Тёмный

Shares hormuud meeqa lagu Gataa 

Umu Mansur
Подписаться 9 тыс.
Просмотров 6 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

21 апр 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 153   
@fahmomohamed5998
@fahmomohamed5998 Месяц назад
Mashallaha tabarkallaha a
@umumansur3930
@umumansur3930 Месяц назад
waad nahadsan tahay walal
@fahmomohamed5998
@fahmomohamed5998 Месяц назад
Mashallaha allaha noo barkeeyo sherarkena
@umumansur3930
@umumansur3930 Месяц назад
amin amin yaa rabbi abaayo
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey Месяц назад
Thnxs for sharing
@umumansur3930
@umumansur3930 Месяц назад
waad mahadsan tahay
@fahmomohamed5998
@fahmomohamed5998 Месяц назад
Waa sax In labixiyo dadaalka
@umumansur3930
@umumansur3930 Месяц назад
haaa abaayo waad mahadsan tahay
@munowarsame6617
@munowarsame6617 Месяц назад
Mansha allah❤❤❤
@umumansur3930
@umumansur3930 Месяц назад
Waad mahadsan
@raaqiyaahmed4814
@raaqiyaahmed4814 Месяц назад
Dhiigyo cab wada waaye. Alloow ummada badbaadi
@umumansur3930
@umumansur3930 Месяц назад
Waad mahadsan tahay
@yahyealichannel66
@yahyealichannel66 3 месяца назад
❤mashaa allah walaashey aadbaad u mahadsan tahay si fiican baad u faah faahisay. Markuu kula soo xiriireynaa insha allah❤
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Waad mahadsan
@nasteehomahamed1112
@nasteehomahamed1112 3 месяца назад
Mansha allah ❤❤❤keep going
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Waad mahadsan
@alinoribrahim8448
@alinoribrahim8448 8 дней назад
Wlhi Xaqiiq Ayaa sheegtay Ani Share holders ka shirkada ayaan ka mid ahay lks Xogtaan Aaad soo gudbineysid Shirkada maa ogaansho ka heysataa Abaaay sidee ugu dhiratay
@umumansur3930
@umumansur3930 8 дней назад
Adiga shirkada inaa ila hadasho ogolasho maadka heysataa
@saynabyassin9259
@saynabyassin9259 3 месяца назад
Masha alllah waad mahadsantahay walaalo sida quruxda badan eed nugu fahfahisey❤ allah ha ku barakeeyo
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Amin Amin waad ku mahadsan inaa dhageysatay abaayo
@FatmaNuuro23
@FatmaNuuro23 3 месяца назад
Abayo waa mahadsantahy waxan kaa helay macluumad aanan waligay youtube ka heli, thanks, hormar wacan ayan kuu rajeynayaa
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Waad mahadsan abaayo Macanto jasakallah
@hodoadam1672
@hodoadam1672 3 месяца назад
Good information Masha allah abayo um mansuur cadey jizaakumullaah khayran
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Waad mahadsan abaayo Macanto jasakallah
@fartuunibrahiim5973
@fartuunibrahiim5973 3 месяца назад
Masha Allah abayo Ajir Allah kasiyo maclumadka Aad noso gudbisay
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Waad mahadsan abaayo Macanto jasakallah
@Rodaqalanjo
@Rodaqalanjo 3 месяца назад
Mansha Allah abaayo mahadsanid kheyr Alle haku siiyo ❤❤
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Amin Amin abaayo Macanto waad mahadsan
@madinaomar3703
@madinaomar3703 3 месяца назад
Maasha Allah Mahadsanid abaayo Waa ubaanahay abaayo intee kaala soo xariiraa
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Waad mahadsan abaayo
@abdifatahahmedali346
@abdifatahahmedali346 3 месяца назад
Waa ku Mahadsan tahay walaal Macaluumaadka aad noo soo gudbisay.
