Тёмный

Shiicada Muslimiin mayihiin? || Sh Maxamed Umal 

Salafmedia
Подписаться 876 тыс.
Просмотров 201 тыс.
50% 1

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 581   
@Somaliland4162
@Somaliland4162 4 месяца назад
Masha Allah sheikh umal Allah ha xifdiyo sheikha
@Abdirahman-1020
@Abdirahman-1020 4 месяца назад
ILAAHOOW SHEEKH UMAL CIMRIGA UBARAKEE SI UU CILMIGIISU BAAQI NOOGU NOQDO YAARABI .....FROM HARGEISA SOMALILAND 💚🤍❤️
@MaxamedcabdirashiidReermagaal
@MaxamedcabdirashiidReermagaal 4 месяца назад
Amiin wllo
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 4 месяца назад
Aamn
@OsmanAbdulaziz-im1pj
@OsmanAbdulaziz-im1pj 4 месяца назад
Aamiin. Waa sheekh dhiiran oo dhacdada wakhtigey taagan tahay ka hadla❤
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 4 месяца назад
Guul midnimada iyo wadajirka Soomaaliya. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@gureeybire5258
@gureeybire5258 4 месяца назад
😊
@elias4499
@elias4499 4 месяца назад
Rabiyoow Sheekheena Sheekh Maxamed C. Umal cimri dheer iyo caafimaad sii. Juhaladaan in lasoo kiraystay aad moodo waa shiikha kaliya xaqa iyo runta ku aamusiya Juhaladaas
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 4 месяца назад
Maashaa allaah nooloow zheekhunaa
@maxamednasteeex4359
@maxamednasteeex4359 4 месяца назад
Haduu sheekhaagu umal yahay la fakir ahow laakiin maxaa dadka kale u caayaysaa ama juhalo ugu sheegaysaa dee adna sheekhaagu waa jaaahil markaa ilayn nimaad sheekhiisa cayday adna kaaguu caayiye markaa maxaad soo kordhisay een dembi ahayn
@abdallasaid1232
@abdallasaid1232 4 месяца назад
Ha u gafin culumo badan ayaa jirtee kaligiis sheikh ma ahane oo xamasadu yeysan ku qaadin
@AbdiRisaq-gm8sm
@AbdiRisaq-gm8sm 4 месяца назад
Miyaad ka xuntahay sheikha , sheikhnimadiisa , Aamus ,waxbaro ​@@abdallasaid1232
@mahamadomar4993
@mahamadomar4993 4 месяца назад
Taasi waa xumaanta salafi isku sheeggu ay qabaan. Iyaga mooye culuumada kaloo DHAN waa jaahil haydeynan kaafirba ku sheegin. U fiirso sidey musheekhda u ugaadhsanayaan amma u caayayaan.
@munajjibril3643
@munajjibril3643 4 месяца назад
Kusali nabigena salalahu aleyhi wasalam
@ashaanka
@ashaanka 4 месяца назад
Sh.mohamed abdi umal ilaahay cimrigaaga ha barakeeyo 🤲
@Z.Zatana
@Z.Zatana 3 месяца назад
Ilaahay fitnada aw islaamka dheh wado ha ka gabto . Muslim iyo chia waa wallalo . Cheick maahinee waa fitnawi umal ilaahay naarta ha ku fogeeyo.
