Тёмный

SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLEE 28 

FAM TV
Подписаться 517 тыс.
Просмотров 711 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 390   
@dahirali78
@dahirali78 Год назад
Hooyadey weyxanunsantahay ee igu soduceya Asxabtan jecla😢🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@sarreyegaas7873
@sarreyegaas7873 Год назад
Caafimaad Deg deg Ah Alle Weyne Ha Siiyo...🤲🤲🤲
@inahusen2865
@inahusen2865 Год назад
Alleh ha cavioh🤲😭
@zamzamfarah5228
@zamzamfarah5228 Год назад
Ilahy haku caafiyo Insha alah
@aminaibrahim7899
@aminaibrahim7899 Год назад
Ilahiyow hooyo mcn nocafi 😭😭🥰💯💋
@hayaattv2611
@hayaattv2611 Год назад
Allaha caafiyo wll 😭🤲
@ubeidabdullahi2391
@ubeidabdullahi2391 Год назад
Umu axsab labiska kusobaxday😂😂😂...inta ilaargtay love dhac
@nuurcali-sn5gk
@nuurcali-sn5gk 3 месяца назад
❤❤❤🎉
@shijo2055
@shijo2055 Год назад
🥰 الناس كلهم موتى إلا العلماء، والعلماء كلهم نيام إلا العاملون، والعاملون كلهم (مغترون) إلا المخلصين! والمخلصون على خطر عظيم. الله يهدينا 🤲
@safwansayid6338
@safwansayid6338 Год назад
sax wlh
@nouromar1334
@nouromar1334 Год назад
Amein
@abdirahmanaddow3040
@abdirahmanaddow3040 Год назад
والمخلصون على خطر عظيم؟ ما معنى هذا
@haruncasesmaxamuudalrashii5458
مخلصون غير العلم؟ زعمائنا هو علمائنا قادتنا علمائنا أفضل الناس علمائنا
@najiibhassan
@najiibhassan Год назад
Filinka yaa la socda 2022 _ 2023 😂❤
@ruweydicabdiadanruweydo8093
Ani😂
@opk9121
@opk9121 Год назад
me
@abdullahimohammed9843
@abdullahimohammed9843 Год назад
Ani
@nathifamursal1425
@nathifamursal1425 Год назад
Aniii
@boqolyare7973
@boqolyare7973 Год назад
Aniga
@WLL_LB
@WLL_LB Год назад
Filmka 2022 ilaa 2023 muu socona soo dhereeya dee ha dhamdee shatter iyo xamdi iyo dhamaan teamka salaaman sxbayaal tageero number 1🥰👋
@clsalaansiciid6095
@clsalaansiciid6095 Год назад
ANA TAAGEERO 2
@eastofozkaskey
@eastofozkaskey Год назад
Haa wuxu damana 2025,.
@quenriyaad2812
@quenriyaad2812 Год назад
1ila 28 ya lasocdo sideyda cml😊😢😂😂❤
@nuurcade1012
@nuurcade1012 Год назад
Ani🤣
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 Год назад
Aniga🤣🤣🤣
@safiyoclaahi1628
@safiyoclaahi1628 Год назад
𝐀𝐧𝐢🤣
@socdosalax5122
@socdosalax5122 Год назад
Ani🥺😂
@abdihakiinmuktar9888
@abdihakiinmuktar9888 Год назад
Aniga
@nuuramukhtaar2350
@nuuramukhtaar2350 Год назад
Abii wlhi fani baa tahey islantey hada wax soo rixaye 🤣🤣
@nasirchadli4389
@nasirchadli4389 Год назад
Caawa waa Fire wlh 🔥🔥🔥 igaarka cusub macalin dugsiga waa top level
@hackerboy4498
@hackerboy4498 Год назад
Macalin Sharaxaaye ahaa legend 🔥
@shukriita4206
@shukriita4206 Год назад
Alla rabiyow wlh caadiya u ooye saa uqoslaye😂😂shataa umad mtihid wlh😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@shukriabdikariin6362
@shukriabdikariin6362 Год назад
2022 ilaa 2023 ayaan la socdaa keep goin 💪 ♥️ 👌 brother's and girls 👧 👏 🤣 💪 😆
@axmedmacalin4531
@axmedmacalin4531 Год назад
“Qof aan waligii qalad sameyn waligiis iskama dayin wax cusub.”
