Тёмный

Sheekadii Ina Cali Jiis Iyo Waraabihii Laasa Cadale Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa 

QARNI JOOG TV
Подписаться 99 тыс.
Просмотров 378 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 146   
@ibrahimmusse6612
@ibrahimmusse6612 3 года назад
Idaja, this is one of the best u ever natarated.. u have made history and set history the road and structute of futute somali literary writing. God bless u. Keep up your work. I have listened to many somali poetic diction and self expression. U r setting the stanndard for future somali writing literature. No one can take that from u. Congratulations forever.
@Boqoradda
@Boqoradda 6 месяцев назад
Somaliga maxa kuu diiday tallow
@calimohamoudofficialchanne5805
@calimohamoudofficialchanne5805 3 года назад
Masha allaha aad bad u mahadsantihiin sida wacan aad taariikhda nogusoo gudbiseen halkaa kaga haya shaqo wacan bad umada u haysaanee ❤❤💪✌😍💯
@farxiyamuse2575
@farxiyamuse2575 3 года назад
Alow somalia sidedi hore kuso celi yarabbi 🙏🙏🙏😪😪
@Mohamed-kv8to
@Mohamed-kv8to 3 года назад
Ka kaaga mahad celinaya muqalkan xiisaha badan waxan idinka soo salamaya hargeysa hoyga suganta somalida 💙💙
@user-ko5lb7yy9x
@user-ko5lb7yy9x 3 года назад
Axmed Farax Idaaja. Allahay haku dayo Adeer. Waxan ad uxisen jira shekoyin kaga iyo murtidasidata. Bal se waxan kasi jeclan lahaa Hadi ad mar2 bad nogu so celin Lahayd Sheekadi Olol iyo Hooyadi.
@kamaaljamac3737
@kamaaljamac3737 3 года назад
MASHA ALLAH; WLL ALLE HA KU XIFDIYO JIR OO JOOG PROF. AAD AYAAN UGU FARXAA MARKA AAN DHEGEEYSTA SUUGANTA AAD SO GUDBISID
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 3 года назад
Cajiib meesha taariikh ayaa ka dhacday reer Cumar Caglaawena sida loogu digtay ayaa yaab leh, wadnahan farta ku haayay oo waxaanba ka baqaayay waraabuhu inuu korayga cuno . Qofaan baadiye soo marin sheekadan xiiso uma lahan, waa sidii qofaan bad arag dabaal uga sheekeey.
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 года назад
Masha Allah Wa Sidaas
@abdulahiabdi4213
@abdulahiabdi4213 3 года назад
Hadii awoowayaasheen saas u silac sanayeen anagana aan colaad dhax joogno Allaha u maqan jiilka imaan doono ee allow noo gargaar
@shakurmahamedshakurmahamed4760
@shakurmahamedshakurmahamed4760 3 года назад
Masha alh ad ayan uxiseya dhaqankena abwaan idajaa
@khalidmouztapha8738
@khalidmouztapha8738 2 года назад
Mcha allah Idaaja dhaqan yaqaan somaliyeed allah cimriga iyo cafimadka haw dheereeyo
@guleedibrahim7122
@guleedibrahim7122 3 года назад
Illaahay ha idika jasaa'id siiyo
@hodanlove3689
@hodanlove3689 3 года назад
Amin
@user-ko5lb7yy9x
@user-ko5lb7yy9x 3 года назад
👤🙌✌👍👐❤❤❤👏👏👏👏 SOMALIA ALLAHAYOW NOGA DHIG SIDIIHORE OCOLADAHA IYO XANUNADA NAGA KHABO AMIIN. SOMALIA HANOLATO.
