Тёмный

Shirka Jaraid ee Madaxweyne Farmaajo iyo uhuru kenyta 2019 

Somali National Television
Подписаться 762 тыс.
Просмотров 12 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

31 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 86   
@libandaacad1274
@libandaacad1274 5 лет назад
Waxa ugu muhiimsan hadalkan 1 in lasooceliyo duulimaadki Muqdisho to Nairobi 2 in saraakish dowlada somaliya ay visaha ka qaataan Garoomada kenya 3 Mw Farmaajo oo yiri Arrinta ICJ masaameyn doonto xariirka taas oo cadeyneysa in aan taa laga wada hadlin Soomaaliya ha is raacdo in sha allah.
@zamzamhadafow7741
@zamzamhadafow7741 5 лет назад
Walalkey aniga ma aqan English waku mahadsan tahay madama ifan sisay wan cabsanayay in bada lagu dha meynayo af garan aya moday thanks
@safiaali9957
@safiaali9957 5 лет назад
well Mr uhuru kenyatta since you called him a brother and since he accepted your invitation to come to take a part of the conference. don't know what to say really. hope this meeting is successful it's what it's viva N&N qaranimo 🇸🇴👏🇸🇴👏🇸🇴👏♥️
@abluqmanchannel3392
@abluqmanchannel3392 5 лет назад
Guul iyo gubanimo madax weyne faramajo horay u soco dhalinta somali yeed ayaa ku taagersan
@aminajjama4288
@aminajjama4288 5 лет назад
Ilahay hanoo xifdiyo madaxdeena wadan keena
@mukhtarhajji7265
@mukhtarhajji7265 5 лет назад
Amiin
@topskillstv8456
@topskillstv8456 5 лет назад
Guul somalia nabad iyo nolol hadee kenya nawada garate anaga waan sodhawenena lkn mayeleno gundinimo
@Diidnay
@Diidnay 5 лет назад
dowlad shacabka u adeegeyso wxaa lagu yaqaan sida mida hada heysano marka eey hishiis galeeyso wxeey muhiimada saaraan 1 )shacabka iyo baahiyihiisa 2) dalka iyo ilaalintiisa 3) sharafta iyo qabka shacabka . thks m d farmajo 2021 shacabka hadan nahay waan kuu codeyneynaa
@umusheikhabdalaikhyaar2082
@umusheikhabdalaikhyaar2082 5 лет назад
Mohamed Mohamed xaqiiq Wllo Allaah swt hano Barakeeyo No Xafido Madaxdeena dhamaan inta wanaagsan Dalka iyo Dadkaba u taagan iyago isla socda wada faraxsan isla shaqeynaya dadalkooda sii labo jibaray 2021 Allaah swt hayno so cesho waan u Duceynaa markasta Waan ku Daalnay Dalkeena iyo Dadkeena melkasta dadlka gudihiisa iyo Dibadiisaba ku wareersan subxanallaah
@ebraaheemmuhumed4503
@ebraaheemmuhumed4503 5 лет назад
This is another victory for Farmajo
@moutalibibrahim1525
@moutalibibrahim1525 5 лет назад
Am Kenyan and Proud
@liibaanabdiweli8514
@liibaanabdiweli8514 4 года назад
Masha allah waa wadanka aan kujoogno xuriyaad fcn alxamdullilah
@abubakarsadikabdifarah6637
@abubakarsadikabdifarah6637 5 лет назад
Kenya and Somalia are brotherly nation and they should agree and solve the misunderstanding amicably
@maxxammedhus.468
@maxxammedhus.468 5 лет назад
Abubakar Farah if the ICJ deliberates the case is not amicable for Kenya, so what is their Amicability for mr. Kenyatta and ms. Juma? Did they tell you that? They did not tell us. Somalia president’ speech was not ambiguous and was very clear as a broad day light as he concluded “ bilateral relations between the two countries with out any implications to the bending case at the ICJ period.
@haroonahmed2314
@haroonahmed2314 5 лет назад
Markaad adiga is sharafto ayuu aduun weynaha ku sharfaayaa. Well done Farmaajo. I salute you. 👏👏👏
@Goobaanle24
@Goobaanle24 5 лет назад
I am very glad with the leadership of HE president Farmajo. Let’s give him 20 years to make our country great again like Kagame did for Rwanda. Changing leadership every 5 years is not necessary in Somalia as We’re in recovery process now . We can’t hold elections every 5 years , it is waste of time and money for us . Let’s wait until our country becomes more stable in terms of politics, security and economy so that we can be like any other country and hold federal elections every 5 years. I suggest we only hold regional elections every 4 years but leave the current federal leadership in place for at least 20 years . Somalia needs a massive reconstruction. Our institutions need to be rebuilt and reformed from almost zero so let’s give this current federal leadership a chance to do more for our country and our people.
