Тёмный

SHEEG AFKAAN KOKO IYO SAAMIYO OO DHULKA LA GALEYN WIILASHA QOSOLKA ADUUNKA 😂😂…. 

Deeqow Abuukar
Подписаться 135 тыс.
Просмотров 222 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

9 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 448   
@user-kd8ye3es9h
@user-kd8ye3es9h 18 дней назад
Sundus mxaa ugu qoslaysaa waa idinka af qurux bdanthy akhas sundus is the best ❤🇸🇱❤️
@Taliso269
@Taliso269 18 дней назад
Calanka na muxu aha😂😂😂
@kaltuunibraahim9781
@kaltuunibraahim9781 17 дней назад
​@@Taliso269qabyalad😂
@omarmuhidiin7572
@omarmuhidiin7572 17 дней назад
​@@Taliso269ana yabay😂
@user-fz9vf2dj1p
@user-fz9vf2dj1p 17 дней назад
@@Taliso269 bal iiweydii 😂 calanka la ordaysa wadan leh 😂
@user-fz9vf2dj1p
@user-fz9vf2dj1p 17 дней назад
😂😂😂 siilkaa usheeg
@Dheelitira-ej3lt
@Dheelitira-ej3lt 19 дней назад
Nin rageed waye wlhi 3da kle wuu ka legendsan yhay cadnaan sundus mxaad ugu qosleysiin ani wn jclhy wiilasha gabdhaha xushmeya nin hooyo karti badan tarbiyeysey meelwalba wuu ka dhex muuqanayaa wn kuwataa cadnaan boqorow🙏👑💯
@xasankaaficadeofficial3755
@xasankaaficadeofficial3755 17 дней назад
War cadnan dhahay maxa uqosleysan kan kale wuuba qoslaya see wax ujiran
@Dheelitira-ej3lt
@Dheelitira-ej3lt 17 дней назад
@@xasankaaficadeofficial3755 haaa cadnaan waaye
@Aliinaa1
@Aliinaa1 17 дней назад
​@@xasankaaficadeofficial3755 iydana soo cadnaan baa dhahay Kuma lha adi qoraalka Maa gadagadi u aqriday😮
@rahaafhusein705
@rahaafhusein705 17 дней назад
​@@xasankaaficadeofficial3755alfa yiri mx ugu qoslin Kan ugu horeeya io Kan madow aaba ugu daran
@user-dz3mh7ji3s
@user-dz3mh7ji3s 16 дней назад
@@xasankaaficadeofficial3755Ee ayadaba cadnaan beey sheegeysaah
@user-ku3lk9th9v
@user-ku3lk9th9v 18 дней назад
Sundus xita nimanki ba kunaxsan nagihi iskaba da sundus is not easy mar haday Kuwan dhan ciishay 😂
@Shiino-bj7sc
@Shiino-bj7sc 18 дней назад
Uf doqomo dheh sundus markaad ku qoslosan idin nacay waliba koko iyo deqow uff dhaha🙂cadnaan legend ba thy guleyso❤
@natashaquen6058
@natashaquen6058 18 дней назад
Sundus maxa ugu qoslaysiin nacaladyahay🙄
@Hafsamohamud-hd3wy
@Hafsamohamud-hd3wy 17 дней назад
Sundus Boqoradi Buntland🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱👸🏻
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 19 дней назад
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ🫶🏻❤️😢
@user-wd8yy7ne6i
@user-wd8yy7ne6i 19 дней назад
Scw❤
@LuulCali-zz8to
@LuulCali-zz8to 19 дней назад
Scw
@Aragsan4
@Aragsan4 18 дней назад
Koox dhan oo sundus kunaxsan cuqdad is not easy😂
@boqoradacadar
@boqoradacadar 17 дней назад
