Тёмный

Sheeko Gaaban----Dulmi Part 1 

Goobe Video Production
Подписаться 239 тыс.
Просмотров 283 тыс.
50% 1

Dhibaato badan ayaa lagu haayaa Hooyooyinka qaar oo hurdada u diida. Gurigi eey ku nasan lahaayeen, farxad ku joogi lahaayeen waxaa dhacda in abeeso kula nooshahay marba dhinac ka qaniinta. Sheekadan waxeey ku saabsan tahay Raga aan damiirka laheyn ee gurigooda dab qabadsiiya, ciil iyo nolol xumana u horseeda ubadkooda. Fadlan subscribe Channelka Farah Kaftan Official. / @farahkaftanofficial5451
And Awaken - Stings by Kevin MacLeod is licensed under a Creative Commons Attribution licence (creativecommon...)
Source: incompetech.com...
Artist: incompetech.com/
The Deadly Year by Audionautix is licensed under a Creative Commons Attribution licence (creativecommon...)
Artist: audionautix.com/

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 403   
@lakiwacayspodcast
@lakiwacayspodcast 4 года назад
Aad baad u mahadsan tihiin inta aan ka oohiyey iga raali ahaada waa history dhab ah ruwaayada sababtaas baana idinkugu soo ban dhignay ❤️❤️❤️
@maryamaruunchannel6176
@maryamaruunchannel6176 4 года назад
Wlh lakiyey wan kujeclahay marka murogoto film murug jileysid calosha ixanunto wan kula oyaa abyo
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 4 года назад
Walaalo aduunka baa iska saas ah manta farxad berina murugo.thanks laki adiga iyo kooxda.
@farxiyomaxmuud8177
@farxiyomaxmuud8177 4 года назад
Laki caloosha i xanuu jisy
@ayanaciimo6536
@ayanaciimo6536 4 года назад
Lakii waan jeclahay ruwaydaha aad gito pls sovadii
@fahimafaarah4412
@fahimafaarah4412 4 года назад
Laki Xaaji Wacays thanks hn wan kusalamy
@Xildhibanada390
@Xildhibanada390 4 года назад
Youtubka waxa kuu jeclahay film markuu dhmado midkale soo galaayo intaa kaf io kala dheeri kuu xirneed Like haa iga ilwin 😂😂😂
@rahmaissllaam4089
@rahmaissllaam4089 4 года назад
😂😂😂😂😂Haah wlhi
@shamisqurux8176
@shamisqurux8176 4 года назад
RU-vidr Cusub waaba dad is og
@Xildhibanada390
@Xildhibanada390 4 года назад
Shamis Qurux kkkk haaa maaistiri
@mukhtarmohamed6942
@mukhtarmohamed6942 4 года назад
MACHALLAH ALLAH dagannedumar Marwoodumar my cherie lacki hadj always appreciate y lovelyliky you maajaajilooo sihadde wahadde houjiijaaa Happy Ramadan MOUBARAK JAZAKALLAH KHEIRE KATIRA LONGUE LIFE AMINE ALLAH ALLAH AKBAAR SCW SCWSCW
@xilkasozman1697
@xilkasozman1697 4 года назад
Waxad moda farax kaftan ine nolasheyda ka hadleyso ilahow inti carur heysan sii inti heysatana ilh ha u dhafo
@CayuuniAhlaam
@CayuuniAhlaam 4 года назад
Axx Amiin xabiibti allah kusiiyo 😍
@hibaibrahimwehliye9115
@hibaibrahimwehliye9115 4 года назад
Ilaahey owlaad baariyala haku siiyo
@bintufaadumo1472
@bintufaadumo1472 4 года назад
amin wll alle owlad baari ah haku siyo dhamantayo
@curudacidadugsiga852
@curudacidadugsiga852 4 года назад
Ilaah caruur baaari hana siiyo dhamaanteen xabiibti wali maan guursan lkn waa rajeynaa inaa caruur dhalo 🙏🙏🤲🤲🤲
@آمةالله-س9ي
@آمةالله-س9ي 4 года назад
Amiin dhamanteen
@mumtaznuraa9774
@mumtaznuraa9774 4 года назад
ilahow ilma bariyaal eh nasi anii i intaan haysaninba....Amiiiiin Amiiin
@wedhsaanchanel406
@wedhsaanchanel406 4 года назад
Mumtaz Nuraa amiin qali inshlha
@khadiijoali6760
@khadiijoali6760 4 года назад
Aamiin
@c.maantodaahir1706
@c.maantodaahir1706 4 года назад
Amiiin
@fadumoshire1157
@fadumoshire1157 4 года назад
Mumtaz Nuraa Amiin yarabi
@nastexocanab3992
@nastexocanab3992 4 года назад
Aamin yarabi
@makkadagan876
@makkadagan876 4 года назад
Farax kaftaan way iga ohisay walhi ilaahow ubad kheyr qabto Nasii dhamanteen iyoguur kheyr qaba 🤲🤲🤲Ya Allah
@Gacalka20
@Gacalka20 4 года назад
makka abdulla 🚌
@farhiyomahamed7851
@farhiyomahamed7851 4 года назад
Aamiin intaa hesan allaha siiyo inta hesato allaha baari uga dhigo
@amalwadaadyare1484
@amalwadaadyare1484 4 года назад
Aamin
@amalwadaadyare1484
@amalwadaadyare1484 4 года назад
Allhow aniga iyo xajika awalada kharaqabada nasii iyo dhama musalimiinata2 Aamin inatii hayasadana2 alllhe how2 barakeeyo aamin
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 4 года назад
Ilaahow inta owlaad heysan yaa rabbe sii baariyaal anfaco.
