Тёмный

SHAADIYA SHARAF OO KA HADASHAY FURIINKII🥺😢💔 

Mohamed Akshay
Подписаться 167 тыс.
Просмотров 290 тыс.
50% 1

#mohamedakshaysquad

Опубликовано:

 

12 апр 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 354   
@aliishamoha427
@aliishamoha427 2 года назад
Masha allah abayo shaadiyo iyo family keeda ilxun alle haka haayo farxad ku noolada noloshiina oo idil
@munamaanka9250
@munamaanka9250 2 года назад
Family aan jeclhy shadiya iyo cabdi fatax isku wara wiligina nacabka darbiyaha hajiiro💪❤❤❤❤
@makoahmed9651
@makoahmed9651 2 года назад
Jacaylkiina Allaha idiin siiyaadiyo allahuma amin ☝👏 Allaha nolol wanaagsan oo guruxsan oo caafimaad leh idin siiyo oo inankiina baari ha idinka dhgo oo awlaad baariya idiin siyaadiyo allahuma amin ☝👏 اللهم یبار فیكم سعدیۃ وعبد الفتاح اللهم امین ☝👏 💐🌹🌷💙💜💚
@bashkaboyofficial8928
@bashkaboyofficial8928 2 года назад
Shaadiyo intey caatowdey inta ila araktey like 👍👍👍
@ducoofficial
@ducoofficial 2 года назад
Nabigu صلى الله عليه وسلم wuxuu yidhi qofku wuxuu kuhadlayaa kalmad tasoo oo allah raali galinaysa waxaana looqorayaa darajaad Adoonku sidoo kale wuxuu kuhadlayaa kalmad tasoo allah cadho galinaysa wuxuu ugu siibanayaa cadaabta inta udhaxaysa qorax kasoo bax iyo qorax udhac Markaa waxaa haboon inuu iska hubiyo qofka muslimka wuxuu dhahayo Anoo naftayda kabilaabaya
@kfiyaomer7767
@kfiyaomer7767 2 года назад
Masha allha ❤ shadiyo sharfa iyo Abdifatah yare makala gaysina ✋
@nasteexomuuse8326
@nasteexomuuse8326 2 года назад
Shekadaa isku booditaanka Alabta garoonka jwbta barteeda dhigtaay ar shadiyaa msh allh waligaa faraxsanoow🥰🥰
@zakiupdi43
@zakiupdi43 2 года назад
Vidigaan waa vidiogii ugu horeeyay ii aan noqdo qufka ugu horeyay ee like saara hadan cominta qora hadan qofkii 1aad arka noqda waanku faraxsanahy lph
@marimarnovic6096
@marimarnovic6096 2 года назад
Shaadiyo iyo Abdifatah waxataxin dadka lugudaytha love you xabibti....Mohamed Akshay my first to take part in your channel ❤
@saharajimale805
@saharajimale805 2 года назад
Wlh been mahan markan maqale shadiyo sharaf oo leh abdifatax wan islajogne wlh wan ilmey 😪 shadiyo sharaf iyo abdifatax cimri deer Allah nisiyo mcny
@maryanmoha7945
@maryanmoha7945 2 года назад
Ilaahy inta is jcel xiriirkoda ha adkeeyo
@fartunmohamed7616
@fartunmohamed7616 2 года назад
Isha bini adan Alle haidinka abaayo guurkana Allaha kuu barakeyo Aamiin 🤲🤲🤲
@jamiilajay2046
@jamiilajay2046 2 года назад
Masha allaah tabaarakalaah soo dhawaada 🥰🥰🥰
@nahyaansomalichannel2212
@nahyaansomalichannel2212 2 года назад
Jamiila isoboqo
@KhadarKeyow
@KhadarKeyow 2 года назад
Masha Allah kaale ku nafis 👏 isku waara abidkiin walaalheyga 👏❤️
@khadijadaud9406
@khadijadaud9406 2 года назад
Masha Allah ❤️🙏
@maxamedgaraadka3382
@maxamedgaraadka3382 2 года назад
