Тёмный

SIDA AAN ISKU CAATEEYAY 15 MAALMOOD GUDAHOOD | WEIGHT LOSS JOURNEY 

Naz Ahmed
Подписаться 103 тыс.
Просмотров 48 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 157   
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
- SHOP MY STORE ->> www.asliboutique.ca FREE SHIPPING!!! Also Available in Djibouti +25377120650 - PLEASE SUBSCRIBE TO MY ENGLISH CHANNEL: ru-vid.com/show-UCHavJHRtHYXotLOWfXgo67Q - INIKUNA TIJAABIYA DNA-GIINA : refer.23andme.com/s/healthwithnaz - Amazon Storefront with all of the products in this video: www.amazon.ca/shop/nazahmed-rhnc
@ayaanmaxamed1088
@ayaanmaxamed1088 Год назад
Sonkan markii igu horeysay adan kaa bartay kii sadaxda cisho tnks abaayo wlhi waan ku faiday 5k ayaa iga dhacday alx
@mariamal-faith4597
@mariamal-faith4597 Год назад
Naz we need more videos like this abyo. i’m going to start the challenge too and i’ll let you know how it goes, currently i’m 90kg inshaAllah i’ll be back with results 😊
@ilwaaddegan2449
@ilwaaddegan2449 Год назад
Maasha allah tabaara kalaah qof goaan leh uun baa samayn Kara aniga 7 weeks baan wadaa 16 fastin wax badan baa ka faaiiday adigana keep goin baa ku leeyahay habalaha walaa lahay ahna waxaa leeyahay ka faaiidaysta naz ahmed waa aqoon iyo karti soconaysa Maasha allah alle hakuu siyaadsho huuno kartida iyo caafimaad kaba 🥰🥰❤️❤️❤️
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
Allahuma barik walashey! commentkaaga waan ku farxeh! much love to youuuu
@idilwarsame2127
@idilwarsame2127 Год назад
Walaalo waad mahadsantahay si fiican ayaad noo dhiirigalisa gabadh fiican ayaad tahay jecel cawisa dadkeega thanks sis. Walaalo anigu waxaan wadaa intermitten fasting 16/8 for two weeks different ayaan ka dareemaya next week waxaan rabaa inan ka dhigo 18/6 after that ayaan bilaabi fasting thanks sister keep going mashallah ❤❤❤.
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
masha Allah so proud of you sister! xaga ka sii wad! thank you for your beautiful comment
@FARAXSAAN
@FARAXSAAN Год назад
Hi NAZ, I am now doing 7 day water fasting only ,fasting really works well for weight loss great info keep up sis
@ummasuheib8465
@ummasuheib8465 Год назад
Abaayo nala soo wadaag waxaa sameeyso RU-vid ama group noo sameey mahadsanid keep going sister❤❤
@mazmza
@mazmza Год назад
Mashaallah Abayo 😍 can you please show us which food you eat during fasting n we need more videos like this 💕
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
Sure 😊! thank you for your beautiful comment sister
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said Год назад
Group noo Samee. Si aan isku Dhiiri Galino Hadey Macquul Tahay!. Mahadsanid.