@canabyooniscali1725
@canabyooniscali1725 4 года назад
Aamin ya rabi
@aishaahmedhassan2086
@aishaahmedhassan2086 4 года назад
allhuma amiin 🤲
@fawsiahassan357
@fawsiahassan357 4 года назад
Ilah hasiiyo inta ilmo aan haysan ilahow awlaad saalax ku irzaaq inta haysatana ilah ha ubarakeeyo
@shukrimahamud6309
@shukrimahamud6309 4 года назад
Aaamin
@amalwadaadyare1484
@amalwadaadyare1484 4 года назад
Aamin
@nimconalka8705
@nimconalka8705 4 года назад
Laki xaji aya fans uahay i like her ,qaaabkey ujishoy filnka 😍😍illahey haikadayo lakiyey
@amalwadaadyare1484
@amalwadaadyare1484 4 года назад
Riyawadani maasha alllhe si qiima2 lehe aya noogu2 soo dhaqasadan2 mahadasanidiina ilaahayow2 inatii2 caruura2 hayasada ilahayow u barakee inatii2 Ana hayasana ilahayow sii aamin
@cadeymuu7
@cadeymuu7 4 года назад
Yaa rabi inta ilma hesan awlad baariya kuarsaaq anakana awlada nooxafid o baari inoga dhig ya alah lamanowalbo ilahy waxan uga baryaa iney helan ubad aykufarxaan 😞 inshalaah
@shamshasankushiinkanajmaja7311
@shamshasankushiinkanajmaja7311 4 года назад
Aamiin yaa rabi walaashey iga duceeyah tawan san aa laqawaba wali wax madhlin
@farxiyaabdulahi7974
@farxiyaabdulahi7974 4 года назад
Aamiin yaa rabi
@munaabdillahi4709
@munaabdillahi4709 4 года назад
Aamii yaa rabi
@munaabdillahi4709
@munaabdillahi4709 4 года назад
Aamii yaa rabi
@jetaimemaman4826
@jetaimemaman4826 4 года назад
Wn sugi laha laki iyo tem keda horey usocda illahay inta single ka ah wilaal iyo gabdho ba rero xalala ah allaha ka yeelo intan carur haysana illahay haku arsaqo amin amin yaa rabi
@ayansharif1815
@ayansharif1815 4 года назад
Amin
@filsanalihassan6942
@filsanalihassan6942 4 года назад
Somalia in an iska aado halkaas nin ku guursado o ari ku raacdo iga heysaa kulahaa xanaan 90ka nin baadiye le search gareysaah🤣🤣🤣
@faaisoxuseen9854
@faaisoxuseen9854 4 года назад
Hhhh hor ta ma ila Aragtay
@hawoali3858
@hawoali3858 4 года назад
Hh🤣🤣🤣🤣
@bubuqurux4672
@bubuqurux4672 4 года назад
Hhhhhh run wallhi🤣🤣
@Sundusismael
@Sundusismael 4 года назад
ninka xasisana
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 3 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ahmedmohamedabdulkadir6752
@ahmedmohamedabdulkadir6752 4 года назад
Intii qolka Abukar Mahdi kaso baxday oo inta kuso orodoy like ii sar
@محمدجراح-ه2ل
@محمدجراح-ه2ل 4 года назад
