Тёмный

Sheekh Soomoow "Shalay Ninkii na Gaaleysiinaayay ee na dilaaye maanta Anaga nama xukumi karo,Xilka 

Somali cable
Подписаться 368 тыс.
Просмотров 23 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 103   
@NolandArbaugh
@NolandArbaugh Месяц назад
Sheekh soomow nin waxbadan og weeye
@fadumo2199
@fadumo2199 Месяц назад
Culumada ha caayina somaliyeey ..culumada ishaysatana halooqabto dood cilmiyeed wixi kalena halaga tago 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@JaamacfaaraxJaamacfaarax-ub5by
@JaamacfaaraxJaamacfaarax-ub5by Месяц назад
Waa runtii shiikh soomow haduu yiri masuur oo dhiig somaali daadiyey in xasan dhiiqo uu ka dhigo wasiirka diinta iyo owqaafta waa qalad
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed Месяц назад
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam
@user-nj1dy1kl8t
@user-nj1dy1kl8t Месяц назад
Allehii idin abuuray ayaad raali ku noqon weyseen wuxuu idiin soo dajiyay , waxaana ku qanci weyseyn kudayashadii nabi mahmed SCW Somobow , ma bini aadam ayaad ku qanceysaan aan ahayn Sheikh dhintay in aad amaantiisa iyo januu kujiraa leedihiin oo dwaqti isaga lumisaan qisadiisa iyo amaantiisa ood ku ilowdan barashada towxiidka muhimka oo daawo idiin ah .
@aliabdisalan139
@aliabdisalan139 Месяц назад
Shiikh allaha kubarakeeyo runtu waa kharaartahay
@caliyareafgooye
@caliyareafgooye Месяц назад
kan hadalka xataa si fiican umayaqaano shiiqna uma eka si fiican haloo fiiriyo waaa ragii lugaha dhaqday ooo shaarka culumada qaatay
@mohamedabdi2850
@mohamedabdi2850 Месяц назад
SUUFI Khaariji tusbaxle TAKFIIRI
@Koyama548
@Koyama548 Месяц назад
Wu saxan yahay sheq somow Rowow wa dilay wen in latogto aye ehed wayo wa dilay shacab badan xasuqay o shalay ugu dam bese inta ku dhimatay allah unaxaristo 🤲
@realityreality8301
@realityreality8301 Месяц назад
Soomoow wuxuu rabaa Dawladii siyaad barre oo kale. Siyaad barre awoodda oo dhan ayuu suufi gacanta u galiyey khaastan sh Muxamed Guuleed wadaadada kalana waa layska burbursan jiray. Suufi wax lawada leeyahay ayaa dhibaya iyo wadan lawadaleeyahay. Intaas fahma inta caqliga leheey!
@orahwng-l8v
@orahwng-l8v Месяц назад
Ya ku shegay qurafdks sufiyo waga ma jirin wahbiya ahlu bidca o qawrij marna na qarxiso marna naga lesiso culmo mano naqonso
@CarabWorldTravelAgency
@CarabWorldTravelAgency Месяц назад
unukaaa leh waxaan aheyn mayaqaaano
@sahroali1967
@sahroali1967 Месяц назад
Masha allah sheekh soomow allah yaxfadak
@nasibuundomedia6957
@nasibuundomedia6957 Месяц назад
Maasha allah Sheekh Soomow allaha ku barakeeyo naga ilaali wahabi✅
@Axmed-h2h
@Axmed-h2h Месяц назад
Eega dadoow wasiirku suufiyo waxba mar hadaanu ka sheegin lkn waxay diidanyiin suufiyo kaliya wasiirku anaga maaha ! Fahma wax.
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 Месяц назад
Waa sax waa in maxkamad la soo taagaa intui qaraxa ku dilay Ibliis Rooboow Almansuur waa Khawaarij sheeydaanka caabuda oo dhiiga Muslimka micna dara ku daadsho
@mahadabdirashid7783
@mahadabdirashid7783 Месяц назад
Aaad&aaad sucdiyey weli waa aaminsan fakarkas.
