Тёмный

SHUQSHUQ (3984) 

shantasoomaaliya1
Подписаться 181 тыс.
Просмотров 15 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

8 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 53   
@AbdifatahMohamed-n4t
@AbdifatahMohamed-n4t 24 дня назад
Aaway habrihii dhihi jirey “Tiibisho allaha igu rido, madaxtooyadaan ugu galaa” 😂😂😂😂. Munaafiqnimo iyo qabyaaladii idin qaadatay, idinma dhigto.
@hamsehalane7154
@hamsehalane7154 24 дня назад
Taliyaha ayaydey baa dhashay alla u naxariisto hooyadii kun jeer bay kaga digtay lkn miidaame dhaga maleh haduu malag dhawaaqayo waana reer galkayo
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 24 дня назад
Marqaatibaan ka ahay, Dowladii Siyaad bare waxbarasho iyo Cafimaad heersare ah oo free ah ayaan haysanay, Allaha Unaxariisto MW Maxamed Siyaad Bare, Allahuma amiiin 🤲😪💔
@fartunalihashi4833
@fartunalihashi4833 24 дня назад
Xasbunallaah wanicmalwakiil AAKHIRAA WAR JIRAA FARIIQUN FILJANNA FARIIQUN FISACIIR
@casalasal6466
@casalasal6466 24 дня назад
Waqtigii Aadan Cade Dabdamiskan Maba Jirin Aabe Siyaad Ayaa Dhisay Allaha U Naxariistee
@sedson02
@sedson02 24 дня назад
ma wecel baad tahay? AABO ma leedihid ?
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 24 дня назад
Dhabna cad wuu is dhiibay Sidoo kale Habergidir waa ay isdhiibtay Habarta has no power
@sedson02
@sedson02 24 дня назад
Hadaladii uu yidhi Roobow wa siddan " soo dhawaada , beerahayaga ini siinay , Gabdhaha soomaaliyeed iska kaxeesta sida xoolaha " Treason haddi qof lagu dilayo Roobow haloogu horaysiiyo .
@saja9892
@saja9892 24 дня назад
Hadii xasan iyo geelle biixi ladagaali lahaayeen awdal bay maamulgoboleed u aqoonsan lahaayeen intaas keliyaa ku filaan lahayd arimo waaweyn baa meeshaan ku jira
@siradhersi2273
@siradhersi2273 24 дня назад
Maxa loga kicin waayey Sanetaarka Abgaal oo dhulka dawlada heysta! 😪😪😪😪😪😪😪😪😪
@sahrakhalifa8467
@sahrakhalifa8467 24 дня назад
Xassan sheikh shame on you uf uf uf
@Doctorbadal2025
@Doctorbadal2025 24 дня назад
Farmaajo adiga diiday, halaa saarto viva waceesle cade
@AbunawafAljabarty
@AbunawafAljabarty 24 дня назад
SHALAY SHASHAX MAANTANA UF UF DEE NAGA DAA CIYAARTA😂
@adnahussein6060
@adnahussein6060 24 дня назад
qabiil walbo shacab kiisa. waxaa ku Owr kacsado Siyaasiyiinta. Beeshooda. Mar keey ku dan gaaraan NA. WEEY KA DHAQAAA QAAAN. ..::::Waaa midaan arkeeynu. Maanta ……
@sedson02
@sedson02 24 дня назад
Waryahee Cusmaan Caataa diley Caydiid . D&G mayna diley Caydiid , macalinka lugeeya faanka nagakala yaree . Taariikhdana ha qaldin .
@Xxc-zu2xm
@Xxc-zu2xm 24 дня назад
Naag abgaal ah AYAA DISHAY caydiid jawaan ayey galisey
@mohammedabdul5923
@mohammedabdul5923 24 дня назад
Wxan Dowlad mah cidanka wr mamaqan in Laxasuuq wa istaxilkoda
@sahrakhalifa8467
@sahrakhalifa8467 24 дня назад
Waa tuugo
@sadiyagabow
@sadiyagabow 24 дня назад
100jir xaaran uu roora oo shuhada suur noqda ,waacidan mudug ka imaado.