Wllhi billaahi tollaahay waan naxay markan maqlay shadiya & abdifatax aya isfuray illaahay haysukiin daayo inbadan💔🥺😭😭😭😭
@samsammoalin
@samsammoalin 2 года назад
Sharta iyo sheydaanka alaha ka qabto noloshooda alaha u barakeeyo fatax iyo shaadiyo cadeey
@MohamedAli-xj4ke
@MohamedAli-xj4ke 2 года назад
Mansha Allah Allah idin Barkeyo wll qli nolasha farxad ku waraaaa insha Allah keep going
@cabdifataaxxaajiyusuf4811
@cabdifataaxxaajiyusuf4811 2 года назад
Mansha allah walashey qaali iyo walalkey two legend 🙏
@nahyaansomalichannel2212
@nahyaansomalichannel2212 2 года назад
Abdifataax wll isoboqo
@hodenabdisalan6602
@hodenabdisalan6602 2 года назад
M a alx wllhi wan naxay abyo illhy haku siyadeyo jclkida iyo farxadida amiin
@khadraahmed6227
@khadraahmed6227 2 года назад
Masha Allah .waa Farxay in Aad . Insha Allah ha Is furiinaa
@hawanur550
@hawanur550 2 года назад
Mohamed Akshey legend hore usoco 🥰🥰🥰
@halimaali431
@halimaali431 2 года назад
Asc Masha allahi alle hidiin xiifdiyo Shadiyo iyo Cabdifatax xafidulahi alle ha idiin dhowro cadawgina cagta ka hos farxadina alle ha idiin sa idiyo 🤲🌹❤
@khadarkhaan7588
@khadarkhaan7588 2 года назад
Maa shaa allah Reerkii Jira Insha Allah
@deeqoahmed5524
@deeqoahmed5524 2 года назад
Mashalla tabarkalah apaayo ilahay ha ku xifdiyo ❤ 🤣 😆 😂 😄 😅 ❤
@axmed76official47
@axmed76official47 2 года назад
Wll akshay haL taLo aYaan kugu darsan Lahaa Ramadaan weeYaan ee Heestan ku soo gaLaYsa Hordhaca inTaa Ramadaanta isKa yara daa wllo
@shobtosaid177
@shobtosaid177 2 года назад
MashaAllah waan ku faraxsanahay isla joogiina isku waara 🥰
@ilwaadquruxofficiallmyhabb3680
@ilwaadquruxofficiallmyhabb3680 2 года назад
Shadi cadey abayo my love 💯💟
@sharafmadey8969
@sharafmadey8969 2 года назад
alxamdulilah ilahay isku xafido walashey iyo seygeedi
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 2 года назад
Masha allah lamaneheygii guleysta oo ilahey ha idinka dhigo labadii isku cimri dhamesto insha allah ❤🙏🌙🆎️🔐🌍
@najmaymohamedhusssein9437
@najmaymohamedhusssein9437 2 года назад
Kuwa isku wara Allah Inka Dhigaaaa xabibti 💋
@xamsemaxed6201
@xamsemaxed6201 2 года назад
Masha allah allahaysku kiin barakeeyo
@queensoomaali1713
@queensoomaali1713 2 года назад
Shaadiyo sharaf wan iska jeclahay wlhi shactiredada😍😍😍😍
@feyruuzmahad5941
@feyruuzmahad5941 2 года назад
Can wait so dhaweyn qaran inshallah
@umumucaad6196
@umumucaad6196 2 года назад
Shaadiyo sharaf iyowll akshey Mashallah
@ikrannaasir6420
@ikrannaasir6420 2 года назад
Keep going wll💯🦋🖇🥰
@farduzadam3688
@farduzadam3688 2 года назад
Shadiyo sharaf alle haku sharfo alle ha idin xafido wll
@faaraxkurtafaaraxkurta5867
@faaraxkurtafaaraxkurta5867 2 года назад
Maashaa Allaah
@kowsar39
@kowsar39 2 года назад