@r👏👏👏👏💗💗💚💛💛💘💝💜💓💟💟💕💖💖💗💚💝💜💞💓💔💕💖👄👄💋💋💋💋❤❤❤👄👄👄💋💋💋❤💙❤💋💋👄👄👄💋💋❤❤💙💙❤❤👄👄👄👄💋💋❤❤❤💙💕💕💔💔💓💛💚💚💛💜💕💖💗💘💝💞💟💚💛💜💓💔💕💖💙❤💋💋👄👄👄👄👄💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💔💔💔💋💋💋💋💔💔💟💔❤💙❤💔👄👄👄👄💓💞💞💜👄👄👄👄👄👄💓💞💔💔❤❤💔💔💟💓💓💜💜👄👄💜💞💙💙💖💖💖💕❤💙💙💔💟💓💜💜👄👄💘💚💗💘💜💝💝💜👄💓💋💋💋👄👄👄👄💋💋💋💋👄👄👄💜💓💓💔💟👠👠👠👠👡👡👡👡👠👠👠👠👠👠👙👠👡👡👡👠👠👠👠👡👠👠👡👡👠👠👠👡👡👡👠👠👡👠👠👠👠👡👡👡👡👠👠👠👠👠👠👠👠👠👠👠👠👡👡👡👡👠👠👠👠👠👠🐃🐃🐃🐃🐂🐂🐃🐃🐃🐃🐂🐂🐂🐃🐃🐃🐇🐐🐐🐐🐃🐃🐃🐂🐂🐢🐢🐢🐢🐇🐇🐇🐐🐐🐐🐐🐐🐃🐃🐷🐂🐂🐦🐦🐦🐦🐦🐇🐇🐇🐇🐇🐐🐐🐐🐭🐕🐕🐕🐕🐕🐭🐭🐭🐕🐭🐭🐕🐭🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐭🐕🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐢🐩🐈🐈🐈🐈🐈🐇🐇🐈🐈🐈🐈🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐩🐈🐈🐈🐈🐈🐈🐈🐈🐈🐈🐈🐈🐇🐈🐈🐈🐇🐈🐈🐈🐀🐀🐀🐀🐁🐁🐁🐁🐁🐁🐁🐐🐐🐐🐐🐐🐆🐆🐆🐆🐆🐆🐆🐫🐫🐪🐪🐫🐫🌲🌲🌲🌲🍉🍉🍉🍉🍉🍉🌲🌲🌲🌲🌲🍉🍉🍉z🍉🍉🍉🍉🍉🌲🌲🌲🌲🌲🌲🌲🌱🍊🍉🍉🍊🌱🌱🌱🍉🍉🍉🌲🌲🍉🌱🌱🌱🌱🍉🍉🌱🌲🌲🌱🍉🍉🌱🌲🌱🌱🌰🌱🌱🍉🍉🍉🌲🍉🌱🌱🍉🌲🌲🌱🌱🍉🍉🌱🌱🍊🍉🌲🌱🍉🌱🌱🍉🌱🌱🍉🌱🍉🌲🌲🌱🍉🍉🌱🍉🍉🌲🌲🌲🌱🌱🍉🍉
@yasminali74
@yasminali74 4 года назад
intan ilma haysan Allaha siyo iLmo Baari ah
@hodanmacalincumar9634
@hodanmacalincumar9634 4 года назад
Yasmin ali wan kusalamay mel waliba wan gugu arkaa 🤣😂🤣😂
@GoobeVideoProduction
@GoobeVideoProduction 4 года назад
Waa idin salaamay dhamaan asxaabta RU-vid. Raali naga ahaada inaan waqtigi ka soo dib dhacnay. Fadlan ha ilaawin inaad Subscribe ka dhigataan Farah Kaftan Official. ru-vid.com/show-UCHozE-AMhXP1Uw9QVSNDnug
@nafisonaftauroon
@nafisonaftauroon 4 года назад
Cadi waye wll 👌👌
@ismahaanxuseen6586
@ismahaanxuseen6586 4 года назад
Goobe isbuucii mar hadoo yahy daqiiqadaha uu soconaayo noo soo badi mhdsanid
@anabmohamed8161
@anabmohamed8161 4 года назад
Watkuu mahasan tahiiin sidaaa nogaaa farxideen Thanks you all guys
@xurriyo16
@xurriyo16 4 года назад
Yasalam indr thnx yaakhi waad naga tuntaye😘❤😍🇬🇧
@farxiyoabdi4086
@farxiyoabdi4086 4 года назад
Wa mahdsnthy Goobe ayantan wan idin wayny hadan ku farxsnhy❤❤❤❤❤
@canabnuur8627
@canabnuur8627 4 года назад
Wlhi awlaad la,aan waa iftiin la,aan bcz farxada guriga waa owld seygda si wlba hdad isku jcshihiin frxds ma socnyso illahayoow awlaad baariya ngu arsaaq yaa rabi🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@user-kd3cf3ix2m
@user-kd3cf3ix2m 4 года назад
Taas waa xaqiiqo Alle hanagu Arzaaqo inaga iyo intaan heesan inta heesatana Alle hawbarakeeyo
@nagadcabdi
@nagadcabdi 4 года назад
ilaahey awlaad kheyr qaba ha siiyo qof walbo heysan
@Quendahabsan
@Quendahabsan 4 года назад
illahayaw guur khyrqaba iyo ubad khayr qaba nasii aamin👏🏽
@sahrasazad4888
@sahrasazad4888 4 года назад
Aamiiin aamiiin aamiiin intaa heesan allow sii intii hesatan ubarakey
@amalwadaadyare1484
@amalwadaadyare1484 4 года назад
Aamina alllhe ha ku siiyo Aamin Ana ilahaya2 ubada khara qaba2 hayasiiyo2 qofka2 islaamaka waa inaya isku duceeyana wllo sharafaye
@zamzamabdirashid7676
@zamzamabdirashid7676 4 года назад
