Тёмный
No video :(

Shariikada dhismaha ee Vista oo guryo cajiib ah ka dhisaysa Masalaha Hargeysa 

Hereri Media
Подписаться 282 тыс.
Просмотров 50 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

29 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 139   
@qalbidaryeele
@qalbidaryeele 4 месяца назад
fadlan somaliyeey guryaha inta aana ladhisin oo aana wadooyinka ladiyaarinin plz geedo badan abuura waiga codsi somaliyeey dhulkeena aad bu usi kululaanaya
@roobdaydayroob8439
@roobdaydayroob8439 4 месяца назад
Codsi maahan ee waa waajib na saaran. Madaxwayne & Maamul & Macalin dugsi Qur'an intaba. Mahadsanid
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 4 месяца назад
sax💯💯✅
@user-yk2oy3zq8v
@user-yk2oy3zq8v 4 месяца назад
geedkii aan beeray ee 3jirka ahaa oo si quruxbadan iigu baxay ayey dowllada hoose cagaf iga galisay waaban ooyayaa hadaan geed maqlo.
@niyaaladem
@niyaaladem 3 месяца назад
​@@user-yk2oy3zq8v ha quusan ee kuwa kale oo fara badan abuur fadlan. Soomaali hadii aan naahaymaskaxda ayaa si naga ah.
@hibonour9657
@hibonour9657 4 месяца назад
Maashallah tabaarakallah illaahay swt haynoo ilaaliyo wadanka qurux iyo badh adiguna waad mahad santahay hareeri media
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 4 месяца назад
Masha alllllah ilaaaahow hargaysa barakeeee aamiiin❤
@MawliidMuuse-my4iz
@MawliidMuuse-my4iz 4 месяца назад
Mansha Allah bilicda hargaysa waa quruxbadan tahay wadoyinka ino idhiman insha Allah Hereri big legend 🙌
@Abdirahmanmohamed5104
@Abdirahmanmohamed5104 4 месяца назад
Hargeisa is expanding massively Mansha Allah.
@fdama
@fdama 4 месяца назад
House, House, Hotel, House House, Hotel. No schools, hospitals or factories. A country with no priorities.
@peterbenito492
@peterbenito492 Месяц назад
The causes are access to capital, infrastructure development, and regulatory hurdles that remain a persistent obstacles. However, these challenges have not deterred their determination to build a brighter future for their homeland.
@peterbenito492
@peterbenito492 Месяц назад
Somaliland has been without a formal commercial banking institution and the absence of this conventional financial system is significantly hindering access to finance which is the number one constraint on private sector activity in the Country.
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 3 месяца назад
Masha allah hargaysa waa dhismeeysaaa
@nimcokeyse383
@nimcokeyse383 4 месяца назад
Asc Cabdi Salan Hereri waa barmamish ficaan waad ku mahadsantay sida nola wadagtay barmamishka JASAKA ALLAHU 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 4 месяца назад
Mansh Allah good bless republiken of somaliland
@Darajooyin
@Darajooyin 4 месяца назад
Dhirta ama geedaha waaa mukeefka dabiicigaa ee wadanka ee koow ha laga dhigo
@hassanmohamed909
@hassanmohamed909 4 месяца назад
mash allah Allha barakeyo shirkada waxtar wanagsan ayay bulshada uhaysa fadlin dhir beeris badan hasamayso guryaha markay dhisto waa talo.
@ibrahimjibrile9606
@ibrahimjibrile9606 4 месяца назад
Somali posative media.❤
@jamalb6925
@jamalb6925 4 месяца назад
Xamar caqligaan wanaagsan ma yaalo. 🤨 95.000$ is really good bargain
@guledmaxamed2529
@guledmaxamed2529 4 месяца назад
Maashalah Alle Ha Barakeeyo Somaliland Hargeisana Bilic Iyo Tayaba Wayku Soo Kordhiyeen Waliba Casriya Wakhti Kkoban Lagu Dhisayo
@muktarishaq1529
@muktarishaq1529 4 месяца назад
Waxan ku darsanayaa wadanka hala dhireeyo please ❤
@gulaidismail4584
@gulaidismail4584 4 месяца назад
Somaliland guul iyo gobanimo 👍👍👍
@Burco.
@Burco. 4 месяца назад
Abdisalan hareeri salama calakum ma yidhaahdo
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 4 месяца назад
Good job, engineer 👏
@soobax7544
@soobax7544 3 месяца назад
Mashaalah. wa guryo aad uqurx badan. ilaahaw iikasab inaan mid lamid dhisto inshalah.
