Тёмный

Shaqayso ama Shaqo Abuuro|| Jamaludiin Cawke 

Risala Media
Подписаться 16 тыс.
Просмотров 81 тыс.
50% 1

Shaqayso ama Shaqo Abuuro|| Jamaludiin Cawke
waaa maduuc aad umuhiim ah oo ku anfici doona in shaa allah

Опубликовано:

 

12 мар 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 95   
@Badarmedia24
@Badarmedia24 Год назад
🎉 Inaad faraxsan tahay waxeey qeyn ka tahay inaad shaqadaada sugto Shaqo maxaa la dhahaa Dadaal kastoo qofka ku raadinaayo daqli iyo mooral Shaqo laanta maxaa laga faaidaa 1 Dadka ayeey culees ku yihiin 2 Dhaqanano xunxun ayeey dhaxalsiisaa 3 Muqaadaraadka ayeey bartaa Sidee shaqo loo helaa 🎉 Waxaa loo baahan yahay inaad adiga dhaqaaqdid oo raadisid 🎉 maalinkasta waa inaad aqokntaada kordhisaa 🎉 xirfadahaada shaqada kordhi 🎉 dadbadan ayaa la bartaa 🎉 wainaad rabtaa shaqada Shaqada markaad hesho ha lugooyin 🎉 daacad ahaay hoowlkar ahaaw 🎉 Dadka xiriir fcn la yeelo 🎉 Qof hal abuur ah noqo 🎉 waa inaad amarka qaadataa hadaa shaqaalo tahay 🎉 inaad qeeybka noqoto xalinta dhibaatada shirkada Shaqooyinka aduunka ugu xun 🎉 qof x***ka kaqaado maroodiga 🎉hubinta urka xeeywaanada 🎉 hagaa jinta musqulaha 🎉 nin galay maroodiga gudihiisa Si uu u daaweeyo 💓 inaad kun buug & kun cashar qaadato waxaa ka muhiim san inaad shaqo hesho Sidee shaqo loo helaa 1 waa inaad jeceshahay shaqada 2 isku day adiga 3 ganacsiga waa wax qofkasta barankaro 4 doonis adag adkeeysi 5 waa ineey kugu abuurta fikir & halabuur 6 isweydii maxaa gadaal kuu haaya Sida wiilkii soomaaliga ahaa ee walaalkiis ku geeriyooday sood afrika kadib wuxuu soo gatay 7 muhiim ma ahan inaad fikrida cusubtahay ee waad hormarin kartaa 8 maxeey macaamiisha iiga baahan yihiin 9 si joogta waa inaad u hormarisaa 10 fikradaada waa ineey kuu ahaato sir 11 magac fiican u bixi ganacsigaada 12 fikradaada waaineey ahaato mid la maalgalin karo 13 waainaad jeceshahay 14 saacada fiican shaqeey si aad guul u gaarto Ninka iska leh buuga aaba qani & aabo sabool ah wuxuu waayay cid umaal galisa ganacsigiisa kii 20 aad ayaa ka aqbalay 15 mudnaata sii shaqaalaha tayada leh 16 cidna ha u xilsaarin ilaalinta xisaabaadkaaga 17 farxada shaqaalahaada waa muhiim
@maryamabdelqadir3513
@maryamabdelqadir3513 Год назад
@mursalmudakar2387
@mursalmudakar2387 Год назад
Shaqo mahaysaa aniga ka shaqneyeee 27 school CV u agaystay mid qudha shaqo ima siin shaqo Wali ma rajo dhigin
@Badarmedia24
@Badarmedia24 Год назад
@@mursalmudakar2387 my sxp aniga arday ayaan ahay Lkn waxaan kugula talinaa dadaal iyo inaa xirfado yeelato kadibna adigaaba shaqeeysanaa oo shaqaalo ubaahan doono
@Mohamednuur-r
@Mohamednuur-r Год назад
3:19 3:22
@asmaibrahim9482
@asmaibrahim9482 Год назад
Alhamdulilah since I was a teen until now I use to work for my parent . Ilaahay aya Mahad leh
@mahadbashiir111
@mahadbashiir111 Месяц назад
wax badan ayaad noo iftiimisay Mahadaanid ustaad❤
@abduwahabhajji5400
@abduwahabhajji5400 Год назад
Video 📹 gii ugu qiimaha badnaa ee aan RU-vid ka daawado. Waxaan rajeyneyaa in uu nolosheyda waxbadan ka badalo I.A mustaqbalka dhow. Mahadsanid Ustaad🙏
@walaaleynte8332
@walaaleynte8332 3 года назад
Insha allh maanta maalin aheen videokaan waa fiirsan doona anigoo isbadaly😘 thansk macalimu
@dibmalek6412
@dibmalek6412 3 года назад
Inteeh weyee walal meeshaan , magaaladheeh
@RisalaMedia2
@RisalaMedia2 Год назад
@@dibmalek6412 borama awdal
@aarboy2305
@aarboy2305 Год назад
Isbadal kii masamaysay mise waa wali?
