Тёмный
No video :(

SHORT FILM QOSOL BADAN SHAKI XUME KHUUM IYO AQAAYADA IYO BALBALAADHSHE 

YAASIIN BALBALAADHSHE
Подписаться 309 тыс.
Просмотров 156 тыс.
50% 1

♥♥♥ Ku Soo Dhawoow Channelkaga , Fadlan ha ilaawin inaad Subscribe Gareeyso, Thanks ! ♥♥♥
• Well Come To Your Channel Please Subscriebe Thanks
• Channelkani waa Mid uu tagaan Raali Galinta Bulshada ,waxaana iska leh Camera Man ka Balbalaadhshe waxad kala socon dontaa Majaajilooyin aad u qosol badan waa KOOXDA XIGMO IYO XARAABO { Jilayaasha Jilaha Canka ah Abwaan Bashiir Qaashle, Safiya khaliif yuusuf iyo Xirsi cabdilahai Cali qolay iyo Nadra xirsi Cabdilaahi iyo Raxma Cabdilaahi maxamuud iyo Mustafe saleebaan kamo iyo Gudomiyee Yaasiin Balbalaadhshe dhamaan kooxda xigmad iyo xaraabo FADLAN HA MOGAAN HANA KA MAQNAAN MAJAAJILOOYIN TAXANE AH Waxad Hada Kala Socon dontan Filimadi Ugu Danbeyay Hamogan Commin Soon Koxdani Waxay Ugartahay SAAB TV

Опубликовано:

 

