Тёмный

Sheekadii gogol xumadii ku dhacday Ninkaan derisnay Iyo saamayntii ay ku yeelatay noloshiisa. 

Osman Sheekh Ahmed (Qoysbile)
Подписаться 16 тыс.
Просмотров 45 тыс.
50% 1

Casharkaan waxuu ka hadlayaa dhibaatooyinka ka dhasha haweenka ragooda isku diida ee sababa gogol xumada baahsan. waxaana rajaynayaa inay gabdho badan ku waano qaadan doonaan insha allaah.

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 93   
@alihajimohamed6627
@alihajimohamed6627 5 лет назад
Osman Sh Ahmed mahadsanid ustaad qaali ah Allaha kubarakeyo aduun iyo Aakhiro
@Rumaysa144
@Rumaysa144 6 лет назад
Hada Ninkaan wuxuu ku hadlay fiiri,Maxaad leedahay Gabadhaa sababay oo tababaray Nimankan wax kufsada.Hadalkaas waa gaf aad gabdhaha ka gashay Ilaahay ka cabso.
@nasrahussain4398
@nasrahussain4398 5 лет назад
Walal Xanuun Xuun BuKaa Qaday Naag Tii H0re EE ilaahey HaKaa Qaado aameen aameen aameen
@fadumoisse9428
@fadumoisse9428 5 лет назад
Ninkaan muhiimadii wuu ilaaway inuu ahaa ninka gabdhaha guursaday nin dhowrsoon oo ilaahay ka baqa oo aan naago kale ku wareegin masha alah waan runtiis belo ha legedee wax xun bey bartay
@abdirazakahmed4692
@abdirazakahmed4692 3 года назад
Hhh 😆 😆😆
@kamg3450
@kamg3450 5 лет назад
Kufsiga iiman la,aan baa u gaysay kuwa falkaasi shaydaan ku kacayaa Ee masuul kama ah gabadhuhu
@kamg3450
@kamg3450 5 лет назад
Takale qoyska labadaba waa la dhagaystaa laga yaabaa inuu caayo ama ihaneeyo dilo kadibna waxka donayo naagtii oo qalbigedu dhaawacan yahay Mashaa allah tawjihi u sameeya famliyada khayr hela
@abdim.m.q3127
@abdim.m.q3127 5 лет назад
Haa waa cadaalad daro hadaad aragtid qof midi ku taalo oo dhiig ka da'ayo markii waxba ha u xukumin waxaa lagayaabaa inuu isago qofkii kale dilayba intaadan wax xukumin waa inaad labada qodba dhagaysataa
@halimaissack4633
@halimaissack4633 5 лет назад
alla nasib badana oo wxuyse alle usahleynin wanagsan taas wa mid nasiib daran alla dabaal sanaa nagtu
@ashajimale2265
@ashajimale2265 5 лет назад
Asc Somaliyay Nimanki hadda sheeko kale ayay bilaabeyn marki hawshi ku xumaatay,subna Allah Nin Aniga ayaa aqaana Aniga oo guriga joogga oo diyaara ayaan ogaaday in uu naag kale ku labanyahay,marka gogol dhaaf dhibaato iyo xumaan nin somaliyeed ayaa laga yaqaan ee walaal ogow,isaga ayaa gabadha baray diidmada iyo waalida waa wax ay isaga ka aragtay. Thanks 🙏
@halimaissack4633
@halimaissack4633 5 лет назад
aniga ninkeyga aya dhibatadas igu haaya wu ididaa marwalba wana jeclahay wanaka tagi rabaa xaga sarirta radted e iso duceya intii muslin ah inusan rerkeygi iga burburin
@yasminehusin6763
@yasminehusin6763 5 лет назад
Walaasheey hadaan talo ku siiyo horta marka hore hadaad caruur heesataan uu ninkaas naag kale kuugu qiyaameyn waxaan ku dhihi lahaa u samir waayo noloshu sariir kaliya ma ahan nin kaloo ilmahaaga aabo u aheeyn sariir hadaad ka heshid wax yaabo kaloo qiima badan ayaadan ka heleeyn ilmahaaga aabo uma noqdo waxaa kaloo dhici karta in uusan ku caawin hanti iyo garab midna aadan ka helin eey waxa kaliyoo idinka dhaxeeyo noqoto sariirta aniga ayaan arkay gabdho arintaas qabsatay nin ilmahaaga aan dhalin waxaad is fahmi kartaan markuu ku jecelyahay oo waliba kaa ku jecel wax un baad ka tawaneeysaa adigoo naxariis iyo caawinaad iyo sariir heley ayaad hadana waxaad arki ilmahaaga midka aad ugu jeceshahay ninkii weeynaa in uu ka maseeyro waayo isaga ma dhalin marka ilmaha aabahood ayaa ku wanaagsan laakiin ninkaaga haduu naagaha la tunto adigana ku diido waa qasab waad ka tagi siduu isaga naag kaaga raacay baad adigana nin uga raaci waayo leesma bahdilo