@fekermedia68
@fekermedia68 Год назад
Mshllh tabarakallah jazakallah kheyran waa dhiiri galin midii ugu weyneyd wlhi qofkii wax fahmaayo❤❤❤
@ummuanfacchannel2207
@ummuanfacchannel2207 3 года назад
Masha allah walalake
@IsmaciilXasan-fw6kr
@IsmaciilXasan-fw6kr 22 дня назад
Waad mahadsantahay ustaadi ❤❤
@ApThiHaaChi
@ApThiHaaChi Месяц назад
Insha allaH isbadal ayan ino Wada RajayNaya wlladey
@cabdiasad9011
@cabdiasad9011 Год назад
Mansha Allah baaraka fiik nin caqli iyo cilmi usaaxiiba aqoon yahanada soo,maaliyeed ha,ufaa,iideeyaan oo ha,dhiiri galiyaan dadkooda sida jamaalu diin cawke xafidu allah
@cabdiasad9011
@cabdiasad9011 Год назад
thanks
@ayanxarago1571
@ayanxarago1571 Год назад
غير نفسك تغير العالم ❤
@user-qoorgaab
@user-qoorgaab Год назад
Masha Allah ustaad mudo Ayaan raadinayey muuqal noocaan ah mahadsanid ustaad❤
@zeinabmohamed9423
@zeinabmohamed9423 7 месяцев назад
insha alh markaan guuleesto ban dib u daawan doona
@abdikaniblr2239
@abdikaniblr2239 3 года назад
masha allah waa mawduuc aad loogu baahan yahay
@dibmalek6412
@dibmalek6412 3 года назад
Inteeh weyee walal meeshaan , magaaladheeh
@badbaadoubadchannelbadbaad9459
@badbaadoubadchannelbadbaad9459 2 года назад
Mansha Allah ustaad allaha ku barakeeyo runtii waa waano dhaxal gal ah
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 Год назад
Mnshlh beryahan man daawan Casharan noocan oo kle jasakalah guuleyso alle haku Sharfo ❤❤❤ wn sameyn doonaa
@apdifatahjama9776
@apdifatahjama9776 Год назад
Mansha allah 2yeare baka so wregty xiligan dawanyo wxan rajayn wqtigan waqtigisa inan dawado anoo isbedel sameyey
@marianruun1157
@marianruun1157 3 года назад
Masha allah video qiimo leh nolosha bani adamka❤❤❤
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 Год назад
Wax Bilaash ah Adduunka,soomaali uun baa jecel fadhi iyo xoolo Bilaash ah
@MohamedHusse1n
@MohamedHusse1n Год назад
Allah ha ku barakeyo ustaad jamaludiin
@xaliimorooble8307
@xaliimorooble8307 Год назад
Masha alah ustad ale ha ku barakeyo wlhi wax badan ayan ka faa iiday❤
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 Год назад
Mnshlh jasakalah wllhy wn ka helay wn kaa faiidney mcln aqoon , khibrad iyo diin bdn leh alle ha barakeeyo
@updyrisakfaisal82
@updyrisakfaisal82 3 года назад
Waad mahadsan tahay ustaad insha allah waxaan daawan doonaa markaan guulo xaqiijiyo dhan walba sida aqoonta , ganacsiga etc.
@calixasancali7411
@calixasancali7411 3 года назад
Masha.Allah waa wacyigalin aad ufiican.
@asmaqani5357
@asmaqani5357 3 года назад
Masha Allah 👍👍
@cabdikariimfarxaan9988
@cabdikariimfarxaan9988 Год назад
Masha allh ,alle haku barakeeyo Waxbadan ayaan faaidey.