@Yusufxasann
@Yusufxasann 10 дней назад
CULIMADA SIYAASADA SUCUUDIGA KU SHAQEYSA EE SOMAALIDU WAXEY UMADDA U SHEEGAAN IN SHIICADU GAALO YIHIIN IYADA OO AAN OGNAHAY IN SHIICADA LOO OGOLYAHAY INEY XAJKA YIMAADAAN. LAAKIIN CULIMADA KALE WAXEY AAMINSAN YIHIIN IN SHIICADA AYSAN GAALO AHEYN. WAXAA YAAB AH IN QOLADA SUCUUDIGA NOOGA TIMID AY AAMINSAN YIHIIN IN KHAWAARIJTA MUSLIMKA DHIBKA KU HAYA EE GAALADA KA XUN INEY MUSLIM YIHIIN. CULIMIDA KUWA CADOWGA USHAQEEYA FADLAN DALKOODA IYO DADKOODA IYO DIINTOODA YEYSAN FASAHAADIN
@samsufi-t5f
@samsufi-t5f 9 дней назад
Firqada uu ka dirsan yahay Umul waa wahaabiyo. Iyaga mooye cid kale oo ey u ogalyihiin islaam nimada majiro. Shabaab iyo Ictisaam iyo magacyo badan bey ku shaqeestaan, Kitaabka ey wada aqristaan waa Uthulu thalaatha waxey ku qoreen ayaadkii mushrikiinta gabacdina u isticmaaleen muslimiinta
@MohamedOmar-jy7ih
@MohamedOmar-jy7ih 16 часов назад
Aamin yarabi❤❤
@Orgeolk
@Orgeolk 4 месяца назад
Allah hano xifdiyo sh alfadil sheikh Mohammed abdi umal
@Suaad-ls7nx
@Suaad-ls7nx 6 дней назад
Sheekhunaa Jazaaka ALLAH khayran
@xamdidahir9141
@xamdidahir9141 10 дней назад
sh.umal xidiga culumada alle hanoo barakeeyo oo hanoo cifdiyo
@axmedshimaali7671
@axmedshimaali7671 4 месяца назад
Sheikh mohamed abdi Umal Caalim soomaaliyeed oo barakaysan weeye❤❤
@samsufi-t5f
@samsufi-t5f 9 дней назад
Firqada uu ka dirsan yahay Umul waa wahaabiyo. Iyaga mooye cid kale oo ey u ogalyihiin islaam nimada majiro. Shabaab iyo Ictisaam iyo magacyo badan bey ku shaqeestaan, Kitaabka ey wada aqristaan waa Uthulu thalaatha waxey ku qoreen ayaadkii mushrikiinta gabacdina u isticmaaleen muslimiinta
@fathialsheikh9863
@fathialsheikh9863 2 дня назад
حفظك الله و رعاك
@abdiqaadirCali-xt9ke
@abdiqaadirCali-xt9ke 4 месяца назад
فضيلة الوالد الشيخ محمد عبد أمل ❤
@Sahragabow
@Sahragabow 4 месяца назад
Maashaa Allaah sh umal jazaakallaahu khayran maamo ☝️
@adanibrahim7068
@adanibrahim7068 4 месяца назад
Our Shiekh❤❤❤ Umal allow janadii kugu bisharey adi iyo inta rabbi rumeysay❤❤❤❤
@samsufi-t5f
@samsufi-t5f 9 дней назад
Firqada uu ka dirsan yahay Umul waa wahaabiyo. Iyaga mooye cid kale oo ey u ogalyihiin islaam nimada majiro. Shabaab iyo Ictisaam iyo magacyo badan bey ku shaqeestaan, Kitaabka ey wada aqristaan waa Uthulu thalaatha waxey ku qoreen ayaadkii mushrikiinta gabacdina u isticmaaleen muslimiinta
@adanibrahim7068
@adanibrahim7068 8 дней назад
@@samsufi-t5f Cudur aa kuhaya rabbi bari sidoow kaaga daweeyo
@saidali7233
@saidali7233 4 месяца назад
asc allahayow xifdi culimada islaamka aamiin anagana allahayow diinta Muslimka anagoo Muslim ah aan geeriyoonaa aamiin
@samsufi-t5f
@samsufi-t5f 9 дней назад
Firqada uu ka dirsan yahay Umul waa wahaabiyo. Iyaga mooye cid kale oo ey u ogalyihiin islaam nimada majiro. Shabaab iyo Ictisaam iyo magacyo badan bey ku shaqeestaan, Kitaabka ey wada aqristaan waa Uthulu thalaatha waxey ku qoreen ayaadkii mushrikiinta gabacdina u isticmaaleen muslimiinta
@Alakhbaardiin
@Alakhbaardiin 4 месяца назад
أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا طيبا مباركا فيه إلى يوم الدين ❤❤❤💚💚💚❤️❤️❤️💚💚💚❤️❤️❤️💚💚💚❤️❤️❤️💚💚💚❤️❤️❤️💚💚💚❤️❤️❤️💚💚💚❤️❤️❤️💚💚💚❤️❤️❤️💚💚💚❤️❤️❤️💚💚💚❤️❤️❤️💚💚💚💚💚💚
@SPOTLESS-e6s
@SPOTLESS-e6s 4 дня назад
Ilaahay haku xafido Sheekh
@Alon_404
@Alon_404 4 месяца назад
Allahu Akbar allow hanoowaynin sh.umal okale nosobadi ya rabbi. qof xaqqa cadeeyo asigoon shilimaad udanilaheen 💓
