Тёмный

"Shacabka Reer Somaliland Meel kastood joogtan Hambalyo"DJ Subeer & Soo Dhawayntii Madaxwaynaha JSL 

Horn Cable Tv
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 36 тыс.
50% 1

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 95   
@hanidheeman6262
@hanidheeman6262 2 года назад
Maxamed Xasan ayaan ahay war Heedhe Waxan aad iyo aad ugu Farxaa markaan arko DADKAYGU Siday isugu duubanyihiin dibadda iyo gudahaba SOMALILAND GUUL
@dhaayabilla1147
@dhaayabilla1147 2 года назад
Guuul guul Somaliland 💚 ⚪♥️ viva Somaliland
@kaamil1717
@kaamil1717 2 года назад
Dadkii dadka ugu gobsanaa😍 💚🤍❤
@motivational-zg2xq
@motivational-zg2xq 2 года назад
Eid Mubarak 😄
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 2 года назад
🤣🥳💚💚🤍🤍❤️❤️ love my Somaliland people ❤️❤️💚🌹
@mod2967
@mod2967 2 года назад
Mashallah Alhamdulillah somaliland viva fore ever my Allah help mijn brother and sisters in somaliland
@niamaalijama2485
@niamaalijama2485 2 года назад
Masha Allaha allow no siyadi nabda iyo barwaqada taal Somaliland 💚🤍❤️
@amaaniom
@amaaniom 2 года назад
Masha Allah. Ilaahay ha idiin Xifdiyo Dalkiina.
@hfarah4713
@hfarah4713 2 года назад
Guuuuuuuuul somaliland 🍁❤️
@maxamedaamiin4637
@maxamedaamiin4637 2 года назад
Somaliland guul guul guul guul guul guul guul guul
@raxmacabdi1291
@raxmacabdi1291 2 года назад
Masha Allah hambalyo guuul guuu somalinda ❤️❤️
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 2 года назад
Maash Allah Somaliland guuule ❤💚❤💚❤💚❤💚❤💚❤💚💚❤💚❤💚❤💚❤💚❤💚❤💪💪💪💪💪💪👏👏👏👏👏
@aktarsharmaarkeofficial3837
@aktarsharmaarkeofficial3837 2 года назад
ILAAHAY DANBIGIISA hadhaafo ISAGA IYO HOYADIIBA qofka HAL subiskareeb IISAARA EE WLSHY ama wllky EE somaalyeed
@ayaan850
@ayaan850 2 года назад
Masha allah somaliland guul 💚💭❤💚💭❤💚💭❤
@book2316
@book2316 2 года назад
Maa sha Allah!
@ismailcazka1329
@ismailcazka1329 2 года назад
Mansha allah somalIland
@user-zc6ig1ep9q
@user-zc6ig1ep9q 2 года назад
Maasha.allah
@nadiirayuusuf6887
@nadiirayuusuf6887 2 года назад
Astaqfurulaah😂😂😂 funy reer Somaliland. 💚🗨❤ dadkaygii
@galkagundelibaax2866
@galkagundelibaax2866 2 года назад
Faqash waa baran baroo, mar ayeey soo wada dareerayan yagoo wada kam kamayaa. Kab dacasa ayaa lugu wada bajiiqinaya.🪳🪳🪳🪳🪲🪲. Guuul iyo gobonimo somaliland. Ubad SNM.
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 2 года назад
Hhhhhh
@maxamedsaciid7821
@maxamedsaciid7821 2 года назад
guuul soomaaaaaalilaaaandddddddd
@amaalaxmed2059
@amaalaxmed2059 2 года назад
Somalilnd Alow dhowr somalilnd
@cabdlecabdisamed7617
@cabdlecabdisamed7617 2 года назад
Somaliland guul
@abdirahmanomar3224
@abdirahmanomar3224 2 года назад
Cadawga somaliland wuu dhintay
@nasiraadannournasir3279
@nasiraadannournasir3279 2 года назад
dadkan iyo shacabkan sharafta muujiyey ee qarankooda iyo madaxwaynahooda jecel allah ayaa gaadhsiinaya halkay u socdaan oo aqoonsiya walaaal noo so duceeya waaaan qiiroday markaaan daaway sida aan loogu kala hadhin qadiyada somali land walee in aanan idin gaadhayn wali giin
@salamkala14
@salamkala14 2 года назад
Jasakallahu Khayran
@nasiraadannournasir3279
@nasiraadannournasir3279 2 года назад
@@salamkala14 shukran wll
@ayanlejibril57
@ayanlejibril57 2 года назад
100/100
@abdirahmanaidid1289
@abdirahmanaidid1289 2 года назад
Kkkkkkkkkkk murara dilac u dhiimataya bakhtidaya kkkkkkk wan kayabay manshaalaah tabarakalaah
@hasanabdiqani5039
@hasanabdiqani5039 2 года назад
Wllllhi waa dad isku duuuban guuulaysta
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 2 года назад