@umurashaad6869
@umurashaad6869 3 года назад
Mashaallah qurux waaye walahi wanba jeclahay hideyna
@boqorsalaam7540
@boqorsalaam7540 3 года назад
qofkii koowaad Ee daawada Aad baan idiin la socdaa.......🇸🇴⬛
@waahiicade355
@waahiicade355 3 года назад
M.a
@waayotegay2895
@waayotegay2895 3 года назад
Masha Allah
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 года назад
Haa Ad Bad U Mahadsanhy
@maryamabdu6685
@maryamabdu6685 5 месяцев назад
Very amazing ❤❤❤ history We should translate to our children one day amazing amazing ❤❤❤❤❤❤
@bulbulwaberi446
@bulbulwaberi446 2 года назад
I like it it's good program our history good story it's not fiction it's the truth thanks for sharing with us
@mohabashiirciise5589
@mohabashiirciise5589 2 года назад
Ensure try to say everything after careful consideration oky
@mudugaawiboy7830
@mudugaawiboy7830 3 года назад
Waan jeclahy sooyaalka Dadkeena🇸🇴❤
@daahircumar6474
@daahircumar6474 3 года назад
Waa runtaa
@abdisalamsb728
@abdisalamsb728 3 года назад
Masha Allah
@cabdicase2704
@cabdicase2704 3 года назад
Cabdi
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 Год назад
Ex jire dulka quruxay gaar ahaan laasacanood from Canada 🇨🇦 now
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 3 месяца назад
Alloow kuu naxariiso axmad faarax cali idaajaa aamiin aamiin
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 2 месяца назад
Maxad uhabaree gormuu dhintay bisinka😏
@AhmedHassan-yu2oy
@AhmedHassan-yu2oy 2 года назад
Waa balaayo & baas ilaa &.maanta haysata wixii naf ka doona noole ay sidiisa oo kale saameeyaan cudurada,colaada & abaaraha ee halaga waantoobo
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle Год назад
Reer Mudug nin ama xayawaan waxka cunay oo iska dhaqaaqay lama sheegin 😂😂😂 Sheekadan waxaan kusoo xasuustay dhurwaagii reer muduga geela ka cunay ee live ay soo galeen iyagoo dilaya 😂😂
@nehliitabae75
@nehliitabae75 3 года назад
Abahay aya hada ka hor dhurwaaa intuu lodii ka laayay buu sumeeyey oo eber ka dhigay lkn abahay wuu ku xanunsaday arintaas
@abdifatahhashi4942
@abdifatahhashi4942 3 года назад
Ilaahay ha naxariisto adeer warsame hashi (warsame sayax ) iyo Ina Jees aamiin
@ahmedfarhan1601
@ahmedfarhan1601 3 года назад
Jiis wa anaaysa wa xusein cali daaagal ayu aha
@awilyusuf6553
@awilyusuf6553 2 года назад
Ma isku reer bay ahaaayeeen labadooduba
@sakariyeabdu7739
@sakariyeabdu7739 2 года назад
Wuxuu ahaa wabeeneye iyo yibir allah ha u naxariisto labadaba
@cabdikhaliqyuusuf1037
@cabdikhaliqyuusuf1037 3 года назад
Cali jiis waa awoowegay
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 года назад
Waxa Ku Dhalay Legend Masha Allah
@abdifatahhashi4942
@abdifatahhashi4942 2 года назад
Gabya weyn oo taariikh ka tegay baa ku dhalay. Ilaahay ha u naxariisto awoowga iyo adeerkay warsame xaashi(Warsame sayax)aamin
@awilyusuf6553
@awilyusuf6553 2 года назад
Xuseen cali jiin iyo warsame saxyax soomaali reerkeee bay ka ahaayeen
@Boqoradda
@Boqoradda 6 месяцев назад
​@@abdifatahhashi4942ma tahay sidiisii ?
