Тёмный

Sheikh Umul ama sheikh Mustafe ii wac 

Abwaan daauus
Подписаться 20 тыс.
Просмотров 213 тыс.
50% 1

Culimada waaweyn iiwac sida sheikh umul ama sheikh Mustafe

Развлечения

Опубликовано:

 

15 мар 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 225   
@jkaf2172
@jkaf2172 4 месяца назад
Dab iyo nikaax laguma dheelo arimo ka darana waad soo wadaan somali maryooley keep going idinkoo qaaqaawan waan arki doonaa subxaanaka yaa cadiim
@FatushBbe-vp6he
@FatushBbe-vp6he 4 месяца назад
😂😂😂😂😂😂
@FaysaAbdi-jt3vj
@FaysaAbdi-jt3vj 4 месяца назад
😂😂😂😂😂😂 haahey
@FatushBbe-vp6he
@FatushBbe-vp6he 4 месяца назад
Asc wanku sooboqdee isoboqo xabibti
@ZamzamBashir-ul1zr
@ZamzamBashir-ul1zr 3 месяца назад
14:00 ​@@FatushBbe-vp6he.😅
@shaj5029
@shaj5029 4 месяца назад
Gabadha way Ku jeceshahay haku ciyaari cumar ki waaxa haleyo waa kanokale😞
@mahatahmed6429
@mahatahmed6429 4 месяца назад
Bashaal Waa kaftan iyo wada sheekeysi .
@qassimolaad1887
@qassimolaad1887 4 месяца назад
A s c Oomaar gabadha hala yooyootamin waxaan ahay nin diinta wax ka yaqaan wax nikaax la yidhaa ma jiro meeshaan nikaaxu shuruudo ayuu leeyahay meeshaan wax nikaax la yiraahdo haku ciyaarin gabadha ,haddaad rajo ka leedahay sidaad u hadlayso waxaad u dhowdahay kii doqonka ahaa lala kaftamaayey ee yiri waan kuqabaa hala mid noqonin aniga wallaahi adiga iyo gabadha midna ma aqaan laakiin waa gabadhaydo oo kale wax xumaata ah ma samayn gabadha ha waalin doqonka kale ee gabadha hadalka dhacasnimada ah ku tuuraaya waa qaldantihiin ilaahay halaga cabsado ninkasta gabadh ayaa la dhalatay gabar ayaa dhasahay gabarna waa dhalay (yaan lagu rucaadin hadalada xun xun)w s c
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 4 месяца назад
❤❤❤❤❤❤xqiiq wallo
@user-tk8og8li3n
@user-tk8og8li3n 4 месяца назад
Really walhi ❤🎉
@cadardhagaweel
@cadardhagaweel 3 месяца назад
😅
@cadardhagaweel
@cadardhagaweel 3 месяца назад
❤ 14:07
@user-cq1gt3bw8g
@user-cq1gt3bw8g 4 месяца назад
Sara masha alah. Hoos haa noqon ninka. Ada kadircisan ee. Cayir. Sara qali
@Yusro557
@Yusro557 4 месяца назад
Qoftan media ayeey qalad kafahan tay runtii Bismillaah 😳😳😳😳
@fadumocabdi4092
@fadumocabdi4092 4 месяца назад
Mayac mayac 🎉 adeer idinkaba isu ooyayee ader anaga cidna noma oydee is daysta
@HawaHassan-mk1zs
@HawaHassan-mk1zs 4 месяца назад
Gabadha. Date. Sarr❤❤❤❤
@abdielmi355
@abdielmi355 4 месяца назад
Nin jilicsan kaa dhimay. Waxan bahaahinka ah maba istaahilo gabadha. What? Nin kale haku soo dhadhamiyo waa ku sugaayaa! Wallee gabadhaas hela gabar buu helay. Waa qof taqaan sida dad la isaga celiyo.