Ala laki xaaji weceys iyo farax kaftan riwayadee kujiraan qisaa kadanbeysaa lakuzaa we lov u xbbty💓💛💚💟❣💌💖💗
@quruxsan6531
@quruxsan6531 4 года назад
Illahow calafka hanaga xumeyn Annagoo dhan
@kapilalola
@kapilalola 4 года назад
qurux san inshaalah wlshey
@kapilalola
@kapilalola 4 года назад
Allah hainosahlo
@khadiijoali6760
@khadiijoali6760 4 года назад
Aamiin wll
@caashomohamed7253
@caashomohamed7253 4 года назад
Aaamiin
@xaragochannel1164
@xaragochannel1164 4 года назад
Ameeeen abyo
@fatimaabdilahi376
@fatimaabdilahi376 4 года назад
farax kaftan waxad moda inay aniga iga hadlyso wlhi arina anigay ihaysta illhow aniga iyo inti muslima awlad sacida sii inta haystna ubarkay aamiin idhaha walalyaal 🤲
@zeynabmohamad702
@zeynabmohamad702 4 года назад
Ilaahow awlaad baariya kugu Arzaaq wll.
@aishachannel7098
@aishachannel7098 4 года назад
Amiin amiin
@c.maantodaahir1706
@c.maantodaahir1706 4 года назад
Allah awlaad baariya hakugu arsaqo
@saharaabdi4309
@saharaabdi4309 4 года назад
Amiiin ya Allah
@nuurashabdilahicumar916
@nuurashabdilahicumar916 4 года назад
Amiin wllshy alle ubad bariya haku siyo
@filsanalihassan6942
@filsanalihassan6942 4 года назад
Nimanka somaliyed intooda badan waaa Daacad o kle yaahuudiina allow calafka no hagaaaji🙏
@QGprincess
@QGprincess 4 года назад
100/2 aa daacad ah. Beenta dhaaf😂😂😂
@qalbidacdamahugoboqalbidac7771
@qalbidacdamahugoboqalbidac7771 4 года назад
Walhi laki xaaji wacys waa Aktard caana filmaad nocana waxay u.matshaa si dareen laeh waa qof qaaliya runtii laki nolow farxad nunolw wllo💋💋💋✍️✍️👑👑
@queenamula5385
@queenamula5385 4 года назад
Inta necep inay nin xun gursato like izaar😓
@xamduunaabyan3283
@xamduunaabyan3283 4 года назад
❤❤❤❤❤❤🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷Laki abayo wlhi Alah darti ayan ku jclahay mcnto hurmar wcn Ale jaku xidiyo
@abdulahiimaanchannel8560
@abdulahiimaanchannel8560 4 года назад
Well done actorada caanka ah ee aan ku faano walaashey laki HAJI waceys farah kaftan iyo actarada caan baxdey walaashey hanan hanan shidane iyo Film Qaade editing iyo isku dubaridaha filmka sxbkey Goobe dhamaan teamkeyga dadweynahu waxey na leeyihiin waan idin sugi la,nahey horeyu socda guul ayaan idiin rajeynayaa
@fathumaupdimoha1110
@fathumaupdimoha1110 4 года назад
Waaw *LAKI* *Hanan* io *Farax* io dhaman teamka shaqa adag io Film wacyugalin ah o wax jira ka hadla bad bulshadina uzo gudbisan halka Never Give Up🔝🔜😍
@hananmahad5589
@hananmahad5589 4 года назад
