Тёмный

SOORAAN RUWAAYAD CUSUB ADIGAA DALKA LEH? DALKEE 

SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Подписаться 251 тыс.
Просмотров 212 тыс.
50% 1

🔴 🔴 SUBSCRIBE★SHARE★COMMENT🔴 🔴
★ Sooraan And Jawaan Film Production ★
★★www.sooraanjawaan.com★★

Развлечения

Опубликовано:

 

28 окт 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 393   
@x-tttabdi50cent62
@x-tttabdi50cent62 4 года назад
Sooran : Shaah bigays iyo cadays waxad hayso keen Sooran: Oo waa bigayse 😂😂😂😂😂
@abdishakurawl1773
@abdishakurawl1773 4 года назад
😂
@mascuudidris1054
@mascuudidris1054 4 года назад
😂😂😂😂😂
@x-tttabdi50cent62
@x-tttabdi50cent62 4 года назад
Moha Abdinor DigitaL Bal adigu ii aqonso anigu isuma arke
@hazaamofficial
@hazaamofficial 4 года назад
Viva adeer SOORAAN ❤❤💪💪👈
@oldschool9316
@oldschool9316 4 года назад
Like saar hadaad adoo Video ga dhamaysan Comment soo aaday😁
@al-bashirdermalclinic
@al-bashirdermalclinic 4 года назад
🤣waa aniga
@sihamabdi4091
@sihamabdi4091 4 года назад
Maa qasaab baa
@galowjama7244
@galowjama7244 4 года назад
Soooran iyo jawaan riwayada inay isku soo baxaan intii ugu racaan like reer jigjiga
@zakariabulleofficiall6014
@zakariabulleofficiall6014 4 года назад
Reer burco like Hala dhaafine waa dhaldki burce
@aamiinediter7724
@aamiinediter7724 4 года назад
Haaaa haa 😀😀😀
@faysayusuf3427
@faysayusuf3427 4 года назад
I Love❤Ddsi🇬🇶👌🇬🇶 guul wacaan dadkaygii from burco☝️
@thfhftgwegsvdvfcj
@thfhftgwegsvdvfcj 2 года назад
Wgrbecwhwwhjvfhvfhgrhvsxsv fhftgdtbctfjehfdhc 1💏💏💏💏💏💏💏😅😄😄🤩🏕🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🤍🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🖤🖤🤍🏕🏕
@shucaybinhoo9581
@shucaybinhoo9581 4 года назад
Sooran best actor & director
@anascabdirazaaq248
@anascabdirazaaq248 4 года назад
REE JIGJIGA HADAAN NAHAY WAAN IDIN TAAGEERNAA Noolaada ree awawgay ree somaliland waan idin jeclahay aniga ayayday ayaa kasoo jeeda somaliland gaar ahaan hargaysa CIIDAGALE YOONIS ❤ GOBONIMO KU NOOLAADA WALIGIIN SALAAN BUURAN FROM OGADENIA
@gardhaalechannel3503
@gardhaalechannel3503 4 года назад
Halka riwaayada lagu dhigayo sow jigjiga maaha wlll
@anascabdirazaaq248
@anascabdirazaaq248 4 года назад
@@gardhaalechannel3503 haa wll waa jigjiga
@somaliinspiretv615
@somaliinspiretv615 4 года назад
soo dhawoow awoow
@anascabdirazaaq248
@anascabdirazaaq248 4 года назад
@@somaliinspiretv615 mahadsanid huno
@raxmaali3516
@raxmaali3516 4 года назад
Noolow ayeeyo
@user-vl7lp6uo5f
@user-vl7lp6uo5f 4 года назад
Soraan legend alle cimriga iyo cafimaadkaba hakusiyaadiyo ruwaayadan fb ayaan kusoo arkay wansoo raadiyey 😍❤
@DeqaAlabi
@DeqaAlabi 4 года назад
Cb
@DeqaAlabi
@DeqaAlabi 4 года назад
Y
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 4 года назад
Markaan ruwaayada daawado baan is dhahaa bal faallooyinka wax ka fiiri. Mise like baaba fayl loogu jiraa.. Dad tuugsanaaya aysnba u nacay
@hawaali5209
@hawaali5209 4 года назад
wa layabay
@XOGSIDEMEDIA1
@XOGSIDEMEDIA1 4 года назад
Hhhh dadkan liketa maxaa kasoo gelaya?