@ashaa.mohamud4752
@ashaa.mohamud4752 4 месяца назад
Saahar maanshaa Allaah Iska Celi saasaa lagama rabaa
@fartunali6857
@fartunali6857 4 месяца назад
Nikax prank nikaax mahane hore usoco war gabadha daya wadnaha hagoynine
@fartun9503
@fartun9503 4 месяца назад
Haa wac Hada
@shaharsaatabdulle4827
@shaharsaatabdulle4827 3 месяца назад
Isla celi braaavaaaaaaaa sis
@amb2668
@amb2668 4 месяца назад
Dadkan nolol ma haystaan aan social media ahayn subxaan allah
@abdixasan1653
@abdixasan1653 4 месяца назад
@ChhvvVhigg
@ChhvvVhigg День назад
👌👌👍👍
@muusahasanmahamud2934
@muusahasanmahamud2934 4 месяца назад
Warya doqonoow dumarka ha bahdilin gabadhaana wlhi berkey ixanuunisay hadan labadaan doqon la joogi lahaa gafuurka ayan ku dhifan lahaa
@abdimuxumed954
@abdimuxumed954 3 месяца назад
Kani lama dhihi karo waa nin raga e allaha mid dhaama hakusiiyo
@user-bj4jn3rx9r
@user-bj4jn3rx9r 4 месяца назад
❤❤❤❤❤
@Nasiiblay
@Nasiiblay 4 месяца назад
Aad ban uga xumahay😢
@ramlocaddey2750
@ramlocaddey2750 4 месяца назад
Masha allah iska celi calacal waxba ma taree
@raguehosman2783
@raguehosman2783 4 месяца назад
Kanii waa Barbar waaligii mahagaagayo Nin kaley radso walaaley abdirahman ayaa nadhama Salama
@user-bh3qe4qd6l
@user-bh3qe4qd6l 4 месяца назад
Asc wll oomaar waxu gabar fadlan dhakhankana aad baad u takhaan wax iskula hadh
@abdirahmansheekhkhalif9367
@abdirahmansheekhkhalif9367 4 месяца назад
Falaalow.sheekhcabdiraxmaan.waan.aqaana.warbaribuu.anbacidhiidhi. igaliyeey. Cid.kaafurfurtabad.haysataaye
@cabdallachannel6346
@cabdallachannel6346 4 месяца назад
What they say i forgot language somalia 😢
@topservice2803
@topservice2803 4 месяца назад
Hebete
@user-oo3yl2ry3c
@user-oo3yl2ry3c 4 месяца назад
Walahi diintii waa lagu soo duulay wax dadku ku madadaashaan baa laga dhigay saara oo shalay qaawaneed oo maanta keentey in ay tiraahdo nin baa iguursaday orgigaan baa iigu daran dabasocda oomar diinta ciyaarta kadaa oo sheekadaan tiktok lacagta ku sameeyso inkaar idinku dhacday
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 4 месяца назад
Meter meter maqato mxdhcy sa yn mqli jirnay naglaqabo meter 2 majiro cml subxanallah mxa qldn
@bashiirmaxamedbarre9369
@bashiirmaxamedbarre9369 4 месяца назад
Aftahanad
@cwahaabcali7388
@cwahaabcali7388 4 месяца назад
Naa ninkeyga hadhihin ninkaaga ma ahee welina Kuma guursanee
@aichamohammed8395
@aichamohammed8395 2 месяца назад
Horaires adiga saara maxaa kugayay nin avant ku fahmayn
@IbrahimXuseen-ev9nc
@IbrahimXuseen-ev9nc 4 месяца назад
Asc ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohamedAli-ft9oe
@MohamedAli-ft9oe 3 месяца назад
Asc❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdiosmannur8836
@abdiosmannur8836 4 месяца назад
walhi xadoow kudiido omar aniga ayaa kudiyaar mcnto
@barlinaden5896
@barlinaden5896 4 месяца назад
Saax saax❤❤
@user-bf7gs4lw6e
@user-bf7gs4lw6e 4 месяца назад
❤❤❤👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻kkkkk😂😂
