Тёмный

Shakiga Maalka iyo Gogol dhaafka iyo sida lagu Daweeyo 

Osman Sheekh Ahmed (Qoysbile)
Подписаться 16 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 22   
@umumaariyasaleebaan4751
@umumaariyasaleebaan4751 9 месяцев назад
Mahadsanid aqoonyahan talo fiicanbaad soo jeedisaye jasaa kalaa khayr
@LindaLinda-vs1uk
@LindaLinda-vs1uk 5 лет назад
Wixiii xunba xaaawale ceeb walba ma dumarkaaa alle ragiii baaaba waashay habaar bay wabaane
@Anisa-vg3kd
@Anisa-vg3kd 6 лет назад
MashaAllah Tabarakallah ustad Osman sheikh Ahmed Qoys bile Allah swt ha ku xifdiyo Ado kalana Allah ha no badiyo.
@osmansheekh1972
@osmansheekh1972 6 лет назад
ducadda alaha noo Aqbalo Anisa, Waadna mahadsan Tahay...
@abtidonciise
@abtidonciise 5 месяцев назад
❤❤❤
@SAMIRA9457
@SAMIRA9457 5 лет назад
Markuu ninka intaas sameynaayane maxaa la dhihi karaa sheeko miyaa fookuskabo gabdhahaad saartaan sheeq hala kala xishoodo nimanka waxka qayaano badan ma jirtee
@itaqilaahiimaan4533
@itaqilaahiimaan4533 5 лет назад
Asc Alah wll gogol dhaaf ku waa arin wayn nin ku haduu marwadiisa ka shakiyo waxba meesha uma yaalaan .!!!
@xabsocabdiraxman9604
@xabsocabdiraxman9604 Год назад
Ustan ninkaga hadu gogol dhaf sameyo oo lagu cadey maxa lagu daweyaa
@ayuubaadan920
@ayuubaadan920 Год назад
Gogol dhafka yasameyay asaga misa adiga saneysay isheg ama ifahansi huuno
@nasrojamaabdi2669
@nasrojamaabdi2669 6 лет назад
Siday xaaraan ku tahay haduusan ka goosto kawaran ama oo San ugulayn
@daanwabiinc.1401
@daanwabiinc.1401 4 года назад
Walaal aad baad u mahadsantahay lkn waxaan u baahanahay sidee lagu daweeyaa haday dhacdo in xaaska looga shakiyo gogol dhaaf ka dibna cadaato in ay sameysay iyada qirato maxaad kula talin lahayd ninki ay sidaas ku dhacday?
@osmansheekh1972
@osmansheekh1972 4 года назад
Email kaaga gaarka ah ii soo dir.
@daanwabiinc.1401
@daanwabiinc.1401 4 года назад
@@osmansheekh1972 Walaal emailka sidan public ah miyaan u soo diraa
@daanwabiinc.1401
@daanwabiinc.1401 4 года назад
Ka waran hadaan idikala soo hadlo facebook.com/Qoysbile/
@osmansheekh1972
@osmansheekh1972 4 года назад
@@daanwabiinc.1401 Walla email ku Public ma ahan waa private., waana waxaan kuugu dooray inaan problem oo faahfaahsan igula wadaagto.
@daanwabiinc.1401
@daanwabiinc.1401 4 года назад
@@osmansheekh1972 info.gobsan@gmail.com kaas waa emailkayga
@LindaLinda-vs1uk
@LindaLinda-vs1uk 5 лет назад
Raga xooog u waani
Далее
Gogol  xumida Ka timaada Ragga iyo  Qoys bur burka
13:05
Шок-контент! 😱
00:50
Просмотров 1,9 млн
Xulashada Lamaanaha (Jacaylka)
17:19
Просмотров 23 тыс.
6 DUMAR  oo nuucan ah WALIGAA ha guursan !!!
11:15
Просмотров 57 тыс.