Тёмный

SOWDA SHORT FILM 2024 

Bile TV
Подписаться 540 тыс.
Просмотров 389 тыс.
50% 1

SOWDA SHORT FILM
New Shor FIlm 2024
#shortfilm2024 #BileMedia

Кино

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 432   
@Queen_123-r5g
@Queen_123-r5g 5 месяцев назад
Gabdho filinkan nolosha dhabta buu ka hadlya plz sharaftina dhowra oo iLaashada nimanka jacaylka aad u qabtina yey idinka faa’ideyzan nin ku jecelna xumaan yar kuma ogala kolba short filimkan waa wacyi gaLin.
@lababaar2022
@lababaar2022 5 месяцев назад
@nboss8028
@nboss8028 5 месяцев назад
Sax runtaa ❤
@JOSEPH-p2j3y
@JOSEPH-p2j3y 5 месяцев назад
Wallasey aa isku magactihiin oo dhimatay
@Sim4neyy
@Sim4neyy 5 месяцев назад
Xaqiiq wllhi 😢
@Whoz_abdz4
@Whoz_abdz4 5 месяцев назад
@@JOSEPH-p2j3y ilahay ha u naxariisto 😢
@CanabSiman
@CanabSiman 3 месяца назад
Codsi gabadha aabaheed qof qalma sida nin ciro iyo qiyaaastiii 60 jir ka dhiga, lkn qofkan waala dareemaa in uu jilayo xitaa jeego aya u xiiran calaashaan oday oday cml serious ah thanks
@Cabdixakiinxasanismaaciil
@Cabdixakiinxasanismaaciil 4 месяца назад
Wllshy ma imaqlaysaan waligin sharaftiina dhowra 😮❤😮
@uniquegirl-pv8mp
@uniquegirl-pv8mp 5 месяцев назад
Wlhy flimka wax jira uukahadlayaa waxana ka mida 1. gabarey si sharaftada lagu cayaaro wado kasta ina loso maro xata jacayl beena oo sanado soconaya wa losamaynkaraa kaliya si adiga lagu helo. 2. waxa kamida gabadhey sharafta kalgacalka naxariista wanaaga iyo qalbiga aabahaa inadan ku cayaarin ado is ilaaliyay wa ado abahaa qalbigiisa ilaaliyay aniga qaybta aabaha way itabatay wlhy waa xnuun ilaaliya naftiina iyo ta aabihiinba. 3. waxa kamida inaadan si fudud wax walba ku aaminin ninkaaga nin an ahayn oo aydaan isguursan ha aaminin dhibaa kaaga iman kara. 4. Waxa kaloo kamida marka sumcadaada iyo sharaftaada aadku cayaartid inaysan cidna ku rabin. 5.Waxa kamida mrka lagunoco qoomamada iyo xnuunka aad dareemayso inadan naftada kantarooli karayn wax dishid ama aduu isdishid. 6. Waxan leyahay ugu danbayn wiilasha qaar dhibaatada wlalayalow kadaaya hablaha jacaylka aad uga faaiidaysanaysan ee beenta ah. Ugu danbayn alle hana wada ilaaliyo dhalinyaradana ragg iyo dumarba alle xaqa ha fahansiiyo amiin.
