Тёмный

SHUKAANSI KAL BAX DOOQAAGA DHALINYARO AYAA QOLKOODA UGU TAGNAY 

ASAD HAGIO 27
Подписаться 2,3 млн
Просмотров 336 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

11 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,5 тыс.   
@Gabadhii-murugeysnayd
@Gabadhii-murugeysnayd 22 дня назад
Wallahi umalayn maayo indhahan quruxda badan iyo gacmahan quruxda badan in ay dhaafayan saliga nabiga s.c.w❤
@fatumasahara7629
@fatumasahara7629 22 дня назад
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@user-ri2ko5fp3u
@user-ri2ko5fp3u 22 дня назад
Scw
@Farhiyayussuf-mw9tl
@Farhiyayussuf-mw9tl 22 дня назад
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤
@زينبجوري
@زينبجوري 22 дня назад
Scw scw
@hayatabdi1488
@hayatabdi1488 22 дня назад
Scw scw
@mustafaissa5456
@mustafaissa5456 22 дня назад
Absolutly Absolutly Barnaamikan Asad Wad Ku Fashilantay Sababtoo Ah Tani Waa Ceeb ind Dhalintaa Aad Arimahooda Shaqsigooda Ah Inaad Soo Bandhigto Gabadhuna Aad Bay Ugu Talax Tagaty Arimaha Wiilasha ..... Mar Hadiiba Aney Shukaansi Dhaba Aheen Waxani Wax Fiican Maaha Meesha Kasaar
@ameyra1
@ameyra1 22 дня назад
Lkn wiilasha wuu usoi sheekay barnaamijka qaladka ayaga lahaa
@nahiihe4321
@nahiihe4321 22 дня назад
Wxn heshiis waaye wuso sheegay Weyna ogaldeen iygey utaala Sidey ugaso baxayan hadeyba ogaladen
@shaxaariyada
@shaxaariyada 22 дня назад
ha​@@nahiihe4321haduu uso sheegay xatee wey iska respect gareenaya mhe wa ceeb wlhi
@canabmaxamed9375
@canabmaxamed9375 22 дня назад
Faarax dhusuqle
@najaxsuleiman5014
@najaxsuleiman5014 22 дня назад
Waa kugu raacay aniguna
@user-yt4ey4jw1v
@user-yt4ey4jw1v 22 дня назад
War dhalin yaroow ogaada heesuhu waxay ka mid yihiin dambiya ugu waa wayn qalbigana way madoo beeyeen😢😢😢😢
@mahadabdirashid7783
@mahadabdirashid7783 22 дня назад
Waxaas hooyadada Ula tag Nio Hees dembi ma aha Sxb Nashidoyinkana waaa dhageysaneysa Waxas carabtaas Wahaabida ah baa dadka ka dhaadhacsiya 😂😂😂.
@NasteehaNalka
@NasteehaNalka 22 дня назад
Ani ii so duceya in oo rabi iga madobeyo😢
@zeynabmaxamed3317
@zeynabmaxamed3317 22 дня назад
​@@mahadabdirashid7783heesaha waa dambi nashiidoyinka dambi ma aha lkn kala saar nashiidoyinka carabta iyo kan heesaha carabta boh 😢😢
@zeynabmaxamed3317
@zeynabmaxamed3317 22 дня назад
​@@mahadabdirashid7783wll Heesaha waa dambi nashiidoyinka dambi ma aha lkn kala saar nashiidoyinka carabta iyo kan heesaha carabta boh 😢😢
@dhulkaygahooyo3023
@dhulkaygahooyo3023 22 дня назад
Walal waa saxan tahay laakiin si Qurux badan haddaan kuugu jawaabo, qof walbo ilaahay baa la xisaabtamayo isku qabrina lama galayo ee adiga iyo snigabo qalbigeena sida aan ku ilaalsan laheen waa howl anigana ii gaar ah adiguna kuu gaar ah magaratay. Adbo xoolo matihid qalbigaaga adigay ku taal sidaad u ilaalsan lahayd meeshaad ku nooshahaybo ama joogtid ee qalbigaaga nadiifi dadka ha xag xaganine shaqo kuma lihide😂
@Bishaaro2007Shiikh
@Bishaaro2007Shiikh 22 дня назад
Wllhi caawa muqalkan kama helin sbbto ah ma ficna ina nolasha qaar public in la keena siiba gabartan wiilasha respects ulama hadleyso 😢😢
@FardowsaAbdi-pp8vk
@FardowsaAbdi-pp8vk 22 дня назад
Waa sida sheytay iney guriga ku dhex garacane aheed 😮
@queenfatusharmygirl
@queenfatusharmygirl 22 дня назад
Yeah wllhi
@ikraancabdi6869
@ikraancabdi6869 22 дня назад
Wilka kow aba ugu daran se ula dhaqan tay fatish aye gashay maskinka we yastay 😢
@SalmaHafidh-bn2hy
@SalmaHafidh-bn2hy 22 дня назад
Walahi kula midha baan ehe anoo comment tigaa gan aqrinin baa horey comment kasoo dibte Ano kula fikrash ehe
@mukhtarnuur5318
@mukhtarnuur5318 22 дня назад
Anaa kugu raacsan
@saynabdaauud5679
@saynabdaauud5679 22 дня назад
Ceeb waaye asad waxan hano gudbin waxan kale inantana siday wax u baadhayso wa bila Akhlaq ma fcna isla waynida
@SudaysAbdirahman
@SudaysAbdirahman 22 дня назад
@@saynabdaauud5679 haa wllahj waa run
@ikeaamkhaalid
@ikeaamkhaalid 22 дня назад
Hawwlhi ani waan arkey
@haliimosacdiyo2385
@haliimosacdiyo2385 22 дня назад
waa sax saan mawanaag sano
@Asmish-t3k
@Asmish-t3k 22 дня назад
Ani wli ma dhamaysanin 5min ayaan maryaa lkn inanatani kama helin wuxu waa nin raga guri hagaajintiisa laguma qiimeeyo wax kal ka badana jira markaa kama helin wllhi lkn wan eegi bal waxay samayso 😂