@mariamohamed2673
@mariamohamed2673 Год назад
Anika iyo adika challange ahan ma usamena 2week
@Hayfa7864
@Hayfa7864 Год назад
Wan garanaya barnamijkan waxa la dhaha الصيام المتقطع aniga 67kg ban aha markan bilabay waxn noqday target weight waxa wyeh 49kg I like it this program
@fartunibrahim4133
@fartunibrahim4133 Год назад
maasha allah abaayo aniga waab rabey waa iga har marteeyn laakin waad bilow insha allah jadwalkaad fiirsan🥰🥰🥰🥰😍😍😍
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Год назад
Mashallah abayo aadd ayan ujeclahay iscates wan iscateya hadale wan cayila inkasto an sidi hore an garin 30kg lakin marmar 10kilo aya igu solabato markiba iscates ayan bilaba si an ugu laban mishi an kaimid noso badi video yasha iscatesk ah kan wa idafay lakin kan dabe ayan kula bilabi dona inshallah inta Ramadan lagarin 5kilo inan iska dimo inshallah Love you ❤️ 😍sister ♥️
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
masha Allah! insha Allah waad iska ridi doonta walashey! thank youuu
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Год назад
@@NazAxmed adiga mudan mahasanid walashey nas
@Qurbajoog
@Qurbajoog Год назад
I will join you but will stick to 18:6 😅 don’t be afraid to take a break if you need this is your area of expertise so you got this❤
@faraxidirisahmed1932
@faraxidirisahmed1932 Год назад
Thank you so much wll waxaan ka helay dhiiri gelin fiican wanan jeclahay inaan miisan Iska rido wananan ka helay talooyin fcn jasakallah kheyr wll
@dekaali2808
@dekaali2808 Год назад
Masha Allah thanks abaayo for the motivation, and jazaakumallah kheiran all the hard work for this vidio. Keep going.
@rahoimran505
@rahoimran505 Год назад
Vraiment j aime vos vidéo c est très encourageant bravo ma sœur ❤
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
merci pour ce jolie commentaire houno!
@mariamal-faith4597
@mariamal-faith4597 Год назад
Yes please! make a group support possibly on telegram. Also can you share the calendar you used please ?
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
I got it from amazin wllo. Just look for reusable monthly calendar
@marwabintalii
@marwabintalii Год назад
Thats such a good idea sis i dont mind making one!
@hudaibrahim1304
@hudaibrahim1304 Год назад
Mansha Allah Allahuma barik jazakallahu khayran keep going habibty ❤🎉👏👏👏👏
@aminasead1804
@aminasead1804 Год назад
Masha Allah hambalyo hppti gabadhan sheekadeeda kama caajiso 43m waan dhamaystay Taladada waan qaatay aniga bari insha Allah oo bishu tahay 29/1/2023 ayan bilaabaya
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
masha Allah! waad mahadsantahay wllo. Keep us updated on your journey!
@aminasead1804
@aminasead1804 Год назад
Hye wayahay walashay hada waxan ahay 105kg 15 days wixii results ah wankula soo socodsiinaya insha Allah reallay reallay you are my real role model keep going walashay 🙏😘
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
🤍🤍🤍
@anabrage6005
@anabrage6005 Год назад
Masha Allah Abaayo jazakallaahu kheiran walal group mad no sameyso adigo mahadsan hadey macqul yahay
@basraabdi6471
@basraabdi6471 Год назад
Nasteha u diserve 1m
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
jazakallahu kheiran walasheyyy
@nadamuuse4439
@nadamuuse4439 Год назад
Mashallah waa mahadsantahay waxa badan ka faidany👍🏽🙏
@hoodoabdi5574
@hoodoabdi5574 Год назад
Thank you so much for everything sister wlhi bilaahi aniga waxan soomay 14 cisho oo ah water fasting alhamdulilah waxan Iska riday 11 kg lkn hada hadan 24 aan soomo wadnaha i xanuun please iso waaci waxan sameeyo
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
salam wllo. I think you have to increase your electrolytes intake especially potassium and sodium. And do shorter fast... 14 days ia lot to take on for your body. You only do it once a year maybe. Lastly, try to eat lots of nutritional food when you eat like protein. lots of protein and good fat
@guidetoquran9240
@guidetoquran9240 Год назад
Ramadaan diet qofkii rabo ha ii sheego grb noo sameeynaa waa is dhiiri galineenaa
@zaredo323
@zaredo323 Год назад
Walaahi waa runta walugu xanuunsada cuntada malin walba
@waitingforthesunhehe4830
@waitingforthesunhehe4830 Год назад
Walahi waa sax hurda la.aan oo iku riday intimate fasting ka. Lkn marka hurdo fcn helin wax kilo makaa dhaceyso. January baa bilabay labada isbuuci ugu horeyay 2.1 kg ika dhacday kadib hurdo la.aan. hada total waxa iska riday 3.2 kg. Waxaa somaa 17 to 19 hours iyo waxyar cunto oo protein badan leh.
