Тёмный

Shakhsiyaddii Sayid Maxamed Cabdille Xasan. 

Sahanka
Подписаться 416 тыс.
Просмотров 17 тыс.
50% 1

Dhammaan buugteenna Website-kan ka dalbo:
www.aadansahan.com
Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan:
RU-vid: / @sahanka97
Podcast: / @sahanpodcast97
Facebook Page:
www.facebook.c...
X (Twitter): Aa...
Instagram: / aadan_sahan
Snapchat: www.snapchat.c...
TikTok: www.tiktok.com...
Sahanka Tiktok:
www.tiktok.com...
Buugteenna soo baxday:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
3- Loollan.
4- Faca koraya.
5- casariye.
6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
7- Waayaha Daanyeerta.
8- Ismalure.
9- Hadhkii Madoobaa.
10- Dhagrtii Weyneyd.
11- Qiraallada Mucaashaqiinta.
Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
3- الإسلام بين الشرق والغرب
4- بروتوكولات حكماء الصهيون
5- الشيطان يحكم
6- إسرائيل البداية والنهاية

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 194   
@sahanka97
@sahanka97 9 дней назад
Dhammaan buugteenna waxa aad la helaysaa: www.aadansahan.com
@mansaMusa-v6o
@mansaMusa-v6o 5 дней назад
Aadanoow aad iyo aad ayaan arintan kaaga soo hor jeedaa. Waana waxa kaliya een kaaga duwanahy HADAAD ISLA SII SAXAN TAHYNA LIVE ILA SOO GAL AAN SUAALO KAA WAYDIIYO. MAHADSANID
@hassanaliabdilaahi2338
@hassanaliabdilaahi2338 5 дней назад
Aadanaw manhajkii Somaliland 2009 ayaa noogu dhigay isaga iyo sheekh xasan barsame kasoo samee
@marwaanmaxamed6650
@marwaanmaxamed6650 9 дней назад
Run ahaanti,wan uxiisay ustaad vediowyadii qaabkan oo kale ahaa,❤saalaaman.
@maxmuudmahrez1238
@maxmuudmahrez1238 9 дней назад
Kula mid ayaan ahay zhip
@osmanabdulkereem6001
@osmanabdulkereem6001 9 дней назад
Kula mid wllhi
@mahameddayib7170
@mahameddayib7170 6 дней назад
Haa
@alleasy9349
@alleasy9349 6 дней назад
Aad iyo aad
@Awilboy6
@Awilboy6 9 дней назад
Mahadsanid ustaad Aaden Khadar
@Iron.8
@Iron.8 5 дней назад
Adanow sidaanad kufiicanatahy sxb 🎉
@MohamedIsmail-pf9bd
@MohamedIsmail-pf9bd 9 дней назад
Mahadsanid wllo guuleyso Bulshada somaliyeed kaalin mug leh ayaad ugu jirtaa
@XuseenShaxmed-tf6kd
@XuseenShaxmed-tf6kd 9 дней назад
Lagendry❤❤❤
@hindacasri2819
@hindacasri2819 9 дней назад
Shakhsiyadii maxamed Xaaji Ibrahim cigaal kasoo hadal isna
@Abdifitahabdullahi8654
@Abdifitahabdullahi8654 9 дней назад
Mahadsnanid
@Salamin77
@Salamin77 5 дней назад
He was a brutal tyrant who murdered thousands and thousands of innocent Somali civilians . He was power hungry and all he was fighting was power.
