Тёмный

Shock And Block Film Qiso Dhab Ah 4k Video 2020 

Hubaal TV
Подписаться 87 тыс.
Просмотров 378 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 199   
@barjama9526
@barjama9526 3 года назад
Daacad Ma hungoowdo Walahi subxanalah. Beenta dhibaato badanaa
@abdiazisabdilahi8174
@abdiazisabdilahi8174 3 года назад
Flinkan caawalee dijrsaday wlhy waaavflin aaad ucajiiba lakin qaybta laabaad noolazoo dhalhsada zzbayaaal mahadasanidiin 💓💓💓💓
@leilania.khalif113
@leilania.khalif113 3 года назад
CFC
@abdiazisabdilahi8174
@abdiazisabdilahi8174 3 года назад
@@leilania.khalif113 what,
@ilhanmuse1232
@ilhanmuse1232 3 года назад
Xaqiiqda dhabte kajirta bulshada somaliyed weeyi Wonderful film keep going
@hamdi592
@hamdi592 3 года назад
Filim Qatar So badiya👍😘
@samatarmaxamed4119
@samatarmaxamed4119 2 года назад
Aniga jacaylkayga hadi ankawaramo filimanta adunka ugu qalisan aya laga meteli doona insha alla dhawan
@mariaofficialchannel3599
@mariaofficialchannel3599 3 года назад
Waaw filim wa nice wlh qebta 2 nosoo bobsiya. Gabdho adinkana shekadan jojiya wilasha lacagtoda haqadanina adinkoo rabin plz kk
@mubarakmohamud5522
@mubarakmohamud5522 3 года назад
Sax gabar sidana dumar Ku hadhey Weli isman laheyn Manshallah
@abdulldegea3222
@abdulldegea3222 3 года назад
Naag lacag habasinin hadey codsaneyso koley.
@nashaadabdullahi9414
@nashaadabdullahi9414 3 года назад
I like this vedio😊
@aniisaciise1558
@aniisaciise1558 3 года назад
Filimada sidan ah soo badiya
@AAa-il6sy
@AAa-il6sy 3 года назад
Pilse fimka waa ka helya inta hadhay nos dhameya🥰🥰👑👑🙏🙏🙏
@abdiqeys1485
@abdiqeys1485 3 года назад
Nice film🇸🇴
@galadomar2121
@galadomar2121 4 года назад
Kkk block ta ha socoto keep going bro sharma film kaaga dhag waye
@aryanali6527
@aryanali6527 3 года назад
Dhalinyartu kharash Bay is galiyeen iyo wakhti waa in ay helaan10m views let's go
@amiiraxmadhaaji6978
@amiiraxmadhaaji6978 3 года назад
Dhab miyaa
@hajirdalaal3028
@hajirdalaal3028 3 года назад
Don't be easy Don't trust everyone......! Alhamdulillaah for the first impression I can tell
@hargeisacadey8855
@hargeisacadey8855 4 года назад
masha allah hore u socda wllo lkn gabadha filim ayaa matalaysaa plz camerada ha eegin jilniin ayaa ku jirta waa iga talo
@llaetomedabdullahu3092
@llaetomedabdullahu3092 3 года назад
Asc
@llaetomedabdullahu3092
@llaetomedabdullahu3092 3 года назад
Xld
@jookarkamadow9006
@jookarkamadow9006 3 года назад
Naag kaasi jeeda ucalaacal waadhib Hadaan agshan yar aan kadareemo Oo diidma ah meeshan uga dhaqaaqi lahaa
@haniabdirahman6552
@haniabdirahman6552 3 года назад
hadaaad jaceshahey wlhi kuma dhacdid waayo adeer qalbiga ma xukuntid 😂😂😂😬
@ruqiyaali5279
@ruqiyaali5279 3 года назад
Masas miya dhamdku
@sumayoabdirisaqjama6403
@sumayoabdirisaqjama6403 4 года назад
Shock and dhamad aa nagu dhacday anaga xita 😱😱
@laylasabaray9441
@laylasabaray9441 3 года назад
Nagii waji male
@NOURMOHAMED-lg8sc
@NOURMOHAMED-lg8sc 3 года назад
MANSHA Allah
@zaaanc7008
@zaaanc7008 3 года назад
Please Flim kaan aan sii wado qora aan ahay waa taqasuskeyga intaas ha ku dhameyn flim ka ila soo xariira. flim ka yaan la soo xirin. sheekada ha sii dheereyo.
