Тёмный

SİRTA SHİRKADAHA GANACSİGA EE DUNİDA UGU WAAWEYN 

ANNAGA PRODUCTİON
Подписаться 405 тыс.
Просмотров 56 тыс.
50% 1

Si aad qayb uga noqoto ardayda sidda qaaska casharadena u hesha fadlan riix halkaan:
/ annaga productİon
Sida Dhamaan loo wada dhan yahay, waxaan higsaneynaa inaan kusoo gudbino fiidiyowyada ugu waxtarka iyo xiisaha badan. Waad ku mahadsan tahay taageeradaada :)
Caawin, dalab xayeysiis, cabashooyinka, su'aalaha iyo fikradaha, waxaad farriin noogu soo diri kartaa cinwaanka e-maylka ee hoosta ku yaal.
Arimahasayniska@gmail.com
Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 98   
@mubashirabdulahi3779
@mubashirabdulahi3779 3 года назад
Waxan ahay qofkii ugu horeyay eedawaday I like this video
@sidiiqisse6506
@sidiiqisse6506 3 года назад
جزاك الله عنا خير الجزاء
@Aliahmed-lq5hv
@Aliahmed-lq5hv Год назад
Ha macalin dadal kaga siwado Thnks
@abdallah22abdi78
@abdallah22abdi78 3 года назад
Masha Allah ilahey cilmigaaga hakuukordiyo.
@akmoha5163
@akmoha5163 3 года назад
Alaha Haku xifdiyo bro cabdi rashid
@qanciyetube2329
@qanciyetube2329 3 года назад
Qofka kaliya youtuber ka ah aan wax ka fhmay m.a allah ku xafido sxb qaali
@abdifatahhusein5661
@abdifatahhusein5661 3 года назад
Horo u soco Ustad ❤️❤️
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 8 месяцев назад
Mahadsanid zxp
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 3 года назад
Thnks my brother allaya cisak wll nolow Alle haku Sharfo wll
@mahdimohamed5744
@mahdimohamed5744 3 года назад
Maashaa Allah walaal.. Dadaal wacan
@alihassanjama9951
@alihassanjama9951 3 года назад
Waan kahelaa fiidiyowyadaada
@nuunayibraahim1202
@nuunayibraahim1202 3 года назад
Yes qofka 3aad ee like saarta ayaan ahay waan ku taagaeeraa wll
@haw_6060
@haw_6060 3 года назад
Shukran sxb qali
@dinixbaashi9143
@dinixbaashi9143 3 года назад
Mansha allah waa arin fiican
@qureaashadnan8756
@qureaashadnan8756 3 года назад
Masha aallaah sxb sare keep going
@awiinunit-857
@awiinunit-857 3 года назад
Shukran wll
@moha4778
@moha4778 3 года назад
Mahadsanid macalin
@maahircade2047
@maahircade2047 3 года назад
Runtii kanaalkani waa mid aad ufiican waxbadana lagafaaido ma aanan arkin kanaal sidaan ookale ee macluumaad xasaasi uah shacabka usoogudbiya wll waadmahadsantahay dadaalkaada aadugasho inaad waxtafatiran oolahubaad soo gudbiso Allen haku xifdiyo
@Dacwachannel1
@Dacwachannel1 3 года назад
Zxp sidaad sheektey kanalkan wax badan aya laga fasidaa lkn wxaa jiraa kanaala kale sida ogansho
@AASAASTv
@AASAASTv 3 года назад
Mahadsanid pro
@ahmedalihassan2970
@ahmedalihassan2970 3 года назад
Thanks alot
@sadiiqcabdulahi4420
@sadiiqcabdulahi4420 3 года назад
Maasha.allaah wll waxaatay qoff ilaahay hibo kumanestay wll allaha kuxafido aduun iyo aaqiro
@caacjamal
@caacjamal 3 года назад
Waad mahad san tahy macluumaadkan waan ubaahnaa sir ayaan hayaaa
@amiinmohomed2799
@amiinmohomed2799 3 года назад