Waa Eelay
@user-mw4xt6oz1j
@user-mw4xt6oz1j 17 дней назад
​@@boqoradacadar wlhy daacd u qozly😂😂
@drsanuush
@drsanuush 17 дней назад
@@boqoradacadar intaas dhan miya eely ah mrky eely ku ciisho waa iska sidan qaraarka mesha kla taga
@Ilhaanisse
@Ilhaanisse 17 дней назад
​@@drsanuusheley miya wax cisha😂😂
@CismaanCabdirixmaancismaan
@CismaanCabdirixmaancismaan 17 дней назад
😂😂​@@Ilhaanisse
@Amiinakhalif
@Amiinakhalif 18 дней назад
Groupkan inay amiira iyo sundus ka dhex baxaan way fiicnayd Waa rag bilaa ixtiraama Wlhi in badan baan ufiirsaday hadalada xita makala yaqaanaan
@FadumoWali
@FadumoWali 17 дней назад
Walhi wan kula arkay akhas gabar wala shoda Sas ugu qoslayan sundus illhay dhmaystiray
@Suuban225
@Suuban225 17 дней назад
Waan kula argay maba yaqanan ixtiramka marka laga reebo cadnan
@naimaarif745
@naimaarif745 17 дней назад
Cadnaan lee ka fiican
@aasiyamukhtaarcali2752
@aasiyamukhtaarcali2752 17 дней назад
Sundus bay kuqoslayaan balayada kala foosha xun idinka afquruxbadan qaba hadaa nagahaba igu daran uf waxaasaa waa team laleeyahay cadnaan waa nin rageed guulyso wll
@maandeeq2121
@maandeeq2121 19 дней назад
Cadnaan samiyo iney badiso rabaa kwrn waxaas kaa jaceyl ah😭❤️
@luulmohamedsahal8956
@luulmohamedsahal8956 18 дней назад
Ano sidan soo qori rabo iga hor marte
@user-os6jq2hx5p
@user-os6jq2hx5p 18 дней назад
Naa bal sundus maxey ugu qoslayan teeda kle sundus miyey garan akhas😏 sundus is the best❤
@user-fi9qw5gp8u
@user-fi9qw5gp8u 18 дней назад
Sas waye gabar walashod oh kale in ay Sas uladagmaan maficno mida kale silaweynin ayan kadareymey teamkan
@RaxmoXuseen-qm3ct
@RaxmoXuseen-qm3ct 17 дней назад
​@@user-fi9qw5gp8u ani willasha maba yabine labadan gabdhaa la yaby gawar wallashod iney ku qoslan
@user-zg8nn1bh8w
@user-zg8nn1bh8w 18 дней назад
Dunidamasamarin ruux kasharafbada kanarunbadan nabi muxamed scw scw scw❤😢
@nasra372
@nasra372 17 дней назад
Waxaa qalad ah inaad qososhaan pls team 27 xushmad ayan ku baranay lkn meshan xushmad ma jirto akhas sundus waa gabar qurux badan oo karti leh oo faraxsan isku xishooda marka😏
@farhiohaara
@farhiohaara 19 дней назад
Sundus miyaa Ka af Qurux Badantihiin ayada inka wada ShidaNe Gabadha Edebdarada kala Taga dhiiga Hanagu kicinee
@user-fz9vf2dj1p
@user-fz9vf2dj1p 17 дней назад
Mxaa kusoo xanuun jinaayo 😂
@KOKO_BUULE_45
@KOKO_BUULE_45 19 дней назад
Dunidan Ma Soo Marin Ruux ka sharaf Badan kana Run badan Nabi Muxamed_ﷺ ❤️😢
@user-vp7cp5wd6h
@user-vp7cp5wd6h 19 дней назад
Haa wlhi 😢
@LuulaadanXareed
@LuulaadanXareed 14 дней назад
Haa wlhi❤
@user-ch5mo5xn8o
@user-ch5mo5xn8o 18 дней назад