@abdi123abdulahi8
@abdi123abdulahi8 5 лет назад
Masha allah❤❤❤❤❤❤
@nuuriyamohamed7935
@nuuriyamohamed7935 5 лет назад
Mashaallaah mashaallaah mashaallaah guuuul iyo gobanimo jazakalaahu kheyr faramaajo alah kuxifidiyo guush geesiAfrika iskaleh inshaallaah aamiinaamiin aamiinaamiin aamiinaamiin inshaallaah aamiinaamiin
@aishakuus60
@aishakuus60 5 лет назад
ALKULUUSTE HUURAALE KENYATA ABBAHAAGII DHAGAX AHAA NACALAA KUYAAL WE WILL NEVER BE BRO
@istahilyusuf321
@istahilyusuf321 5 лет назад
Maasha Allah tabaaraka you well come our president Mohamed cabdulaahi farmaajo 💚
@neecaawm8583
@neecaawm8583 5 лет назад
ALLAH HANOO XAFIDO DOOWLADEENA WAQTI KASTA AMIIN
@Abdulrahman-oi6xe
@Abdulrahman-oi6xe 5 лет назад
S NTV MAXAAD UGU TUURJUMII WEYDEEN AFKAA HOOYE SIDAAD U SOO DURJUNTEEN HADALKII RW EE FAN MARKASTOO MADAXDUU HADLEYSO WAA INAAD NOOGU TUURJUNTAAN SOM WEYNEYAAAA AFKA HOOYO INSHA ALLAA
@maxxammedhus.468
@maxxammedhus.468 5 лет назад
Wعبدالرحمن/ Abdulrahman Walaal waxaa loo turjimi waayay in dadka qaarkood dhahaan Tujumaada Somalida weeye hadalka laakiin English ka saas ma aheen, waayo dad xanuunsan ayaa marmarsiiyo loo diidayaa
@Abdulrahman-oi6xe
@Abdulrahman-oi6xe 5 лет назад
@@maxxammedhus.468 HAAAA SHUUGRAAN ILAAHAY WAXAAN KA BERYEYAA IN BOOHODAAA KAA MASAXOO QAABILKA AADUNYADII BAA WLLO INAGA YAABTEY SALATU LAYLKAAN WALAHAY UU DUUCEYAAA OO SOM ODHAAN UU DUUCEYAAA ILAAHAY NAASII CASIISAA HAA INOO SOO ROOGO ILAHAY XAAQA HAA INAGU DIILO ILAHAY ADUNYADA DHIIBTEDAA HAA INAGA NAABAD GEELIYOO AAMIIN WLLO JZKHJZ
@AhmedOmar-hz7lt
@AhmedOmar-hz7lt 5 лет назад
Président Farmaajo libaax wa u dhalasho haybada iyo aqoonta Nooloow
@safiaali9957
@safiaali9957 5 лет назад
masha Allah aaway .mucaaradka Kenya u kala carari jiray
@calideeq12379
@calideeq12379 5 лет назад
Ka nax oo nafta wa... ninki laga saxdoo ha saxen...🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@waqtilumis4094
@waqtilumis4094 5 лет назад
Waxaan ku farxay hadalka madaxweenaha federaalka Somalia Kenya ayaa kasoo dabacday cadaadiskii ay ku heesay waliba madaxweenaha wuxuu ku adkeestay arkinka bada wali waa sideeda maxkamada ayaa go,aankeeda leh laakin wixii kale oo lagu dhibaaye fiisaha iyo wajeer wuxuu ku dhawaaqay in somalida laga joojiyay sida in fiisaha dadka soomaaliyeed hada kadib eelboorka ayee ka qaadan doonaan sida wadamada kale wajeerna diyaarada muqdisho ka baxdo Nairobi ayee toos u tageesaa isbuuc gudahiis
@aliabdi3816
@aliabdi3816 5 лет назад
Waa mahsantahay sharaxaada
@xaajibalmacruuf7298
@xaajibalmacruuf7298 5 лет назад
kenyatt maxuu sidaan dhan ugu faraxsanyahay
@xaqdarowaran8822
@xaqdarowaran8822 5 лет назад
dadka somaliyeed waa inay barteen Diplomacy yada meeshan Bad lagama hadal waxaa laga hadlayey i su soo dhawaashaha laba dal maanta somali badan baa ku nool xeryaha qaxootiga kenya waliba ISLI sida dared waa in halkaa la ega somaliya way diidi kartaa lakin danteena ayaa ku jirta maanta halkaa na dhigtay inay KENYA na hawaysato Lakin Bad iyo wixii lamaida lagama hadal yaan umada Khald lo sheegin
@awoahmed2337
@awoahmed2337 5 лет назад
Guul Somalia 🇸🇴 nabad iyo nolool
@mamma6900
@mamma6900 5 лет назад
Guuuuuuul dowladeena inshallaaah
@abdisalamabdullahi4026
@abdisalamabdullahi4026 5 лет назад
Congratulations. Kindly work together for the mutual benefit of both countries.
