Тёмный

Sheikh Abdourahman Bashir - Fiqika Islaamka iyo Doorashoyiinka 

Islam Djibouti
Подписаться 63 тыс.
Просмотров 42 тыс.
50% 1

Fiqika Islaamka iyo Doorashoyiinka
www.islamdjibouti.com

Опубликовано:

 

17 окт 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 31   
@khadijamohamudyusuf2644
@khadijamohamudyusuf2644 2 года назад
Maansha Allah, jasakallahu khayr sheekh!!!ilahay ha ku xafido, aaamiiiin yaarabi
@awalehhoussein824
@awalehhoussein824 4 года назад
Machallah qu'Allah te prolonge la vie cheick Abdourahman Bachir, t'es une montagne de science, je t'aime par Allah et chaque fois que je regarde un de tes conférences je suis pleinement conscient que je vais apprendre quelque chose d'important. Jaza ka la kaire
@fathiamumindahir6898
@fathiamumindahir6898 4 года назад
Masha allah sheikh
@sacdiaamin1709
@sacdiaamin1709 4 года назад
Maasha alaah sheik aan alle dartii u jeclahay alaha ku xafido
@jibriilismail4559
@jibriilismail4559 4 года назад
Maalinka Qayaamo isaga ayaad lasoo bixi doontaa
@sacdiaamin1709
@sacdiaamin1709 4 года назад
Insha alaah dhamaanteen walaal jazaakalaah kheir
@fadumodjama9280
@fadumodjama9280 4 года назад
Asc muxaadaradani waxa loo baahayahay inaa la jajabiyo oo qodob walba si gaarah loo sharxo wa Jazakumu Alaah
@farhaanmaxamuud4492
@farhaanmaxamuud4492 4 года назад
Mansha allah
@mulkisiyad6785
@mulkisiyad6785 4 года назад
Maashallaah jizaakallaah kheer shiikh allaha ku xifdiyo aamiin👍😍🌷
@amiirsheeno7781
@amiirsheeno7781 4 года назад
Mufakir sh abdirahmaan bashiir.
@leeshanchannel6653
@leeshanchannel6653 4 года назад
Illaahay hakubarrakeeyo. Sheekh we love you forever keep going 🌿🌿🌿🌹🌹🌹🌿🌿🌿✋💕
@lahilahi1076
@lahilahi1076 3 года назад
😍😍😍
@gudiniyohangool2711
@gudiniyohangool2711 4 года назад
Mashallh wadadka waxuu u egyahy meyk toysn fedhyahki maxamed cali kaly badaely hdan ka fadhidtay feedhka culs inta ila araga ah like saar 😁
@sacadcabdi9808
@sacadcabdi9808 4 года назад
Sheekha kaliya een aqoon badan ka faa'ido vediogiisa oo dhinacyo kala taabanaya
@ahmedabdi4842
@ahmedabdi4842 4 года назад
Markaan sh Abdirahman dhagaysto waxaan noqdaa sida qof aanan Diintaba waxba ka aqoon Allah Fahamka diinteena ha inoo fududeeyo kolay dadaalna way inaga rabtaa. Caqligeenana Aynu ka saarno Fadhiidnimada.
@hoyomacan6909
@hoyomacan6909 3 года назад
Mahadsid sheekh smli
@Aw-dawlo
@Aw-dawlo 4 года назад
Mansha Allah
@ibrahimabdishuuriye7382
@ibrahimabdishuuriye7382 4 года назад
Allah baaba gaal dhahay maxaa gaala loo dhihiwaayay??
@user-ni6rs3fc6y
@user-ni6rs3fc6y 4 года назад
sheekha wuu iga qoliyay heeeeeeeeeeeeyyyy kulahaaa
@Abdulhakimyusuf
@Abdulhakimyusuf 2 месяца назад
As wr wb
@cm4221
@cm4221 3 года назад