@dosaisii9213
@dosaisii9213 Год назад
Waa ruwaayad aan caadi aheyn meesha kawad🎉🎉🎉
@xaawahappycabdulaahi9919
@xaawahappycabdulaahi9919 Год назад
Shaataa setihiin iska dhaaf noh😂
@hindacabdi3671
@hindacabdi3671 Год назад
Liibaaan waan ku haystaa jiliinkiisa😂😂
@saadiamohamed7699
@saadiamohamed7699 Год назад
Saaaaaid 😂😂😂😂
@sirahmedfarah2828
@sirahmedfarah2828 Год назад
Nin iyo naag matalaya in ay is qabaan Hadana dharka marki la iska bedelayo banaanka iiga bax la leeyahay😀😀 iga cilmi badan.
@abdizalaan671
@abdizalaan671 Год назад
14:31 qosol oo isku celi wayay mclinka dugsiga😂😂😂
@IqrashMahad
@IqrashMahad Год назад
Bilcaan nin la aan dhuusi inte Ku argTe 😂😂😂
@jabiibahaaji
@jabiibahaaji Год назад
The credit goes to the director de one and only Farhan Alii well done bro guys who agree with me🥰🥰🤞🤞🤞
@munacabdirashiid8905
@munacabdirashiid8905 Год назад
wllhi qosol u dhinty alla knaaa 😂😂😂😂😂😂😂
@abdiyounis2389
@abdiyounis2389 Год назад
High class content,, filim ka jilid qurxan oo Soomaaliyeed ma arag.
@hibomohamedomar8237
@hibomohamedomar8237 Год назад
😂😂🤣
@opk9121
@opk9121 Год назад
6:03 liban best comadian😂😂😂😂
@daadir3042
@daadir3042 Год назад
Ar macalin sharxaaye ahaaa legend 🤣🤣🤣🤣
@nasra5899
@nasra5899 Год назад
Sharaxaaye hada ka dib ha idinla jila jilaa fican waa wlhi 🤣
@nasirchadli4389
@nasirchadli4389 Год назад
Shaataa caawa manooli qosol dartiis hhhh thanks
@beautifullady2819
@beautifullady2819 Год назад
ilmaha anuu Ilaahay ikeena adi maahan kulahaa 😂😂
@faraxanaxmedsalad1112
@faraxanaxmedsalad1112 Год назад
Abagal mxa Quran ma so bartid kulaha 😂😂🙈
@boqoradagalmudug9582
@boqoradagalmudug9582 Год назад
Ala ruwayadaan waa iska jeclahay noo soo badiya
@farxiyamuse2575
@farxiyamuse2575 Год назад
Hhhhh aduguna ma dhasha awal kulaha sharaxaye iyo shataa WA laba mucjiso🤣😂😂🤣😂😂🤣
@mohamedyussuf968
@mohamedyussuf968 Год назад
Wanitagera wlhi hor usocda keep going walalaha
@mohamudabdi6792
@mohamudabdi6792 Год назад
I like the way the Abgal dugsi teacher is speaking let him apear more
@mohamedfarah6535
@mohamedfarah6535 Год назад
Hamdi number one fan I’m for you sister ❤
@DEMOMAHREZ
@DEMOMAHREZ Год назад
Let's pay tribute to all workers We all love this Kind Story ohh 🥋🥊
@mohamedabdi4520
@mohamedabdi4520 Год назад
Filmkan Haboon buu barajeynraba Actor shutter you and your team pull up your socks 😂😂😂
@Ahmadaxmed1995
@Ahmadaxmed1995 Год назад
INTA NABIGA JECEL KU SALIYA nnk scw scw scw scw scw scw scw scw
@tasfayehomerchigma1822
@tasfayehomerchigma1822 Год назад
Masha allah...very fantastic and lovely vedeo
@kowthermaxamed5978
@kowthermaxamed5978 Год назад
2:00 hooyo soo xasuustay 😭😂🤣😂🤣🤣🤣
@hafsa2315
@hafsa2315 Год назад
ILAAHAYOW shutter Oo oday noqday hana tusin😂😂😂
@rayxcxxcx
@rayxcxxcx Год назад
Haduuba yahay aqligisa mash Allah
@farxaanbiibshe5142
@farxaanbiibshe5142 Год назад
