Тёмный

Short Film: Xaaskii la xabaalay Part 1 

Xogmaal Media
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 271 тыс.
50% 1

Short Film: Xaaskii la xabaalay Directed Mohamed Pracetimool

Развлечения

Опубликовано:

 

2 июл 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 236   
@ismaip1
@ismaip1 2 года назад
Ruuxi ugu kherka iyo sharafta badna-konkan so maray wa nabi Muhammad Scw ❤
@fartuunxasan2514
@fartuunxasan2514 2 года назад
Scw scw scw
@nashaadabdirahman6249
@nashaadabdirahman6249 2 года назад
Scw scw scw scw
@hibaqomer1232
@hibaqomer1232 2 года назад
Scw scw scw scw scw
@akqaniyow856
@akqaniyow856 2 года назад
Salalahu calayhi wasalam
@umumahda3563
@umumahda3563 2 года назад
Sallalaahu calayhi wasalam
@shukricnaasir3688
@shukricnaasir3688 2 года назад
faa,iidada saliga napiga waxa kamid ah hadad 1 mar kusaliso napiga ilaahay 10 jeer puukugu salinaya culays haduu kuhaysto badi saliga napiga insha Allh wuu fudu danaya aan dhaman teen kuwada salino xapiip keena scw scw scw❤❤❤
@fartuunxasan2514
@fartuunxasan2514 2 года назад
Scw scw scw
@Fatima-xr2ws
@Fatima-xr2ws 2 года назад
Allahu masali wasalim calanabiyina Muhammad wacala aali Muhammad kama salayta calaa ibrahim wa calaa aali Ibrahim inaka xamidun majid Allahu ma barik cala Muhammad wacala aali Muhammad kama barakta cala ibrahim wacala aali ibrahim inakal Hamidul majid
@waxtartv8626
@waxtartv8626 2 года назад
SCW CSW
@AfnaanSalah
@AfnaanSalah 2 года назад
Scw
@asmaqali2749
@asmaqali2749 2 года назад
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم ❤❤
@saaraomer1623
@saaraomer1623 2 года назад
Subxanallah ha ku matalin ruwayadaha xaaskaaga oo dhimatay yaan lsgu aqbaline😢😢😢
@abeautifulsoul7586
@abeautifulsoul7586 2 года назад
Behind the scene was even more funnier 😂😂
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 2 года назад
Sumeeya she did good, she just dealt with husband. Because the other lady was lied to. That is why she has no fault
@momosao6524
@momosao6524 Год назад
Ruxii ugu kherka iyo sharafta badna konkan waa xabib keena maxamed اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد يا رب العالمين 🙏♥️
@haaruunrashiid4299
@haaruunrashiid4299 2 года назад
Af somalia la kufsaday 🤣🤣keep going team peristimool 🤣🤣🤣
@sahrayussuf4189
@sahrayussuf4189 2 года назад
parecetamol cadi maha raga qiyanadoda wuu bartay runti caadi maha sumaya iyo gabadha kale sida loo jilay 👍
@farhiaali3121
@farhiaali3121 2 года назад
A s c Waan ku Farax sanahay In aan ahay qofkii ugu horeye Thnkz Xogmaal
@khadritahassan5705
@khadritahassan5705 2 года назад
Xanaaq darti inu filim yahay ban ilaawayba sida loo qiiroonayo oo loo sheegayo geerida gabadha joogta 😂😂😂
@monam7931
@monam7931 2 года назад
Musaslkii hargaysa rabnaaaa 😢😢😢😢😢😢😢
@amiiraarale3121
@amiiraarale3121 2 года назад
m pracetamol fikradi ma ka dhamatay filmkan wa horaan dawadaye😂any good jiliin✌️❤️
@Dalxureeyo
