Тёмный

SHAQADA ADUUNKA AYAN QABTAY MANTA  

MY RAJO
Подписаться 253 тыс.
Просмотров 15 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 68   
@HodanJoseph-p7x
@HodanJoseph-p7x Год назад
Asc abaayo muniiro wamar kii ugu horeese ee comment kuu soo qoro saa idkuu dawadaa aniga iyo gabadheeyda oo 6 jir ah mar walbo wexee idhahdaa hooyo abaayo muniiro mafir sanosaa isaar an firsadee
@farhioahmedjama7915
@farhioahmedjama7915 Год назад
Aaamiin aamiin aamiin aamiin
@mariyabintuadem2267
@mariyabintuadem2267 Год назад
Masha allah abayo muniira illahay dartii ban kujeclahay allaha kuxafido adi iyo awladada abayo mcn ilveyou 😢🎉❤❤🎉❤❤❤
@kamalali79
@kamalali79 Год назад
Asc abaayo munira waa ku salaamay Mahad sanid video yaasha quruxda badan ee aad Nala qeebsato marwalba ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa shaqo fiican ayaad heysaa keep going hooray u soco walaasheey munira Mahad sanid markale abaayo munira
@um.samiir3755
@um.samiir3755 Год назад
Waa cadas aaladhahaa carabtaa aaducunto kaas leen karsadaa ❤❤❤
@hawaa4258
@hawaa4258 Год назад
Sharaf badaney abayo Munira cadeey quruxey keep going habibty ❤❤❤❤❤
@lovelyunicorn610
@lovelyunicorn610 Год назад
My rajo muniiro abaayo waa ku dhhageeystay thank you aa i soo hadal qaaday qaliin ma fiicno jirka waxa u maleeyssa roob in korkaada maanta dhan ku da aayay oo dhaxan tahay oo wax ku jareen aa u meelerysaa wuuku dandanqanaa meel walbo
@ladanmohamed4515
@ladanmohamed4515 Год назад
Masha allaah abaayo muniiro ilaahay xoogaaga hakuu barakeeyo ❤❤❤❤❤❤
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 Год назад
Mansh allah tabarakallah abayo muniro
@umuzahra3864
@umuzahra3864 Год назад
MashaAllah Abayo ❤❤❤
@XamdiMaxamedCumar-c9v
@XamdiMaxamedCumar-c9v Год назад
Masha allah abyo muniiro ❤❤❤
@maryamibrahim207
@maryamibrahim207 Год назад
Amiiin abayo
@hodanabdi2508
@hodanabdi2508 Год назад
Maasha alh abyo muniiro aad baan ujeclhy alaaabtaan waan kariyaa
@xaliimoabdirisaq4727
@xaliimoabdirisaq4727 Год назад
Maasha Allha
@amalcabdilahi1536
@amalcabdilahi1536 Год назад
Walalayal isoduceya muradaleyahay Alle haiaqbalo❤❤❤
@munacadey6418
@munacadey6418 Год назад
Masha Allah abyo muniro ilhay ha Ku xifdiyo adiga ilmahga abyo cunug nujiya hargab Nafta ikeny Max dawo uah cunga Max Ku sameya
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 Год назад
Masha Allah❤❤❤❤❤
@fartuunmaxamed4917
@fartuunmaxamed4917 Год назад
Masha Allah abayo muniiro cadey
@layloabukarcusman982
@layloabukarcusman982 Год назад
❤❤❤ maasha allhaah
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Год назад
Wcs abaayo muniiro xooga alle haku barakeeyo ❤❤❤❤❤❤❤
@NadiifoShuceyb-jw8wk
@NadiifoShuceyb-jw8wk Год назад
Masha alah alaha idiin xafido aamiin
@sharafohassan9016
@sharafohassan9016 Год назад
Masha aallaah abaayo macaanto ale ha ku amaansado inbadan xbbti abaayo rutii waa ku jeclahay abaayo macaanto
