Тёмный

Challenge gan kasoo Qaybgal 

Umu Mansur
Подписаться 9 тыс.
Просмотров 1,6 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

8 ноя 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 50   
@kaltunsaxansaxochannel6650
@kaltunsaxansaxochannel6650 7 месяцев назад
Mashallah tabarakallah jazakallah khayran walal macaan mahad sanid walal qaali sharafey adoon iga xumaan wiilkii yara ka waran xaalkiisa aad baan kaga wel well ilahay dhib kuma tuso
@umumansur3930
@umumansur3930 7 месяцев назад
Abayao wax xumaan mahan wax waa les weeydin kara abaayo berito imaana guriga shoshalka abaayo i soo duceey abaayo insha allah
@kaltunsaxansaxochannel6650
@kaltunsaxansaxochannel6650 7 месяцев назад
@@umumansur3930 mahad sanid walal macaan aad baan kugu farxay in aad fariintayda aragtay walal inshallah balaayo ma arkeysid inshallah waana kuu soo ducaynaya ilahay wax dhib ah kuma tuso walal badi digriga ilahay inshallah waad guuleysan
@basroqueen163
@basroqueen163 8 месяцев назад
Mnsh allah abyo wan ku jiraa waxan joga somaliya
@umumansur3930
@umumansur3930 8 месяцев назад
Masha aallah soo dhawaaw abaayo macanto
@barlinyusuf8803
@barlinyusuf8803 8 месяцев назад
Sax aniga wan🎉ku jira xabibti umu mansuur kujecliya noso labo ❤❤❤❤❤❤
@user-ek6fo6pr4c
@user-ek6fo6pr4c 8 месяцев назад
Waa wax wanaagsan in aan naftena wax u dhigano allah noo fududeyo shukran abaayo um mansuur fikir aad u wanaagsan
@umumansur3930
@umumansur3930 8 месяцев назад
Soo dhawaaw abaayo macanto waad mahadsan
@ashoosmangure7772
@ashoosmangure7772 8 месяцев назад
Maansha alaah ilaahay Haynoo Barakeeyeeyo Anigu maanta bishii 4 Baan ku ridayaa❤
@umumansur3930
@umumansur3930 8 месяцев назад
Masha aallah macanto adiga bil dherada aad ku darsatay bishi 8 ka ineed bilaawda u dhigantaa lakin waa caadi ilahey haku barakeeyo
@maryankeyf4017
@maryankeyf4017 8 месяцев назад
Mshllh qli waa ku jiraa magacyguna waa maryan siciid xaashi
@umumansur3930
@umumansur3930 8 месяцев назад
Masha aallah abaayo soo dhawaaw abaayo
@fardosahade5470
@fardosahade5470 8 месяцев назад
Haaaa mashaa allah waaye markaas waxaan awoodno hadaan ku dideenaa beelo waaye karkaas . Mahadsanid.
@umumansur3930
@umumansur3930 8 месяцев назад
Sax abaayo waa runtaa
@ibtisamvideos946
@ibtisamvideos946 8 месяцев назад
Afaarahaas waan afaaraheyga jecliyaaa challenge ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@umumansur3930
@umumansur3930 8 месяцев назад
Kuso dhawaaw Waad mahadsantahay macanto jasakalaah kher
@awilali6102
@awilali6102 8 месяцев назад
Bilkasta 30 dhigaya ana insha allah
@umumansur3930
@umumansur3930 8 месяцев назад
Masha aallah abaayo soo dhawaaw qofkasto wuxu awoodo oow dhigayaa
@Hibo775
@Hibo775 8 месяцев назад
Anigana waa ku jiraa 🎉 manta ayaan bilaabayaa insha allah
@umumansur3930
@umumansur3930 8 месяцев назад
Masha aallah abaayo soo dhawaaw abaayo waqti maba tagin ogaaw
@sabinabhhirshi2200
@sabinabhhirshi2200 8 месяцев назад
My sis hada bilaabaye inshallah ❤❤
@umumansur3930
@umumansur3930 8 месяцев назад
Masha aallah soo dhawaaw abaayo bilaaw
@QueenAmira404
@QueenAmira404 8 месяцев назад
Asc wll anigu jarmalka baan jooga bishan baan kula bilaan insha Allah 70 Euro
@umumansur3930
@umumansur3930 8 месяцев назад
Masha aallah soo dhawaaw abaayo macanto bilaaw insha aallah
@fardosahade5470
@fardosahade5470 8 месяцев назад
Bisha 6 2025 mase bisha 8 2025?
@farrunahmed4129
@farrunahmed4129 8 месяцев назад
