Тёмный

SHACABKA CABUDWAAQ OO FARIIN ADAG U DIRAY DF, XILDHIBAAN ABIIB OO TUSAY ISAAQ AWOODA SAMAROON 

Aftahan Production
Подписаться 276 тыс.
Просмотров 18 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 47   
@AbwaanNurdiin-vx5xg
@AbwaanNurdiin-vx5xg 2 месяца назад
Marreexaan aad ayey U garanayaan Xasan Sheekh waxa uu yahay Khaa,inimada,Qamyaaladda,Iyo Boobka iyo Hunguri xumada uu ku can baxay.
@AbdiganiShariif
@AbdiganiShariif 2 месяца назад
Walaahi xasan axdi maleh mariixaanooow ogaada!!!!!!
@hanadofficiallychannel2263
@hanadofficiallychannel2263 2 месяца назад
D5 all waa diyaaar❤maashaalaaah ❤❤reer caabud waaq❤
@SahroMaxamed-w7q
@SahroMaxamed-w7q 2 месяца назад
masha alla walla balwaan guul guuleyso waligaa❤❤❤🎉
@BaxsansiciidOwnuur
@BaxsansiciidOwnuur 2 месяца назад
Walaahi xassan,mooriyaan mareexaanow axdi maleh
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 2 месяца назад
Mareexaan hubka ilaah ayaa idin siiyey MaashaAlaah xasan dhiiqo iyo habardigir waa isku mid hubka xasan dhiqo ayaa u gaday habargidir marka hubkiina idinkaa leh isku difaaca Daarood na waa garabkiina ogaada
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 2 месяца назад
Mareexaanku waay ka dharag sanyihiin dhakarta hassan sheikh hubkaasna waa siduu ubaxay mana soo noqonaayo
@shakuursharif9931
@shakuursharif9931 2 месяца назад
Scw Balwaan viva Balwaan nooloow salaan diiran from London Khatumo State
@hawoshirwa8320
@hawoshirwa8320 2 месяца назад
Balwaan waad mahad santahay Walaal jira talo waad siisey Jaalle Mareexaan Sade Waana qaaten Allahana Xafido Sade aamiin YaaRabi
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 2 месяца назад
maansha allah tolkaay mr waa guulaaysteen saa kuwada hadii weerar laaydinku sooqaado ciidankii ssc walaahay waadiyaar waa ladiyaariyay
@AbddiUhu
@AbddiUhu 2 месяца назад
🎉🎉🎉🎉🎉🎉 dhulbahante waa nin keliya ee aan hubo inuu ila dhashay 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 2 месяца назад
​@@AbddiUhuDaarood oo dban ayaa kula dhashay,hakala saarin jaalle.
@FaadumoCismaan-ew7oz
@FaadumoCismaan-ew7oz 2 месяца назад
RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh Somali wey u dhaamatay ilahyow noo gargar adiga awood leehe inshaaaaaalh
@nazdalaan
@nazdalaan 2 месяца назад
Aftahan Salute 🫡
@zaytum
@zaytum 2 месяца назад
❤Ugaasoow❤ Kugu malney ee hubkiina ku fara adeega oo dhiiqo xasan yuna niiga guuleysan waad aragtaan sidii u bahdilayo mr gedo
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 2 месяца назад
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan shacabka somaliyad ee reer cabudwaqa firi kul bey u diran df xasan gorgurde familykisa marxun xamza faratag argixisada damajid wey jaban
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 2 месяца назад
Hubkan xassan duufle ayaa reerkiisa U waday war war tuugan bila damiirka ah mesha dowlad Kama jirte WA mooryan qabiilaysan😮
@farxiyaali9899
@farxiyaali9899 2 месяца назад
Ibnuxalaal balwaan waddani taariikhda ku xusi doonta allaha kuxafido xalaal baa lagugu koriyey
@husseinalio2437
@husseinalio2437 2 месяца назад
Wel done Mr balwan
@seed3966
@seed3966 2 месяца назад
Shacabka awdal maanta jaaniskii ugu fiicnaa yey heystaan balse weli baqdin baa kujirta runtii waxaay moodaayaam 1991 /2/4/
@art_lto2450
@art_lto2450 2 месяца назад
Somaliland iyaga leh zxb 😂
@MrQalay2005
@MrQalay2005 2 месяца назад
Abwaan balwaan walaahay waa nin xor ah oo somali ah
@AbunawafAljabarty
@AbunawafAljabarty 2 месяца назад
DAMULXARAAMI SHALAY FARMAAJO WAA MAREXAN. MANTANA WALALAHENA MAREXAN. WLHI MAREXAN IS NOT EASY 💪💪💪💪💪💪💪❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mulkiosman794
@mulkiosman794 2 месяца назад
Mareexaanooy nin baahani gob maaha
@nazdalaan
@nazdalaan 2 месяца назад
SAMAROON waa reer yaab leh, shaqsiyaadka aan ka aragkay waa dad Somaaliyeed oo xalaal ah, waa reer aad isu neceb, isna iibsada, waa reer aad u QAB yar, waa dhibaato sida QABKA badan, waa inuu qofku dhexdhexaad yahay, waxaan maqlay jabuuti xildhibaano way ku dagaaleen waxayna ku heshiiyeen in dadkale ee Jabuuti la siiyo.. you can’t make this shit up. Illahay SAMAROON guul ha siiyo, aqoon, iyo Somaalinimo ayey CAAN ku yihiin. Kalssoni ayaan illaahay ku qabaa inuusan dayacayn. Amiin