@mrfuga6041
@mrfuga6041 3 дня назад
Why are you crying over a man who is not even in the live anymore what a clown you are 🤡
@cabdiwahaabnadaara7945
@cabdiwahaabnadaara7945 9 дней назад
Halganka sayidka isaaq shaqo kuma lahyn balse reerka isaaq heshiis bay lagaleen ingiriiska waxa basaasi jiray waxay ahaayen reerka isaaq nadab hadad tihin galada nici lahyden😂😂😂
@ahmedaamiin8669
@ahmedaamiin8669 9 дней назад
May nio isaaq waa ku jirey turjumaano shiyuukh qabiil aan Laga heleyn. Walhi ma jirin xitaa hawiye wlhi
@معاهدالدول
@معاهدالدول 9 дней назад
alla maxaan u xiisay vedios yada caynkan ah بارك الله فيك وجزاك الله خير الجزاء على
@sahalduale7531
@sahalduale7531 8 дней назад
HaA wlh ani xita ,waan u xiisay
@kaderabdi1624
@kaderabdi1624 9 дней назад
Caqliyad saliim aha oo qabiil ka madhan ayaad ku cabirtay ustaad. Mahadsanid.
@MARCOZ-z6r
@MARCOZ-z6r 9 дней назад
Mid daarood ah oo burco nala joogay aya cayay markaasan yabay
@westy937
@westy937 9 дней назад
​@@MARCOZ-z6rumalaynmayo inuu qabiil udaglmyey isagu
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 9 дней назад
Aadan sahan nin qabyaaladeed ma aha intaan ka baraney 5 sano ku dhawaad ban ku xiranahey dhalinta asaga oo kale ah waaba nagu yar yihiin waa ninka asagoo dhalin yaro ah ka dhashay somali oo qabyaladu diinta ka horeyso inta badan hadana reerkiisa iyo reer kale is dagaleen waliba in adeerkiis lagu diley aan filayo hadana nabad ku baaqayey lahaana bal waxa aad isku dileysaan hoos u eega inay macno lee yihiin iyo in kale marka Allaha xafido
@adanniman336
@adanniman336 8 дней назад
Marka ina adeerka oo ad dadka xigsatay nagative kiisa la sheego meelba ku xunuunaysa sawmaha
@westy937
@westy937 7 дней назад
@@adanniman336 kuma . Si qaldan baad ufhntay waxan qoray wll .
@asmaabukar5946
@asmaabukar5946 9 дней назад
Adaa Koofilow jiitayoon, dunida joogeyne Adigaa jidkii lagugu wadi, jimic la’aaneede Jahannamo la geeyow haddaad, aakhirow jihato Nimankii jannow kacay war bay, jirin inshaalleeye Jameecooyinkii iyo haddaad, jawhartii aragto Sida Eebbahey kuu jirrabay, mari jawaabteeda Daraawiish jikaar naga ma deyn, tan iyo jeerkii dheh Ingiriis jabyoo waxaa ku dhacay, jac iyo baaruud dheh Waxay noo jajuubteenna waa, jibasha diinneed dheh Jigta weerar bay goor barqo ah, nagu jiteeyeen dheh Anigana Jikrey ila heleen shalay, jihaadkii dheh Jeeniga hortiisey rasaas, igaga joojeen dheh Jiiraayaday ila dhaceen, jilic afkoodii dheh Siday kuugu jeexeen magliga, jararacdii sheego Billaawuhu siduu kuu jarjaray, jeerarka u muuji Naf jaclaysigii baan ku idhi, jaallow iga daa dheh Jaljalleecadii baa wadnaha, jeex ka soo ruqay dheh. Mujahid ku xeel dheeraa maansooyinka digashada ah (Seyd Maxamad Cabdulle Xasan)
@updallemohachanel2371
@updallemohachanel2371 9 дней назад
Sayidku geesi buu ahaa dalkaan usoohalgamay lkn hadda nimanbaa gooni usheegta oodadka kale ugufaanna, nimanna waxay ucayaan marxuumkaas in qabiilkaas sheegtay uukadhashay anyway allayaraxma sayid Mohamed abdulle Hassan