cadnan legend weeye wllhi dumarka wu ixtiraama samia xataa saaiid buu uixtiraama maxa ugu qoslaysan sundus buu yidhi mid inta yidhi ama fakeeray sadexda kale kuma jiro inaanta qalbigeeda ilaalin wayeey because way dawaan karta
@safianuur8754
@safianuur8754 18 дней назад
Maxa sundus afkeda wax lagu qoslo muu noqday doqomayahow 😏😏
@Munaabdi5657
@Munaabdi5657 18 дней назад
Sundus dad badan bay ciishay 😁
@ahmedmohamedreermagaal
@ahmedmohamedreermagaal 17 дней назад
Haa walhi beentaa mahan
@user-fz9vf2dj1p
@user-fz9vf2dj1p 17 дней назад
Adi ly ku ciishey 😂
@omarmuhidiin7572
@omarmuhidiin7572 17 дней назад
​@@user-fz9vf2dj1p😂😂😂
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 17 дней назад
Walahi waa runtaa 😂😂😂
@AsedcabaasHasan
@AsedcabaasHasan 19 дней назад
Kusali suubanehena scw❤
@NajahAbdi-tx3kh
@NajahAbdi-tx3kh 17 дней назад
Scw❤
@Sundusmaxamuudsundusmaxamuud
@Sundusmaxamuudsundusmaxamuud 17 дней назад
Koox dhax oo sundus ka xanaqsan wah ka dhaca gabadha 😂😅 talantigeeday ku jogta meeshe idinkana af qurux badan😂😂 team sundus
@zaytuunyusufhassan
@zaytuunyusufhassan 19 дней назад
Sundus nimanka iyo naagaha way ku bahdilayaannl uf Sundus Hala qabsan melaybtagan yihin ha tagiim damiir lawad yahy
@SimranABDALLA
@SimranABDALLA 19 дней назад
Naa walal alle ka baq dadka ha iskudirin wah dad sxbo waye we kaftamaan wah
@AnisoAliHassan
@AnisoAliHassan 19 дней назад
Kale lugeheda celi maxa ka Siya huno mise maser ba ka hayo
@quanrihana1626
@quanrihana1626 19 дней назад
yaa oga fataxun hadey tagin yarbo sheko 😂😂😂😂
@AbdallaMohamed-w3t
@AbdallaMohamed-w3t 17 дней назад
Inta muqaalkaan dartiis RU-vid utimid😂 sundus is not esy😂💀
@magaca12
@magaca12 19 дней назад
Cadnan legend wye suallha wa is agmarina wuxu ogyahay iney saamiyo ka faaiideysaneyso hdna wuxu leyhu gbrta iyda leh idhib iydna ka guleysaty ❤❤❤ ninraged
@anisodahir7015
@anisodahir7015 19 дней назад
Caydaan waa legend 😂😂 gabdhiihii dhan wu inkirey🤣 legend
@iidodayibiido9764
@iidodayibiido9764 19 дней назад
Ma aragtaa waa yabanay wlhi😂😂
@amranhajji
@amranhajji 19 дней назад
Bqordisa ag taagan sow maha😂
@ZeinoAbdi12
@ZeinoAbdi12 19 дней назад
Samia inre badiso uu rabyaa
@rahaafhusein705
@rahaafhusein705 17 дней назад
Atariisho buu sheegay
@amranhajji
@amranhajji 19 дней назад
Sandusky sabab lagu qoslay iso axadkan timaha bdn sababtu u dhahay ii bedel.mxy tay team washamsi ahna team sundus cago dhigta hadii laydinka kari waaya cagaha dhulka laydinku xidhaa wlhi😂
@quanrihana1626
@quanrihana1626 19 дней назад
maxa kabadalee.caac.😂😂😅
@qurayshaYuusuf
@qurayshaYuusuf 18 дней назад