@Dalxureeyo 2 года назад
Waa iga gadantahay riwaayada jiliin qurxoon iga dheh
@miishabubakr6105
@miishabubakr6105 2 года назад
Pariatomal is amazin man i like his short films
@farxiyasaciid6352
@farxiyasaciid6352 2 года назад
Filimkan mar horuu ahaa waan daawaday waxan umalayn 2014 ama 2015
@haniali5394
@haniali5394 2 года назад
Wwww film Kan wan kahelay wlhi🥰🥰🥰🥰🥰
@amalali6668
@amalali6668 2 года назад
Wwww caadi mahn
@maanheiz5221
@maanheiz5221 Год назад
jah, jacaylohh🤣🤣
@Abgaal
@Abgaal 2 года назад
Maashaaa maxamed Zxp qali markasta Anigu waaan ku daawadaaa Wllhi aniga ooo jooga jabuti waan kugu xidhanahay
@warasamemohamed8278
@warasamemohamed8278 2 года назад
Asc walaalayaal wan idin salamayaa dhamantiinba. Mashallha mashallha tabarakallha si qurxa badan ayada u matasheen Lakiin ma aheyan in aada ku soo dartaan sidee aada ugu celinlahaydee aada & aad aya u qurxa badanayd runtii noo soo badiyaya plz maxamed waxan leeyahaya waxa waa filin ee gabadha ka daa. Qaylada waxayo waxa unabad jilaysaan okye. Be careful nin intaa ka eayan ayaada tahaya ok wallo thank you for everything adiga iyo asxbta iyo deeqa darajo Bye 👋
@umuraage8617
@umuraage8617 2 года назад
Reer Xogmaal unuka maad na waaleysaan xey tahay marba ruwaayad noo bileysaanee see rabtiin wlaalayallow jah si kastaba waan iska daawan and thanks wcs.
@muhaan-___4k
@muhaan-___4k 9 месяцев назад
😂😂😂😂😂 aar kuwanaa
@nagaddaher2528
@nagaddaher2528 2 года назад
J'adore votre chaine
@queenamoura1579
@queenamoura1579 2 года назад
Aarsigi abahy aaway mxa idiinka qaldan kolpa vilim no bilaapaysaan da walalayaalo caadi iska dhIgga 😂😂😂
@leylomohamudisse576
@leylomohamudisse576 2 года назад
wuu dhamaadey arsigii abehey video uu kushegaayo bu soo galiyey sodaawo
@fatimaabdikadir2428
@fatimaabdikadir2428 2 года назад
@@leylomohamudisse576 seson two baa dhiman dee madhamaan hadalkiisa sifican udhageyso videoga kan kahoreeye daawo
@queenamoura1579
@queenamoura1579 2 года назад
@@fatimaabdikadir2428 ha wa dawaaday isaakoo yaala 1 min ee wuxu dhahay meel lakuu duupo I yo qarashkii aya wax ka dhiman yiii. Ee mu dhaaman 2 prt aya hadhay wllo
@queenamoura1579
@queenamoura1579 2 года назад
@@leylomohamudisse576 wa daawaday wllo
@Hanaan-Wacan
@Hanaan-Wacan 2 года назад
😂😂😂Wlhi Waan qoslay it is amazing video and it is touching the reality of some of the men’s behavior when they are looking second wife……Waxaa ugu weyn ay xanbarsantahay waa adigoo Raganimo sheeganaya oo malin walba daliil soo qadnaaya afar in lagu baneeyey ayaad Ku kasbaneysaa qalbi kale been iyo qiyaano adoo Ku rali galinaya qof Adan xita wali alif la qorin…..Kana dhumanayaa binadam yar oo adiga aad masul ka tahay waliba!!!!!! What kind of man are you? Hadan awoodin Xas aan jeclahay iyo caruurteeda ayaan qaba Adiga waan ku jecalahay wana awoodaa xitaa hadad ka cabsi qabto waa in aad dhihi karto yes Waan gursanayaa Adiga lanta ma nolan karo ilen