Тёмный

SHEEKO QOSOL BADAN "SIR HAWEEN LAGAMA SAL GAADHO" WAXAA JILAYA BOON XIRSI IYO MOXAMED YUSUF AND MORE 

SOMALI MUSIC & CULTURE
Подписаться 141 тыс.
Просмотров 264 тыс.
50% 1

SHEEKO QOSOL BADAN
OO LA MAGAC BAXDEY SIR HAWEEN LAGAMA SAL GAADHO WAXAA KUU JILAAYA AUN BOON XIRSI BOOWDA GAAB, AUN MOXAMED YUSUF CABDI IYO QAAR KALE OO BADAN AND MORE
MUUQAALKA SHEEKADAN " SIR NAAGEED LAGAMA SAL GAADHO " WAXAA LAGU DUUBEY OO LAGU SOO BANDHIGEY MAGAALADA BERBERA 1994 kii.
DAAWASHO WACAN............ SUBCRIBE, LIKE AND SHARE

Развлечения

Опубликовано:

 

25 янв 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 48   
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347 11 месяцев назад
Asc maxamed yuusuf Iyo boon xirsi ALLAAH ha u naxariisto aamiin aamiin aamiin
@fahmobarud4888
@fahmobarud4888 Год назад
Rabiyo u wada naxriso dhamantod
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 года назад
Illhoaw u naxiirso amiin
@abdirahmaanofficial825
@abdirahmaanofficial825 2 года назад
Abaalaw waxba Ha Tarin Aqooneey waxba ha Qaban🥲 raxmaanku hakuu naxariisto Aabo maxamed faarax xirsi iyo dhamaan intii dhimatay
@caesar2671
@caesar2671 3 года назад
# Maxamed yuusuf cabdi # Boon xirsi Ilaahay haw naxariisto dhamaantood.
@user-yd6fw3vy8i
@user-yd6fw3vy8i 2 месяца назад
Labaduba waareer waqooyi
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 2 месяца назад
@USER-YR HAA WAA RUNTAA LABADUBA WAA REER WOQOOYI, ILLAAH BAA KA DHIGEY EE DACWAAD KA QABTAA! ISKA DAAWO MUUQAALKA HADAAD COMMENT KA BIXINEEYSIDNA COMMENT CAAFIMAAD QABA SOO QOR
@heer-sareofficialmedia2082
@heer-sareofficialmedia2082 3 года назад
Alloow u naxariiso intii dhimatay anagana nooga daba naxariiso aaaamiiiin aaamii
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 года назад
Aamiin aamiin ya rab
@user-ll8gb8nx6r
@user-ll8gb8nx6r 3 месяца назад
Deeqsan cabdinaasir hooyadedr.
@khalidbarejama2668
@khalidbarejama2668 5 лет назад
Maansha allah walee xigmad buu la dhintay allah unaxariisto boon xirsi
@sandabaylodaybiiqay9691
@sandabaylodaybiiqay9691 3 года назад
Ka duubay ca.merada sahara cali iyo maxed yuusuf wuu ceebeeberyay
@ahmedhayan8921
@ahmedhayan8921 3 года назад
Illaahay ha u naxariisto
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 2 года назад
Ka balaadhana waa fanax kkkk allow kuunaxariizo boon xirzi
@xusto00
@xusto00 9 месяцев назад
Waa sahra cali xasan oo yar
@maxamedmaxamud3626
@maxamedmaxamud3626 2 года назад
Labo nin oo walaalo ah ayaa tumaya base kitaarka cabdinaasir macalin caydiid iyo mustafe baytariga waxaan filayaa in u yahay bulo xuubey oo yar
@mustafecabdiammaan7146
@mustafecabdiammaan7146 3 года назад
,alla ha unaxariisto
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 года назад
Aamiin aamiin yaa rab
@deeqdarajolyrics
@deeqdarajolyrics 5 лет назад
Alle hakuu naxariisto bon hirsi
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 лет назад
Aamiin aamiin ya rab
@colmlander3447
@colmlander3447 3 года назад
Lama iloobaan boon alow u naxariiso foorno noo dhawayd buu ku qayili jiray bilowgii fankiisa
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 года назад
Aamiin aamiin yaa rab
@muniiraar3407
@muniiraar3407 5 месяцев назад
Riwaayadan waxaan kuso xasuustay wakhti aan la shekeysan jiray inan oo uu wakhtigan ka tagi jiray ay gaadhay ayu wllked naguso qadimay
@Doctorbadal2025
@Doctorbadal2025 3 месяца назад
Sanadkee aheeyd
@sismail120
@sismail120 3 года назад
Waa qayb ka mida Riwaayadii Hablaha Maanta iyo Nin Holaday Guur fikradii Abwaankii Cali Warsame ( Cali Aflow ) AHUN dhamaan tood .
@arfoonosman7968
@arfoonosman7968 3 года назад
Zee
@eye2eyeerigavo777
@eye2eyeerigavo777 3 года назад
Waa yarkii FANAXDA LAHAA!!.. 😳alla yarxam boon-xirsi iyo somalidii qaaliga ahayd naga dhintay..
@amiir2299
@amiir2299 4 месяца назад
Aamiin yarabi
@guriceel7971
@guriceel7971 3 месяца назад
sir haween
@cadnaanyare9027
@cadnaanyare9027 2 месяца назад
Alah unaxariisto
@fanwaafankiihoreamabaricis3963
@fanwaafankiihoreamabaricis3963 3 года назад
allah unaxriisto
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 года назад
Aamiin aamiin ya rab
@moogemooge3836
@moogemooge3836 3 года назад
Aamin
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 года назад
Aamiin aamiin ya rab
@mahdifarah6554
@mahdifarah6554 3 года назад
Yutu
@amiir2299
@amiir2299 4 месяца назад
😂😂😂 ilahow kunaxariso
@musesaladsiyad9080
@musesaladsiyad9080 3 года назад
Hhhhhh
@aaminibraahin9311
@aaminibraahin9311 3 года назад
Ilahow u naxariso
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 года назад
Aamiin aamiin ya rab
@wadankasomaaliya2875
@wadankasomaaliya2875 3 года назад
👍👍👍👍👍👍
@MOHAMEDMIAD-in8wu
@MOHAMEDMIAD-in8wu 8 месяцев назад
1234
@abdidaaha3467
@abdidaaha3467 3 года назад
Sxp subscrib iaaar
@amounmoh1254
@amounmoh1254 3 года назад
0
@maxmedcabdi4953
@maxmedcabdi4953 3 года назад
Way is cajabisay
@MOHAMEDMIAD-in8wu
@MOHAMEDMIAD-in8wu 8 месяцев назад
1234
@MOHAMEDMIAD-in8wu
@MOHAMEDMIAD-in8wu 8 месяцев назад
1234
Далее
Qiso Jaceylkii Cilmi Boodhari iyo Hodan.
59:22
Просмотров 19 тыс.
На фейсконтроле 💂
09:41
Просмотров 563 тыс.
RUWAAYDII BEENEEY WAA RUN
2:07:30
Просмотров 2,6 млн
Boon xirsi iyo murqaanka magaalo joog xumo
25:40
Просмотров 37 тыс.
Boon Xirsi  iyo Riwaayada Qosol Badan Daawo Part 1
36:01
MUJAAJILO=Qarandoon.com
11:52
Просмотров 212 тыс.
Gaariye oo Taageeray Khaliif Sh. Maxamed.
14:43
Просмотров 110 тыс.
Опасный момент
0:23
Просмотров 3,4 млн
УДИВИЛА ПАРНЯ🤯👏
0:20
Просмотров 5 млн