Plz halmar kusali rasuulka scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@maryanibrahim7313
@maryanibrahim7313 Год назад
Shatter indha adeeg waji malaha madax sagaaro😂🤣
@suhuurahmett1249
@suhuurahmett1249 Год назад
Walalkaa feeraha weynaaa😂😭😂😂shattaa umadeena maha🙌🏿
@MaxamaddeeqSheeqcali
@MaxamaddeeqSheeqcali 10 месяцев назад
😂😂 bilcan ninlan dhuseso maa jirto kulahaa ala kanaa waa garac 😂😂😂😂😂
@fadumadahir6011
@fadumadahir6011 Год назад
Maxaad Abgaal qur’aan u soo bari waysay 😂😂😂😂😂😂😂😂
@mohameddubed217
@mohameddubed217 Год назад
This man funny keep going bro
@blackpyramidvevo8842
@blackpyramidvevo8842 Год назад
Caawa qosol kaliya waye thanks guys
@sarreyegaas7873
@sarreyegaas7873 Год назад
Waligeey seedigeey iiguma imaan anoo gurigiisa joogo, waa ceeb Nin Gabar Kaa Asturay In Uu gurigiisa Gabalka kuugu Dhoco. ☝️
@ayaan850
@ayaan850 Год назад
Masha allah raganimadu waataas
@onebyoneistwo9190
@onebyoneistwo9190 Год назад
Gabadhu ma cawra marka la asturaayo’ jaahilnimada nagala dhamoow
@sarreyegaas7873
@sarreyegaas7873 Год назад
@@onebyoneistwo9190 waligaa Intaad Nooshahay Ka Dood Inta Uu Cilmigaaga gaarsiisan yahay, hadii Aad fahmi weeysid arin nooceey doontaba ha noqotee Marka Hore Su'aal weeydii Qofka, Adigoon caayin...!! Basic training Of IQ...
@ayaan850
@ayaan850 Год назад
@@onebyoneistwo9190 gabadhkasta waaa cowro markaa dhanka nagetive haka wegine positive ka eeg wuxuu ula jeeda wiil gabadh naga qaba inuu qalkiisa gabal iigu dhaco majecli waa runtoo taasi waaa dhaqankeena inaanad joogin aqalka seediga
@bedragelle2541
@bedragelle2541 Год назад
gabdhahu wa cawro qofkasto aqli leh wu garanyaa gesi ba tahay wll sharaf tada alla kor ha u qado
@naimaomar3375
@naimaomar3375 Год назад
From karan to abgl😂😂😂😂jah tolkey
@khadijaawesi1435
@khadijaawesi1435 Год назад
Wan idin tageernaa 💯💯♥️hore usocda
@saadiacadey3960
@saadiacadey3960 Год назад
Maxmed waa iga qoslisay kkkk 👍💖💖💖 hos ka dhiqdhiqleya kulha
@ahmedabdi2551
@ahmedabdi2551 Год назад
Farhan ali best camera man in the world
@yussufnoor7739
@yussufnoor7739 Год назад
The only comedian in north eastern wow
@geenyomudug3130
@geenyomudug3130 Год назад
Tiim umu ahzab guul ❤
@jizzyboy3891
@jizzyboy3891 Год назад
Kusali nabiga scw
@ContentFieldHockey-co9nd
@ContentFieldHockey-co9nd 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤😂🎉🎉🎉😢😮😅😊😊😊 X dnnz
@ContentFieldHockey-co9nd
@ContentFieldHockey-co9nd 6 месяцев назад
❤sh
@ContentFieldHockey-co9nd
@ContentFieldHockey-co9nd 6 месяцев назад
Wugwj Nsb Sbbs.the only reason Bm Mwe6 ❤😂🎉😢😮😅😊 Gvj But Hi 👋 h Guinea 🇬🇳 🇬🇼 🇵🇬 🇬🇶 just jv Vb B.hv Jzbd Znbd Xmbz Zmbx Hdn. Xnbx Mew 123554567890 Bx
@ContentFieldHockey-co9nd
@ContentFieldHockey-co9nd 6 месяцев назад
🙏🙏🙏🤚👋🤏💅🧟‍♀️🧟‍♀️🧟‍♀️
@faadumoxasan7991
@faadumoxasan7991 Год назад