@abubakarsadiq2770
@abubakarsadiq2770 22 дня назад
I didn't like her
@nawaalaragsan4701
@nawaalaragsan4701 22 дня назад
Inanka yar e uhoreeya ayaan ka naxay siday ugashay su,àalaha qaar bilaa aakhlaaqa maxaa dharkiisa ka galay ma iyadaa uhagaajinaysa shid
@nuramohamed6086
@nuramohamed6086 22 дня назад
Wuxu waa bila akhlakh 😡cilbay igu dishay
@marwojanno6316
@marwojanno6316 22 дня назад
Haa wlh ciilka iga qabtay waryaa iska celi ayan dhaha wya harowsatay inleen waa ilma yare inleen dad sas ah ayaba jira
@fowziaali3942
@fowziaali3942 22 дня назад
Video gaan kama anan helin wlh akhlaaq ahaan ma fiicna hadana gabdhan suaalaheeda aad Bay u qaab daran yihin waa video gi iigu horeyay asad aan dhamesan wayo waxana jecla video yadada imana dhafan Full respect walal asad wana ku jclnhy
@MariamahmadAbdirisak
@MariamahmadAbdirisak 22 дня назад
Anaba kula mid kii ridwaan issack cml weeye😂
@ayanzuu7940
@ayanzuu7940 22 дня назад
Ani xitaa kma helin wlahi waliba labada wiil xitaa isku qol ma aa xitaa nolozha iyo social jna lakal saaro aheed
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp 22 дня назад
Asad waa dhaqan xunyahy waa xoolo caadi ah waxyaalaha qaar mafiicna gabadhana Respect malahn armajoyinka aye fure waxaas waxa kadanbeeyo waa Asad mida kale gabadhaan cusub qof furfuran maba ahan waji xuux cml waaye 😷😷😷😛😛😛
@bakar.colow99
@bakar.colow99 22 дня назад
😅😅​@@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@sundusmohmedsundusmohmed6061
@sundusmohmedsundusmohmed6061 22 дня назад
​😢😊@@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@CiiltirePoi-rk3pm
@CiiltirePoi-rk3pm 22 дня назад
Asadoow saxiip long time ba ku daawamaya lakiin inanta yar wiilasha si wanagsan ulama Aysan hadlin marka ka firso dadka ad barnamijka ku casuumayso ❤😢😮😮
@Ina_mohamet
@Ina_mohamet 22 дня назад
Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa uguna aqoonta fiicnaa uguna naxariista badnaa uguna akhlaaqda badnaa uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi mohammed SCW❤️
@MunishInaabdala
@MunishInaabdala 22 дня назад
S.c.w❤
@user-qc2wt6je5j
@user-qc2wt6je5j 22 дня назад
Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤
@maryangurhan5241
@maryangurhan5241 22 дня назад
❤❤❤❤
@PUBG...REPORTER.12
@PUBG...REPORTER.12 22 дня назад
Scwcscw❤❤❤❤
@user-kq4st6rc1l
@user-kq4st6rc1l 22 дня назад
Sallahu Calehi wasalam
@sundusali8340
@sundusali8340 22 дня назад
Gurigaga inta ugu keento oo dhahdo shukanso fcned sidii aad awalba samyn jirty waka naxsateen wilasha wlh😢
@Deeqoabdulqadir-zg9or
@Deeqoabdulqadir-zg9or 22 дня назад
Haa wlhi ma ila aragtay😢
@princesmalyuun1768
@princesmalyuun1768 22 дня назад
Asad wiilashan waa miskiin mxaa sidaan ugu gashay😢😭qalbiga ixanuunay runti ragga qolkooda waa ceyb in la baaro waliba marwan iyo xamze sidee ula hadashay waa bilaa respect 😢
@ayanbadan8735
@ayanbadan8735 22 дня назад
Wn oyay ko ugu horeyo markay ugashay
@asharaafkahonest3614
@asharaafkahonest3614 22 дня назад
Asad qof xun aya tahay bilaa dhaqan ah naftaada waxadan u ogaleen ha ku sameeyn ragga fikradaan adaa lahaa inanta neh waxey u egtahay qof la dhahay erayo ad adag ku hadal cml ee qof aad isku cusub tihiin sidaa ulama dhaqmi kartid sido kale raggaan waan dareemi karaa sababta ay u ogaladeen video.gaan bahdilka ah iney caan noqdaan ayey rabaan marka ma aha inaad waxad rabto ka duubto like saara inta qoralkeyga aqrisey soo u arko
@asharaafkahonest3614
@asharaafkahonest3614 22 дня назад
Sido kle gabarta qof xun aya ka dhigtay mudo bil ah ayey kaa codsaneesay iney video kula sameyso lknse shacabka aya ku dirtay waayo video dhiiqo ah ayaa ka duubtay doqon yahoow
@mohaawyz7589
@mohaawyz7589 22 дня назад
Horta caayda danbi maahine waxba kumasoo kordhineyso danbi waxaa ugu daran kan bini aadamka kagashid waa in uu asaga cafis wiidiisataa mida xigta dhaliisha waa caadi feedback in vedioga laga bixiyo lkn caayda adiga kufiicneyn wll
@SacdiyoAbdi-mm3nm
@SacdiyoAbdi-mm3nm 22 дня назад
Wiilasha saficn kula hadlen adna si wangsan Ina ula dhaqante aheed🥺♥️ M.a wiilashen naxarista Jah♥️🫶
@FaadumoCumar-ii1le
@FaadumoCumar-ii1le 22 дня назад
😢haaa wllhi ❤
@Akim_1794
@Akim_1794 22 дня назад