@maxaakaalilaahiya5063
@maxaakaalilaahiya5063 4 года назад
Dadkii waxaa lagu saliday like iyo qudhun qofwaliba wuxuu rabaa janaan caana inu yeesho marka caruur ayaay u badan yihiin ayaan filayaa
@abbasyoung2423
@abbasyoung2423 4 года назад
Hhhh Waar bal miila aragtay
@khalillyusuf5680
@khalillyusuf5680 4 года назад
Sidoo kle 😂😂
@abdallabile6451
@abdallabile6451 4 года назад
🙏🙏🙏🙏 👌👌👌👉💕💓💞 Qof walbow Degaankaaga hormarkiisa iyo Nadaafadiisa ka shaqee ☝️☝️☝️☝️☝️☝️
@bileali8846
@bileali8846 4 года назад
Axsan waa riwaayad inoo soo badiya riwaayadaha nuucaana mahadsanidiun
@abumazlaxnk9211
@abumazlaxnk9211 4 года назад
Soooraaan alle cimriga hakuuu dheereeyo Nin adag baadtheeee
@mrcrowd1802
@mrcrowd1802 4 года назад
Qofka asagoon daawan iska sii qoslay kaalay halkaan adeero🤣🤣🤣👍
@axmeddhereye957
@axmeddhereye957 4 года назад
Anaa leh wadanka Waanu jecelnahy waddnkayga 🤗♥️♥️
@shidedhabarjilicalice1996
@shidedhabarjilicalice1996 4 года назад
Somalibaa iskaleh and like isaara wadaniyiinta
@maxamedismaacil4835
@maxamedismaacil4835 4 года назад
Waa runtaas
@ahmedabdikariimmohamed3540
@ahmedabdikariimmohamed3540 4 года назад
Hadaad sooran Tageero buuxda hay la dhaafin subscribe ta
@khadarsudaysi1785
@khadarsudaysi1785 4 года назад
masha llah sooraan ismaacil sugule tagere ku ahy adeerka
@ahmedzacki6075
@ahmedzacki6075 3 года назад
Ilaahay hakuu Naxariisto Abwaan ismail sugule sooraan
@djkakalaka659
@djkakalaka659 4 года назад
Aduunyo wlhi. Jigjiga miya manta xoriyada iyo hananka wnsgn ku danbaysay wa wax lagu farxo wlhi shalay iyo manta kala duwan kalana nasiib badan 👌👌
@qasimchannel2323
@qasimchannel2323 4 года назад
soran somali king of commedy
@qlutojannah1670
@qlutojannah1670 8 месяцев назад
Allaha haku naxaristo amin
@osmanismail21
@osmanismail21 4 года назад
Riwayad soraan Iyo jawaan ooo cusub soo daaya oo saa wakhtigu u dheer yahay mashalah
@Ahmeto536
@Ahmeto536 4 года назад
Abwaam Daaha gaas iyo Sooraan 🤙👈
@Painkiller23248
@Painkiller23248 4 года назад
Jigjiga is one beautiful city! Shoutout to Jigjiga people❤️👌
@maxamedadam4151
@maxamedadam4151 4 года назад
GO FORWARD
@abdirisakkahen
@abdirisakkahen 4 года назад
Dds waan idin salaamey horumar baan idin rajaynayaa walaalkiin Somaliland jooga
@m.daadaliye4315
@m.daadaliye4315 4 года назад
Soraan io jawaan legends waxaan idin leeyahay riwayadaha nosoo badiya teeda kale ayantan soraan waa la waayey muduharaad ayaan sameynayanaa noo soo cesha jawaan. War yaa ila qaba waxaan ka hadalyo
@maxbuubosman9747
@maxbuubosman9747 4 года назад
*Sooraaan dartiis ayaan u daawanayaa riwaayadaan ilaa iyo 2013 riwaayad tiisa ah ima dhaafin heer waxaan gaaray aan erayadiisa xifdiyay.*
@CAAMIROfficial
@CAAMIROfficial 4 года назад
Sooraan Kulahaa Beertaydu mayna Xoriyatul qowlka kujirin 😆😆😆 Soraan❤🖐