Anba waa yabay wallhi asagoo garanaya kulahaa iibadal intuu ku qoslay hadana magaceda sheegay kaas oo midhanba garaca ish
@Iqroahmed-qq9us
@Iqroahmed-qq9us 18 дней назад
Ilaa hda ciilaa ihaayo kow ibadal udhahayey markee tiri Koko sheeg ayuu shegey waxasa hda lagu dhahaa waa saxiib Koko wlhi waa nacey
@amranhajji
@amranhajji 18 дней назад
@Iqroahmed-qq9us hore gabadh baaa u tiri RU-vid saaxib joogta ah maleh laakiin shaqo joogto ah uu leeyahy dadkana waa dad kalia bariiskoda inay dhacsadn mesha u joga
@Aragsan4
@Aragsan4 18 дней назад
Kuwan dhan inti safarka markayracday ay so bahdishay siiba cunuga madow iyo ka buran cuqdad bahaysa kan deeqow xita sawir cadiya isaqo helaya u zoomna kuso qabtay labada naqodna way kamsersan yihin tayar qosolkeday ka xunyihin😂
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 19 дней назад
Team koko one like 👍 ❤
@LeyloIsaq
@LeyloIsaq 13 дней назад
Asc🎉
@xamdicaliabuukar
@xamdicaliabuukar 13 дней назад
​@@LeyloIsaqjs
@SafiaMohamett
@SafiaMohamett 9 дней назад
Team okok one. like ❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🩹❤❤🤍🤍🤍🫂
@FardowsoIsak
@FardowsoIsak 19 дней назад
Sundus maxaa uga qosleysiin o dhahay cadnaan legend dadkale ayago og ey ku qoslayen❤
@fatimaaliomar3611
@fatimaaliomar3611 17 дней назад
Kuwan Yaa u shega iney Sundus istel io Qurux ku disheY
@mariamoham3tt
@mariamoham3tt 17 дней назад
Qurux kuLaha naagta mesha ufoolxun waaa iyadaa😂😂
@yahyeajab8841
@yahyeajab8841 19 дней назад
Cadnan ey wye kas uu ugafa😂😂 see saamia usheegto oh my jeceel😮😊
@ShidiaAbdulkadir
@ShidiaAbdulkadir 19 дней назад
Isku fikir nahnay 😂
@yahyeajab8841
@yahyeajab8841 19 дней назад
@@ShidiaAbdulkadir 2jeer marku gafay garty😂😂
@asiaosman184
@asiaosman184 19 дней назад
Ane wanba la yabayey ileen samia udaneynayey wcel dheh​@@yahyeajab8841
@Fatuush11
@Fatuush11 18 дней назад
😂😂😂
@faadumomuuse3986
@faadumomuuse3986 19 дней назад
Afka deeqow ma arko deee 😂😂😂😂😂 afka jinka mxaa lgu soo dari wyey😂😂
@Ayman-Ahmed232
@Ayman-Ahmed232 19 дней назад
Sundus maxaa ugu qosloosiin marka ufff😳
@Gooni_socod
@Gooni_socod 19 дней назад
Qosol kooda maa laleedahy 😏😏
@budeybudey2707
@budeybudey2707 19 дней назад
Waa hadal run ah waxay u qosoleen lama yaqaano?mid kale wiilka timaha badan wuxuu yiri ii badala meesh waaba cunsari bisinka!!!waa yaab wax ka dhacaday ii badel waa yaab wiilka timaha buulka leh MRS ii badel waa yaab!!!sorry deeqow 🎉🎉🎉🎉🎉
@Ayman-Ahmed232
@Ayman-Ahmed232 19 дней назад
@@Gooni_socod naaa faro dheeridaaa Shupoyhy
@Ayman-Ahmed232
@Ayman-Ahmed232 19 дней назад
@@budeybudey2707 haaa wlhi
@Gooni_socod