@maaadamm298
@maaadamm298 4 месяца назад
Masha Allah wadanka inooxafid aamiin aamiin.
@abdirahmanismailmohamed5114
@abdirahmanismailmohamed5114 3 месяца назад
Masha Allah, shaqo wacan ayay wadan shirkaddu, wa aan hambalyaynayaa...
@yaya555
@yaya555 4 месяца назад
Inta guriayaha dhigeesa geedaha Iyo wadooyinka dhisan geed beera
@JamaCabdillahi-kz7bs
@JamaCabdillahi-kz7bs 4 месяца назад
❤❤❤❤❤so much more beautiful wallah fadlan guri aan ka iibsado ee halkee Kala xadhiidhaa
@Safiya-lm3kr
@Safiya-lm3kr 4 месяца назад
Dookha iyo jeebkoo isla jaan qaaday dheh❤❤❤❤
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 4 месяца назад
Masha alllllah nooooolaada aamiiin❤
@mahadguray4241
@mahadguray4241 4 месяца назад
Waa maansha allaah lkn herariyaw waxaad waydiisaa qofka dhulkii haysta imisaa laga rabaa bal intaa noo waydii saxafiga saxafiyada
@moustaphamohamed2424
@moustaphamohamed2424 4 месяца назад
Mahadsanid Hereri wariye sare
@farhiyajama2510
@farhiyajama2510 4 месяца назад
❤❤❤mashallah guulaysta
@farhiyajama2510
@farhiyajama2510 4 месяца назад
Green iyo dhir usmeeya
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 4 месяца назад
Hormar wacan dalkeyga iyo dadkeygaba m.a😊🎉❤
@jamilsiddqui5384
@jamilsiddqui5384 2 месяца назад
MashaAllha
@mahadmahamoud5261
@mahadmahamoud5261 4 месяца назад
Dhulka Sare ee Hargeysa waa meesha Biyaha ka soo rogmadaan marka roobku da’o. Waa Dhulka u baahan in dhirta lagu abuuro maanta . Waa dhulka dalxiiska ku wanaagsan in daaro laga dhisto waa qalad.
@abdirahmanahmed5144
@abdirahmanahmed5144 4 месяца назад
Hambalyo Vista si qurux badan oo qiimo iyo tayo leh ayad wax waddan nasiib wacan ayan idin rajaynayaa
@abdikarinalihashi9777
@abdikarinalihashi9777 4 месяца назад
Engineer ku ma lafta nagaa baa kkk si buu af somaligisu u adag yahay kkk
@user-im2ow1ip3t
@user-im2ow1ip3t 4 месяца назад
Waa qurbo joog waa isaaqa oo sacad muuse ah
@Huda.999
@Huda.999 3 месяца назад
Màshaa allah Masalihii Hargeysa
@gahayrchannel6957
@gahayrchannel6957 4 месяца назад
Guryo dabaqada hoose iibsan karaan ayaa loo baahan yahay.
@Fransiis
@Fransiis 4 месяца назад
Maashalah Alle Ha Barakeeyo
@fahiimoo
@fahiimoo 4 месяца назад
Storage room oo aad u muhiima kuma jiro suuliyadaa badan...guri an storage lahayn wax weyn baa ka maqan iyo meeshii dharka lagu dhaqanayay qasaladii
@Siciid_Carab
@Siciid_Carab 4 месяца назад
Adaa sidaad doontid ka dhigan Kara kaaga laguu dhisayo ayey yidhaahdeyn
@jaambaCade
@jaambaCade 4 месяца назад
waa guri Caara Caaro
@abshir1974
@abshir1974 4 месяца назад
Manshalah waa shirkad caalamiya or tayo iyo qurux jaban kusoo kordhisay competition is always good for the community
@kaisehassanjama2075
@kaisehassanjama2075 4 месяца назад
Mansha-Allah Allah ha u barakeeyo
@naasirabdi4044
@naasirabdi4044 3 месяца назад
Xamar imaada please shirkadan haimadan
@cartancartan8452
@cartancartan8452 4 месяца назад
Mnsha Allah
@aaliyayarey2136
@aaliyayarey2136 4 месяца назад
MashaAllah ❤❤❤❤
@Gobanimo-gy8gd
@Gobanimo-gy8gd 4 месяца назад
Maaha Allah
@user-tk3rt4zx9b
@user-tk3rt4zx9b 4 месяца назад
Soomaalidu waa qani aan la'ogeyn 5:46 😮❤ Salaam Mr. Hereri
@Mohamed-un8tk
@Mohamed-un8tk 4 месяца назад
Maasha allaah aad baad u mhadsan tahay eng Cumar walaal Haddii booska u haysto qofku mid kuwaan or kale ah imisa Ayaad ugu dhisaysaan?….