@jabrilmaxamed4060
@jabrilmaxamed4060 Месяц назад
Adiga maxa tahay markaas dameer dameer dhalay ayaa tahay shiiq muqtaar hadii wax kaqadi kar tit wakaay utag rag hadii tahay war iska dhaaf
@JamaXurbe
@JamaXurbe Месяц назад
Somow waa af garooc
@_22260
@_22260 Месяц назад
Dowladana lacagbuu kaciney shiikhana wuunacayaa marka warkiisu madax iyo majo buu iskaga xirey
@ijaaboosoble1320
@ijaaboosoble1320 Месяц назад
Shiiq xiin faniin rooboow waa caqli badanyahay waayo hadii lagu casuumo 5 daqiiqo oo lagu siiyo waa ku rafa leheed adoo umal umal umal eey kaa dhamaa leheed
@garaadcabdi103
@garaadcabdi103 Месяц назад
Sxbow waad iga qoslisay xaqiiqdii😂😂😂
@MucadCabdi-ne6ww
@MucadCabdi-ne6ww Месяц назад
hadaad nin tahay sh,umal oo soo jawaab
@abdirisaqabdi4040
@abdirisaqabdi4040 Месяц назад
Walaahi axsan inaad ka maqantahiin
@abdulrizakelmi7692
@abdulrizakelmi7692 Месяц назад
unuka leh
@RewKey-p5p
@RewKey-p5p Месяц назад
Wali mahad laaa kan Eeeee ee
@zainabmahamed1042
@zainabmahamed1042 Месяц назад
soomaw wuxuu u egyahay muqayil
@abdalqadrbnahmd
@abdalqadrbnahmd Месяц назад
Kaalay suufiyadaan dowlada mawaxay rabaan in dowlada ururkooda inay qanciso ... Dowlada uyadaa taqaan wixii dan u ah , ee dowlada iyo ururkaaga kalabaro soomow.
@Axmed-h2h
@Axmed-h2h Месяц назад
Waa ceeb inay suufiyo ahlu sunne isku sheegto.
@zainabmahamed1042
@zainabmahamed1042 Месяц назад
saxiix wllo
@DHUUXA
@DHUUXA Месяц назад
Roobaw waa adeegtay
@Utuber387
@Utuber387 Месяц назад
Soomow roobow uu iska dhex arkey. Hawiye oo dhan ahaa maxakamiinta iyo alshabaab.
@raxmaabdillaahi6558
@raxmaabdillaahi6558 Месяц назад
Ilaahay haku xafido sheikh
@calishaakir1
@calishaakir1 Месяц назад
WAHAABI ROOBOW HALAGA CELIYO CULIMADA DALKA.!!!
@sahroali1196
@sahroali1196 Месяц назад
Ahlu sunno anaga.oodhan.ayaa.ah
@Slyman_guy
@Slyman_guy Месяц назад
Xamardansoomaaliyeed mataalee dantahaweyekataliya xamar unukaalewadinkilahaayewala inkagaguuray
@mustafaaden-cx8ui
@mustafaaden-cx8ui Месяц назад
Culimada Alhul Sunna Waljameeca waa in si cad ugu sheegaan umada Somaliyeed in Ahlul Sunna Waljameeca looga dambeeya hogaanka wasaarada awqaafta iyo Diinta dalka oo dawlada aysan siyaasadeynin wasaaradaasi si hogaanka Ahlul Sunna ay udejiyaan barmijyada Diiniga ee dalka laga fulinayo....in loo aqoonsado Wahaabiyo in ay tahay fikirka Alshabaab oo la doonayo in dalka laga suuliyo oo aysan noqon in nidhaamka dawliga lagu dhex nuujiyo maadaama uu yahay fikirka lagu baneystay dhiiga shacabka Somiyeed.
@CaafimaadkaRagga
@CaafimaadkaRagga Месяц назад
Karbaashkii Sheekh Umal ku dhuftay buu Roobow kula dhacay😂😂😂😂
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 Месяц назад
HSM dana isaga u gaar ah ayaa Roboow uu u magacabay wazir Awqabta iyo diinta,Roboow labo xajj oo uu wax kamumalay Adiga wariye waad ogtahay Isbiradii dayaci kudhacay dadkii Somaliyeyd qeylo dhaantii,Robow Markii isaga oo lagu hareereysan yahay Hawdka Bakool laga soo bad baadiyay kooxdii uu Halgalga Halaga Shacabka Somaliyeyd uu u qabilsanaa,Mareykanka oo.laba wajile ahaa marna khawarijta tagero marna,sheego waa madax furasho cidii soo sheegta laga hor istaagay waxa lafaray in Shacabka Somaliyeyd uu cafis weydisto dhalinyaradii uu fikir khaldan uu ku hogamiyayna uu oogu baaqo in kasoo baxan khawarijta,Xanun ayaa u daremayay waxa loo diray Cafimaad iyo daryeel,Xajka ayaa fursad loo siiyay uu kutago kadib marki uu soo noqday waxa uu layimid isagoo Immaradka Sacudiga Munafaqyadii Carbeyd ee khadar Godomisay eey soo tashkiliyaan Mareykan Reer Galbeyd Africa kuwa hauada sheegto eey ku tageran In GKalbeyd uu qabsado.Ninkas waa in xabsigi lagu celiya xilkana laga qaada,waayo wali waxa uu kujira khawarijta isaga Ahmed Madoobe kismayo Siyaad indhacadde Mahat Gawanle Tiktok kuwa kale oo badan.
