Тёмный

SHAN GU IYO SHAN DAYROOD XASAN AADAN SAMATAR ILLAYN LOOMA SHEEGTO DUMAR CAASHAQAAGOO SHISHAY KAAGA 

WARCIMRAAN TV
Подписаться 12 тыс.
Просмотров 153 тыс.
50% 1

SUPSCRIBE si aad ula socoto kanaalkeena
SHARE si aad ula wadaagto ciddeena
COMMENT si aan u wadaagno aqoonteena
LIKE hadaad ka heshay muuqaalkeena
WARCIMRAAN TV Dr ABDILAHI AFTAHAN
Copyright contents, reuse not allowed
HEES HEESO HEESIHII HEESAHA HEESTA HEESTII HEESKA HEESKII 🥀🌹🍁⚘🌷💐🌺🌹🥀🌷🍁🌺💐 HORE-U-MARINTA HIDDEHEENA, DHAQANKEENA, FANKEENA, SUUGAANTEENA IYO AFKEENABA.
💘-CAASHAQ-💘
🌼ERAYADII: ABWAAN MAXAMED CALI KAARIYE🌼
🌼CODKII: XASAN AADAN SAMATAR🌼
KALGACAYL I SHIDA IYO
SHIDDAAD IGU ABUURTOO
SHALAY IYO XALAYTABA
ILMAA IGA SHUXAYSEE
ILAYN LOOMA SHEEGTO
DUMAR CAASHAQAAGOO
SHISHAY KAAGA GUURAAN
HADAAN DIB U SHALLAAYEE!

Опубликовано:

 