@Zuldan_Lp_Official
@Zuldan_Lp_Official 4 года назад
Waaa is hayna wali
@CAAMIROfficial
@CAAMIROfficial 4 года назад
@@Zuldan_Lp_Official😄 🖐
@gaazyare3278
@gaazyare3278 4 года назад
Sooran hadaan arko waan iska sii qoslaa😂😂😂😂😂😂
@mohamudabdirashiid4097
@mohamudabdirashiid4097 4 года назад
Hadaad jiif ku daawanayso like dhac iska sii nio waxba ha is giinine
@haajifaisalyusef1118
@haajifaisalyusef1118 4 года назад
sooraan iyo jawaan raga kaliya ee an riwayadahoda an dawado
@nimcomohamed3134
@nimcomohamed3134 4 года назад
sooran gobolkii ragga like wac igu siiiiiii
@hurdaaye8
@hurdaaye8 4 года назад
Sooraan waan aaminsanahy wlh😂 From belet-weyne💗
@cabdimano3522
@cabdimano3522 4 года назад
is horfadhi
@harakijm2040
@harakijm2040 4 года назад
Well
@x-tttabdi50cent62
@x-tttabdi50cent62 4 года назад
Fananada quruxda badan Warda Happy ❤️😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍❤️ 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@yaasiinjaamac2608
@yaasiinjaamac2608 4 года назад
Waaw sooraan
@daahirmhassan8645
@daahirmhassan8645 4 года назад
Sooraan inta taageerto like iigu qabta hadeertaan
@roobiilbarre5916
@roobiilbarre5916 4 года назад
Hadad ila aragtay soran iyo jawan in badan kala maqna jigjiga jidwaaq isku so celisay like ta igu qawo
@saynababdullahi4764
@saynababdullahi4764 4 года назад
Xoriyatul qowlka qisaa iga soomartay haan maqlo waan qosolaa
@ayuubxaraf
@ayuubxaraf 4 года назад
Funny Wlhi Wiilka Reer Jigjigo Adiga Nasii Lacagta Waad Amusaneede I Like
@genmustafeburcaawi6972
@genmustafeburcaawi6972 4 года назад
Ibraahim ismaacil sugule iyo Abwaan Daaha Cabdi Jaamac Daaha Gaas Rag Qiimo Leh 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@mohalimohsamii5570
@mohalimohsamii5570 4 года назад
Soran iyo daaha cabdigas legend like sar
@Abdiaziizz
@Abdiaziizz 4 года назад
Soran qof aan aad utagaro camiri dheriyo cafimad👑👑
@abdimoge3839
@abdimoge3839 4 года назад
Sooran iyo jawan makalahareen masane
@ibnumuxammad5592
@ibnumuxammad5592 4 года назад
اللهم صل عي سيدنا محمد
@hassantech510
@hassantech510 4 года назад
Hablaha reer Somaliland quruxsana ,m.Allah
@mohamed88466
@mohamed88466 4 года назад
Hassan Tarar waa reer jigjiga inantu
@dowsa1252
@dowsa1252 4 года назад
@@mohamed88466 kkk waa reer hargiesa huuno
@mohamed88466
@mohamed88466 4 года назад
dhashii daarood!!! Haa haye waad
@asmacali454
@asmacali454 4 года назад
Soran wllhi waa qosol🤣
@saladshiremohamud3231
@saladshiremohamud3231 4 года назад
Dowladnimada wanaagsanaa allow reer jigjiga usaa'idi nabadda iyo kaladambeynta anaga hadda reer muqdisho nahay wadooyinkii yaraa ee bubursanaa intii shacabka kawareega ladhihi lahaa aa dowladdii dhagax iyo carro kujareysaa. We neeed Governments like jigjiga .