@Gooni_socod 19 дней назад
@@Ayman-Ahmed232 adi iyo sundus cid idin taqan majirtee mesha kaxaroo ader 👋😏
@SabrinMohamud-lq8li
@SabrinMohamud-lq8li 19 дней назад
Samia io koko waty weena bdiyen dumarlandnimo😂😂
@ManaalUpdy-hb9qx
@ManaalUpdy-hb9qx 19 дней назад
Kuwii Tiktok Duubi Jirey maa Dubtin Cadnaan Suu Urabo iney Samiyo Guulesto Eega Jah Soo dhaha😂😂😂😂😂
@user-nast
@user-nast 18 дней назад
Ha sugi waynin
@Fatuush11
@Fatuush11 18 дней назад
Weeba sameeyen be maadn arkin 😂😂
@ManaalUpdy-hb9qx
@ManaalUpdy-hb9qx 17 дней назад
@@user-nast Hhhh ahye😂😂😂
@ManaalUpdy-hb9qx
@ManaalUpdy-hb9qx 17 дней назад
@@Fatuush11 ma arkin wllhi wali😂😂😂
@SacdiyoAhmed-t9g
@SacdiyoAhmed-t9g 18 дней назад
Dhocilaha maxa kaqaldan Sundus inay garan cml yahuuu😏😏😏
@sundusqaloombi-fd4wm
@sundusqaloombi-fd4wm 18 дней назад
Malaha wy isku dheceen markay safartay
@Inacarale
@Inacarale 17 дней назад
Sundus weyka qurux badan tahy mana garaan🙄sundus is not easy😏
@ahmedmohamedreermagaal
@ahmedmohamedreermagaal 17 дней назад
Yaab walhi
@user-fz9vf2dj1p
@user-fz9vf2dj1p 17 дней назад
@@Inacarale😂😂😂😂 been isku sheegty
@Inacarale
@Inacarale 17 дней назад
@@user-fz9vf2dj1p naa maxa bena on shegay😂
@zaytuunyusufhassan
@zaytuunyusufhassan 19 дней назад
Ayy cadnaan wAA NIIN RAGEED WLHY SUNDUS MAX UGU QOSLEYSAN
@rahaafhusein705
@rahaafhusein705 17 дней назад
Alfaa yiri hdalkaa wll
@Elhaam_aadam
@Elhaam_aadam 17 дней назад
​​@@rahaafhusein705 Is fcn u firi walsha cadnaan dhahy ‏‪6:18‬‏
@user-od2fk8jm6t
@user-od2fk8jm6t 18 дней назад
War gabadha maxa ubahdilasiin ugu qoslasiin😂 uf xushmimadaqanan😂😂
@mohamedhassansaney2575
@mohamedhassansaney2575 17 дней назад
Hadi la qoslo bahdil miya
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 17 дней назад
Nocaan way kuwada adkaysay cadnan mahane 😂😂😂😂
@DeeqoFaarax-ld4ml
@DeeqoFaarax-ld4ml 18 дней назад
Sundus wlhi waa Ini ka afqurxanthy laangaab ciilan baa tihiin afdameer alpha maahee intiisa kale xayawaan👍
@Amii395
@Amii395 17 дней назад
Cadnan he us legend maxa ugu qoslesan sundus buu dhahy
@marryme4690
@marryme4690 19 дней назад
Cadaan Waka Shakiye Dhibcah muu Samiyo U Badinoyaa😂😂
@sacdiyoabdi6335
@sacdiyoabdi6335 19 дней назад
Haa wa haysaa 😂
@user-cv3cs9me2g
@user-cv3cs9me2g 17 дней назад
Kuwan waa nacay sundus see ugu qoslaan Koko baaba ugu daran marna sxpee Iska dhigeesaa akh😢
@Naagnool102
@Naagnool102 17 дней назад
Saamiya iyo atariisho badiyaba laguma qoslayne sundus maxa ugu qoslaysaan dhqan xumaa niman waaweyn😏
@khadrakhaliifdheeman1469
@khadrakhaliifdheeman1469 19 дней назад
Cadanan samia miyuu ka dhcayaa ma keli karo kagag dhegty😂😂