@abdiqaniosman8454
@abdiqaniosman8454 3 года назад
Pls aniga ila so xarir si aan kaga shekeyo qiso dhab ah si aad wax ugu qorto👏👏
@moenlighted7681
@moenlighted7681 3 года назад
@@abdiqaniosman8454 laakaha media la xiriir youtube cimraan ninka la dhaho waa intaasuu kusoo qaataa
@susanmohamed7951
@susanmohamed7951 3 года назад
Oh subhanallah she is using the other mans card to shop for another man! How down and dirty... and a way turn a “good” guy into “bad” for the rest of us women ... 🤦🏾‍♀️!
@mubarakmohamud5522
@mubarakmohamud5522 3 года назад
Sax amiinanta ka lumey sa sideyda kuwo badan sidan u trust gareyey ka qustey marki so ogatey Iney I isticmalayan gold diggers
@Hajj629
@Hajj629 3 года назад
Loooool nin hadaaaba wax ka cuneysid adi uuun cunncidkale hasiii cun siiinin waaa foolxumo lapaad taaas
@mscchannel4707
@mscchannel4707 3 года назад
Way dhacda waa qiso dhb ah lkn away dhameystirka
@rushdaa1840
@rushdaa1840 3 года назад
Nimanku ha iska daayan naagaha anay qabin ey lacagta siinayan. Naag intay lacag kaa qaadayso inaysan ku rabin la soco. Na idinkuna nimanka lacagtoda udaaya imanka laydinka qaadye.
@faradayan.jamayousuf7262
@faradayan.jamayousuf7262 3 года назад
Interesting story line but girls if u are not interested in guy let him know from the being
@aryanali6527
@aryanali6527 3 года назад
Agree with u
@dhameystiran1274
@dhameystiran1274 3 года назад
💯
@amoolaomar4231
@amoolaomar4231 3 года назад
Agree with you but you guyz accept it when we tell you the truth
@yasmiindhowrsan
@yasmiindhowrsan 3 года назад
Exactly using people for your own gain is being evil and heartless
@kaderali6220
@kaderali6220 3 года назад
cadi maha jilaayaashani
@amuunabdirahman9181
@amuunabdirahman9181 3 года назад
Nin aad rbto mrkd doonyso adaa u jabjabnaanya but gbdho wiilsha aydaan rbin lcgtooda ha ka qdnina isgu hdu ku grty waa cdi lkn adi ha ka qdn ind isku wdaan xidhiidho bdn ma fcna qfka runta lo sheega✌😂😂
@mubarakmohamud5522
@mubarakmohamud5522 3 года назад
Sax wax garad
@m112mx3
@m112mx3 3 года назад
wa waxaas nafsiga ugu badan yahay gabdhaha, dhulka lagu jiiday hadaad aragto nafsi ayaa haya
@shineaar5219
@shineaar5219 3 года назад
wiilasha maxaad kula talineysaa oo daba carara gabdho aanan rabin waqtina ku bixiya
@yasmiindhowrsan
@yasmiindhowrsan 3 года назад
@@shineaar5219 wiil iyo gabarba, way jiran dad dawa carara qofa rabin, Walahi dadkena jahilnimo kabadatay, qof kuraba qiimahada iyo waqtigadawa, maka dhuminayo,dadka qiyaliga haiskadayan iyo dawo oradka dadka aan rabin. Aniga xita gabar wan ahay xaqiiq hadii laga hadlana naag nin ay rabto bahdilaysa majirto.qofkasta haradsado qofki diyaar uah inuu wax laqabto .Naftadana qofna hakahormarin waxna hala barto melna halaiskasosaro,qofan kuqalmin qiimahada garowsanayn sheeko wanaag lalamanoqdo
@somalimanintheworld5090
@somalimanintheworld5090 3 года назад
@@yasmiindhowrsan Waad saxantahay abayo lkn qalbi wax jeceli dhiigmaleh go'aana maqaato deg dega! Aniga xitaa telephone ka igama qabato marar badan waana dareemayaa lkn waxuun baan isleeyahay maruun bay ku fahmi oo garan qiimahaaga naftu tayumuhatay!! Sad.