@samirasamani8298
@samirasamani8298 5 месяцев назад
M.a👏👏👏saxiix
@Iamqueen-lv9ub
@Iamqueen-lv9ub 5 месяцев назад
M.a Si fiican baad u hadashay💯
@jamilanor653
@jamilanor653 5 месяцев назад
Nimanka ilaahey kuwo ka cabsaa waba yaryihiin, nin caana waaba ugu liitaan. Marka hadal daba mara ka arko, niyadda ka nacaa, waa is dhaafeynaa xaa dhib io shalaay I galiyey. Walidkaa xey gabdhaha nimanka ugu daran aa la dhahaa, walhi waalid inuu cunugiisa dhib la rabin. Qiyaanoole tuuga kii aabaha kenay kun jeer ka fican, ugu yaraan qiil fican haysataa haduu ku xumeeyo😊
@xamdaxiis1873
@xamdaxiis1873 4 месяца назад
Allaha ku sharfo🙏
@abdirashidtyger8531
@abdirashidtyger8531 2 месяца назад
Absolutely. They should preserve their dignity. Even the one who spoil you, will leave you eventually
@aneizamostaphaaniza1138
@aneizamostaphaaniza1138 5 месяцев назад
bidaari sibiq bay kugu gasha maqli jiray. ragu wa bahale gabdho aynu sharaftena ila shano😥👸🏻
@Hanna44_Hoodo
@Hanna44_Hoodo 5 месяцев назад
Hablaw sharaftiina dhawra ragi waa ciyaalo suuqe Ilaahay ha idin xiftiyo hablo aaamiin 😢❤
@aminfatiha8506
@aminfatiha8506 5 месяцев назад
ragoo dhan maaha sey gabdhahoo dhan u aheyn marka kuligeen Allaha ina dhowro
@Hanna44_Hoodo
@Hanna44_Hoodo 5 месяцев назад
@@aminfatiha8506 aaamiin walaal
@Cabdixakiinxasanismaaciil
@Cabdixakiinxasanismaaciil 4 месяца назад
Raggoo dhan maaha wllo❤😮
@Bakaal988
@Bakaal988 5 месяцев назад
Filim ka hadlaya nolosha dhabta ah waaye. Waano iyo cibro qaadasho ayaana ku jirta. Waxa aan rajeynaa in ow gabdho badan waano u noqdo.
@hudaabdihakinomer8345
@hudaabdihakinomer8345 5 месяцев назад
Gabdha jilniinkeedu wax kaleh weeye wlhi qisada muqalkan inta fahntay ba fahntay😢❤
@miskinuura634
@miskinuura634 5 месяцев назад
Somhan gabaro bdn Ayeee uhadleysaa😢
@bishaarsiciid
@bishaarsiciid 4 месяца назад
A 14:33
@Nasiino55
@Nasiino55 5 месяцев назад
Wwww amazing wa xaqiiqada dhabta ee social media thanks bille tv wacyi galintiina aadbey iiso jiidatey
@wllzeynofficial8978
@wllzeynofficial8978 5 месяцев назад
Flim laduubay iyado la ilaalinaayo ku dhaqanka Diin suuban M.a horey usocda bile media 🇸🇴💪🏽✍🏽
@boqorada156
@boqorada156 5 месяцев назад
😊😊
@sacdiyodiriye9282
@sacdiyodiriye9282 5 месяцев назад
Gabdho mid iga qora nin kujecel hadad rabto inad ogaato wlhi xataa haduu saaqidka ugu wayn yahay ma ogola qoftisa inuu haleeyo ama xumantisu saamayn kuyeelato sidii ukun ayuu u ilaaliyaa ilaa uu mustaqbal kala samaysto taa badelkeda nin xijabkaga iyo xishodkaga kugu dhaliilaya oon happy ku ahyn hadad aragto meeluu taganyahay danbe hasoo marin waa ciyaal suuq jaanis raadinaayay