@abdiazizahmedhashi2800
@abdiazizahmedhashi2800 2 года назад
waxaan dareemaa farxad markaan maqlo af somaligaaa qaniga ah in aan leenahay masha allah
@abdisalamhussein2915
@abdisalamhussein2915 3 года назад
Masha Allah Qarni Joog
@diinowismail3002
@diinowismail3002 2 года назад
Hadan xolaley nahay sheka badan wan haynaa odegana wanaga mid mansha Allaah
@Qarnijoog
@Qarnijoog 2 года назад
Hada Miya Xolaaley Tahay Mise Wa Ahaan Jirtay
@diinowismail3002
@diinowismail3002 2 года назад
Wanba ahaay walal
@samirostudio372
@samirostudio372 3 года назад
Masha Allah Qarni Joog Team
@jamaadcabdullahi-iv3vt
@jamaadcabdullahi-iv3vt 4 месяца назад
Awoowgey xuseen cali jiis alle ha unaxariisto qabriga alle ha unuuriyo 😢😢😢
@ruudvanistelrooy1088
@ruudvanistelrooy1088 3 месяца назад
qolomuu ahaa zxp
@siraliyoonsiraliyoon6611
@siraliyoonsiraliyoon6611 3 года назад
Ragii Hore wa Rag wa kuwa is fahmi jiray wa Tarikh Diracdi candholey wa Direc adag ila cali jisna Dadkisi Ba nol Rag wa Ragi Hore
@Boqoradda
@Boqoradda 6 месяцев назад
Oo waxan moodayay inlaga sameeyay sheekada magacana loogu halqabsadaye ma dad jiraaba
@Footballer1165
@Footballer1165 6 месяцев назад
Ha waa sheeko jirta o runa abaartasina wa jirtay diraacdi candholey​@@Boqoradda
@maxamedsiyaad4879
@maxamedsiyaad4879 3 года назад
M.sh sheeka xiisa leh
@Boqoradda
@Boqoradda 6 месяцев назад
Awoowo axmed faarax cali idaaja allow cimriga kuu dheeree
@makoabdi1804
@makoabdi1804 3 года назад
Masha allha
@MEECAAD_MEDIA
@MEECAAD_MEDIA 3 года назад
Hore usoco 👏
@abdiali1456
@abdiali1456 3 года назад
Mash Allah
@mushtiabdirahman4960
@mushtiabdirahman4960 2 года назад
Ina cali jiis legend🦁
@ahmedfarhan1601
@ahmedfarhan1601 3 года назад
Abwan Hussein cali daagal (jiis) awoowo allah inaxristo
@awilyusuf6553
@awilyusuf6553 2 года назад
Xuseeen cali jiin qolomuu ahaaa sxb Ma majeerteen 😁
@cabdicasiisjaamac6156
@cabdicasiisjaamac6156 3 года назад
سلامات من كل آفات
@jibirdedhakaawe6379
@jibirdedhakaawe6379 3 года назад
War idaaja manoolyahay bari hore iigu danbaysaye
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 года назад
Haa
@abdiazizdahirloxos4553
@abdiazizdahirloxos4553 3 года назад
Allahow ma gabyay,wixii ku dhibaba waa lagu digtaa.
@dr.talyaanitalyaani4357
@dr.talyaanitalyaani4357 11 месяцев назад
So badi wll alle haku sharfee dad badan indhaha u furtee❤❤❤❤❤
@abdiali1456
@abdiali1456 3 года назад
Sheekadaan imbadan ayaan raadinaayay
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 года назад
Iska Sug Kuwa Kalo Badan Insha Allah
@hamseabdillahi8004
@hamseabdillahi8004 3 года назад
Maxaad karaadinaysay ma run baad u haysataa waa sheeko lasameeyay waase wax dhici jiray berigii hore
@farahfaruur1274
@farahfaruur1274 2 года назад
Hard times make strong people and you people make strong people and governments. If those strong people and governments do not do justice, they will be destroyed and the small ones who did justice will be destroyed. KEEP
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 2 месяца назад
"Reer cumar caglaawoow, cindalaahi baan odhan lahaa kumana caayeene" Waan ku raaxaystaa gabaygan.
