Тёмный

SANDUUQA YAHUUDA AY RAADİNEYSO OO XOG DHEERİ AH LAGA HELAY 

ANNAGA PRODUCTİON
Подписаться 405 тыс.
Просмотров 60 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 127   
@Mohamett72
@Mohamett72 3 года назад
Ilahay naarta hakaa xoreeyo like iska saar
@tiktokclips3164
@tiktokclips3164 3 года назад
Wllo mxad ka faa idaydsaa
@queenaquruxsan4391
@queenaquruxsan4391 3 года назад
Faidadu mxay tahay wllo wn yabe
@mohamudfarah4753
@mohamudfarah4753 3 года назад
Qisadan sida quraanka loogu sheegay iyo sida aad usheegtay way kala duwan yihiin khaas ahaan sanduuqa ee dib uxaqiiji yaan danbi kaaraacine. Mahadsanid.
@absheelasuurow1954
@absheelasuurow1954 3 года назад
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@hamzepirlo7353
@hamzepirlo7353 3 года назад
Codsi iga dhan ah Taariikhda Mahdi kasoo Hadal Ustaad💕🙏💕 Masha allah alle haku xifdiyo💯🤲
@mascuudsalahqasim8599
@mascuudsalahqasim8599 3 года назад
Plzz muqaladan nocaso so badi iyo taarikha dadki hore iyo diimaha 🙏🏻🙏🏻🙏🏻
@toostechnology9822
@toostechnology9822 3 года назад
Legend annaga production, wan ku tagera,like
@zackgmc6480
@zackgmc6480 3 года назад
ر.
@JIPJAAP1
@JIPJAAP1 3 года назад
Videowgan hada hore u dawatay like 👍
@MoHa-dm9ff
@MoHa-dm9ff 3 года назад
Waku wata sxb Abdirashid 🙏🏻 keep going 🙏🏻
@nasirmohamedjama7894
@nasirmohamedjama7894 3 года назад
USTAAD AAD AYAAD UMAHAD SANTAHAY MANSHA ALLAH
@khandaqmedia2243
@khandaqmedia2243 3 года назад
Ust waxaan umalaynayaa hogaamiyhii lagu daray yahuudda inuu ahaa طالوت ee ma ahayn jaaluut . Jaaluut waxaa uu hogaaminayey kooxda ayaga kasoo horjeeday. ﴿وقال لهم نبيهم ان الله قد بعث لكم طالوت ملكا﴾ MAHADSANID
@amiincasse9929
@amiincasse9929 3 года назад
Waad saxanthy brother
@nasrimoh9401
@nasrimoh9401 3 года назад
ILAAHAY HAKU SHARFO 💯🤲
@shaaruucumar6529
@shaaruucumar6529 2 года назад
M.n allha zxp ustaad
@hasan-tx8cl
@hasan-tx8cl Год назад
Sanduuqa waxaa macquula in uu Somalia yaalo sababto ah inta waanalaku wareegaa
@Bod_Abdi
@Bod_Abdi 3 года назад
In ay ufak fakadaan ilove your voice
@abdullahimahamudbile
@abdullahimahamudbile 3 года назад
AAR SAHANKA XOGAHA NIN BA KU SOO BAXAY 😂😂😂🤭🤭
@issakmohamed1806
@issakmohamed1806 3 года назад
M.a walal Anaqa
@macaanichannel6740
@macaanichannel6740 3 года назад
Thanks bro
@The-Abshir-mohamud
@The-Abshir-mohamud 3 года назад
Keep going waa ku wadanaa
@shiiqkursiofficial2490
@shiiqkursiofficial2490 3 года назад
Asc sxb aad iyo aad ayaa umahadsantahay
@yunisgaming3973
@yunisgaming3973 Год назад
Somalia halaga raadiyo
@newtrailers6739
@newtrailers6739 3 года назад
Saxib jaalut ma. Ahin ee Daluut Jaluut ayaana dhaho sifcn. Ugu labo hogamiyaha waa Daaluut
@ikhyaaradan2359
@ikhyaaradan2359 Год назад
Sheekhoow magaca waadhaaluud