@saidali7233
@saidali7233 4 месяца назад
Kuwa somalida ah ee diinta islaamka ka baxay allahayow soo hadee aamiin
@abdinasiradan4201
@abdinasiradan4201 4 месяца назад
Masha allaah sheikh allaah xifdiyo
@Abdhulahihassan
@Abdhulahihassan 4 месяца назад
Masha Allah walahi in culamada aan dhageysano wa muhiim
@AbdillahiAhmed-sc7hf
@AbdillahiAhmed-sc7hf 4 месяца назад
ASC shek umal jazaakalahu khayr cabdiraxma'basher maha shek waa siyaasi waashey Allah hasohadayo aamiin aamiin yaa allah
@CaliFarax-qz8nc
@CaliFarax-qz8nc 4 месяца назад
Sh cabdiraxman ha odhan waa ehlu bidco
@AbdillahiAhmed-sc7hf
@AbdillahiAhmed-sc7hf 4 месяца назад
Walahi waa runtaa wa ahlu bidac
@Xirsiev
@Xirsiev 4 месяца назад
Dadka kaa aqoonta badan isku qaad adigu jaahilyahow xiita minjaha xun🤫🤫
@Liiloowe
@Liiloowe 4 месяца назад
SHIIKH CABDIRAXMAN BASHIIR OO AH CAALIM MUFAKIR AH OO CID KA CILMI BADAN AYSAN JOOGIN GEYIGA SOMAALIYA. ISAGA OO JOOGA MAREYKANKA AYUU KA HADLAY MOWDUUC KU SAABSAN SHIICADA. WAXA MAANTA UJAWAABAYA EE SIDII FIINTII UQEYLINAYA WAA CULIMADII WAHAABIYO OO IYAGU KU MIDEYSAN CIDII AAN IYAGA KA MID AHEYN IL LA COLAADIYO OO LA CEEBEEYO. MEELO BADAN IYO WADAMO BADAN AYAAD KU ARKEYSAA CULIMADII JAAMACADDA AL AZHAR WAX KU SOO BARATAY IN XITAA MASAAJIDII IN LAGA CEYRIYEY. TALADEYDU WAXEY TAHAY IN WAHAABIYO LALA XISAABTAMO
@Liiloowe
@Liiloowe 4 месяца назад
SHIIKH CABDIRAXMAN BASHIIR OO AH CAALIM MUFAKIR AH OO CID KA CILMI BADAN AYSAN JOOGIN GEYIGA SOMAALIYA. ISAGA OO JOOGA MAREYKANKA AYUU KA HADLAY MOWDUUC KU SAABSAN SHIICADA. WAXA MAANTA UJAWAABAYA EE SIDII FIINTII UQEYLINAYA WAA CULIMADII WAHAABIYO OO IYAGU KU MIDEYSAN CIDII AAN IYAGA KA MID AHEYN IL LA COLAADIYO OO LA CEEBEEYO. MEELO BADAN IYO WADAMO BADAN AYAAD KU ARKEYSAA CULIMADII JAAMACADDA AL AZHAR WAX KU SOO BARATAY IN XITAA MASAAJIDII IN LAGA CEYRIYEY. TALADEYDU WAXEY TAHAY IN WAHAABIYO LALA XISAABTAMO
@muuday6093
@muuday6093 4 месяца назад
Jazakallah shiekh
@CabdulahiXariir
@CabdulahiXariir 3 часа назад
العلامة الشيخ محمد عبده أمل حفظه الله ورعاه ❤❤
@ikraanhassen2219
@ikraanhassen2219 9 дней назад
Alllh haku barakeyo shiikh umal
@khadrajamac9585
@khadrajamac9585 4 месяца назад
Labada sheekh Allah xafido laakin maanta ummada Iran keliya u hiilisay falastiin yan lagufogaanin
@abdifatahmuhudin2273
@abdifatahmuhudin2273 4 месяца назад
Oki hadii Mareekan haduu u hiilin lahaa falastin ma Muslim ayaad dhihi lahayd Iran dan siyaasad ayey Lee dahay iyo been guur Siriya ayey 1 million Muslims ku dhow ku dishay marka Iran dan socto waaye
@bintuzahraa
@bintuzahraa 4 месяца назад
Waxa ey ugu hiilisay. kow iyo labo. Wax nooga sheeg aniga illaa hada ma arko cid Falastiin u hiilisay oo garab istaagtay 😢 yaman oo badeeda cadawga u diiday mooyaaneee
@axmedaxmed5455
@axmedaxmed5455 4 месяца назад
Wax ay uhiilisay malaha
@abdallamaxamad
@abdallamaxamad 4 месяца назад
Walaal uhiilin maahee waxay doonayaan iska dhaqida dhiiga labo milyan oo Muslim ah Mida kale 7 bil ayuu soconaye gumaadka reer qaza maxay ugu hiilin waayeen waxay yahuuda weerareen marki safaaradoodi Syria laduqeeye ee maysan u weerarin ugargaarka walaaleheen
@CaliFarax-qz8nc
@CaliFarax-qz8nc 4 месяца назад
Maxay u hiiliasay ay qabtay sheeg. Soo ta la baa biyay hal yuhuda ma dilin iran
@KulmieGuled
@KulmieGuled 4 месяца назад
اللهم احفظ اهلنا وبلادنا من الآفات!