Asadow Caawa Aan Ku Ceshano Barnaamijkaan Lagama Helin Dib Dambe Ha U Sameynin Waan Dareemi Karaa Inuu Waqti Kaa Galay Lkn Taageerayaashaada Waa Inaad Tixgalidaa Sxb😔
@yaasiin3512
@yaasiin3512 22 дня назад
Kaman helin daliyaradan qololkooda laduubato delete please
@cabdallaxidig-uf3ds
@cabdallaxidig-uf3ds 22 дня назад
Haa wlhi
@KOKO_BUULE_45
@KOKO_BUULE_45 22 дня назад
Wax Walbo Xun iska indha Tir Balse Saliga nabiga scw Ha iska indho Tirin Haduu dhiig Muslim kugu jiro Siina Faafi 😢❤
@YussufUkey
@YussufUkey 22 дня назад
Scw scw scw
@NajmaAhmed-sy4xb
@NajmaAhmed-sy4xb 22 дня назад
Scw scw
@NajmaAhmed-sy4xb
@NajmaAhmed-sy4xb 22 дня назад
27wlalalyal iska daaya eryga aad isticmaaleysan oo mey godha baad tidhaahdan inagu muslimiin baan nahey ereygaa waa inag xaaran saas u ogaada 🙏🏻
@Farhia_ali
@Farhia_ali 22 дня назад
SCW SCW scw
@MaxamedMoha-vo9ni
@MaxamedMoha-vo9ni 22 дня назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-pr5ve9lr9f
@user-pr5ve9lr9f 22 дня назад
barnaamijki ugu xumaa abid aan ku arko intaan Asad daawanayy
@anasluckyboy9465
@anasluckyboy9465 22 дня назад
The best person ever 💕 the most knowledge ever 💝 Ankusalino Xabibkena Mohamed Salalahu Caleyhi Wasalam ❤❤❤
@AaminoibraahimAYta
@AaminoibraahimAYta 22 дня назад
Asc 🙏🙏🙏
@MaxamedMoha-vo9ni
@MaxamedMoha-vo9ni 22 дня назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@MudiYano924
@MudiYano924 22 дня назад
Scw scw
@IbraKadarba-qk2pe
@IbraKadarba-qk2pe 22 дня назад
Scw💯♥️
@Faizo_jano27
@Faizo_jano27 21 день назад
Scw❤
@yaazhadan329
@yaazhadan329 22 дня назад
Asadow wax waliba gar iyo gardaro waan kugu wadana balse tan maya zxipow wayo xeerka raga maha sidan dhalinta gapadha respect umaysan muujin hadana si qara ayey ugu talax tagta
@Eva_1046
@Eva_1046 20 дней назад
Xeerka aad sheegeyso mrka laga soo tago qofka biniaadamtinimada ku weenthy wuu ka xumaana anoo dumar eh baa ka xumaady pro xeerka halkaas naga dhig
@AbyanCali-sv3yv
@AbyanCali-sv3yv 22 дня назад
Qafkii kowad ban ahy like isar😢🎉😂
@kaafianoStudio
@kaafianoStudio 22 дня назад
😂kuu saare
@Jackcadnaan1122
@Jackcadnaan1122 22 дня назад
😂😂😂😂😂😂
@MaxamedMoha-vo9ni
@MaxamedMoha-vo9ni 22 дня назад
Hi quruxy
@fartuunismaciil-ej6bx
@fartuunismaciil-ej6bx 22 дня назад
Waankuu saari abaayo
@LIFES.SHORT4000
@LIFES.SHORT4000 20 дней назад
Lacag miyaad kuheli liketa
@AxlaamIpraahim
@AxlaamIpraahim 22 дня назад
Alla Wiilka U Horeya Waa Ka Naxay Wlhei Waa Quruxlow Yar 😢❤
@FatimaAbdifitah-w1b
@FatimaAbdifitah-w1b 22 дня назад
Same lkn qofta waa bilaa akhlaaq wllhi
@akpoi4880
@akpoi4880 22 дня назад
Wuu ixtiramay lkn iyadu wa ay garan weysay doqonta intaas😢
@kifahmoha9785
@kifahmoha9785 22 дня назад
Kibir kibir baa kamuuqda naagta bisinkee respect kula hadal wiilasha
@rayanilyas4156
@rayanilyas4156 22 дня назад
Kama muuqdee waayay Tahy wxn yari wax kalaabay is mooday inamadii cidhiidhi Bay galiyay ufff😢😢😢😢
@souleikhasouleikhaahmed925
@souleikhasouleikhaahmed925 22 дня назад
Waa gabadh aad u doqonsan oo aan fikirin baa
@hanaibrahim-io2qy
@hanaibrahim-io2qy 22 дня назад
Asad caawa waxa noso gudbisay qalad waye naagtan siday u dhaqmayso maka helin ani waxan oo kale ma ficno eedba kaga iman karta 😢🙁
@safaabintuisse4083
@safaabintuisse4083 22 дня назад
Wllh anaa isku yaq yaqooyo yax yax darti wxas dhaqan ahaan iy9 aqlaaq ahan ilma fcna in qofka kadis meelksta gurigisa kmid ah labaaro kwn wx uusan qofka jeclesan lhyn in arakto ama waqti uu isku daadsanyahba guriga wn kanaxay wiilka wllh😢
@user-wk1ss4em3b
@user-wk1ss4em3b 22 дня назад
Waa losheegay
@safaabintuisse4083
@safaabintuisse4083 22 дня назад
@@user-wk1ss4em3b goorme loo shegay iygo fadhiyan ladhahy soobax nageeye mxa kagaarta mrkas
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp 22 дня назад
Asad waa dhaqan xunyahy waa xoolo caadi ah waxyaalaha qaar mafiicna gabadhana Respect malahn armajoyinka aye fure waxaas waxa kadanbeeyo waa Asad mida kale gabadhaan cusub qof furfuran maba ahan waji xuux cml waaye 😷😷😷😛😛😛
@Samia5-v8w
@Samia5-v8w 22 дня назад
​@@Abdelrahimmohamed-jy7lpus us asalada 😊
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp 22 дня назад
@@Samia5-v8w ma fahmin maxa kawada
@farhaanjr6315
@farhaanjr6315 22 дня назад