@fardowsaahmedqani6053
@fardowsaahmedqani6053 3 года назад
M.a wax badan ayaan kaa faiday wllkey
@abdidahir9365
@abdidahir9365 3 года назад
Sheeko Qoraafad waaye somali weeyneey
@dimplequeen6297
@dimplequeen6297 3 года назад
Sanduuqa ma ahayn wixii markii hore ay udagaal galeen ama ay rabeen inay soo ceshadaan reer banii israaiil markii ay nabigoodii uyimideen madaxdoodii koox kamid ah kuna dheheen Alle inoo waydiin in aan dagaal tagno oo aan soo ceshano dhulkeenii iyo reeraheenii iyo hantidii laynaga qafaashay oo Nabigoodii ugu jwby kawarama inta jihaad iyo dagaal Alle idinku qoro misna aad dabada jeedisaan markaasay kujawaabeen siday kudhacaysaa ama aan uga joogsan karnaa anagoo guryaheenii nalooka baxsaday oo caruurteenii iyo reerkeenii laqafaashay kadib markii dagaalka lagu waajib yeelay oo lagu qoray baa qayb kamida isakaba joogsadeen intaan dagaalkii lagaarin kadib ayuu nabigoodii kuyiri ilaahay wuxuu hogaamiye idinkaga dhigay dhaaluut iyagana way diideen oo waxay dheheen sidee dhaaluut noogu noqon madax oo inaga ayaa uga xaq leh oo maal mahaysto madaxtinimada markaasuu nabigoodii kuyiri war Alle ayaa doortay oo idinkana idin dooray haduu maal iyo hanti haysan Alle wuxuu siiyay quwad ama awood iyo cilmi intaa kadib ayay dheheen sideen ku aaminaa in dhaaluut yahay malik ama hogaamiye Alle noo soo diray ama noo dooray markuu kuyiri nabigoodii aayadiisa oo aad kugaran kartaan waxay tahay in uu idin soo celiyo sanduuqiinii laydinka dhacay kaasoo ay malaaig sido kaaso ay kujiraan haraadigii nabi muuse iyo haaruun. Qofkii ubaahan isagoon is dhibin suurarul Baqara haka doonto waa hadii aad quraanka macnahiisa taqaan hadaanad aqoona culimo badan ayaa kahadashay ee dhagayso . MAHADSANIDIIN.
@maxamedrashiid9674
@maxamedrashiid9674 Год назад
Allah ku dhawaro
@abdirzaqmahameed4780
@abdirzaqmahameed4780 3 года назад
Qofkii koobaad waa ani pro
@mohamedhusseinabdirahman9397
@mohamedhusseinabdirahman9397 3 года назад
Sxb jaaluut ma'ahan ee waa daaluut mahadsanid
@abdirashiidfaarax5772
@abdirashiidfaarax5772 3 года назад
Saxiib waa daluude iska hubi jaluud maha ee wa daluud iyo nebi daa uud
@abdimahamudkahiye4356
@abdimahamudkahiye4356 3 года назад
sxp dhoor sano ka hor INA soo dhigta jclahay
@cabdulaahidaahir4724
@cabdulaahidaahir4724 3 года назад
ILAAHEY HAKU XIFDIYO MACALIM
@maxamedeeqmaxameed6299
@maxamedeeqmaxameed6299 3 года назад
soo dhamays tir sheekada
@omar33644
@omar33644 3 года назад
Asc sxb masoo update gareey cirbixiyeennadi u dambeeyay iyo waxa ay soo sheegeen
@ayubafrica8403
@ayubafrica8403 3 года назад
Waaaw dabcan
@Muuse99
@Muuse99 3 года назад
War nio maxaa kaa qaldan hal maalin 5 video scml sxbo 🙆‍♂️😳😳😳
3 года назад
Waa seddex muuqaal, Waa jadwalka cusub ee chanelka