@ayanlejibril57
@ayanlejibril57 4 года назад
Horaa loo soconayaa
@kumanriyaqinebalkadzo1760
@kumanriyaqinebalkadzo1760 4 года назад
funny 😂😂😂😂😂😂😂😂
@masimyare4453
@masimyare4453 4 года назад
jilayaasha dhamn wn salamyaa gaar ahaan sooraan ♥️♥️
@ashkarraage4704
@ashkarraage4704 4 года назад
Xoriyatul shaqo
@daahirmhassan8645
@daahirmhassan8645 4 года назад
Hadeertii dhaweed maxaad ilaheed
@mohamedxiirey383
@mohamedxiirey383 4 года назад
Liketa iisaara😂😂maxa iilaheed marki dhaweyd
@bilebonji6017
@bilebonji6017 4 года назад
Sooran legend
@bulshaawiofficial2725
@bulshaawiofficial2725 4 года назад
First1️⃣
@suldankageeska2333
@suldankageeska2333 4 года назад
Soran iyo jigjiga walee waa.nin dara
@zackvaandhe090
@zackvaandhe090 4 года назад
Soraan ❤
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 года назад
Alla Sooraan Igadheh. Aabahaba libaax Kucunay kulahaa 🤣🤣🤣🤣🤣
@amjaadnaja6799
@amjaadnaja6799 4 года назад
😚😚😚☺☺☺
@aadanomaar1472
@aadanomaar1472 4 года назад
Firs view baa noqday
@HUSSEINGEESEY
@HUSSEINGEESEY 4 года назад
Waa Fariin Wanagsan Runtii
@abdiaziizell-dhiilood3244
@abdiaziizell-dhiilood3244 4 года назад
Sooran taageero khaasa ahay lipaaah
@axmednuur6208
@axmednuur6208 4 года назад
Sooraan waa jilaa cajiib ah
@mohadaacad3849
@mohadaacad3849 4 года назад
waa ruwaaad ficn hadii aynu fahmeno
@zerzadiik2558
@zerzadiik2558 4 года назад
Kkkk ma tanaada igu hanjapayzaa 😂🤣 waati layidh xoryitu qawal baa jira Tan maxaa lagu soo xidhaY , sooraan legend
@nuurbooz6070
@nuurbooz6070 4 года назад
xur baatay
@yaxyeck1559
@yaxyeck1559 4 года назад
KKKKKKKKKKK KKKKKKKKKKK 😂😂😂😂😂😂
@abdiazizmohamed4480
@abdiazizmohamed4480 4 года назад
Qaladadka ayaan kahelaa aniga
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 года назад
Sooraan 😂😂😂
@carafaddeeqzishow8180
@carafaddeeqzishow8180 4 года назад
Abwan daahe gaas horta waa runtiiye lamayda miyeyna kahoreyn nolashii qofka nolashiisa kamuhimsan lamayda
@abdihussein8020
@abdihussein8020 4 года назад
wllhi si niyad ah ayaan u qoslaY hhhhhh
@radwanmohamed5773
@radwanmohamed5773 4 года назад
Waa su'aal daweyne dalka yaa iskaleh⁉️
@daryeelmind4150
@daryeelmind4150 4 года назад
Kuwii u dhashay
@MuztaphaManzour
@MuztaphaManzour 4 года назад
Yaa arkaya sooraan oo isu dhigaya cagaf cagaf 😂 Edit: 14:00 waaryadhehen ninkan imikan xasustay wa nin kula jiray soran iyo jawan riwayadi ay jigjiga ku dhigayeen ee uu lahaa adeer keen bidaarta labtopka anka dhunkadee yaa xasuusta 😂😂 ninka garanka bluega ayan shegaya hada
@alinoorchanelali4131
@alinoorchanelali4131 4 года назад
Kkkk mastar palm kaan deganka aadbuu umary dadsaan oo kole horay ayan urkay
@maxamedysff3764
@maxamedysff3764 4 года назад
Waa su aal daynee heesta yaa iska leh
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 4 года назад
🤣🤣🤣
@MuztaphaManzour
@MuztaphaManzour 4 года назад
@@maxamedysff3764 hestee 😂
@amiinabdirashiid3724
@amiinabdirashiid3724 4 года назад