@moulidmk2176
@moulidmk2176 5 лет назад
Wllo Allah kuu ilaaasho gurigaaga Lkn ninka adaaa Is jeclaysiin Karo
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 лет назад
Kkkjkkk.iska dul qaado
@osmansheekh1972
@osmansheekh1972 5 лет назад
Haliimo Arinkaa Dawo ayuu leeyahay Waa inaad la tashataa dadka Arimaha qoyska Yaqaan Ee jooga deegaankaa aad ku nooshahay, hadii aysan jirin Emailkaan hoos ku qoran iigu soo dir cabashada oo sax ah si aan isugu dayno inaaan qoysku kaa bur burin isla markaana aan xal u raadino insha allah osmansheekh@gmail.com Mahdsanid.
@qooryarestudio
@qooryarestudio 6 лет назад
xaqiq weye allaha inoo hagajiyo gabdhaha
@faadumazahra4142
@faadumazahra4142 5 лет назад
Jazaakallaah kheyr wa Jazaaka
@sayfudiinqudus5767
@sayfudiinqudus5767 4 года назад
Masha allah
@qooryarestudio
@qooryarestudio 6 лет назад
qisooyinkan wan kuxiranahay osmaan guuleyso wl
@osmansheekh1972
@osmansheekh1972 6 лет назад
Mahadsanid Ahmed mooge.
@zahradegan5038
@zahradegan5038 5 лет назад
Mansha allah xikmad ayaa iga koroortay osmaam waan ku xiranahay shekooyinkaaga
@najiibosman4313
@najiibosman4313 3 года назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkk Alla walahay wuu igaqosliyey garac garacdhalay
@user-kd3cf3ix2m
@user-kd3cf3ix2m 5 лет назад
Kkkkkk wlhi kal iyo laab ayaan uqoslay kkkkkk
@isseawil6359
@isseawil6359 3 года назад
🙉
@user-cl5jd2hq6z
@user-cl5jd2hq6z 4 года назад
xaasasku ilaahay haka cabsadeen oo sawjigooda raali haw noqdeen hadii aanay naar doonayn iyaba biil iyo nafaqo waa karabaan ee iyana waajibkii ale saaray yaanay ku adkayn subxaanallaah
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 2 года назад
Noloshu biil uunba markaa
@freeab7685
@freeab7685 3 года назад
Waa qiso cajiib ah
@ijabomaxamed5342
@ijabomaxamed5342 5 лет назад
Awalba waxba mahanin ee wuu ku ceeb qarsanataa
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 2 года назад
SHEEKO ADER GAVADHII MASOO WAREYSATAY HAL DHINAC BAAD SOO DHAGEYSATAYE WAXAAN NIYAD LOO HAYN CID RABTO MALAHA MEEL NIYADSAMI TAAL AYEY FARXADU TIMAADAA
@anabfarah5037
@anabfarah5037 6 лет назад
Wala imtixaamay ninkaas
@fakeituntilyoumakeit9284
@fakeituntilyoumakeit9284 2 года назад
war ninyahaw xaaskiisu wax ay bartay maahee ninku isagaabukay hasaarin danbi ayna lahayn xaaskiisii hore isagaa nin buka
@freeab7685
@freeab7685 3 года назад
Maskiin 😭😭😭
@habonwarsame3195
@habonwarsame3195 6 лет назад
Hhhhhhh waa hore bey ahayad xiligii naagahu nimank diidi jireen had niman kii bey kataal
@sulekhaali8142
@sulekhaali8142 5 лет назад
Foxu kxusudufcfid0
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 лет назад
Habon. Waa runtaa Farah ink.