adiga howshan isku furaye….wax walba na waa inaad filataa( Leave or stay)…..Been ta dhan waxaa loo sheegaya waa I do not lose my previous wife………and that cause Inaad xaskaga xabaasho, ilmaha inkirto…..I leave one masaage for the men’s.Marhadad niyeysatay gabar labad ha ka fakarinin maxay sameyn doontaa xaskii hore 1: runta Sheeg 2: Aqbal every outcome…..! Labada intaad weydo ayaad meel cidla ku soo dhceysaa!!! Markasad jawanada la jaar noqon. Wlhi I remember This vidoe back 10 yrs ago Inuu Ohio Ku sameyey! Marwalbo oo aan dawado qosal bey Nafta iga baxda….you amazing actor keep going brother may allaha reaches you in dreams👌👌🙏👍👍👍👍
@mohamedabd4440
@mohamedabd4440 2 года назад
kkkkkkk indeed
@sacdiyoraaxo7552
@sacdiyoraaxo7552 2 года назад
Saxiix walhi nin raga oo ayad daliilsanayaa awoodi raganimo ee saxda ahyd haduu leyahy waainuu runta shega naagwalba runta ayada kudagysa tan uuqabana run bay gurigeda kujogaysa tan bananka jogtana runbay kuso xaroon kartaa lkn waa daciifnimo adoo afar naag masuuliyadooda qaadi kara allena kushegay inad hoos isku dhigto oo been awood kadhigato thnx xbbt qodob inlaga hadlo ubahna ayaad kahadashay
@ahmedroobleahmed2129
@ahmedroobleahmed2129 2 года назад
hhh afar ayaan raba anigu lkn la dhuuman maayo naagta u horeysa anoon guursan baan usii sheegiba ta labaad iyadu ilamaba hadli krto waxs wx weyn maha imnka dumrka somlidu melhs le kay qayliyaan lkn waa jilicsan yihiin 100%
@munahilwa9490
@munahilwa9490 2 года назад
Runtii haaa Wxaa kaliyaa ragaa somali eey mnty kufanaan ayaaba ah iney Qariyaan dumarkii horey iyo caruurtoodii mxaaa kanasiip daran bal layaaab🤔
@sacdiyoraaxo7552
@sacdiyoraaxo7552 2 года назад
@@ahmedroobleahmed2129 wllky qlia dumarka marwalba way jilicsanyihin oo waa sax ilahy ayana ugu talagalay wana alxmdulilaah hadi dumarkuna jilecoda ku ekan lahayen raguna fahmi lahaayen oo unaxarisan lahayen Ilahyba naxariste lkn ragi ayaa dumarki u arkay wax lafaca ama cadawad kadhaxyso waysii bahdilen oo jileci Ilahy u aburay eelarabay inay ku amanan ama kusi dhiirigaliyan ayay kusi cayeen oo way garan wayen in waxani dumar tahay ee feertooda laga abuuray halka ayagu ciid kadul iyo miisan badan laga abuuray oo anay ubahnayn in lala challenge gareeyo marka ilahy waxan kabaryaya inuu raga iyo dumarkba xaqa tuso midna ogow dumarku waa masakin adinka fogeyay maahane fahma oo dhaqda oo u asxaan sameya waawaxa ugu fiican ee lagu jano muto Waayo hadad labogabdhod dhasho oo aad sifican utarbiyayso Allena uga baqdo jano ayad kumudanysa markay waynadan ee hoyo noqdana lugohoda ayay janadu kudhex jirta ayaa layiri xaaskaaga ood xaqeda ilaaliso Dhibrin umuujiso taasna waamid kamida acmaasha wanagsan marka wan idin dhalnay idinla dhalanay wadna nadhashen ina ragow ee Alle ha idinka dhigo kuwii nafahma ee na ilaashada qalbiyadenu waamurayad inyar oo xumana oonalo gesto ayana madoobayn karta waxa nawanajin kara ama na colaadin kara oo daciifnimo nabadi kara waa idinka ee kuwii qiimaha dumarka garta oo naxafida Allaha idinka yeelo 🤲🥰
