Тёмный

Shiicadu Asalkeda Wa Yahuud Arima Muhiim Ka Ogow Asalka Shiicada~ Sh Umal 

Islaam Media
Подписаться 48 тыс.
Просмотров 6 тыс.
50% 1

Channelka Rukumo oo "Subscribe" ku dhufo si Hesho Qisooyinkii iyo Muxaadaroyinkii Uga Dambeyey ee Culimadeena ino so Gudbiyeen, lana wadaag "Share" walalaha kale.
© Islaam Media ⦙ 2022 ⦙

Опубликовано:

 

12 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 70   
@Ilhansweet
@Ilhansweet 10 часов назад
Sheekh umal ilaahay haku xifdiyo aduun iyo aakhiro adiga iyo culimida kale
@mohamuti6928
@mohamuti6928 2 дня назад
Subxana Allah , Sheikh sacudiga yay ku wareerinin, Maanta Islamnimada waxay kusoo hartay Shiicatu Rasulilah
@abdaleali609
@abdaleali609 День назад
100% wd sxnthy
@ibrahimdekow
@ibrahimdekow День назад
Runta
@CabdulahiXariir
@CabdulahiXariir День назад
Sheikh maxamad cabdi umal Allah haku xafido wllyal Sheikh ha caayina cilmi iyo aqon malihidine Sheikha afka kal33xiya mida kale shiico khaasatan raafiddo waa gaalo waana raga caabuda cali r.c waxayna caayaan hooyaden caa'isha abuu bakar cumar iyo zaxabadi nabiga scw
@axmedqale2283
@axmedqale2283 2 дня назад
Suni iyo shiico midna quraanka laguma sheegin adiguna waxad kasheekaynayso waxba kama ogid waa lagusoo dhiibay
@mohamedomar1363
@mohamedomar1363 2 дня назад
Beenaale waaye meel uu nabiga عليه الصلاة والسلام meel uu ugu digay umadiisa shiicada sheeg , sacuudi iyo imaraad iyo dhaqalaha kuwa siiyaan
@ibralovechannel1340
@ibralovechannel1340 2 дня назад
Masruuc sacuudi
@LukmanAbdile
@LukmanAbdile 20 часов назад
Xiligaan muslimiinta inlakala qeeybiya macna masameeyneeysa ee sh sigundheer haa loofikira
@cabdisalancabdullahi1975
@cabdisalancabdullahi1975 День назад
Umal shaqo la, aan ayaa heyso I am muslim suni somali I say viva shiica waa muslim dhab ah ma,? Carab ta sahaayinada ayaa muslim ah maya waa gaalo
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi День назад
Subxaanallaah Subxaanallaah Allow xaqah u hiiliya
@halimos295
@halimos295 День назад
Yaa shiek is skin bleaching halal or haraam and why you bleached your skin
@ismailadan556
@ismailadan556 2 дня назад
Maashaa Allah
@adidey82
@adidey82 2 дня назад
Great history thank you sheikh
@CabdinuurAxmed-s5f
@CabdinuurAxmed-s5f 5 часов назад
KA Muslim ahaan ayagaa na xiigaan wanna taageereynaa shiiaoow
@LukmanAbdile
@LukmanAbdile 20 часов назад
AAWAY SUNIGA AAD SHEEGEESID IMAARAAD KA IYO SUCUUDIGA IYO MASAR MA SUNIYAA?
@AbdullahiSheba
@AbdullahiSheba День назад
Muxaadaro sanado ka hor ayaa hadda nooga dhigeysaa wax hadda ah war isku dirka joojiya
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 День назад
Sheikhow bal ka waran Sacuudiga iyo Khaliijka caawinaada ee u sameeyeen walaalahooda Falastiin iyo Masar iyo Rafah
@cawilduale9889
@cawilduale9889 День назад
Afahayenka israiil afakhay aya wada tihiin idinka iyo sucudiga
@cabdisalancabdullahi1975
@cabdisalancabdullahi1975 День назад
Shiico waa muslim ee muslimeynta ha gala saarina ruux kasta o laa ilaaha illaaho muxumada rasuulu llah waa muslim dhab ah ilaa qofta yahuuda iyo nasaaro garab u noqda mooyee
@zamzamdaher2490
@zamzamdaher2490 2 дня назад
Inbn sina ayaa tahay
@NunuAla
@NunuAla День назад
Benale
@AbdiQadir-j5g
@AbdiQadir-j5g 2 дня назад
Waxbaa kajira
@abdiabdullahi3108
@abdiabdullahi3108 2 дня назад
War kan dadka ka amuusiiya. Yahuud waxa ah madaxda carabta
@Iimaanaxmed-p6l
@Iimaanaxmed-p6l 21 час назад
shiico diin malaha waa niman diinlawayaal balaayo ha aragtee
@zamzamdaher2490
@zamzamdaher2490 2 дня назад
Umada islaamka ah ee lalaynaayo miyaad ka hadashid doofaaryahow
@Cabdulahinur227
@Cabdulahinur227 3 дня назад
war shiico wx ay yahuud yihiin malahan wax lasoo dhaafay kasoo tag hada waa muslimiin yahuuda meel naga saa raayo oo lada gaa laayo waana gee siyaal uqalmo in dunida ay maa mulaan ee afka kala baxa shiico ma waxaa sheeg taan maad wey deen uf uf uf uf doqomo wan gara neyn
@AbdirahmanMohamed-qb4su
@AbdirahmanMohamed-qb4su 3 дня назад
