Тёмный

Si kale Ma u Taqaan Wiilo || Podcast season1 Episode 5 

Kobac TV
Подписаться 87 тыс.
Просмотров 50 тыс.
50% 1

#kobactv #Abdiazizrealy #podcast

Опубликовано:

 

30 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 167   
@FartuunAli-kc7gn
@FartuunAli-kc7gn 3 месяца назад
Wiilo walaashey waqtiga kafaa iideyso cilmiga baro insaanka waqtigiisa wuuyaryahy cibadada kudadaal
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 2 месяца назад
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdirizakabdullahi616
@abdirizakabdullahi616 3 месяца назад
Abdiaziz sxb inoo keen dad wax laga faa’idi karo, hadey noqoto ganacsiga taarikhda dalka iyo qofwalba oo wax laga fa’idi karo
@drjabir8136
@drjabir8136 3 месяца назад
Wlh ana uu horeyaa qofwalbo liketa ana mudhan😂😂
@raxmojowhar451
@raxmojowhar451 3 месяца назад
Maashaa Allaha, Cabdulcaziiz iyo Wiilo yareey waa idiin salaamay,ma'ihi qof markasto Comments qorto Larkin maanta Wiilo oo aan aad u xiiseeyo hadana sheektay in eey Xirfaddeyda hamineyso aan u soo qoray ,waxaane leeyahay Wiilo yareey ku dadaal inaad baratit xirfaddaas ma'aha wax dhib eh waxey u baahantahay waqti in aad siisid Allaha kuu fududeeyo. Aamiin.
@AhderMusse
@AhderMusse 2 месяца назад
❤qa🎉​@@raxmojowhar451
@illintir
@illintir 3 месяца назад
Fadlan share dhaha walaalo mahadsanidiin 🎉❤🎉❤🎉
@60MinutesSomalia
@60MinutesSomalia 3 месяца назад
Ok bro
@AmanAliHassan
@AmanAliHassan 3 месяца назад
ASTURNAANTA AYAAN KU TAAGEERAA IYADA IYO SAMIIR
@nasroabukar7487
@nasroabukar7487 3 месяца назад
MashaAllah 😍 very beautiful wilo xijabka Allaha ku atkeeyo
@hamdidirre
@hamdidirre 2 месяца назад
Mursal
@mawadodaaud8909
@mawadodaaud8909 3 месяца назад
Wiilo aniga waa Ku aqaanaa waxaane joogaa UK hore u soco
@Hawa-m5o
@Hawa-m5o 3 месяца назад
Waa jeceshahey Wiilo waana ka helaa sida xuruxda oo talantiga ah ee ay u jisho that's very good Comedy 👍
@Muna-n8i
@Muna-n8i 2 месяца назад
Life is simple noosoqabo
@fardowsayusuf1996
@fardowsayusuf1996 2 месяца назад
Qashin cunaa qanshiir dhalo
@yassinhassan2566
@yassinhassan2566 3 месяца назад
Wiilo asturan gawadhaan oo isqaabineeso cid aragtay majirto
@SalmoAbdi-d6r
@SalmoAbdi-d6r 2 месяца назад
Wiilo waa ciyaal xamar caadiya jimcaha waa iska neefsadaaaa 😂😂 nastaa wye miyaaa jimcada dhan ma dhuustaaa from gobol😂😂😂😂😂😂
@salmasalmaaliomar996
@salmasalmaaliomar996 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤wiilo we love❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abshirgeelle9228
@abshirgeelle9228 3 месяца назад
War nio guuxaye keen
@maryanruun8670
@maryanruun8670 2 месяца назад
Cabdi caziiz yaasir muqtaar nosoqabo😂😂😂😂
@Samiira-xk6bx
@Samiira-xk6bx 2 месяца назад
Asc c/casiis wxanrabaa istudiyaha cade intee kalasooxiriiraa
@omarmohamedmoalim5182
@omarmohamedmoalim5182 2 месяца назад
Qofta pasta la'aan ayaa dishah daxka dugsiga marka ay aadayaan daamka ku dhagsado ayee eheed hhhhhhh😂😂😂😂😂😂
@AbdilahiaAhmed
@AbdilahiaAhmed 2 месяца назад