@sharmarkegiite6180
@sharmarkegiite6180 9 дней назад
Sayidka la aanti somalida wx badan baa la galynlahaa ilahay hka rali noqdee❤
@hassenabdullahi6487
@hassenabdullahi6487 5 дней назад
Sayidku goat buu ahaa alle haunaxriisto
@CabdikariinQaalibCabdi
@CabdikariinQaalibCabdi 7 дней назад
Alle haynaga soo dhexsaaro nin sidii sayid cabdille xasan oo kale ah ustaad soobadi videowyadan oo.kale❤
@daauud77
@daauud77 9 дней назад
Allaylehe siday ahayd baad uga hadashay dad badan oo qabiil ku neceb oo mujrim u yaqaan baa jira lkin wixii dulmi ah ee ay geysteen daraawiish waa laga hadli karaa lkin waa in la qiraa inay ahaayeen jihaadiyiin wax badan badbaadiyay Sayyidkuna uu aha halyey muslim Somaliya
@MaxamedKhadar-m7f
@MaxamedKhadar-m7f 7 дней назад
Sax ustaad aadan shakhsiyaad madaxa ii saaran baatahay kamid tahay adiga iyo cabdimaalik coldoon raga aan ugu jeclahay reer somaliland from soomaalida la guumaysto (somali galbeed)
@Ladik_01
@Ladik_01 6 дней назад
Shb hankaaga ha sareeyo wxy Somalida la gumaysto hana ceebeyn nio
@AbdallaIbrahim-
@AbdallaIbrahim- 2 дня назад
Sxipow hadii wax naceebeenlahaa nimcaan hilaac baayiri inkastoo lagumaystoo​@@Ladik_01
@nimcoabdikariin
@nimcoabdikariin 9 дней назад
Aadan adigu somali siwalba waxa wad ugu shegtay balse somali waxad shegeso kama gona aadan khadar cali roble inolowa❤💯
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 9 дней назад
Mar kale iyo aadan sahan oo usoo laabtey sidiisi laakiin codkii 2019 mee saaxiib 😊🥺❤
@realmaxamed
@realmaxamed 9 дней назад
Codki yaraa ee music ahaa aynba ka dhiman
@mahameddayib7170
@mahameddayib7170 6 дней назад
Haa
@XMA-g9y
@XMA-g9y 8 дней назад
Daraawiish may ahayn markii ugu horeysay ee ay soomali u dagaalantay aragti ka baxsan qabiilka waxa jiray marar badan oo kale sida wakhtigii Abaanduule Ahmed Gurey oo Xabashida si ba'an ula dagaalamay.
@ahmedka001
@ahmedka001 9 дней назад
Ugu horeyn wan idin salamay.sxbyaal waxan codsanayaa inad isoo ducaysaan muraad ayan leeyahee...mahadsanidiin🙏
@Mohame-Amiin
@Mohame-Amiin 9 дней назад
sidadi horay ku solabo adanow🎉
@ShaifBoy-lp1rd
@ShaifBoy-lp1rd 9 дней назад
waa mahadsantahay zxp waan uxiisay muuqaladii nuucaan ahaay
@maxamadcade2234
@maxamadcade2234 9 дней назад
Sheekh Xasan barsane io imam Axmed gurey ka waran ayagana
@الصومالي-ك3ض
@الصومالي-ك3ض 4 дня назад
Aadan Sahan oo Kle hadayy somalidu wada Noqon Lahayeen Caalamka waan ugu Sarayn Lahyn Haba Yaraate Cadifad Qabiil Kuma Jirto Badanaa Waa Nin Macquul ah oo waxbaratyy jazaa ka llah uztaad
@AyuubDulcadde
@AyuubDulcadde 9 дней назад
Imbadanbaan kaa sugayey aadanoow Maanta wad i jaahil saartay shb❤
@Kingofcity-we4gp
@Kingofcity-we4gp День назад
Rer cuqdadland baad aheyd miya isla idinki wax isfahanziyay 😂😂
@mahdimaandow505
@mahdimaandow505 9 дней назад
War hab tebinta sidaan ayay ku wacan tahay sidii 2018,19,20 ilaa aad kusoo waday waanba u xiisnay kan aad masoo hor fariisaneyso nagadaa Aadan.