Soomaliland maad sii eegaysaan wali muqdishoy, way dhamacday, somaliland waxba kama qaban kartaane idinka wax maad iska qabataan goboladii yar yaraa ayaa dalal isku sheegaye isweydiiya Idinka imisa dal ayaad u sii kala googoden,puntland,galmudugland...sidaas miyaad wax nagaga qaban kartaane😂😂
@safiyai2843
@safiyai2843 2 года назад
Mashallah tabarakallah Somaliland guul muuse biixi guul . Somaliland ciidankeeda waakaa shacabkii u markhati furayo kii xamarna waa ashabaab oo shacabkiisu isku qarxinana illahow xamar u gargaar
@safiyamuriidi5556
@safiyamuriidi5556 2 года назад
Alahayow soomaali isku ken
@salamkala14
@salamkala14 2 года назад
Istaqfurallah ilhayow somali mid walaba dantiisa tus oo nabad kala sii
@tasfayehomerchigma1822
@tasfayehomerchigma1822 2 года назад
Somaliland diidaw wadanka ka bax
@cabdifataaxmaxamed8670
@cabdifataaxmaxamed8670 2 года назад
Kusoo dhawoow markiska daaru AL Furqan online. Hb fudud Ood ku baran karto qur'anka kariim ka ah iyo culuumtiisa hab online adoo jooga gurigaaga iyo goobtaada shaqada
@fayselahmed5802
@fayselahmed5802 2 года назад
Mucard kii miye shunteen
@ahmedamin9843
@ahmedamin9843 2 года назад
😂😂😂😂
@dallas5609
@dallas5609 2 года назад
America wuu aadey ee muxuu kakeeney? Mala aqbley oo ma la ictiraafey?
@Uus998
@Uus998 2 года назад
Waa suaal isweydin mudan
@abdifarah1148
@abdifarah1148 2 года назад
Dadaalku wuu socdaa mana joogsan dono faqashay naxdinta joojiya gushii waydhow dahay
@mawliidcali9355
@mawliidcali9355 2 года назад
Habartan xunee afka bakhaarka ah leh ayaa ku dhaha xishoo
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of 2 года назад
Xishooda marka hore faqashay
@iftinjama
@iftinjama 2 года назад
Kkkkk
@aminamohamed7076
@aminamohamed7076 2 года назад
Naa iska aamus wax ku hadli mayside farmaajo guulayso muuse biixi hadhaco
@abdihakimahmedjamanuur8999
@abdihakimahmedjamanuur8999 2 года назад
Baranbaro xaarmaajo
@maxameddiini9058
@maxameddiini9058 2 года назад
Tag.qabxad.yahay.farmaajo.kuwas
@abdihakimahmedjamanuur8999
@abdihakimahmedjamanuur8999 2 года назад
Baranbaro xaarmaajo kab dacasa laydinku bajinaya
@c-mhoror4871
@c-mhoror4871 2 года назад
War nagiani,waa,nag,walan,Waxeyi ku hadlesa 😅😅😅😅😅😅😅
@mohamedawale1642
@mohamedawale1642 2 года назад
Madaxweyne doorashada waad heli ee nooqabo
@abdihakimahmedjamanuur8999
@abdihakimahmedjamanuur8999 2 года назад
Doorashada ururada ka bacdeed buu qabanaya ta madaxwenyne
@SultanAhmed-et3vc
@SultanAhmed-et3vc 2 года назад
MOORYAANKA IYO BEESHIISA oo KELIYA WEEYA
@Adam-nw1vy
@Adam-nw1vy 2 года назад
Walaal qadaadkaaga cabbirkiisu waa imisa 😁😁😁
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 2 года назад
HHHHHHH YAA IBNU HAAD INA AMIZOM WUU BORORANAYAA MAANTA OOHINTA KA DHAMATAY KKKKKKKKK BADHAQ DAYANKA
@salamkala14
@salamkala14 2 года назад
😂😂Mashallah dheh weji xun yahow
@nawalish7564
@nawalish7564 2 года назад
Washa xaartoy land
@saidmussa6461
@saidmussa6461 2 года назад
Dibjir miiran AYAA LACAG LOO daadiyey busaarada KA HADLA ictiraaf helimeysan SOMALIA KA doonta USA KU tiri
@marwo2285
@marwo2285 2 года назад
Illahay haku caafiyo
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 года назад
Ciil udhimo xaasid nimado waa waxad eedeene
@karimhasan8967
@karimhasan8967 2 года назад
Darodow wa kaliga wxa baroroanaya reraha kale somaliyed nacayb iyo xasid uma qaban rer somaliland wa dad isku tiirsan oo qarankoda jecel
@iftinjama
@iftinjama 2 года назад
Sakhranimadi oo dadah
@saidmussa6461
@saidmussa6461 2 года назад
islaantani 32sano AYEY LAGU boobayey hantidooda kuwani WAA qoyska BIIXI handaraab DICTATOR
@ahmedosman91
@ahmedosman91 2 года назад
Meel kasta miyaad ku jirtaa waar maad dhiman doonin ,xaasidnimada iskadaa somaliland allaa watee ilaahay haysaseegina, nimcada ilaahay dadka lagama xaasido.