@SacdiyoFarah-q7v
@SacdiyoFarah-q7v 3 месяца назад
Thanks samiiii😢
@hodanahmed9167
@hodanahmed9167 5 месяцев назад
wlh filmkani wuxu ka turjamaya xaqqiqada jirta inta dumar manta xumaday ee shaydaanu duufsadayna badankooga rag baa xumeyey dumarow aynu islaalino oo kii guur iyo mustaqbal inaga raba weynu garaynaye aynu reerkena u keeno ka ciyaalo suqaa ee marka hore weji wanagsan inagyu soo galana aynu iska erino sharafteeni iyo tii walidkeenba duushay inoo sarantahee ilahey ha ina xiftiyo
@hodanahmedhodandagan
@hodanahmedhodandagan 5 месяцев назад
Aamin yaa rabi 🤲
@SharmaSheeko
@SharmaSheeko 5 месяцев назад
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janalkeega booqato
@OsmanBarqadle
@OsmanBarqadle 5 месяцев назад
Naclad allle haakurido midka Gabdha sidas ugalayo 😊😊
@boqorada156
@boqorada156 5 месяцев назад
Aamiin😂
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 5 месяцев назад
Aamiin
@abdirahman418
@abdirahman418 5 месяцев назад
Waa film😂
@Yaasiinaxmed2
@Yaasiinaxmed2 4 месяца назад
Raga jeebka u daaya ku dheh waaye hadii kale waa la silcinayaa 😂
@xawaqueenhanad6301
@xawaqueenhanad6301 5 месяцев назад
Waliga nin sidas ah dabecdisa ha isku jeclaan😢
@Adoontialleswt
@Adoontialleswt 2 месяца назад
GabDho sharaFtiina dhowrta filmkaan nolol dhab ah bu Ka hadylaaa😭😍🫶🏼
@AminaMohamed-v7h
@AminaMohamed-v7h 5 месяцев назад
Ax wale nolashan waa dhab war dumarow raga aad la shee keysan saan iska iliya siba hablaha yar yar😢
@hanicusmaancali3066
@hanicusmaancali3066 5 месяцев назад
Ilhy ima tuso horta wyo gabr yar oo mustaqbal leh baan ahy raga sandkn maleysku hleyn kro lkn hde igu dhici lahed wnba dhiman lahaa😢😢😢
@cabdireermagal3562
@cabdireermagal3562 5 месяцев назад
Ilaahey kuma tuso abayo anaga o dhan😢
@ekeqalbi
@ekeqalbi 5 месяцев назад
Waa kuu soo socdaa
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 5 месяцев назад
Ilaahay hanaga ilaaliyo Aamiin 🤲❤️‍🩹
@Hodan238
@Hodan238 4 месяца назад
​@@ekeqalbisidu u yaalo lee day wasaq
@AyaanDucale
@AyaanDucale 5 месяцев назад
Horta wiilakn films waliba asigo gabar xumenyo lee makujiraa😢😮
@hogamiyahabulshada2430
@hogamiyahabulshada2430 5 месяцев назад
Iyadaa iskeentay oo filim ah wye Bilowgiba iyadaa soo raadsatay ninka 😂😂😂
@hussienabdirahmanofficial9160
@hussienabdirahmanofficial9160 5 месяцев назад
Best FILM waye Top Atariishada Jaliiinkeda Waa Amazing 🎉❤
@AbdifatahZ
@AbdifatahZ 4 месяца назад
Waa filim saameyn le oo ka hadlaya Nolosha maantadan taagan iyo sida Gabdhaha wanaagsan loo halleeyo.
@SHUCAYBDUCAYSTE