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Месяц назад
Kan qabyaaliste weeyn waaye
@sowdahilaac4197
@sowdahilaac4197 Месяц назад
Walee ninkan yaraantiisi muxu caruur badan kla diray yaaaahuuuuu
@yusufhaji7059
@yusufhaji7059 Месяц назад
War kani ma'ahan wadaad,ee waa tuug, munaafaq ah. Kuna shaqeeya hunguri iyo qabyaalad.!!!!!
@caliqarshe4170
@caliqarshe4170 Месяц назад
Robow culumo mahan ewakulundi
@7octobar
@7octobar Месяц назад
Ninkaan horror waaye Ninkaan Waa mushrik
@MohamedAli-nm8oe
@MohamedAli-nm8oe Месяц назад
Shabaab muqtaar rooboow oo somali xasuuqay hotel shaamoow dadkii uu ku xasuuqay ka waran dhilaa ku dhashay....inla waso waaye muqtaar rooboow iyo hasan munaafaq
@caliyareafgooye
@caliyareafgooye Месяц назад
​@@MohamedAli-nm8oerooboo aaka roon kan diin malaha waa diin laawe rooboow haduu dhiiq cab yahay kan diinta xataa mayaqaano bun cunoow usheeg kheer malahan kan kheerka maogola kan ilaheey mayaqaana ilaheey kaligiis caabud aaaa dhibeeysa muxuu ka hadlaa hadla yaaa yaqaana asaga
@faaidyusuf1695
@faaidyusuf1695 Месяц назад
Mar haduu han kiinii jabay oo laydin hiifaayo Har haduu mujtamacii kunacay
@cabdisalancabdullahi1975
@cabdisalancabdullahi1975 Месяц назад
War soomow culimo ma ahan waa ziyaaro joog
@Yogol23456
@Yogol23456 Месяц назад
Ninkan xagii laga kiinay
@iqra7848
@iqra7848 Месяц назад
He is so extremist & DIVISIVE and should be locked up together with Dahir Aweys as they have similarities. Imagine if armed how many Soomoow might kill like Shabab or worse could happen ! Imagine Soomoow as Religion Minister and Rooboow could have freedom to TV station ! Sheikh Soomoow is directly or indirectly recruiting more Shabab Fighters ! Making him a national security threat. Unfortunately, Somali Security agencies don't get it as early as required. نسأل الله العافية
@SheikhMohamed.
@SheikhMohamed. Месяц назад
Saad u sheegtay weeye soomoow hada lacag bu idinku dul cunayaa, mrka gaaalada u dacwooda awoow.
@mohagurey2214
@mohagurey2214 Месяц назад
Wax makalageyna, shirkigina Wu diidanyi
@Slyman_guy
@Slyman_guy Месяц назад
Sheeqsoomaaliyeedmajogoxamarwaxajoogosheeqhawiye waxajoogoroobow iyohawiye soomaliwayinkaguureen
@MohaInanor
@MohaInanor Месяц назад
War ninka maloo yeerinee dhibka ka dhaaf
@ismailljama2205
@ismailljama2205 Месяц назад
Shirkiga ayaa ugu wAyn Dennis lagalo soomooow shirkiga kahadal
@user-nj1dy1kl8t
@user-nj1dy1kl8t Месяц назад
Wixii fowdo wada waa in aan la warsan .
@mawlemagan
@mawlemagan Месяц назад
Soomow noolow. Waa saxsan tahay. Sheekadaad koonfur ayay ka jirtaa in nin criminal ah isagoon dambiga lagu qaadin la yiraahdo dadkaa madax u tahay waa masuuliyad xumi.
@saadaqsaadaq7738
@saadaqsaadaq7738 Месяц назад
Ilaaheey dameerka haniigu celiyo waanadhibteen dameereey iyo xaaraantii kaguurtay gobolada dhexe ilaaheey qabyadiina madhameestiro
@ijaaboosoble1320
@ijaaboosoble1320 Месяц назад
Waxaa ubaahan tahay 6 bilood oo barashada af soomaaliga ah
@Ghedi1965
@Ghedi1965 Месяц назад
Soomaali u dhaafa diintooda Ilaaheeyna kacabsada kuwiinaan diinta u nasab sheeganaayoow afkiina halaga nabad galo.