@abdinasiryusuf6511
@abdinasiryusuf6511 3 месяца назад
MaanchaAllah Long Life Somaliland 🤍💚❤️
@cheyyene
@cheyyene 4 месяца назад
Green ama Cagaarka, Jardiinkii Xaafada haka ilaawin.
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 4 месяца назад
Masha allah ❤❤❤
@sali3492
@sali3492 3 месяца назад
Howl wanaagsan maamulka somaliland
@abdijibarmabdilahi4795
@abdijibarmabdilahi4795 4 месяца назад
Mnshallah soon I'll be your costumer ❤🎉
@batulasmail8261
@batulasmail8261 4 месяца назад
Soomaali Sixir barar iyo tayo xumo oogu imow. Laakiin Shirkadaan waxaad mooda kuwa badan inay ku dhaanto xaga tayada Gaar ahaan kuwa Muqdisho wax ka dhiso
@aminahmeds569
@aminahmeds569 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow 4 месяца назад
Mutaqbalka aad ayay u xiiso badnaan doontaa insha Allah.
@UgbaadAhmed-q3x
@UgbaadAhmed-q3x 2 месяца назад
Masha allh lkn waa qali
@user-ce1vg7kp2l
@user-ce1vg7kp2l 4 месяца назад
Mansha Allah goooooood
@yassercarafat3168
@yassercarafat3168 4 месяца назад
$9700 Seddex guri bay dhisayaaye.😅
@mustafefarah1450
@mustafefarah1450 4 месяца назад
Maansha Allah tabaarakal laah
@lixleonline8135
@lixleonline8135 4 месяца назад
Engineer afkaga hooyo Ee somaliga haka tagin af qalad intad ku fanyso waa iga talo engineer
@maryamaadam8271
@maryamaadam8271 4 месяца назад
Hadu somaaliga baranayaba
@Darajooyin
@Darajooyin 4 месяца назад
Maaashaaa ALLAAH.
@axmedmowlid8786
@axmedmowlid8786 4 месяца назад
Waxaan aad U Jeclahay muusiga Hordhaca Ah ee Barnaamijyadan Herari
@omarabdishire585
@omarabdishire585 4 месяца назад
vista real state iyo howsheeda wan ladhacay balse waxaan jeclaan lahaa inaan companyga iyo ENG omarba laawaadaago sida ay ulayimaadeen qorshahaa dhisme ee quruxda badan iney kumataaneeeyaan MASHRUUC cagaarin ama dhir beer bal eeg quruxda gurigaa dhexdiisa balse BANAANKA Markii loosoo boxo abaarta iyo cagaar la'aanta kuhareereysan ayaa qarisay quruxdiisii qarashka guriga hadaad raacisaan qarashna wadka heleysaan guryaha aad dhistaana waa bilic badnaanayaan dadka iyo deegaankuna waa ildooogsan doonaan
@maxamuudxasan9150
@maxamuudxasan9150 4 месяца назад
MAHADSANIDIIN SHIRKADDA VISLA IYO HERERI MEDIA❤
@user-gl1xv2hn4w
@user-gl1xv2hn4w 4 месяца назад
ماشاء تبارك الله متى باتبدو في بربرة وإن شاء الله نكون من زبائنكم ياريت تعاونوا الطبقات المتوسطة
@HamidAlqumairi
@HamidAlqumairi 4 месяца назад
اهلا وسهلا باهل بربرة
@ridwaanibraahimmaxamed7226
@ridwaanibraahimmaxamed7226 3 месяца назад
Hore usoco herari
@mahadmahamoud5261
@mahadmahamoud5261 4 месяца назад
Buurihii quruxda badnaa ee Hargeysa hadii guryo laga wada dhiso waxaa soo bixi magaalo foolxun. Amay Buuraha Naasa hablood dushoodo guryo ka dhistaan?