@AbdiAziizTogox
@AbdiAziizTogox 2 месяца назад
Baraka.laah.sheekh.umal.ale.ha.ku.xifdiyo
@AbdinasirYusufcise
@AbdinasirYusufcise 10 дней назад
Waa runtaa barakada kudardheh sheeq umul shiica hanoogu celcelin. Suniyiintaa. Ka najaasa badan ka hadal. Boqorka gorgorada dheer sunuu sheeganaayaa. Hadana yahuudbuu uqidmeeyaa. Indhihiisa ma arkaan kaliya shiicwy arkaan. Waan ka xumahay. Beenbeenta. Iney culumadii soo dhexgasho
@munahussein9687
@munahussein9687 4 месяца назад
Masha Allah sheikha Allaha xafido
@ahmedhassan-kt4ir
@ahmedhassan-kt4ir 7 дней назад
Shiicida iyo sunni iyo xaqiiqdooda waxaan sameyn doonaa inaan baadho oo aan ka barto dadka jaamadaha islaamiga kasoo baxay ee aan culimada somalida aheyn insha allah, waayo 30 sano kabadan culimada somalidu dalkeena somalia siyaasadiisa iyo qabiilada ayay ku dhex milmeen wax guul ah oo ay inoo keeneen garan maayo laakiin waabay ka ganacsadeen ummada tabaalaysan oo dhaqaale ayay ka sameysteen , waxaan odhan karaa inbadan culimada waa laga aamin baxay, ilaahay ummada somaliyeed haka qabto inta diinta u baratay iney dantooda shakhsi ugu hormariyaan.😢
@cabdiraxmaanxirsi23
@cabdiraxmaanxirsi23 4 месяца назад
Sh Umal ilama aha munaasib inaad geerida Madaxweynaha Iiraan ee ay Yuhuudda is hayaan inaad ku cambaarayso inuusan muslim ahayn
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 4 месяца назад
Madaxweyne Shiica miyaa u oynee
@Daarulsacaadah
@Daarulsacaadah 4 месяца назад
Yuhada inay is hayan wa matalaad uun meel ay isku laayen na majirto balse awoododa muslimka inay ku aayan uun bay ku koobantay waligood ba markay awood yeeshan ba meelkalelama aadan gaalana kulama dagalaman muslimka uun bay kula soo noqdan cadifada inad iyaga dib tarikhdoda ufiirisa fican
@watchwithme4303
@watchwithme4303 4 месяца назад
​Manta oo kale wax farxaayo adiga iyo umusha iyo yahuuda unbaa jiro runti😂😂😂😂
@abdallasaid1232
@abdallasaid1232 4 месяца назад
Sheekhow shiico hada ba bilaban Dhamantoodna isku mid ma ahan ee wax aadan waxba kabedeli karin waqti ha nooga lumin ee danaha kale ee muhiimka ah ka hadal
@cfitahah9536
@cfitahah9536 4 месяца назад
cajaladaan waa mid hore
@cabdirisaaqxaashi2277
@cabdirisaaqxaashi2277 3 месяца назад
جزاك الله خيرا يا اخي شيخ امل
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 8 дней назад
Sheekh Maxamed Cabdi Umal waa sheekha fiqiga ugu yaqaan Somali, Allah ha janeeyo🙏
@KhalidAli.779
@KhalidAli.779 9 дней назад
Sheikha Allaah xifdiyo
@khadarabdulahimohamed5043
@khadarabdulahimohamed5043 4 месяца назад
Masha Allaah sheekha Alle ha barakeeyo
@Marimamoussa-ek8pc
@Marimamoussa-ek8pc 11 часов назад
اكيد نحن الاسلام
@Kingoff_lions
@Kingoff_lions 2 месяца назад
Masha allah ilahey dinta aduunka wada gaadhsi❤
@abdulahigaraseey8321
@abdulahigaraseey8321 4 месяца назад
shiikh mahadsanid
@mkch-f4y
@mkch-f4y 6 дней назад
Iraan waa muslimin soomaaliweyn waa muslimin iraan❤❤❤dad iyo wadan muslimin ah
@safiahussein8047
@safiahussein8047 4 месяца назад
Mashallah shikh Abdirahman ❤ I will ❤❤❤❤
@AbdikadirSiyat-v6n
@AbdikadirSiyat-v6n 4 месяца назад
Rabiyow ibrider si❤❤❤❤❤❤
@KhatraMohamed-r6y
@KhatraMohamed-r6y 7 дней назад
Scw scw
@lamafilaanchannel4865
@lamafilaanchannel4865 4 месяца назад
Waa mashrouc yahoudi ah