@kimuhumad6594
@kimuhumad6594 9 дней назад
Sayidku wuxuu ahaa shakhsi oo qofki dhahaa khalad malahayn waa beenti Lkn sayidku wuxuu halyaay ay mudan in ay kufanaan dhamaan ummadda gumaysi diidka ah in uu soomaali ahaana waa wax mudan in ay ummadda soomaaliyeed ku fanaan
@jamaalaxmed4640
@jamaalaxmed4640 8 дней назад
Wll sidan usoo duub kilibada oo kdaa live aad kasoo muuqanayso
@abdirizaqmoha9037
@abdirizaqmoha9037 9 дней назад
Vedioyowda nucan ah🥰
@maxmuudmahrez1238
@maxmuudmahrez1238 9 дней назад
Mar hore ayan ku shegay Aadanow videoyada sidii hore noogu soo duub Waa anigii ku raaaxeysanaya hada wllhi
@ilkacaselnamahamouud
@ilkacaselnamahamouud 9 дней назад
Adan sahan barnaamijyadii Aan jeclaa baad maanta sooduupty nio barnaamijyada sawir ahaan ta ah baan jeclahay runtii lkn waayahan danbe Adi unbaa soofadhiista masooduubtidba 😂😂
@zakirboss143
@zakirboss143 9 дней назад
Sayid mohamet Abdaleh Hasanka Qarnigani waa anigee i aaamina
@Adam2-y5z
@Adam2-y5z 8 дней назад
Sayidku waa Aabaha soomalida
@sammaddey9631
@sammaddey9631 9 дней назад
Sidaadii hore ayaad kuso noqotay garaad, sidan ayaa wanaagsane sidan noogu so gudbi fadlan
@Diinho_
@Diinho_ 8 дней назад
Ustaad wakusalame 👋. Tedha kale waxaan jeclhy inaad codkaga nosocelid oo si cadifad ahaan inogoshekesid 🙏❤
@AyaanleMohamed-q8k
@AyaanleMohamed-q8k 9 дней назад
Aadan wallo waxa aad video ka soo samaysaa, sida bugaagta loo turjumo.
@osmanabdulkereem6001
@osmanabdulkereem6001 9 дней назад
Illahey ha una xariisto asiga io intii caawisay oo hiil io hoo lagarab taagnaa
@ashaanka
@ashaanka День назад
Allaha u naxariisto sayid mohamed abdalla hassan🙋🏽‍♂️
@caskaofficial3461
@caskaofficial3461 6 дней назад
Markad podcasts ka hadlayso mooye intakle sidano kle wax uzoo gudbi qaabkan uzoo duub
@faadumomaxamuud4796
@faadumomaxamuud4796 День назад
Maalintuu dhintay nin ogaadeen ah baa ku gabyey* waxaad geeri moodeyn armuu yara gamaamodey *giddi habar suleman miyeyna daba gucleyneyn * ma Raflaa gudiga hayn sidee garacii loo aasey *akhiro sidee ugu galbaday doqsanaa gaalku
@HireCabdi-k1y
@HireCabdi-k1y 9 дней назад
Sayidka wuxu ahaa rasuul somali loo so diray
@MohamedBihi-un4im
@MohamedBihi-un4im 9 дней назад
Sidaan xogaha u wad
@Sabirchanel
@Sabirchanel 9 дней назад
War saan aa fiican
@KaamiLMaHamet
@KaamiLMaHamet 2 дня назад
Soo Badi Wllow TariikhaHa Somalida AllaHa Ka AjarsiiyE ❤
@Ohms_669
@Ohms_669 8 дней назад
Ina godanE Taarikhdiisa isna noogu xigsii isagaY iskU title yihinE
@Divinegenral
@Divinegenral 4 дня назад
Aadanow madaama adka Soo hadashay tariikhdii sayid cabdalla xsn waxaad kasoo hadashaa tariikhdii shekh xsn barsane halyeygii ladagaalamay gumeystaha💯
@Ladik_01
@Ladik_01 6 дней назад
Adaanow waxba ka qaldaan adeer Saydka Xiniyiha iyo raagi uu isku haleynayay dhulbahantey ahayeen teda kleh saydki gabaygiisi miyadan maqal ( kuwa diinta hoyga u noqdiyo, hanad shirshora leh) shirshoree waa magac kale ee dhulbahante mxa ka qaldan marka 91% darawiishtu dhulbahantey ahayeen Allah u naxariiste
@MubarikCade-ui1gr
@MubarikCade-ui1gr 6 дней назад
100& warkaas meeshiisa dhigatay ustaad mida kalle waatan hab tabintaadii unique-ga ahayd eed waagii hore igu kasbatay ku soocel channelka sidiisii mudane.