@faadumocraxiin2617
@faadumocraxiin2617 2 года назад
Ala waa fuuray 😂😂😂 benta sida layskugu aadiyY
@shabcanmuse9012
@shabcanmuse9012 2 года назад
2:53 Wuxu la yiri saa hadanaH saaa kulaha alla beerka😂😂
@butterfly-vu7pi
@butterfly-vu7pi 2 года назад
Musalsalkenii mxa nogu jrteen 😭🥺
@zakithomas8095
@zakithomas8095 2 года назад
horta maxa la dhahay musalsalki maxa helay 😢
@butterfly-vu7pi
@butterfly-vu7pi 2 года назад
@@zakithomas8095 ,12 xalqo lee ka koobnaa kulahaa xalqadii ugu dambeyse aan daawaneyne uu ku dhamaday 🙂lkn season 2 giisa bilawenaa ay dhehen
@roodomuuse782
@roodomuuse782 2 года назад
@@butterfly-vu7pi musasal danbe ee soomali inaan daawado mba aha mid kasta dhexday kujaran haboon baan layaabanyn kuwana masaasay dheheen
@abdirahiim3429
@abdirahiim3429 2 года назад
Seson two ayaa lasoo duubi rabaa
@munahilwa9490
@munahilwa9490 2 года назад
@@butterfly-vu7pi Lkn wali ayu ahaa Oo Mabaa argoosaan Bahjo soma ahan
@kawsarqueen4681
@kawsarqueen4681 2 года назад
Hhhh qosol iguma harin wlhi afsomaliga lagu ciyaray
@hafsahussein2791
@hafsahussein2791 2 года назад
Wlhi adaa uqosly 😅😅
@zeinababdirahman1904
@zeinababdirahman1904 2 года назад
Paracetamol legend
@ismaancabdulaahi2833
@ismaancabdulaahi2833 2 года назад
Waa
@najmaabdiweli8615
@najmaabdiweli8615 2 года назад
Aargoosigii abhan rabnay😭
@mssmarlarag85
@mssmarlarag85 2 года назад
Qeybtiisa lawaad lama duubin hhhh
@xamdaidiris8644
@xamdaidiris8644 2 года назад
Sidokale walhi
@samiirosiman6763
@samiirosiman6763 2 года назад
😂😂paractimol xaraabo caaadiya waaye hhhhh
@Bintu_Abdullahi
@Bintu_Abdullahi 2 года назад
Aargisii Aabahay aaway😥😥mala soodaynaayo miyaa
@Zeytuun25
@Zeytuun25 2 года назад
❤️❤️❤️
@mayzaomer1272
@mayzaomer1272 2 года назад
Xariir kulaha dhaa dhaan
@foziaelmi9120
@foziaelmi9120 2 года назад
I remember filinka wan dawaday hada kaa hoor
@foos81
@foos81 2 года назад
Asc asxaabta walahi waa iga qoslisay weli kursigii lee la fadhiyaa beenta gabadha aas ku shukansanayi waa inkiray kkkkkk😂👍
@marwamaxamud8945
@marwamaxamud8945 2 года назад
Hhhhhhhhh ala maxamed waaa xarabe kulahaa gabadhaydii waaa ay dhimatay oohinta igagadaran iyo suraha uuusamaysanayo
@sahraabdirahman6418
@sahraabdirahman6418 2 года назад
🤗🤗🤗
@axmedmaxamuud6440
@axmedmaxamuud6440 2 года назад
Xariir
@amaalqueen5981
@amaalqueen5981 2 года назад
Aarsigii aabahay soogaliya wll
@walalek2514
@walalek2514 2 года назад
Naaa naagta iska celi aaaa 😂😂😂😂😂😂😂
@sahraabdirahman2213
@sahraabdirahman2213 2 года назад
ASC fadlan calanka midabkisa saxa
@dahawaluul6730
@dahawaluul6730 2 года назад
Walhi waan ka xumahy arninaa😬🤣🤣🤣
@bilancabduqadir7329
@bilancabduqadir7329 2 года назад
Caadi mhn filimkan
@samiraomar695
@samiraomar695 2 года назад
Filmkaa sowdigiii safia tusmo la dhigtay. Maxaaad u so velisay.