Sirta bal isheeg 🤔
@hooyomcn458
@hooyomcn458 3 года назад
mahadsanid
@aminzovic72_gurgs44
@aminzovic72_gurgs44 3 года назад
Keep going sxb
@abdullahisaed10
@abdullahisaed10 3 года назад
Zxp m..a Horay Usoco waaaan Kugu Dayda
@siciidaadan739
@siciidaadan739 3 года назад
Waad Mahad San tahay sxb waxaan fahanay wax badan oo naga tahsoonaay
@ikrannaasir6420
@ikrannaasir6420 3 года назад
Horay usoco wll🥰
@maxamednishow7917
@maxamednishow7917 3 года назад
Horay usoco👌👌👌👌👌👌
@abdifitahahmedshador628
@abdifitahahmedshador628 3 года назад
Thnks kpe
@SHAACIMEDIA
@SHAACIMEDIA 3 года назад
Keep going 💪
@bagaasemooge6858
@bagaasemooge6858 3 года назад
Wan ku salamay macalinka somalida
@maxamedaxmed563
@maxamedaxmed563 Год назад
👍
@jeenicaddemedia
@jeenicaddemedia 3 года назад
Hore u soco sxb annaga proction kanaal aan wax badan ka faaiday
@دامرالقوي-ع7س
@دامرالقوي-ع7س 3 года назад
nice ustad
@bancadestudiomusic7368
@bancadestudiomusic7368 3 года назад
Ina axmed sheikh geesi
@clkaaficali9764
@clkaaficali9764 3 года назад
Good topic my brother mahad sanid
@maxamedmustaf4188
@maxamedmustaf4188 3 года назад
Thanks
@xornimostudiofarmajo8640
@xornimostudiofarmajo8640 3 года назад
Shugran
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 3 года назад
Mhdsanid sxb💯
@tigershorfffans1337
@tigershorfffans1337 3 года назад
Sxb horey usoco
@juneydabdurisaq1881
@juneydabdurisaq1881 3 года назад
M.a wll keep going
@dreampoi7910
@dreampoi7910 3 года назад
Good sxp keep going 💯 ✔️
@iskufilanchanel4947
@iskufilanchanel4947 3 года назад
Mahad sanid sxb midkle views ka ugu horeeyay 1 thnks
@ahmedmiirisisxaaq829
@ahmedmiirisisxaaq829 3 года назад
Keeep going macalamuuu
@warsamasaidomar5446
@warsamasaidomar5446 3 года назад
Wa yaab
@ladnamaxiyadiin248
@ladnamaxiyadiin248 3 года назад
Number one is me ustaad arabi raali kaa noqoy
@CismaanAweys-f6l
@CismaanAweys-f6l 8 месяцев назад
Sirtakokakolada/waasi/looqariyay/sidii/looqariyay/sirta/lacakta/doolarka/ooah/magaca/kuyaalo/ooaanqarsaneeyn/lanaqarikarin/oolarumeysanyahay/
@A99-f7s
@A99-f7s 3 года назад
Aʟʟᴀʜᴀ ᴄɪʟᴍɪɢᴀᴀɢᴀ ᴋᴜɢᴜ ᴀɴғᴀᴄᴏ..❤️
@MiadSabire-bx8yn
@MiadSabire-bx8yn 11 месяцев назад
Guul falaastin inchalla
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 3 года назад
Aad iyo Aad wall ✅
@shaafi156adan4
@shaafi156adan4 3 года назад
Warkaan waarun aniga hadii la iwaydiiyo majecle su aal noocaan ookala ah
@kingsd8516
@kingsd8516 3 года назад
Goo jop
@exshiinepoy2991
@exshiinepoy2991 3 года назад
Ustaad waakula socdaa
@hakiimigemer4756
@hakiimigemer4756 3 года назад
Fadlan boqo chanalkayga adaa yaapa
@xasanmaxamed3599
@xasanmaxamed3599 3 года назад
M.a hool culus ayd hesaa nlw
@fatimaabi7285
@fatimaabi7285 Год назад
Waxa llagu dadara fooxa somalida
@PinaBinianimals
@PinaBinianimals 8 месяцев назад
Suuragal ma,aha qaabkan comment iga usoo qoray inaad wax ka,ogaato😊 (\/) (•,•) />❤
@hogaamiyesaki4749