Yaa allaah aniga iyo intaan ubad heey san ku irsaaq salaxiin ilaheey usujuudan oobaari ah ilaheey hanagu irsaaqo yaa allaah ubad baan ku weydiustay yaa allaah
@axlaamaadam1149
@axlaamaadam1149 4 года назад
Aamiin yaa rabi ilaahow na sii ubad bari ah inshaa alaah samirka iyo istiqfaarta badi waan heleynaa
@farxiyocali203
@farxiyocali203 4 года назад
Alxm alle u siiye xaaji wanaagsan markastana waxaan dhaha allow i dhaaf una danbi dhaaf aduun iyo akhiraba inta haysatana u barakeyo inta dhibana alaha u saqira
@blossom8569
@blossom8569 4 года назад
Woow welcme back team laki cadeey io my fav girld Farax kaftan❤
@halimacali1123
@halimacali1123 4 года назад
Mgacyda jilayasha dhan waxey ka bilowdaan Xarafka (D) wow wow keep going❤️
@fardowzasalah1812
@fardowzasalah1812 4 года назад
Masha allah farax kaftan iyo gabadheda dhar blue waa isku egyihin woow
@sumeyyak1154
@sumeyyak1154 4 года назад
Axx😥😿Ilma Laa an waa Xanun Aysan dadka ku ogeyn Ilahow intaan Carur haysan carur bariya oo anfacdaa sii Inta haysatana u barake😥😭
@eastafricanqueen2796
@eastafricanqueen2796 4 года назад
Laki💖 Xawo kin💖 Farah kaftan😍 Xanan shidane😍🤗 Ahmed weyne😍 Fuad cade 😘
@deqafarah4039
@deqafarah4039 4 года назад
Maansha allah sidaydo kale u ducaysanaysaa allow aniga intii mus ah awlaad saalixa nasii aamin
@umuyasinahmed6331
@umuyasinahmed6331 4 года назад
Amiin yarabi insha allah waad heleysaan ee sabarka badiya abayo ilahey owlad qerqabto adinka iyo inti muslim iyo anaka amiin yarabi
@maryan4436
@maryan4436 4 года назад
Amiin sister ilaaaaheey haku siiyo kuwo baariyaal ah
@umunajma2909
@umunajma2909 4 года назад
Farax kaftan owlad wuu siiyey alle alaha ubarakeeyo
@anisadheman8098
@anisadheman8098 4 года назад
Caadi maahan laki Farah iyo Ahmed Wayne 👌👌👌👌🤝🤝🤝🤝❤❤❤❤
@hubiibrahim581
@hubiibrahim581 4 года назад
ilahow intaan ubad heysan ubad sii aniga iyo intii heysatu ubarakey yaarabi
@jeyitasharif
@jeyitasharif 4 года назад
hubi ibrahim amin ya rabi
@iqramuxidin509
@iqramuxidin509 4 года назад
Ilhow ubad sii farax kaftan Somali maxamed samirka ha labadiyo wlhi ku dhartee ilmo radis waxay iga gartay ina uur aa laheyn aa isku mel kadib cado iga timado markasa mora dilaca alxm hada afar bil aya ahay ano niyad jabay aya laygu shegay😭😭 illhow walalhayga sii ubad ana illhey haikala keno o dhabta isaaro yarabi
@shafaarmoha9479
@shafaarmoha9479 4 года назад
Ha qatalin ha weenkee Iska Daa Qiyaamada 😭😭😭
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 4 года назад
😰😰😰😰😰😰😰😰 Laki xaaji waceys waa fariid allaha deyste.