@shukri5699
@shukri5699 5 лет назад
Maashaa allah madaxwayne farmaajo ilaahay hakuguuleeyo walaahi waa guul wayn oo lagu farxo ilaahaw dalka noo dhis
@aminajjama4288
@aminajjama4288 5 лет назад
Aamin yaarabi
@ciidchanale2136
@ciidchanale2136 5 лет назад
Farmaajo guul
@ysooyaalka6172
@ysooyaalka6172 5 лет назад
Wallee Farmaajo waa siyaasi aan la dheyelsan Karin. Uhuru brother, brother, brother ayuu ku waashay markii Farmaajo uu loodin kariwaayey, diyaassaddii qarda jeexa ahayd ee Kenyana ay meel gaadhi weydey. Guul Soomaaliya, guul, Farmaajo/Kheyre.
@godblessallofus4233
@godblessallofus4233 5 лет назад
God bless you our president Mohamed Abdullahi farmaajo if we are Somali people we welcoming agree normalize relationship between two brothers nations Kenya and Somalia if we are horn Africa people we need peace fightin enough is enough thank Mr President
@quluubwanaagsan5178
@quluubwanaagsan5178 5 лет назад
Warkaas Aniga mafahmin Farmaajoo iska ilaali dabinta Uhuura Kenya
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 5 лет назад
WALAASHAA U SHEEG BROTHER DAMBE KAAMA RABNO DAGAALKA SII WAD. LKN TANI WAA GEBAGABADI AXMED DHUXUL GATE HALKAAS QODOB WAA OK.
@amime2795
@amime2795 5 лет назад
Wlh, #thuma wlh madaxweynahena wan tagersanahay 😂😂😂🇸🇴🇸🇴🇸 🇴 #xamarwardhigley
@Mayurbushti18
@Mayurbushti18 5 лет назад
Uhuru said first of all I wanna thank my...... Wife lol
@neecaawm8583
@neecaawm8583 5 лет назад
MADAXWEYNE MALAGU CEEJIYAY SHEEKADAN WEEY IGA DEGI LA DAHAY
@maxxammedhus.468
@maxxammedhus.468 5 лет назад
neecaaw m Why ay kaaga degi la da Hay?
@maxamedmuuseali5421
@maxamedmuuseali5421 5 лет назад
gaalka dil gartiisa neh siii walee waxaa la garay siyaasad aan la jaanqadi karno aduunka
@therealworld4576
@therealworld4576 5 лет назад
Maxamed muuse Ali 🤨
@neecaawm8583
@neecaawm8583 5 лет назад
MAXAA KA YERSIYAY WALAL KEEY FARMAAJO SOOMAALI BAAN NAHAY SHAKIGA AYAA NAGU BADAN 30 AYAAN DAGAAL KU JIRNAY EE QANCIN NOO SAMEEY
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 5 лет назад
ARRINTA BADDA SXB FARMAAJAA SOO HADAL QAADEY DAQIIQADA UGU DAMBEYSAY WUXUU YIRI WAA IN AYSAN IS SAAMEEYN DACWADA ICJ EE BADDA IYO DANEHEENA KALE SIDA GANACSIGA DUULIMAADYADA IWM.