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Waad mahadsan walal jasakallah
@kariimabilan469
@kariimabilan469 3 месяца назад
Masha Allah waad ku mahadsantahay maclumadka faah faahsan Lkn hal su.aal markaan 4kun. Geliyo. Bishii. Ugu yaraan meqaa. Hellaa. Sanad ma.ahaa. bilkasto
@fardowsoabdirahman2620
@fardowsoabdirahman2620 3 месяца назад
Sanadkii Inta heleyso ayaa u qeybine 12 bil shirkadaha qaar bil ayey kuu siinnayaan faaidadaada ama sanad hadaba sidaa ku heshiisiin ayey ku xerantahay
@kariimabilan469
@kariimabilan469 3 месяца назад
Haye abaayo mahadsanid ❤
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Fidhowga dhageyso abaayo insha aallah marka waqti u hesho
@halimamohamed5013
@halimamohamed5013 Месяц назад
Mahadsanid abaayo ❤
@umumansur3930
@umumansur3930 Месяц назад
Waad mahadsan abaayo
@hodanyussuf1259
@hodanyussuf1259 3 месяца назад
Mahadsanid abyo, mowduc mihima ayuu ahaa
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Waad mahadsan abaayo
@hodoadam1672
@hodoadam1672 3 месяца назад
❤❤❤️
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Waad mahadsan abaayo Macanto jasakallah
@queendahabo
@queendahabo 3 месяца назад
mash allah mahadsanid ❤
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Waad mahadsan abaayo Macanto jasakallah
@AishaRashid-bh5sy
@AishaRashid-bh5sy 3 месяца назад
❤❤❤❤❤
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Waad mahadsan
@Qalbi132
@Qalbi132 3 месяца назад
Wll xage kala soo xiriira waan u baahanahy qofka dalaalka ah in aan la xiriiro
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Umu mansur Chanel
@muminamohamed5404
@muminamohamed5404 3 месяца назад
Scw abaayo ma ii so raadin kartaa waa rabaa
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Maxan ku Soo raadina abaayo
@qadradahir5786
@qadradahir5786 3 месяца назад
Mnsha allah hamdi wax ayaad noo faa ideeysaa markaste shugran byo
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Waad mahadsan abaayo Macanto jasakallah
@cabdiyaremaxamuud5232
@cabdiyaremaxamuud5232 3 месяца назад
Masha alaah mahadsanid wll sad nogu faideysay
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Waad mahadsan
@monaahmed6119
@monaahmed6119 3 месяца назад
Mashallah libaaxada waad soo noqotay ❤
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Waad mahdsan
@user-kl3mm3kb7e
@user-kl3mm3kb7e 3 месяца назад
Masha allaah allah kuxafido
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Amin waad mahadsan
@fartuunmuhammud7469
@fartuunmuhammud7469 3 месяца назад
Abaayo halkee kaala soo xiriiraaa
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Facebook igu darso umu mansur Chanel
@hodandaahir5232
@hodandaahir5232 3 месяца назад
Waa mahadsan tahay abayo ❤
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Waad mahadsan
@safiahassan9073
@safiahassan9073 3 месяца назад
Masha allah mahadsanid
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Waad mahadsan abaayo Macanto jasakallah
@hodandaahir5232
@hodandaahir5232 3 месяца назад
Masha Allah allaha barakeeyo Hormuud iyo shirkadaha kale soomaliyed ❤
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Amin Waad mahadsan
@bmk111
@bmk111 3 месяца назад
Abaayo maanta aniga ayaa aad ugu baahnaa muqaalkan fadlan beeco ka soo hadal 5 kun dollar ayaa heeystaa hormuud ima anfaceeyso ayaa filaa beeco war ka keen mahadsanid quruxeey ❤ naag nool ayaa tahay masha Allah
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Waad mahadsan abaayo Macanto jasakallah
@bmk111
@bmk111 3 месяца назад
@@umumansur3930 sidoo kale abaayo beco meeqo waaye Hal ka share beco muqaal ka soo sameey faahfaahsan mahadsanid
@hodanabdullahi8574
@hodanabdullahi8574 3 месяца назад
Mahadsanid walashey
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Waad mahadsan abaayo Macanto jasakallah
@Xafso-cp7dj
@Xafso-cp7dj 3 месяца назад
Masha allaah abaayo mahadsanid waan ubahanahay meelo gaara oo lagaga so xiriiro maleedahay aniga ubaahane dalaalkadana waan kusiinaahe
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Abaayo umu mansur Chanel Facebook igu darso abaayo Waad mahadsan
@zainabelmi30
@zainabelmi30 3 месяца назад
Ii soo radi ana ogol
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Waad mahadsan abaayo