@hindiaqalbidoolar5214
@hindiaqalbidoolar5214 4 года назад
😭😭😭😭
@Layla6793
@Layla6793 4 года назад
Walaaleey ha odhan Awlaad uune waxaad tidhaah Rabiyoow Awlaad khayr qabta oo Rabiyoow Adigu aad raali ka tahay na sii oo caafimaad qabta
@munitasaid6369
@munitasaid6369 4 года назад
Aamiin 🤲🤲
@zahraabdirahiim9007
@zahraabdirahiim9007 4 года назад
Ayman Yasiin Baariyaal ahna ku dar Caruur baari ah
@amalwadaadyare1484
@amalwadaadyare1484 4 года назад
Waaa runa wllo wacanaye mahadasanida
@mariamaabbaz904
@mariamaabbaz904 4 года назад
Laki xaaaji wacays ilaahey amarkiis jinkayga jecel madax ilaahey waaaye 🌹🌹🌹
@xilwaali9953
@xilwaali9953 4 года назад
5:12madaxey intee lootuuraa ?! maiza cadey caadi maahi 😂😂😂😂
@yaasmiininacabdi905
@yaasmiininacabdi905 4 года назад
Laki Haaji kismayo nogu imaaw maalin walbo hooydaa ban arkaa iyo walalhaa darisa ban nahay plz kismyo imaaw oo show nogu qabo wn ku jcelhy 😍😍😍💓💓❤❤❤❤❤❤❤❤❤😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@Mudan-
@Mudan- 4 года назад
Khataar wllhi qiisoyiin jiira waye runtii siidanii marka mahad saniidiin❤
@faay2757
@faay2757 4 года назад
Farax wey iga ohisay wlh illahey owlad xalal ah o salix nagu arsaq ya rabi nin baari ah aamin🤲🤲😭
@sahrasazad4888
@sahrasazad4888 4 года назад
Aamiiin aamiiin aamiiin
@kowtharal8052
@kowtharal8052 4 года назад
Inta iga danbeyso like🤣🤣
@curudacidadugsiga852
@curudacidadugsiga852 4 года назад
Masha allah saa u sugayay lee thanks goobe video production
@DeeqoLuulofficial
@DeeqoLuulofficial 4 года назад
Masha Allah horey usoco Thanks ❤️❤️😍😍😍
@caziizahassan4867
@caziizahassan4867 4 года назад
Alla maxaan jeclahay rubayadiina Allah Idin xafido dhamn miss you all g_p thank you 😘🥰
@quienfaatush2673
@quienfaatush2673 4 года назад
Waaaaw sheeko cusub maad noo bilawdeen horay u socda
@ghettoangel7740
@ghettoangel7740 3 года назад
Laki Hajji waxaan jeclaadi degananteeda wallahi calm waye 🥰
@cadeeyqaali4436
@cadeeyqaali4436 4 года назад
Wlh weey buuxaan niman dadka dhinacooda kawanagsan adna ku shiilaya 🙄😪😥
@aminaabdirahman6529
@aminaabdirahman6529 4 года назад
ben ma ahan wlh😢😢😢
@umuhamzaahmed1398
@umuhamzaahmed1398 4 года назад
Zaaid
@umuraage2984
@umuraage2984 4 года назад
Mulki &Cadnaan 😪😥😪😥Wllaaley inaad iga hadalsiiso maad rabtaa allow dumarka u gargaar
@zahrahussein3174
@zahrahussein3174 4 года назад
Maashaa allaah ruwaayad shidan Cambuurka miss model intee laga heli karaa dukaankee cambuurka xanaan ayaa isoo jiitay
@hoodolucky6144
@hoodolucky6144 4 года назад
Dukaanada turkigaga laga helaa oo aan ku arkay
@miinimoofficial5001
@miinimoofficial5001 4 года назад
Laki xaaji waan jeclahay waa atirisho buuxdo❤🙌
@cayuunii3149
@cayuunii3149 4 года назад
Masha alh waa sugeyna qeybta labaad waa mahadsantihin😍😍
@habsamohamed6775
@habsamohamed6775 4 года назад
Hadaanan shidane naagta kaliyeen ujeclahay team goobe vidéo 🎥production 😍😍😍
@nasiyaibrahim858
@nasiyaibrahim858 4 года назад
Cawa iku horeyso filinkaan ika danbeeyo like isaar plz😇
@CayuuniAhlaam
@CayuuniAhlaam 4 года назад
Hadaan bilaaban raaba i hope wu icajabiin dona farax kaftaan laki gar ahaan xanaan shiidane codkeeda jeclahay 😍😍😍 waad salamantiihina dhamantiina
@haawaciiraale6209
@haawaciiraale6209 4 года назад
Mazha allaaah Maaaiza waa waynaatay Allaha Ku xifdiyo Habo
@nafaxaadnafta580
@nafaxaadnafta580 4 года назад
Mahadsanid cadi masha
@nafisonaftauroon
@nafisonaftauroon 4 года назад
Niman saan cml wey jiran subxanallah 😥😥😥
@queensuuban7477
@queensuuban7477 4 года назад
Allh maxa uxise films kiina😩💯❤️😘🙏✊
@aishacuud7489
@aishacuud7489 4 года назад
Wlhi wxa u maleysa ina aniii laiga sameyey Allow ubaad salih nisiiii i.a
@naftauroon1468
@naftauroon1468 4 года назад
amiin
@jeyitasharif
@jeyitasharif 4 года назад
Amin ya rabi
@mulkihappy
@mulkihappy 4 года назад
Danbas qariye baa tahe qadirkey ka yab ha qatalin habenkee iska daa qiyaamada ragow waa la idin shegay afka malab uurka mariid ma fiicana kadaaya habeenka laki xaji wacays keep going sis❤❤❤❤.