@SHUCAYBDUCAYSTE 3 месяца назад
Wa sax sxbkeen😊😅
@aarkamaanta2972
@aarkamaanta2972 5 месяцев назад
Xaliimo fudeed dilaayo, filimkan haku cibraqatan. Wiil Somaliyed aan jecladay blabla😂 hada marka waynaday aan ogaday Xalimo caqli maleh ayadoo Buluxubey dagan, ayay Karaan wiildagan xafad ogu tagee Jaceel dartiis😂
@maimounaawaleh421
@maimounaawaleh421 5 месяцев назад
Wallahi everything is the reality happening in this generation cause it became hard to trust someone cause its rare to find someone truthful. But i would like to give a few word for the mens : •stop using girls like she was a toy •stop thinking like she's a trash •stop destroying everything in the life of girls •stop pretending to love her • stop lying about something you're not. In conclusion, you men have to use your own mindset and to thinking cause nobody can harm his own sister so stop harming the other sister or the girls from other families. They do have lifes,dreams, hope,so stop being ( men) the one who is destroying their hearts, their lifes. From Djibouti 🇩🇯,peace 🙏
@aminCaraale
@aminCaraale 5 месяцев назад
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A 🕋❤️💖🤲🏽 Mahad Sanid wll 👏🏼
@AbdiMaxamedraage-i1m
@AbdiMaxamedraage-i1m 5 месяцев назад
Scw❤❤
@misslucky2768
@misslucky2768 5 месяцев назад
Gabdho sharaftiina ilaaliya oo wax waliba haa iyo haye ha iska oranina haa badan baa bohol ka tuurtay hablihii, waxa aad u aragto inay sharaftaada waxyeelenayso maya dheh yaanu jacayl idin indha tirina. Wax aynan gacmaheena ku kasban inaguma dhacaan ilaah ka xishooda oo ka baqa aakhiradiinana eegta
@boqorada156
@boqorada156 5 месяцев назад
Haye😊
@Iamqueen-lv9ub
@Iamqueen-lv9ub 5 месяцев назад
Waano fiican weeyan jasakllahu khair ukhtii fillah💯
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 5 месяцев назад
❤ Shukran Wllshy qaali talo fiican nasiisay ❤allha Ku xafido ❤🫶
@AminaCisman-qk3cs
@AminaCisman-qk3cs 5 месяцев назад
Cabsi ayuu igu abuuray flimkan 😢allow nasug
@zamzammaxamedxassan4968
@zamzammaxamedxassan4968 5 месяцев назад
Hadii aad Gabar tahay is ilaali
@ruuni2
@ruuni2 4 месяца назад
war filmka wax kale waye no so badiya filamada nolosha dhabta ka hatlayo sida kan okale wax yaro macan ayow aha wlhi 👍👍👍🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@user-abtol45
@user-abtol45 5 месяцев назад
Best waaye lkn tartanka Astaan ha hilmaamina. MUSALSAL SOO SAARA HADA. short film lama rabo dadaala oo tartama aan horumar gaarno
@SHUCAYBDUCAYSTE
@SHUCAYBDUCAYSTE 3 месяца назад
Filmkan Runti Wxa uu Shabahay__XADIISKII Rasuulka scw scw scw..