Waa fikrad khaladan mana haboona in public la keeno Respect waa muhiim
@HalimoSacdiyo-gf6ok
@HalimoSacdiyo-gf6ok 22 дня назад
Waa sax taas Asad wuu ku qaldan yahay gabadhaan Sidney uhadleeyso imaba I cajabinin
@MaxamedCabdiqafaar
@MaxamedCabdiqafaar 22 дня назад
Han ku wada salino nabigeena maxamed scw scw scw
@user-le7gx6wm7o
@user-le7gx6wm7o 22 дня назад
Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤
@abasmuktar6634
@abasmuktar6634 20 дней назад
Wllka Yar Qu’aan Ka Kariimka Uu Maalin Aqriyay Mesha Allah ❤ Mo haaan
@SumayaSaeed-p8s
@SumayaSaeed-p8s 22 дня назад
Wiilasha waaba dhalanyaro qololkodna saas kdrn ayuu noqdaa waana caadi qofka gurigisa xilli waliba mkla hagaagsana mar lanadifiyo iyo mar laga mashqulo aya jirto wlhi aad baan uga xumaaday iyado gabar ah keda yaa fiirsha dadka noocas uhadla waaleyska ogyhy
@Dimple.2023
@Dimple.2023 22 дня назад
Waligey asad barnamij uu leyahy ookan ka xun ma.arag😢dadka noloshoda qaska in bananka la keno ma ficna siiba qofka qolkisa iyo .Alabihisa tan kle si xushmad daro ah ula hadleysa wilasha💔wxano danbe ha noola imanın
@bintucali7288
@bintucali7288 22 дня назад
Sidani asadow ma qurux badna qaabka ay inantu wax u baadhaysana ma wanaagsana
@muslimohh1001
@muslimohh1001 22 дня назад
Wa runta
@Safa-xc9xs
@Safa-xc9xs 22 дня назад
Wuxuu asi udirin gabadja ma sameyneeso
@RahmaSuruur
@RahmaSuruur 22 дня назад
@@Safa-xc9xssax isagaa udiray lkn mar danbe yayna samaynin
@AMiN667d
@AMiN667d 22 дня назад
Barnamishkaan maa rabno qoftanaa kamaynu heliin naga dhaaf bro Wayo malintodhan waxan sugnaa barnamishkaga inaad iso jawabto ayaan rajaynaya 🙏🏽🙏🏽🙏🏽
@Mediachannel5270
@Mediachannel5270 22 дня назад
Team 27 kusaliya nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤
@ramadaanhussein8350
@ramadaanhussein8350 22 дня назад
Weligay asadow barnaamij aad leedahay kama kicin lkin caawa uma bogin waxan waa aqlaaq xumo gabadhu wey su,aalo xun tahay nolosha dhalinyarnimada qofkasta ayaa fahmi kara lkin caawa waa wax laga xumaado dib danbe ha unoqon caawa wey dhacday inkasta uu waqti kaa galay team27 marnaba noo hoos caawana kuqaada odayga ✅️
@__xa781
@__xa781 22 дня назад
Sidani akhlaaq ahaan ma wanaagsana 😮. Kan yeeley iyo ka fikirka lihiba iyo inantan sey meel walba u baadheyso wey ila foolxinyihiin ani ahaan dhmnba🙄😑 yaa ila midoo sidan dhibsanaya🙄. Maba daawan karo muuqaalkan wn bood boodsiiyey😂
@Amina_Isse
@Amina_Isse 22 дня назад
Kula mid😂😂 ridwan isak kasoo arky anoo la yaabn baa asadna arky😂
@safamaxamed967
@safamaxamed967 22 дня назад
Ani
@burhaanaxmad8945
@burhaanaxmad8945 22 дня назад
WR taliye sidoo kle wlhi
@cadaanicadaani1793
@cadaanicadaani1793 22 дня назад
Fikrad wcn weye😂
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 22 дня назад
☝️
@abdifitah778
@abdifitah778 22 дня назад
Asad cawada video ugu horeeye 😢😢😢 uguxun aad sodhigte wye abid 😢😢😢 wiilka kowaad
@MohamedAbdihakin-d7h
@MohamedAbdihakin-d7h 22 дня назад
Cadalad ma ahan sidan farahyasha hdan nahy waa qalad qf noloshisa ina public laga dhigo Inta igu racsan like
@ikeaamkhaalid
@ikeaamkhaalid 22 дня назад
Iyo nafta kibir ka mooqdo su aalahedne. Ma ficno Asad barnamijkan wuu Ku fashilme
@MohamedAbdihakin-d7h
@MohamedAbdihakin-d7h 22 дня назад
@@ikeaamkhaalid Dhabtiii wxn ka cadhooday aya ah midas cwa asad barnamij ma kenin ee waa ino raali galin ka dhiiba qaladkas u wilahsas yar yar ka galay
@xafzamuhudin1591
@xafzamuhudin1591 22 дня назад
Anoo dumara xitaa ka gubte gabadhan waxy ku dhaqantay asadaana ka danbeeye😏👍🏻
@MohamedAbdihakin-d7h
@MohamedAbdihakin-d7h 22 дня назад
@@xafzamuhudin1591 wlhi waa ariin aad u folxun wliba wilka kobad aya said u bahdishay midkan kle wba xariif waa isa sii toos tosiyay sii wlba aay ahato asad muqal nocas oo kle ah ino dantisa ama veiws ka dhaax arko waa aqli xuman u isaga la imiid
@Mohaan68
@Mohaan68 21 день назад
😂😂😂😂😂😂😂
@waayaarag1626
@waayaarag1626 22 дня назад
Asadow Delete muuqaalkaan labo sababood: 1) Waxaad dhalinyarada uga faa'iidaysanayaaa duruuftioda gaarka ah sida ka muuqata adigana Sumcad xumo unbaad ka qaadaysaa 2) Qofka Privacy buu leeyahay inaad puplic keento Ma haboona , waliba gabdhaan kula socoto Ay si aan wanaagsanayn ula dhaqanto dadkii ay martida u ahayd sax ma ahan.