@zeinabsaidsalah2678
@zeinabsaidsalah2678 24 дня назад
Waa run maxaabiistaa lagarabaa koow marlabaad weeraa dhul bahante dagaal adag ayaa kusoo socda war hooy dhulbahantoo iska jira iska jira war jabuuto nabad idiinma ogolla dhulbahantoow dhufeys yadiina adkeeya
@abdidegan8452
@abdidegan8452 24 дня назад
Waa runta
@khadraali9602
@khadraali9602 24 дня назад
Asc adanow walaal howsha meesha taal waleys yaqaan oo waxaa beesha habargidir wey oktahey in ay buburayaan darihii ay xaraanta ay ku dhiseen xasana waa dadaansi laakiin farmaajo qabiilka kasakowba dalka waa u turayaa oo waa nin xishoodo xasana waxaaba uu rabaa in ay dagaal qadaan sidii kii 91 kii 4 bil sacdey hade kani waa ka duwan yahey sanad inta uu socondoon alla wax og aniga waa iga sadasheyda
@qomayoxildiid
@qomayoxildiid 24 дня назад
lol, Eelay wa dadki ugu horeyey ee Aay edbisey ileyeen beerta xayawaanka ayan ku jirna😂. Horta waxa mucjiso ah laba cisho ka hor waxan , inti aan jawaahir la dilin, live uu arkey aay lo yaqaan Great Dane..Scandinavia ya geyey aayda? Wa sual 😂😂
@qomayoxildiid
@qomayoxildiid 24 дня назад
War xijaabka ha la isga saaro anu aragno ka timo jareer le iyo ka timi jilic le😂 ileen in aan maskaxda xun asturno diidneye. Kierrrr aka reisal wasaare ingiriisi ba idin yirri😂🔦🔦🔦
@abisinianancientsomalia2536
@abisinianancientsomalia2536 24 дня назад
Tarxiilka shiinees bilaabanaya???😅
@ahmedosman701
@ahmedosman701 24 дня назад
Madyaa jilani madaya jilni
@Doctorbadal2025
@Doctorbadal2025 24 дня назад
Waceesle cade vs habargidir
@Yeyle1234Kaleexo
@Yeyle1234Kaleexo 24 дня назад
MAXABIISTA XASAN OO INGRIIS WATAA HORE LOOGA DIIDAY SXB JABUUTINA LAGA YEELI MAAYO ILAA NABAD CAALIMI AH DHACDO.
@Hugeii-sr4iv
@Hugeii-sr4iv 24 дня назад
😂😂😂😂 1991 orod baan kujirnaa weye dee
@Hugeii-sr4iv
@Hugeii-sr4iv 24 дня назад
Shabeelada hoose shacabkooda Dowlada alshaab sida football cml dee Ayey udilaan dowlada waxey uheysataa oromo dee Alshabaab waa gaalo Nimankan hawiyo hagee looga fakanaa dee
@aliigueh255
@aliigueh255 24 дня назад
Hadha hadhaa /waaxay shekadu😮
@AbunawafAljabarty
@AbunawafAljabarty 24 дня назад
MACALIN ADAN SIYAASADA MA LAHA SAAXIIB JOOGTA AH WEXEEY LEEDAHAY MASAALAX JOOGTA AH. ABU XAFAADO WUXUU KA DHEX ARKAY SSC KHATUMO MASLAXADIISA SHAKHSIGA KANA DHEEREN MUKRI & SHIEQOL. lkn REER SSC KHATUMO (( DARAAWIISH)) KOR BEY KALA SOCDAAN MAKRIGAA AYAGOO FULINAYA MAAHMAAH CARBEED DHAHDA. Markey xaliimo danteeda gaartay bey wexey ku dhahday hooyada s.w Looma cabsado reer SSC KHATUMO.