@hodanqueen4964
@hodanqueen4964 4 года назад
Mashallah like u laki haji waceys
@hoddankaali564
@hoddankaali564 4 года назад
Waaaw daad la wayay iyo wasiira yimid way iga ohiiyan filimadiina khatar iga dhee😅😅😅😘😘😘😘😘😘😘
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 4 года назад
Masha allah thank you for nice story
@kingofcaptin7786
@kingofcaptin7786 4 года назад
Xaqiqdi farxada qoyska wey qurux badantahay
@ayaankoosmedia450
@ayaankoosmedia450 4 года назад
Mansha Allah goobe video production filmada aad so saartid aad ba ugu helaa hormar wcn 😘😘💪
@farhiyadiamond4821
@farhiyadiamond4821 4 года назад
Film shidan iga dheh iyo koox shidan laki quruxeey wan ku jeclhay 😘😘😘😘😘
@salmaabdi4786
@salmaabdi4786 4 года назад
part two away hee Goobe Production waan kahelay riwaayadahiina caadi maha midwalbona waxey katurjumeysaa xaqiiqda iyo wacyiga kajira somali community well done guys hor usocda aadbaa la idiin tageera
@GoobeVideoProduction
@GoobeVideoProduction 4 года назад
Rahma Sabtida 14:00 Uk Time InshaAlaah
@gobadgaredumarxitigtasaded7974
@gobadgaredumarxitigtasaded7974 4 года назад
Www filim iyo baadh walahi jilayasha jilayan wa kuwan uugu jecahy hab jilinkoda ww mesha allh 💋💋💋💖💖💕💞💞💞💕💕💕💕
@yusraaxmedmaxamd8802
@yusraaxmedmaxamd8802 4 года назад
Wwww laki xaji waxad kujiley magaceyga Dahbo mashaall
@abdikaniabdiabukar5195
@abdikaniabdiabukar5195 4 года назад
Waaba sugi la'aa like inta ila midka ah❤
@nimoabdifatah289
@nimoabdifatah289 4 года назад
First to watch ❤️ peace and love 🇸🇴 ❤️
@ahmedzaki6206
@ahmedzaki6206 4 года назад
hady laki kujirto idhaafimayzo qaybi 🤚
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 4 года назад
Xidigta Biya-Guduud Laandheere Ilaaahay Drso Xanan Abwaan Daahir Shidane
@jii4jii418
@jii4jii418 4 года назад
Wwww m.a mytolkaygah biya gadudu kah
@miinadaahir971
@miinadaahir971 4 года назад
Wanbo sugi la ahay ❤❤❤❤❤❤😍😘more love laki team ❤❤❤❤😍
@anascayka2105
@anascayka2105 4 года назад
ilaahow caruur iyo say wngsan isii ooijecel nxriis bdn nolosha guurka jcylka kaimada aya ugu wcn dunida wof walpo frxdas jecelna allaha isiiyo😪
@AmanaAl911
@AmanaAl911 4 года назад
Machallah laki gabadhedi maiza u ekaaa ! Waba laki o yaar
@issybrosm5810
@issybrosm5810 4 года назад
Degan quruxbadan ma axmed weyna dhalay way u eegtahaye mansha allah
@fatimacadey4563
@fatimacadey4563 4 года назад
Issybros M farax kaftn ayaa dhashy
@bilanburhaan8382
@bilanburhaan8382 4 года назад
laki 😭😭
@hodanhure7847
@hodanhure7847 4 года назад
Wa kasodib dhacy
@nimcooniahmed9901
@nimcooniahmed9901 4 года назад
Laki filmka jawi dagan eey ku bilaawday xanuun badan aa kadanbeeyo aan filaa loo soo badiya adinkoo mhdsn
@dahraanmohamed6756
@dahraanmohamed6756 4 года назад
Saan indhah ugu haayn mar uun kadhx maqlaey magceeygii hhhh dahraaney xbiibi plz faarx kaftan hees ka soo sameey magcaass.
