay soomali oo dhan kadib ayaa culumadu nacday kuna tilmaameen wuxuu ahaa oo ah in uu mufsid yahay.
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 2 месяца назад
KUWAAS WAXAY AHAAYEEN CULIMAA'U SUU. SIDA KUWA MAANTA ASHAHAADO LADIRIRKA IYO DHAQANKA SHAYDAANKA UQIILDOONA
Далее
Taariikhda Burburkii & Kor-u-kicii Jarmalka
33:30
Просмотров 80 тыс.