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 4 дня назад
Waxan fili wali maynan fahmin wuxuu fahansanaa waagaa❤❤❤❤ Allah haunaxaristo
@warsame6896
@warsame6896 3 дня назад
Suaasha maanta taaggan waxay tahay "waxyaabaha fashiliyey halgankiisii maxay ahayd ? Maantase xal malloo helley?
@SiciidAbdirisaaq
@SiciidAbdirisaaq 6 дней назад
Ustaad fiidyowyada sidan camal nogu soo duub wan ku raxaysty wlhi😊
@InaaliMohamed
@InaaliMohamed 9 дней назад
sayid maxamed cabdulle😊
@saxaneali7891
@saxaneali7891 3 дня назад
Sayid maxamed cabdile xassan halyey africa oo dhan ay ku faanto mucjiso mar ka arag ah
@axmedmuusebmwwaasuge8446
@axmedmuusebmwwaasuge8446 8 дней назад
Taariiqda Seyidka waxaan maqley 1969kii waxii ka dambeeyey oo filin laga sameeyey aan fiirsadey ha ahaato Koonfurta soomaaliya Mala dagaalamey taliyaaniga? taariiqdiisu waxeey eheyd geel qaad geela isaaq ayuuw dhacaayey
@XMA-g9y
@XMA-g9y 8 дней назад
Waxaan baryo dhawayd arkayay dad Aadan sahan ku sheegaya qabiilayste lkn wad aragtaan inuu amaanayo amaan maahe uu xaqiiqada sayidka sheegayo una qirayo hogaamintiisi fiicnayd sidoo kle cadowga ugu weyn reerkiisa Habar jeclo ee dhulbahante uu libintooda siinayo
@abdiazizhamza5866
@abdiazizhamza5866 3 дня назад
Axmed gurey diin buu udagaalamey . Waa aragti ka baxsan qabiil
@CabdirisaqmaxamedHeersare
@CabdirisaqmaxamedHeersare 5 дней назад
Sayid maxamed cabdile xasan wuxuu ahaa dagaal yahan somaliyed reer galbeedkuna waxay uyaqaanaan the mad mulah
@abdirahmanjama578
@abdirahmanjama578 7 дней назад
Sayidku dhammaan soomalidii waqtigaas noolayd ee aan fikirkiisa raacsanayn diinta ayuu kasaari jiray. Eebow geyiga oo dhan waa nalaka guulaaye Waa noo gadleeyaan dadkii gaalada ahaaye Eebow giriig kollay ku tahay nala gammuuneeye. Go'na lagama qaadine dulmay nagu galaayaane Gabbood kale hadday noo helaan waan ka gam'i layne Eebow waxay nagu gabreen diinta soogala'e.