@moji3863
@moji3863 Месяц назад
War odagan Shigshigaaya umada halaga qabto! Kan Shiikh waxba kama oga waa fitna wade!
@Sir21Goals
@Sir21Goals Месяц назад
Mukhtar Roobow waa tuug dila eh oo daad badaan oo Somali layaay. He belongs in jail.
@moji3863
@moji3863 Месяц назад
Odagan Shigshigaya ee afka qaloocan, ma wuxuu moodaa Dowladda in uu isaga leeyahay ama Suufiya leedahay?! Qashinkan umada halaga qabto!
@AbdirahmanAden-ee8fk
@AbdirahmanAden-ee8fk Месяц назад
قال طرق الوهابيه اذاسكت اهل الحق علي الحق يطنون ان هل البال طال انهم على الحق
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 Месяц назад
Markii hore wax roobow hagaaminyo maxaa kugeeyey mawaxaad rabtaa in uu isku kaa garxiyo
@abdinur6152
@abdinur6152 Месяц назад
Wadaad mooryan nimo ku soo koray waa kan oo kale. Waxaan musuq, mucaarad nimo ahayn ma yaqaano iyo diin xumi uu ku sii darsaday
@AhmedSheekh-b3m
@AhmedSheekh-b3m Месяц назад
Alla maxa dalkii iyo dadkii dulmi laga galaa smow maxan kafaideynaa away cadaladii maxa lofirsanaa?
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 Месяц назад
Shiiq soomow waa lakala fikir duwanyahay waa in la isku ixtiraamo maxaa yeelay waxa lagu mideysanyahay ayaa ka badan waxa lagu kala duwanyahay wadaadu waa in ay taas wax walba ka hormariyaan soomow ha igaado waa ninkii shiiq soomaaliyeed ka hor istaagayey muqdisho inuu ka muxaadareeyo bal ka waran arintaas subxaana laah
@RuweydoAxmed-c1m
@RuweydoAxmed-c1m Месяц назад
Wax kale kale kama xanaaqsa waxaa laga la yahay waa ilaah keligii an tuugno orgiga baroorta kaweeyn awal hore waxeey dhihi jireen nabi Muhammed s c w ayeey diidan yihiiin ama saliga ayeeey diidan yihiiin hada umada suniga wey ogaadeen in suufi qashin yihiiin 😂😂😂😂
@jamasiyaad2877
@jamasiyaad2877 Месяц назад
Wadaadku miyuusan ogayn in la is bartay, oo diintana aad loo bartay?!!
@caliqarshe4170
@caliqarshe4170 Месяц назад
Madaxwaynaha wa abgal lakin robow wadigil iyo mirifle wana qabyaladeste
@osmanaden9999
@osmanaden9999 Месяц назад
markuu farmaajo xiray idinkaa u doodeseen
@MahubaBare-nv3yw
@MahubaBare-nv3yw Месяц назад
Kuwa dibadaha waa kuwa shabaab ka miyaa muqtar iyo kuwa lamida
@amatuLah18-iu2ep
@amatuLah18-iu2ep Месяц назад
Suufi xagjir ah weeye ow soomoow waa gardaro garab og warkiisa waa cad yahey marka salafiyiinta iyagana warkooda ha cadeystaan oo siyaada ha joojiyaan. ictisaan & madkhaliyiinta waa in ninkan raacaan ama dacwadii maxamed ibnu wahaab toos uqaataan.
@SalmanMudey
@SalmanMudey Месяц назад
Somow xashiish moso cabay wujigisa saan mxa wye
@Professor4555
@Professor4555 Месяц назад
Shiikh soomow runta bu cadeeye, wahaabiyadi argagaxisdan dalka ku abuurey iyo amiirki argagaxisda shabaab ba wasiirka diinta dalka ka noqon argagaxisdana wan la dagaala meyna wa sheeko caruur, madaxa maska argagaxisda wa wahaabiyada maanka gaaban iyo kuwa la midka ah, suufiyada dadna ma qarxiyaan mana qowracan sida bakhtiga wahaabiyada dhashey
@faaidyusuf1695
@faaidyusuf1695 Месяц назад
يا اصحاب الاطرحة خاب سعيكم
@ayusuf7185
@ayusuf7185 Месяц назад
Ahlusunna waa lawadayahay balse soomow waa tihiin adiiga iyo kooxdaadu Qaadiriya ama suufiyya. Wariyo adiguna ma fahansanid miyaa in muslimiintu sunni iyo shiico kalayihiin
@osmansharif9607
@osmansharif9607 Месяц назад
Nin jaahil ah ayaa leedihiin sheekh, soomoow sheekh ma ahan , waa doqon weliba waa dabaal yaa naga aamusiya.
