Тёмный

10 Kan qodob Samee intaadan Ganacsi Furan 

Macalin
Подписаться 102 тыс.
Просмотров 57 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 дек 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 53   
@abdiasisabdullah8852
@abdiasisabdullah8852 2 года назад
1. Qorshe ganacsi 2. Ogow Macaamiishaada 3.Goobtaad ganacsiga kuwado 4. Sidee ayad ku gaadhaysa macaamiisha 5. ogow qaabka aad u macaashayso 6. Team 7. Maxaad ka duwan tahay ganacsigii hore 8. La tashi iyo Xog ururin 9. Diyaarso plan B 10. Samir 11. Ra'samaal hakuu diyaar boqdo.
@The_ICT_charter
@The_ICT_charter Год назад
Thanks brother you saved more time for me to I write this list but now I taked screenshot:)
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 11 месяцев назад
Waxaad kaloo ku dartaa waa inaad alle tala saarataa sababtoo ah alle wuxuu ogyahay waxa kuugu soosocda iyo waxkasta ciribtooda marka waa in qofka salaatul istaqaaro tukadaa hadaad intaas qofka sameeyo wuu guuleesan insha allaah ❤❤
@farhanofficial5495
@farhanofficial5495 7 месяцев назад
9 ayaanan hayn oo ah Blan B
@alukoshaks8946
@alukoshaks8946 9 дней назад
Mashallah​@@runkahadasho8495
@carfonittapella2851
@carfonittapella2851 Год назад
Illahey dartii iigu soduceya plz hami ayan leyhy inan wax qabsado waxan shaqeysto aan sadaqeysto ayan raba illahow inti murad leh usahal muradkoda
@sharmaake7502
@sharmaake7502 Год назад
Muradkada alah kuu sahlo
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 11 месяцев назад
Abaayo alle tàllo saaro oo alle barri baryada alle badi inasha allaah waad guuleesan 😢😢❤
@craxmaancaliufurow1217
@craxmaancaliufurow1217 3 года назад
Maashallah macalin talooyin wacan oo wacan baad uhaysaa bulshada amaana alle
@ma_dhaafe1637
@ma_dhaafe1637 Год назад
Fuclty gii dhamaa ee 3 da sano iga qaaty wxn ku bartyba intanu haa hadaan sidan mnta wx u ogy u ogaan laa jamacadba ma galeen
@ismailadanisack
@ismailadanisack Год назад
Kula mid bannahy
@lailaabdi8423
@lailaabdi8423 3 года назад
Jazakallah kheir macalin aqoontada allah kuu barakeeyo
@aniisaciise1558
@aniisaciise1558 3 года назад
Macalin aad bad umahad santahy alle haku sharfo macalin moduucyada sidan ahna ustaad noo soo badi
@jameswilliam5247
@jameswilliam5247 3 года назад
Xabiibi ma ganacsi baad samaynaysaa
@Badarmedia24
@Badarmedia24 Год назад
10 kaan qodob sameey inta aadan furan ganacsi 1 qorsho ganacsi 🎉 waa muhiim inaa qorto qorshe ganacsi 🎉 sidee baad u iibini 2 waayo dadka aad wax ka iibineeyso 🎉 waayo cidaa rabto inaa ka iibiso 🎉 Hadii aad rabto inaa dharka iibiso waa ineey kuu cadaato yaawayu kuwaas 🎉 waa inaad sii xadidaa dadka lacagta leh miyad ka iibini mase kuwa dhaxdhaxaadka 🎉 raadso suuq tartamayaal joogaan lkn eeysan bad neen 3 hal kee buu ku yaalaa ganacsigaada 🎉 waa inaad is weeydiisaa dadkii aad soo dooratay meeaha eey ku nool yihiin 🎉 waa ineey noqdaan dad fara badan kuwaa raadineeyso 4 sidee ku gaareeysaa macaamiishaada 🎉 sidee fariimahaada ku gaarsiineeysaa dadka kuu taar gadka ah 🎉 waa inaa dajisaa istaatijiyad suuq geen 🎉 waa inaa galgishaa suuqa markaad soo gasho 🎉 waa inaad ku qancisaa badeecadaada 5 Ogoow qaabka aad u macaasheeyso 🎉 waa inuu meela badan kaa soo kala galaa macaashka 🎉 Ogow xiliga lacagta deenta aad iska bixineeyao 6 waa inaa haaysato team shaqaalo ah 🎉 ganacsiga qofka leh waa inuu ahaado marka hore qabiir 🎉 ama waa inuu lahaado shaqaalo qubura ku ah waxaan 7 ganacsigaada waa inuu ahaado mid wax cusub soo kor dhiyo 🎉 xaga ku waalatiga 🎉 meel aan ganacsigaan ka jirin 🎉 ganacsiyadii hore ayuu ka jaban yahay 8 dadka kaaga horeey wareeyso 9 ku talagal ka sameey ( fashilka ) plan b hakuu diyaar sanaado 🎉 diyaarso istiraatii jiyada aad ku sii wadi laheed 10 waa inuu kuu diyaarsan yahay ( rasul maalkii ) 🎉 is weeydiima haaysataa 🎉 hadaana heeysan is weeydii meeshaa ka heleeyso 🎉 ganacsiga wuxuu u baahsn yahay 2 da sano ee u horeeyso Lacag
@user-fi3tf6ci2f
@user-fi3tf6ci2f 7 месяцев назад
Thanks lpx
@jiilkeena4447
@jiilkeena4447 3 года назад
Pro. Mubarik Aar macalin mahadsanid Illaahay Khayr badan haku siiyo
@sheekowanaag1308
@sheekowanaag1308 7 месяцев назад
WCS WW Allaahumma salli calaa Muxammad wa calaa aali Muxammad❤ Mahadsnd wll👍👌👏
@marianhaji4316
@marianhaji4316 8 дней назад
Asc walaal markii dad ganacsi aad la galayso heshiishkiinu waa maxay oo qof walbo uu la imaanayo oo ganacsigiinu ku furan kartan. Mahadsanid
@marwoismail8835
@marwoismail8835 3 года назад
Jasaakallaah macalin mubarak
@leylaaliisgoowe7242
@leylaaliisgoowe7242 Год назад
اللهم صلى على نبينا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
@fadumoibraahinducalecadeys5846
Masha Allah walle
@axmedgalad4519
@axmedgalad4519 3 года назад
Mahadsanid ustaad
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 3 года назад
I would like to open business in Africa I did my business plan
@kivanctatlitug951
@kivanctatlitug951 2 года назад
Tnx ustaad.