@hogaamiyesaki4749 3 года назад
Wll soo same dhulka iyo sida uu u wareego pls pls
@ismaaciil.7275
@ismaaciil.7275 3 года назад
Sxp waxaad warbixin kasoo diyaarisaa shirkadda tilonerka soo saarta ee sucuudiga
@HOAP
@HOAP 3 года назад
First where is the like
@gb2867
@gb2867 3 года назад
Zxp waxaad kasoo hadashaa taariikhda Dracula ee ka dhacdey Tarsfenia
@da.production5327
@da.production5327 3 года назад
Ilahay sxp janada hanagu kulmiyo
@amiiracaliweheliye8009
@amiiracaliweheliye8009 3 года назад
Hi
@siciidomariise6705
@siciidomariise6705 3 года назад
ustaad waxaa nosheegtaa qoraxdii gacan kusameyska aheed ee shiinaha xagee kudambeysey waxaan maqalney in shiinaha dabeylo iyo halaag ay kadhaxleen
@Omarhadaari198
@Omarhadaari198 3 года назад
Muqaladada Wa Casharo Online Ah Xaqiiqdii This is Colage
@mascamo3772
@mascamo3772 3 года назад
Laakiin walaal Su’aashu waxay tahay Kokakolada waxaa soosaara wadamo badan iyada oo isku mid ah ah Xaga muuqa iyo Dhadhanka ee Sidey ku heleen dadkani?
@mahadosoble8768
@mahadosoble8768 3 года назад
Dr CarabeeY Aniga gacan ayaan utaagay chanelkan wuxuu ushaqeeya saaid
@yh___yinhbr1876
@yh___yinhbr1876 3 года назад
Pig Legend Mia teacher Abdirashid Sh.Ahmed Guul Walaal Sare.
@donyare101
@donyare101 3 года назад
Asc ustaad cabdirashidow waxan ka codksanayah inad moduuc noga soo diyariso FIF intee dhaqalo kaso galash ustaadow mowducas naso diyaar I.A aad ayaa kugu mahad San tahy mashruucyada Noso diyariso
@bancadestudiomusic7368
@bancadestudiomusic7368 3 года назад
Melahaas wll mar walpa ka hadal
@Benjamin-bz4mm
@Benjamin-bz4mm 3 года назад
Ustaad waxaan video ka dawaday xitaa in warshadaha cunnada soo saaro in la maamulo qorshohoda inu yahy dunidan in hal meel laga xakumo
@suldaanabdullahi4407
@suldaanabdullahi4407 3 года назад
Cabitanka coca cola, Pepsi, fanta kulli cudur aa laga qadaa waayo sokortooda aa xad dhaaf eh yaa og waxyaabo kale in lagu daro aan biniaadamka u ficneen sidoo kale yahuuda aa iska leh
@antarahkuuriya2764
@antarahkuuriya2764 2 года назад
War somalidu .xasid nimo.yasan naga baran
@abdirahmanmahamud2833
@abdirahmanmahamud2833 3 года назад
Wallo ka soo hadal shirkadaha ugu weyn iyo warshadaha ee ku yaalo dalka somaliland 🇭🇺🇭🇺🇭🇺 please
@1msubscribe473
@1msubscribe473 3 года назад
Mamul goboled Wye wllo
@yahyajama8319
@yahyajama8319 3 года назад
1886kii, since it's working
@daganahmed2487
@daganahmed2487 3 года назад
Coca Cola sonkorta aa lagu badiya
@cumarxirsi953
@cumarxirsi953 3 года назад
First comment
@somaliok1035
@somaliok1035 3 года назад
Garty
@ramadaanabdullahi4267
@ramadaanabdullahi4267 2 месяца назад
Adi yaa kuu sheegay
@ahmedsaleban3629
@ahmedsaleban3629 3 года назад
Coca cola waxa loo soo gaabiyey laa maxamed laa makah 🤔
@youtubedahmo1694
@youtubedahmo1694 3 года назад
Aar niyow mansoniyada wax nogo soo qabo
@aishaomar2695
@aishaomar2695 3 года назад
Kuwaas waa secret society shadaadiin caabuda.