@CaafimaadkaRagga
@CaafimaadkaRagga Месяц назад
Shirka waaloo diiday ninkay Qayladiisa qadhaadh baa hay 😂😂😂
@caliqarshe4170
@caliqarshe4170 Месяц назад
Kulundiga nagasar
@abdulazizd
@abdulazizd Месяц назад
Adeer suufi baa tahay aan cilmi lahayn. Sheekh jilaan u yaqaana. Inu cirka iyo dhulka maamul maxaa lagala tashana
@mohamedabdi2850
@mohamedabdi2850 Месяц назад
Soomow $5000 kabadan ayey wazaaradu kusiisaa maxaa laguugu siiyaa oo aad u qabataa ummadda.
@muxudiinhassan9612
@muxudiinhassan9612 Месяц назад
waxaa layiraahaa run iyo ilkaba waa lacadeeyaa
@aba-fadliuna-ismael9047
@aba-fadliuna-ismael9047 Месяц назад
Xasan isaga waye cida kala qabiyay ee robow nin danbiila ah oo shabab ah uga dhigay madaxa iinta oo ay ku tahay magac dinl.!!!
@RuweydoAxmed-c1m
@RuweydoAxmed-c1m Месяц назад
Suufi qabri maxaa daba dhigey. Somali waxey dhahaan qabri qori saar maahe qori kaqaad maleh, qof dhintey inaad ilaah utuugtid ayuu kaamudan yahay asagaa ubaahan in wax lataro cibaadadiisa wey godey maalinkii uudhintey😂
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 Месяц назад
Qabxa
@DarkscapeHorror
@DarkscapeHorror Месяц назад
Qof qabuuro kadaba ordayo sidee ahlu sunna loo dhahaa
@abdillahimuhiyidin3211
@abdillahimuhiyidin3211 Месяц назад
Ninkaan wax ceshtay ma waayay 😂
@ibraahimxuseen6339
@ibraahimxuseen6339 Месяц назад
Adiga matahay ninkii sasuulka bahdilay sowma ahan oo cabdu qaadir oo sidratul muntahaa geeyay qofkii yiray sow adiga matihid
@SalmanMudey
@SalmanMudey Месяц назад
Aad iyo aad wa isaga sheydaanka
@AbdiMohamed-e3m
@AbdiMohamed-e3m Месяц назад
Nio kac siyaasad kadhax qaraabo, diinta hanoogu soo gaban, awalba faaiida wadanka kuma sookordhinin
@_22260
@_22260 Месяц назад
Kan wuxuu rabaa in uu xasana amaano shiikhana caayo taas mabda ma aha arintaan dowlada baa kadabeeysa marka maseer un beeynoqonee ama reer niceeyb marka dooda baakaaxun
@faaidyusuf1695
@faaidyusuf1695 Месяц назад
انتم اهل القبور والاطرحة والتمايل وانتم الخوارجة الحقيقة
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 Месяц назад
Makhnuut
@ustaadcalasow9065
@ustaadcalasow9065 Месяц назад
Unukaa leh maxaad ka tiri
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Месяц назад
Kan waa munaafuqii suufi soomow ahaa,kan oo aan umada laga qaban magaalada ma hagaagayso ,waayo aqoon diin ma lahanee wuxuu isku halaynayaa qabiilkiisa
@cabdiqanimohamedosman1881
@cabdiqanimohamedosman1881 Месяц назад
Meel kaste ninkaan mashruuc ayuu ka raadiyaa sheikh ku qaraabte ex mooryaan hore
@Towxiid-xi5pm
@Towxiid-xi5pm Месяц назад
.5 Sheekh soomoow waxba uma arko hadalkooda dadka ciilan oo adoo kalaa
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Месяц назад
Gobolo makala jogano culimada gobolkee raacsan markahore mucarad inta noqon mucarad cafis mareykan wadanka lacag mareykan waliba nabar hawada laga maamulo laba arkin melihi laijartay lagubaraya adna gobol kubar efs bidaqa
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Месяц назад
waxan jaahilka maxaad kawareysatan
Далее
Ice Bear would appreciate some cheese 🧀
00:18
Просмотров 12 млн
Dora was kidnapped and then… 😨 #shorts
00:18
Просмотров 2,8 млн
Warmurtiyeedka Madasha samatabixinta Koonfur Galbeed
7:44