Soraan madaxa ciyalanta io xarabada wa KU tegeeraa soraan cismaan sugule go forward From Belgium the capital city of Brussels like iska Tuuji
@clraxmaansiciid3533
@clraxmaansiciid3533 4 года назад
Sooraan madaxa qosolka
@suxuficabdiraxmaanbataashc7466
@suxuficabdiraxmaanbataashc7466 4 года назад
Msha alah waa riwaayad aad iyo aad uxiiso badan lkn odaygii Jawaan ahaa waala tebey waxay ahaayeen Rag isu dheeli tiran oo aan kala dhicin
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 4 года назад
Jid maxaya oo waxa Dhir ku beeran Miyaadan Arkayn kkkkkk Sooraan
@sagaleymohamed2703
@sagaleymohamed2703 4 года назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😁somali dhib badnaa fowdo socota weye😁😁😁😁
@siyaadcismaan6779
@siyaadcismaan6779 4 года назад
Amino sii baad i cawirtay sis malaha muraayad baatahay
@qawlsame2373
@qawlsame2373 4 года назад
sor oraan waaa asibty xoriyada baay heleen ddsi
@mohamedalinur7381
@mohamedalinur7381 4 года назад
Like dhax sii hadii Adigo dawan comment soo ady 😂😂
@mohamedsheikh8153
@mohamedsheikh8153 4 года назад
Mohamed Ali Nur ok
@abdiazizsalah912
@abdiazizsalah912 4 года назад
Sooraan waa iga qosleyey
@etsHappyTIME
@etsHappyTIME 4 года назад
24:32 Horumarkaba turuntura ku ah....hahaha.
@somaliboy8613
@somaliboy8613 4 года назад
Reer jigjiga xoriyadii bay si kale u fahmeen😂
@abdiwahidhassan8107
@abdiwahidhassan8107 4 года назад
Malin dhaw waxan sugo waa jigjiga somalia Allow ka dhig
@alfazaalhaji5988
@alfazaalhaji5988 4 года назад
Xuriyatul qowlka
@abdikarimabdiibrahim3962
@abdikarimabdiibrahim3962 4 года назад
sooraanoow tan jeebkaaga ku hayso adeer kaamaanaan siisane
@apdalleallih6509
@apdalleallih6509 4 года назад
ZoorankaYGa
@biletaakuleeye6493
@biletaakuleeye6493 4 года назад
Mudane yaal iyo marwooyin subscribe ugu caawiya hadad aragto qoraalkan mhdsn.
@ghjgdhhfdgfsgdgegdefrvrvv3475
@ghjgdhhfdgfsgdgegdefrvrvv3475 4 года назад
Cajiib
@abdikaremqorane1724
@abdikaremqorane1724 4 года назад
Waa xor 😂😂😂
@mohamed88466
@mohamed88466 4 года назад
Xoriyada iyo muwaadinnimada somalidu si kalay u arkaan
@naasirsiciid654
@naasirsiciid654 4 года назад
daaha iyo sooran iskuma soo baxayaan aaway jawaan
@shaywaal12
@shaywaal12 4 года назад
Comments ka waxa lagu qoraa wax faa'iido leh oo ku saabsan aragtidaada lkn like ii saara waa badownimo
@amjaadnaja6799
@amjaadnaja6799 4 года назад
😀😀😀😁😁😁😁
@khalidabdi6548
@khalidabdi6548 4 года назад
Soraan sonkorta ha dhamayn 😂😂😂
@suubanexirsiilwayn3345
@suubanexirsiilwayn3345 4 года назад
Sooraan waa imtixaan kulahaa ninka anaa kaaceyrshee shaaheygu waa bilaash kkkkkkk
@Cabdizaki1
@Cabdizaki1 4 года назад
Xuruyadul shaqo Ayan KU jiraa 😁😁😁👈
Далее
SOORAAN & JAWAAN NEW DRAMA VIDEO CLIP 2019
22:09
Просмотров 675 тыс.
Halkee iyo Sidee ayay isku barteen sooraan iyo jawaan
6:08
majaajilo xisbiyada Somaliland.flv
34:41
Просмотров 1 млн
FILM CUSUB SOORAAN IYO JAWAAN XAARANTA RAMADAANTA 2018
34:02
2 августа 2024 г.
0:52
Просмотров 4 млн