@Boqoradakgs
@Boqoradakgs Год назад
Wll aniga waxan sameeyaa malintii odhan wax ma cuno habeen markii lagaro 8 saac cml waxan cunaa ukun iyo rooti yar ah. Maku caatobaa mise qalad waye plz I caawi
@waitingforthesunhehe4830
@waitingforthesunhehe4830 Год назад
@Queen jiija ani ahaan cuntada ugu dambeyso xiliga aa cuno waa 17:00. Ama kow iyo toban saac. Waxaan soomaa 17:00 ila 12. Mararka qaar 16:00 ila 11:00
@Boqoradakgs
@Boqoradakgs Год назад
@@waitingforthesunhehe4830 8 saac habeen nimo maka wadi waxaa ula jeeday malintii odhan wax macun habeenkii markii 2 saac lagaro ayaa wax cunaa, anyway insha allah aniga sidaa Adiga sameysay ayaa sameenaa Mahadsanid wll🙏
@waitingforthesunhehe4830
@waitingforthesunhehe4830 Год назад
@@Boqoradakgs habeenkaa sfcn u hurdin wax kilo maka dhaceyso. Hurdada waa muhiim 8 saac iyo kabadan
@nasrasheikh9620
@nasrasheikh9620 Год назад
Asc xabiibti nala soo wadaag cream aad finanka u isticmaashay
@salmaabukar273
@salmaabukar273 Год назад
this is my video keep it up
@maandeeqali1716
@maandeeqali1716 Год назад
Nasteha miss you xapipty I love u for the sake of Allah
@H2o..2go
@H2o..2go Год назад
please do a what i eat in a day for weight loss❤ keto
@laylaabdi5232
@laylaabdi5232 Год назад
Masha’Allah Walalo mahadsanid waan samayn doona insha’Allah ❤️
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said Год назад
Wax Badan baa Kaa Faa'iday. Jisaakalaah.
@aliyahashkir453
@aliyahashkir453 Год назад
Masha’Allah Abyo. Aniga Waxaan markasta Aan isku try gareeyo Weight loss Waxaa iska dhaafi waayay. Sweet cravings. Talo iga soo see . Please
@sacdiasheikh23
@sacdiasheikh23 Год назад
Abaayo RU-vid nogu sogudbi Wana kaa faideysanay aqontada taladaa chanlange we love you q
@gobeyhajji4781
@gobeyhajji4781 Год назад
More Thx. seeety Waqti aaad ugu’bahnaaaa Soo galisay video jazakallah Qyr Sweetheart❤️🥰🥹…
@hanasomali1324
@hanasomali1324 Год назад
Amazing sister ❤️ masha Allah keep going ❤️
@nadiya078
@nadiya078 Год назад
Abayo plz Stretch mark kaso hdl wu i dhibaye
@rahmamoussa5299
@rahmamoussa5299 Год назад
Asalamou aleikoum Hugo, mashallah Tabarakallah j'aimerais commencer avec vous inshallah.
@hamdamohan9153
@hamdamohan9153 Год назад
mansha alaha noso badi walalo casharadan
@jamalabdi1339
@jamalabdi1339 Год назад
Maansha Allah keep going
@barwaqosanag2204
@barwaqosanag2204 Год назад
Wllshy naz Masha Allah wxa thy qof wngsn hadana qalbi nadiif ah Allah yabarik fiiki
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
Allahuma barik sister 🤍
@DuaforAyeeyo
@DuaforAyeeyo Год назад
Allahumma barik.