@anisakhadar2601
@anisakhadar2601 2 года назад
Barsitiimiol halmar filmkii aduunka mad nagula jishid soomalilan
@liizaxusen5533
@liizaxusen5533 2 года назад
Sumayo uuur bay ledahy hamblayo vedio 9:40 daqiiqo marku maryo fiiriya😂😍😍
@abdiaziizxaajiga4101
@abdiaziizxaajiga4101 2 года назад
Ma digaagadbaa walaal sawtii ayaan dhawayd la lahaa ilmaa ka dilmay😳😳
@qalixasan8360
@qalixasan8360 2 года назад
Kkķk maxamad jiliinka kiisa caadi maaha
@salmaqare5188
@salmaqare5188 2 года назад
Fanny wlha 🤣🤣🤣
@CabdirisaaqBaashe
@CabdirisaaqBaashe 2 года назад
Istaqfurilah🤣
@sabrin360
@sabrin360 2 года назад
Ma qosli karo hadna saa hadna saa🤣🤣
@Hooyo-j2q
@Hooyo-j2q 2 года назад
Aarsigi aabahay meeyay
@tufaahofficial4878
@tufaahofficial4878 2 года назад
Riwayadaan yaaa horey u dawaday 2014 ayaan dawaday asagaa horey uso jilay lakin muxu ugu so celiyey qeyb 2 muxu ugu dhigi wayey
@nasroipraahin9509
@nasroipraahin9509 2 года назад
Aarsigii abahey noo soodaya fadlan
@ayangimale5886
@ayangimale5886 2 года назад
Subxanalah 😭
@salmafaarah204
@salmafaarah204 2 года назад
😍😍😍😍😍😍😍😁❤️
@raxmaahmed171
@raxmaahmed171 Год назад
Say isku macanyso day ana u hooye ah😂😂😂😂😂😂
@sultanahb.sultan4086
@sultanahb.sultan4086 2 года назад
Maxamed shukaansiga shahaadu ka sitaa 😂
@ahmeddheere7270
@ahmeddheere7270 2 года назад
Alla hayaay 8:32
@munaabdi7296
@munaabdi7296 2 года назад
Behind camera nosoodaaya 🙏🙏
@amancabdikarimofficial2610
@amancabdikarimofficial2610 2 года назад
Hhhhhhh wan fuuurey san u qoslayeu
@waberikarmi3358
@waberikarmi3358 2 года назад
Precatamol benale Wayne weyan
@zaynabdi2936
@zaynabdi2936 2 года назад
reer akhiraad ma jeclane kulaha 😂😂😂
@eshwaksirman3114
@eshwaksirman3114 2 года назад
Reer akhiraad ma la jeclana aar kana nin wa nin uun 😂😂😂😂😂
@aaminamohameth5955
@aaminamohameth5955 2 года назад
War filimku madhaxsana🤣🤣🤣🤣😂🤩🙄
@roodomuuse782
@roodomuuse782 2 года назад
hhhhhhhh qosol iguma hadhin
@marwamaxamud8945
@marwamaxamud8945 2 года назад
Hhhhhhhh ala sumayoy wlhi xarabe tahay😅😅😅😅😅😅
@hafsoonline1621
@hafsoonline1621 2 года назад
Gabadha aad qabtid maskiinta hausaradiin iney shil babuur kudhimato bisinkee🙄🤔😰
@xamdamahmut6425
@xamdamahmut6425 2 года назад
Flim kii hore maaa dhamysaan intaydaan kan cusup pilaapin
@farxiyosalad8095
@farxiyosalad8095 2 года назад
Hada addiga nool kulaha 😀😀😀
@hamdiomar6034
@hamdiomar6034 2 года назад
Riwayad hore aad u jisheen adi iyo jiijo jacelka xiligaas ila hada quf kugu xiran ayan ahy kwrn hadaladii xitaa wan xasuustaa intadan dhihin bana dhahye rer aqiraad man jeclanaa 😯
@masbalali7820
@masbalali7820 2 года назад
Me too 😂😊 I remember that
@farahmohamedomar2736
@farahmohamedomar2736 2 года назад
paracetamol legend caadi matihid saa uqiirooty aanba ka yaabay🤣🤣
@sacdiyajaamac4133
@sacdiyajaamac4133 2 года назад
😂😂raga somaliyed waji maleh
@aragsannnnn
@aragsannnnn 2 года назад
pracitimol balyo dhib bdn qosolbd igu dishy 💔😂
@hooyomacaanumayma239
@hooyomacaanumayma239 2 года назад
Wll maxamed maxad isu habari ma laa ig ayaa garbahada saran ka istaqfarso
@mumtaasabdirashid5639
@mumtaasabdirashid5639 2 года назад
Naa naagta Adoo noolay ku aastaye iska celi kulahaa 😂😂😂