Wll maxamadey iga raali noqo waanku xantay icafi ani iyo into wax xamatayba waxaan dhahay bulac uu u egyahay sorry illaahay dartiis igu cafi ana waan kucafiyay hadaad wax iga sheegto markaad komantigaan aragto allaaha kuxafido wll janadana allaha nagu kulmiyo inti dambi iga gashay oo muslimana waan cafiyay
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 Год назад
Ruwaayada sibey iigusocotaa😂😂😂🤣noolada yaaqey dhamaantiin
@xamdaabdirahman6782
@xamdaabdirahman6782 Год назад
Shutter saa u qoslaye xitaa cunto waan karini waye 😄 🤣 😂
@ayanhaji5028
@ayanhaji5028 Год назад
Top team funny onthere level 🤣 💯 👌
@derakerow5779
@derakerow5779 Год назад
Keep going maxamadeyy 😁😂🤣
@israhofficial8437
@israhofficial8437 Год назад
Waa iga qosliseen walhi__😭😂💔
@cabdiwasac8084
@cabdiwasac8084 Год назад
Soo daa yanoo waxa wanuxisne xisana haye🥺🥺 dhaqsadadeeee
@ibrahimjanagale835
@ibrahimjanagale835 Год назад
kkkkkkkkkkkkkkk naga fura hadee ayuub kaarlo maa igu qaladeeysaa shaataa seedigaa ka xishoo
@carafoshire7682
@carafoshire7682 Год назад
Kkkkkkkkkkkkkkkk way iga qoslisiyeen kuwaaaan❤
@nasirchadli4389
@nasirchadli4389 Год назад
😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🔥🤣🤣🤣🤣🤣🔥🔥🔥🔥🔥 Umu Axzaab caadi maahan, adiga kugu dalxiisa kulahaa
@mikatailor5144
@mikatailor5144 Год назад
Hhhhhhhh hhhhh ar shataay yaaaa
@zachcde24
@zachcde24 Год назад
Fam tv keep going I can't wait it xpayal daqsada
@caaqil_Yare
@caaqil_Yare Год назад
Funny shata🙌😂
@lucky9893
@lucky9893 Год назад
Cunuga Abdiyey halobixiyo😂😂😂😂😂
@abdifatahfarahhamud6426
@abdifatahfarahhamud6426 Год назад
War qoftu wax kalee noqotee 😍🥰🤩🤣🤣🤣 Keep going with your beauty sis.
@amiinhazard4892
@amiinhazard4892 Год назад
waaa lakacsan kara soma ah😂😂😂😂😂😂
@jasondracula2935
@jasondracula2935 Год назад
inta ila aragtay inuu shata soo xirtay
@cilmicusub2278
@cilmicusub2278 Год назад
Shataa qeybaha xiga soo boob sii waa codsi bro
@cabdiwasac8084
@cabdiwasac8084 Год назад
Xamda xarago ilove you wllsheyda qaligaiguah iloveyou mcnto nolow🥰💯💞💗💓
@khadaribrahimmohamed2498
@khadaribrahimmohamed2498 Год назад
Umu _Ahzap Iyo My Dear Bro Shatter My Blood Dareen Sowd Macaan Gacan Waa qolfoof Ee Qalbiga ayaan idinka slmy Haday macquul Tahay waxan Idinka Codsani lahaay Team FAM Si Wada jiir ah Inad Video Happy New year ah noso dhuubtaan Iga raali noqda Jeceylkina igu weyn hadalkeyga xita wan kontoroli la ahay Waaxan rajeyni inad codsigeyga iga aqbali doontaan
@farhaanhassan5321
@farhaanhassan5321 Год назад
My Team 🙈
@hamdaabdirahman124
@hamdaabdirahman124 Год назад
Ayuub kaarlo maa igu qaladas😂😂😂
@mowlidkhayre1007
@mowlidkhayre1007 Год назад
Ayuub kaatlo maa igu qaldaysaa kulahaa 😅😅😅😅😅
@sulaymaancabdishakuur1428
@sulaymaancabdishakuur1428 Год назад
Riwayadaan iyo musal salka haboon waa igu socdaaan
@Samiirceshqi8
@Samiirceshqi8 Год назад
13:35 labadaanba🤣🤣🤣 18:33 dani maa fasax soo siiyay🤣🏃🏃
@ladanmohamed3941
@ladanmohamed3941 Год назад
Seetihiin kkkk reer fam tv 📺 ♥
@abdihakiinmuktar9888
@abdihakiinmuktar9888 Год назад