@souadabdi3671
@souadabdi3671 Год назад
Salam sister we need a challenge for breastfeeding moms 🙂
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
Insha Allah wllo :D
@laylaahmed7318
@laylaahmed7318 Год назад
Two weeks bn sugay videogan thank you naz
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
You're welcome 😊
@saytuunhasan8266
@saytuunhasan8266 Год назад
A s c habo maasha alaah Dait sida u sameys waa ka heley
@luulsaid622
@luulsaid622 Год назад
Manshallh hore usoco habo🥰
@hashashahmed2922
@hashashahmed2922 Год назад
Asc walaashey anigu ma buurni lkn calool ba leyahay maxan sameya although aan hada 2 weeks exercise wado waxbo ikagama dareemin
@halimaibrahim8989
@halimaibrahim8989 Год назад
Asc naz aad ayan kugu xisay masha Allah waan kahelay wayahan kuma dawanin aad ayan kugu xirnaan jiray
@marwabintalii
@marwabintalii Год назад
Walal have you heard of the rolling 72s fast? It’s basically a form of intermittent fasting in which you fast for 72 hours then eat one day /one meal and fast for another 72 until you reach your goal weight so essentially you eat one meal a day! Girl you will lose weight like nobody’s business 🤌🤌
@ummaryam1
@ummaryam1 Год назад
That is 3 days straight 🤔
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
Salam sis. I’ve tried rolling 72h but it’s not for me. I find it too hard to maintain in the long term and it also slowed down my metabolism. I’ve noticed that after day 2 I don’t lose much weight and when I eat, I eat too much. So I really like the alternate day fasting method as it helps me lose weight in the long term. Thank you for the recommendation 🤍
@Zuhra113
@Zuhra113 Год назад
Yeahhhh healthy alternative
@marwabintalii
@marwabintalii Год назад
@@Zuhra113 have you done it before sis?
@Zuhra113
@Zuhra113 Год назад
@@marwabintalii Yeahh I did it on January. I currently started a 14 day water fast am on day 6
@barlinyusuf8803
@barlinyusuf8803 Год назад
Masha alah aniga wanag ku jira ❤❤❤❤❤
@haniahmed7609
@haniahmed7609 Год назад
Naz ahmed walaal maxaad cuntaa maalinta keto iyo maalinta feast adigoo raaliya
@hibao9569
@hibao9569 Год назад
How money litters of water you should drinking during fasting
@Mohamedxamze
@Mohamedxamze Год назад
Thank you Qali
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
You are so welcome
@Missmj1955
@Missmj1955 Год назад
Abayo are iin health coach
@ayanhussein1546
@ayanhussein1546 Год назад
sister I am breastfeeding and i gained weight i am 87 can i join the challange. My baby is 7 months old❤
@Qurbajoog
@Qurbajoog Год назад
Amazing 😮 you’re a brave soul😂
@bushramaxamed8773
@bushramaxamed8773 Год назад
Masha allah Masha allah 🙏 💖
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Год назад
Mansha Allah wll wa dhirigelin fican. LKN fuuqa lafaha amizon ma xalal BA?
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
Yes wllo. Video waad ka arkeysa. Waxa ku qoron halal
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Год назад
@@NazAxmed mahadsanid abaayo wan dhagaysta gadaal aya ku sheegtat👍
@samsamali4475
@samsamali4475 Год назад
maansha Allah abaayo thanks
@marwodagan2271
@marwodagan2271 Год назад
Abaayo uur banleeyhaay misankaygu waa hoseeya dhigayguna sidoo.kale maxan sameyaa plz jlatali
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
wllo badso proteinka, beerka iyo kaliyaha. dhiigu kuu so celin insha Allah.
@djiboutimyhome2867
@djiboutimyhome2867 Год назад
Masha Allah c'est une trés bonne idée ; d'hab je fais un jeune de 8h c'est à dire de 6h00 jusqu'a midi je trouve que c'est trés efficace aussi.
@aminohassan8919
@aminohassan8919 Год назад
Très bien
@Khadija_Mohamed9
@Khadija_Mohamed9 Год назад
wallo waxa heysa Diabetes typ 2 waxa raba inaa ogaado masameyn karaa iso jawab
@nasramahamed8205
@nasramahamed8205 Год назад
Wll nasteexo aniga wxn qabaa gaas aad uxun inaan soomo iska daaa xataa cunada masugi karo inaan hillib iska ridana wn rabaa mxn sameeyaa mcnto???