@art_lto2450
@art_lto2450 2 месяца назад
Lkn wadankodu waa somaliland zxb not somalia kk
@mustafeahmedaden3137
@mustafeahmedaden3137 2 месяца назад
Xasan fariid caqligaa kubatay
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339 2 месяца назад
Maxmad abiib reerkisa lo adegsaday dagalka wa been god mugdi bu la galay gadabursi tan mareexan ragi laga layaay baa laga raba xasan sheekh hub warkisa ma jiro ragi u layaay xasan sheekh haka hadlo
@malyunabdile9960
@malyunabdile9960 2 месяца назад
Awdal makacan Dulmina way usamran lkn hadii ay kacan arliya ayaa la dhaaha muuse walo midobaya xaqdaro badan baa Awdal loo gaystay halyayga gada buursi waa Dad somalinimada jecel
@art_lto2450
@art_lto2450 2 месяца назад
Hah lkn wadankodu waa somaliland zxb ..somalia wax kaga xidhan ma leh in.a berbera🇪🇹😅 Ethiopia 🇪🇹 ♥️ way imanysaa kk
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 2 месяца назад
Xasan.sheekh.wuxu Ku.guuldaraystay. Hogaaka.iyo.minimada Dadka.somaliyed.hawiye Waa.dad.somalinima.jecel Xasan.ah.ha.iska.tuuraan Waayo.shisheeye.ayuu.u. Shaqeeyaa.waana.nin Somali.kala.fogaynaya Isaga.iyo.INA.biixi.waa.isku Mid
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 2 месяца назад
Reer.awdal.ested Way.ka.aamin.baxeen Mamulka.snm.somaliben 33.sano.ayay.ilahayen Dasturka.gala.badalo.wax Aynu.wada.yeelano.dabded Waa.laga.dhagaha.ayaa.laga Furaystay.somalidu.waa.qabaail.hadii.la.isfami.wayay. Dad.waliba.degaankisa.ha Iibaansado
@art_lto2450
@art_lto2450 2 месяца назад
Lkn wadankodu waa somaliland zxb maha somalia 🇸🇴 tas ogow qabil naa manta Waka somalia ka jiree hubka la isku qaybinayo kk dawlada ad shegysid waxay marka 😅😅
@amnaali8642
@amnaali8642 2 месяца назад
WAXAN LEEYAHAY MW X SHEEKH DOWLAD JILICSAN MA SOCONEYSO SOO QABTA TUUGADA MUJRIMKA DIL SHACAB GALAYNA TIIRKA HALA GEEYO DAAHIN IYO XABSI MAXKAMADA AMARKEEDA KA DIB AH WAA TAN U HORSEEDAY INEY CUURYAAMIINTA AY CUURYAAMIYAAN DOWLADDA
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 2 месяца назад
Eeyaha uu soo dirsaday oo uu Fartaag hor boodayo iska celiya Mareexaanow mise xasan oo xamar jooga ayaa idiin jilicsan?
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 2 месяца назад
Ilaahay dhulka nabad hanooga dhigo wixii dulmi wadana hanaga qabto
@axmedcaruush2952
@axmedcaruush2952 2 месяца назад
Wcs
@malyunabdile9960
@malyunabdile9960 2 месяца назад
Muse godkisi aya biya ugu galeel
@ShinobuKosho-m8i
@ShinobuKosho-m8i 2 месяца назад
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😮😮😮😮😮😮😮
@axmedwadan-tb5kt
@axmedwadan-tb5kt 2 месяца назад
Guulguul
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 месяца назад
MAREEXAANOW DAWLADA XASAN MAXAMUUD HABA AQOONSANINA. GOAMADOODA BEENTA KU DHISAN WAX JAKASOO QAADINA. FEEJIGNAADA LAAKIIN OO YAAN LAYDIN GAADIN😊
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo 2 месяца назад
Waxba kama qaadi karo haaddii shacabka mudug iyagu isfahmaan Hassan danihiisuu u damdam leeyahay
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 месяца назад
XASAN MAREEXAAN UMA JAYO CIDAN UU XERO HEEYO KABACDINA KU XASUUQO. WELI ALUU QABIILKIISA HUBAYTAY EE HA U DAGAALAMAAN😂
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 месяца назад
QABIIL KASTI WUXUU LEEYAHAY GESIYO DAAFACDA. MAREEXAAN YAA DAAFICI HADII RAGOODA XASAN GEEYO XERO UUKU XASUUQO ?
@mashalaayedablaq5819
@mashalaayedablaq5819 2 месяца назад
Samaroon iyaga oo maalmahanba ul booc ogu tukubaayay muuse biixi ayay waxay faro galin kusameeyeen xidhaankii ay kudhaarteen dee maxaa kadambeeyay guudbay jaw gacalayaal geeskaad doontaan uqaata oo gam oogayaxan ayaa kadhacday😂😂😂
@ahmeddoyow6421
@ahmeddoyow6421 2 месяца назад
Xassan munaafuq habargidir iney waxba ka qaadi waayaan waxaa sababtay markoodii hore beey dulmi galeen,isna dulmi ku taageereen,xasana waa musiibo loo soo diray,ugu danbeen isaga laftagiisa baa ku baaba'aya
Далее
САМАЯ ТУПАЯ СМЕРТЬ / ЧЕРНЕЦ
1:04:43
Warraysiga Xil Maxamed Abiib, oo dhammaystiran
44:18
Просмотров 273 тыс.
САМАЯ ТУПАЯ СМЕРТЬ / ЧЕРНЕЦ
1:04:43