isku waara jaceelka hawaaro ❤️💯❤️
@saamiyoclaahi2260
@saamiyoclaahi2260 2 года назад
Masha Allah abaayo Allah haidinxafido
@farhiaalihassan202
@farhiaalihassan202 2 года назад
Mashallah allaha isku kin Xafido shaadiyo iyo abdifitah guul
@fauziamohamed7185
@fauziamohamed7185 2 года назад
Mansha Allaaha beautiful abaayo mcn Noloowa inashallaah ❤️❤️❤️❤️❤️
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 2 года назад
Mashaa allaah
@zeezeynuu3981
@zeezeynuu3981 2 года назад
Masha Allah
@leilaqurux5052
@leilaqurux5052 2 года назад
Allhamdullilah arinnn Farhad leee sheqeisa shadiyoy💕💕🥰🥰🥰
@hamdiyamusa2166
@hamdiyamusa2166 2 года назад
Mashallah allahamdulilaah ku xafiido shaadiyo sharaf waa ku jacl
@nahyaansomalichannel2212
@nahyaansomalichannel2212 2 года назад
Hamdiya wll isoboqo
@haashimyare1466
@haashimyare1466 2 года назад
Ramadaan mubarak ✨ 💖
@rahmamahamoud9257
@rahmamahamoud9257 2 года назад
Mnshlaha shaadiya iyo Abdifataha wan Isla jecelhay marksta 🥰🥰🥰
@dhagasayn6370
@dhagasayn6370 2 года назад
Mnsha allah yeeeees ilhybaaaa mhdleh waaaa lamanihiiii aaaan nlosha kga dayanjireee
@maandeeqclaahicabdi4016
@maandeeqclaahicabdi4016 2 года назад
M.a wlhi wan dhahay ani shaadiyo io cabdi fatax makala tagin allah idin dhoro qoskii dhismo lagu duqowo allah idinka dhigo 😘😘
@maxamuud856
@maxamuud856 2 года назад
Maxamed akshay maasha allah nolosha hakuu wacnaato wax kudhibo waligaa ha arkin
@najmomacow3945
@najmomacow3945 2 года назад
Masha allah❤❤❤
@roodomohamud5453
@roodomohamud5453 2 года назад
Mansha Allah alle ha isku kin xafido
@suhaadmohamedsuhaadmohamed4284
@suhaadmohamedsuhaadmohamed4284 2 года назад
Masha allah my family 🧕🏻🥰👋
@ismailmohanedsalad
@ismailmohanedsalad 2 года назад
keep going legend ❤
@nahyaansomalichannel2212
@nahyaansomalichannel2212 2 года назад
Ismail wll isoboqo
@fatumahussein893
@fatumahussein893 2 года назад
Wlhi abayo wn naxsana kher waye alxdulilah 🥰🥰👑👑
@saamicadey9971
@saamicadey9971 2 года назад
Www masha allah walal qali❤❤🥰🥰🥰
@raabicamohamud3832
@raabicamohamud3832 2 года назад
M.a wlhi wn Ku faraxsanahy lamanahayga illahay Hani xafidho guulysta 😘😘😘😘❤️❤️❤️😘❤️❤️
@hindaahmed8055
@hindaahmed8055 2 года назад
Shadiya sharafeey sodhawoow Ramadan mubaarik
@Lbulle
@Lbulle 2 года назад
Aad iyo aad wallal alshey
@faraxcali6828
@faraxcali6828 2 года назад
Mnsh allh alle haysu kiin daayo
@fatushlibah4397
@fatushlibah4397 2 года назад
maasha Allaah
@asmo1637
@asmo1637 2 года назад
Alxmdulilha 🤲wel welbaa iga hayey waxa lasheegayo isaku waar shadiyo iyo seygeed
@caaqilaxmed859
@caaqilaxmed859 2 года назад
Ilaahey ha isku dhaqo shaadiyo iyo xaajigeeda
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 2 года назад
Masha Allah in Shaa Allah 🤲🏻🤲🏻🥰🥰
@nahyaansomalichannel2212
@nahyaansomalichannel2212 2 года назад