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse 2 года назад
😂😂😂 cumar lugeey balaaya heshay
@yussufbulle5475
@yussufbulle5475 2 года назад
Darawiish cagaarweyne 1903 april
@hussnimubarak8470
@hussnimubarak8470 2 года назад
Masha Allh
@ahmadafrah1267
@ahmadafrah1267 2 года назад
Idaajaa alow xafid
@geletoz
@geletoz 3 года назад
Shekoyinka nocan o xigmada leh koonfur ugu imow, kuwa qabiilada ku saabsan iyo bootada reero, waqooyi ugu tag
@fahad_cigaal
@fahad_cigaal 3 года назад
Meesha koonfur maahin waa waqooyi bari gaar ahaan mudug qabiil ahaana abwaanku waa majeerteen
@Mohamedbaana272
@Mohamedbaana272 3 года назад
@@fahad_cigaal mudug wll wa koonfur
@fahad_cigaal
@fahad_cigaal 3 года назад
@@Mohamedbaana272 wll horta imadan fahmin kama hadlayno mudug meeshay ku taal ee wxn la hadlaynay laasa cadale meeshay mudug kaga taalo waana woqooyiga mudug taada hadaan u imaado gobolka mudug somalia wuxuu kaga yaala woqooyiga bartahama somalia ama north Central somalia
@cabdulaahicalinuurshyuusuf
@cabdulaahicalinuurshyuusuf Год назад
​@@fahad_cigaal laasacadale wa koonfurta magaalada gaalkacyo sacad bana daga abwankase qabilkisa ma aqan❤
@Boqoradda
@Boqoradda 6 месяцев назад
Konfur somaligaba ma yaqanaan hawiye waliba waa 0
@Boqoradda
@Boqoradda 6 месяцев назад
Calooosha i hurtay wlhi wan dhagaysan kari wayay gaajadii iyo silicii lagu noolaa😭😭
@mudugaawiboy7830
@mudugaawiboy7830 3 года назад
Dadka dislike saaraya maxay ula jeedaan waa yaabe😄
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 года назад
Aqoon Daro Qaar 👍😍♥
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 2 года назад
Taariikhda iyo qabyaalada isaga qaldamay
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 Год назад
Caw giir maxaa idinka dhigay sidii cagaarweyne
@abdilahihamse3829
@abdilahihamse3829 3 года назад
Prosafer ahmed faarax idaaja
@abdirisaqfarsamo5119
@abdirisaqfarsamo5119 3 года назад
Libaax
@moupdynaser5004
@moupdynaser5004 2 года назад
Sheekadaan waa la jarjaray fadlan taariikhda editka ka dhaafa oo si nadiif ah usoo gudbiya🤨
@ahmedmohamud1619
@ahmedmohamud1619 4 месяца назад
Ciyaar magaalo waxba kamafahmaann sheekada Laakis shakhsiyaan live ayaan usoomari nolasha laga sheekeynaayo. Hadaadan Baadiya kusookorin nolal waxba kamataqaanid.
@hassansantos7924
@hassansantos7924 2 года назад
2022-1-22
@fatxiflms2687
@fatxiflms2687 Год назад
Wlee run waaye laasa cadale angniga aqaan waxaa joga dhurwa dadka cuna
@apdirahmanhajii2768
@apdirahmanhajii2768 3 года назад
DHagaysi wacan
@ashahaateashahaate1191
@ashahaateashahaate1191 2 года назад
Waaaaaw
@maxedabdikarin6927
@maxedabdikarin6927 2 года назад
Walhy waa sheeko yaable
@abwaanheersare1
@abwaanheersare1 3 года назад
Alla maxaa waxlasoo maray aduun
@abdilahihamse3829
@abdilahihamse3829 3 года назад
Ok
@jaamacyaxye2079
@jaamacyaxye2079 2 года назад
Somaliya
@hanadmohamedabdulaahi1217
@hanadmohamedabdulaahi1217 3 года назад
Waa dadkiihory
@taslimofficial9591
@taslimofficial9591 3 года назад
😍😍😍😍😍😍😍😍
@boqrkifarsamad7062
@boqrkifarsamad7062 3 года назад
Wayo wayihi Horre
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 2 года назад
Muu.xoolaha wax ka ilaasho intuu guriga iska joogo
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 3 года назад
Wlle Maxaa Kuu Baxay
@menhee7408
@menhee7408 8 месяцев назад
Qabyaalada iskadaaya somaliyey oo diinta islaamka Barta oo kucamal fala
@xalimocumar6640
@xalimocumar6640 3 года назад
Asc