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp 22 дня назад
Asad waa dhaqan xunyahy waa xoolo caadi ah waxyaalaha qaar mafiicna gabadhana Respect malahn armajoyinka aye fure waxaas waxa kadanbeeyo waa Asad mida kale gabadhaan cusub qof furfuran maba ahan waji xuux cml waaye 😷😷😷😛😛😛
@waayaarag1626
@waayaarag1626 22 дня назад
​@@Abdelrahimmohamed-jy7lp Gabadhu Dhaqankeeda ma jeclaysan waxaa laga yaaba attention inay intas ku raadinayso Maadama Ay ku cusubtahay channel ka.
@ahmednaajiweheliye2021
@ahmednaajiweheliye2021 22 дня назад
@@Abdelrahimmohamed-jy7lp bro inad sidan u hadasho walaga ficnyhy inad asad dhaqan xumadisa garto ma ehen aragtideyda wayo adigo wax yar usheeegi karto inad dhaqankisa garto ma qurax badno boqolal jeer bu ka farxiye ka qosalsiye haal maar ad u araagte inu qaldanyhy adigo u sheego karo inad af lagadeyso ma eheen anyway. Inad hadalkas dhahdo kamu mudnen big respect asad bro
@MuxidiinCalidhuux
@MuxidiinCalidhuux 22 дня назад
Kusali xabiibkeena muxamed scw ❤❤❤❤
@fatumasahara7629
@fatumasahara7629 22 дня назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@Maryan-y9f
@Maryan-y9f 22 дня назад
Scw scw
@foziaali7610
@foziaali7610 22 дня назад
Scw trillion times❤
@Faizo_jano27
@Faizo_jano27 21 день назад
Scw❤
@sumayoabdifitaax16
@sumayoabdifitaax16 22 дня назад
Mohan abowe ana ku jecel side tahy noloshadana we qrx bdntahy😭🫶🏻
@Sadiashafici82
@Sadiashafici82 22 дня назад
Akh asad waxan ceeeb weye mar danbe how noqon waaa anshax xumo wlhy
@Maryam_Nuur_Geesey
@Maryam_Nuur_Geesey 22 дня назад
Haa wlhi
@abul-fadli
@abul-fadli 22 дня назад
Xaqiiq
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp 22 дня назад
Asad waa dhaqan xunyahy waa xoolo caadi ah waxyaalaha qaar mafiicna gabadhana Respect malahn armajoyinka aye fure waxaas waxa kadanbeeyo waa Asad mida kale gabadhaan cusub qof furfuran maba ahan waji xuux cml waaye 😷😷😷😛😛😛
@Qa.70
@Qa.70 22 дня назад
​@@Abdelrahimmohamed-jy7lp why aa asad meel walba uga caynee khaladka iyo xad gudubka jooji wll qofka bini adam waaye waa khaldama
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp 22 дня назад
@@Qa.70 qaladka xeetahy waxaan arka kahadla adiga loyerka Asad miya tahay dhalinyarada sidu u bahdilay ma araktid daruufta ayu ugu faaidesana Waxyalahan marecanka aya sameeyo Challengeyada u sameeyo Asad o dhan waa Copy wax yer ayu kabadala mida kale gabadhan teamka kusucub ayadadhan waa qof xirxiran qof furfuran uma eko iga qor Asad iyo gabadhan isma keenayin😷😷😷
@wrzmefrah5067
@wrzmefrah5067 22 дня назад
Muuqaalkan wax fiican maaha 👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼
@daahirmire2904
@daahirmire2904 22 дня назад
asad zxp barnamijyadaaada wligay ima dhafin wn jckahay wna kuxiranahay lkn kancawa uma bogin qoftan iskhaldan ayey wx ubaraysaaa wxyaboyin barefada ayaa jira
@user-oq4ng1pl7c
@user-oq4ng1pl7c 22 дня назад
Ma aragty Horta uff
@HaboonGeedi
@HaboonGeedi 22 дня назад
Asad aad ku tagera lkn waca Gabadha wilka ugu Horeya respects la'an ee ula dhaqan tay wana dhamaysan wayay video anyway asad fully respect 🙏
@libanmgtiger
@libanmgtiger 22 дня назад
Baramjika m fiican ,, uma bogin wx ku jira, wxyaabo personal belongs in dibada la keeno ma fiicna
@user-uh7wk8ij8o
@user-uh7wk8ij8o 22 дня назад
Gbadhu wiilasha respect ma siinayso si xun ula hdalysaa waliba wiilka koobaad😢 ree baadiye😊
@janoh357
@janoh357 22 дня назад
Alaa ka yar ugu horeyaa ha Lay radiiYoo nagttan kibirba haye😂😭😭❤
@AyaanCabdiqafaar
@AyaanCabdiqafaar 22 дня назад
Ha ma rabta wlhi laberkis aayaa wl
@Mohaan-w5u
@Mohaan-w5u 22 дня назад
Beent dhaaf😂​@@AyaanCabdiqafaar
@AyaanCabdiqafaar
@AyaanCabdiqafaar 22 дня назад
3@@Mohaan-w5u hhh wlhi
@janoh357
@janoh357 22 дня назад
@@AyaanCabdiqafaar alaa hadade kalyy jcyl 😭😂❤ Hlkan kala so hadlaya jcyl
@AyaanCabdiqafaar
@AyaanCabdiqafaar 22 дня назад
@@janoh357 wlhi blhi wan haya e xag eigal so hdli