Khadija abayo isoboqo
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 2 года назад
@@nahyaansomalichannel2212 Haye
@makoahmed9651
@makoahmed9651 2 года назад
masha Allah good news may Allah give sadia sharaf &her her husband abdulfatah clong marrage long live together may Allah protect from evil eyes Allahuma amin Allaha il xun ha ka qabto labadan lamaane ee quruxsan Allaha cimri dheer iyo iyo awlaad baari ah na ha usiyaadiyo aad iyo aad baan ugu farxay waxay social media sheegayaan been abuur noqotay anigoo oo maka ahmed oo kufarxay wada jirkooda wanaagsan barakallahu fiikum بارك الله فیكم اللهم امین ☝👏 commentigan waxaan kaso qoray nagaada Seattle Washington anigu taageerayaashodaan ahay viva sadia sharaf &her husband Abdulfatah 💚💜💙💐🌹🌷💋muah
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 2 года назад
Ramadan Mubarak 🥰🥰🥰
@saidamoallim5410
@saidamoallim5410 2 года назад
Dumashi Shadiyo sharaf iyo wllkey abdifitah yare family aan jeclhay ayaa tihiin alle hani barakeyo
@abdiqanikarama87
@abdiqanikarama87 2 года назад
Sister G hal video tik tok la so duub👏❤️
@nasteehomahamed1112
@nasteehomahamed1112 2 года назад
Mansha allah congratulations isku waara
@suldaanxasanwadani4672
@suldaanxasanwadani4672 2 года назад
Wll aksheey adiga & temkaga subscribes iigu cimamaada kor isoo qaada sidaad ugu so qaadeen akshey keep going wll akshey and tem Mohamed aksheey
@shukriahmedgacal4291
@shukriahmedgacal4291 2 года назад
keep going aksheay
@zooya8618
@zooya8618 2 года назад
ماشاءالله تبارك الله
@saadaqmireaxmed6004
@saadaqmireaxmed6004 2 года назад
Masha alah ina abti horay usoco si fiican ayaa u kaftanten
@fouziyacomedian2144
@fouziyacomedian2144 2 года назад
Keep Goin my sister one laugh❤️❤️❤️❤️❤️
@raqiyabashi1107
@raqiyabashi1107 2 года назад
Masha allh shadiyo
@faizamohamed5730
@faizamohamed5730 2 года назад
qoskiina allh adkeyo shadiyo cadawga allh ka qabto quruxey
@aarhassan5567
@aarhassan5567 2 года назад
That’s true give your partner some space so that u miss each other
@suleeqoquruxwanaag5636
@suleeqoquruxwanaag5636 2 года назад
Personally I can't give him space What can I solve that problem
@makaveli8453
@makaveli8453 2 года назад
That's not a problem thats the best sister look after ur husband and ur family don't let these ppl fool u👌
@hodanmohamed793
@hodanmohamed793 2 года назад
Shaadiya wa jeclahy walhi macqul maha iney is furaan wa labo isku so baxaya wan yabana walhi waxa is idhi hadey is furaan jaceylba ma jiro hada mashallh lakin walhi allh isku kiin daayo❤❤
@adannur4755
@adannur4755 2 года назад
Naag fanan ah xishood maleh maba oga inaa nin qabo subaxanallah
@yasminmohames1922
@yasminmohames1922 2 года назад
masha allah isku wara ❤️❤️🌹
@MonaMona-qd1ft
@MonaMona-qd1ft 2 года назад