@sulekhamohamed-5564
@sulekhamohamed-5564 8 дней назад
Soomali qofka 100 wanaaga haduu sameeyo hal gafa oo ùsameeyay unbay ku iloobaan wanaagi oodhan jazaaka allh ninwayn
@cabdiraxmaandhagacadde8969
@cabdiraxmaandhagacadde8969 3 дня назад
Isaaq tiro kooban oo la tirin karo ayaa daraawiish kaga jirtaye sooyaalka ha khaldin‼️
@noorahmedhirat4404
@noorahmedhirat4404 4 дня назад
Waxaa iigu dambeysay inaan ku daawado markaad suufiyo amaan ugu meyray war nio naga aamu wlh waad hoogtay markaad suufida amaantay
@AminAbdirisaq
@AminAbdirisaq 5 дней назад
Axmed guray baa ka horeeyay oo hab qabiil ka baxsan somali udagal galiyaya
@khalidyusuufat000r8
@khalidyusuufat000r8 5 дней назад
War ninkan cid aan daarood ahayn ma buun buuniso siyaad baraana tariikhda u sameeyay shiikh bashiir ba ka mujaahidsana wuu cararay isaguye
@axmednuurjfx4156
@axmednuurjfx4156 3 дня назад
Wxd tiri jihaad iyo tacadi bal no dheeg tacadiga aad sheegyso
@KING_ZACK_275
@KING_ZACK_275 6 дней назад
Ina cabdale xasan tuugbu ahaa dumar iyo Caruurta laaya dadkana geela ka dhaca
@KaltuumMawliid
@KaltuumMawliid 8 дней назад
Lkn shirkadaha china iyo ashiyada bari malaha calaamad maansooniyadeeed
@jiilkacusub-t8n
@jiilkacusub-t8n 9 дней назад
War nio aadan sahanoow muuqaalada nuucaan loo so diyaariyay baan u jecelnahay marka soo fadhiisiga naga dhaaf nio
@CabdiraxiinCabdisalaan
@CabdiraxiinCabdisalaan 4 дня назад
Dhawaanahaanba muuqaalkaaga oo cod ah ma,inagaaga maqalnay
@Ina-Maxamed
@Ina-Maxamed 8 дней назад
Dhulbahante ma wax aan reer hagar ahayn baa si dhammaystiran u diidanaa ?
@abdalleali9448
@abdalleali9448 3 дня назад
AUN Sayid Maxamed Cabdile Xasan
@KuusoDhagey
@KuusoDhagey 6 дней назад
General Dauud xirsi Ka so hadal adigo Mahadsan
@XuseenSiciid-zr3o
@XuseenSiciid-zr3o 9 дней назад
Shiikh muxamad 3 arimood buu uga eekaa NABIGA SCW 1 MAGACA 2 DA' DA 3 JIHAADKA
@mkoriye4083
@mkoriye4083 4 дня назад
Thanks walal faham kaga alle haku siyaadiyo
@cabdihodanmaxamedfaahiye8133
@cabdihodanmaxamedfaahiye8133 8 дней назад
Sxp tii axmed guray kusoo xije❤
@financialrevolution5560
@financialrevolution5560 9 дней назад
MashaAllah sidi hore bad ka dhigtay so gudbinta muqalada sana lagugu bartay cod dagan oo iaku xiran bad ku hadlayaa o xiso leh lkn markad adiga so muqato qof hadhadlaya oo vlog ahaan bu noqonaya muqalka
@alsacadatv7294
@alsacadatv7294 8 дней назад
NOCAN inad uso diyaariso aya fcn video yada
@AaminCqaadir
@AaminCqaadir 9 дней назад
8na ader kanalka asidan ku soo celi ples sidan ku qurux badan yahay hana soo horfadhiisan
@Mohammad-c1p5m
@Mohammad-c1p5m 3 дня назад
Barnaamijyadan oo kale soo badi
@KeinanJunior4233
@KeinanJunior4233 8 дней назад
Sayidku halgamaa muu aheyn sheydaan buu ahaa
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 9 дней назад
Ninkastoo geesiya, Ninkisa Lagu Diraa ,Allaw u Naxariiso.
@hogamiyahabulshada2430
@hogamiyahabulshada2430 6 дней назад
Sayidka iyo Xajaaj maxay wadaageen ?
