Тёмный

Siciid Sulub Wuu La Kala Saftay 2 Maxjar Oo sheer Ayaa Lagu Siiyey Inuu Xidho Maxjarkrka Abu Yaasir 

Bulsho News
Подписаться 391 тыс.
Просмотров 4,4 тыс.
50% 1

Wasiir Siciid Sulub Wuu La Kala Saftay Labada Maxjar Oo Mid Buu U Xaglinaya,sheer AyaaLagu Siiyey Inuu Xidho Maxjarkrka Abu Yaasir"Cuqaasha Berbera Oo Hanjabay
Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
Follow bulsho television 24 hours news update channel
/ bulshonewstv
/ bulshotvnews
visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Опубликовано:

 

17 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 5   
@AAbdi-q1o
@AAbdi-q1o 3 дня назад
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد Mid aan ku darsado siyaasadu waa laba qaybood oo waaweyn waa in laysla fahmo waana arimaha had iyo jeer dhibta keena Golaha deegaandu waa inay Xur uyihiin iyagoo lakaaashanaaya dadka deegaanka Sidda ay horomay ugu samaynayaan Goboladooda Dawlada Dhexe Wax uma laha inay farogaliso,Gobel deegaanaduna Xaq umalaha inay Siyaasada Dawlada dhexe ay faragaliso ee khaarajiga. Haddii aynu siddaa isla garano Cabasha dad weynaha ayaa inaga yaraanaysa…. Waa Khayran katiiran
@nuradinaahmed5292
@nuradinaahmed5292 3 дня назад
ninkii lahaa mu hadal dilalin ayuun baa hadlaya Abu yaasir. warqadii xamar ayuu sitaa xasan shiikh siciid sulub uga dacwooda
@mahametclaahi216
@mahametclaahi216 3 дня назад
Xamar la tag halkani waa sland
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 3 дня назад
Laba biilood baa doorashadi ka hadhay fartiina ku ciilbaxa oo baladtu wa rajada shacaba ka wadani
@XirsiDiriye-h2f
@XirsiDiriye-h2f 3 дня назад
Dukan aanay lahayn ayay u hadlayan xataa kuwii qadada ku hadli jiray ama sawirka ku geli jiray way ka liitan WIXII U DANA MUWADININTA DAWLADA KALA HADAL SIIBA SHAQALIHI CAMAL KALE IYO XUQUUQDODI
Далее
Prank Orchestra
00:10
Просмотров 1,3 млн