@hipoahmed8379
@hipoahmed8379 3 года назад
Jamaludiib cawke, masha Allaah
@fariihamohamed1446
@fariihamohamed1446 Год назад
Mashlh alle hku xafido wax badan waa ka faa idnaya inshlh hadiii illhy nafta igu simo waaan soo booqan halka maaalintaan waxa. Qalbigyga ka guuuxaya rumeeeeyo inshlh❤
@indhoomar4008
@indhoomar4008 3 года назад
Masha allah
@abdirisackamin8360
@abdirisackamin8360 3 года назад
Ustadkan wacyigilintesa m.a weya soo badiya
@Gobsr
@Gobsr 3 года назад
Alle hanoo Barakeeyo ustaad Jamaaludiin Cuke.
@dibmalek6412
@dibmalek6412 3 года назад
Inteeh weyee walal meeshaan , magaaladheeh
@cwaliaxmednuur2670
@cwaliaxmednuur2670 Год назад
@xalimaqali8565
@xalimaqali8565 3 года назад
masha alh alaha ku siiyo cimri dheer iyo cibaado suuban
@dibmalek6412
@dibmalek6412 3 года назад
Inteeh weyee walal meeshaan , magaaladheeh
@user-dk5cc9le8w
@user-dk5cc9le8w Год назад
Masha alah
@hanadsamadoon305
@hanadsamadoon305 3 года назад
Exactly 💯 💯 💯
@abdiqafaarahmed2137
@abdiqafaarahmed2137 Год назад
Masha allah video aad u qiima badan❤
@zuleymanxaji1020
@zuleymanxaji1020 3 года назад
Dhiira galiye wanagsan waad mahad santahay
@muxyodiincazka
@muxyodiincazka Год назад
Alle haku barakeyo ustaad waa muuqaalkii iigu saamaynta badnaa abid
@cwaliaxmednuur2670
@cwaliaxmednuur2670 Год назад
@queen_azhwaaq9157
@queen_azhwaaq9157 3 года назад
Good point🥰🙏🙏
@CabdijibaarMaxamed-we8up
@CabdijibaarMaxamed-we8up Год назад
Waxaan daawaday habeen jijmca7bishi jul 2023 sacadu 03:01 Alle haka abaal Mariyo wanaaga Aad nòoshegty Gullaam Ali Eid jigjiga
@maryuum9678
@maryuum9678 Год назад
Mhdsnid ustaad in aan isbadal sameeyaa rajeynaa I.a comment Gan maalin aan guul gaaray I.a baan akhrisan doonaa anigoo aad u faraxsan yaarabi saacidnii❤
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 Год назад
Farsamada Gacanta ,ceeb ayaan u haysannaa
@abassabdullaahi6624
@abassabdullaahi6624 3 года назад
Masha Allah aqoonyahan Allah ku barakeeyo
@user-qp8cz2zn7y
@user-qp8cz2zn7y Год назад
Muraad leeyahay 😢 iso duceeya walayaal
@leylaaliisgoowe7242
@leylaaliisgoowe7242 Год назад
Mashaa Allah Allah ninkaan ookale nassib igu yell yaa rab
@user-sg6lb7ro3o
@user-sg6lb7ro3o 11 месяцев назад
Masha allaah ❤❤❤❤❤
@abdikaniabdullahigure3379
@abdikaniabdullahigure3379 2 года назад
Masha allaah aad umahadsan tihiin
@aflaxtube1979
@aflaxtube1979 Год назад
SubxannallaHh
@SuldaanSaliim-us7dd
@SuldaanSaliim-us7dd 10 месяцев назад
M.a
@hassanelmimoumin1343
@hassanelmimoumin1343 Год назад
Mash allh
@engmukhtaryusuf3908
@engmukhtaryusuf3908 2 года назад
Wllkay Jamaluddin Waad mahadsan Tahay aad baad noo dhiiragalisay
@rashka143
@rashka143 7 месяцев назад
😊
@abdimudey5112
@abdimudey5112 3 года назад
Mahadsanid mclin
@bilexirsi98
@bilexirsi98 Год назад
Mahadsanid
@maryamahmed6009
@maryamahmed6009 Год назад
Ninkaan caadi maaha ❤
@alinoribrahim8448
@alinoribrahim8448 Год назад
Allow kheyr ku siii
@abdinasir-px5hc
@abdinasir-px5hc Год назад