@SuhaybAhmed-kv2iv
@SuhaybAhmed-kv2iv 9 дней назад
Shekh bashiir Kasoohadal sxb
@Hassan-lx5kj
@Hassan-lx5kj 9 дней назад
Ilaahey ha u naxriisto sayidka
@mohazat5009
@mohazat5009 9 дней назад
Allah uu naxaristo sayid maxamed abdulle xasan waxa uu aha mujaahid weyn
@xamsecabdirashiidoffical817
@xamsecabdirashiidoffical817 9 дней назад
Guulayso 🎉❤
@HamseMohamed-o3c
@HamseMohamed-o3c 9 дней назад
Iiidoor cida kaliya ee la guumaystay ila bilawgii aduunka ila manta oo ay cadawga somaliyeed ee Ethiopia la safteen waligiin buurigiina sarnaadaa
@bookhaxmed6583
@bookhaxmed6583 9 дней назад
Nio isaaqa waadigan caayayee ma baribey ku waseen orodoo cuqdada ku haysa umada kala fadhiiso umada soomaaliyeed waxey u horumari laadahay waxaa ku jira noocaagan sakhraansan aduunyadii way horumartay adna waxaad dhaafi laadahay qabiil cay mida labaad haday badooda bixiyeen taasi kuma khusayso.
@maxamudalish1957
@maxamudalish1957 9 дней назад
Ka so hadal jaale siyaad alle ha unaxaristee
@mansaMusa-v6o
@mansaMusa-v6o 5 дней назад
anigu waan kaa soo Hor jeedaa Aadanoow Sababtoo ah saydku wuxuu ahaa Argagixisadii wakhtigaa ee hayga dhigin halgamaa wax qabtay
@AbdallaIbrahim-
@AbdallaIbrahim- 2 дня назад
Oromo
@CreativityCollective-uz4yw
@CreativityCollective-uz4yw 9 дней назад
丂卂卄卂几Ҝ卂 ❤
@kingpower6909
@kingpower6909 9 дней назад
waar sidaa inoogu wad❤❤
@BeshiirAhmed
@BeshiirAhmed 9 дней назад
masha allaah ustaad allaah yaxfadka
@Mohamedabdi-Qays
@Mohamedabdi-Qays 9 дней назад
Sahanka
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 9 дней назад
Wcs
@AbdirahmanMohamedMuhumed-f5s
@AbdirahmanMohamedMuhumed-f5s 9 дней назад
Kol haddaan wadaad aayad diin ila ekaynayn, Amaan Aniga la’i idhan karayn tani ahaan mayso, Allow Af lama daaliyee yaa iga asluubaysta. Hal madow higgaad iyo Quraan, Ha iyo Wow reebban Harannimiyo hooyaale gabay, heello iyo maanso Nin kaleba naftiisa ha hafree, hoodo anigow leh Sayid Muxamad Abdille Xasan,A.U.N wuxuu ahaa Nin goboo guni Rifaysaa.
@Sayid_999
@Sayid_999 6 дней назад
SAYID MAXAMAD candulle Xasan 🦁🇸🇴☪️
@iiddanbile8425
@iiddanbile8425 9 дней назад
Hagardamoyinkii u gaysaty AUN sayidku wuxuu u geesty kuwii soo racay gumysataha cid kaatoo gumysate raacda way udambayn dontaa
@DiegoJotta-du1hm
@DiegoJotta-du1hm 9 дней назад
1Shiikh xasan barsame 2 Axmed gurey Ku soo xiji barnamijka xiga
Далее
Isaaq iyo Daarood | qabyaaladda Soomaali rogtay!
15:54
Просмотров 100 тыс.
Qoyskan wax aan la garanayn baa lagu salidey😱
20:34
Просмотров 104 тыс.
Офицер, я всё объясню
01:00
Просмотров 4 млн
Inside Out 2: BABY JOY VS SHIN SONIC 4
00:16
Просмотров 4,6 млн
11 ming dollarlik uzum
00:43
Просмотров 807 тыс.
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
Просмотров 1,4 млн
Maxay Waqtiyadda dalalku u kala duwan yihiin?
10:26
Просмотров 44 тыс.
Macnaha Magacyada Magaalooyinka Soomaalida.
14:14
Просмотров 149 тыс.
Офицер, я всё объясню
01:00
Просмотров 4 млн