@hassanmaawiye6680
@hassanmaawiye6680 3 года назад
Sxb my request accept it as I have told you about the upcoming world war3 inshallah
@donyare101
@donyare101 3 года назад
Cannel kle dukhaan media sirada nabigeega scw mxa noga joojisey waxa ka codsanah inaad nosii wadid
@dareenjacaylchannelchannel8294
@dareenjacaylchannelchannel8294 3 года назад
Wax copiyen hadi ladhaho somalida wax ugu badan malahan hadi aad bilowdo business waxa hubal ah in marka hore suala eey kaweydiiyan kadib aad aragto ayago isla business kadi meel walbo kafuray
@cawiyahadadweynaha
@cawiyahadadweynaha 3 года назад
Sxb respectful for you wlhi ninka kaliya oo cilmiga kahadlo
@khayrjecelchannel9078
@khayrjecelchannel9078 3 года назад
wiilkni boqolkiba boqol wuxu u cod eegyahay wiilkakale la idhah fuaad ee youtoub kala leh fuaad
@funnytime8098
@funnytime8098 3 года назад
Sxb midbaa ku wareeray ka soo qaad waxaa dhahday Coca-Cola sida loo sameeyo waxaa og laba qof kaliya marka sidee alaabta leesku daraa see ayagoo imaanin alaabtii laga sameenaayay loo kasaaaa marka
@hassanmoalim9090
@hassanmoalim9090 2 года назад
Guleyso axb chanalkan bulshada somaliyed waa u hanti qaran maxa yelay wxaa ku jiraa wax yabo badan o bulshada somaliyed wax tar u leh jilka so socda neh ee hada kadib dhalan dono waa u dhaxal
@punka007
@punka007 3 года назад
Hhhh
@yoniscabdirihman476
@yoniscabdirihman476 3 года назад
Waxa jidha coco colo lagu sameyo somaliland ma la dhihi karaa waa iskumid coco colada runta iyo tan copy ah
@AnsaarCarbeed
@AnsaarCarbeed 3 года назад
Laguma sameyo ee way inoo qooshaan. Sxb waxaa laga soo iibiyaa cocacola budo ah waana franchise company cocacola ka wakiil ah. Markaa formulada oo la isku soo daray oo budo laga dhigay ayaa hargeisa lagu qooshaa..
@sadiiqcabdulahi4420
@sadiiqcabdulahi4420 3 года назад
Maasha.allaah wll waxaatay qoff ilaahay hibo kumanestay wll allaha kuxafido aduun iyo aaqiro
@moyusuf3697
@moyusuf3697 3 года назад
Далее
skibidi toilet multiverse 042
20:57
Просмотров 4,7 млн
Handsoms😍💕
00:15
Просмотров 3,5 млн
7-QODOB OO NAFTAADİİ WAX KA BEDELAYA. %100
22:17
Просмотров 35 тыс.
Qisada guusha ( 3 ) Rag salka hoose kasoo bilaabay
14:27
WAX KA OGOW DHAQAALAHA, EVCPLUS MA LACAG XAQİİQ BAA?
15:58
QOF WELİBA WAA SİDDANİ DABEECADİİSA.
8:02
Просмотров 38 тыс.
skibidi toilet multiverse 042
20:57
Просмотров 4,7 млн