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
wllo, gaaska badan waxa keena cuntada caanaha ama cheeseka badan. iskana yareh sharabka gazka leh oo biyo badan cab maalinti 3L ugu yaraan.
@gacmadheere1920
@gacmadheere1920 Год назад
Haye xabbi wan qaaatay waaanada ha da isdhuubi
@sacdiyocabdi1973
@sacdiyocabdi1973 Год назад
Masha Allah huuno ❤️❤️❤️❤️
@BintAbdullahi1
@BintAbdullahi1 Год назад
How do you water fasting and avoid headaches I have to young kids so I feel my energy dips if I don’t eat
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
I started slow sis. I started with fasting 12h a day, and then 16h hours and then 19h etc etc. It’s called intermittent fasting. Look it up
@hibaaqcabdilaahi3864
@hibaaqcabdilaahi3864 Год назад
Naz Ahmed wll juice bes ma cabi karaaa ilmo ayaan naas siiya hal wakhi cunto fiican ma cuni karaaa miisan badan ayaa isaaran
@naduushxalane8464
@naduushxalane8464 Год назад
Naz we need more videos about this . Thnks qaali dumar
@nasramahamed8205
@nasramahamed8205 Год назад
Wn jecelay videoyaashaada wllo
@Nobody1579
@Nobody1579 Год назад
Thanks wll
@fatumoflower1574
@fatumoflower1574 11 месяцев назад
keto mxaa ladhahaa i caawiya
@fatumamohamed45
@fatumamohamed45 Год назад
M.a wlhi waa wax fiicn m.a
@ruqiasheikhhussein8081
@ruqiasheikhhussein8081 Год назад
Maashallaah waa si fcn inaa caafimaadka iyo miizaanka ku dadaalnaa lkn aniga ma rabo miizaan badan inuu iga dhaco lkn waxaan doonayaa caloosha bes inaa iska jaro sideen u sameeyaa marka wllo??
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
Jazakkalhu kheirn wllo. Wllo calosha kaligeed ma jari kartid. cunto fiican cun, biyaha badso, somekana badso insha Allah.
@hodanibraahim2423
@hodanibraahim2423 Год назад
Waxbadan ka faidnay mahadsanid
@Nawaley8
@Nawaley8 Год назад
Maaa waxaad kaaawada maaalin dhn baa qofka wax cuneen ??
@rahmaruuxii5777
@rahmaruuxii5777 Год назад
Abyo kero maxaa laga wadaa adoo mhdsan qaali
@Boqoradakgs
@Boqoradakgs Год назад
Walaley aniga 85 taganahy maba ka dego hadii aan kasoo dhacana 82 madhaafo bal maxaa sameeyaa I cawiya
@habonmusse7893
@habonmusse7893 Год назад
Masha allaah
@Deeqaluul721
@Deeqaluul721 Год назад
Maalin dhan wax lama cunayo Ilaa habeenkeeda saw maha
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
yes wllo
@naimaelmi4438
@naimaelmi4438 Год назад
Msha allh abyo waxbadan kafaiday. Thnks 💕🙏🙏🙏
@fufnfjdjfurhf7746
@fufnfjdjfurhf7746 Год назад
Mashaalah
@xamdadaud6255
@xamdadaud6255 Год назад
Mashaa allaah qaali noo soo badi wanka helay inaan caato noqdo ayaan jeclhay
@nimcoabdulkadir4226
@nimcoabdulkadir4226 Год назад
Asc naz abaayo abka sida lol so dagsado nosharax teda kale shaax hel iyo caleen ma cabikaraa
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
jumca kastee baan soo dhigi doona insha Allah wllo. Shax iyo hell haa lakin bila sonkor misa caano
@aminasaid7006
@aminasaid7006 Год назад
Aniga bil ban somaye 6saac ilmo yarne nas ban sinaye 7khg man iska riday
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 Год назад
Badalka cusbada maku badali karaa liin dhanaan abaayo
@yasminali8735
@yasminali8735 Год назад
Maya abyo liin dhanaanta dhiig la aan ayey ledahy ama liinta jarjaro ku darso ha ku miran dhiiga ayey ka dhameyneysa
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 Год назад
@@yasminali8735 Mahad sanid abaayo
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
maya wllo. Cusbohu waa muhim intaad biyahaaga aad ku dharsatid hadi aad soomasid sacado badan. Hadikaleh dawakhaad iyo low energy baad dareemi.