@haldoor6909
@haldoor6909 3 года назад
@ ustaad hadaa boqol muqaal soodhigto xataa waan daawaneyna anagaana rabna waadma kumahad santahey
@cabdifataaxshabeel1727
@cabdifataaxshabeel1727 3 года назад
sadexda muuqaal marka laysku daro ma gaarayaan 20daqiiqo waxana maalinkasta baraha bulshada lasoo dhigaa 10muuqaal oo bilaa micne midkiiba saacado socdo
@amiincasse9929
@amiincasse9929 3 года назад
Wll yaahuud waxa hogaamiye looga dhigay daaluud ee maaha jaaluud
@alpinegamer9550
@alpinegamer9550 3 года назад
M. A first view
@ADAN-XSN
@ADAN-XSN 2 года назад
Gamer
@nimcoeid84
@nimcoeid84 3 года назад
Sxb horay usoco inoo soo badi pleas
@mariyacali6541
@mariyacali6541 3 года назад
Lkin kan hore ayad u soo galisay
@idildaher2937
@idildaher2937 3 года назад
Zuxufi soo wad
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 3 года назад
Sanduuq laga qariyey Nebi muxamed Scw) laga qariyey miyey raadinayaan hada yuhuudu taasu waa qasaaro
@abdimahamudkahiye4356
@abdimahamudkahiye4356 3 года назад
Clip kan dhor INA soo galisay
@aliabdullahi1511
@aliabdullahi1511 3 года назад
Waan daawanay mar hore
@awadawil6234
@awadawil6234 3 года назад
Thanks
@Wearesomali
@Wearesomali 3 года назад
first view
@abdiwahab77
@abdiwahab77 3 года назад
Thanks
@abdirzaqmahameed4780
@abdirzaqmahameed4780 3 года назад
Macalinka cilmigow
@saabiriin1232
@saabiriin1232 3 года назад
Muuqaalkaan markale miyaa kusoo celisay. Mar hore ayaaba channel kaaga soo dhigteee 🤔🤔
@somalia1467
@somalia1467 3 года назад
Masha Allah
@smelleyboudin.balayo3716
@smelleyboudin.balayo3716 3 года назад
Mahaa jalud ha dalud ayaa hogaminaya
@mubarakumal8489
@mubarakumal8489 3 года назад
Ustaad Aaad Iyo Aaad ayaad u Mahadsantahay e Dhoowr Jeerna Su,aalo Codsi ahoo aan kusoo Jeediyay iigaamd soo Jawaabine Hadaad Qoraalkaygan Indhaha La Hesho Waxaan ku waydiin Lahaa Suuragal Ma Tahay inaad Black Holes ka waxa la yidhaahdo war bixin inoga soo diyaariso ama hadaad horey uga diyaarisay Link ga ma iso diri kartaa? Mahadsanid
3 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-2PnB78JNOLs.html&ab_channel=ANNAGAPRODUCT%C4%B0ON
@adamapdirahman1661
@adamapdirahman1661 3 года назад
only one pease an love
@اللهاكبر-ب6ص7ك
@اللهاكبر-ب6ص7ك 3 года назад
Qisadan oo saxan haddaa rabto tafsiirka suurah al-baqara soo dhagayso .. macallinkeeenna cabdirashiidna wuu mahadsanyahay
@cabdirshiidmaxamuud501
@cabdirshiidmaxamuud501 Год назад
sanduuqa waa kii nabi muuse lagu soo riday
@muhanadckariin9042
@muhanadckariin9042 3 года назад
𝑨𝒏𝒂𝒂 𝒎𝒆𝒆𝒍 𝒌𝒖 𝒐𝒈 𝒉𝒉𝒉𝒉
@jaamacxaashi8839
@jaamacxaashi8839 3 года назад
Walaale jaaluut waa kan gaalada wata,ee boqorkii ilaahay uboqray reer banii israaiil ee muslimka ahaa,magaciisu waa daaluut. Sc.