@umusheikhabdalaikhyaar2082
@umusheikhabdalaikhyaar2082 5 лет назад
MUDANE SOOYAAL xaqiiqdii wuu cadeeyeey waxay ku heshiyeen iyo Arintii Badaba Masha’Allaah Tabarakallaah Madaxdeena Allaah swt Ha barakeeyo Uhuru wuxuu arkey In aan hadalkiisa cadadiskiisa mel gareyn marka isaga iska so rujucay Hadu rabana sidiisi buu beri ku labanayaa Balse Arinkii Bada waa lama tabtaan badeena iyo berigeena iyo Dadkeenaba waata hada waxkasta ku dhawaqay xitaa visa yiri airport ka dhaxqadaneysaan wajirna hal isbuuc kadib lama marayo yasaas u diiday Tuug waxa u islahaa ha jilcaan madaxda Balse kuwaan waxaa la yirahdaa waxaas dhan ka dhagool howshoodey wataan Masha’Allaah Allaah swt hano deysto dhamaan Madaxdeena wanaagsan melkasat ay kala joogaan Allaahuma Aamiin
@halimajama1240
@halimajama1240 5 лет назад
Maansha Allah my dear president! Way to Alelehe waad u qalantaa inaan 4 sano danbe iyo in kabadanba aad na hogaamiso. Somalia great again!!!
@abdulqadiraj
@abdulqadiraj 5 лет назад
Waata Sharaftu Iyo gobanimada Iney qaali tahay waa Baahanahay baqti looma cuno ayaalayiri waa lagaa xishoon markuu madaxada sareeyo ganacsataduu la kulmay waalasoo caraaray midakale dhinacana hawada iyo bada qariirada aan kaga jirno waxaan awood u leenahay inaan ka xirni Carab iyo gaalaba kenya taa ma igtihin dhoohanayaal soomalaay
@Diidnay
@Diidnay 5 лет назад
horta wax walba uu uhuru ogalaaday wxey ahayen arimo caadi ahaay oo ey ayaka siyaasadeyen wxaan rajeyna si taas eey dib ugu soo celiyaan inaan waxba xageena laga ogolaanin mida kale jawiga cadisa haku soolaabto lkn il gooniya halagu eego kenya iyo afareheeda iyo daba dhilifyadeeda .w idn slmy shacabka somaliyed
@mohamedhussein990
@mohamedhussein990 5 лет назад
MD farmajo waa geesi qaran uhuru ayuu hortiisa uga sheegay inaanay waxsaamayna kulahayn xidhiidhka arinta ICJ halkaas oo uu ugu quus gooyey inan arintaa wada hadal ka furnayne waxyabaha kle ee inaga dhexeeya ka wada shayqayno lkn Waxaa dhib ah siyaasiyiinta xanaaqsan ee ay dawlada u thy duqda wasarada arimaha debeda ee Kenya taas oo been aduunka tusta iyo mucaradka oo ay ogtahay inay warkeeda gaadhsiinatan shacabkooda.
@omarmlmmmlemirlmmmomm9379
@omarmlmmmlemirlmmmomm9379 5 лет назад
"Respect" we (Somalian) welcome it. Other than that "NO"!
@isxaaqmohamud9524
@isxaaqmohamud9524 5 лет назад
Aniga suaal ayaa qaba maxa uhuru oo faraxsanyahay aniga waan shakeyeey waxa miisha ka socda
@abdulmoaw6333
@abdulmoaw6333 5 лет назад
Isxaaq Mohamud dharkaaga ka carar hadii lawada hadlo maxaa lagaa qaadaa afkiisa ayuu ka hadlaa mise mucaarad ka ayaa ka xun tahay in xaal kooda uu xunyahay
@hamseiidle7016
@hamseiidle7016 5 лет назад
Fiiri waa adiga leh muxuu u faraxsanyahay ee bada ma Kenya lahayd waa inaa fahano marka hore cida sharci darada ku socota
@allahadoonkiisiiayaanahay27
@allahadoonkiisiiayaanahay27 5 лет назад
Farmaajo wax buu ka tanaasulay sidii aan ku naqiiin daciifnimi ayaa muuqda iga hubi in aan badayaadiii aaysan noqon wabigii soo fatahaayay ee la xiray ee hada qoryaha iyo ciidanka isku baday
@daljaceldadjecel9932
@daljaceldadjecel9932 5 лет назад
Hashakin dhagaysk hadalka oogundanbeyl madax wayanaha farmajo waxbana kama quseyan dacwda bada hashiiskeena
@ayanmohamed1677
@ayanmohamed1677 5 лет назад
Maansha Allah madaxwaynaheena aloow noodaa. Markuu kumariwaayay ayuu soodegay. Vivo farmajo. Tuugada iyo caado qaatayaasha nooga ilaali wadanka
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 4 года назад
Amissom are you afraid of it?