@ayaanmaxamed1088
@ayaanmaxamed1088 Год назад
Abaayo app ka aad waqtiga ku xisabsaneyso isoo qor magacisa adoo mahadsan
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
Appka magaciisa waa: Zero
@ayaanmaxamed1088
@ayaanmaxamed1088 Год назад
@@NazAxmed tnks sister
@nasraabaile2308
@nasraabaile2308 Год назад
Thanks habibti, you are the best 🌟 love ❤️
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
You're welcome 😊
@anab20235
@anab20235 Год назад
Aniga cunug Ayn nujinaya,, wn jeclaay inan bilaawo 😞
@shukrisharaf
@shukrisharaf Год назад
Fuuqaa lafaha Amazon aad ka gadatay ma xalaal baa?
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
Yes wllo. Videoga waad ka arkeyssa. Wee ku qorantahey
@shukrisharaf
@shukrisharaf Год назад
@@NazAxmed walaal waan ku rabaye xageen kaala soo xariiraa qaali?
@azuz1698
@azuz1698 Год назад
Interesting. I can see how you can results in the short term, but how is this sustainable? Don’t you gain the weight back when you stop the fast?
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
If you start eating bad ofcourse you’ll gain it all back. Like any other diet. The key is to change your habits through time. And This is a tool to lose weight not a way of life. And if I continue to intermittent fast everyday like my usual I will be able keep it off.
@amrankhadarmahamed3448
@amrankhadarmahamed3448 Год назад
Nso dhig hno cuntadaaa cunto marka somanthy
@halimaiman6522
@halimaiman6522 Год назад
Asc abayo masha Allah
@H2o..2go
@H2o..2go Год назад
❤❤❤
@laylaahmed7318
@laylaahmed7318 Год назад
Group no fur an wda bilawne qli
@saytuunsaeed
@saytuunsaeed Год назад
Asc nas abaayo waan ku laamay anigu snap ma isticmaalo youtube ka baan kaala sodaa hadaad group inoo samaysid waa ok waana mahad santahay walaal aad baan kuu daawadaa video yadaada waan ka helay sida daacada ah ee aad dadka ugu faa iidaysid thanks
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
jazakkallahu kheiran walaashadey
@ayaanmaxamed1088
@ayaanmaxamed1088 Год назад
Abaayo cuntada iyo watiyada aad cunto noaoo gali
@moussakadra4363
@moussakadra4363 Год назад
Mashallah j aime votre régime
@ubahali9319
@ubahali9319 Год назад
Masha Allah ❤❤❤🎉🎉🎉
@ridwanguyaar472
@ridwanguyaar472 Год назад
Adoo 75 aaba igukadambeyse mx san kuceliye aby
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
sanad ka hor ban haa 79kg wllo. waxbadan baa dhici kara sanad dhaxdeeda
@sacdiyocabdi1973
@sacdiyocabdi1973 Год назад
Huuno Aniga calool uunban leeyhy maxan samayaa
@NazAxmed
@NazAxmed Год назад
wllo biyo badan cab, somkana badso
@ridwahaji7588
@ridwahaji7588 Год назад
🙏❤
Далее
Гаджет из даркнета 📦
00:45
Просмотров 158 тыс.
UFC 308: Пресс-конференция
35:18
Просмотров 528 тыс.
MAXA KU CAATOWI WAA TANA JAWABTINA
11:32
Просмотров 135 тыс.
NAFTAADA HA ILOOBIN...
17:20
Просмотров 20 тыс.