@nagwahassan6760
@nagwahassan6760 3 года назад
Xogta cusub baa rabay
@alberto4953
@alberto4953 3 года назад
wll mahad ywye veadio kasoo smee ple8
@binumashadan2203
@binumashadan2203 3 года назад
Fast viwer
@Abdullahiabokorali1208
@Abdullahiabokorali1208 3 года назад
Jaaluud waxu hogaminayay galada ee iska sax hadalka
@yaasirshcabdi5004
@yaasirshcabdi5004 3 года назад
warninyow muuqaalada gaabi
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 3 года назад
Wax walba alle wuu bayaamiyey laakiin shaydaan iyo gaalo ma oga
@abdimahamudkahiye4356
@abdimahamudkahiye4356 3 года назад
Sxp
@yaasiinkariim5486
@yaasiinkariim5486 3 года назад
Iya ugaasyda yuhuuda nio nagamadan cushion
@maclowofficiall7985
@maclowofficiall7985 3 года назад
Waxan Filaa In MacLuumaad Ku Saabsan Sanduuqaa Aad Horay U Diyaarisay Ama Barnaamij Dhexdiisa Aad Si Kale Uga Soo Qaadatay
@ADAN-XSN
@ADAN-XSN 3 года назад
Lkn wa kaladuban yihin tii hore waxay ahed vedio ku sabsan izrael
@khadarcabaaz4326
@khadarcabaaz4326 3 года назад
An su.aal ku wey diye nabi muuse (N.N.k.H) waxa uu yidhi waxa igu xigi doona nabi muxamed (N.N.K.H) Qur'ankuna wuu ino cadeyey markaa su.aashaydu waxay tahay waa kuma nabiga ad shegaysa adigu
@drcumarmoalin3725
@drcumarmoalin3725 3 года назад
Waa nabi dauud calayhi salam nabiga dhahay waa nabi ciise cs suuratu safa ama lima taquulus ayay kutalaa
@muxumedgeedi9361
@muxumedgeedi9361 3 года назад
Halkeebay Quraanka kaga jirtaa?
@abdimahamudkahiye4356
@abdimahamudkahiye4356 3 года назад
Yaap
@axmedwaaberi1193
@axmedwaaberi1193 3 года назад
Asc all waxaan idinka codsanayaa suurada kahadleysa saduuqaan?🙏🙏 in aad ii sheegtaan
@saabiriin1232
@saabiriin1232 3 года назад
Surah al baqrah aayada أَلَمْ تَرَ إِلَى الْمَلَإِ مِن بَنِي إِسْرَائِيلَ مِن بَعْدِ مُوسَىٰ إِذْ قَالُوا لِنَبِيٍّ لَّهُمُ ابْعَثْ لَنَا مَلِكًا نُّقَاتِلْ فِي سَبِيلِ اللَّهِ ۖ Qisada waxay ka bilaabanee aayada 246 ilaaa iyo aayada 251 ee surah al baqrah.
@saabiriin1232
@saabiriin1232 3 года назад
Hadii aad rabto inaa si fiican u fahamto qisadaan tafsiirka quraanka ee ayadahaaas ka hadlaayo dhageyso 246 ilaa iyo 251.