@nastehaabdirahman6893
@nastehaabdirahman6893 Год назад
Isku dhecesa wa misirta waa karsaday saasta u arkay videogaga❤ abayo sharfanow waliga
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e Год назад
Masha allah abay muniira xoogaaga allah kuu barakeeyo cafimat ku cun ♥️ jikada hadey is dhextaalo istiraashyaalkana wasaq yihiin jewiga jikada matoosna
@DeeqoAxmed-s1s
@DeeqoAxmed-s1s Год назад
Masha aallah abaayo muniro❤❤❤❤❤
@nadamohamed11-f3h
@nadamohamed11-f3h Год назад
Amiiin❤
@habibaahmed6037
@habibaahmed6037 Год назад
Mashlxxx abyo muniro keep going ❤
@hodanabdirashiid506
@hodanabdirashiid506 Год назад
Hbo mcn my rajoh adi iyo teamkada isoo duceyah in ilhy icaafiyoh muda xnnsanhy
@samirociise1604
@samirociise1604 Год назад
Abaay muniiro isku dhaceysi❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Год назад
Muniira diinsigu waamaxay reer xamarku waa funny lahjadooda saan u jecelahay wllhi run hadan idiin sheego diinsi ma aqaano ama way dhici kartaa inaan magac kale u aqaano
@yurubyusuf3226
@yurubyusuf3226 Год назад
Mnsha allah ❤
@xalimanuur7437
@xalimanuur7437 Год назад
Maa shaa allh ilahey haku barakeyo mcnto❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ilahey dartis ayan ku jecelhay
@yusramahamed3780
@yusramahamed3780 Год назад
Amiin yaarabi abaayo
@yusramahamed3780
@yusramahamed3780 Год назад
Maasha allaah
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Год назад
Manshaallah 😍 Dinsiga daayo waaye ❤👌
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 Год назад
Wcs abaayo muniro ❤🎉
@FartuunhusseinAxmed-kv1dk
@FartuunhusseinAxmed-kv1dk Год назад
Masha allah abaayo ❤❤
@FatumaAdan-we5uj
@FatumaAdan-we5uj Год назад
Wcs abayo MashaaAllah abayo ❤❤❤
@hothanabdullahi3358
@hothanabdullahi3358 Год назад
Asc munira cadey alle hakuu barakeyo xogaga macanto masha allah wlh kula midan ahay mar key shaqo italo kurbo markan qabtana nafis ayan daremah w
@nuuroxasan5865
@nuuroxasan5865 Год назад
M.a abaay muniro video yadada hal ima dhaafo m.a kudaysho mudan thy runtii markaa ina hool qabto rabo kusoo xasuustaa wlhi ilhy ha no fududeeyo
@faadumagaas9831
@faadumagaas9831 Год назад
Waan sameystaa abaayo muniiro inta badan caysh baan usameystay cayshkay mac ku tahay lakiin sidaas aad boorashka uga dhigtay ma jecli jistoo in ay goyska qaban kartaan jeclahay
@JamiiloCabdulle-m8n
@JamiiloCabdulle-m8n Год назад
Abaayo ado raaliah adi iyo fartun laba kalatihiin bal ku cawi sida ilmaha lookoriyo
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Год назад
Macha"Allah ❤
@hothanabdullahi3358
@hothanabdullahi3358 Год назад
Macanto waxan ubahnaa ayad kahadashay wayo waxan ahay hoo waxan isku malin dhalnay amiir yare an na wagar ayan dhalay ramlo ladhoho waxan raway in an naska karewoh madama uu alle isiyay nimca kale alxm iso sheg dinsaha macabi karah madama an ahay uur jwb wcn qaali dumar