@jowharcalixuseen2571
@jowharcalixuseen2571 4 месяца назад
Allah hakuu xafido sheeq
@Allaahu_akbbar
@Allaahu_akbbar 4 месяца назад
Meeshaan mabaadii SUCUUDIYAANA IYO faalo noocyada badanaa
@AbdicasiisMohamed-pr7tu
@AbdicasiisMohamed-pr7tu 4 месяца назад
Adu shiicad tahe mesha kabax
@hawayassin7172
@hawayassin7172 7 дней назад
Sax weye allah udeyno ( lakum diina kum waliya diini)
@YussufBare-qy8sz
@YussufBare-qy8sz 3 дня назад
Ilahayo aniga shahida iganoqo madihi shica Muslim maaha weyihina😢😢😢😢😢😢
@AxmedSharif-i6v
@AxmedSharif-i6v 9 дней назад
Ilaahay kayaab
@Umuteymiya
@Umuteymiya 4 месяца назад
Allah.kubarkeyo.sheqena.wanagasan
@moha786
@moha786 4 месяца назад
Sh Umal Shiicada Hadalkad Katiri Waaqica kuogolaneynin eee Jooji kalaqeybinta Muslimka
@fatwaqurux5287
@fatwaqurux5287 4 месяца назад
Waxadan cilmi ulaheyn haka hadlin dintada ubaq
@watchwithme4303
@watchwithme4303 4 месяца назад
Waa runta wll qof lailaha ilalaah Muhammad rasululah dahaayo lama galesin karo
@farhiyasayid2544
@farhiyasayid2544 8 дней назад
Scw jzkhayra Sh bashiir culimada africa wayo arag lan iyo madhabadaha ay nan aqon badan ay ka hayan ayey waxay donan sheegaya sh Abdiwahab waxa la shega in uu Mar u yurub yimiday aya su allo shirkiga ku sabsan aya la waydiyey Hakkas ayu scw nabi mahamad sharaftisa ka hot keenen
@iclaammedia6688
@iclaammedia6688 4 месяца назад
Sheikh abdirahman ❤❤❤ ixiraam
@LadnaDahir-g7c
@LadnaDahir-g7c 4 месяца назад
Good sheekh C/Raxmaan illaahay kudaayo Aritaa daasaxaa bal iyado yuhudii suniixasuqaysoo Anka hadlayn ee muslimka kalaqadqaadaya munafaqadoda uu caqli celii shekh yadan khaladkoda
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 4 месяца назад
Sheekh umal maha sheekh
@cabdullaahimaxamuud8903
@cabdullaahimaxamuud8903 4 месяца назад
Soo adiga sheekh soo qoraya
@Sarreye
@Sarreye 4 месяца назад
😂😂😂😂😂😂
@NK.135
@NK.135 4 месяца назад
Allah ha na ilaaliyo sunaha iyo quranka hala raaco
@IdrisAlikorow-my1ld
@IdrisAlikorow-my1ld 13 дней назад
It is not only good but wajib to tell the umma about the caqiida of the shica.
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 8 дней назад
Subxaana Laah kala qeybinta Muslimiinta dhexdooda joojiya ilaah baa qof kasto xisaabinaayo maanta Shiico ayaa uhiilineysa Gaza. Shiico ayaa madaxdooda saraakiishooda, shackooda iyo ciidankooda loo laaynayaa 54 dal oo Muslim ahna wey eeganayaan caruurta guryaha hoostooda ku jira oo lagu dumiyey.
@ahmedmoussa8841
@ahmedmoussa8841 4 месяца назад
Muuqaalkan u dira Cabdiraxmaan Bashiir
@sahroisse6228
@sahroisse6228 4 месяца назад
Anigu illaa 7 October shiicada waa taageeree rer falastiin dartoot waayo shiicada un baa taageerta rer falistiin sungii cuqubaa ku dhacdey
@adanibrahim7068
@adanibrahim7068 4 месяца назад
Abowe kor baa laga heystaa inta kale mareykan baa xukuma
@JABIRHANGULE-xu7gd
@JABIRHANGULE-xu7gd 4 месяца назад
Sheekhena sheekh umal ALLE HA XAFIDO. watgadkeena meel athag ayuu umada somalied uga aadanyahay madaama uu meshii laga khaldayay toosanayo xaqiiqatha dabta ahna ku hagayo si aan umada ulumin ALLE ithankiisa
@Z.Zatana
@Z.Zatana 3 месяца назад
Ilaahay fitnada aw islaamka dheh wado ha ka gabto . Muslim iyo chia waa wallalo . Cheick maahinee waa fitnawi umal ilaahay naarta ha ku fogeeyo.