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 года назад
Wcs
@xamargameryt4816
@xamargameryt4816 3 года назад
yyy
@nasreenwhatdowedohavali1425
@nasreenwhatdowedohavali1425 3 года назад
Dhurwaayow maxaa kaaraceykkkkkk
@dariknour6051
@dariknour6051 6 месяцев назад
Muusigan nacaska eed 100 jeer soo galisen ayaa wixiibs kharibay
@arahmanahmed8099
@arahmanahmed8099 2 месяца назад
Xidigaha dadka yaqana wa faaliyayal wana galnimo waxasi e iska ilaliya
@user-vz1pg1tk9l
@user-vz1pg1tk9l 6 месяцев назад
Mach alla
@nasteexdhiin97
@nasteexdhiin97 Год назад
maxamd gulad
@CxaafidYare
@CxaafidYare 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤
@c.raxmaanodawaay5539
@c.raxmaanodawaay5539 3 года назад
Ahaan
@sharmarkejama781
@sharmarkejama781 3 года назад
The bumpy room parenthetically notice because booklet regionally receive before a physical nurse. hanging, afraid nest
@LaylaMohommud
@LaylaMohommud Год назад
Waxa uu ahaa nuux jibraahil
@zainabelmi30
@zainabelmi30 3 года назад
Xolaha asagu mu raaco ninku 🤣😂
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 3 года назад
Raggu way dhaamiyaan, sahamiyaan, waraabiyaan, oodaan, geella halaha irmaan dumarka iyo carruurta uga tagaan. Horweynka oo ah geella badankiisa uguna hawl badan ayay raacaan oo la dibjiraan. Markaa Zaynabeey hawshu way qaybsanayd oo carruurta yari maqasha ayay raaci jireen. Fiirada iyo rag iska dhici ama ficilkii yaraa baad meesha la timiye caga dhigo oo odaygaaga daba soco.
@fatxiflms2687
@fatxiflms2687 2 года назад
Kkk
@fadxijano9364
@fadxijano9364 Год назад
😅
@abdullahiosman40
@abdullahiosman40 9 месяцев назад
4eSe
@cirocali4974
@cirocali4974 3 года назад
Cadhufta dib u liq mxaa ka xun
@abiibdjama1824
@abiibdjama1824 3 года назад
Masha allh horay usoco idaaaja
@cadecabdi3559
@cadecabdi3559 2 года назад
🤣
@mostafekahinmostafekahin8871
@mostafekahinmostafekahin8871 2 года назад
Barmaamijkii dhaqan xumada iyo beenta iyo qabiilka hagoognaa ee idaajaa Barmaamij qudha kamuu samayn halkii uu ku dhashay ee Dhangago Jinacsani Odaygu waa cusuri qabiili ah wuxuu ilaaway Jinacsani iyo Dhangago dadkii magta ka bixin jiray wuxuu xayaysiiyaa Shaydaankii Taleex fadhiyay iyo cagdheer somalidii kale mee muxuu hide iyo dhaqan sooomaaliyeed u sheeganayaa Tuugaasoo kale lama dhagaysto
@cabdulqadirxassan2031
@cabdulqadirxassan2031 2 года назад
Alle ha ku caafiyo
@shacnimuse1649
@shacnimuse1649 2 года назад
Z by
@abdial6467
@abdial6467 3 года назад
Ax
@abdial6467
@abdial6467 3 года назад
Walaal sheekada itaabatay wax ka ma aqaano mahasanid
@deeqoali57
@deeqoali57 3 года назад
@@abdial6467 ok sax sheekada iyo suugaanta dalkeena wa macantahay' cod na wa leeyahay laakiin nin fiicsn oo abaal leh maaha
@abdial6467
@abdial6467 3 года назад
adoo raali ah wa kee abaalawuhu ma abwaanka gobyeyba ama idaaja mahasanid
@deeqoali57
@deeqoali57 3 года назад
@@abdial6467 wa idaja
@Mohamedbaana272
@Mohamedbaana272 3 года назад
@@deeqoali57 wlashey yaa waaye cida abaalka u gashay oo u abaal laawaha ku noqday ma maxamed siyad bare
@cabdulaahimaxamed2182
@cabdulaahimaxamed2182 3 года назад
P
@abdisalaamhussein3120
@abdisalaamhussein3120 3 года назад
Masha Allah
@lailaziad4607
@lailaziad4607 3 года назад
Masha Allah
@maxamedaxmed3361
@maxamedaxmed3361 3 года назад
Masha allah
Далее
when you have plan B 😂
00:11
Просмотров 21 млн
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
Просмотров 1,5 млн
when you have plan B 😂
00:11
Просмотров 21 млн