@nafisladan2225
@nafisladan2225 Год назад
Hormar wacan
@fadumohassan4319
@fadumohassan4319 Год назад
Mashalaah ❤❤❤❤
@lovelyunicorn610
@lovelyunicorn610 Год назад
Energy warkiis ma jiro maalin aa waxaa dhahday jikada waa fiirihaa in aan wax qabto marabo aa dhaheeysay inaa aniga iga hadleeysay aan u maleeysaaa
@suusaanmaxamed1799
@suusaanmaxamed1799 Год назад
Wcs❤❤❤abyo
@jamilomuhidin9766
@jamilomuhidin9766 Год назад
Asc inte kaso gadatey dukamada tukiga ee denboch ma laga hela abayo ii soo sheeg
@jamilomuhidin9766
@jamilomuhidin9766 Год назад
Diinsiga
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Год назад
tii duco ahayd maanta waad nagu soo dartay hadaan iskaabulo nahay Ay muniira awal ducadaada quruxda badan saan aamiin u dhahaynay waan daalnay daalkaasna waxkale muu ahayne waan iska dhex arki waynay sax yacni adoo iskabulada u ducaynaya kkkkkk lkn maanta waa nagu soo dartay kkkkk waa kaftan igu qaado yaah muniira qurux
@aishamahamed-bt8yt
@aishamahamed-bt8yt Год назад
❤m.a
@Anuush143
@Anuush143 Год назад
M.a❤❤
@SabrinaYousof-zv1sq
@SabrinaYousof-zv1sq Год назад
Macunin cuntaas lkn mara UN wabaro weyba I.a
@nadiiracumar2639
@nadiiracumar2639 Год назад
Diinsuhu waxay
@mascuudcwali7383
@mascuudcwali7383 Год назад
M.❤
@sabirincdey7033
@sabirincdey7033 Год назад
Ma. Alh idn daweyo apyo ❤
@lovelyunicorn610
@lovelyunicorn610 Год назад
Misirta waa dhowr nuuc tee waaye hee abaayo qurux waaye bariis eey macaan ku tahay hindida cunto
@dekaliosman5333
@dekaliosman5333 Год назад
Misirta jaalaha
@lovelyunicorn610
@lovelyunicorn610 Год назад
@@dekaliosman5333 dal lintel miyaa abaayo thanks
@samira2061
@samira2061 Год назад
❤❤❤❤
@UmusalmanabdullahiAbdull-xe1os
😅😅
@lovelyunicorn610
@lovelyunicorn610 Год назад
Qubeeys aa naf ka jari jiray markaas aan howl qabaa qubeeyskana wuukaaga daraaa xanuun baabiyo aan ku socdaa walhi
@farhioahmedjama7915
@farhioahmedjama7915 Год назад
😂😂😂😂❤❤❤
@osmanjalini
@osmanjalini Год назад
😂😂😂❤❤
@kaaftoonlifestyle4685
@kaaftoonlifestyle4685 Год назад
Sida u karsanaysid analawadaag
@mariyabintuadem2267
@mariyabintuadem2267 Год назад
Masha allah abayo muniira illahay dartii ban kujeclahay allaha kuxafido adi iyo awladada abayo mcn ilveyou 😢🎉❤❤🎉❤❤❤
Далее
NIGHT ROUTINE JUMMA MUBARAK #my_rajo
14:12
Просмотров 24 тыс.
Maqal Ma jira Dumarka  Ku Nol Kenya 🇰🇪 Nayrobi
13:14
новое испытание
00:40
Просмотров 149 тыс.
Исповедь / Мася
2:47:10
Просмотров 135 тыс.
VLOG MALINTA AXADA IYO SHAQADA GURIGA
14:43
Просмотров 16 тыс.
DAILY ROUTINE KEENi MALIN LAHA AHAY                                 BY FARDOWSA HIRSI
8:17
PRANK AYAN KU SAMEYAY Abdirisaaq #team_rajo
16:08
Просмотров 79 тыс.
kalamudo aad u macaan cunto
17:27
Просмотров 42 тыс.
FULL MORNING ROUTIN. SKIN CARE
25:21
Просмотров 47 тыс.
SHAQADA HAWENKII AN QABTO NIGHT ROUTINE #my_rajo
14:03