@CabdaleXasan-nd1oz
@CabdaleXasan-nd1oz 4 месяца назад
First one 1🎉🎉🎉🎉
@flighthub4305
@flighthub4305 4 месяца назад
🙏🙏🙏🙏
@mahadmahamoud5261
@mahadmahamoud5261 4 месяца назад
Magaaladu inay lahaato jardiino (parks) dadwaynaha iyo goobaha dalxiiska waa lagama maarmaan. Biyo xiriinka Dooxii iyo Buurihii Hargeysa waa goobihii dalxiiska Bari samaankii. Maanta waa goobo qashin iyo dudomo laga dhisto.
@farhiyajama2510
@farhiyajama2510 4 месяца назад
Xagee lagala xidhiyaa ❤
@Abdiqani56Siciid56
@Abdiqani56Siciid56 4 месяца назад
Gurigu ma tayu leyahay ilahow yaa waydiya kuwa dhisaya
@abshir1974
@abshir1974 4 месяца назад
Marka and jagada haysato imisay ku dhiseen
@ibrahimfarah5122
@ibrahimfarah5122 3 месяца назад
No roads, I see that as greediness
@adnankafi4035
@adnankafi4035 4 месяца назад
Mansha allah❤
@ahmedyousuf5682
@ahmedyousuf5682 4 месяца назад
Wariye Barnaamijkii Solar Energya Qaybtiisii labaad wali waanu kaa sugaynaa.
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 4 месяца назад
Yaa salaam
@ROLEMOTIVATION
@ROLEMOTIVATION 3 месяца назад
Shirkadii Uu Maayir mooge Sameeyeyba ee Reerkisa ahayd 😂😂😂😂
@mrshonourable
@mrshonourable 3 месяца назад
Jealousy is ugly
@DjawahirHassanDjama
@DjawahirHassanDjama 2 месяца назад
Asc wllo waxan donaya nambarkiina amaba office ka
@yaasinroble3481
@yaasinroble3481 4 месяца назад
mashaAllah
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 4 месяца назад
Wan kahelay siday laydha/korantada u gelinaya
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 4 месяца назад
Masha alah
@amalidiris9641
@amalidiris9641 4 месяца назад
115000 ma galba so sakhramay somalay iman xumada iska daya guryan.xalked kuwadan umadan wa dad dan yara..lacagtan intaleg ma tugta dawlada ku jirta iyo ganacsatada dhig miratada kaliya logu talagalay..guriga ugu badan 50000 idinka kalaysa 10000 xata sarta ..65000 inad ka faidan iman xuma dadkan umadi guryihi iyo dhulkiba way ku qali gareyen
@user-vg8pj1hw8r
@user-vg8pj1hw8r 4 месяца назад
❤❤❤waa wax fiican❤❤❤
@user-im2ow1ip3t
@user-im2ow1ip3t 4 месяца назад
Reerka sacad muuse dalka waadhisayan isaaqena kale aan kudayano
@user-dl1zd5fx5d
@user-dl1zd5fx5d 4 месяца назад
Sacad muuse maxa meesha keenay shirkada dhisaysa vista gaexajis ayaa leh deeganka laga dhisaayo ee masalaha waa deegan garxajis waana dhulkoodi sacad muusaha aad sheegaysa waa kuwee wll
@user-im2ow1ip3t
@user-im2ow1ip3t 4 месяца назад
Hhhh war garaxis male Deegan ayay dhisayso laguma qimeeyo boqol jire iyo buurta kala jeexan waa ka dhistay shirkada iyo ninkuba waa sacad muuse ilahay ayaa barakeeyay
@user-dl1zd5fx5d
@user-dl1zd5fx5d 3 месяца назад
​@@user-im2ow1ip3twll hadii arinkaagu muran iyo hadal uun uu yahay iska wado lkn ninkan iyo shirkadaba waa la garanayaa cida leh
@prof.mohameda.farahjaafaa2137
@prof.mohameda.farahjaafaa2137 18 дней назад
ma ku qayilaa-----iyo------kkkkk
@mohamedshanbidhiidho3877
@mohamedshanbidhiidho3877 4 месяца назад
First 🎉
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 4 месяца назад
Sharkadan wan ka helay. LKN waxa fahmi LA,aahay ilaa hada sababta wadanki guriyaha logu sameeyo suuliyaal bada???🤔 Bal guri 4 qol oo 4 suuli leh ma arberka mise hotel?