@basrosiciidcaabi6094
@basrosiciidcaabi6094 2 года назад
Maxaa la oyeysaa nin wenpapa thye
@hogaansan9366
@hogaansan9366 2 года назад
barastamolow farintada xalay waa arkay share wax ma dhihi aqano lkn manta kadib like kama ilawayo
@nasraupdyrashiid4926
@nasraupdyrashiid4926 2 года назад
Ar maxamedaa re aqrirad ma jeclane kulahaa 😂😂😂 jilinkaa iga gadan
@marwaomar2741
@marwaomar2741 2 года назад
Filmkan mar horaad matashay waxaan filayaa ugaaso ayaa kula jilesay
@hamidajamac1894
@hamidajamac1894 2 года назад
Na nagta iskaceli kulaha😂😂😂
@deqoelmi8835
@deqoelmi8835 2 года назад
Kkkk san hadana saan kulahaaa
@sumayocqadir2684
@sumayocqadir2684 2 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣wale wan qosley
@mulkisaed2534
@mulkisaed2534 2 года назад
Arbarasitimoola kulahaaa hadaad ijeceshy indha Adkaaa
@sumayasaleban5073
@sumayasaleban5073 2 года назад
Naa ma aniga 🤣🤣🤣
@mulkimohammed5223
@mulkimohammed5223 2 года назад
Qiiro japan jah😓😇
@hamdaaden8876
@hamdaaden8876 2 года назад
Canuga ma nolyah😂😂
@asmaawed5089
@asmaawed5089 2 года назад
Wale nin somali sas waye😁😁
@sucdiabdikadiry5329
@sucdiabdikadiry5329 2 года назад
Jug ma jeclahay kulaha
@habibomohammed5214
@habibomohammed5214 2 года назад
wxn inta mid bilowdan ad katagesan naga dafa away arsigi aabahay
@qalanjoqurux7910
@qalanjoqurux7910 2 года назад
Ala nina 😂😂😂😂
@marwamohmet8946
@marwamohmet8946 2 года назад
P3😅😅
@zarayou8560
@zarayou8560 2 года назад
Xaaskii la xabaalay wax run oo dhaca weeyan ragga qaarkood
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 2 года назад
Waarun
@zarayou8560
@zarayou8560 2 года назад
@@riyaadofficial9978 Allah ha sahal
@nasrashariifofficial2941
@nasrashariifofficial2941 2 года назад
Mohamed bls filimki arsiga Inoo dhamestira
@souadsiman_official9559
@souadsiman_official9559 2 года назад
Paracétamol best action
@bisharojamac3108
@bisharojamac3108 2 года назад
Adi soo ma jecli in wx fican la duubo waa jaclahy lkin jug maa ani jeclahy
@najaaxnalka5741
@najaaxnalka5741 2 года назад
SUMAYO san sameyn lahaa ayey sameysay naag nool
@svgcrtns444
@svgcrtns444 Год назад
Part 3 aaway
@xamdamaxamed2454
@xamdamaxamed2454 2 года назад
sumayo waxan ku cayaya iska celi 😂😂😂😂😂
Далее
Short Film: Xaaskii la xabaalay Part 2
9:45
Просмотров 573 тыс.
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 1 AAD
28:35
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
01:00
Help Barry And Barry Woman Scan Prisoners
00:23
Просмотров 3,5 млн
Filimka Kaama Fileyn | Astaan | 2020
57:41
Просмотров 1,3 млн
MASEER PART 2
32:47
Просмотров 219 тыс.
Short | Film | AXMED SAXIIB KII | 2023
24:55
Просмотров 343 тыс.
NIN iyo NAAG | EPISODE 9 | UUR BAY LEEDAHAY
7:32
Просмотров 469 тыс.
Riwaayadii Somali Museum 2021 ( Ismaan Dhaaf Qoys )
38:30
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE
20:25
Просмотров 1,2 млн
Short Somali Film "Tuug la qabtay"
22:07
Просмотров 530 тыс.
NIN iyo NAAG | EPISODE 3 | MAKEUP KEYGII AYAA XADEY ?
6:03
NIN iyo NAAG | EPISODE 1 | WAA WALAALKEY
5:08
Просмотров 485 тыс.
Утро начинается не с кофе
0:41
Все ради семьи!❤️
0:55
Просмотров 2,2 млн