@axmedwaaberi1193
@axmedwaaberi1193 3 года назад
Saabiriin aad ayaad u mahadsantahay🙏👍
@somalighosht999
@somalighosht999 3 года назад
Sanduqan waxu yalla Ethiopia si adag na waay u ilaaliyan wiilki boqoradi saaba keenay Ethiopia moji
@tiktokclips3164
@tiktokclips3164 3 года назад
Hhhhhh 😄🤣😂😆😄
@hasan-tx8cl
@hasan-tx8cl Год назад
Wuxuu yaala Somalia waliba sanaag
@shirealisalandhere5036
@shirealisalandhere5036 3 года назад
11
@rahmoali1935
@rahmoali1935 Год назад
Fathi
@abdidahir9365
@abdidahir9365 3 года назад
Aar sxb kurigey ayuu yaala 😅😅😅😂😂sheeko quraafad ayaa noo geentee 😂😂😂
@naadiyojaamac2628
@naadiyojaamac2628 3 года назад
😍😘😍😘😍😘😍😘😍😘😍😘😍
@bartanabada2906
@bartanabada2906 3 года назад
sxbow sanduuqan laftigiisa taariikhdiisa noo soo gali sababtii loo keenay sidii loo sameeyey iyo sababtii loo sameeyey. mahadsanaid
@haldoor6909
@haldoor6909 3 года назад
Muuqaalkaas uukaga waramey sanduuqan waa soodawanay 2020 dib ugabaar chanelka🔍
@bartanabada2906
@bartanabada2906 3 года назад
@@haldoor6909 thanks
@shaficiahmed2739
@shaficiahmed2739 3 года назад
Sanduuqan haday izlamku hesho faaido ma ka helayaana pro
@cabdiali2757
@cabdiali2757 3 года назад
😎
@abdikariimabdikariim1651
@abdikariimabdikariim1651 3 года назад
Qisadan waxa ku fashilantay yahuuda in aay yihiin fulay aan dagalka kabaqa
@farsamada_cusub
@farsamada_cusub 3 года назад
Sanduuqas aniga ayaaba raadinaayo
@siraliyoonsiraliyoon6611
@siraliyoonsiraliyoon6611 3 года назад
sanduqa ay shegayan aniga Haya waxana joga Garowe
@mursalmahamed3317
@mursalmahamed3317 3 года назад
Boqorka waa dhaluut ma aha jaalut
@qalanjadaqaranka6171
@qalanjadaqaranka6171 3 года назад
Talut waye ma aha jalut
@Omarhadaari198
@Omarhadaari198 3 года назад
Muqalada ceenkan ookle wan ka helaa noo soo bdi
@yahyajama8319
@yahyajama8319 3 года назад
Gobolka Sanaag in uu ku jiro, uumeelna
@libaincabdi7609
@libaincabdi7609 3 года назад
Kkkkk
@zupair3226
@zupair3226 3 года назад
😂😂😂😂beenta badana
@Cilmidoonxaaji
@Cilmidoonxaaji 3 года назад
Sanduuqa anaga ayaa yahuud uga xaq leh
@jaale4378
@jaale4378 3 года назад
Anaga wax faa iido ah nooma qabo plse aya gaa umalaynaya in uu faa iido uleeyahat lkn shay taariikh ah
@Cilmidoonxaaji
@Cilmidoonxaaji 3 года назад
@@jaale4378 sxp waa shay taariikhi nabiyadii ay leeyihiin marka yahuud anagaa uga xaq leh
@bushraali6447
@bushraali6447 Год назад
jaaluud iyo daaluud kala saar jaaluud wa ninka mujrimka ee nabi daud uu dilay daaluud na wa kan amray ciidanka inesan cabin biyaha ee dagaalka lagalay jaaluud
@naasirsiciid654
@naasirsiciid654 3 года назад
Nio mudo dheer ban channelkaga ku xidhnaa balse maalmahan danbe maxaa khaldan waxaad dib noogu soo dhigaysaa muqaal aan hore channelkaga oga fiirsanay ma wax cusub baad wayday
@haldoor6909
@haldoor6909 3 года назад
Wax iska hubi 3 chanal weeye ama 4 ayaan umaleyn istaadku wax ayuu nafahansiiya alle haka abaalmariyee
@abdirahem8468
@abdirahem8468 3 года назад