@djmanka6840
@djmanka6840 3 месяца назад
Guryaha suuliyada badan waxaa laga yaqaanaa east africa sida kenya Uganda iyo Tanzania laakiin wadan keena waa wax ku cusub waana sabad gurigu waa kor iyo hoose
@dahirmohamed5543
@dahirmohamed5543 4 месяца назад
Music aad ku billabeyso Waxaa fiican in aad nagadeyso
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 4 месяца назад
Waa Astaanta Warbaahinta Ummada Soomaaliyeed 😮
@awilmohamed8473
@awilmohamed8473 4 месяца назад
Muusigu waa xaaraan markaa Hereri dadka kugu xidhanina waa Islaam Somali ah,Fadlan jooji Muusiga.Risiqii Ilaahay kuu qoray waad helaysaa isagoo bilaa muusiga.
@faarah
@faarah 4 месяца назад
Inaad is qarxiso baad ku dhowde dadka ha cabudhin
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 4 месяца назад
Waxa kaloo wiilkan iyo sharkadisa ugu cajiibiyeen waa in had iyo jeer ka fekerayaan in ay qiimo jaban+ tayoo fiican bulshada ugu shaqeeyan keeligod macash dhiig mirasto mahan. Waxan huba in shacabku ayaga dooran DOONAN in aya guuryaha u dhisaan.
@mustafabashir5957
@mustafabashir5957 Месяц назад
This houses looks low quality 😔
@zarayusuf2882
@zarayusuf2882 4 месяца назад
❤❤❤❤❤
@jaambaCade
@jaambaCade 4 месяца назад
somalida nidaam xumaa 115k gurigaas ka bixinaa
@saeddahir7600
@saeddahir7600 4 месяца назад
Staahil calayk
@axmedsheikhmaxamed1896
@axmedsheikhmaxamed1896 4 месяца назад
Herari heesaha kadaaa
@AhmedIhallidba
@AhmedIhallidba 4 месяца назад
Koofiyada shaanfiyeega xidha adiyo hereriba
@nuur2245
@nuur2245 4 месяца назад
Qofku marku cash bixinayo waa 97k markaan dayn ku qadanayana 115k marka miyaan ribo ku jirin yaa igu dhamaa xagaa?
@engabdirizakmohamedomar825
@engabdirizakmohamedomar825 4 месяца назад
Tukaan ayaad soo gashey. Waxad ku tidhi iga iibi rufuc bariis ah. Wuxu ku yidhi hadaad imika iska bixineyso waa 10 dollar Hadii aad amaahanayso oo aad mudo igala maqnaanayso. Waa 15 dollar. Taasi ribo maaha ee waa xalaal
@mohamedmuuse444
@mohamedmuuse444 4 месяца назад
Anigu nin Mj ah ayaan ahay. Ma iga yee layaa. Muuse bixi iyo as xaan tiisa. Inaan haygeysa an guri ka dhisto. ? 😅😅😅😅
@MahdiIsmail-wm5sy
@MahdiIsmail-wm5sy 4 месяца назад
Hadaanad dadka iska dhexsaarin cidi kuu iman mayso
@mohamedmuuse444
@mohamedmuuse444 4 месяца назад
@@MahdiIsmail-wm5sy kkkkkkkk
@Halgame334
@Halgame334 4 месяца назад
AQALADANI DAB DEMIS BAY UBAHAN YIIN HADU DAB DHACO .
@nasrikhan4047
@nasrikhan4047 4 месяца назад
Villa un bay dhisayan war apartment dhisa dadku qimo Japan ku jiraystan
@adamsaciid4919
@adamsaciid4919 4 месяца назад
ilahay dhul wayn ayuu inasiiyey marka ma jirto baahi keenaysa in ladhiso apartmentyo
Далее
Cuntoyinka wadada Hargeisa || STREET FOOD IN HARGEISA
16:00
Oxxxymiron, ooes - журавли
00:19
Просмотров 78 тыс.
LE SSERAFIM (르세라핌) 'CRAZY' OFFICIAL MV
02:50
Dhismayaal casri ah iyo hargeysa
13:49
Просмотров 13 тыс.
HARGAYSADA CUSUB NEW CITY
8:07
Просмотров 188 тыс.
30 $ Ayaan ku seexday Hotelkan | $30 Hotel in Hargeisa
7:18
DJ Subeer Iyo wadamada 100 ka badan ee uu soo ruxay
28:29
Oxxxymiron, ooes - журавли
00:19
Просмотров 78 тыс.