Waficanahay
@mankanalka7351
@mankanalka7351 Год назад
Waa idiin xiisey wallaahi
@riyaanmohamed3392
@riyaanmohamed3392 Год назад
😂😂😂😂Istaqfurullah 😂😂😂😂😂😂
@abshircaseyr9664
@abshircaseyr9664 Год назад
Waa iga codsi film kaan yaala jarin ilaa shutter laga fashilaayo sirtiisa
@abdiweliissack4920
@abdiweliissack4920 Год назад
You are unique❤shutter keeprocking ❤🔥🔥🔥👏
@samiiraibrahim3103
@samiiraibrahim3103 Год назад
Shutter umad maahan🤣😂😭😂😂
@yalaxeeygarbood9583
@yalaxeeygarbood9583 Год назад
Liiban gacan ayaan kuu tagay sagashanka waxlow cunaa kkk
@hindaabdilahi6208
@hindaabdilahi6208 Год назад
Kabkabbaad uekaan kulahaa😁😅🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Xamdi
@obayd4617
@obayd4617 Год назад
18: 34 Deni Maa fasax soo siiyey kulahaa hhaha
@ubahomar8257
@ubahomar8257 Год назад
SHARAXAAYE HADUU SOOGSLAY QOSOL MADHINA
@Ceelaabe
@Ceelaabe Год назад
DALXIIS MARABI🤣🤣
@farhiaahmedmohamed8684
@farhiaahmedmohamed8684 Год назад
Best ruwayad 2023
@najmomaxamuud6003
@najmomaxamuud6003 Год назад
Abgaalka wax bar kullh😂😂😂
@cqaadirqaalid1730
@cqaadirqaalid1730 Год назад
Qandha madax suul ku dishay 😂😂😂
@Asha_Adam
@Asha_Adam Год назад
Waar Somali Mohamed 🇸🇴💜 channel keey ikaal kiciiya 💜❤️ wanibaarya🙏 please 1k inna gaar aan raba🥺
@iqroabdiarab6646
@iqroabdiarab6646 Год назад
Macalin abgaala oo karaan ka yimid🤣🤣🤣
@ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958
My brother shutter film kan haduu dhamado please labiska naga hagaaji wlhi waxa kuu male maleeyay maanta duq fan aa kuu ahaye naga dhis 😂
@khadramohamed7042
@khadramohamed7042 Год назад
Isowduceya murada le yahay inu ilahay ii fududeeyo
@mahamedaadan2832
@mahamedaadan2832 Год назад
Shaata umadeena maha part 29😂😂😂😁
@alikhaire9227
@alikhaire9227 Год назад
Maxamedy cumar cismacil
@hafsahidig5004
@hafsahidig5004 8 месяцев назад
Shaataay❤❤❤❤❤❤❤😂
@Xamdi_xilkas
@Xamdi_xilkas Год назад
Sami qurux masha allah
@nacimohassan6423
@nacimohassan6423 Год назад
Hhhhhhh walee masharyaro waxay laqaslayaan 😂
@hamdaxarago4568
@hamdaxarago4568 Год назад
Sodium Mano oxide wllhy cadi bn uooyeyyy qeybtan😂😂😂😂😂
@umusalman1371
@umusalman1371 Год назад
I actually love it
Далее
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE 29
21:55
Просмотров 309 тыс.
This mother's baby is too unreliable.
00:13
Просмотров 9 млн
Mcdonalds cups and ball trick 🤯🥤 #shorts
00:25
Просмотров 150 тыс.
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLEE 30
21:08
Просмотров 298 тыс.
FULL SOMALI MOVIE | IFUR WARYAA Season 2
1:05:59
Просмотров 36 тыс.
SOWDA SHORT FILM 2024
25:15
Просмотров 389 тыс.
SHORT FILM | SHUTTER OO SAFAR GALAY
12:29
Просмотров 21 тыс.
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 65
21:49
Просмотров 228 тыс.
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE 32
20:22
Просмотров 263 тыс.
This mother's baby is too unreliable.
00:13
Просмотров 9 млн