@RaxmoCabdullahi-dw2ys
@RaxmoCabdullahi-dw2ys 18 дней назад
Edab malihidin sundus afkeda maxaa ugu qoshoseen
@user-vn9te1fp4m
@user-vn9te1fp4m 19 дней назад
Team halista cadi maha team kle dalxiska aday team koko hista ka shidna wlhi😂
@FardowsoIsak
@FardowsoIsak 19 дней назад
Marka xaga joogtiina team walba shidan dhaha😂😂
@user-vn9te1fp4m
@user-vn9te1fp4m 19 дней назад
@@FardowsoIsak hhh mya dadka qar funy ah lkjn ani team ku hysat hhh
@ConfusedChefHat-vf7qs
@ConfusedChefHat-vf7qs 19 дней назад
Yarow aniga ugu horeeye like isaar😂😂
@SabariinAbdullah-im6hm
@SabariinAbdullah-im6hm 19 дней назад
Saamia inaba caadi maaha❤😭😅
@yahyeajab8841
@yahyeajab8841 19 дней назад
Saamia iyo cadnaan😂🎉
@fowziyomaxamed9109
@fowziyomaxamed9109 19 дней назад
Allah is one ❤️😢☝️
@GeenyaDaCibraan
@GeenyaDaCibraan 19 дней назад
Kooko iyo aamira waa isu dhar caawa mise anah moody 😂
@Suuban225
@Suuban225 18 дней назад
Maxaa laguu qoslaa gabadha siiba sundus maxaa waaye waxaan dhaqanka xun uf
@maxamedxasanmaxamedmaxamed48
@maxamedxasanmaxamedmaxamed48 19 дней назад
Koko melay jogto leygama wayo koko is not easy
@QadiroUk
@QadiroUk 6 дней назад
sudus bad casin imikah niyo sudus afka kadhigah😅😮❤
@NasracarabXasan-jb5gu
@NasracarabXasan-jb5gu 18 дней назад
team koko wax.yar baaa uug hadhy wlhi.700k plse han.gaadhiisno inty bishu dhamaaan 🎉
@sacdiyoabdi6335
@sacdiyoabdi6335 19 дней назад
Cadnan samia inay badiso rabaa kwrn wixii dhan wu ka dhacay😂😂😊
@nimcojamac8138
@nimcojamac8138 19 дней назад
Cadnan cadu isu bojanaya in samai badisu raba xata alpha wuu kula murmay samai ka badan😂😂naso badiya waanba ku haysataye team haliista oo dhodh idin waada wata ❤
@ruuabdi4585
@ruuabdi4585 18 дней назад
Dhadhmo afkaas kuqosleysin idinka dawasho badan thy😒😒
@kor_dahab7919
@kor_dahab7919 18 дней назад
Mxa loogu qoslaa sundus waliba marwan asoo og u dhahaa iga badal wxso kale waa aqlaaq xumo😏😏
@ahlamabdiwahab
@ahlamabdiwahab 19 дней назад
Samia waxba maba fahmosoo wiilka kasuu isku boojaynoyaa iyadana hebel maa garan wayday ay taagan tahay 😅
@ShahadSaad-lh4fs
@ShahadSaad-lh4fs 19 дней назад
Cadnaan iyo saamiya❤❤
@user-gw5xx4fu2f
@user-gw5xx4fu2f 19 дней назад
Cadnaan uu garanyaaa ee iney saamiyo badisuu rabaaa😂 Oh my jaCyL 😩
@asadyare1034
@asadyare1034 17 дней назад
Suuraha iska daa wll
@Ahlaammoha2
@Ahlaammoha2 19 дней назад
Cadnaan kasu isu dhafinaa 😂😂😂
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 17 дней назад
Sundus maxaa lagarabaa qasatan dhoocilkan madawga ladhidida oo timaha rifan leh alle maxay kubahdishay😂😂😂
@SafiaMohamett
@SafiaMohamett 9 дней назад