@dooyowgymofficial8212
@dooyowgymofficial8212 5 лет назад
Badda somali sisab ku qaadi raba uhuru saas macquul ma'ahan
@mukhtarhajji7265
@mukhtarhajji7265 5 лет назад
ALLAH (GOD) has chosen us. we somalis and kenyan to be neighbour. Why r u all after these bad situation while looking at someones issue and neglecting the common needs of both nation
@hochagno7738
@hochagno7738 5 лет назад
What's it's the return how much does it cost for somalis so far we know Kenyans offered visa on arrival & direct flight and this what we don't what did somalis offered before we know we can assume it must be very pricey in that case that need to shed some light
@tufaaxmuuse3143
@tufaaxmuuse3143 5 лет назад
War mxd noogu turjimiweydeen
@abdi123abdulahi8
@abdi123abdulahi8 5 лет назад
🤗🤗😂😂😂😂😂
@yasinosman246
@yasinosman246 5 лет назад
waxan qudbada dhagaystayba waxa ku nafisay waa inanay wax samayna ku yele dacwada
@isxaaqmohamud9524
@isxaaqmohamud9524 5 лет назад
Hala turjumu hadalka
@Afalaa
@Afalaa 5 лет назад
War Dalkii Somaliya ma United Kingdom ayuu isku badalay, mise Afki Hooyo ayaa la raba in dalka laga cirib gooyo. Siday ku dhacday in Somali national tv aynan turjumin. Miyaynan jirin dad turjumi kara labada madaxwayne qudbadooda. Hadaba waxaan diyaar u ahayn in la ii shaqaalaysiiyo. Resume: -Sadax shahaado (degree). Waxaan ka hadli doona marka an kugudo waraysiga shaqada. - Afar luqadood ayaan si casiis ah ugu hadlaa , qoraalkana iskaba daa. - basaboor Maraykan ah o baar qab ahna wan sitaa.
@mamma6900
@mamma6900 5 лет назад
Amiiion allaha no xafido dowladeena allahana ka qabto cadawga amiiiin
@igudulqaadowaxaanahay3601
@igudulqaadowaxaanahay3601 5 лет назад
FARMAAJO LAACIBKA MESSI MAA KAA FCN C. RONALDO OO KA DHEER UU DHULNA KU JIIDAY. XARIIFKAAN UGAALI ISKA SOO BADIAYAY SANKA TUUN DHEER UGU RID
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 4 года назад
Big dog get the hell out of here
@aliabdi3816
@aliabdi3816 5 лет назад
Maxaa u fasiriweyseen
@calideeq12379
@calideeq12379 5 лет назад
Qofki aan Ingrisi famyn waxan u shegaya in hadalki u yiri Mdx kiinyata cadeyey in ayno ka adkaney Kenya. Hogameyhena Barakeysan Maxamed Cabdillahi wuxu ku adkeystey in maxkamdi meeshadi ahaneyso. Guul dalkeena iyo dawledena sharafta iyo karamada.
@wzupppp
@wzupppp 5 лет назад
kenyatta is a smart politician wallahi
@waqtilumis4094
@waqtilumis4094 5 лет назад
Well our farmaajo is more smarter than that of yours we know how to play games we Somalians existed in region more than your country we are getting closer to get it back and complete our mission to achieve United Somalia of all the territories that we lost during colonial powers divided us and give parts of our land to Kenya and Ethiopia we Somalians we are working hard to get our north frontier district from Kenya and ogadenia from Ethiopia thanks to god.
@wzupppp
@wzupppp 5 лет назад
@@waqtilumis4094 is deji sxb 😂
@waqtilumis4094
@waqtilumis4094 5 лет назад
Is it part of your games to use ethnic samali against Somalia to achieve your goals. well don't wait long our response to that very soon.
@waqtilumis4094
@waqtilumis4094 5 лет назад
@alex B. well that is none of your business. When your are Kenyan it's shameful to talk about building country while you don't have any constitution i don't know what kind of country you are talking about in the case of Somalia we are stable in our sense well developed no debt from China everything is new our future is promising. Young generation tow star army officer working army depot well trained in Turkey.
@waqtilumis4094
@waqtilumis4094 5 лет назад
@alex B. i hope so Kenya to be among those with all most half of the youth unemployment luck of security
Далее