@user-ip4sc3et1s
@user-ip4sc3et1s 3 месяца назад
Markeey furanto ii soo sheek
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Fidhowga ku sheegey dhageyso
@user-nq7oj5ee8w
@user-nq7oj5ee8w 3 месяца назад
Asalamu caleykum abaayo xagee lagaala soo xiriiri karaa
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Facebook umu mansur Chanel Facebook igu Soo saarso
@canabomar2250
@canabomar2250 3 месяца назад
Asc abaayo waxaan rabaa inaan ku weydiiyo information kaas waxaan maqley hadey lacagta yar tahey wax lakama helo taas run miyaa ila Soo xiriir please
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Waad mahadsan abaayo Macanto jasakallah
@LuulCalasow-vz1ci
@LuulCalasow-vz1ci 3 месяца назад
Bisha sheerarka lagado waa bishee
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Fidhowga ku sheegey dhageyso Waad mahadsan abaayo Macanto jasakallah
@xaawociise3724
@xaawociise3724 3 месяца назад
Asc Wllo xagen kalaso xariira
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Facebook igu darso abaayo umu mansur Chanel
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 3 месяца назад
Walal
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Waad mahadsan abaayo
@ismhan2398
@ismhan2398 3 месяца назад
Talefankaga luqa isoo dhig si aan kulasoo xiriro
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Tiktok follow i Soodheh umu mansur
@FadumoAman
@FadumoAman 2 месяца назад
Asc intee lagala so xirira abayo
@umumansur3930
@umumansur3930 2 месяца назад
Abaayo waxad ila Soo xariiri kartaa umu mansur Chanel Facebook ah Insha allah
@umumahamed1287
@umumahamed1287 2 месяца назад
Sheerka meeqo waye qiimahiisa
@umumansur3930
@umumansur3930 2 месяца назад
Fidhowga dhageyso waan sheegay abaayo
@mohamedelmi1284
@mohamedelmi1284 3 месяца назад
Ma sha Allah walashay ilaahay ka barakeeyo .shares shirkadaha noo soo badi insha Allah .iyo inta kugu yar ee lagu galo😊😊
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Abaayo fidhiyowka wana sheegay macluumadka dhan Waad mahadsan abaayo Macanto jasakallah
@fartuunmuhammud7469
@fartuunmuhammud7469 3 месяца назад
Gabadhaan wax fiican kahadlee oo umada faaiido u leh Waxbadan maanta kaa faa iiday Alhamdulilah Walaasheen channel ka ukala kiciya ❤
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Waad mahadsan abaayo Macanto jasakallah
@queenliza596
@queenliza596 3 месяца назад
Asc abayo finland majogaa
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Waad mahadsan abaayo
@xilkas4774
@xilkas4774 3 месяца назад
Mahadsanid
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Waad mahadsan
@sosoyusuf6034
@sosoyusuf6034 3 месяца назад
Abaayo saamiga sharikada meeqay kuu xisaabinee ineen qofka iska gadaayo lee sheegtay afarta kun meeqay qaadanaee inay ii soo noqoto oo aan faa iido helo waa mahadsantahay.
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Fidhowga dhageyso abayao
@abdiqaniosmanali652
@abdiqaniosmanali652 3 месяца назад
M.n.sh
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Waad mahadsan
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 3 месяца назад
Xawalad
@umumansur3930
@umumansur3930 25 дней назад
Waad mahadsan tahay
@fahmoisman9115
@fahmoisman9115 3 месяца назад
Asc walal ma iso radin karta sherka adigo mahadsan ?
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Abaayo Facebook igu Soo darso umu mansur Chanel
@aarabdalle1975
@aarabdalle1975 3 месяца назад
Sidee laguula soo xidhiidhi karaa adiga wll
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Waad mahadsan umu mansur Chanel Facebook igu Soo saarso
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc 3 месяца назад
Walaaleey magaca cinwaanka iska sax sharka share ka maad ka wadaa
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Waad mahadsan abaayo
@LuulCalasow-vz1ci
@LuulCalasow-vz1ci 3 месяца назад
Masha allah abyo waan ubaahnaa macluumaadka hormuud
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Waad mahdsan
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 3 месяца назад
Somalia malah waa gudbiyal
@umumansur3930
@umumansur3930 25 дней назад
Waad mahadsan tahay
@lulosman8644
@lulosman8644 3 месяца назад
Asc dhahabshil Sheer woo leyaha sis.