@SaidhajiHamed
@SaidhajiHamed 22 дня назад
Iso duceya team asad hagio pls natijo exam sugayaye ilahay adna muradka haku rumeye 40 qof ducadooda wala aqbalay pls
@sahraruja4570
@sahraruja4570 22 дня назад
Guul Aya Ku rajeyna wll natiijo fcn oo Ku faraxdo dhaman wlalaha natiijo fcn idin rajeyna guuuul
@mankiiqaali8205
@mankiiqaali8205 22 дня назад
Masha Allah dhaman inta ,islaannimo sheganayo ku sali rasuulka scw scw scw❤❤
@maahiryare572
@maahiryare572 22 дня назад
Scw❤
@user-vo8wi9mf1r
@user-vo8wi9mf1r 21 день назад
scw❤❤❤
@Faizo_jano27
@Faizo_jano27 21 день назад
Scw❤
@NimcoCqani
@NimcoCqani 22 дня назад
WIILKA YAR EE UGU HOREEYAH WLLHI WAAA KA NAXAY😢
@11naa44
@11naa44 22 дня назад
Gabadha wiilasha wey yastey😢😢😢😢😢
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp 22 дня назад
Asad waa dhaqan xunyahy waa xoolo caadi ah waxyaalaha qaar mafiicna gabadhana Respect malahn armajoyinka aye fure waxaas waxa kadanbeeyo waa Asad mida kale gabadhaan cusub qof furfuran maba ahan waji xuux cml waaye 😷😷😷😛😛😛
@11naa44
@11naa44 22 дня назад
@@Abdelrahimmohamed-jy7lp wll isdeji sheekadan wxu kaso copy gareyey kuwa American ah lkn iyaga shactiro waye oo dadka ayago maqan aya gurigoda la gelayey lkn kan gabdha xumeysa sida ad sheegtey wiilsha cabsi ay ku riday
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp 22 дня назад
@@11naa44 Aniga hadaan joogi laha lacala buumada aya sariirta u saari laha o wada biyo ah si e u arakto ileen ayada I sodoonatay mida kale Dadka Cadaanka wexee rabaan aye sameen karaan waxyaalaha qaar mafiicna dhalinyarada wuu bahdilay baahidoda ayu kafaaidesana asigana sumcad daro aye utahay Asad chalengeyada u keeno o dhan waa wada Copy wax yer ayu kabadala si loofahmin gabadhaan cusub kibir aya saaran lama qoslaayo waa qof xirxiran ayada dhan isma keenayiin Asad iyo gabadha iga qor 😷😷😷😛😛😛
@SacdiyaMohamed-j5q
@SacdiyaMohamed-j5q 22 дня назад
Waji foolxun ma xishoodo abowe afdheertay😂😂😂😂​@@11naa44
@hafsamohamed4339
@hafsamohamed4339 22 дня назад
dhalinta yaryar danta hawga faaiidaysanina asad waa khalad waxan gabadhana saas uma fiicna 🙄
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp 22 дня назад
Asad waa dhaqan xunyahy waa xoolo caadi ah waxyaalaha qaar mafiicna gabadhana Respect malahn armajoyinka aye fure waxaas waxa kadanbeeyo waa Asad mida kale gabadhaan cusub qof furfuran maba ahan waji xuux cml waaye 😷😷😷😛😛😛
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 22 дня назад
Talo walaalnimo wllkay ama wllshy marwalba ku dadaal akhriska adkaarta sababto ah waa gashaan marwalba kaasho rabiga wllo❤🎉
@AaminoibraahimAYta
@AaminoibraahimAYta 22 дня назад
Asc koko
@fowziyomaxamed9109
@fowziyomaxamed9109 22 дня назад
Dunida masomarin ruux kasharafbadan kana runbadan nabigena mohamed scw 😢❤❤
@Ina_mohamet
@Ina_mohamet 22 дня назад
Dunida masoo marin ruux ka qayr badan kana sharaf badan nabi muxamed SCW ❤
@user-qc1ny4gh8t
@user-qc1ny4gh8t 22 дня назад
Asad gabadhan maha gabadh respect taqana oo legend cdi ula mahad layzo wxa wax ka qabo
@SwiftTrend-t5n
@SwiftTrend-t5n 22 дня назад
40 qof ducadod wala aqbala Wll muraad ba leyhy iso duceey adinka nh ilahey ha idin jeclaado
@sahraruja4570
@sahraruja4570 22 дня назад
Allah Ku sahlo wll muraadkaga
@user-tv7ym3vd6x
@user-tv7ym3vd6x 21 день назад
Allah hu sahlo
@user-rv2vd3tb6z
@user-rv2vd3tb6z 22 дня назад
Ugu raaxey gacantaada saliga nabiga scw😢
@Yo-sasife
@Yo-sasife 17 дней назад
Scw
@HaykalMuzty
@HaykalMuzty 22 дня назад
Hada nahay team asad dhaxalka kaliyeh kugu leeyhy waa like 👍 faqiired😂❤
@HafsaXubi-md9yp
@HafsaXubi-md9yp 22 дня назад
Maiga haysa taliyow😂😂
@CabdinajiibYare
@CabdinajiibYare 22 дня назад
copy ga iska daa from Qurux ku dhiigle😂😂😂
@HaykalMuzty
@HaykalMuzty 22 дня назад
​@@CabdinajiibYarecopy mxya Ana keenay bee ha qaraarin
@CabdinajiibYare
@CabdinajiibYare 22 дня назад
@@HaykalMuzty muusow is deji dhaxal laga horeyey dhaxay kuma noqdane