Masha allh ilaahey haka abaalmariyo . Shaqo sharaf leh Waxan soo xasuustay Anigoo dugsiga sare fasalka kowaad ah ayaan maalin shaqo doontay maalintii oo dhan ayaa radinayay markii danbe ayaan hotel shaqo ka helay markiiba hore ayaan kabilaabay waxay mushahar iga dhigeen inan maalintiiba qaato 15 sllandshiling ah . Waxas waxba igama galine horaan kabilaabay muddo kusiman 3bilood ayaan kugaadhay inan maalintiiba &10 ber day oo ay iidhertahay tips ay dadka macamiisha bixiyaan .allxmdulilah hadana business ayaaba iifuran
@Hamsebaashe1
@Hamsebaashe1 Год назад
Mansha allah wllbusinesska kuufuran waanoocma se magalade kagafuranyay
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 Год назад
❤❤❤
@marwamaygag7727
@marwamaygag7727 Год назад
❤❤
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 Год назад
4 erey oo Ajnebi Ayaan mutacallim ku ahay
@mohamedyussufali6164
@mohamedyussufali6164 9 месяцев назад
salaam dhamàn asxaabta ninkaan inaba caadi maaha waa xigmad miiran qofkii cinwaan ama utube uu leeyahay yaqaan fadlan ha ila wadaago mahadsanidiin
@AhmedMahamud-ve7nv
@AhmedMahamud-ve7nv Год назад
M. A
@abdirisackamin8360
@abdirisackamin8360 3 года назад
Meshaan waa xagee walalyaal
@somali-avaliable
@somali-avaliable Год назад
Ustaad jamaludiin cawke waxaan ogaa galkacyo lkn mashegi markan in aymeelkale tahay
@HassanAhmed-uj1jj
@HassanAhmed-uj1jj 3 года назад
afweene aakho
@cabdullahicarato8106
@cabdullahicarato8106 8 месяцев назад
Mahadsanid ustaad Waligey ma arag Vedio ka qurux badan kan Insha allah Mar ay manta ahayn ban dawan Dona Vedio iyo Comment an Qorey manta 14/11/2023Habeennimo Qamiir so galeyso😢
@user-mn9fj2sj9u
@user-mn9fj2sj9u 7 месяцев назад
Maxaa soomaaliga kuudiiday
@abdifatahofficial4931
@abdifatahofficial4931 2 года назад
Alle hanaga yeelo kuwi naftoda badala xaga posotivekana wax ka eega
@futureboss608
@futureboss608 Год назад
HADAFKEEGA MARKAN GAARO KUSO NOQONAYAA I.A SANAD KADIB
@abuzubayr3281
@abuzubayr3281 Год назад
muhiimada alla kacabsi
@abdinasir23
@abdinasir23 10 месяцев назад
Dhalin yarada maxay ka faidaan firaaqada In dhaqno xun xun u barto Ama wa in uu hoos u dhaco oo u barto balwad iyo wax yaale kale
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Год назад
Hal qabsiga firfirconi afki shegay lagu qabay familya fircoon markasta maxa firfircoon udhahdaa beyadada afkaga wax barashadada hadii wadan kalo tagto hadalkagaa kugusonoqonaya
@L19680
@L19680 Год назад
Aad baad umahadsantahay walaal ajir alaha kaasiiyo
@sucaadali2583
@sucaadali2583 3 года назад
Masha allah
@hiigsomedia
@hiigsomedia 3 года назад
Masha Allah
@dibmalek6412
@dibmalek6412 3 года назад
Inteeh weyee walal meeshaan , magaaladheeh
@kunkaroon4626
@kunkaroon4626 3 года назад
M.a
Далее
Sidee Shaqo, loo helaa adiga oo aan Adeerka wadan?
50:52
Brawl Stars Animation: PAINT BRAWL STARTS NOW!
00:52
Sidee baad u abuuri kartaa ganacsi guuleysta
33:11
Просмотров 18 тыс.
HOWLKAR -- Deep Work -- ILA KAHRI
30:26
Просмотров 83 тыс.
Dariìqa Guusha iyo Horumarinta Nafta || Sh. Xamse Xabiib
1:05:32
10 Kan qodob Samee intaadan Ganacsi Furan
25:38
Просмотров 57 тыс.
Flutter Engage
3:58:21
Просмотров 1,7 млн