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Kkkkkkkkkk
@hodandaahir5232
@hodandaahir5232 3 месяца назад
Kkkkkkkk xaaa dahabshiil mahaan keenay Hooyadii isgaarsiinta Hormuud ayaa laga helaa
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Waad mahadsan
@umuabdilhi3911
@umuabdilhi3911 3 месяца назад
Asc
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Wcs waad mahdsan
@safiyamaxamed3518
@safiyamaxamed3518 3 месяца назад
Asc abaayo waan ubaahnahay please ilasooxariir
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Waad mahadsan abaayo Macanto jasakallah Facebook igu darso umu mansur Chanel
@Maria28832
@Maria28832 3 месяца назад
Walal hormud sheerka lacagta u dhiibatid l maxay tahay lacag hoose kaga bilabayaan ma fahmin aniga xisaabtoda bal na fahansii Aniga waxan u fahmey lacagtadi oo hadba wax yar lagu soo shubayo
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Abaayo RU-vid aan Soo gali 3 fidhowga kula kale. Fiirso
@abdiwalihussein3430
@abdiwalihussein3430 3 месяца назад
100%19 ee umada beenta ka daa
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Walahi qofkasto wuxu sheego asaga dhibeysa aniga waxan sheego aniga ka masuul ah aqiro iyo adunba adiga inta ku anfacdo qaato inta kale iska dhaaf
@farrunahmed4129
@farrunahmed4129 3 месяца назад
Masha aallah abaayo sanad wuxu ahay sanad fican waan ku farxaay 50% ineey nagu celsheen ❤❤
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Waad mahadsan abaayo jasakallah
@sahraisse7854
@sahraisse7854 3 месяца назад
@@umumansur3930 Asc abaayo xagee kaala so xiriira Tktk ma isicmaalo
@AhmednuurCarab-gh2kg
@AhmednuurCarab-gh2kg 3 месяца назад
M.a abaayo waa qurux badan tahay ma lagu qabaa
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Haa walal waad mahadsan
@AhmednuurCarab-gh2kg
@AhmednuurCarab-gh2kg 3 месяца назад
M.a wll alle ha ku barakeyo adiga mudan
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Amin Amin
@mariamhashim9014
@mariamhashim9014 3 месяца назад
Umm Mansur dumashi lacag ayaa haysta an ka baqayo inay iga kala lunto. Shareka hormuud sidan ku hela oo an uu gala diyaar ban ahe
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Hormuudee rabtaa marka
@mariamhashim9014
@mariamhashim9014 3 месяца назад
@@umumansur3930 haa walal hormood ban raba si deg deg ah
@hodoadam1672
@hodoadam1672 3 месяца назад
Wakhti inagaba qaadanayso Komonti Share iyo like ba inaynu ku garab istaagno walaasheen
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Waad mahadsan abaayo Macanto jasakallah
@xaqiiqadachannel5608
@xaqiiqadachannel5608 3 месяца назад
100%31 sanad la sugayo wax weyn ma aha waxaa laqaatay qofka wixiisa in uu crypto gashto 100%5 ama 10 ayuu sameyn karaa isagoon cidna u daba fariisaneyn xoolihiisa
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Qofkasto wixi u fican asaga og
@user-dg6jg1yu7p
@user-dg6jg1yu7p 3 месяца назад
Xageen ka helaa wan rabaa shaar inan gato wlashy
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Fidhowga ka dhageyso waan sheegey meesha ka Heli martid walal
@user-dg6jg1yu7p
@user-dg6jg1yu7p 3 месяца назад
Wlashy adiga miya hyo mase qof somalia jogto iso qor lanbar laga heli karo
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 3 месяца назад
Sax
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Waad mahadsan abaayo
@hodandaahir5232
@hodandaahir5232 3 месяца назад
Abayo hadii Aan U Baahdo inaan bisha 3 Aan galo share Oo qofkii hore Si Uu Uqaaato ahare sanadkaan Sow Caadi maaha kan xiga inaan Aniga qaadanaayo mise isla sanadkaas xiga wuu iga qaàdan share ta❤ allaha kuxafido abyo iso jwb palz
@umumansur3930
@umumansur3930 3 месяца назад
Abaayo suasha Fidhowga uga jawaabtay dhageyso
@abdirahmanabdinur9119
@abdirahmanabdinur9119 3 месяца назад
Adigaa qaadanaa kan xiga
Далее
AROOSKII ITALIA 🇮🇹 IYO CABIIRA GURIGEEDA ✨️
20:46
Help Barry And Barry Woman Scan Prisoners
00:23
Просмотров 3,2 млн
hada sidan sameyso  bilkasto  1000$ dhiganeysa
11:41
Просмотров 2,2 тыс.
Hadii ilmihii  la qatay lacagta siden
13:41
Просмотров 1,4 тыс.
Challenge gan kasoo Qaybgal
12:26
Просмотров 1,5 тыс.
Ogaw kobcinta   malgashiga  sidan samey
13:32
Просмотров 897
Challenger Gan kasoo Qaaybgal
12:14
Просмотров 311
dhaqalahada hada siden  sameyso
13:40
Просмотров 1,7 тыс.
SHAQADA ADUNKA AYA QABTAY MORNING ROUTINE #my_rajo
15:11
Maaraynta Dakhliga Shaqsiga
13:16
Просмотров 1,1 тыс.
да ну нах…
0:14
Просмотров 2,9 млн
il caldo fa brutti scherzi #dog #fight #punch
0:18
Просмотров 21 млн