Тёмный

Sheekh Maxamuud "Culimo ku kala qeybsan ma jirto in Meydadka laga saari karo Qabuuraha 

KNN
Подписаться 256 тыс.
Просмотров 16 тыс.
50% 1

Sheekh Maxamuud "Culimo ku kala qeybsan ma jirto in Meydadka laga saari karo Qabuuraha Iskuul Boliisiya".

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 38   
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 2 месяца назад
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@bachirmohamedbarud327
@bachirmohamedbarud327 2 месяца назад
Shekh maxamud Ali aarif waa shelha wayn
@ahmedsheikhamud5809
@ahmedsheikhamud5809 2 месяца назад
ALA YACIZAK SH.MAXAMUD ALLAHANA KU DARAJEEYO .ANNAGO MUSLIMIIN AHNA WAA KUGU RAACSAN NAHAY. WAXAANA DALKA ALLAHA KA QABTO WAA CUQUBE DIINA MA AHAN.
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 2 месяца назад
Dawlad caburin ku dhisan, wadaadka NISA ayaa ag joogtaa oo waa la xiraa. Soomalidana ma xishooto, waase cabsataa. Culumaa'us sulda waaye, waa Cali wajiis walaalkii
@mukhtarahmedmohamed4484
@mukhtarahmedmohamed4484 2 месяца назад
sidaa aad rabto hadeyna uhadlin mala qasbay
@ayaanlebashiir7832
@ayaanlebashiir7832 2 месяца назад
Cid qasbi karto majiro shiikh maxamuud aw cabdulle cariif balse sidii aad rabtay ayaad kaweysay
@shamisali4599
@shamisali4599 2 месяца назад
Shiiqan shiiq shabab hadal ka diiday waye dowlad miyoo kayelaa
@hawosaid139
@hawosaid139 2 месяца назад
Soomaali waa caama iska murmaysa
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 2 месяца назад
@@shamisali4599 diin neceybka ha idinka saarto. Ciqaab Allah ayaa idinku socotaa, mar awaar marne fatahaad. Dawlad sumadeeda ah tuuqsi. Diimuqraadiyiin, calmaani ah ayaa tihiine, Xassan tuug ayaa la idin saliday oo wadankaba jooginoo xalane laga xukumo. Waxaa la idinku mashquuliyey Shabaab, ka xaaxaabiya dulli ayaad tihiin oo nacasnimo u dheertahay
@user-kw4fr6zg1d
@user-kw4fr6zg1d 2 месяца назад
Sheekhu qof iyo dawlad aa iska khaldan dawladaba in xasan sheekh leeyahay ayuu u haystaaa
@nuurmohamed5195
@nuurmohamed5195 2 месяца назад
Bismillah wajigoodaa laga baqaayaa dad badan xaqooda wuu ku maqan yahay ilaaheey sharkooda ha dhaafsiyo umadaan. Sida ay wax u wadaan ma ahan .
@warsamediiriye3743
@warsamediiriye3743 2 месяца назад
Sheekh Mahadsanid si qurux badan ayaad u dhigtay dalkaana dowlad ayaa ka talisa ee kuwa XAMAR la dagaashan oo buuqa ku abuura la dhageysan maayo ee QABIILNIMADA u coleysan. mahadsanid mar kale
@shamisali4599
@shamisali4599 2 месяца назад
Shiiqa cabdula cariif Allah ku xafido runtis waye aniga hoyadey isbital banadir ku dugan tahay meshe uga dugan tahay mana qano lkn xiligas dagala socday qofka mesha ugu dhaw lagu asayay xasuuqa socday mana lihin dhulkas mana ahan dhul waqafa hadii manta ka baxa nala dhahana inaa radina qasaba somalida wexee yaqanan mesha qofka dhigto qofkas leh mahan sidaas dinta
@mukhtarhassan4964
@mukhtarhassan4964 2 месяца назад
Mansha.allah sheikh si wanagsan ayuu u sharaxay
@abdullahiibrahimyuusuf7264
@abdullahiibrahimyuusuf7264 2 месяца назад
Sheekhow dawlada yaa iska leh ma shakhsibaa
@user-kw4fr6zg1d
@user-kw4fr6zg1d 2 месяца назад
Sheekhoow dawladu qof maahan
@abdullahiisseabdi1987
@abdullahiisseabdi1987 2 месяца назад
Waad iska hadashay shiiqoow Dowlada waxeey tiri dhulkaas waxa loo dhisaya ciidamada Badda qabuurtana ha la faago Saldhiga ciidamada Badda waxa xoog ku heeysta muuse yalaxoow maa laga bixiyo mise waa Abgaal
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 2 месяца назад