@Amiinkaramo6575
@Amiinkaramo6575 3 года назад
Masha allaha hno
@sahramm821
@sahramm821 3 года назад
Amiisha bashiir waa geesiyda I love
@runsheegmedia5043
@runsheegmedia5043 4 года назад
Waaw filmakan inaba caadi mahan keep gonig asxaabteyda
@muzamil2891
@muzamil2891 2 года назад
Masha allaah❤❤
@mascuudofficial6450
@mascuudofficial6450 3 года назад
Qeebta Labad meeday
@Amiinkaramo6575
@Amiinkaramo6575 3 года назад
Masha allaha ❤️ ♥ ❤ 💖 😍 ✨ ❤️
@abdijabarabdiwahid2751
@abdijabarabdiwahid2751 Месяц назад
Filankaa waxaad mooda sheeko hada kahor aniga igu dhacday in la sameyay
@maahirmankamanka7862
@maahirmankamanka7862 3 года назад
bart 2 usoosameya
@mootech4
@mootech4 3 года назад
qaybtii labaad waa goorma la soo saaraya
@najaahhuseen237
@najaahhuseen237 2 года назад
😂😂😂 caaashaay marko cali kusoo woco mxd utidhashdaa waaa seexnaa😂😂😂
@anabali1926
@anabali1926 3 года назад
Maasha allaha nooga dhiga musasal
@luckyboy5530
@luckyboy5530 3 года назад
Qeybta kale aawaya walaale
@sukaynaahmeth3218
@sukaynaahmeth3218 3 года назад
Mochallah walaalhy 🥰
@You.m685
@You.m685 3 года назад
Camera and sound iska samiya somaliyay hadad movies dhigaysan
@lindaadam6139
@lindaadam6139 3 года назад
hadi la dhumo police ma lo wacdaa yaa waba another level
@suldaanmaxamed5658
@suldaanmaxamed5658 3 года назад
Wuu isdhiibirabaa
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 3 года назад
Haa anaga wadankaan joogno hadaaduu qofku dhumo waa sharci boliska ugu dhow waa inuu tago ama lageeyo hadii la waayo sidoo kale boolis kaa raadiya
@marwohamdi6896
@marwohamdi6896 3 года назад
Filimkan 1 year weeyba kasoo wareegatee aaway hee qeebtisa labaad asxabey.
@ihatebts4866
@ihatebts4866 3 года назад
Qaybkale maleh baan umalenaa
@bilanhasan904
@bilanhasan904 3 года назад
Dumarka Ninkey JECLAADAN OO MARAAS AY RABAAN MUXU HAYSTAA KUMA RAAACAN WAX KASTA WAA RABITAANKA AY U QBAAN JACAYLKU LACAG MAaha
@somachains2921
@somachains2921 3 года назад
Lkn ceebtu waa nin aanay rabin inay riyaal kaqaado
@deqoahmed5258
@deqoahmed5258 3 года назад
Qof aadan rabin waa dhib may runta u sheegto kuma rabbo iskama dhahdoo lugooyo badnaa naagtu
@ilhanmuse1232
@ilhanmuse1232 3 года назад
Wllo mararka qaarkod midba adoon rabin kudaba soconaya Sualsha ah muxu isaguba ufahmi wayay
@deqoahmed5258
@deqoahmed5258 3 года назад
@@ilhanmuse1232 koleey wuu fahmaa inaysan rabin lakin wuu jecelyahay
@abdulgacamay6892
@abdulgacamay6892 3 года назад
Haye duliga
@yaasmiinabdi3043
@yaasmiinabdi3043 3 года назад
Ninkan rabo okeey Lakiin nin aan jeclayn xoolihisa igadaa 🙂🙃😉
@mubarakmohamud5522
@mubarakmohamud5522 3 года назад
Sax Dumarki sas ayey ubaten nin ayna niyad u aheyn ayey xoolahisa cunan wa xaran
@Abdisalan22