Asalkeda uu ka hadlaa sheeqa
@kimu24june
@kimu24june 3 дня назад
Intey yahuud ayeey igacelinayan aad leedahay adiga dhulka aysan kula jarin
@omarhussien8958
@omarhussien8958 2 дня назад
Miyaadan ogeyn in Wahabiyada tahay qeyb zionstaha ka mind ah?
@Cabdulahinur227
@Cabdulahinur227 2 дня назад
@@kimu24june dad waxaa tihiin quraafad been ah lagu aqriyay waan ogahay waxaas oo dhan waxaa idin ka dhaa dhiciyay dad neceeb uqaba muslimiinta shiicada ah lkn taasi wax uma dhimeeso shiico sharf tooda iyo karti dooda guul shiico yahuuda hajabto
@Cabdulahinur227
@Cabdulahinur227 2 дня назад
@@omarhussien8958 waxaas ima maraa yaan ani shiico waa muslumiin gee siyaal ah oo yahuuda lada gaalaa yaan shiico waa gee siyaal ilahey jannatul firdow haka waraa biyo Aamiin
@axmedcali9128
@axmedcali9128 3 дня назад
Firqo firqayntan islaamkadhexdiisa iskadaa xageed wax kusoo baratay bilaa sheekh
@omarhussien8958
@omarhussien8958 2 дня назад
Wahabigan isagaa yahuuda taageero...Waayo beryahan oo shiicada muslimka difaceyso ayuu aflagadeeyaa?? Umal waa cadawga islaamka waana Jaahil...Ha dhegeysan dameerka nabiga caayay!!
@Ahmedinho2022
@Ahmedinho2022 День назад
Beentaa ma ahan sxb
@husseinsheikh8269
@husseinsheikh8269 15 часов назад
😂😂😂😂😂
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 15 часов назад
Sxbayaal Waxaa Is Weydiin le, Maxaa Soo Kiciyey, Niman kii Wahaabiyada, Bal Eeg Umal , Shible, Mid kale oo Maalin Dhaweyd Arkayay Lahaa, Yaanla Odhan, Nasrolah Yaan La Odhan Allaha u naxariisto, War La qabaa Xiiso Maleh ,Umalow Masheuucii Saudi Ee Timirtu wuu Soo Dhamaadey, Ma Joogto Maanta , inla kala Qaado ,Suni Iyo Shiico😮
@yuusufbaxaar109
@yuusufbaxaar109 День назад
Waxad shegeyso diin maha ee waa sheko lagusodhibay.
@axmedcali9128
@axmedcali9128 3 дня назад
War ninkan balaygiisa biyaha kujira ayuunbuu budh ladhacaa isaguunbaa isqoynaya war xaga gaalada miyuu kabaqaa
@alihaji9416
@alihaji9416 3 дня назад
Dagaalka yahuuda iyo reer falastiin maxaa ka gashaan Shiico warkeeda iska daayee misse in yahuud lala dagaalamo ayaa idiin dhibayso
@abdaleali609
@abdaleali609 День назад
Wn tn la ybhny wlh😂😂
@AbdinasirAbdikafi
@AbdinasirAbdikafi 20 часов назад
Beenaale sheekh ma aho
@LukmanAbdile
@LukmanAbdile 20 часов назад
Wahaabiyiinta ayaga muslimiinta umbay laayaan
@alicusman6782
@alicusman6782 9 часов назад
Sheikh kani maa ahan . Waa basasinta sucudiga wax uu kala socodo adunka maa jiiro . Wakase suucudiga wax haa Sheego. Kuwa carabta sheeganayo ee islamka lugooynaya aya yahuda . Beenale . Wahabiyo waa cadawga islmamka . Wahabiyo waxa sameyay mareekanka iyo yuhud.
@FatxicumarFaqi
@FatxicumarFaqi 3 дня назад
Waan shakiyay , maxaa markii dagaalka b/dhexe uu bilaabmay, aad uga hadashaan shiicada, Xiligaan waxaa loo baahnaa in islaamka la mideeyo,oo gaalada iyo wxy umada islaamka dhibta ku heyso ka hadashid.firqo firqo iska dhaaftid.
@omarhussien8958
@omarhussien8958 2 дня назад
Wahabbi& Zionists waa isku xisbi....eeg xiriirka GCC& Israel? Umal waa shaqaale!!
@FarahAbdiali-t9y
@FarahAbdiali-t9y 2 дня назад
Kuwan waxay la shaqaystaan yuhuuda wwahaabiyadu waxay difaacaan yuhuuda iyo madaxda carabta
@watchwithme4303
@watchwithme4303 3 часа назад
Nio ani mesha ku yaabay ayan taaganahay shiico waa yahud kulaha adigana maxa tahay marka muslinbaaa wale maya matihid
@FarahAbdiali-t9y
@FarahAbdiali-t9y 2 дня назад
Idinku ma islaamka ayuun baad ka hadashaan marka yahuud lala dagaalamayo wahaabiya
@zamzamdaher2490
@zamzamdaher2490 2 дня назад
Beenaale Reer sucuud ayaa kusoo dirsaday
@xogmalxarandid9369
@xogmalxarandid9369 День назад
Wahaabiyo tagfiir khawaarij ah ayad tahay shiicana adiga yahuud uga dhaw sa yahuud Aya samaysatay wahaabiyee si ay ugula dagaalaan islamka sunigaa wahaabiyo waxay dilaan oo qarxiyaan WA islamka sunigaa kaliya
Далее
4 Year Sibling Difference! 😭 #shorts
00:11
Просмотров 11 млн
Day 1 | IEM Rio 2024 | Playoffs | КРNВОЙ ЭФИР
7:04:51
Baro Salaadii Nabiga (NNKH) D 8aad Sh Maxamuud Xaliike
37:06