@RodaDjama-z6m
@RodaDjama-z6m 4 месяца назад
Sallah wasallam❤❤❤❤❤❤❤❤ salman Sallah wasallam❤❤❤
@IsmaelnagueyehMohamed
@IsmaelnagueyehMohamed 4 месяца назад
Maaa.shaa allh ❤❤❤❤❤
@QodarAbdulahi
@QodarAbdulahi 4 месяца назад
Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam
@WerisIsman
@WerisIsman 7 дней назад
Yes
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 4 месяца назад
Shekh umal she dirir hakala Fogeenina muslimiinta oo u hiiliya falastiiniyiinta
@Jazari1998
@Jazari1998 4 месяца назад
Ikhwaanii sh Cabdirahmaan waa uu ka hadlay oo doraad baa la wareystay ee bal Video gaasna soo dhageysta
@Cabdiraxman-pg3mf
@Cabdiraxman-pg3mf 4 месяца назад
Masha allah
@cheikhamad2292
@cheikhamad2292 4 месяца назад
Machaallah
@hamsexuseen6528
@hamsexuseen6528 4 месяца назад
Ma shaAlaah shikh❤🎉
@Akfamly
@Akfamly 2 дня назад
Shicadu wa Muslim
@DahirMahamed-u5m
@DahirMahamed-u5m 4 месяца назад
Wat masantahaye ❤❤❤❤
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 4 месяца назад
❤ALLAHU ❤AKBAR ❤
@abbuujiilaani407
@abbuujiilaani407 4 месяца назад
Ilaahow umada ka qabo kuwa Yuhuuda macioda ah sida umusha
@AbdirashidFarah-ev3kt
@AbdirashidFarah-ev3kt 4 месяца назад
Mashaallah
@abdallasaid1232
@abdallasaid1232 4 месяца назад
Sheecada maanta hal saf ayan kuwada jirnaa ee ma is weydisay anaga oo suno ah meeqa firqo ayan lenahay 1:Isis 2:daacish 3:shabab Iyo kuwa badan ee umada hakula meereysan wax aan faido u leheyn
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 4 месяца назад
Adinkoo aya ah ayaa Shiicada safkula jira , yaadse ladagaalamaysaan ? Midda kale haddaad Shiicada kusoo dhoweysanayso inay Yuhuudda kasoo horjeedaan , maxaad ugu soo dhoweysan weyday Isis. Dacish iyo Alshabaab inay diidan yihiin, kana soo horjeedaan gaalada iyo dhaqankooda shaydaanka (dastuur iyo dimuqraadiyad)
@abdallasaid1232
@abdallasaid1232 4 месяца назад
@@lilcuzzwhitemoe xoolo ayad tahay Ee sidii qof weyn u hadal ama iska aamu tusale yar ayan kusiinayaa Reer Gaza deris waxa la ah dad suni la sheegta Sida ay ula dhaqmena waad aragtaa cida kaliya ee uso gurmatay waa shiico sida :yamen. Lebanon.iyo Iran ee indhaha kala fur
@abdallasaid1232
@abdallasaid1232 4 месяца назад
@@lilcuzzwhitemoe iskuday horta in aad fahanto qoraalka sheekhu dowlad gaalo ah ayuu ku hoosnool yahay taas ha ka hadlo dhibta meeshaas ka jirta shiico hanoo dambeysee
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 4 месяца назад
ADEER QORAALKA WAAN FAHMAY OO WAA SHEIKH SHIICO DIFAACAYA , IYO SHEIKH KALE OO SHIICADA EEDAYNAYA. LAAKIIN ADIGA WAXAAN KU WEYDIINAYAA :- 1. SHEIKHA SHIICADA UDOODAYA DAL GAALO KA TALISO AYUU JOOGAA KUMAADAN EEDAYN , HASE YEESHEE SHEIKHA SHIICADA EEDAYNAYA WAXAAD KU EEDAYNAYSAA INUU DAL GAALO JOOGO, BAL KA WARRAN CADDAALADDA NOOCAAS AH ? 2. ADIGU XOR MAKA TAHAY GAALADA IYO GAALA-RAACYADA AY GAALADU KUSOO RARTAY DHAQANKA SHAYDAANKA (DASTUUR IYO DIMUQRAADIYAD) , CALMAANIYADDA, ASHAHAADO LADIRIRKA IYO QABYAALADDA , MA UDOODAA , MA UDAGAALA NTAA KORYEELIDDA KALIMADDA ALLAH SWT IYO ISKUXUKUNKA SHAREECADA ISLAAMKA, MISE DHALIISHA SHEIKHA AYAA KULA GASHAY INAAD ISKA DHIGTO SIDII NIN GAALO IYO AGJOOGEEDA IYO SOO DHOWEYSIGEEDA KA SALIILYOONAYA ?