قال الله عز ّوجلّ:(قل يآأيّهاالكافون(١) وقال الّذين كفرواْ......... ....والكافرون هم الظّالمون)سورة البقرة ٢٥٤. ( Gaalada un ayaa daalimiin ah ). walaalayaal waxaan aayaatkaas uso qaatay in allaah aw gaalada gaalo kutilmaamay -waliba waamas alo , cad - wadaadkaan rabbi haka cabsado dib hautowbad keeno, wuxuu yiri : gaal madhoho , ewaxaan dhahaa nin aydaan isku diin ahayn , "macnaha erayga gaal ayuu diidayaa in aw gaalka kudhoho , Subxaana allaahi , qofka dhaha gaalka gaal lama oran karo asagaa gaal ah , waayo allaah subxaanahu Watacaalaa iyo rasuulkiisuba salla allaahu calayhi wasallam gaalada gaalo ayay kutilmaameen , saadarteed qofka dhaha gaalada gaalo laoran mayo asagaa kugaaloobaya arintaas , waana qof allaah iyo rasuulka salla allaahu calayhi gaf iyo qalad kuxukumay , saadarteed c/raxmaan bashiirow allaah utowbad keen , allaah subxaanahu Watacaalaa cid ka naxariis badan majirto asagaana gaalada gaalo kumagacaabay , waacaqiida aad uxun in ladhoho gaalada yaan gaalo la oran , tusaale: qof wuxuu yahay haddaad kusheegto adoo aan cay iyo xan iyo ceebayn ula jeedin waa arin run ah :tusaale :(ninkaas waasoomasli , ninkaas waa ganacsade , ninkaas waa mucalim qur aan , kaasi waakhadiib , gabadhaasi waa muxajabad xijaabka kufiican...................... gabagabo: gaalkuna waagaal , rabbi kukufriyay iyo rususha salawaatu allaahi wasalaamuhu calayhim , waalo waa xaqq diid , aad haloo noco gaalada , allaah subxaanahu Watacaalaa iyo rasuulkuba salla allaahu calayhi wasallam gaalada way nacladeen , wa bi allaahi attowfiiq , wa allaahu aclamu.
@yasirabdirashid9220
@yasirabdirashid9220 3 года назад
صحيح
@hassanahmed6221
@hassanahmed6221 4 года назад
Daawo «Norwey oo markii ugu horeysay leh taleefanka 5G Norges første med 5G-telefon» på RU-vid ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-Ll7TLUqZMWk.html
@HABARGABEH
@HABARGABEH 4 года назад
Jtm cheik je dis ça a ma mère après sorti 3 ans de prison que je ne suis pas le même fils qu avant
@abdirahmanahmedhussein4838
@abdirahmanahmedhussein4838 4 года назад
Sheikh abdirahman je sai que tu connait plusque moi mai le terme fiq est selement utilisable on ilm sharia on peut utilise le mot Dan's une autre faculte excepet la conaisance de sharia
@bashif8592
@bashif8592 Год назад
Gaal waa gaal Allah ayaa ka dhigay Gaal marka adigu waxba kama badalaysid Sheikh, Gaal means Christian, this is their name.
@hassanmohamed5472
@hassanmohamed5472 4 года назад
Wuu ogaa dabcan iney muslimiin yihiin dumarka waa lagarankaraa dabcan wey xijaabnaayeen haweeney muslimad iyo mid gaal waala kala garanaa meeshaas iskasax
@AhmedAliMuhumed
@AhmedAliMuhumed 2 месяца назад
Dharka waxba lagama garto qudhacaw
@mohamuddahir3386
@mohamuddahir3386 4 года назад
Anigu Gaal ma iraahdo waxaan iraahdaa qof isku Diin aydan ahayn buu leeyahay wuxuu doonayaa Inuu u diido in ay gaalo yihiin
Далее
Ne jamais regarder une fille à la plage 😂
00:10
Просмотров 1,5 млн
Sheikh Abdourahman Bashir - Suratul Al-Insan 1 - 9
55:35
Muslimiinta Qurbaha Ku Nool ~ Sh Abdirahman Bashir
1:20:50
Muxaadaro Sheikh Abdourahman Bachir, Stockholm Sweden.
1:03:45
Sh Abdirahman Bashir | islaamiyiinta iyo dowlada cusub
1:57:39