You can ignore kuwa kleh Somali rappers but you can't ignore Sharma boy 🇸🇴🙏🏻❤️ kii Abid ugu fiicnaa e Afka somaliga ku Raabo Sharma boy old is allways gold ✊🔥
Music 100%🎹 Bit 100%🎛 Ereyada 100%✍ Jaceyl 100%❤ Rapper 100% Caan 100%🐐 Kaftan 100%😂 One rapper 1m subscriber in somalia Afka maan kagoyna hee Sharma k sharma lagend💪🙏
Sharma Boy ft dalmar yare/-asad qarni. Thank you sharma Boy for bringing this kings together we are staying rap from Somalia and diaspora in 2023 bravo.❤❤❤❤❤
Sharma waa nawaa leysaah 6 days 6 song 🎵 🎶🎶🎶🎧🎧🎧la kala tag orod ma ahan sharma lee sameyn karo telend aa la xari karin indha heena nama siiri karaan legend sharma 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