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 4 месяца назад
@@Seyroon1 EE MAXAY TIRSADAAN ?
@safiahussein8047
@safiahussein8047 4 месяца назад
Mashallah ❤❤❤🎉🎉🎉
@crisaaqxaajimuuse
@crisaaqxaajimuuse 4 месяца назад
waan ka xumahay in maanta aad meediyaha la soo fariisataan shiicada ma islaan baa ? kuwii aan la heen waa waxgaradkii ummada (celina umaqodna)
@Xirsiev
@Xirsiev 4 месяца назад
Waa runtaa. Dunida maanta science iyo alla diid kii iyo cilaaniyiintaa baa fara kulul kuhaya iyana intii muslintay bay isku hayaa in islamka lagu hayo iyo inkle duni nabigeedii dhintay dheh😂😂
@Liiloowe
@Liiloowe 4 месяца назад
SHIIKH CABDIRAXMAN BASHIIR OO AH CAALIM MUFAKIR AH OO CID KA CILMI BADAN AYSAN JOOGIN GEYIGA SOMAALIYA. ISAGA OO JOOGA MAREYKANKA AYUU KA HADLAY MOWDUUC KU SAABSAN SHIICADA. WAXA MAANTA UJAWAABAYA EE SIDII FIINTII UQEYLINAYA WAA CULIMADII WAHAABIYO OO IYAGU KU MIDEYSAN CIDII AAN IYAGA KA MID AHEYN IL LA COLAADIYO OO LA CEEBEEYO. MEELO BADAN IYO WADAMO BADAN AYAAD KU ARKEYSAA CULIMADII JAAMACADDA AL AZHAR WAX KU SOO BARATAY IN XITAA MASAAJIDII IN LAGA CEYRIYEY. TALADEYDU WAXEY TAHAY IN WAHAABIYO LALA XISAABTAMO
@My.fatherisHero
@My.fatherisHero 4 месяца назад
Sh UMAL KALASAAR RAAFIDADA IYO SHIICADA IYO 12CASHARIYA
@nacimaaxmed3692
@nacimaaxmed3692 4 месяца назад
Wanba wararay wll videoga warejinta kada cadi ha usocde
@AbdiRahimi-xo4eh
@AbdiRahimi-xo4eh 4 месяца назад
Asc sheekh umaal
@yusufmohamed6446
@yusufmohamed6446 4 месяца назад
Waan wareeray wllhi si ay wax u socdaan lama fahmayo, qof walbow illaahay iyo rasuulkiisa scw rumee, xataa ataakal yaqiin qolana ha raaciin wadaadadii dadka wax u sheegi lahaa iyagii baa iska dhamaan la
@Sarreye
@Sarreye 4 месяца назад
Wax baro
@Liiloowe
@Liiloowe 4 месяца назад
SHIIKH CABDIRAXMAN BASHIIR OO AH CAALIM MUFAKIR AH OO CID KA CILMI BADAN AYSAN JOOGIN GEYIGA SOMAALIYA. ISAGA OO JOOGA MAREYKANKA AYUU KA HADLAY MOWDUUC KU SAABSAN SHIICADA. WAXA MAANTA UJAWAABAYA EE SIDII FIINTII UQEYLINAYA WAA CULIMADII WAHAABIYO OO IYAGU KU MIDEYSAN CIDII AAN IYAGA KA MID AHEYN IL LA COLAADIYO OO LA CEEBEEYO. MEELO BADAN IYO WADAMO BADAN AYAAD KU ARKEYSAA CULIMADII JAAMACADDA AL AZHAR WAX KU SOO BARATAY IN XITAA MASAAJIDII IN LAGA CEYRIYEY. TALADEYDU WAXEY TAHAY IN WAHAABIYO LALA XISAABTAMO
@samsufi-t5f
@samsufi-t5f 9 дней назад
Walaal Firqada uu ka dirsan yahay Umul waa wahaabiyo. Iyaga mooye cid kale oo ey u ogalyihiin islaam nimada majiro. Shabaab iyo Ictisaam iyo magacyo badan bey ku shaqeestaan, Kitaabka ey wada aqristaan waa Uthulu thalaatha waxey ku qoreen ayaadkii mushrikiinta gabacdina u isticmaaleen muslimiinta.
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 2 месяца назад
Shiicadu waa Muslim.