Willo waa gabadh qurux badan tiktok ban ku arki jiray Waa qosol midhan ayada iyo guuxayee
@FalxadoSahra
@FalxadoSahra 2 месяца назад
Wiilo ogow gabar la jecel yahay waaye ee sharaftaada IYO xijaabkaaga ilaasho cabdi casiis gabdhaha noo daa
@HannaMustafIgal
@HannaMustafIgal 3 месяца назад
Wiilo darteed ugu soobiiray
@FaraCade-nl5ud
@FaraCade-nl5ud 2 месяца назад
Mumming baalow sooqabo zxp🙏
@dahirabdi2276
@dahirabdi2276 2 месяца назад
Xoga waa buurantahay misanka dhuh gabadhan
@banadirnet8309
@banadirnet8309 2 месяца назад
Gabadhaan korlee ka weyn hoos kayaryar maxaa waaye
@ABDIQADIRMUHUMED-y8v
@ABDIQADIRMUHUMED-y8v 3 месяца назад
Daci yaxya ama Cabdale wadani
@NasserHassan-xd2fc
@NasserHassan-xd2fc 3 месяца назад
Abdi Aziiz waan ku salaamay GUUXAAYE KU SOO XIGSII PLEASE MAHADSANID WAAN BOGAADINYAA BARNAAMIJKA KOBOC TV FROM HARGEISA SOMALILAND
@قناةالقرءان-س3د
@قناةالقرءان-س3د 2 месяца назад
Abdiaziz gbdhaan dareen miyad u haysaa
@CabdiCasiis-d3k
@CabdiCasiis-d3k 3 месяца назад
Life is simple xariifka la dhaho so qabo
@WasaayeQooroweyne
@WasaayeQooroweyne 2 месяца назад
Xarifka 500 laga qaaday wa dhacan yahay wlahi😂
@saidaali412
@saidaali412 2 месяца назад
Wiilo iyo samiir aad ayaad uga helaa xigmadooda
@hassanmahamud3850
@hassanmahamud3850 3 месяца назад
Guuxaaye ama baano bakhayl mid noo soo qabo insha allah.
@ifkaladan1268
@ifkaladan1268 3 месяца назад
Macuno dharagaa leh
@DubeCiise
@DubeCiise 3 месяца назад
Masha allah loòsey soo qabo
@cabdimalikshafi3636
@cabdimalikshafi3636 2 месяца назад
hasaan siiyo iigu boodo kawaran
@alidahir9987
@alidahir9987 3 месяца назад
Waxa so qabata bilaal bulshawi
@Amiinsimba10
@Amiinsimba10 3 месяца назад
Guuxaaye keen lbx
@diishitaar9235
@diishitaar9235 2 месяца назад
Sadaam keyow kuso xijji
@halimaqueen8067
@halimaqueen8067 3 месяца назад
Wiilo abaayo caan ayaa tahay aniga canada ayaan jooga walaahi waana jecelyahay daawashadaada ha dhihin caan ma ihi
@saidaali412
@saidaali412 2 месяца назад
Wiilo aad ayey xigmad badan tahay
@XamdiXasanCusmaan
@XamdiXasanCusmaan 2 месяца назад
Wllo geber in iibafiyo raba i.a
@abdulkadirjama6140
@abdulkadirjama6140 2 месяца назад
Aniga america aan kaa daawanayaa
@fardowsamohaned8897
@fardowsamohaned8897 3 месяца назад
Will gabar ka dacadsan majiro
@Drroble4288
@Drroble4288 2 месяца назад
Gawadan aniga ayey itilmamte
@Ziyaad_goni_socod
@Ziyaad_goni_socod 2 месяца назад
I don't like she but " but like the boy " because he has good idea
@alidahirsaid5590
@alidahirsaid5590 2 месяца назад
Supergirl maasha allah
@qalicabdi3816
@qalicabdi3816 2 месяца назад
Xanfaresh soqawo sxb
@AllaahKacabsoliibaan
@AllaahKacabsoliibaan 3 месяца назад
Quraanka ku darso jadwalka
@awkealiawkeali510
@awkealiawkeali510 2 месяца назад
Idiriska soqabo😂
@HoodoAhmed-le5rv
@HoodoAhmed-le5rv 3 месяца назад
Guxaaye nogu xiji
@ayaheena7094
@ayaheena7094 3 месяца назад
Sxb Waxaad keentaa samiir
@yusufosman4707
@yusufosman4707 2 месяца назад
Wiilo waa daacad
@hassanmahamud3850
@hassanmahamud3850 3 месяца назад
Wiilo magaceeda saxda ah soo sheeg!