@dadkanet
@dadkanet 5 лет назад
Haboon iyo faisa odayaasha cunto nafaqo leh siiya
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 лет назад
Kkkkkk
@iaw2401
@iaw2401 5 лет назад
habon Warsame Anaa caboon ma isqabanaa
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 лет назад
Alla ninkaan waa super
@safiyasaid9189
@safiyasaid9189 5 лет назад
Waa wax yaableh
@faadumazahra4142
@faadumazahra4142 5 лет назад
Waxaa iiga baxay wax Aan Hore U maqli jiray Oo Caado U Ah Soomaalida badankoos Waana waxa Soomaalidu iney iS furaan U Sababtay waxaana U badan Cilmi yarida Allow Soomaalida Diinta illaah ku Sugo Qalbigooda
@abdirazakahmed4692
@abdirazakahmed4692 3 года назад
Hhhh 🤣🤣🤣
@sumeya7887
@sumeya7887 5 лет назад
Subxanallah
@mahadadanhassan8630
@mahadadanhassan8630 6 лет назад
Ustaad aad baad u mahadsantahay
@queenlovebbeinahajihassan2065
@queenlovebbeinahajihassan2065 6 лет назад
Mahad Adan Hassan thnkz .......
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 5 лет назад
waa inaad Ka barido because mad soo iibsan taaniyan takalena waa ku diidayisaye lasoco
@miskiabdiqafar8345
@miskiabdiqafar8345 5 лет назад
kkkkkkkkkk wxn uqabijiry xoog hadii wx la iskagaqaado inuuu dareenku tagayo
@ibrahimhusen804
@ibrahimhusen804 6 лет назад
Waa maxay waxaas haday kufsi rabto may india qabato odayga maxay u dambaajin
@sadiyoibrahim3353
@sadiyoibrahim3353 4 года назад
Kkkkk malachi saan u qoslay waligaay uma qoslin
@samirahsamir6930
@samirahsamir6930 5 лет назад
7:21 😂😂😂 Walhi waruntii dee malaha midbaa so taba bartay
@xaliimocilmi6557
@xaliimocilmi6557 5 лет назад
Keensatey guriga horta kalmadaasi waa khalad Waayo maaha alaab u soo gatey waa qof nolosha la wadaagtey haduu isgu yahay nin fcn oo u wanaagsan raali galiya xaaskiisa dee waa la heshiin
@wacanmohamed8788
@wacanmohamed8788 5 лет назад
Kuwa an cidnaba gursana ya so tababaray sakhramin an illahay ka xishonayn qiil haw radin ninkow.
@ramlajama1809
@ramlajama1809 5 лет назад
Dee armuu isgu qaldan yahY oo uusan qancin gabadha
@saadkhadar108
@saadkhadar108 5 лет назад
kkkkk aadban igu qosolay . anoo si kale kag faaideysay waxa idinku tusay in maskaxad bili aadanku waxa ay barto aya la qabsataa ama caadeystao ( ka dhigo dhaqan waxa wanagsan)
@kittyuniverse7744
@kittyuniverse7744 5 лет назад
Waxaa saad la shirtimid gabdhaha ka leexo idinkaa bilaa nin laydunku hayaye
@osmansheekh1972
@osmansheekh1972 5 лет назад
Walal kama aamusin dhinaca ragga, casharka Gogol-xumida ka timaada ragga daawo. Kiiska waa lagu wada jiraa..