@Abdisalan22 3 года назад
Amisha ilka dheer xageed ka dhacday
@sleepingbeauty.8359
@sleepingbeauty.8359 3 года назад
Ceeb xishood
@omarofficial24
@omarofficial24 3 года назад
Gabadha ka xishoo ceeb
@xasankaafi7889
@xasankaafi7889 3 года назад
Aduunka
@loveisbeautiful6494
@loveisbeautiful6494 3 года назад
Waa film dhab ka hdlayo
@saarahaji3150
@saarahaji3150 4 года назад
wooow waan kahely filimkaan ee noo so daya
@mariammuse4153
@mariammuse4153 3 года назад
Waaw filimkan cadi maha wlahi wanka helay kuwaano badan nokeena
@nasrasweety5866
@nasrasweety5866 4 года назад
Hhhhhhh I like it 👍
@ubaxcabdilaahi5128
@ubaxcabdilaahi5128 3 года назад
Wn ka helay qidan 👍
@hasanfarahofficial5689
@hasanfarahofficial5689 2 года назад
waa mahadsantihiin lkn mida jirtaa waxeethy aaway part2
@anizoahmed6603
@anizoahmed6603 3 года назад
Part 2 please please please please
@فطومصادق-د8س
@فطومصادق-د8س 3 года назад
Nin hadey kaga dhagto waa iska sidaan beenmansheegay
@ihatebts4866
@ihatebts4866 3 года назад
🤣🤣🤣kkkkk
@فطومصادق-د8س
@فطومصادق-د8س 3 года назад
Asc filinkan inta ilawadato lek horay usocda iga gadan kkkkkkkk
@Bisharibrahiim
@Bisharibrahiim 4 года назад
😮 wow
@shineaar5219
@shineaar5219 3 года назад
dabeecada gabdhaha ayaa meeshaan looga hadley
@hodonabdifatah9417
@hodonabdifatah9417 3 года назад
Khaliid qurux badan somali maryoley miiya
@xasankaafi7889
@xasankaafi7889 3 года назад
Mashalh
@zerpwron8696
@zerpwron8696 3 года назад
🤗
@sahraosman5125
@sahraosman5125 3 года назад
Mashaa allaah Habo mcn
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi 3 года назад
Oscillatorka inta garbaha la is qabsado lama raaco, waxa jira dad degdegaya, qol kasta oo filimka lagu metelayona in kushinno chanel ahi yaalaan khasab ma aha. Nin kaadhka siinaya gabadh, ma aha nin waayo arkay. Musiga. Dhamaantood waxay muujinayaan ' caqliga dhawaan soo gal '
@fardosaahmed3967
@fardosaahmed3967 3 года назад
Qeybtiii labaad aawey hee plse noosoo daaaya
@Degan-n7v
@Degan-n7v 4 года назад
Qaybtii kale aaway
@xafsocuud7069
@xafsocuud7069 3 года назад
Heesta dhuuxa iyo laha qofka qaday ha la igu caawiyo
@sakariyecabdi622
@sakariyecabdi622 3 года назад
Qaybtii 2aad xageen kadawadaa
@ridwanaharir8777
@ridwanaharir8777 3 года назад
Allaa muxuu filinkani xaqiiqo ka hadlyaa Hora lo yidhi nin meeli u caday meeli ka madaw
@bilanhasan904
@bilanhasan904 3 года назад
Filmka Qaybtiiza Kale Nooso Daaya Pls
@saciidomaxamed4
@saciidomaxamed4 3 года назад
Qaybtii kale ma jirto miyaa
@zalinabeauty6371
@zalinabeauty6371 3 года назад
Wllo in badan ban sugaynay film kane
@MaryanmuuminMuumin
@MaryanmuuminMuumin 3 года назад
Hhhhhhhhhh woww heesda ayaaba gaheelay 💋❤️❤️
@MrDaadiryare
@MrDaadiryare 3 года назад
magaced hesta?