@thementor.4697
@thementor.4697 2 года назад
Wlhi shacabka masakiinta ah waan unaxayaa ee beenta loo shegayo sorry Wlhi
@galkagundelibaax2866
@galkagundelibaax2866 2 года назад
Kuwa xamar ee adeerka kufsanayo u nax
@omarjama7627
@omarjama7627 2 года назад
Miyaad dhiman! Miyaad dilaaaci! Guul Somaliland ! 💪💪💪💪❤️💚🤍
@dozytmohamed5672
@dozytmohamed5672 2 года назад
Miyaad ka xuntahay horomarka somaliland , ka naxaw nafta waaa
@cabdlecabdisamed7617
@cabdlecabdisamed7617 2 года назад
Haday 100 sano nagu qadato dulqadkeda Leenahay 🇮🇷🦁💪
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 года назад
Is qarixi waxad kanaxaso waanu ognahay oo waa wanaaga iyo farxadda aanu haysano e
@abdijama2285
@abdijama2285 2 года назад
Fuck isaaq land, viva ssc viva farmajo
@apdirisaaqpersio9833
@apdirisaaqpersio9833 2 года назад
Calooshu Hydin kala Go,Ado gunta
@tasniimabdinasir5775
@tasniimabdinasir5775 2 года назад
Abdi kama kanax o NAFTA waa qarax iyo qaracanka aad ku noshihiin ka bix maysaan waligiin xasid nimo waata khayrkiin idka reerbtay Somaliland guul guul 💚🤍❤️
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 года назад
Armaajo hawiye ayaa albasbka utaagan ssc da aad sheegaysaana waa togdheer maba jirtaa lagaa yidhi
@moaden4602
@moaden4602 2 года назад
abdi aydu waa xaaraan dadku col maaha waa kuwii biyaha u geeynayey tolkaa ee quudinayey hooyo iyo walaalona iyaga seexiya oo bad qbkooda ilaaliya
@karimhasan8967
@karimhasan8967 2 года назад
Wlhi darod okaliya baroranaya jabki afwayne manta ayay kaga xanun badan tahay somali way idinku fahantay beentii iyo nacaybki somali kula dhex jirten kaliginba calacalka iyo hoogasi idin gaar yahay
@saidmussa6461
@saidmussa6461 2 года назад
Habrahani WAA Sacad Muuse HANADARAB QABIIL KU taageeraya Muuse shaani cawar NGO AYAA LACAG LOOGA furtey ictiraaf BUG USA midaas Cid KA hadli karta MAJIRTO
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 2 года назад
Soomaliland maad sii eegaysaan wali muqdishoy, way dhamacday, Idinka imisa dal ayaad u sii kala googoden,puntland,galmudugland....
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 года назад
Gudhuu yaa baray sacad muuse xaasidiin reer Somalia waligiin bogsanmaysaan yura iscuna
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 2 года назад
Sacad muuse maxad ka garanaysa😂jareer waynayow...
@SultanAhmed-et3vc
@SultanAhmed-et3vc 2 года назад
DAD LA SOO QASBAY , iyo CARRUUR ISCHUULLADDII QASAB LAGAGA XIDHEY OO MADLUUNA AYAA MOORYAAN MUUSE BIIXI WADADA U TUBAN
@nimcojama8842
@nimcojama8842 2 года назад
Qofkasta wuxu yahay ayu kumooda
@khadraaxmed8233
@khadraaxmed8233 2 года назад
Maxaad ka qaadi karta hhhh
@saidmussa6461
@saidmussa6461 2 года назад
SOMALILAND SOMALIA kumilmatey Beentii dhamtey BIIXI handaraab DICTATOR USA AYAA LOOGA SOO meereyey SHACABKA MASAAKINTA beenta KAla tag passpor SOMALIA kubaxdey
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 2 года назад
Hhhhh, basaborka somalilandna waan ku safarnaa saxib shacab iyo madax wuu ka qaalisanyay mooyane sidaa awgeed dadka dan yartaa ayaa garoowe u soo doonta, Cadayn hadaad u baahantahay youtube waad ka helaysaa faalada baasaboorkii uu ku safray...
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 года назад
Waligiinba muraaradilaac galgasha idinbaranay dadka hadaad naxariis uhaysaan maysaan xasuuqeen e barwaaqadooda ayaa balaayadiina sh
@salamkala14
@salamkala14 2 года назад
Somalia maxa la dhaha waa failed state
Далее
Andrew Azzopardi on RTK103 | 12 ta' Ottubru 2024
3:06:07