@aaqilka5158
@aaqilka5158 4 месяца назад
Waxan oo kale ayaa la dhahayaa waa rag war rag ma tihidin ee gabadha sheekada raqiiska ah kala taga
@shaharsaatabdulle4827
@shaharsaatabdulle4827 3 месяца назад
Abbasto adita a a SABER BADAN WALLHI KHEIR ALLAHA KU SIIYO
@bashirabsher5011
@bashirabsher5011 4 месяца назад
War yartaan waaba kun gabdhood oo wada looyar ah warna wallaahi lagu ma dhamma allaha ku sharfo xataa Aniga ma sii baran lahayn hore aan ka mikaaxi lahaa wow Maashaa’allah
@shaharsaatabdulle4827
@shaharsaatabdulle4827 3 месяца назад
ABBAAYO HALLA HADLIN KAN XOOLAHA AH SAAXIIB MAAHAN FIICAN KA AAMUS
@SalmaXusen-kz8qp
@SalmaXusen-kz8qp 2 месяца назад
5:24 haye
@user-qc8wu6cf4t
@user-qc8wu6cf4t 4 месяца назад
Indha adakaa naa fananku muu qabaa
@ashayussufasha7365
@ashayussufasha7365 4 месяца назад
saaro guud
@abdallabro11
@abdallabro11 4 месяца назад
Waligay gawadh ka indho adag qoftan anaga isla joogitankiina uu reerka sii jiro ayaa noo haboon
@aminabarre5152
@aminabarre5152 3 месяца назад
Soo momslidah
@user-cq1gt3bw8g
@user-cq1gt3bw8g 4 месяца назад
Gabdha. Qalibiga xiyaar. Mahalo xayir sahra
@AbdijabarAhmed-es7or
@AbdijabarAhmed-es7or 4 месяца назад
Qalas Omar gabada waa Ka dhacad EE is Ka daf noh Jeceyl kinaa Ka wey wll
@fatal2340
@fatal2340 4 месяца назад
Ninkaan kale oo meelna ka tirsaneyn muxuu meesha u fadhiyaa oo isu qoraayaa
@Yusro557
@Yusro557 4 месяца назад
omar islan waxaa qavo sheikh cabdirahman ee meesha isaga carar please✅✅✅✅✅
@AhmedG36
@AhmedG36 4 месяца назад
Social media laysku mehersana SubxaanaAllah 😢 dambeweyn ayay galen dadkasi toobadkeena walalyal 😢🙏🙏😳
@asheekh15
@asheekh15 4 месяца назад
Gabadha weligeedu haduusan meherin mehermajiro gabadha hawada ugabaxa
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 4 месяца назад
Umad islaama intaasoondhan baa moojuud ku ahaay iyada raali bee has uguur diintudheeldheelmaaha naagtan walaqaba waxaan ciyaar ahayn bee ciyaarkadhigtey
@mohamedAli-kh2wi
@mohamedAli-kh2wi 4 месяца назад
Waryaa balog sar omar iyo cabdiraxman
@MakaMohamoud
@MakaMohamoud 4 месяца назад
Is this real?
@abdirisakabdi5654
@abdirisakabdi5654 4 месяца назад
Prank siduu usocde aniga Miya liiga dadicina raba marka😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@aminabarre5152
@aminabarre5152 3 месяца назад
Bar miniubåt weyan kahadh
@aminabarre5152
@aminabarre5152 3 месяца назад
Warun barbsr xanunka kartager
@hindiafsomailah
@hindiafsomailah 4 месяца назад
Waa maxay faadumada iyo sahrada malaha naagtu naag jini ah ba ku dhex jirto boowe
@najma8198
@najma8198 4 месяца назад
Ninkan gabadha wuu bahadilin hadu rabin muu yirado kuma rabo muxu ku jesi jeesin na ninkan kuma rabi raga kale ka raso nin saan ku la hadlin nin oranayo nin kale ha ku soo dhadhamiyo waba iska catahaya inu ku rabin
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 4 месяца назад
Saro waan arkayey markad marada cad gashanaysey oo aad hadba dhinac u ordeysey inay waxan dhacayan.