@AshaHajiahmed
@AshaHajiahmed 3 месяца назад
Kuuley cali banjar😂😂😂😂😂
@qamarosman6752
@qamarosman6752 2 месяца назад
Maa Laa yacni ufff
@AminaJele
@AminaJele 2 месяца назад
Weliba xijaaban wan jeclahay walahi bilaahi
@Ahlamsharif8984
@Ahlamsharif8984 2 месяца назад
She’s funny 😂😂
@abdifatahjamaalalzubeydi4432
@abdifatahjamaalalzubeydi4432 2 месяца назад
Maleele soqabo kana naqan maa😂
@fadumogeeyse6035
@fadumogeeyse6035 2 месяца назад
Ritasha nogen ❤😢
@fadminaabdi3163
@fadminaabdi3163 3 месяца назад
Mahmahda waxay tiri nin walbo intuu cunuu ciidamiyaa
@hawwaarafath5396
@hawwaarafath5396 Месяц назад
😂😂😂😂😂❤❤❤
@alidahirsaid5590
@alidahirsaid5590 2 месяца назад
Kkkk
@Amiinsimba10
@Amiinsimba10 3 месяца назад
Shiikh meel taagan soo qabo
@ClaahiAbuukar-s1u
@ClaahiAbuukar-s1u 2 месяца назад
😂😂😂
@HhhUuu-p3f
@HhhUuu-p3f 3 месяца назад
keen nimcaan hilaac❤❤❤❤
@Isaac-m7b8b
@Isaac-m7b8b 2 месяца назад
😂
@ShukriMM-tp3uo
@ShukriMM-tp3uo 3 месяца назад
MASHA ALLAH INA GETAMAYE HAdi AD KEETAY WA LAGA RABA INA SBIB SALBUKO.
@GhJop-k5f
@GhJop-k5f 3 месяца назад
Wareeysi Ma Ahan Waa IMTAHAAN Hadeey Guleysato Sheqo Uyeel
@dramiidkuranaa6387
@dramiidkuranaa6387 3 месяца назад
Wiilo Gantamaaye wad keentee SAMIIR SABIIB SALBUKO noo keen
@fadumohassan9621
@fadumohassan9621 2 месяца назад
Asc
@lulali6059
@lulali6059 3 месяца назад
Guuxaaye ku soo xiji please, ama sakariye oo wiilo isdhigaan qosol qosal ka😃🤣🤣🤣🤣
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 2 месяца назад
Mansha allah gabadhaan waa gabar caqlaaqleh habaryar ilaasho caqlaaqdado
@QalanjadaReercabdi
@QalanjadaReercabdi 2 месяца назад
Guxaaye
@ashaoali8020
@ashaoali8020 2 месяца назад
Oo hoyadeed mexeey gabadha waxbarasho u geeysan weysey waqti aan waxlabarn miyaala jogaa yaa Allah
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 3 месяца назад
Sxb noosoo qabo muhanad wiilka caseeyaha ku jilaayay filimkii dhaxal
@AliAhmed-uf7ow
@AliAhmed-uf7ow 3 месяца назад
Guxaayo
@zeinabhirsi6071
@zeinabhirsi6071 3 месяца назад
Aziz you did ask.How many s sibling? She gave😊.Next interview.😊
@FarahShire-h6n
@FarahShire-h6n 3 месяца назад
Asc dhamantin miss wilo wan Ku samay aniga Ku dalbay kuso dhawaw bar mamishka Qofka xiga ayan bbe ka dhig wilo wan Ku wataa ❤❤❤❤❤
@MohamedAliIBRAHIM-ul6vn
@MohamedAliIBRAHIM-ul6vn 2 месяца назад
As saaxib Abdiaziz, fadlan qoraalk broadcast naga sax adigoo raali ah
@AhmedMohammed-k8n
@AhmedMohammed-k8n 3 месяца назад
Wiilo shaafto walhi kama yeelaayo waa daanyeernimo walhi leeyskama yeelaayo xaqiiq
@DineyNoorKeynan
@DineyNoorKeynan 2 месяца назад
Sxp wiloo qofkeysheges wacni iskukanharir
@ibrawadani9896
@ibrawadani9896 3 месяца назад
idiriska itaabo like
@yasinali-gz5cq
@yasinali-gz5cq 2 месяца назад
Mash allah allaha ku xafido 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️
@ShukriMM-tp3uo
@ShukriMM-tp3uo 3 месяца назад
WA IDIN SALAMAY CBDCAZZ RIYALI IYO MRYM WILO DADkA AN ADKA UU TAGEERO AYAT NABAR KOW KA TIHIIN LABDIIN❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤. WAN AHAY DUQ AT TALA FESHIN UU TIHIIN.