@AlmaasElectronic
@AlmaasElectronic Год назад
than you very much ustaad
@BariiraPodcast
@BariiraPodcast 3 месяца назад
Thanks wlo wlhy waxbadan baan Kaa faa,iiday waana kugu xirnaan
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 года назад
Jasakallh macalin🤗
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 9 месяцев назад
Mahadsanid macalin
@ramlodhalhow6088
@ramlodhalhow6088 Год назад
Jizakallaahu walal qaali
@moumin399
@moumin399 Год назад
Masha Allah Macalin iska nolow
@mohamedmohamoud3540
@mohamedmohamoud3540 2 года назад
Mansha alaah macalin aar
@umcumarchannel1986
@umcumarchannel1986 Год назад
Wax badan Ayan ka fa iiday Allah haku xiifdiiyo
@sameerayousef8047
@sameerayousef8047 Год назад
Masha alah
@yasinmaxamed4395
@yasinmaxamed4395 3 года назад
Macalin cilmigaaga ilaahay ha kuu barakeeyo waxaad noo sheegtay cilmi
@sotcompany1015
@sotcompany1015 Год назад
thinks ustaad
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 2 года назад
SHUKRAN Macalin ♥️♥️
@abdikadirmahamed1
@abdikadirmahamed1 6 месяцев назад
Mahadsanid macalin ❤
@abdikadirmahamed1
@abdikadirmahamed1 6 месяцев назад
@abdinoorahmed8481
@abdinoorahmed8481 3 года назад
Jazakallah macalim ibrahim waxan kheyr ka ahayn kama faa'iido markasta oon dhageysato
@fawsiyoali7685
@fawsiyoali7685 3 года назад
Thanks maclin
@daacicabdimajiidcabdilaahi5515
@daacicabdimajiidcabdilaahi5515 9 месяцев назад
soo gaabi xaaji
@feisalsuleyman1321
@feisalsuleyman1321 3 года назад
MshaAllah tr thanks
@ibrahimcabduqaadir4720
@ibrahimcabduqaadir4720 7 месяцев назад
M.a
@ismailhassanhussein404
@ismailhassanhussein404 2 года назад
M.a teacher
@positivenergy6232
@positivenergy6232 Год назад
Mahadsanid
@user-il2ep9bu6o
@user-il2ep9bu6o 8 месяцев назад
Thanks maclin waxan samenaya si an dadka kale uga badalnado isoduceya wanbilawi dona wana soboqan dona farintan l.a
@IsraMuuse-nd5fh
@IsraMuuse-nd5fh 4 дня назад
Hye wax khayrle sheeg
@dhumaaye
@dhumaaye Год назад
ganacsi tukaan aan eheen manoo hesa mzule
@dumarmedia8739
@dumarmedia8739 7 месяцев назад
Mahadanid dadka ficilka ka cabsada maxa kaledahay e maskaxda buuxdo qorshayaalna haya lkn aan ficil samaynayn sidayda
@maxamedcawilaxmed-de3sp
@maxamedcawilaxmed-de3sp Год назад
Thanks
@muuseceli1787
@muuseceli1787 Год назад
9and and 69
Далее
10-Qodob oo keenaya inaad U Adkaysato Dhibaatooyinka
22:51
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
Shaqayso ama Shaqo Abuuro|| Jamaludiin Cawke
1:06:14
Просмотров 80 тыс.
SIDA LOO YESHTO MASKAX GANACSI - BUSINESS MINDSET
14:09
Qaab Sir ah oo Guul lagu gaaro | Xeelada Pareto 80/20 |
11:36
Iska Ilaali 10 Fikir Oo Maskaxdaada Ku Soo Dhaca
17:52
Просмотров 116 тыс.
5 Fursadood Ganacsi Oo Dalka Ka Banaan.
12:48
Просмотров 86 тыс.