20 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 36   
@farhiyamohamud5243
@farhiyamohamud5243 3 года назад
So nice song I will never ever for my life to dislike it’s this song iam very very lovely always beautiful song
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Год назад
#YRICS: Shan Gu'iyo shan dayrood Jacaylkii Shakaalaa Sheekadii Dhexdeeniyo Aaway sharadkii noo yiil? Sida shamad hadhuudhiyo Shaashaar imaalkee Shilaalkiisa Qarisee Markaan idhi shin dhalataye Shin dhalataye Sow shabi irmaantoo Shaxda hoos u wada daga Soodigaa shib iga yidhi ILeen Looma sheegtoo Dumar caashaqaagoo Shishay kaaga guuraan Adaa dib u shalaayee #PAGE:2 KALGACAYL ishida iyo Shidaad igu abuurtoo Shalay iyo Xalaytaba ILmaa iga shubmaysee Sida shucuble Aaroo Shatar geel ku Laayiyo Shabeel jaban u goohay Waataan shir waayeel Shir waayeel shir waayeel Shil iyo ceeb la doorinee Shilwataye shanshada qabo Ma shinbiro Afkood baa? Chorus: ILEEN Looma sheegtoo Dumar caashaqaagoo Shishay kaaga guuraan Adaa dib u shalaayee #PAGE: 3 Anoo sharafta guudniml Shaalkiyo dharkaan qabo Dadku shaama reeroo Sheeda Layga daawado Wadankana ku shaacoo Raganimo ku sheelayd Shafkaad ii garaacdee Markaan shabaqa kuu galay Kuu Galay Kuu galay Sida Shira abaaree Milicda igu shiishee Show Jacaylba kuma hayn Chorus: ILayn Looma sheegtoo Dumar caashaqaagoo Shishay kaaga guuraan Adaa dib u Shalaayee. =================END. COD Libaaxle Hassan A Samatar.❤️
@siraliyoonsiraliyoon6611
@siraliyoonsiraliyoon6611 2 года назад
heesta waxay ii Baxaysay 2012 kii Anigo nag la masafaystay waa xasus jacayl dhaba waan qiraya in uu yahay kalmo suugaanedka xasan Adan samatar
@abdimahfudgelle968
@abdimahfudgelle968 4 месяца назад
I love this song ❤🎉
@salansacad
@salansacad 3 года назад
Heestan oo kaban ah oo uu smatar ka da’yar yahay ayaan hayaa oo isaga oo yar uu qaadayo oo kaban ah oo aad u macaan insha alla markaan djibouti ku laabto ayaa. Soo gelin youtubeka waana heesaha aan aad u jecelahay
@NOORAHMED-gt9ss
@NOORAHMED-gt9ss 2 года назад
Thanks zx
@cabdisuley7469
@cabdisuley7469 4 года назад
Hestaan waa jaceyl sax ah waxa uu ku habsaday abwaankii weyna maxamed cali kaariye iyo shankaroon axmed yuusuf sagal ayu dhex maray erayada waxa iska leh maxamed cali kaariye Codka xasan aadan samatar
@cabdilaahimahamuudqaalib4192
@cabdilaahimahamuudqaalib4192 4 года назад
eesha qiyaasak waa jacaylkii caadiga ahaa
@AbwaanAliSamaan
@AbwaanAliSamaan Месяц назад
Laxankana yaa saaray
@Guuleed1Maxamed2
@Guuleed1Maxamed2 28 дней назад
Gacayte​@@AbwaanAliSamaan
@Muslixtrades
@Muslixtrades 3 года назад
Heestan oo kaban ah markii iigu horeysay waaye
@cabdimaaliksiciidyuusuf1451
@cabdimaaliksiciidyuusuf1451 4 года назад
Ala maxan heestan oo kaban ah raadiyay caawa waanku farxay mahadsanid
@abdimahfudgelle968
@abdimahfudgelle968 Год назад
Saxan aadan samasar ❤❤❤
@cumarxaajixuseen3507
@cumarxaajixuseen3507 Год назад
Illeen looma sheegtoo dumar caashaqaagu shishey kaaga guuraan haddaan dib u shalaayee hees iyo Bar 😘😘❤🙏
@dayaxyare1435
@dayaxyare1435 3 года назад
Heesa lyrics ka soo dhig mhdsnid
@warcimraantv2541
@warcimraantv2541 3 года назад
SAAXIIB WAXAANU RABNAA INAAN KUMANAAN SUUGAAN AH KAYDINNO MARKAAYRICSKA WAAN KA DHIGNAA LAAKIIN SXB WAA HABSAN OO MUUQASLADAADA YARAANAYAA WAXAAN DOONAYNAA INSHAALLAAH INAAN NOQONNO KANNAALKA SOOMAALI LEEDAHAY EE SUUGAANTA UGU BADNI KU JIRTO INSHAALLAAH SAAXIIB MAHADSANID LYRICSKANA WAAN SOO DHIGNAA LAAKIIN KUWAKSLAA HADA KA BADAN MARKA KANAALKU HANA QAADO LYRICS KELIYA UUN BAAN SOO GALINAYNAA INSHAAALLAAH
@abdulkadirkadiye646
@abdulkadirkadiye646 5 месяцев назад
Dhaqtarka jaceylka
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 Год назад
Xusuus 2016 anigo Daawanaya copa euro 2016 ayaa heestan maqalkeeda igu horeysa ilaa hadana wn jeclahay wlhi lkn waagaas kaban kuma aan maqlin hadase iyado kaban ahoo ka mac sidii hore baan ku Raaxeysanaya 2023 25 cisho kadib world cup baa Sugaynaa Lagu qabanayo Qatar 🇶🇦 2023 ✅
@mohamedcabdiwade5036
@mohamedcabdiwade5036 2 года назад
Kalgacayl i shida iyo Shidaad igu abuurtay Shalayto iyo xalaytaba Ilma iga shubmaysee
@maxamudcabdi9268
@maxamudcabdi9268 2 года назад
Hees iyo badh iga dheh
@abdimahfudgelle968
@abdimahfudgelle968 4 месяца назад
Kalgay ishida
@ibrahimmahamed2090
@ibrahimmahamed2090 4 года назад
Heestan oo kaban ah muddaan raadiyey mahadsanid
@ahmedsaedyusufahmednur1640
@ahmedsaedyusufahmednur1640 2 года назад
Sxb heestan ayada oo qoraal ah maad soo galisid aad ayaa ugu baahanaye
@AA-ks5ip
@AA-ks5ip Год назад
Classic
@ahmedsaedyusufahmednur1640
@ahmedsaedyusufahmednur1640 3 года назад
Sxb hesstan qoraal.nooga soo dhig
@farhiyamohamud5243
@farhiyamohamud5243 3 года назад
Iam master lovely good to commenties
@cirroaar7199
@cirroaar7199 3 года назад
Esh cala hees
@ceebla82
@ceebla82 2 года назад
🥰🥰🥰🥰👊😅
@daadihiye629
@daadihiye629 3 года назад
Jacayl.nool oo hadlaya Abwaankii somali dhex Deed.ku qaaliya mohamed. Ali kaariye Codka halaasiga ah. Xasan baashe Musikada A/nazir garad ali
@warcimraantv2541
@warcimraantv2541 3 года назад
KAAHIN KAJAAHE WAAD MAHADSANTAHAY WALAAL
@ibrahimnooraden7676
@ibrahimnooraden7676 3 года назад
Very testy song. Hees aad u macaan.
@farahabdi3104
@farahabdi3104 2 года назад
Oky
@nourhassan1524
@nourhassan1524 3 года назад
Wow🎻🎻
Далее
XASAN AADAN SAMATAR||SICIIDO WITH LYRICS ORIGINAL
17:39
People Cling To Trees As Typhoon Slams Into Shanghai
00:34
БЕЛКА РОЖАЕТ? #cat
00:24
Просмотров 501 тыс.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "SIRAAD"
7:25
Просмотров 172 тыс.
Xasan aadan samatar @( boholyoobayoo)
11:12
Просмотров 268 тыс.
Xasan Aadan Samatar 🔥 lugban faraas ?
9:06
Просмотров 57 тыс.
XASAN AADAN SAMATAR DUUFAAN WITH LYRICS KABAN MACAAN
11:06
xasan aadan samatar heestii gud gudo roob
8:03
Просмотров 36 тыс.
Samatar - Saciido
17:40
Просмотров 251 тыс.
People Cling To Trees As Typhoon Slams Into Shanghai
00:34