Masha allah abayo aniga wali kuma ridin bisha 11 lakin dhamadka bisha ku ridaa ❤❤
@umumansur3930
@umumansur3930 8 месяцев назад
Aniga xataa wali Ma ku ridin waa caadi abayo
@anabkhaliif8478
@anabkhaliif8478 8 месяцев назад
Abayo aniga wan kaso qeyb galay mantan arkay wana bilaabay
@umumansur3930
@umumansur3930 8 месяцев назад
Soo dhawaaw abaayo macanto
@anabkhaliif8478
@anabkhaliif8478 8 месяцев назад
@@umumansur3930 wan dhawahay sharafey
@saadiasalah9422
@saadiasalah9422 8 месяцев назад
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته qali shukran a anawan kujira manta bilaabya
@umumansur3930
@umumansur3930 8 месяцев назад
Soo dhawaaw abaayo
@khadracali334
@khadracali334 8 месяцев назад
Mahadsanid abaayo ana wan bilabaya inshaAllah
@umumansur3930
@umumansur3930 8 месяцев назад
Sax abaayo soo dhawaaw abaayo
@UmuriyaanIbraahim
@UmuriyaanIbraahim 8 месяцев назад
Wan kujiraa wll❤❤❤❤❤
@umumansur3930
@umumansur3930 8 месяцев назад
Soo dhawaaw abaayo
@mohamedmustafabukar3262
@mohamedmustafabukar3262 7 месяцев назад
Abayo kombada inte lagu gada isheg plz an so gade igu cawi Dukan ka kaso gade
@umumansur3930
@umumansur3930 7 месяцев назад
Filand maad joogta
@mohamedmustafabukar3262
@mohamedmustafabukar3262 7 месяцев назад
@@umumansur3930 Haa abayo
@umumansur3930
@umumansur3930 7 месяцев назад
Waan soo galiyey fidhiyowga tukanka iyo meesha ku yaalo youtubkeyga koombada sawirkeeda Saaran
@UmuriyaanIbraahim
@UmuriyaanIbraahim 8 месяцев назад
Bishan aankabilaabaa
@fardosahade5470
@fardosahade5470 8 месяцев назад
Aniga wan idinku soo biiray waana soo gudaayaa 2bil oo here bishaan neh waa dhigaa sidaas 90€ 3bil ii noqonee insha allah.
@umumansur3930
@umumansur3930 8 месяцев назад
Masha aallah sax abaayo sides sameey ku soo dhawaaw challengi xiiso madan waaye dad badan dhex ku haridoono
@fardosahade5470
@fardosahade5470 8 месяцев назад
@@umumansur3930 mahadsanid mcnto
@farxiyofooschannel1976
@farxiyofooschannel1976 8 месяцев назад
70 dolar ma,awoodi lkn 30 dolar aan dhiga,somaliyed aan jooga wan biilow insh allah
@umumansur3930
@umumansur3930 8 месяцев назад
Masha aallah abaayo macanto intaa awoodo dhigo abaayo nala soco qofkasto wixi ka go oow dhigi kara dadka intaa heysan 70$
@fardosahade5470
@fardosahade5470 8 месяцев назад
Aniga tiimka 30€ ku ridaayo kamid ahay. Insha allah.
@farxiyofooschannel1976
@farxiyofooschannel1976 8 месяцев назад
Haye abayo bishaan ka bilaya video hore malinta arkaya aan ku ridaya meel ilahey ha no fududeyo adiga qeyr allah ha ku siiiyo
@farxiyofooschannel1976
@farxiyofooschannel1976 8 месяцев назад
@@fardosahade5470 mash allah abayo an dadalno insh alah
@umumansur3930
@umumansur3930 8 месяцев назад
Masha aallah abaayo ku rid wax fican
Далее
dhulka meqo laga bixiya markow degan ehen
12:15
Просмотров 1 тыс.
Shares  hormuud meeqa lagu  Gataa
10:45
Просмотров 6 тыс.
Challenge gan kasoo qaaybgal
11:25
Просмотров 2,8 тыс.
Challenger Gan kasoo Qaaybgal
12:14
Просмотров 310
challenge gan kasoo qaaybgal
11:05
Просмотров 1,4 тыс.
Maaraynta Dakhliga Shaqsiga
13:16
Просмотров 1,1 тыс.
challenge gan kasoo qaaybgal
11:08
Просмотров 1,2 тыс.
hada sidan sameyso  bilkasto  1000$ dhiganeysa
11:41
Просмотров 2,2 тыс.
Wiigi waxan ku soo adeegta
10:24
Просмотров 660
waa adeegi bilaha ahay
11:23
Просмотров 605
Ogaw kobcinta   malgashiga  sidan samey
13:32
Просмотров 897
VITAMIINADAAN NOLASHAYDA WAX WEYN AYAY KA BADALEEN
8:18