@finnadguunje2141
@finnadguunje2141 5 месяцев назад
Waxa uu ka hadlayaa oo waliba awooda saarayaa waxa hadda waalay dhallinyaradeena waana wax mudan in laga fogaado.
@jama253
@jama253 5 месяцев назад
Dhabtii kan Film wuu dhaafay🔥🔥🔥
@Cabdixakiinxasanismaaciil
@Cabdixakiinxasanismaaciil 4 месяца назад
Best xaqiiiqo😮
@ffrtt8929
@ffrtt8929 4 месяца назад
Hayaaaay hablaha hanugu dirina filmaanta sidaan oo kle joojiya
@hamdabilan838
@hamdabilan838 5 месяцев назад
Nimanka somaliyed mxey san ugu xunyihin markey dhantey lahayen kagaran halka kaga dhaqaqayan😢
@MaxamedAxmed-fr7io
@MaxamedAxmed-fr7io 4 месяца назад
Wan ka hely filimkan wuxu ka macn yahay filimada Hindida❤😂😢😮😅😊
@AqanyAbdizalaad-nu5ee
@AqanyAbdizalaad-nu5ee 3 месяца назад
ODAYGA JEEGA U JARAN BEE😂😂
@HodanAhmed-qm7wx
@HodanAhmed-qm7wx 5 месяцев назад
Naga daa dee jeclkagan. ahy ninka dhaha ka carar naa ciyaw is garo😅
@SalmaSaleebaan-oo6nm
@SalmaSaleebaan-oo6nm 5 месяцев назад
😢wlhi wa runtaa hppti 😢
@CabdidahirAdanDiiriye
@CabdidahirAdanDiiriye 5 месяцев назад
Howlgal wanaagsan bile Very nice and Respectful 🙏Daawade Buuxa
@AsdfghjklZxcvbnm-ky8yq
@AsdfghjklZxcvbnm-ky8yq 4 месяца назад
Hee sti,wallah
@SafaXasan-cs1kg
@SafaXasan-cs1kg День назад
❤❤❤
@hanaabdi198
@hanaabdi198 5 месяцев назад
Waryaa somalidii way hormareen masha allha
@canshuurxikmaawi
@canshuurxikmaawi 5 месяцев назад
waan ka helay muuqaalka habka loo duubay iyo editka colorka loo isticmaalay
@BishaaroAli-ez2qe
@BishaaroAli-ez2qe 5 месяцев назад
really wa xaqiq jirta 😭😭
@Ahmedbaarri
@Ahmedbaarri 3 месяца назад
Fikradaan ninkii laha wlhi cajiib wye
@Tusearday
@Tusearday 3 месяца назад
Xarifkan nagah so qarxin jiry u jeeda telgrumk no blan ah😂😂
@hargaysamanta6690
@hargaysamanta6690 5 месяцев назад
Nabiga ku saliya ana u horeyew
@maLLiiza
@maLLiiza 5 месяцев назад
Scw
@nboss8028
@nboss8028 5 месяцев назад
Salaallahu caleyhim wasalam
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 5 месяцев назад
Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤️🥰
@bushroyy
@bushroyy 5 месяцев назад
Sallaallaahu Caleyhii Wasalam
@MaqsuudCabdulaahi
@MaqsuudCabdulaahi Месяц назад
Sallaahu caleyhi wasallam❤❤❤
@fatimaabdullh6177
@fatimaabdullh6177 5 месяцев назад
Magaca SHORT FILM waxan jeclaan lahaa In lagu badalo "SHEEKO GAABAN"
@halbeegtrading7632
@halbeegtrading7632 5 месяцев назад
Masaarta gacanta ey ku heyso dhiig dhanba kama danooyo😅😅 Directorka daal m jiray qeybtaas😅😅😅
@sawdaaxmed4705
@sawdaaxmed4705 5 месяцев назад
Aduunka magcyga waa ka masayra qof ilawata marka arko magcyga iga badala flmka plz plz🙏🙏😂😂😂
@Sowdaahmed-t5g
@Sowdaahmed-t5g 5 месяцев назад
Ala ani xita wa naxay wlh sowda la idhaha 😂😢
@ferdoesabdikadir
@ferdoesabdikadir 5 месяцев назад
Wax kalo ka masayrta waysay
@ferdoesabdikadir
@ferdoesabdikadir 5 месяцев назад
Magaca Ma ada lagu sameyey horta aso jiraaa dhalatay gabaray wake up
@Hodan238
@Hodan238 4 месяца назад
​@@ferdoesabdikadirwxs Mxa ka gale adi
@Aarka14
@Aarka14 5 месяцев назад
Gawar saan eh wlhe wadhif iyo qaliil allow igu aadi 🥺❤️
@CadeBagare2024
@CadeBagare2024 5 месяцев назад
Amiin❤😢
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 5 месяцев назад
Aamiin 🤲💗
@SamiyoCumar-sk6gx
@SamiyoCumar-sk6gx 5 месяцев назад
Wee jiraan🥺 lnk wilasha san camal eh💔
@SomaliInnerCircleTrader
@SomaliInnerCircleTrader 3 месяца назад
Wow brilliant story Waxa waxa ku dheelaba waa jaceelaa naga dhaxeeeyo Sowdo 5star qaab jaliinkeeda Khalid wuu ka run sheege doorkiisa Ninka soowda diide last words waa fariin Storyga iyo qaab jaliinka loo dhige was top Plus su-aalaha abdi weli omar waxee kugu abuuraayaaann inaa adi u jawaabtid sowda Totally was top film
@indhabuur6264
@indhabuur6264 5 месяцев назад
Qiso dhab ah inta gabadha ay jishay malin walbo ayey dhacda gabar guri dhiso is dha heyso in lagu dhelo 😢
@AbdirahmanMouna-dp6xk
@AbdirahmanMouna-dp6xk 5 месяцев назад
Noso badiya
@kaariyemedia7031
@kaariyemedia7031 5 месяцев назад
Filmka gacanta ayaa ka fadhida ❤
@savannaahmed6996
@savannaahmed6996 5 месяцев назад
True history Allah no dhowro sharafta 🤲
@Mahadxidig-official
@Mahadxidig-official 5 месяцев назад
Waa filin ka turjumaaya waaqica jiro👌
@jamilanor653
@jamilanor653 5 месяцев назад
Kaas camal kii bombada lagu xiraayay ahaa😡😡 Salaanta kowaadba red flag ah.