@shukrimohamud8541
@shukrimohamud8541 3 месяца назад
ASC MAASHA ALAAH WAN IDINSALAMEY REYALI IYO WIILO WAAFANI WALAHI GABADHAN FAMOS AATAHAY
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 3 месяца назад
Guxaaye iyo mursal no so qabo iyo sadaam keeyow
@hinda1515
@hinda1515 3 месяца назад
asc cabdi casiis mansha allaah waxaan jooga français 🇨🇵 🇨🇵 Paris haaa wiillo waan daawadaa ❤ kkkkkkkkkkkk
@mahatfarah3697
@mahatfarah3697 3 месяца назад
Wiilo waa ciyaal xamar ah Ma fahminoo ma ogidoo wiilo waa ku salaamay walaashey
@yusufmohamed-bw1fi
@yusufmohamed-bw1fi 3 месяца назад
Mursal keen
@zeinabhirsi6071
@zeinabhirsi6071 3 месяца назад
Bring our legend and Queen.Samiha-Khalil next video 😊
@engRaajix
@engRaajix 3 месяца назад
Cabdikarim dayniile noo keen waa eng telesom ah
@mohamedali-fd7jr
@mohamedali-fd7jr 3 месяца назад
Kan xiko soo qawo qof la dhaho Marwo buldhuq
@huddamaxamedcali7827
@huddamaxamedcali7827 3 месяца назад
Dhabsiiye dhabankiisey ku taala
@FarxiyoCabdinuur-ti3hj
@FarxiyoCabdinuur-ti3hj 3 месяца назад
Boqorada istelka nh ❤😊
@khalif_47
@khalif_47 2 месяца назад
Podcastigi oo yaaban ba ag fadhiyaa 🤣
@AmaalMaxamed-se9uh
@AmaalMaxamed-se9uh 3 месяца назад
Guuuxaaye so qaado tokada danbe
@husseinmohamed2616
@husseinmohamed2616 3 месяца назад
Will iyo Cabdi’s Casio’s waa idin salaamay thank you
@sadam1318
@sadam1318 2 месяца назад
waad yartahaye ka faaiideyso waqtiga
@omarissack4566
@omarissack4566 2 месяца назад
Xassan sheikh mohamud noo keen
@DaudOmar-g4x
@DaudOmar-g4x 3 месяца назад
Adaaba diidee maxaa ka masterexamen. Yaab
@AhmedMohammed-k8n
@AhmedMohammed-k8n 3 месяца назад
Walhi waa iga qoslisay gabadhaan manshalah wiilo 😂😂😂😂😂
Далее
БЕЛКА ЗВОНИТ ДРУГУ#cat
00:20
Просмотров 788 тыс.
I Took An iPhone 16 From A POSTER! 😱📱 #shorts
00:18
NOLOSHA IYO WAAYO ARAGNIMO PROF. DALXA | GORAY PODCAST
2:57:07
Geeeridisi waxay igu reebtay....Qisada Ubax Xilajano
48:01
NAAGTI KAFURTAY NINKEDA IYO NINKI FURAY AYAY WACDAY
27:26
БЕЛКА ЗВОНИТ ДРУГУ#cat
00:20
Просмотров 788 тыс.