Masha allh xbbtii ❤️👑
@muzahir-muashiq8716
@muzahir-muashiq8716 2 года назад
Alahamdulilah walHi wa farxay ina markay dhahday❤🩸 isma an Furin
@Bashir1119
@Bashir1119 2 года назад
Brother waa idin salaamay adiga iyo shaadiyo aad baa ugu faraxsanahay Shaafiyo iyo Abdifataax in ilaahay waligood kala wadin aad u jeclahay in kamaano ahaadaan
@Lbulle
@Lbulle 2 года назад
Legend waa kuwataa
@nahyaansomalichannel2212
@nahyaansomalichannel2212 2 года назад
Wll isoboqo
@najmosaciid2925
@najmosaciid2925 2 года назад
Mash allh illahy haidan xafido my family
@malyungedi4291
@malyungedi4291 2 года назад
Masha Allah. illahy haidan xafido my family walashe MCN badan iyo abdi fadax yare
@fancygacha_cool9557
@fancygacha_cool9557 2 года назад
Mashallah🥰Tabarakallah Isku Wara Abid Ya Rabi Love💕U Shidayo Iyo Abdifatah Yare🥰🥰🙏🙏👏👏👑👑
@saharmohammed7315
@saharmohammed7315 2 года назад
Alx hadey kal tagin wllhi wa naxy mark maqlay🤲😘😘😘😘
@user-rt4jq7jx1v
@user-rt4jq7jx1v 2 года назад
ما شاء الله 💞👭
@fartunerelaxationmotivatio3148
@fartunerelaxationmotivatio3148 2 года назад
Wll akshey waan kuuu xiisney
@xafsomaxamed6327
@xafsomaxamed6327 2 года назад
Masha allahi wllo ❤❤❤❤💯💯💯💯👍
@mohaelmioffical95
@mohaelmioffical95 2 года назад
From Shaadiyo Sharaf Pro......... ....🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴📌 ......Ramadaan Kariim.......
@ayaanahmedapdi5925
@ayaanahmedapdi5925 2 года назад
Isla jeclayyy shadiya iyo updy fatax wadah jirah abid 🤩☺️🥰🥰🥰🥺
@abdiali1741
@abdiali1741 2 года назад
M.a wan ku farxay whi abyo mcn si farxd igu nolada ❣️
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 2 года назад
Maasha.allaah wllo
@XAFHZSBR
@XAFHZSBR 2 года назад
Mash allh 💕
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 2 года назад
Waa wiil iyo gabadh aad u qurux badan shaadiya iyo cabdifataax.
@amiirjrtube8814
@amiirjrtube8814 2 года назад
First Comment.....👋❤
@nahyaansomalichannel2212
@nahyaansomalichannel2212 2 года назад
Amiir wll isoboqo
@monahusseinhassan5829
@monahusseinhassan5829 2 года назад
Alle hays ku kiin dayo adi iyo saygaagaba Farxad ku waara kuu xiisnay soo dhakhso adi iyo c/fataax shac tiradiini
@madinabourhan6180
@madinabourhan6180 2 года назад
Macha allah super
@nahyaansomalichannel2212
@nahyaansomalichannel2212 2 года назад
Madina abayo isoboqo
@farhiyabilan1003
@farhiyabilan1003 2 года назад
Masha allah
@Jamalosman665
@Jamalosman665 2 года назад
Mashallaah
Далее
МАРИЯ ГОЛУБКИНА О БАБУШКЕ #shorts
00:43
Strong cat !! 😱😱
00:19
Просмотров 885 тыс.
Tom🍓Jerry 😂 #shorts #achayanarmyfamily
00:14
Просмотров 11 млн
ADNA HENNA & SAXAAF 3 BEST QUESTIONS 🤔😊
12:59
Просмотров 43 тыс.
LAMAANAYAASHA AAN SOMALIDA UGU JECLAHAY ❤️
12:53
Просмотров 28 тыс.
МАРИЯ ГОЛУБКИНА О БАБУШКЕ #shorts
00:43