13 окт 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 57   
@huuxagi9166
@huuxagi9166 4 года назад
Sxb Qosol lakuma dhinta Balse wa kiliya xanun 😃😃😃😃😀😀😀😀😀 Asxaabta Like iisarA👈
@ahmedmohamedmohamud9257
@ahmedmohamedmohamud9257 3 года назад
Dhamaantiin waan idin fahansanahay Qofka loojeedo ee Riwayadan oo dhan ay ku soto waa aniga waa waxaad ka faaiidaan yuubane iyo Qaadiro iyo wadaadkan yar ee khamiiska cad waan imaandoonaa Burco
@umaqalidiyoabuqalid
@umaqalidiyoabuqalid 4 года назад
Aaaamiiiiiin yarabi
@khadarjrlyrics630
@khadarjrlyrics630 4 года назад
Hhhhhh rag walan hhhh like igu cawiya wllyal iniko mahadsan
@abdiwarsame6229
@abdiwarsame6229 4 года назад
😂😂😂😂😂Yassin sxb qabta aya laga suga aan eegne in surinka lagugu sugayo aqaayada waa nin ay balo ka dhacdey 🤣🤣🤣🤣🤣
@umaqalidiyoabuqalid
@umaqalidiyoabuqalid 4 года назад
Walalo
@umaqalidiyoabuqalid
@umaqalidiyoabuqalid 4 года назад
Biliis sheer lag
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 4 года назад
Waaaaar naga tag Shiikh layne
@Culimocumar101
@Culimocumar101 4 года назад
Qoslkii waa iga dhamaaday maanta🤣🤣🤣
@mohamedosmaan1777
@mohamedosmaan1777 4 года назад
Ruwayadii miyey caqaayada iyo kii buurnaa ruwayadohoogu waa qosol
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 4 года назад
Hhhhhh Aaminta gura idinku anaga Aamin kaga yeedhsiine caqaayada kabtiisa lama gashan karo
@iftinjama2384
@iftinjama2384 4 года назад
Manshallah beautiful film
@namcomohamed3220
@namcomohamed3220 3 года назад
Rasmi rays
@namcomohamed3220
@namcomohamed3220 3 года назад
Rasmi rays
@ananzee638
@ananzee638 4 года назад
ma thy qof jacel inu barto english iyo xadiisyada lagu fasiry somali ahan so boqda wax badan aya faidaysan insha allah
@umaqalidiyoabuqalid
@umaqalidiyoabuqalid 4 года назад
Mara waan idintageeraa
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 4 года назад
Waa caadi waanu ku fahanaye
@umaqalidiyoabuqalid
@umaqalidiyoabuqalid 4 года назад
Walalo biliis soo bokho yutub uma qalid wax badan baad ka arkin
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 3 года назад
raga waxan leeayahay horrta qaad ma wax wanaagsan baad mooodaysan marka suuqa la soo fadhiisanaysan ubadka ha walin qarsada hada waxan cunaysan ama iska daya ilaa lo ma tihidine akhas caleek aniga aduunka waxan ugu necebahay qof afka greeena soo dhiga caleemo qaad cunaya uf caleek
@umaqalidiyoabuqalid
@umaqalidiyoabuqalid 4 года назад
🇸🇴👪🙋‍♀️🤲🇸🇴👪🙋‍♀️🤲🇸🇴👪🙋‍♀️🤲🇸🇴👪🙋‍♀️🤲☝️yarabi
@abdimoge3839
@abdimoge3839 4 года назад
Asxabta fadlan subscribe isaara Ilahay ramadhanka hanagaaqbaale
@Omar-kq9yu
@Omar-kq9yu 4 года назад
Ahmed cade
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 года назад
Wallahi Sanu qoslayaan Suuxigaadhey 🤣
@DARMAAN1
@DARMAAN1 4 года назад
Caadi maha sxb qosalkiiba iga dhaamaday
@YAASIINBALBALAADHSHE2022
@YAASIINBALBALAADHSHE2022 4 года назад
Thanks
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 4 года назад
Taxi i soo dir Oo miyaad cararaysaa Wax baa ka dhacay Balo ku degtay
@xirsicabdulahixaaji1490
@xirsicabdulahixaaji1490 4 года назад
*hhhhhhhhh* *_tagsi ii soo dir tagsi ii soo dir_*
@Axidig
@Axidig 4 года назад
WAXAAN LEEYAHY HAMI WALAL IIRUMEE OO SUBSCRUBE ISAAR 😣😣😣😣😣😣😣😣
@ananzee638
@ananzee638 4 года назад
iso boqo wan kuso boqdiye
@YAASIINBALBALAADHSHE2022
@YAASIINBALBALAADHSHE2022 4 года назад
Dhamaan ha la is taageeto
@Kenni77
@Kenni77 4 года назад
Dadku isku wadaEkaa Ma iskuwada xaafadbaaa😂😂
@zahraadan2014
@zahraadan2014 4 года назад
Wahi waan qosly
@khuumproduction
@khuumproduction 4 года назад
Subscribe iisaara waa shiikhii riwaayada meteleyee hhh
@mohamedabdi2157
@mohamedabdi2157 4 года назад
Malaxuba in aad tahay kuye sheikhii ban ahay la noqo waxaka sxb qasab maha
@ahmade.h5660
@ahmade.h5660 4 года назад
Dad waalan aya tihiin oo dawo ubaahan
@somalilandofficeoftheaudit5656
@somalilandofficeoftheaudit5656 4 года назад
Ka garbaxa waaakaaase
@umaqalidiyoabuqalid
@umaqalidiyoabuqalid 4 года назад
Somaliya khaluubtooda isusooduw
@mohamedabdullahi9279
@mohamedabdullahi9279 4 года назад
😂😂odayga wali gacanta taagaay gadib markeey ducada dhaamatay yaa ila arkay
@aduunchannel3008
@aduunchannel3008 4 года назад
Dad mushikiya jiree halayska ilaasho 😂😂😂😂
@faysayusuf3427
@faysayusuf3427 4 года назад
shaki xume 2👈
@xasbadbaado5523
@xasbadbaado5523 4 года назад
caqayada ninka layiraahdo waa kan ugu qosolkA badan ysin bbshe waa the best cameraman and best actor
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 4 года назад
Waxa tiddhaahdaa wuu Kacay gaadhigii
@khadarcadee5371
@khadarcadee5371 4 года назад
War waxay guray barwaaqahan kale macal wu ueegyayba
@kindsnoun6553
@kindsnoun6553 4 года назад
Caadi maaha aBest
@engguray6152
@engguray6152 4 года назад
🤔
@mireyaretube800
@mireyaretube800 4 года назад
Filimka lkn maad qaladaadkiiba kasaarine
@dhamacahmed5862
@dhamacahmed5862 4 года назад
Khuum nin jira
@samatartv
@samatartv 4 года назад
bacdibaa shaqaysay
@khadanmaxmud887
@khadanmaxmud887 4 года назад
Kkkk
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 4 года назад
Kkkkkk
@mahadguray4241
@mahadguray4241 4 года назад
Waar yaasiinaw curiye waynbaad tahay oo taadu waa tii mushakinimo u danbaysay lkn riwaayada waxaa ka dhiman caruurtii iyo hablihii la odhanayay ader meeshaa ii tilmaan oo wax la waydiinaayay
@nasiraxmed8375
@nasiraxmed8375 3 года назад
kkk
@ahmedmahamoud4005
@ahmedmahamoud4005 4 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-KhZ3HVUT2xc.html fadlan n.a. soobooqda
@mamozahrad.x9533
@mamozahrad.x9533 4 года назад
Kkkkkkk
@somalihanolato741
@somalihanolato741 4 года назад
Kkkkkkkk
@iftinjama2384
@iftinjama2384 4 года назад
Kkkkkkkk
Далее
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
SOORAAN RUWAAYAD CUSUB ADIGAA DALKA LEH? DALKEE
27:16
Просмотров 212 тыс.
Ruwaayaddii Hablayahow hadmaad guursan doontaan_4.flv
9:47