@uhdhsjsndnd6077
@uhdhsjsndnd6077 3 года назад
T
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 3 года назад
Single yurub 😂🤣 joga dhipta pa hysta 😜😅
@zalinabeauty6371
@zalinabeauty6371 4 года назад
Filankan ma intaas bad ku dayseen
@maxamudyusuf5808
@maxamudyusuf5808 3 года назад
actorkaan halaygu soo xiro shiine
@mohamedfarahsheikh5740
@mohamedfarahsheikh5740 3 года назад
Part 2 awaya flimka waa macaan yahaye
@samawanagchannel173
@samawanagchannel173 3 года назад
is astur walal
@user782be
@user782be 3 года назад
Woow
@thakid4953
@thakid4953 3 года назад
Film kaan part two malahan miyaa sharmaakow
@Ibtisaammoha123
@Ibtisaammoha123 3 года назад
Aawe qeybti 2aad 1y kso waregte
@haniya_5600
@haniya_5600 3 года назад
Naagta wa doqon lakin jilidaan garanmeyse Maxa atariisho kale lo dooran waye yaab
@ridwanaharir8777
@ridwanaharir8777 3 года назад
Maxaa doqonimo iyo Jilitaan isku xidhay bal waa yaabe???
@aslijama4882
@aslijama4882 3 года назад
Ada abaabo lagu qeymeyay.
@bashiirhanad8196
@bashiirhanad8196 3 года назад
Fny films Inapa caadi mha runtii Please nozo padiya.
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 3 года назад
Fashiluu😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Ayaan8912
@Ayaan8912 3 года назад
Away heee qeybta labaad tolow
@ayanleishaaq6492
@ayanleishaaq6492 3 года назад
Ma sidayda oo kale ayaad sugi ladahay ahah. 11 bil ayuu sii socdah ahah.
@Ayaan8912
@Ayaan8912 3 года назад
@@ayanleishaaq6492 Naga soo bobsiiya dheh 😂
@kawsarmahmed1666
@kawsarmahmed1666 3 года назад
Musalahal xalada leh
@layaaabkaduunida3600
@layaaabkaduunida3600 3 года назад
Khaalid quruxlow waye
@hodansaciid8706
@hodansaciid8706 3 года назад
Somaha Masha’Allah asaga daradisa baba uu fiirsanoyaa filmka
@bashiirhussein4135
@bashiirhussein4135 3 года назад
Nag kula tul maha
@mohmedcisman7060
@mohmedcisman7060 3 года назад
Filimkan qaybta 2 meeday
@naimmandeq6402
@naimmandeq6402 3 года назад
Qaybtii 2 so daya
@xasankaafi7889
@xasankaafi7889 3 года назад
Lamanaha
@umalkhayrmohamed8335
@umalkhayrmohamed8335 4 года назад
Shock and block hubaal tv
@mohamedali-dj4dg
@mohamedali-dj4dg 3 года назад
Asxaabta Qeebkle Ay raadineysaan Film super hide mano qone waa gadmi waayey
@fatimaalimohamed8633
@fatimaalimohamed8633 3 года назад
cjp
@fatimaalimohamed8633
@fatimaalimohamed8633 3 года назад
c67.& d
@fatimaalimohamed8633
@fatimaalimohamed8633 3 года назад
i
@fatumaahmed4304
@fatumaahmed4304 3 года назад
Part 2
@thiapitibrahim1502
@thiapitibrahim1502 3 года назад
Wlliyalow waankahey filmkan midkaleeto kugu sosar codsi
@UbahAden-wb8ky
@UbahAden-wb8ky 3 года назад
Qabti 2,waye nosogali blz
@fauzyahmed6765
@fauzyahmed6765 3 года назад
Waxa dhawar balarnaa nagaha qabkan waa imtixan
@najma8198
@najma8198 3 года назад
P2 sugin👍👍👍👍
@aminaamicha9476
@aminaamicha9476 3 года назад
Wllo qaybti kale away
Далее
DAMAC IYO JACEYL SOMALI SHORT FILM  2021
41:07
Просмотров 71 тыс.
ТЕСЛА КИБЕРТРАК x WYLSACOM / РАЗГОН
1:40:47
Riwaayadii Sixirka Part 9 2022
20:01
Просмотров 1 млн
FILMKA KALSOONI 4K | FULL SOMALI FILM 2023
41:59
Просмотров 244 тыс.
KAAMA MAARMO FULL FILM /2019   LIVE MEDIA
43:16
Просмотров 198 тыс.
Somali Short Film "Silac iyo Aarsi"
46:17
Просмотров 171 тыс.
DADAAL WAAD GAARI DONTAA Full film
1:01:55
Просмотров 57 тыс.