Wadaad muqdisho jooga maxuu kafadwoonb31ayuu dhexjoogaa hadu ugardhaqaa, ahluqabuurka,iyo dawlada cilmuguu hayo illaahay hortiisu latagaa dawlada yaasiiyay waa siyaasi ahlaqabuur. Fagaya
@batunmohamud1238
@batunmohamud1238 2 месяца назад
Muuse yalaxoow baa cool ku haysta dhulkii ciidamada ee maa laga saaro
@abdiazizkuli8755
@abdiazizkuli8755 2 месяца назад
Labo qof shilin qatey waye Ali wajs iyo bashir kuwa kale xal Arin bay wax uwedan
@user-tf5hi7yn8b
@user-tf5hi7yn8b 2 месяца назад
Shiiq saraakiil ciidan oo la toogtey 1973 aa ku duugan, saraakiishi la toogtey 1978 inqilaabkii aa ku duugan, 50sano aa qubuuraha qaar jiraan, taa shiiqa in la weydiiyo waaye
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 2 месяца назад
Dawladda seedaba yaa iska leh shiikhaw hadlka ha cunin bayaami
@Zak-my2jo
@Zak-my2jo 2 месяца назад
Lahaanshaha uu ka hadlayo maxay tahay. Dhulka dawlada ayaa iska leh dawladu waa dadka .marka wadaadku ha cadeeyo lahaanshaha uu ka hadlayo.
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 2 месяца назад
Culamadii wattaaa dadkii wakuwaa lab lakac diloodey dawladd dadkaa iska leh myd ama qof noolba
@MohamedSaladmohamoudMoha
@MohamedSaladmohamoudMoha 2 месяца назад
Sheeqow BEENTA DAA. LALUSHKA. ISKA. CUN
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 2 месяца назад
tuug aan diin laheyn adaa ah diin aalaga hadlaa markaas aa caaynee sheekha
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 2 месяца назад
xaaraami aa tahay sheekha af kaada uraayo kala bax nacalad xaaraan lagu dhalay aa tahay
@ahmedsheikhamud5809
@ahmedsheikhamud5809 2 месяца назад
WAXAY HORE U AHYD WAAGI DOWLADI HORE QUBUURAHA DADKA LA TOOGTAY AYA LAGU DUUGI JIRAY SIYAAD BARAANA KU BILAABAY OO U CAYOMAY LABA SHEYBA . 1-IN DADKA LA TOGANAYO LA GEYO ISKOOL BULUUSIYA. 2-DADKAAS LA TOOGTAYNA IN LAGU AASAYO MESHA LAGU TOOGTAY MEEL KA SI DANBEYSO BADDA XAGEEDA AH. WAANA HALKI LAGU AASI JIRAY MEYDADKAAS LA TOOGATY.
@user-dr9du7gd6v
@user-dr9du7gd6v 2 месяца назад
Mesha malahiyin dowlada waa lagaranya meshan ila m adsn cade
@AhmedGacal-el3fj
@AhmedGacal-el3fj 2 месяца назад
Q😊😊😊
@IbraahimCabdi-en8up
@IbraahimCabdi-en8up 2 месяца назад
Culimo warkeedu waa sax,balse dhulka ninkii lahaa miyaa soo shegtay,waa iga suaal.
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 2 месяца назад
Adna sheydan wajiis ma kis kuso turey alla idin qabey tuugo
@wagadwyrah1896
@wagadwyrah1896 2 месяца назад
Qabyo ninkeedaa dhamays tira iska faham
@MaxamuudHirsi-tb6px
@MaxamuudHirsi-tb6px 2 месяца назад
Adeer khalad cad baad qiil u readin adeer may ku. Dhulkuu leeyahay ajinebi maaha bahina majirto mulkiyadina ma jirto waad ka beensheegtay maydadka
@Madadalo1
@Madadalo1 2 месяца назад
Ciil qabil kuhaya waxbo ha is daalin walagu jedde
@ayaanlebashiir7832
@ayaanlebashiir7832 2 месяца назад
Ilka yar seenbari waa ilkayar iska ooya qurun fowqul qurun
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i 2 месяца назад
Sh. Hawiye sow kii 91kii xalaaleeynayey maaha dhigga iyo hantida Daarood! Duf bu bax
@caydiid15
@caydiid15 2 месяца назад
Yaa iska leh dhulka ayuu leeyahay? Ma reer baa leh dhulkan sida hadalka uu u dhigay.
Далее
WARKA HABEEN EE KNN 07 09 2024
22:50
Просмотров 4,6 тыс.
Kaftanka Siyaasada 518 oo aad u xiisa badan
39:57
Просмотров 55 тыс.
Why Spain's Socialists are U-Turning on Immigration
10:51
Garxajis vs Habarjeclo madaxa isla galay
3:25
Просмотров 12 тыс.
WARKA SUBAX EE KNN 13 06 2024
16:59
Просмотров 4,4 тыс.