@abdullaahi1966
@abdullaahi1966 5 лет назад
hhhhhhhhhh xoog badanaa
@sharafali7527
@sharafali7527 5 лет назад
Kkk
@sadiyoibrahim3353
@sadiyoibrahim3353 5 лет назад
Saan u qoslay waa fuuray adayga waa dhibtooday kkkkk
@ramlajama1809
@ramlajama1809 5 лет назад
Kkkkkkkk waxaad Bay tii hore ku diiday waa Badh go aanoxtiraan lahayn
@diinsoorsafarnoolaay1987
@diinsoorsafarnoolaay1987 4 года назад
caawa saan u Qosley waa wax ii dhiman kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@sadiyoibrahim3353
@sadiyoibrahim3353 5 лет назад
Kkķkk
@munaismail5216
@munaismail5216 5 лет назад
Ragaa maxay khayaali isugu shekeyan nimaka Somaliyed inay dumarka kufsadan ma isu cudur daraysan
@allemagan987
@allemagan987 5 лет назад
Gus siil iyo wasmo in soomaali ka sheekayso ma ahane caqli kale keeni wayday balse qalfoof caqli dabayli kalatagtay ayaan garasho lagasugayne dhibka waxa keenay dawo haloo helo majirto War labada qof waxay isbaahitiraan farxadna ugu noolaadaan markay helaan gayi nabadi taalo indhuhu aysan arkayn mayd dhaawac iyo dhiig qulqula dhaguhuna huna aysan maqlayn dhawaq rasaasta iyo intii balaayo labuufiyo baahina ay udheertahay Dadku yuusan dabar go in ayaa lagu jiraa
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 лет назад
Nolasha ku jirtaa
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 лет назад
Magan runtaaaaaaaa
@kamg3450
@kamg3450 5 лет назад
Waryaa sheekhoow habarka jooji Takale wallal waxanu aragnay gabdho markay ninka isku diyaariyan ku odhanaya naa ma bariisuunbaad nala hor joogtaa bal maalin walba bariis cun subxanallah raguna qaar caynkaasi hi way jiraan
@dhambaalproductionmedia3119
@dhambaalproductionmedia3119 6 лет назад
Waa qiso yaableh sxp
@nasriinomar5034
@nasriinomar5034 5 лет назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@qooryarestudio
@qooryarestudio 6 лет назад
xilahagi ban ilaah xilo xun kadhigin 😅😅😅😅😅
@osmansheekh1972
@osmansheekh1972 6 лет назад
mahadsanid.
@YousufAli-lc6yj
@YousufAli-lc6yj 5 лет назад
Run BAAD sheegtay
@ruqiyamohamed3322
@ruqiyamohamed3322 5 лет назад
Kkkkkkkkk
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 лет назад
Kkkkkkk
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 лет назад
Dhibaatada badan dareenka taga teeda qurubaha balawad Bart een markaas howsha si fiican u qabnaa balwadii.ma rabto howshii waa isbedelee markaa s dagaal waa jiraaa
@FarxaanFuture
@FarxaanFuture 5 лет назад
Xaaskay gaa i diiday waa been inaad ka keen sato aday kugu xidhan tahay. hadaad taqano qabka loo kiciyo dareen keeda dhib kuguma qaadanaso
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 2 года назад
@@FarxaanFuture aad yaa aad
@FarxaanFuture
@FarxaanFuture 2 года назад
@@xamdixaaji4178 3 sano ka dib baad xmdy reply iso gashay 😁
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 2 года назад
@@FarxaanFuture haa mar dhaw baan arkay muuqaalka mahadsanid
@FarxaanFuture
@FarxaanFuture 2 года назад
@@xamdixaaji4178 Faa,iido muuqalkan mka heshay?
@halimoabdullahi3882
@halimoabdullahi3882 5 лет назад
Wax kale oo sheegto maa waysay Acuudi bilaah Adigaa duqdii kugu xumaysay miyaa
@amalhussein1514
@amalhussein1514 5 лет назад
Runta lagama xishooda taasi wa waxa burburka keenay waxay diinta ka xishoon adiga in aad ka xishoota waa reer baadiyo nimo
@abdim.m.q3127
@abdim.m.q3127 5 лет назад
Ma adoon baa naagtu marka aysan diyaar u ahayn in la khasbo
@ProjectAnimate
@ProjectAnimate 6 лет назад
Waa wareey oo hada Adeerkaana mu wuxuu rabaa inuu youtube ka sameeyo lcg walee wax baanu aragnry Somali social media waa abuse gareeyeen maba fahmin wuxuu ka Hadley yaab'com
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 2 года назад
Hhhhhhhhhhh
Далее
Xulashada Lamaanaha (Jacaylka)
17:19
Просмотров 23 тыс.
Самый БОЛЬШОЙ iPhone в МИРЕ!
00:52
Просмотров 138 тыс.
How to win a argument
9:28
Просмотров 516 тыс.
Shakiga Maalka iyo Gogol dhaafka iyo sida lagu Daweeyo
15:35
Astaamaha dadka caqliga badan
6:52
Просмотров 11 тыс.