@daadachannel6952
@daadachannel6952 4 месяца назад
Marba hadii qofka aad jeceshahy xumaan kuula damco sister hausameynin jaceykiisana uff dheh mid waxaa tahay iyo waxaa rabto kugu jecel oo Allena raali kugu yahay aa helee I love you abyo mcn❤💯🥰🫀
@hamdabilan838
@hamdabilan838 5 месяцев назад
Gabdho shrftena io taan walidkena an ilalino😢Allow nodwr😢
@Kiin67
@Kiin67 5 месяцев назад
Alah sowdo waa qrxly masha Alah ❤️
@NafiisaApdulkaadir
@NafiisaApdulkaadir 5 месяцев назад
Samiday wye 😂
@ZakariyeGantaal
@ZakariyeGantaal 5 месяцев назад
😢walahi xaqiiqduu ka hadlayaa, walaashay filmkaan waa waano iyo wax sheeg plz walashay sharaftaada dhowro
@Caruustvchannel
@Caruustvchannel 5 месяцев назад
Amasing And it is reall life of Social Media and their Problems🎉🎉🎉
@umumascuud3307
@umumascuud3307 5 месяцев назад
kibirowgii arday ku jiray😂😂😂
@Amal-Qurux-Ina-Ahmed
@Amal-Qurux-Ina-Ahmed 5 месяцев назад
From Maria Abshir Boqorada style ka snapchat❤😢
@nawaalaragsan4701
@nawaalaragsan4701 5 месяцев назад
Maxaa ku dhacay boqorada styleka
@hooyomcn1645
@hooyomcn1645 5 месяцев назад
Filimkaan wuxuu kahadlayaa waaqiciga waxa kajira soomaalida dhexdooda kuquusqaata asxaabtiina oo sidaan layeel. Talo: gabarey intaa sharaf leedahay waa intaad qarsoontahay manajiro nin rabo gabar tiktok isticmaasha oo isqaawisa.
@ayuubnairobifilms3492
@ayuubnairobifilms3492 5 месяцев назад
Atariishada inaba caadi ma ahan jiliinkeedu❤
@FAAD21
@FAAD21 5 месяцев назад
Xaadka doontay furuq haku dilee😂
@SalmaanCabdisiraad
@SalmaanCabdisiraad 4 месяца назад
😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤
@suleeqoahmed-ij6wy
@suleeqoahmed-ij6wy 5 месяцев назад
Aan ku salino nabiga scw❤
@halbeegtrading7632
@halbeegtrading7632 5 месяцев назад
Nolosha dhabta ayuu ka hadlya filmkan. Gabadhii Bataati ah maalmo halagu mooodo middi dheeman ahna hala ilaashado😅
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 5 месяцев назад
Aabo jeego u jarantahay yaab ka aduunka 😂
@butterfly_n42
@butterfly_n42 5 месяцев назад
😭😭plz plz gabdhahygii xbbti sharaftaada ii ilaali aabaha,walaalka sharftiisa ayaad wadaan 😢yuusan nin sharaftaada kaa gadan kan ku jecel xitaa kuuma ogolaanayo jirkaaga inaad meel ka qaawiso 😢
@abdirashidtyger8531
@abdirashidtyger8531 2 месяца назад
They should preserve their dignity. Even the one who spoil you, will leave you eventually, sharafteni ilaliya nin chance gat waaa wll
@yusufabdinasiryusuf4452
@yusufabdinasiryusuf4452 4 месяца назад
How many girls are victims like this act? Nobody can't count it
@zamzammaxamedxassan4968
@zamzammaxamedxassan4968 5 месяцев назад
Horta arimahan ookale mar walbo wey soononoqdan ee sharaftiina ilaaliya gabar markey sharaf leedahy kali unba larabaa Dumarow raga qaar waa bahalo si shabaq laguugu rido wax kasta ayuu u adegsana ee is ilaaliya
@sahraAli-e9h
@sahraAli-e9h 5 месяцев назад
Astan iyo BileTv waxay u eg tahay inay kala maseer san yihiin 2duba halmar bay soo daayeen hadana waa 2 musalsal isku waqti waan ka shakiyey aniga
@Moabdi35
@Moabdi35 5 месяцев назад
Tartanka suuqa waa muhiim bro shacabka ayayna dan ugu jirtaa
@ruweydadaahir8873
@ruweydadaahir8873 5 месяцев назад