@Cabdimxmed-mi7cz
@Cabdimxmed-mi7cz 11 дней назад
❤scw scw scw ❤scw scw scw ❤
@Isa-x9n3q
@Isa-x9n3q 11 дней назад
😮😮😮😮😮😮😮
@abdihashi9863
@abdihashi9863 4 месяца назад
Sh Abdi rahman Bashir Sheikh iyo Siyaasi Siyaasi ayu u badanyey
@KifaxHussen
@KifaxHussen 11 дней назад
Shiico waa muslim mujaahidiin alaha unaxariisto waana taageeraa waa ayo caranta sunidu sow kuwa fiirsanayo ealaalahayn latirtirayo anaa anaa shii ca ah umaloow aniga neirobi kuraaxeey sanayo oo ganacdadaha weeyn ah😊
@FaAGTe_FaAGTe
@FaAGTe_FaAGTe 4 месяца назад
Asalamu aleikum dhamaaan
@bAdvert
@bAdvert 4 месяца назад
Shiico anigaa arkay illaahay ha Soo hanuunsho
@bintuzahraa
@bintuzahraa 4 месяца назад
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Salafmedia. Muxaadaradaan ayadoo dhameeystiran noo soo dhig. Maxaad noogu kla jartay
@cumaryuusuf8881
@cumaryuusuf8881 4 месяца назад
Hadii ilahay qirayo rasulka qirayo scw wa muslim wixi inta ka dambeya alle shaqo kuleh
@CabdiwahaabAxmedyuusuf
@CabdiwahaabAxmedyuusuf 4 месяца назад
Diintaaa kugu yar soo baro diinta
@cumaryuusuf8881
@cumaryuusuf8881 4 месяца назад
@@CabdiwahaabAxmedyuusuf adiguna diinta baro waa kugu yartahaye
@CabdiwahaabAxmedyuusuf
@CabdiwahaabAxmedyuusuf 4 месяца назад
@@cumaryuusuf8881 waligaa marasad ama school maad tagtay mise cilmi ku dhagoolaad tahay
@warsameyaahoo7274
@warsameyaahoo7274 4 месяца назад
Barnaamijkan oo dhan halkeen ka heli karaa? i tilmaama Please
@mudayare2688
@mudayare2688 8 дней назад
Sheekhow illaahay dartii baan kuu jeclahay ee sheekhow anigu waxaan lasafnyaa shicada markii aan cadow wajahno
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 4 месяца назад
Ilaahaw xaqa nagu sug cilmi malihina
@CabdiJaamac-d6m
@CabdiJaamac-d6m 4 месяца назад
Aar waa yàabe aamus
@xamdiaxmed5598
@xamdiaxmed5598 4 месяца назад
Kuwa asxaabta rasuulka caayaa ma Muslim ah awal❤
@nimcaanadan5584
@nimcaanadan5584 4 месяца назад
Maya maya
@Rgarwaax
@Rgarwaax 4 месяца назад
Abdullaahi ibnu saba , yahuuddi
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 4 месяца назад
Plz lacagta carabta ee laaluushka jooji waxa taagan maanta ka hadal
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 4 месяца назад
Wr jaahilnimada iska daa shiico waa Muslim Maxey dilka ugu xukumeen salmaan rushdi mida kale ka waran carabta alshapaap ah ee falastiin iyo muslimiinta xasuuqiya
@bintuzahraa
@bintuzahraa 4 месяца назад
Intaa sheekha iska deyso orad quraanka macnihiisa soo baro oo adigaba cilmi yeelo waa iga talo
@AliLove-vr7zj
@AliLove-vr7zj 4 месяца назад
Sheekh umal su.aashan iiga soo jawaab nabi med sc w ma injir baa madaxiisa lagure?
@AbdullahAhmed-z7x
@AbdullahAhmed-z7x 8 дней назад
Ascww sheekhunaa? Suaal??? Sheekhunaa maanta iyo nafaca umadda bal cashar nooga soo diyaari??? الله يحفظ
@user-mb2ob6kg8z
@user-mb2ob6kg8z 4 месяца назад
Ila maanta dad banagaran shicada wayab oo qof weyn weliba rabizidnicilmu duniya wal akhira
Далее
How many can you smash?🍫 IB : Florin
00:19
Просмотров 2,9 млн
ОНА БЫЛА ПЕВИЦЕЙ🤪
3:13:12
Просмотров 1,1 млн
Xaqiiqada Shiicada || Sh Maxamed Cabdi Umal
45:09
Просмотров 23 тыс.
Sh Dirir┇► Afkaarta Shiicadu Aamisan Tahay
27:57
Просмотров 85 тыс.