@user-cx6qw3tm4w
@user-cx6qw3tm4w 22 дня назад
Beeeeeeeeen Beeeeeeeeeeen Beeeeeeeeeeeeeen
@Doctorbadal2025
@Doctorbadal2025 24 дня назад
FAANKA BADAN IYO SHOW OFF KA XASAN SHIIKH MA JECLO KKKK
@user-cx6qw3tm4w
@user-cx6qw3tm4w 22 дня назад
Kkkkkk kkkkk
@suleimanmuseabdirahman2849
@suleimanmuseabdirahman2849 24 дня назад
Waxaan tuugsanaayo waayo tuugsiga hadda ka bacdi hala ogaado
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 24 дня назад
6:25 wax ka dheh. Hadana?. Habartaa iyo ba? Hadeey XAMAR Yimaadeen. 80gii Ama 91kii. Ilaa Qof 80gii XAMAR ku noolaa, Wuu Garanayaa. Xerrada-Dabka. Iyo Xarumaha iyo Guryaha Doowlada.
@AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh
@AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh 24 дня назад
Sanbalooshe & xamse ayaa ciraaq si xun isugu dagaaley si xun ayay isu caayeen
@user-cx6qw3tm4w
@user-cx6qw3tm4w 22 дня назад
Dadkaan markey daalimiin noqdeen madaxwene Daalina aa loo samayhaa
@user-pb4zw1ct5d
@user-pb4zw1ct5d 24 дня назад
Farmajo nabsigisi ba kudhacey.habar gidir.Was midhihi Rooble baahane uku bur buriyey dawladnimadi.madaxweynihi keeneyna khiyamey o qabyalad kadortey qaranimadi
@sahrakhalifa8467
@sahrakhalifa8467 24 дня назад
Shame on you
@nuuraabdi8090
@nuuraabdi8090 24 дня назад
Meeshey ka yimaadaan ha aadan hg😂😂😂 Xildhibaanadani waa idiin gateen 😂
@sedson02
@sedson02 24 дня назад
maxbuuski Mukhtaar Roobow ayad shallay u qeylineysey maantana Farmaajo ayad amaaneesa . Escalaa suxufi baad tahay macalinka guurguurtow . Sida ku karo inaan ka horeeno . Sedson02 N&N
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 24 дня назад
3:14 Qofka Xaaraanka Kufaarka ah. Marwalba, Waa Eedeeysane. Xataa hadaa 100kun u dhiibtit. Somaliyeey?.Ma Doowlad ka fiican? Tii AABE SIYAAD baanu aragnay??? 34sNo?. Kufaarku Runta ma jecla. Xin iyo Xatooye ma ahee.
@sedson02
@sedson02 24 дня назад
inaad isdishan suggeyey ee weli maad nooshahay ? Wax cusub ma sheegeysidee oromo afsoomaaliga baraneesa tahay . Stop hooyada wasee oroma tahay .
@sedson02
@sedson02 24 дня назад
@sedson02
@sedson02 24 дня назад
Waxan xasuustay Mukhtaar Roobow argagixiso marki uu Somalia ku soo dhaweenayey. argagixisada caalamiga Al Qaciida . Caddaan iyo Madow Al QACIIDA katirsan isagoo la jooga buu videos iska duubayey .
@siradhersi2273
@siradhersi2273 24 дня назад
Macalinka lugeeyow miyeydan nimankan xamar laga so direy oo raba iney wadankiina qabsadan, maad iska qabataan? Ciidan iyo hub idinkuma yera! Maxa idin heysta?🥴
@adnahussein6060
@adnahussein6060 24 дня назад
qabiil walbo shacab kiisa. waxaa ku Owr kacsado Siyaasiyiinta. Beeshooda. Mar keey ku dan gaaraan NA. WEEY KA DHAQAAA QAAAN. ..::::Waaa midaan arkeeynu. Maanta ……
Далее
Построил ДЕРЕВНЮ на ДЕРЕВЬЯХ!
19:07
UNO!
00:18
Просмотров 1,3 млн
ARIMAHEENA iyo BOOTADIISA MADAXA WAXA KUGU DHEGAN SHEEG
21:24
BAYDHABAAN QABSANAYNAA WAA RIYO (4126)
25:55
Просмотров 9 тыс.
DEGDEG QARAXYADII LAGU DHAMAADAY MUQDISHO (4147)
1:31:42
HG OO KA HADASHAY QARAXII MUQDISHO (4130)
17:41
Surat Al-Ahzab - Mishary Rashed Alafasy
31:42
Просмотров 1 млн
waar deg deg Ah
1:00:01
Просмотров 371
Построил ДЕРЕВНЮ на ДЕРЕВЬЯХ!
19:07