Team okok one like ❤❤❤❤❤❤❤🎉❤❤❤❤🥰😍😍😍🤩😛💜🤎🖤🤍❤💓💞🧡💕💛💯💟💟💟💟💚
@sundusmohamed2792
@sundusmohamed2792 18 дней назад
Wa udharan kara adnan kas bu isku gafinaye si ee saamiyo ubadiso😂
@hafsamohamed4339
@hafsamohamed4339 19 дней назад
Saaamia darteed u dawadaye❤️
@ahmedmohamedreermagaal
@ahmedmohamedreermagaal 17 дней назад
No ex no nex sundus is the best walhi ciil iqabty markaa sundus lagu qosly🤔
@caaishaxuseen5479
@caaishaxuseen5479 19 дней назад
Koko hda ku soo fiirsanaay ma nooshhy adoo bitaha lagugu tuura arkaay naxdin😢😂
@SafiyoMaxamad-si6xp
@SafiyoMaxamad-si6xp 18 дней назад
Cadnaan waxaas ka jeceel ah samiyo sidee ugu jawaabto oo is ku gaafiinaa kawaran❤😂😂😂
@ConfusedBoombox-co4qe
@ConfusedBoombox-co4qe 17 дней назад
anoo afkasleh maa hadaa sundus caysey inalilah
@Juniordamiono
@Juniordamiono 19 дней назад
Free sundus mxaa loogu qoslayaa😢😢😢
@HannadNuur-v6x
@HannadNuur-v6x 19 дней назад
Team samia one like
@saaqosalaad115
@saaqosalaad115 17 дней назад
sundus ayaanle markaa ku qosleesiin yaa is ku maleeseen wacalayaho foosha xun uf labada dhoocil ugu daran bo saxiip magashiin runtii nacasiin tihiin 😏🙄😎
@sihaamiita183
@sihaamiita183 19 дней назад
Janaalka foodo kadhigteen😂😂
@ahmedmohamedreermagaal
@ahmedmohamedreermagaal 17 дней назад
Sundus maxy dad badan cishay no maseer 🫡🥱
@safazum4078
@safazum4078 18 дней назад
Ala cadnaan jecliyaa isago garanayo ayuu iska dhaafayaa is ay samia uguulaysato ❤😭😭😭😭😭😭😭😭🤣
@AaminaMaxamuud21
@AaminaMaxamuud21 18 дней назад
Ma argty cadnan samia wu jeclhy taas nin la dhaha
@sacdiyoabdi6335
@sacdiyoabdi6335 18 дней назад
​@@AaminaMaxamuud21 haa wallaahi aadbu u jeclyahay lkn wixiis wu qarsanaya uma shegan samia qudheda way rabtaa wilka ee way kala dhacayan yacni walalnimda ku jogan sida muqto lkn cadnan jecel ayu tacban layahay oo way ka muqtaa maskinka
@AaminaMaxamuud21
@AaminaMaxamuud21 17 дней назад
@@sacdiyoabdi6335 Haa wlh hpti wd hysah taas dadka way fhamyan
@XafsaReermudug
@XafsaReermudug 14 дней назад
Lagend cadnan sundus maxaa ugu qoslesan ayada ma moden hadu kow ogaan lahaa inee tahay wuu ku qelin laha nin rageed wuu dhafay dumarki baa ku naxsan ragii baa u hilina😊😂
@IntisaarMaxamed-nj4zo
@IntisaarMaxamed-nj4zo 18 дней назад
Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team Sundus Team abeera team ❤ 200k
@Aliinaa1
@Aliinaa1 17 дней назад
Mxaa waaye wxan aad aqridy😮
@user-qc5of8pk8n
@user-qc5of8pk8n 14 дней назад
Adnaan waa nini rageed❤❤
@fatmina08
@fatmina08 18 дней назад
Cadnaan xiyaarta naga daa abti samia ka xishoone qalbigeyda ilaaline maaahe waa taqaanahe😂😂😂😂😂
@tahlilm6068
@tahlilm6068 19 дней назад