@rowdacali5083
@rowdacali5083 4 года назад
waw wa jeclhy mgacaas 💙
@caashoahmedcabdi9929
@caashoahmedcabdi9929 4 года назад
Waaw riwayadaha mid ba mid bat bay kashidantahay horay usocda
@diamonddaib5153
@diamonddaib5153 4 года назад
Sidan u soo carayay ❤️❤️❤️ I love laki
@deeqoahmed2353
@deeqoahmed2353 4 года назад
alx alow adiga igu israqay owalad ana ku idha dogasado ilhow intaaan heesan sii yaa alha
@xaawomacalin3113
@xaawomacalin3113 4 года назад
mahadsanidiin goobe iyo laki waxaa fiirsado inaa la aay maa ogtihiin.
@naciimaabdi7338
@naciimaabdi7338 4 года назад
Kaaf iyo miyaa kaadhantay
@fartuundaahir9303
@fartuundaahir9303 4 года назад
Farax wad icalol xomeysay
@munitasaid6369
@munitasaid6369 4 года назад
Laki ruwayadaheda waa ku hestaa 👍❤
@salmaabdi4786
@salmaabdi4786 4 года назад
reer dudaaye please hakala harina riwaayadaha groupkiina aadbaad jilitaanka oogu fiicantihiine soo wada uruuriya reer dudaaye family dhan
@faatuushmohamed8934
@faatuushmohamed8934 4 года назад
Laki maskiinimo kuma nuureysid wlhi shido dabka sida loo huriyo ku fcntahay
@aaminoabdullahi677
@aaminoabdullahi677 4 года назад
Alx ilahayow baari noga dhig oo nooxafid inta an haysana owlad bariya siii wlhi owlad la.anta waa xanun adunka waxkasta waa lasoo ibsan karaa lkn owlad maya alow baari noga dhig
@sumicazmiabdi8994
@sumicazmiabdi8994 4 года назад
Advertisement kaa aarkeey Waba sugii la'aa Wlhi, am now satisfied 🤗😘goobe production
@farxiyyaaadam5855
@farxiyyaaadam5855 4 года назад
Waab sogu la aaye masha allah alle hadan bakeyo laki xaji wacas waan ku tageraa runatii habo qaali
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 4 года назад
Masha allah thank you nice movie
@aishaayanle1780
@aishaayanle1780 4 года назад
laki axmed farah kaftan asxaapta dad loo xiisay soo dhawaada
@hananwarsame2143
@hananwarsame2143 4 года назад
Aduunyada waxa waye qof nin jecel Bey heysataa qofna ilmo iyo nin lkn an jecleyn midna nin wala carur mahesato midna ilmo nin jecel
@maandeeq2246
@maandeeq2246 4 года назад
Aniga qaldamayoo qoyn mooday qaafoo qori hoos kaqaxaya dambas qariye baatahee haqatalin haweenkee iskada qiyaamada heestaaas soogeli plz goobe
@sucaadmuhudiinmohamed5137
@sucaadmuhudiinmohamed5137 4 года назад
Farrah Kaftan wuu iisaaran yahay scribes
Далее
Sheeko Gaaban---Dulmi Part 2
30:38
Просмотров 214 тыс.
Sheeko Gaaban---Col baan la ahee adna la coloow
30:10
JAREER WEYNE MUSIC OFFICIAL
5:33
Просмотров 416
Sheeko Gaaban lab dharii socunoow
25:46
Просмотров 521 тыс.
Mother In Law   Somali React
7:36
Просмотров 12 тыс.
DEGDEG BAYDHABO AMAR ALLE LAAKIIN 17  September 2024
21:04