Gabdhaha muqalada xun soo gudbiyo aabahoda madaxa sidas ayuu hoosta ugeeya😢😢😢
@SasmmoalimAbdulkhadir
@SasmmoalimAbdulkhadir 5 месяцев назад
Bile TV iyo filim qabyo ah maxa akalaheysto maa soo dhamey tirtaan😂😂
@Moumin.corner
@Moumin.corner 5 месяцев назад
Waa qiso dhab oo jirta fadlan dumarow baraha bulshada niiko hala soogalina iyo is lux luxid, nina marabo qof banaanka taala , raga qaarna mafiicno waxa ay sameynayen fadlan kadigtonaada
@AminaSiraje
@AminaSiraje 5 месяцев назад
arday. away sxbayaal😮
@axmanna14
@axmanna14 5 месяцев назад
Amazing job 🎉 saaxiibkey Feysal Bile hal abuurkaada iyo jiheyntaada waa ku heystaa
@HadiYare
@HadiYare 4 месяца назад
Fariinta uu film ku gudbinayo intii fahankoogu fiican yhy ayuunbaa garanaysa nolosha maanta iyo social media
@Fatma_zaharat
@Fatma_zaharat 5 месяцев назад
Ilaahow astur hablaha soomaaliyeed iyo hablaha muslimiinta ah dhamaantood
@nalkapeadiamond4712
@nalkapeadiamond4712 5 месяцев назад
Gabdhaha fahankooda wx badela waa raga 😢
@waliyocadga9985
@waliyocadga9985 3 месяца назад
Gabar kasta waxaa ku filan sida uu u hadlaayo qofka ay wada hasawaayaan, in uu nin fiican yahey iyo in uu nin xun yahey, dharkaan waaweyn ka ganbiso kuma qurxoonide, waa isqaawi gabareey halkaas uga har njbkaas oo kale
@aaihaille5101
@aaihaille5101 5 месяцев назад
Nin walboo dhaha soomaaliyeed ku xad gudbaa abaalkiisa waa dil
@bashiirwadne7502
@bashiirwadne7502 5 месяцев назад
Reeer xamar iyo niiko Nacalaa idinkuYaal wuxu dhaqan xumaaa
@ShadiamohamedSalim
@ShadiamohamedSalim 5 месяцев назад
Inta xanfresh kasoo raacday❤
@mrsnimo5883
@mrsnimo5883 5 месяцев назад
Same 😂
@Fardososaid
@Fardososaid 5 месяцев назад
Where is ardy season 2
@fatimaabdullah764
@fatimaabdullah764 5 месяцев назад
waa wcyagilin fican waku mahdsintihiin
@Hafzazidiiqoficial777
@Hafzazidiiqoficial777 5 месяцев назад
Arday aaway 😢
@HIDDO_WACAN
@HIDDO_WACAN 5 месяцев назад
Flim jitaabo lee waaye waa joognaaaye mxaa noo hysaan reer bile tv 😂😂
@mohamedomargaboow8300
@mohamedomargaboow8300 5 месяцев назад
Kani film igama racina gabadhaha waxa lagu xumayo leee wadina mana dhananayana
@ilyaasfaarax3279
@ilyaasfaarax3279 5 месяцев назад
Bile media miyaa laga soo deynaa plz Bile media noosoo galiya musasalkan ❤❤❤❤❤❤
@xamdaxiis1873
@xamdaxiis1873 4 месяца назад
Ad bey ii dimqisey qisadaan ilahow Ina dhowr yarabi😢
@inanor4353
@inanor4353 5 месяцев назад
Aniba wn dili lahaa wlhy
@UmulkhayrCabdirishiid
@UmulkhayrCabdirishiid 3 месяца назад
Ilhy baa wax ilaaliya alle hablaha ha ilaaliyo❤
@finnadguunje2141
@finnadguunje2141 5 месяцев назад
Jamaal actorkii filimkii Habboon.
@shidusharangaychannell1100
@shidusharangaychannell1100 5 месяцев назад
Me sitting here waiting to over take Somali TVs 😅😅😅😅😅 Sitting watching and writing another book ❤❤❤❤ thank you bile media❤
@djkaafi5616
@djkaafi5616 5 месяцев назад
Anu waxan la yaabanahay ninkan wayn ee jeegada u jartay 😂😂
Далее
ALIA | SOMALI SHORT FILM | 2024
11:30
Просмотров 549 тыс.
БАГ ЕЩЕ РАБОТАЕТ?
00:26
Просмотров 96 тыс.
TAXANAHA ARDAY | XALQADA 1AAD | FAARAX
25:48
Просмотров 2,9 млн
AFDUUB
51:17
Просмотров 472 тыс.
YAA DILAY XAASKIISA
30:21
Просмотров 1,4 млн
HAYB SOOC || SOMALI SHORT FILM 2024
21:46
Просмотров 206 тыс.