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve 4 месяца назад
Qoftan way mehersan sida xaqiqada ah
@shaharsaatabdulle4827
@shaharsaatabdulle4827 3 месяца назад
SHEYDAANAH WAAYE KAN SXB MAAHAN
@user-gf5is9wu1k
@user-gf5is9wu1k 4 месяца назад
Sheekh umul waa la weydiyey Wali hadii uu jogin Ansax Mahan ayuu sheegey
@mustafeyuusuf8677
@mustafeyuusuf8677 3 месяца назад
ALLA MAXA LA JABAY BAL NINKAN WEYN EE GADHKA LEH EE NAAG TIKTOK KU JIRTA WELIBA KUWODA UGU DHAQANKA XUN GUUR KA RABA EE KA DABA OOYAYA KA WARAMA
@fartun9503
@fartun9503 4 месяца назад
😂😂😂😂😂
@CaptainRujal
@CaptainRujal 4 месяца назад
Cumaarow gabadha lashaqee min a/man oo sheeqa iska dhigaayo wax meher ah masameenin waa hunguri soon imaani la jiljileeca daa sxb ee gabadha la dhimo oo dhibka la qeebso
@CaptainRujal
@CaptainRujal 4 месяца назад
Aan kusoo noqdo naag been been lagu nikaaxay iyo naag lakufsaday waa isku mid ee gabadha saara ah gacantaada yay kabixin
@CaptainRujal
@CaptainRujal 4 месяца назад
Lacala hadaad culimo waydiineeso haweediinin culimo kusheega wahaabiyada ah we raadso sh. Saalax Macalin iyo culimo la mid ah
@abdullahabi3362
@abdullahabi3362 Месяц назад
Omaar iyo sxbkey waxaanu idin leeyahay diinta ciyaarta ka daaya gabadhu maxay ku mehersantaa adiga iyo shiikha aad wadato diinta iyo gabadha ciyaarta ka daaya
@doubledeqabus6815
@doubledeqabus6815 4 месяца назад
RIWAAYAD TIKTOK DHAANDHAAMIIN DAD WAAWEYN🤣🤣🤣🤣🤣
@fardozawwarsame8391
@fardozawwarsame8391 3 месяца назад
Jah naag nool
@mulkiali8797
@mulkiali8797 4 месяца назад
Horta ninkaan iyo gabadhaan maxaa ka qaldan Subhanalah
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 4 месяца назад
Baas haal kaftan maaha. In nin kugeeyo u isticmaaho waa baashaaleena. Gaalada fun baashala bee dhahaan funwuxuunoqda galmo baashal because nin kugeeyo inay dhahdo ninbaa labashaqlqya hakasaarto dhaqanxuma kuheeso
@a.mm.6742
@a.mm.6742 4 месяца назад
Asalama Alaykum Jaale ka hadh gabadha
@foosiyahussein4732
@foosiyahussein4732 3 месяца назад
Gabartan waa fariid
@AadanGuled
@AadanGuled 3 месяца назад
Asc
@siraadxasan2770
@siraadxasan2770 3 месяца назад
Dadkan dhaqan biis ah caruuraha soomaaliyeed ha qaribina.