@HaykalMuzty
@HaykalMuzty 21 день назад
@@CabdinajiibYare ha iska ciyine amu🤫
@nonamenoface2957
@nonamenoface2957 22 дня назад
Legend u horayay moohan waa xadiful quran asne wxa jeclaan laha inu quran aqriyo blse meysan dhicin
@Farhiadaimond
@Farhiadaimond 22 дня назад
Aad iyo aad aabihiisa baaba macalin dugsi ah oday❤ xasan
@AyaanXuseen-tk1to
@AyaanXuseen-tk1to 22 дня назад
Kusali nabiga maxamed scw ❤
@butterflies1248
@butterflies1248 22 дня назад
Videogan akhlaq ahaan ma fiicna gabdha wiilsha su'alaha ay waydiinayso iyo qabky ubarayso guriga waa wax laaga xishoodo
@IsmailArab-ng6jt
@IsmailArab-ng6jt 22 дня назад
Waa programki oogu xumaa een kadawado Asad hagio channel👎
@hodanahmed2674
@hodanahmed2674 22 дня назад
Inanka yare horee waa dacad😢❤
@AyaanCisman-s7c
@AyaanCisman-s7c 22 дня назад
Haa waliba waa xaafid quran
@afnaanahmed214
@afnaanahmed214 22 дня назад
Haa wlh ka kale wuu sii hagaajistay ka kale umalaynaya
@hodanahmed2674
@hodanahmed2674 22 дня назад
@@AyaanCisman-s7c masha allah
@BasmaMaxamed
@BasmaMaxamed 22 дня назад
Hada kuxirantahy asad hajiyow lov saar😊
@inaelmi1819
@inaelmi1819 22 дня назад
ma quruxbdna in nin gurigisa logu tago detana halka lagu sheekaysto. Sido kle ma quruxbdna in qof nolashiisa khaasa lasoo bandhigo 😒 magaranyo anu siday u ogalaadeen kuwan in qolkooda la sawiro iyo nolashood khaaska 🙄 ku noqo barnaamijka kana saar meesha 👍🏾
@Xzabriboy
@Xzabriboy 22 дня назад
Waan ogahay dhib kugu maahan like faqiired ka ee iska saar bal😅
@Yariisay
@Yariisay 22 дня назад
Maxaad ka faadidaan
@user-rn7te6fz5h
@user-rn7te6fz5h 22 дня назад
Ku
@IlkoYare-qy6bl
@IlkoYare-qy6bl 22 дня назад
Kaliya waxy inay kufanan ana ugu like badn😂
@bintuabdirashidhassan362
@bintuabdirashidhassan362 21 день назад
wiilka u horeeya si umay galin way ku talax tagtay misiinka yar waa dulqaad kiyo qof ah masha allah asad ayu ixtiraamay kaligeed albaabka umaysoo dhaafteen sida lagu ixtiraamay asadoow u ixtiraam dadka adigba ma jecelid in qolkaaga iyo kabadh kaaga la fadho nocan oo kale ciil ba iga haya naagta xun ish hamze wu ka badiyay gidaar ayuu u dhiibay filaya isgu nocay tahay marku arkay
@SalmaHafidh-bn2hy
@SalmaHafidh-bn2hy 22 дня назад
Asadow barnaamijkaan makugu racsani walaal wlh Ani ahaantey maila ficno😢😢😢
@leylomaxamed1429
@leylomaxamed1429 22 дня назад
King curad baa kuleh hadaa nhy Dumarland 😅😅😂❤
@ikraanibraahim9880
@ikraanibraahim9880 22 дня назад
Allow na tus asad oo luguhiisa ku socdaa 🤲🤲🤲🤲maalintaas ayaa noga farxaad badnaatonto 2m subscribe ❤😍😍😍
@Somali.fashion
@Somali.fashion 22 дня назад
Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin 🤲🏾
@user-bg4ql1ck6v
@user-bg4ql1ck6v 22 дня назад
Naagtan akhlaaqda daran wiilasha ha u keenin wllo say u yasayso ma arkaysid miya mida kle si hagagsan may ula hadasho doqon dheh
@Ina_mohamet
@Ina_mohamet 22 дня назад
Ku saliya nabi maxamed scw scw scw❤
@user-os1gu3zf1n
@user-os1gu3zf1n 22 дня назад
Intaa you tube soogashay vedio gii ugu xumaa waaakan Asadow waayo nolasha dhabta ah social meda lakeeno ma'han gabadhaan sifiican ulamhadlin wiilsha Si kibir ah u hadlaysay❤❤❤❤❤❤
@INAIBRAHIM-t6r
@INAIBRAHIM-t6r 22 дня назад
ALLOW NAXARISTADA NOO SIIYADI AMIIN 😢
@anuushabdi8984
@anuushabdi8984 22 дня назад
Naagtan wlhi ciil iga qabtay uff wa bilaa xushmad 🥹
@fiidowmrk
@fiidowmrk 22 дня назад
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ♥️
@abdirahmansulubsheikh5932
@abdirahmansulubsheikh5932 22 дня назад
War sxb asadaw rodwaan Isaaq oo kale maad noqotay waxay waxaan ceeb weeye walhi tanoo kale 😢😢😢in aad samayso 😢😢😢waan ka xunahay runtii midaan 😢😢😢kamanaa filayn 😢😢😢video noocaan oo kalaa mardanbe nagu soo celin caawa wayba dhacdaye😢😢😢😢is not beautifully the picture 🖼
@SiciidWarsame-du2pe
@SiciidWarsame-du2pe 22 дня назад