Waxaa ahay lambar 11❤❤❤❤
@user-yi8vp4lj1c
@user-yi8vp4lj1c 18 дней назад
Samiyo ma fahansana cadnan yada inuu u danenayo uu rabo inay badiso oh my jacayl😂❤❤
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 17 дней назад
War dadkaan waa asxaab maxaa karabtaan sundus kaligeeda maa lugu qosley idinkaaba sundus qalbiga kajawinaayo hadaladiina xun kaftan maba taqaaniin
@NeymaAbdi
@NeymaAbdi 19 дней назад
Deqow part 2 indhaha ka soo dhig plz😂
@asiasamatar-qg3ox
@asiasamatar-qg3ox 17 дней назад
Sidas miyey azxaab ku yihiin😡😡waji malaha
@CabdikariinXuseen-jx8np
@CabdikariinXuseen-jx8np 19 дней назад
Deqow in the building😢
@AmiiraNassir
@AmiiraNassir 17 дней назад
IDINKOO jareera miyaa sundus afkeda wx kashekeysaaN😮doqonmyhow idinka af quruxane
@najmahassan5045
@najmahassan5045 18 дней назад
Xanba ikeentay mesha 😂😂😂
@NAJMAJAMAC-ou5lj
@NAJMAJAMAC-ou5lj 18 дней назад
Ani xitaa 😂
@kaahaahmed6778
@kaahaahmed6778 10 дней назад
Ani waxa igu daran kan leh iga bedel sundus muxu ka wadaa Dadka qoslaya ha ii dambeeyen eh war sundus wa isku afbartay waxaaan
@anisohassan8233
@anisohassan8233 19 дней назад
Team halista wadin wadanaa lkn xogaa buqa jogiya labambeyaa❤
@ShahadSaad-lh4fs
@ShahadSaad-lh4fs 19 дней назад
Marka la dhafro faruuryuhu may weynaadaaana😂😂
@AMraneyPpe
@AMraneyPpe 19 дней назад
Ayyy tuwan video kuJirin maba dabadoo😮😂😂🎉😢
@DeeqoFaarax-ld4ml
@DeeqoFaarax-ld4ml 18 дней назад
Stell qurux bay sundus Ini kugaraacday afdheerna maleh sidiina waa afwaynthy bes💯
@SimranAbdiNor
@SimranAbdiNor 19 дней назад
Ninki ugu horeyey oo afkisa inkira deqow jini 😂😂
@Yuuuee-y1o
@Yuuuee-y1o 17 дней назад
Zxpayaalow sundus 1 day 400k aan ku gaarsiino plz ka farxiya miskiinta😢🎉❤❤❤
@QadrobulleFarmajo-gl8fc
@QadrobulleFarmajo-gl8fc 19 дней назад
War meshan foodo wayo dadka nadaam uyee jiniyow😂😂😂
@Amiiroqurux2
@Amiiroqurux2 19 дней назад
TEAM SAMIA ONE LIKE 👍
@AsmaMalapo-dc2xq
@AsmaMalapo-dc2xq 16 дней назад
Amiira
@user-pz5kd3ev9y
@user-pz5kd3ev9y 19 дней назад
Alla cadnaan samio suu u fiirinooyo😅
@iqramahamed5621
@iqramahamed5621 19 дней назад
Adiga kiliyah Lee kaa arkay qof igu fikir ah ❤😊
@StarMm-hl7yh
@StarMm-hl7yh 19 дней назад
Samiya fan badana cawa ❤😂
@Dahab-pf4tb
@Dahab-pf4tb 18 дней назад
koko iyo samia wlh sida ay ugu qosleen sundus Afkeeda day Labadan saaxiibtinimo waxba kama yaqaanan Akhas wlh taemkan wa iyaalasuuqin😡😡 Wlh Afka koko way ka qurux badantahay
@AsmaAsmameiraneh
@AsmaAsmameiraneh 19 дней назад
Desow jini on like 😊😊
Далее
БАТЯ И ТЁЩА😂#shorts
00:58
Просмотров 4,4 млн
SHEEG IN DHAHAAN QOFKUU YAHAY QOSOLKA ADUUNKA 😂😀
19:21