@abdulqadirali7885
@abdulqadirali7885 4 месяца назад
Asc Oomaar gabadha ka daaya ciyaarta
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 4 месяца назад
Ninkani wa qof dhaqan xun gabadha koce ayu ola hadlaya mida kale ma jacaylka ay jeceshahay ayu ku bahdilaya
@user-ds1yf7ye1k
@user-ds1yf7ye1k 4 месяца назад
Maxay sidan ugu oyaysa bisinka
@hadhowaakhiro4560
@hadhowaakhiro4560 4 месяца назад
Walhiyi habkayi wax wadyi wan yabayi
@mohamedabakar-vd5wx
@mohamedabakar-vd5wx 2 месяца назад
Iskaceli
@cabdiwaasacmaxamuudaadan4905
@cabdiwaasacmaxamuudaadan4905 4 месяца назад
Ilahy aburtisu badanaa ninkani ma sixranyahy tolow
@HibaadHibaadhabane
@HibaadHibaadhabane 4 месяца назад
Saara ka hadh ninkan
@fadumocabdi4092
@fadumocabdi4092 4 месяца назад
Lagaa hadh adi xaasidad
@Yusro557
@Yusro557 4 месяца назад
Qoftaan indho adkaa bismillaah 😳😳😳😳
@AnasCade-of7ci
@AnasCade-of7ci 4 месяца назад
Gabadha waxa k muuqda qalbi jab kadaaye kajanka waxa. Moacquul in ay waalato
@SalmaXusen-kz8qp
@SalmaXusen-kz8qp 2 месяца назад
5:24
@shaharsaatabdulle4827
@shaharsaatabdulle4827 3 месяца назад
Was REER BAADYE KAN SXBKA ISIA DHIGAAYA
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 4 месяца назад
Walaahi naaga somali raqiis habdhaqanka fikir ahan
@fardowsa1895
@fardowsa1895 4 месяца назад
Fiiri lakiin gabadha walayadeeda nina uma dhiibanin
@ABwaanGacalwanaaje.
@ABwaanGacalwanaaje. 4 месяца назад
Waar waxan nacaska yaa gabadha ka qabta mise waa wax LAYSKU wada ogtahay oo caan Laga raadinaayo
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 4 месяца назад
Waxan filin noo jilayan weeyan
@mohamedAli-kh2wi
@mohamedAli-kh2wi 4 месяца назад
Ha is qimo tirin madaxa cida ka cesho
@MakaMohamoud
@MakaMohamoud 4 месяца назад
Is this True or fake?
@axmedcabdiaxmed-th2yr
@axmedcabdiaxmed-th2yr 4 месяца назад
War shekadan waa baranki
@ashanur7166
@ashanur7166 4 месяца назад
Fake
@fardosajama
@fardosajama 4 месяца назад
What is this?
@user-xe6hr6ky1n
@user-xe6hr6ky1n 4 месяца назад
Meher majiro meshaan
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 Месяц назад
Aniga waxaan la yaabanahay sheekadaan ma run baa. Barbar iyo sahra mise waxbeey jilayaan. 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@dhurwaalechannel6137
@dhurwaalechannel6137 4 месяца назад
Aniga haleygu meheriyo gabadha
@aminabarre5152
@aminabarre5152 3 месяца назад
Maxad barbsr
@SalmaXusen-kz8qp
@SalmaXusen-kz8qp 2 месяца назад
Jbbb
@notaa6894
@notaa6894 4 месяца назад
Sara oomaar iska daa nin kuu noqon maayo gabad kaa miskiisan uu ka tagay iska daa kuuma qalmo please
@mohamedbahdon2772
@mohamedbahdon2772 4 месяца назад
Waar gabadha ka xishoo,hadii aad qalibigeed hantidada doqon baad tahaye,maxay tahay marka lagu soo dhadhamiyo Ayaan kula xaajoon,waar reer mudug xishood daranaa.😊😊😊
@AbdullahApshir-gb1wi
@AbdullahApshir-gb1wi 4 месяца назад
Sorry abayo quruxeey 😂😂😂😂😂😂
@Shaafici-gl2qe
@Shaafici-gl2qe 4 месяца назад
Asaga shakikujira wanaukubahdiliraba macalisaga soafjar rid new 2 wajile waye
@mohamedabakar-vd5wx
@mohamedabakar-vd5wx 2 месяца назад
Gabadhakaaqlibadan
@raguehosman2783
@raguehosman2783 4 месяца назад
Waan qaldamay Nin an oqoon maxaad ka heeli karta
Далее
СМОТРИМ YOUTUBE В МАЙНКРАФТЕ
00:34
Просмотров 292 тыс.
Это iPhone 16
00:52
Просмотров 209 тыс.
Qisooyin cajiib ah sheekh mustafe | 30 Qiso |
2:06:04
Просмотров 385 тыс.