Waa runtaa Sxb Ayantan wax baa ka qaldan muuqaalo aan horay u soo daawanay lagu soo celshaaa lkn aad ayuu u mhdsnyhy ustaadka
@feisalmo6663
@feisalmo6663 3 года назад
@@haldoor6909 channel kale muu leeyahay
@khalidjabuuti2557
@khalidjabuuti2557 3 года назад
Daluut dheh jaluut wake ladagalamayen
@nabadoon3735
@nabadoon3735 3 года назад
ustaad jaalut wa ninki lala dagalamayay ee hogaamiyaha reer bani Usrail wa dhalut
@drallalejamalmead4938
@drallalejamalmead4938 2 года назад
Quraanka been ha ka sheegin waxa ku qoran in Daaluud biyoole ahaa lkn xadhigii Nebigooda loo soo diray ayaa isaga leekaaday sidaasaana isagoo dameerkiisii raadinaya loogu doortay abaanduulle markay diideen ee ay yidhaahdeen kani qoyska boqortooyada ka mid maaha ayuu Illaahay mucjiso ku tusayey sanduuqiina malaaigi soo qaaday oo la hor dhigay sidaasay Daaluud ku ogolaadeen dagaalkiina ku aadeen iyagoo 40000 ahaa lkn markay biyihii cabeen wax yar ayaa soo haray markay goobtii dagaalka tageen falastiiniyiintii oo watay Jaaluut oo ahaa nin yahaabur ah ama cimlaaq ah oo dadka caadiga ah aad uga weynaa oo laga argagaxayey ay arkeen Yuhuudii in badan soo noqday waxana ku haray 50 qof oo Nebi Daauud oo yar ka mid ahaa sidii buuna Daauud ku dilay Jaaluud falastiiniyiintii lagu jabiyey
@abdikariimabdikariim1651
@abdikariimabdikariim1651 3 года назад
Sanduqan ithopaya kama foga oo wakan ay ku shegan taaboot sanad kiiba mar baa kanisada lagasara laguna celiya oo kanisadaha koba lageyo waxay ledahay laba 2albab midka laga saro moyee kakala laga celiyaa ee bal ila eega
@Sam_Saylici
@Sam_Saylici 3 года назад
Wll Ethiopian kuba si hubal ah uma garanayan meesha u yaalo ee kaliya waxay aaminsan yihiin in uu waqoyiga Ethio meel ka mid ah ku aasan yahay midka ay saaran ee Tabootki maha ee wayku maamusan adigo iswaydi maalinkas kanisad walbe oo magaaloyinka kala duwan ku yaala wayso saaran wayna celinyan marka imisa Taboot aya jira? Hadi uu jiro laso saaro waaba laga qaadan laha oo hubaal ah
@abdiqanieid5490
@abdiqanieid5490 3 года назад
Neef been badan oo carab la ilaHay been Haka sqmeysan 🤒😬😬😬
@fatmahassan2718
@fatmahassan2718 3 года назад
طالوت
@siyadbare7802
@siyadbare7802 3 года назад
Ciwaan fake ah intaad kusoo Gabato ayaad wax aad hore Uga sheekaysay kusoo Celisaa waa waxan iska Dayay muqaaladaada
@nasirmohamedjama7894
@nasirmohamedjama7894 3 года назад
USTAAD AAD AYAAD UMAHAD SANTAHAY MANSHA ALLAH
@abdullahimahamudbile
@abdullahimahamudbile 3 года назад
AAR SAHANKA XOGAHA NIN BA KU SOO BAXAY 😂😂😂🤭🤭
@sabaadbudul7503
@sabaadbudul7503 3 года назад
Side sxb
@abdullahimahamudbile
@abdullahimahamudbile 3 года назад
Dee Ninkan wax walba wa sheega
@abdimahamudkahiye4356
@abdimahamudkahiye4356 3 года назад
Clip kan dhor INA soo galisay
Далее
Yuhuud | ummadda adduunka loogu neceb yahay!
8:15
Просмотров 40 тыс.
XUKUNKİİ AYAA MAANTA KU DHACAY (Q.5AAD)
16:37
Просмотров 33 тыс.
Qisada ninkii dhulka uu laqay, Qaaruun.
10:02
Просмотров 100 тыс.