Тёмный

Shuuciyada, Hanti-wadaaga, Hanti-goosadka & Dhaqaalaha Islaamka | Taariikhda Islaamka F.T.1 #6 

Jawaahiri
Подписаться 138 тыс.
Просмотров 6 тыс.
50% 1

Siirada Ninkii Aduunka ugu Waynaa oo ah Nabi Muxammad ﷺ oo Taxane & Taariikh Cajiib ah, Link gan hoose ka daawo 👇👇👇
• SIIRO 01 | Sidee Siira...
Kanaalka MA OGNAHAY wuxuu soo tabiyaa
1: Doodaha caalamiga ah ee udhexeeya muslimiinta, kiristanka, Mulxidiinta, hinduuga iyo Dadka diimaha kale haysta.
2: khudbadaha academic ga ah ee jaamacadaha laga jeediyo
3: khudbadaha fagaarayaasha Dr zakir ka jeediyo
4: muuqaalo documentary ah
5: khudbadaha waxbarashda kusaabsan
6: Siirada Nabi Muxammad (scw) bilaw ilaa dhamaad qaab xoogan u faahfaahsan
7: Falanqaynta Taariikhda Islaamka
My Gmail: Khadarjowhar@gmail.com

Опубликовано:

 

9 июл 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 34   
@amiirallaale5024
@amiirallaale5024 3 года назад
Xaqiiq Islaamku waa Xalka Aduunka wax badan baan kaa Faaiday maanta, Anoo maalin walba wax kaa faaida, mahadsanid, Allaha Xasanaadka Aakhiro kugu daro
@lileasy7466
@lileasy7466 3 месяца назад
Jazakallah Walaal wax badan baan kaa fa’iday
@abdirahmanabdullahi7256
@abdirahmanabdullahi7256 3 года назад
M.a
@abdulrazaq2302
@abdulrazaq2302 3 года назад
Sxb horay u soco.....youtube layda adiga ayaan kuugu jeclahay😍
@ibraahimsheikhabdullahi9022
@ibraahimsheikhabdullahi9022 3 года назад
mcln khader m.a keep going pro
@aadamchannel1142
@aadamchannel1142 3 года назад
M.a 😊😊😊😍😍😍
@zamzamsalax4852
@zamzamsalax4852 3 года назад
M a
@mandelachannel2155
@mandelachannel2155 3 года назад
Masha all qery allah kusiiyo
@maxamedxaashi5277
@maxamedxaashi5277 3 года назад
Tabarakalllah wllo allaah kubarakeeyo maskaxdada
@maxedsiciidmaxed1410
@maxedsiciidmaxed1410 3 года назад
Islaamkaa Xalla xalla ✔ AllxdulilaH Shukran ustaad🥰
@seidabdi751
@seidabdi751 4 месяца назад
TOLWEYNE HANTIWADAAGGA VIVA
@bdb4358
@bdb4358 3 месяца назад
💙💙💙💙
@nimofarah8193
@nimofarah8193 3 года назад
Mashaa allaah jisaakallaahu khayran walaal hore u soco guulku noolow dhankasta
@asmaabdiraxman3131
@asmaabdiraxman3131 3 года назад
Mashallaah wll alahakuxafido aduun iyo akhiraba liibaan janatul fardaw alhajugeeyo wll jasaakalaahu khyrwaal
@abdalleali354
@abdalleali354 3 года назад
Waa cajiib diinteennu alxamdulillaah
@bdb4358
@bdb4358 3 месяца назад
Hantiwadaagu ha noolaadu
@somaliboy37
@somaliboy37 3 года назад
Waxbadan Ayaan faaidney Mahadsanid bro, Meel aan mudo ku noolahay waxyaabaha aan ku nacey oo aan isaga tagi doono ayaa kamid ah System ka capitalism Wlhi Saameeyn badan beey igu reebtay Deeymaha Aadka u tiro badan oo kumanaan ah mar walbana weey dalacdaa oo Meelo kala duwan. Insha allah mardhaw baan ka dhamaan doonaa Sidoo kale walaal Shaley aad yaan ugu faaideestay xalqadii Badar . Mahadsanid
@bashiirmacalin2006
@bashiirmacalin2006 3 года назад
mashaa allah t mahadsan tahay waayo kanaalkaaga cilmi ayaa kabaranay ee walaal saan ukushaqey bulshada waayo ajir aad u wanagsan ayaaa kahalaa wayna kuslamaa waayo aad iyo aad ayaa kuxaranahay akhii jazaakumalahu kheran siiradane si wanagsan ayaa u wadaa e hakacaajisin waayo waa kaa faidnaa akhii barakallah akhii
@sacdiyamaxamed9785
@sacdiyamaxamed9785 3 года назад
Mashalaah wllo quruxooy
@cabdicasiisrooble8005
@cabdicasiisrooble8005 3 года назад
Libaax cilmi baad ii siyaadisay.
@queengril4894
@queengril4894 3 года назад
Mansha aallh wllky hore usoco wlqali
@amiirallaale5024
@amiirallaale5024 3 года назад
Walal khadar waxan wayay Vedio gii Ahaa dilkii Xassan ibnu Cali waxan in badan jeclaystay inan dib u daawado, Fadlan link ga ii soo dhig si Aniga iyo inta u bahan Aan u daawano mahadsanid
@mursalabdikarin5046
@mursalabdikarin5046 3 месяца назад
Hati wadaagu hashaqeeyo
@user-ij9fc6qv9u
@user-ij9fc6qv9u Год назад
Nimaadka hanti wadaaga oo haddii Aan baabuur kaligay leeyahay miyaa la ila yeelanayaa
@somaliboy37
@somaliboy37 3 года назад
Kaaga sii daranee Sanadka haduu kusoo galo 50 Kun Waxaa kor u kaceeysaa Canshuurta yaab waaye
@arafatrachito5501
@arafatrachito5501 3 года назад
asc khadar saxb waxan kaa cod san lahaa dooda dhexmarty zakir naik iyo shakti shariif magac u eg nin hunduusan ah marka qaabka asn uga dawan karo telegramka link ii soo dir
@jawaahiri
@jawaahiri 3 года назад
Waakan t.me/khadar3283454/11
Далее
Это iPhone 16
00:52
Просмотров 209 тыс.
Help Barry And Barry Woman Scan Prisoners
00:23
Просмотров 3,2 млн
Sida Lacag Loo Save Gareeyo
8:08
Просмотров 7 тыс.
Maxay Salafidu u Noocyo Badan Yihiin?
57:55
Просмотров 4,8 тыс.