Asad shb wxaan waa qalad waana foolxumo mala daawan karo kama soo fikirin miya marki aad so dhigaysay wxaan waa qalad qoftaan wexeedu waa kibir ee mardambe ha ku so darin Challengeyada noocana 🤬✋️
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 22 дня назад
100% video fiican ma aha akhlaaqiyan mid wanaagsan ilama aha walow wiilasha laftoodu ka Raali yihiin sidan hadana wax wanaagsan ma aha noloshaada inaad puplic keento waliba suaalo noocan ahna lagu waydiiyo, kani waa Videogii ugu horeeyey ee aan asad ka diiday😊
@maqbulysf8066
@maqbulysf8066 22 дня назад
Ku Saliya❤️Rasuulkeena Maxamed❤️ Salalahu calayhi wasalim Salalahu calayhi wasalim ❤️❤️❤️👍👍👍
@user-gp4dg9zu9x
@user-gp4dg9zu9x 22 дня назад
Naagtan ciil baa iga haya afaraha maxaa galiyay qiime ba la dhahe😙😙
@Safa-xc9xs
@Safa-xc9xs 22 дня назад
War dee ninka program la leh ku dhaga
@Faiza-e6i
@Faiza-e6i 22 дня назад
✅️✅️
@UmaymaMahamed-kx8gu
@UmaymaMahamed-kx8gu 20 дней назад
Sax
@Bf23lucho
@Bf23lucho 22 дня назад
Inta xasiiskii paysi oo la so celiyey is dhaafisey like saar😂
@MuniishaMuniisha-nx5cn
@MuniishaMuniisha-nx5cn 22 дня назад
Cayda iyo cumer macalimo xafadoda ad iyagana in aragna rabna
@ifrahxaji6158
@ifrahxaji6158 22 дня назад
Aheey
@user-ys1cl3pc4v
@user-ys1cl3pc4v 22 дня назад
Haa wllhi aad asedow
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir 22 дня назад
Asad wiilkan kobaad noso badi pls😢❤
@NaciimoNafta-qe7zi
@NaciimoNafta-qe7zi 22 дня назад
Mohan ayan duran lahay wayo waa wiil qurux iyo xafidul quran ah❤❤
@nagmaabdillahi276
@nagmaabdillahi276 22 дня назад
Brnaamijkn kma helin asadoow nolosha privacy ga inla glo ma wcna😊
@SalmaHafidh-bn2hy
@SalmaHafidh-bn2hy 22 дня назад
Barnaamijkii ugu horeye oo Asda lagahelin I'm sorry wlh wilsha si fcn maa ola daqmin😢😢😢
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 22 дня назад
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
@Malikasamatar4624
@Malikasamatar4624 22 дня назад
Asad waxan maa ficna tan labad inaanta sidayi wiilsha siday ula dhantayi maa ficna inta igu racsan like 😢
@fatmina08
@fatmina08 22 дня назад
Kama helin caaawa barnamijkaan bahdil tooos ah waaye wiilka 1aad aba side ula dhaqmeyso ka naxay mad xanunsanthy waa waxeg dawada kulaaa bye quf labahdila madawan karo
@Imoo5
@Imoo5 22 дня назад
Waxani waa dhaqan xuma asado mar kale iska ilaali
@Feysal_banaadiri
@Feysal_banaadiri 22 дня назад
Alle ha ku Kiciyo wallalkey asad 🤲 Always well received 😊 Good job keep going legend 👏
@AasiyomaxamedCali-yv4iw
@AasiyomaxamedCali-yv4iw 22 дня назад
Asad wllhi san kama fileeyn sabbto ah wax fiicn kugu bartey wiilasha dhalinyada qalpiga u ilaali 😢😢😢
@cabdinasir8631
@cabdinasir8631 22 дня назад
KU SALI XABIBKENA MOHAMED SCW SCW LOVE ❤❤❤❤
@miskimohamed346
@miskimohamed346 21 день назад
Dhaqankana maxoo ahaa asad saan waa qalad wllo gabdhana ixtiraam kama muuqdo marka waa fashil barnamijkaan danbana ha soo dayn kan oo kle i.a mgca tagerahaada ano kuhadlayo 👏
@sihaammustafa3842
@sihaammustafa3842 22 дня назад
Ana ugu horeyay e like isaara plz waligay mahelin
@user-hj2nu7qt9u
@user-hj2nu7qt9u 22 дня назад
Ceb waye 😣wilasha qolkoda Ina nalatuso
@YonisIlyaas
@YonisIlyaas 22 дня назад
Asad wall tel iikad janada alh haku galiyo ❤😢
@user-pg5jo3qg4w
@user-pg5jo3qg4w 22 дня назад
Cawa video ima qancin waa maxay inamadan yaryar ee qolaalkooda la badhayaa isla xishooda. Asad wa qof fiican lkn cawa wey ka halowdey
@Queen_123-r5g
@Queen_123-r5g 22 дня назад
War waxani ma ficna iska dhaafa cawa Challenge uma bogin
@quenwafa7790
@quenwafa7790 22 дня назад
Ceeb waye qof noloshiisa in la faaqo 😂
Далее
SHEEG QOFKAAN WAAYO QOF FUDUD AY GARAN WAAYEEN
20:43
Просмотров 390 тыс.
БЕЛКА РОЖАЕТ?#cat
00:28
Просмотров 132 тыс.
AFDUUB || HOOYO NAXDIN U DHIMATAY || WAALI & WAL WAL
41:01
QALINKA WAA HADLAA!! | True Story - Short Film
38:15
Просмотров 739 тыс.
ROUTINEKEYGA OO KOKO iyo AMIIRA COD SAARAY
15:42
Просмотров 1 млн
БЕЛКА РОЖАЕТ?#cat
00:28
Просмотров 132 тыс.